Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Carafaat;853377 wrote: Ok, A_Khadar waan ku daayay. kasii wad meesha. Xaaji Xunjuf/Carafaat, waxba ku tari meyso faduusha iyo daandaansiga, Joojina dagaalka aad kula jirto Shacabka Khaatumo Iyo Maamulkooda KHaatumo State.
  2. Madaxweyna​ha MaamulGoboleedka KHaatumo oo Ka Hadlay Xaalada KHaatumo State Iyo Somalia, SSCRadio http://horufadhi.com/codadka-horufadhi/ Madaxwaynaha Maamulka khaatumo State Of Somalia Mudane Mxamed Yuusuf Jaamac Halac (Indha sheel) ayaa ka hadlay Xaalada guud ee gobolada Sool, Sanaag, iyo Cayn iyo waliba waxa u qorshaysan Maamulka Khaatumo, isagoona Madaxweyne Indha Sheel uu xusay in 3-da Bilood ee ugu horaysa ay ku raja weyn yihiin ka xukuumad ahaan in ay dhisaan Baarlamaanka Maamulka Khaatumo. Madaxweyne Mxamed Yuusuf Jaamac Halac (Indha sheel) ayaa xusay in dastuurka Maamulka Khaatumo uu yahay mid diyaarsan isla mar ahaan taana uu ku xidhan in la dhiso golaha Baarlaamka Maamulka Khaatumo, isagoona sheegay Madaxweyne Indha Sheel in ay samayn doonaan mashaariic aad u badan iyo ganacsi xor ah si ay bulshadu isku dhex gasho. Madaxweyne Mxamed Yuusuf Jaamac Halac (Indha sheel) ayaa sidoo kale ka hadlay hadal kasoo yeesdhay Hogaamiyihii hore ee SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla Toosiye) isagoona sheegay in wada hadalada iyo nabaduba ay tahay mid u dhaxaysa labada Maamul ee Somaliland iyo Khaatumo isna uu u maray wado khaldan hadaba halkan ka dhagayso waraysigaas oo dhamaystiran..
  3. Wufuudii Khaatumo State ee ku Sugnayd Muqdisho oo Kulan balaadhan la yeeshay Safiirka Dalka Turkey u fadhiya Soomaaliya
  4. Carafaat;853371 wrote: I am talking about this one. Mr. Faisal Waraabe you need to mind your own business. Dont concern yourself with things that don't concern you KHaatumo Ministry of Foreign Affairs or Khaatumo Forum for Foreign Affairs
  5. IRELAND IS TO give Somalia €3 million in live-saving assistance as the conflict-torn and hunger-afflicted country faces another humanitarian crisis. The funding, which will provide food, shelter and other vital assistance, was announced by the Tánaiste during a visit to the capital Mogadishu today. Eamon Gilmore’s trip coincides with the one-year anniversary of the official declaration of famine by the United Nations. “Somalia is one of the poorest and most insecure environments in the world,” the Labour party leader said today. “Our ongoing assistance is saving lives every day.” He added that the monetary help will be used by the UN and non-government organisations to scale up their operations so they can reach more Somalis whose lives are in danger as a result of war and starvation. “While progress has been made over the past year since famine was declared the gains are now at grave risk of being reversed by yet another poor rainy season and a late harvest,” continued Gilmore. “Those who will be hardest hit over the coming months are the 1.4 million Somalies who have been displaced by drought and conflict. Over the past five years, Irish Aid has provided €30 million in emergency and long-term development funding to aid agencies operating in Somalia. Gilmore is the first Irish Minister to travel to Somalia in more than twenty years but he recalled what was described as the “historic visit” of President Mary Robinson in 1992. “Sadly, decades of conflict and famine mean that millions of Somalis continue to face untold hardship, hunger and suffering with many relying on international assistance just to stay alive.” During his time, he visited feeding centres at camps for displaced citizens and a primary school which was rebuilt with Irish Aid support after it was destroyed during the civil war. Ireland intends to play a leading role in raising global humanitarian issues during the EU Presidency next year.
  6. IRELAND IS TO give Somalia €3 million in live-saving assistance as the conflict-torn and hunger-afflicted country faces another humanitarian crisis. The funding, which will provide food, shelter and other vital assistance, was announced by the Tánaiste during a visit to the capital Mogadishu today. Eamon Gilmore’s trip coincides with the one-year anniversary of the official declaration of famine by the United Nations. “Somalia is one of the poorest and most insecure environments in the world,” the Labour party leader said today. “Our ongoing assistance is saving lives every day.” He added that the monetary help will be used by the UN and non-government organisations to scale up their operations so they can reach more Somalis whose lives are in danger as a result of war and starvation. “While progress has been made over the past year since famine was declared the gains are now at grave risk of being reversed by yet another poor rainy season and a late harvest,” continued Gilmore. “Those who will be hardest hit over the coming months are the 1.4 million Somalies who have been displaced by drought and conflict. Over the past five years, Irish Aid has provided €30 million in emergency and long-term development funding to aid agencies operating in Somalia. Gilmore is the first Irish Minister to travel to Somalia in more than twenty years but he recalled what was described as the “historic visit” of President Mary Robinson in 1992. “Sadly, decades of conflict and famine mean that millions of Somalis continue to face untold hardship, hunger and suffering with many relying on international assistance just to stay alive.” During his time, he visited feeding centres at camps for displaced citizens and a primary school which was rebuilt with Irish Aid support after it was destroyed during the civil war. Ireland intends to play a leading role in raising global humanitarian issues during the EU Presidency next year.
  7. Carafaat;853362 wrote: I thought Liibaan was the Foreign Affairs man of Khaatuma. Hon. Hussien Saleebaan Haji Ahmed, Minister of Foreign Affairs and International Relations, KHaatumo State of SOmalia.
  8. The crazy clan-Warlord Siilaanyo believes the sword/gun is mightier than the pen, but the writer Osman believes the pen is mightier than the sword/gun. Big difference.
  9. Haters are spreading lies and propaganda about KHaatumo People, even in Ramadan. Subhanna Allah. Alhamdulilaah, there was no war between Khaatumites in Xudun or anywhere elese in KHaatumo Region. Waxaan kula talin lahaa kuwa kasoo horjeeda shacabka KHaatumo. Fasax kaqaata beenta Iyo propagandada inta bisha Ramadaan ee barakeesan lagu jiro.
  10. Wufuudii Khaatumo State ee ku Sugnayd Muqdisho oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Safiirka Dalka Turkey u Fadhiya Soomaaliya
  11. As usual, Ramaasnews and Somaliland media spreading lies and propaganda about KHaatumo State OfSomalia
  12. MadaxWeyne IndhoSheel Oo Cawa Lawaregay Xilka 6. Bilood Ee Madaxtinimada Maamuul-Goboleedka KHatumo State (Daawo Video) Madaxwene xiliyeedka maamul goboledka Khaatumo ayaa waxaa si rasmi ah loogu wareejiyey Maxamed Yuusuf Jaamac “Indhasheel” oo ahaa ku xigeenkii koowaad ee madaxweynaha haatan xilka wareejiyey Axmed Cilmi Cismaan “Axmed Karaash” Xilwareejintan oo ka dhacday goobta loogu magac bixiyey Berder Khaatumo oo ku yaala koonfurta magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiinta maamulka KhaatumoCuqaal Aqoonyahano iyo dadweyne kala duwan oo dhamaantood sugayey isbedelka u horeeyey ee soo wajahay maamulkooda " frameborder="0" allowfullscreen>
  13. Madaxweyne Indhosheel Oo La Wareegay Hogaanka MaamulGoboleedka Khaatumo State-(Maqal)- Lasanod Online. Sunday, July 22, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac(Indhosheel), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii Madaxnimada meertada ee golaha madaxtooyada Khataumo State. Dhegayso Madaxweyne Indhosheel http://lasanod.com/pics/File/201207221555290.indhosheel.mp3?num=7801&codid=103 Waxaana uu kala wareegay madaxweynaha haatan xilka hayey ee Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash). Xaflada xil wareejinta oo ka dhacday goobta Berdaha Khaatumo oo ku yaala koonfurta magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ,ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiinta maamulka Khaatumo, Cuqaal, Aqoonyahano iyo dadweyne kala duwan oo dhamaantood ka qaybgaly isbedelka u horeeyey ee maamulkooda. Warbixino kala duwan oo ay musuuliyiinta wasaaraddaha Lixda ah ee maamulka khaatumo ka kooban yahay oo ay ugu talagaleen xil wareejintan kadib, waxaa halkaas hadal ka soo jeediyey madaxweynaha taladda wareejinayey oo laga bilaabo maanta noqon doona madaxwene ku xigeenka sadexaad, kaas oo ka war bixiyey waxqabadkii mudadii lixda bilood ahayd ee uu taladda hayey. Axmed Cilmi Cismaan waxa uu ballan qaaday inuu la shaqayn doono madaxweynaha haatan taladda haya sidii wanaagsanayd ee uu isba ula soo sheqeeyey, waxaanu ka codsaday dhamaan laamaha kala duwan ee mamaulka iyo dadwenuhuba inay la shaqeeyaan. Gabagabdii xafladaasi ayaa waxaa sawaxan iyo qaylo loogu soo dhoweeyey madaxwenaha haatan talada Khaatumo loo egmaday Maxamed Yuusuf Jaamac “(ndhasheel) oo halkaas hadal kooban ka soo jeediyey, isagoo ka codsaday inay gacan siiyaan waqtiga uu taladda hayo, lana sii laban laabo dadaalka loogu jiro sidii maamulka khaatumo state uu u horumari lahaa. Madaxweyne Indhosheel ayaa goobtii uga mahadceliyey Madaxweyne Axmed karaash hawshii cuslayd uu uqabtay dadkiisa iyo dalkiisa. isagoo sheegay inuusan hadana meel fog tegeen ee weli taladiisa ka dhiiban doono golaha madaxtooyada. Copyright © 2012 Lasanod.com
  14. Soo Dhoweyntii Madaxda KHaatumo State ee Boocame. MadaxWeyne IndhoSheel oo Si Rasmi ah u Daah furay Xafiiska Ururka Khatumo Daryel Dalka iyo Dadka Laantiisa Boocame(SAWIRRO) Ururka wadanigee Khaatumo Daryeel Dalka iyo dadka ayaa Si rasmi ah Xafiiskii 1aad ka furtay degmada Boocame ee Gobolka Sool,Munaasbada Furitaanka Xafiiskan waxaa lagu Casuumay Xubno kamid ah madaxda ugu saraysa Maamulka Khaatumo State of Somalia.waxaana si rasmia ah xafiiskan xadhiga uga jaray madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac INDHO-SHEEL,waxaana munaasabadan qudbado kala duwan oo lagaga hadlayo waxqabadka ururka iyo Horumarinta deganka Madasha Daahfurka Xafiiskan KH D D D Ka Jeediyey Xubanaha Ururkaasi ee degmada Boocame. Maxamed Yuusuf Jaamac INDHO SHEEL Madaxwaynaha Khaatumo ayaa isna geestiisa ku baraarujiyey Dhalintan in ayka shaqeeyaan Horumarka Deegaank,waxa uuna madaxwaynuhu xusay in Udub Dhexaadka Khaatumo uu Yahay Wax uu ugu Yeedhay Guuto Koowaad oo Khaatumo u aqoonsatay Dumarka Caruurta iyo Dhalinyaradda. Daawo Sawirro Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi Boocame Gobolka Sool Khaatumo State Of somalia.
  15. Kormeerkii Maanta ee Madaxda Khaatumo State Wafti Balaadhan oo Iskugu Jrta Golaha Madaxtooyadda Khaatumo iyo Golaha Wasiiradda Khaatumo waxa ayna Kormeero Kala Duwan kusoo mareen deegaano hoos taga gobolka Sool oo ay kamid yihiin God qaboobe Faliidhyaale iyo Deegano Hoos taga waxaana waftidani u kuur gelayeen xaalada Nololeed ee deegaankaasi sidoo kale waxa ay waftidani kormeero kusoo mareen Xeryaha Ciidanka ee Maamulka Khaatumo. Madaxdan waxaa Hogaaminayey Madaxwayanayaasha Maamulka Khaatumo oo ay kamid ahaayeen Axmed Cilmi Cismaan iyo Maxamed Yuusuf Jaamac waxaana Wehelinayey Koox wasiiro iyo W/ku xigeeno iskugu jira. Maxamed Cismaan C.nuur Xaashi Boocame Gobolka Sool Khaatumo State Of Somalia
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxda KHaatumoState oo Kormeer Ku Maray Boocame & DeegaanoKale oo Tirsan MaamulGoboleedka KHaatumo
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Magaalada Laas Caanood Iyo Xudun , Khaatumo State Of SOmalia 2012
  18. Ramaasnews/Somaliland MadaxWeynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Oo Maamul Goboleedka Khaatumo State Awood U Siiyay Xulida Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya Uga Qaybgalaya Gobolada KHaatumo (SSC) Iyo Maamulka Oo Soo Saartay Sharuduuha Looga Baahan Murashixiinta Taleex(Ramaas) July, 16, 2012- Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa Maamulka Khaatumo State awood buuxda u siiyay soo xulida xubanaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo dhisayo uga qaybgeli doono. Kulan ay toddobaadkan xarunta Madaxtooyada ee Viila Somalia ku yeesheen masuuliyiin ka socotay Khaatumo iyo madaxda sare ee dawlada KMG ah, ayaa yay labada dhinac ku heshiiyeen in xildhibaanada laga soo dooran doono deegaamada SSC awood loo siiyo golaha sare ee dhaqanka Khaatumo . Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya oo codsaday in aan magacyadooda la shaacin , ayaa u sheegay shabakeda wararka ee Ramaasnews in heshiishkan la isku afgartay in loo hirgeliyo si dhakhso ah , maadaama dhawaan la ansixint doono dasuurka federal-ka Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan odayaasha dhaqanku,iyada oo baarlamaanka cusub la dooran doono ka hor 20-ka bisha August. Madaxweyne Shariif ayaa olole adag ugu jira sidii mar kale loo dooran lahaa, isaga oo lacag tiro badan ku bixinayo xod-xodashada odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ku sugan. Maamulka Khaatumo ayaa dhankooda shalay galab soo saaray qoraal ay ku sheegeen shuruudaha looga baahan yahay dadka u sharaxan baarlamaanka Soomaaliya,kaasoo u dhignaa sidan: 1. Inuu yahay qof Islaam ah, akhlaaq wanaagsan, lagu aqoon kala qaybinta bulshada iyo qaadashada laaluushka. .2. Inuusan wax lug ah ku lahayn labada maamul ee Puntland (PL) iyo Somaliland (SL). 3. Inuu aaminsan yahay mabaadiida Khaatumo, danbi toosa iyo mid dadbana kagalin intii Khaatumo dhisnayd. 4. Inuu haysto ugu yaraan shahaado dugsi sare.. 5. Inuu sumcad wanaagsan ku leeyahay bulshada reer Khaatumo. 6. Inuu diyaar u yahay aqbalaada go’aanka gudiga kasoo baxa lana shaqaynayo xubnaha hela baarlamaanka iyo maamulka khaatumo. 7. In an wax danbi ah ka gain xiligii dagaalka sokeeye shacabka reer khaatumo iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed. 8. Inuu leeyahay saldhig dhaqaale oo ku filan isaga iyo reerkiisa. 9. Inuu ka caafimaad qabo xanuunada maskaxda. 10. Musharax walba waxaa looga baahan yahay lacag diiwaan gelineed oo dhan $500 dollarka Maraykenka. 11. Soo gudbinta Dokumentiga iyo qabashada arajida hoos ku sugaan: Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so. DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin: b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa Tallaabadan uu qaaday maamulka Sheekh Shariif ayaa caqabad ku noqon karta wejiga saddexaad ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama oo ay gobolada SSC ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Aqoonsi Buuxa Ka heleen Dowlada Dhexe ee Federaalka Soomaliya.
  19. " frameborder="0" allowfullscreen> Fardihii Nugaal Ku Caanbaxday Iyo Booqashadii Magaalada God'aallo , Khaatumo State 2012
  20. http://youtu.be/k6erpKBCDPA" frameborder="0" allowfullscreen> Ceelasha Cadweyne Iyo Caroolay Oo Ka Tirsan Degmada Xudun , Khaatumo State 2012 waxaa vedio aan kaqaday geelala ka cabayay celasha cadweyne iyo caroolay oo katirsan gobolka sool oo kucanbaxay dhaqashada geela iyo xolaha nocyadodao kala duwan hdaba bal iladawada sidi geelas lowarabinayay...
  21. " frameborder="0" allowfullscreen> Hees Cusub: KHaatumo Dardaaran 2012 KHaatumo State Dardaaran Waa Ereyadii, Laxankii iyo Muusigii Farxaan Cabdillaahi, Heestu waa hees dardaar ah oo uu soo saaray Farxaan 2012
  22. BoocameOnline.com http://www.boocameonline.com/2012/07/16/baahin-shruudaha-musharaxa-xildhiban-barlamaanka-dhexe%E2%80%8F/ Dowlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya KHatumo State of SOmalia Golaha Sare ee Dhaqanka/Issimada The Higher Council of Elders July 15, 2012 KU: Dhammaan shacabka deegaanka Dowlad Goboleedka Khatumo (KSS) Ujeeddo: Hab-Codsiga Xildhibaannada Dowladda Dhexe ee Deegaanka Khatumo Annagoo ah isimmada Golaha Sare ee Dhaqanka Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan shacabka deggan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee danaynaya in ay ka qayb qaataan loolanka loogu tartamayo kurraasta xildhibaannimada dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay ogaadaan shuruudaha hoos taxan ee loo adeegsan doono xulitaanka xildhibaannada kadibna ay codsi soo gudbistaan hadii ay danaynayaan kuraasta mid ka mid ah. Shuruudaha Xulku waa: 1. Inuu yahay qof Islaam ah, akhlaaq wanaagsan, lagu aqoon kala qaybinta bulshada iyo qaadashada laaluushka. 2. Inuusan wax lug ah ku lahayn Labada Maamul Goboleed ee Puntland iyo Somaliland. 3. Inuu aaminsan yahay mabaadiida Khaatumo, danbi toosa iyo mid dadbana kagalin intii Khaatumo dhisnayd. 4. Inuu haysto ugu yaraan shahaado dugsi sare.. 5. Inuu sumcad wanaagsan ku leeyahay bulshada reer Khaatumo. 6. Inuu diyaar u yahay aqbalaada go’aanka gudiga kasoo baxa lana shaqaynayo xubnaha hela baarlamaanka iyo maamulka khaatumo. 7. In an wax danbi ah ka gain xiligii dagaalka sokeeye shacabka reer Khaatumo iyo Guud ahaan Umada Soomaaliyeed. 8. Inuu leeyahay saldhig dhaqaale oo ku filan isaga iyo reerkiisa. 9. Inuu ka caafimaad qabo xanuunada maskaxda. 10. Musharax walba waxaa looga baahan yahay lacag diiwaan gelineed oo dhan $500 dollarka Maraykenka. 11. Soo gudbinta Dokumentiga iyo qabashada arajida hoos ku sugaan: Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so. DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin: b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa
  23. Golaha Sare Isimada/Madax Dhaqameedka KHaatumo State oo Shuruudaho Ku Xidhay Xildhibaanada Maamul Goboleedka KHaatumo State u Gelaya Barlamaanka Dowlada Jamhuuriyada FederaalkaSomalia -(Akhriso)- Lasanod Online Sunday, July 15, 2012 Khaatumo State:- Anagoo Ah Isimada golaha sare ee dhaqanka dawlad goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaanu ugu baaqaynaa.. KU: Dhammaan shacabka deegaanka Dawlad Goboleedka Khatumo (KSS) Ujeeddo: Hab-Codsiga Xildhibaannada Dawladda Dhexe ee Deegaanka Khaatumo Annagoo ah isimmada Golaha Sare ee Dhaqanka Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan shacabka deggan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee danaynaya in ay ka qayb qaataan loolanka loogu tartamayo kurraasta xildhibaannimada dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay ogaadaan shuruudaha hoos taxan ee loo adeegsan doono xulitaanka xildhibaannada kadibna ay codsi soo gudbistaan hadii ay danaynayaan kuraasta mid ka mid ah. Shuruudaha Xulku waa: 1. Inuu yahay qof Islaam ah, akhlaaq wanaagsan, lagu aqoon kala qaybinta bulshada iyo qaadashada laaluushka. 2. Inuusan wax lug ah ku lahayn Labada Maamul Goboleed ee Puntland iyo Somaliland. 3. Inuu aaminsan yahay mabaadiida Khaatumo, danbi toosa iyo mid dadbana kagalin intii Khaatumo dhisnayd. 4. Inuu haysto ugu yaraan shahaado dugsi sare.. 5. Inuu sumcad wanaagsan ku leeyahay bulshada reer Khaatumo. 6. Inuu diyaar u yahay aqbalaada go’aanka gudiga kasoo baxa lana shaqaynayo xubnaha hela baarlamaanka iyo maamulka khaatumo. 7. In an wax danbi ah ka gain xiligii dagaalka sokeeye shacabka reer Khaatumo iyo Guud ahaan Umada Soomaaliyeed. 8. Inuu leeyahay saldhig dhaqaale oo ku filan isaga iyo reerkiisa. 9. Inuu ka caafimaad qabo xanuunada maskaxda. 10. Musharax walba waxaa looga baahan yahay lacag diiwaan gelineed oo dhan $500 dollarka Maraykenka. 11. Soo gudbinta Dokumentiga iyo qabashada arajida hoos ku sugaan: Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so. DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin: b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa