Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Maamul Goboleedka Soomaalia ee KHaatumo State oo Ku Amaanay Shacabka Taleex Inay Ka Baxeen Dhamaan Dhismayaasha Dowlada Soomaaliya, Shacabka Buuhoodle Lana Kula Taliyey Inay Ka Baxaan Inta Ka Hadhay Guryaha Dowlada Sidoo Kale
  2. KHaatumo State and Khaatumo people have achieved many things in a relatively short time period.
  3. Qaranki;815062 wrote: In the case of Somaliland, by forcing the idea of SL on those who don't want it, they are only repeating the failure of Somalia. However when protest that Somaliland has no right over a a group of people who don't want it, why do some believe Mogadishu has right over Somaliland? Isn't this hypocrisy.? "In the case of Somaliland, by forcing the idea of SL on those who don't want it, they are only repeating the failure of Somalia" "SL Secessionists argue Somalia has no right over Hargeisa,Burco & Berbara, so why do SL Secessionists believe Hargeisa has right over KHaatumo & Maakhir isn't this hypocrisy.?" Somali People need Comprehensive Peace Plan, and I agree forcing the idea of SL secession on KHaatumo & Maakhir is wrong and unacceptable. As well, forcing the idea of Somali Unity on SL Clan-Secessionists is wrong. The Northern Somalia towns of Buhoodle,Las Anod, Widhwidh, Taleex, Yagoori, Xudun, Boocame, Dhahar, LasQorey, Badhan all want to be part of SOmalia.
  4. http://youtu.be/1CKxSVTnLkM" frameborder="0" allowfullscreen> KHaatumo Dardaaran 2012 KHaatumo State Dardaaran Waa Ereyadii, Laxankii iyo Muusigii Farxaan Cabdillaahi, Heestu waa hees dardaar ah oo uu soo saaray Farxaan 2012 KHatumooy Ku Taagnoow...
  5. DR.Cali Ciise Cabdi oo La Filayo Inuu Ku Dhawaaqo Inuu u Taagan Yahay Xilka Madaxtinimo Ee Dalka SOOmaaliya iyadoo uu xilli gaba gabo ah marayo wakhtiga kala guurka ee dalka Soomaaliya ayna soo badanayaan musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo Ee Soomaaliya. lana filayo inuu dalku ka baxo xaalada kumeel gaadhnimada ah . ayaa waxaa nasoo gaadhay warar lagu kalsoonyahay oo sheegaya in Dr.Cali ciise cabdi la rajaynayo inuu dhowaan ku dhawaaqo inuu kamid yahay musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo Ee dalka Jamhuuriyadda soomaaliya. waxaa xusid mudan in Dr.Cali ciise cabdi uu kamid yahay gudiga G10ka oo kamida golayaasha Dawlad Goboleedka soomaaliyeed Ee Khaatumo state of somalia. sidoo kele dr.cali ciise wuxuu kamid yahya aqoon yahanka soomaaliyeed Ee Aaadka looga yaqaan geyiga soomaalidu degto. xasan somali Laas Caanood, Soomaaliya
  6. Waxaa xilka madaxtinimada Somalia tartan ugu jira Somali aad u tiro badan waxaana laga yaabaa in tirada musharaxiinta Somalia ee sanadkan ay jabiyaan rikorka adduunka. Somalia ayaa wali ah dal siyaasadiisa iyo habka doorashdiisuba ay ku salaysantahay yaa tahay ama qabiilkaaga, halka ay adduunka intiisa badan ku salaysantahay fariinta musharaxu wado ama wax uu qabanayo haddii la doorto. Dalalka Afrika ayaa madaxda xilka haysaa marar badan soo abaabulaan tartamayaal gacan ku rimis ah si loo kala qaybiyo codadka kuwa ka soo horjeeda madaxwaynaha markaas xilka haya ama xisbiyada mucaaradka ah hase yeeshee Somalia ama beelaha ****** gaar ahaan siyaasadoodu waa mid aad u fur furan isla markaasna mar kasta oo xubin beeshaas u dhashay uu xilka hayo waxaad arkaysaa iyadoo ay musharaxiin tiradooda lala yaabay garoonka siyaasadda si weyn u soo camirayaan. Arintaas ayaan inta badan beelaha kale ee Somalida ka dhicin, waxay kaloo Beelaha ****** Somalida kale kaga duwan hiyiin haraanka iyo waliba aragtidooda ku aaddan in ay iyagu ku habboonyiin in xilligan looga haro jagada madaxtinimada Somalia inkastoo aanay iyagu iskaga harayn isla markaasna ay abuurayaan in si fudud dhexdooda looga qaato maadaama aanay waxba isku quurin. waxaan akhristeyaasheena ka codsanaynaa in ay noo soo gudbiyaa magacyada musharaxiinta beesha ****** ee bishan Agoosto kursiga madaxtinimada kula tar tamaya Sh. Shariif Sh. Axmed oo hadda haya kursigaas isla markaasna isaga qudhiisu sheegay inuu musharaxyahay. Madaxtinimada Somalia waa mid u dhaxaysa Somalida oo dhan mana habboona in looga haro kuwa aan waxba isku quurin ee caaddaystay in koobka ay iyagu haystaan in ay si fudud u guddoonsiiyaan musharixiin laga yaabo in ay qaab qabiil u isticmaalaan awoodda dalka sidii dhacday doorashadii dawladdii Carte lagu riday ee ceebta badan laga dhaxlay. Maxay la egtahay fursadda ku guulaysashada kursiga madaxtinimda dalka ee xilligan ay haystaan xubnaha kor ku xusani, marka laga reebo Sh. Shariif? Waxaan qabaa in fursadda kaliya ee ay hasytaani tahay in ay madaxwaynaha xilka hadda haya la haraan si guushu musharax kale u raacdo. Fikir kaaga ka dhiibo. Cabdulqadir Cilmi Cali
  7. http://youtu.be/fm34AF1twMY" frameborder="0" allowfullscreen> Duleedka Magaalada Laas Caanood , Khaatumo State Of SOmalia, June 2012 Pasture area outside 30+km south east for Lasanod town. Close to Karin Dabayl weyn and Qorilay. Waa xuduuda dhulka Nugaal iyo Hawd dhinaca Konfur bari ee Laas Caanood
  8. Oba, Welcome, ha is martiyeen, soo dhowoow, waliba gacmofuran. Ma ogtahay Dastuurka Khaatumo, hadii ayeeydaa tahay Reer Khaatumo, inaad adna tahay Khatumite. Waadna ku mahadsantay taageeradaada weyn KHaatumo State Of SOmalia.
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Habeenkii Calan Saarka Soomaaliya ee Caasimada Taleex Xaflada Xuska Maalinta Xormimada Iyo Midnimada Qaranka Somaaliya 1 Luulyo oo Ka Dhacday Caasimada Taariikhiga Ah ee Taleex, Khaatumo State Of Somalia
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Habeenkii Calan Saarka Soomaaliya ee Caasimada Taleex Xaflada Xuska Maalinta Xormimada Iyo Midnimada Qaranka Somaaliya 1 Luulyo oo Ka Dhacday Caasimada Taariikhiga Ah ee Taleex, Khaatumo State Of Somalia
  11. " frameborder="0" allowfullscreen> Booqashadii Xallin Oo Ka Tirsan Degmada Taleex , Khaatumo State 2012
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> Gobolka Cayn, Khaatumo State 2012
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Nala Daawada Holhol Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Khaatumo State 2012
  14. http://youtu.be/ar7gNd7CyGU" frameborder="0" allowfullscreen> Quruxda & Muuqaalka Magaalada Buuhoodle, KHaatumo State Of SOmalia 2012
  15. Xaflada Xuska Maalinta Xormimada Iyo Midnimada Qaranka Somaaliya 1 Luulyo oo Ka Dhacday Magaalada Buhoodle, Khaatumo State Of Somalia
  16. Mooge;849185 wrote: lool liban the tireless defender of galayr. this time way ku haysataa saxib iska fuji. lool. desperate propaganda to change subject. won't work liban. wont work. galayr is caught redhanded this time. Mooge, the tireless defender of Warlord Faroole, your propaganda is not working. For the last 3 years, Warlord Faroole was saying SSC People/KHaatumo State are enemy and "terrorists".
  17. NuGaal Media: June 16th, 2012 (War Deg Deg ah)Maleeshiyada SNM oo kaashanaya Maleeshiyada SSDF ee Faroole oo la wareegay Mgaalada Tukaraq Saaka hiirtii waaberi ayaa duulaan ay soo qaadeen Maleeshiyda Snm ay kula wareegeen Tuulada Tukaraq oo Hilaadii 60km dhanka Bari ka xigta Magaalada Laascanood. Ciidamadii Maamulka Khaatumo ayaa uga baxay tukaraq dhanka Bari,waxana ay xiligan ku suganyihiin meel hilaadii 15 km dhanka dhoodida ka xigta magaalada tukaraq, ma jirto ilaa iyo hada wax khasaare ah oo soo gaadhay ciidamadii ka baxay Magaalada tukaraq. Dagaalka lagu soo qaaday Tukaraq ayaa sida a sheegay ahaa qorshe ay isla ogolaayeen labada Maamul ee hargeysa iyo garoowe, waxana la sheegayaa in Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Maamulka Faroole Cabi Qawdhan uu halaka lo yaqaano labo madax uu kula shiray Saraakiisha Maleeshiyada SNM ee galay Magaalada Tukaraq. Maleesiyada SNM ayaa la filayaa inay dib ugu soo nqdaan fadhiisimadoodii marba haday ku guulaysteen inay Kastamki tukaraq gacanta u soo geliyaan Maamulka Faroole.
  18. Open Letter: Joint War Waged by Somaliland and Puntland Administrations On Khaatumo State of Somalia- Lasanod Online. Thursday, June 28, 2012
  19. In June, Puntland attacked Khaatumo State and Tukaraq, Khaatumo people surprised Why would Puntland militia attack Khaatumo towns? when Khaatumo State doesn't occupy any PL/ ssdf lands nor has attacked Puntland/ssdf.