Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Mooge;849176 wrote: libaan, listen to audio. you are pretending again with propaganda. he is saying let us reevaluate the way we see these people. loool. liibaan, dont cover for your uncle. everyone can hear what is saying. According to Warlord Faroole, SSC/KHaatumo State are "enemy". Warlord Faroole said KHaatumo/SSC are "terrorists".
  2. Mooge;849174 wrote: liibaan ciyarta naga joji. farole never said civilian hala weraro. farole considers darwish his own clan. he attacked xaglatoosiye and his ssc nairobi group and you keep eqauting farole with this useless galayr who is saying forget farole, lets attack the civilians. iska xishod ninyow. shameless galayr must be stopped. wa oday isku darsamay. most dangerous politician in somali today is galayr. ninkani waxba ka khaldan ban u malaynaya. Mooge, beenta jooji, Cali KHaliif waxa uu yidhi anuu shakhsiyan kuma talinayo in dagaal lagu qaado Garowe Iyo Galkacyo. Warlord Faroole waa dhiigyacab, dad badan ayuu dilay Galgala, Galkacyo, Iyo Goldogob. Dagaal ayuu kusoo qaaday Shacabka Khaayumo ee Tukaraq dagan. The mad warlord Faroole is the most dangerous Warlord in all Somalia. Warlord Faroole waxuu dagaal ku jiraa Soomaali oo dhan Shacabka Khaatumo, Shacabka Rascasayr, shacabka Soomaali galbeed, sHACABKA mAAKHIR, Shacabka Galmudug, Shacabka Galkacyo Iyo Goldogob.
  3. Mooge, stop the lies Cali Khaliif never said KHaatumo/SSC Should attack Bosaso, Garowe and Galkacyo. If you listen to the audio clip, Cali Khaliif said "I will NOT advice anyone to attack Garowe and Galkacyo because they are Somali people. Although the truth is Warlord Faroole has so much support in Bosaso, Garowe and Galkacyo"
  4. peasant;849159 wrote: His mother too is from that region! He is just a pathetic old man who pedals hate. You wonder why he does not direct his animosity towards the people who are occupying and are constantly attacking his clan's villages? His Mother is from Buuhoodle [KHaatumo State of Somalia]. Warlord Faroole said KHaatumo/SSC People are "terrorists". By saying KHaatumo/SSC People are "Terrorists", that means Puntland believes SSC/KHaarumo are enemy. Not only Faroole hates KHaatumo/SSC, But also Warlord Faroole insults KHaatumo/SSC People everytime in the media.
  5. Xaflada Xuska Maalinta Xormimada Iyo Midnimada Qaranka Somaaliya 1 Luulyo oo Ka Dhacday Magaalada Xudun
  6. " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Magaalada Buuhoodle, KHaatumo State Of Somalia Dabaal Dega Kowda Luulya ee Magaalada Buuhoodle
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Caasimada Taleex, KHaatumo State Of Somalia Dabaal Dega Kowda Luulya ee Taleex
  8. Xaaji Xunjuf;847462 wrote: That's the problem with Koonfurians they think the Somaliland leaders have the absolute power over everything in the country they just need to think how the whole Somaliland re-independence came to existence. The people of Somaliland were the one calling the loudest for union in 1960 while the politicians were not as enthusiastic as the people of Somaliland. When cigaal went to Mogadishu for the union the people of Somaliland told him we want you to come back nothing less than a full union.Compare it to today if the people of Somaliland want to character assassinate a Somaliland politician they just say Xamar bu ino wada,siyasigaasi na kaadhkisa halkasu ku gubta "That's the problem with Secessionists they think the SSC/KHaatumo leaders have the absolute power over everything in the SSC/KHaatumo State. If the people of SSC/KHaatumo want to character assassinate a SSC/KHaatumo politician they just say Hargeyso bu ino wada, Secession ayuu taageersanyahay. Siyasigaasi na kaadhkisa halkasu ku gubta" Siilaanyo WoqooyiGalbeed Xamar Buu u Wadaa
  9. Xaaji Xunjuf;847462 wrote: That's the problem with Koonfurians they think the Somaliland leaders have the absolute power over everything in the country they just need to think how the whole Somaliland re-independence came to existence. The people of Somaliland were the one calling the loudest for union in 1960 while the politicians were not as enthusiastic as the people of Somaliland. When cigaal went to Mogadishu for the union the people of Somaliland told him we want you to come back nothing less than a full union.Compare it to today if the people of Somaliland want to character assassinate a Somaliland politician they just say Xamar bu ino wada,siyasigaasi na kaadhkisa halkasu ku gubta "That's the problem with Secessionists they think the SSC/KHaatumo leaders have the absolute power over everything in the SSC/KHaatumo State. If the people of SSC/KHaatumo want to character assassinate a SSC/KHaatumo politician they just say Hargeyso bu ino wada, Secession ayuu taageersanyahay. Siyasigaasi na kaadhkisa halkasu ku gubta"
  10. July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  11. July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Caasimada Taleex, KHaatumo State Of Somalia Xaflada Munaasbada 52- Guuradii Xornimada Iyo Midowga Sooaamliya Ayaa Ka Socota Caasimada Taariikhiga Ah Taleex Iyo Khudbadii Madaxweynaha KHaatumo State Axmed Cilmi Cisman Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Masuuliyiinta Maamulka khaatumo iyo Ururada Bulshada rayidka ah ayaa xalay ka socota Xarunta Madaxtooyada Maamulka Khaatumo ee Taleex, hadaba Xafladan qabkamida ladaawo qaybah dhima waxan idiin soo gudbiin doona hadii lahay iidmo waqtiyada soo socda
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Caasimada Taleex, KHaatumo State Of Somalia Xaflada Munaasbada 52- Guuradii Xornimada Iyo Midowga Sooaamliya Ayaa Ka Socota Caasimada Taariikhiga Ah Taleex Iyo Khudbadii Madaxweynaha KHaatumo State Axmed Cilmi Cisman Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Masuuliyiinta Maamulka khaatumo iyo Ururada Bulshada rayidka ah ayaa xalay ka socota Xarunta Madaxtooyada Maamulka Khaatumo ee Taleex, hadaba Xafladan qabkamida ladaawo qaybah dhima waxan idiin soo gudbiin doona hadii lahay iidmo waqtiyada soo socda
  14. Maamul-Goboleedka KHaatumo State oo Si Wayn Looga Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo oo Shacabka KHaatumo State Dabaal Daga Kala Qayb Galay July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  15. http://youtu.be/vXzUhth-a6g" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO:Munaasibad 1 Luulyo, KHudbadii MadaxWeynaha KHaatumo State, Iyo Ciyaarihii Kubada Cagta ee Darwiish, Hilaal, & TogSol July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  16. 'Liibaan';847042 wrote: http://youtu.be/YbW3JtFHeBk " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia Daawo Sida Qiimaha Iyo Quruxda Badan Ee 1july Oo Ku Aadan Maalinta Xornimada Umada Somaliyeed Qaadatay Sidii Looga Xusey Maamul Goboleedka KHaatumo Of SOmalia (Daawo Sawiro+Warbixin Koban) July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  17. Maamul-Goboleedka KHaatumo State oo Si Wayn Looga Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo oo Shacabka KHaatumo State Dabaal Daga Kala Qayb Galay Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle dabaal dega munaasibada 1 Luulyo waxaana dhamaan shacabku isaga kala yimaadeen dhamaan Xaafadaha ku yaala magaalada Buuhoodle. Ugu danbayna waxay isugu soo biyo shubteen Garoonka Kubda Cagta ee Xabado Stadium halkaasi oo lagu soo bandhigay Gabayo, Dabaaldegyo, Buraaburo Qiiro leh,& Qudbado dhinacyo badan taabanay kana turjumada Xuska Maalintan Qaran. Waxaa Halkaas ka hadlay Qaar kamida shacabwayna kudhan magaalada Buuhoodle waxay siwayn ucabireen dareenkooda farxadeed ee ku aadan Xuska Maalintan Qaran. Sidoo kale Waxaa Halkaasi Wacdaro ka muujiyey Xubahadan Haweenka Gobolka Cayn oo soo ban dhigay Buraan buro qiimo leh oo ay kaga qayb qaadaneeyeen munaasibadan siwayna dadku ay ula Dhaceen. Dhankooda waxaa Munaasibadan Qayb wayn kala qaatay Shacab waynaha Masuuliyiin & Madax katirsan Maamulka khaatumo State oo uu hogaaminyey Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac {Indha Sheel}. Waxaana halkaas madaxdu ka jeediyey Qudbado ay dhinacyo badan taabanayey oo loogu talagalay Xuska maalinta Qaran ee 1 luulyo oo ah maalin ku wayn dhamaan umada Soomaaliyeed. Sidoo kalana Madaxwaynaha oo Munaasibadaas ka hadalyey Ayaa Carabka ku dhuftay Shaqaaqooyinka kataagan Deegaanka docmo waxuuna sheegay inay wafdi balaadhan halkaasi udirayaan. Abwaan Suusle oo kamida abwaanada deegnada khaatumo ayaa isna halkaasi kusoo bandhigay Gabay Cajiiba oo uqaaday Calanka Jamhuuriyadeena Soomaaliya. Gagaba gabadii Munaasibadan ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Siwayna dareenkooda farxadeed umuujiyey dadwayne tirabadan iyadoo dabaal degyaduna Saacadaha soo socda lafilayo inay kabilowdaan Hoteelada & Qabha kale ee magaalada Buuhoodle. .Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia