Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Baaq Ka Socda Maamulka Khaatumo State Of Somalia, Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Guddaha:- maxamud Sheekh Cumar(Akhriso) Kusocota: Isimada Somaliyeed Ee Baarlamaanka Somalia Xulaya Ujeedo: Baaq Maamul Goboleedka KHaatumo State ee Soomaaliya Waxa uu Si Buuxda u Taageerayaa una Soo Dhoweenayaa Dastuurka Ummada Iyo Qaranka Soomaaliyeed Loo Ansixiyey Waxaan halkan si xushmad leh ugu baaqeynaa isimada somaliyeed ee u xilsaaran inay soo xulaan Baarlamaanka Somalia. Waxaan u sheegeynaa in ay xusuus naadaan, inay gacanta ku hayaan Mustaqbalkii iyo Aayahii umada Somaliyeed,Sida ay ka yeelaana ay noqon doonto umada Somaliyeed, Sidaas darteed waxaan si karaamo leh uga codsaneynaa inay beelaha si cadaalada wax ugu qeybiyaan, Kuna xushaan xubnaha ay dooranayaan Aqoon,Karti Iyo Somalinimo. Gaar ahaan isimada reer Khaatumo State ee howshan u xilsaaran, Waxaan usoo jeedineynaa inay si gaara oo taxader leh oo aan cid jecleysi lahayn ay u xulaan xubnaha baarlamanka u galaya umada reer Khaatumo State, Sida wax u qeybinta beelaha iyo aqoonta shikhsiyeedba. Ugu danbeyntii idinka oo iga raali ah si guudba wixii wanaaga ee ay la timaado iyo wixii dhaliil ah ee ay la timaadaba idinkaa leh umada somaliyedna idinka sugeysaa. Asalaamu Caleykum Waraxmatullah Wabillaahi Towfiiq Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Maamul Goboledka Khaatumo State Maxamud Sheekh Cumar
  2. Somaliland: The Duo (Amina Mohamed Jirdeh and Hersi Ali Haji Hassan) Shepherding Silanyo While President Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, who has now reached the ripe age of 76 and will soon go to London for a medical check-up, is finding it increasingly difficult to do his job, two people in his immediate entourage are gaining more and more influence over him. One is his wife, Amina Mohamed Jirdeh and the other is his Minister to the Presidency, Hersi Ali Haji Hassan. According to some of Silanyo’s old friends, the important decisions taken without consulting this informal duo have become few and far between. It even includes the choices President Silanyo makes appointing people to the government, or the heads of police and the armed forces. The First Lady attends all the conferences and meetings that deal with social and political issues and regularly goes on tours of the provinces; meanwhile the Minister to the Presidency is in constant contact with all the members of the government. He is also a member of delegations going on foreign missions. For example, he accompanied President Silanyo to two recent international meetings with the heads of Somaliland and the Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu. Finally, the heads of the security services and the provincial governors regularly report on their activities to the First Lady or the minister to the presidency. Source: Indian Ocean Newsletter Somaliland:Strained relations with UN and CIA Somaliland Minister for Internal Affairs, Mohamed Nour Arale, known as Duur The Indian Ocean Newsletter Relations between the interior minister, Mohamed Nour Arale, and the UNDP are at rock bottom. The same goes for his relations with the CIA representatives in Hargeisa. Two aspects of the Somaliland Minister for Internal Affairs, Mohamed Nour Arale, known as Duur, have contributed to a worsening of his relations with representatives of the United Nations Development Programme (UNDP) and the United States security bureau in Hargeisa: he has traditionalist Islamic beliefs and the fact that he speaks no western language. However, his conflict with the UNDP dates from early April, when he reproached the United Nations agency for not having kept its promises to the Somaliland police: they had neither supplied the promised uniforms nor built the new headquarters. Furthermore, during the last few weeks the same minister has been at odds with representatives of the Central Intelligence Agency (CIA) operating in Hargeisa. His beef with them is that they constantly harp on about terrorism during their discussions with him. He has asked them to stop it, proclaiming “we have no terrorism in Somaliland”. Since then, he has been entirely at odds with his American interlocutors. This has been exacerbated by his demand for $20,000 a month in aid for his ministry. The Americans responded that such a demand was “illegal” and complained to President Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, who summoned his minister to reprimand him. Silanyo is believed to have apologised to the UNDP and the United States for his interior minister`s unprofessional conduct.
  3. Galmudug Caalin oo ku gacan sayrey doorashadii Qaybdiid Madaxweynihii maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegey in isagu yahay madaxweynaha rasmiga ah isla markaana waxa uu ganafka ku dhuftey doorashadii maalintii shalay ka dhacdey Hotel ku yaala Koonfurta Gaalkacyo kaas oo Madaxweyne loogu doortey Gen.Cabdi Xassan Cawaale (Qaybdiid). Caalin ayaa sheegey in qaabka loo maray ay tahay mid aan sharciga waafaqsaneyn sidaas darteedna aanu sinaba u aqbali karin. Maamulka Galmudug waxaa bilihii u danbeeyey hareeyey khilaaf siyaasadeed, waxaana Madaxweyne ku xigeenkii Caalin uu ahaa ninkii la tartamey Gen.Qaybdiid isaga oo heley hal cod oo keliya. Sidaan si lamid ah ayaa sanadkii 2009 doorashadii Galmudug waxaa hareeyey khilaaf ba’an iyada oo laba Madaxweyne kala sheeganayeen maamulkooda taas oo markii danbe lagu xaliyey magaalada Muqdisho loona tanaasuley Caalin. Horseed Media
  4. Lasanod.com Faroole oo Warqad Calaacal Ah u Qorey UNIPOS Iyo Mahiiga Waxaa inoo suurta gashey in aan helo Nuqul warqad calaacalah uu Faroole u soo gudbiyey shalay xafiiska qaramadda midoobey u qaabilsan Somalia Unipos. Faroole ayaa aad ugu cabanaya warqadan ka dib markii uu ku hungoobey liiskii uu soo diyaarsadey in loogu daro ergadda ansixinta dastuurka, iyadoo laga tashadey faroole oo ay isimadii Puntland ay soo xusheen ergadii u mateli laheyd dastuurka. Hoos ka akhriso warqadii uu faroole ku calaacaley.
  5. 99% Sheikh Shariif Sheikh Ahmed will be re-elected as the President of Somalia in 2012. The reality is Sheikh Shariif has no real opponent.
  6. MadaxWeyne KuXigeenka AbduNuur Biindhe Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Sare Khaatumo Guurtida G10 Oo Ku Qulqulaya Caasimada Muqdisho Waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo.. Madaxweynaha maamulka Khaatumo C/bdinuur Cilmi Qaaji (Biindhe), waxaana wafdigan kamid ahaa saddex xubnood ee ka tirsan golaha sare ee fulinta Maamulka Khaatumo ee loo yaqaan G10, Wasiirka Arimaha Dibeda ee Khaatumo iyo Wasiirka Madaxtooyada. Waftigan ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey xildhibaano iyo dadweyne badan oo kasoo jeeda deeganada Khaatumo State. Wafdigan ayaa ugu horeyn waxa ay ku nasteen Hoolka VIP da ee Garoonka Aadan Abdulle Osman (Aden Adde), halkaas oo ay ugu sheegeen saxaafada inay u yimaadeen dhamaystirka habka casriga ah ee ay u xulayaan Barlamaanka Khaatumo u metalaya dawladda Soomaaliyeed. Odayaasha G10 ee maanta soo gaadhay Muqdisho ayaa kala ahaa, Eng: Maxamed Buraale Faarax(Doxore), Dr: Suleimaan Cabdi Ducaaleh iyo Eng: Jaamac Abshir{Juxa}. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay kulamo la qaataan gudiga loo xilsaaray xulista Barlamaanka, kuwaasoo ka kooban sadexda Gole ee khaatumo State, ee kala ah Golaha sare ee dhaqanka,Golaha fulinta{G10}, Golaha Madaxtooyada. Waxaana wada tashigaa kadib lagu dhawaaqi doono magacyada 8 xubnood ee maamulka Khaatumo u geli doona barlamaanka cusub ee Soomaaliya.
  7. VP AbduNuur Biindhe &KHaatumo Delegation Arrives In Mogadishu Wufuuda KHaatumo State uu Hogaaminayo MadaxWeyne KuXigeenka AbduNuur Biindhe oo Soo Gaadhay Caasimada Mugdisho Xubnihii Xulitaanka Xildhibaanada Barlamaanka Khaatumo Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Saacadaha Soo Socda Oo La Gudbinayo Xubnaha Barlamaanka Soomaaliya U Matali Doona Khaatumo State {Sawiro} Waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Khaatumo C/bdinuur Cilmi Qaaji (Biindhe), waxaana waftigan kamid ahaa saddex xubnood ee ka tirsan Golaha Sare ee fulinta Maamulka Khaatumo ee loo yaqaan G10, Wasiirka Arimaha Dibeda ee Khaatumo iyo Wasiirka Madaxtooyada. Waftigan ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey xildhibaano iyo xubno kale oo kamid ah dadka daneynaya ku biirada xubinimada barlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deeganada Khaatumo State. Waftigan ayaa ugu horeyn waxa ay ku nasteen Hoolka VIP da ee Garoonka Aadan Abdulle Osman (Aden Adde) halkaas oo ay ugu sheegeen saxaafada inay u yimaadeen dhamaystirka habka casriga ah ee ay u xulayaan Barlamaanka Khaatumo u matalaya dawladda Soomaaliyeed. Odayaasha Golaha Sare Guurtida KHaatumo G10 aya kala ahaa, Eng: Maxamed Buraale Faarax. Dr: Suleimaan Cabdi Ducaaleh. Eng: Jaamac Abshir{Juxa}. Halka Madaxda khaatumo ee dawladda ka socotaana ay kala ahaayeen. Madaxweyne ku xigeenka dawladda Khaatumo mudane Abdinuur Cilmi Qaaje. Wasiirka Arimaha debeda iyo Jaaliyadaha Pro: Xuseen Saleebana Axmed. Wasiirka Madaxtooyada Mukhtaar Camashi. Iyo Maxamuud Cali Jaamac Wasiirkii hore ee xidhiidhka Hogaankii SSC. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay kulamo cul culus qaataan gudiga loo xilsaaray xulista Barlamaanka, kuwaasoo ka kooban sadexda Gole ee khaatumo State, ee kala ah Golaha sare ee dhaqanka{ GSD}, Golaha fulinta{G10}, Golaha Madaxtooyada. Waxaana haatan la galay shir albaabadu u xidhan yihiin, kaasoo lagaga dhawaaqi doono cida noqon doonta 8 xubnood ee ay yeelanayaa deeganada Khaatumo. Walow aan la hubin in magacyada la heli doono 48 saac ee socda, haseyeeshaa waxaan meesha ka madhnayn in talooyin waa weyn ay ka horeyn doonaan ficilkastoo lagu shaacin doono barlamaanka Cusub. Waxii wara kala soco shabakada caalamiga ah ee Horufadhi.com
  8. Part III: Law of the case 9. British Empire or Great Britain signed with each clan agreements, namely Agreement between the Gadabursi tribe and the British, Agreement between the Gerhajis Tribe and The British, Agreement between the Habr-Awal Tribe and The British, Agreement between the Warsangalis Tribe and the British supplementary Agreements between the ***** Sub-clans. The article 1 of each agreement said, “The British Government, in compliance with the wish of the undersigned tribe undertakes to extend to them and to the territories under their authority and jurisdiction, the gracious favor and protection of Her Majesty the Queen-Empress”. This is the testimony of the fact that tribes on the territories of British Somaliland Protectorate did not possess integral and unitary state. 10. The Royal Proclamation in terminating Her Majesty’s Protection on / of June 23, 1960 begins with the words: “Whereas the Territories in Africa known as the Somaliland Protectorate are ….” This proclamation attests that notherern clans lived in separate territories. That once again proves that Somaliland Protectorate was not an integral centralized state. 11. Basing on the law of union between Somaliland and Somalia B 1 of 1960 27 June 1960 which was ratified by Somaliland legislature and which states that “Whereas the people of Somaliland achieved independence and ceased to be under British protection or within the jurisdiction and sovereignty of Her Britannic Majesty on the 26th day of June, 1960, being Muharram 1st 1379, and Whereas the people of Somalia achieved its independence and ceased to have the status of a Trust Territory of the United Nations Organization administered by the Republic of Italy on the 1st day of July, 1960, being Muharram 6th 1379, and Whereas it is the will of the peoples of Somaliland and Somalia that their peoples shall unite and shall forever be united in the Somali Republic”. Somaliland people made legally important act which shows the Somaliland favorable position on the unification with Somalia people. Thus taking into account estoppel principle today’s Somaliland can not dispute the creation of the unitary state, Somali Republic. 12. Preamble of Declaration on Principles of International Law Friendly Relations and cooperation among states in accordance with the Charter of the United Nations says, “The establishment of a sovereign and independent State, the free association or integration with an independent State or the emergence into any other political status freely determined by a people constitute modes of implementing the right of self-determination by that people”. Integration into Somali Republic was an example of the pursuing the right of peoples to self-determination proved by the results of the referendum, previous consensus among the states and seniors of the clans and by creation of Acts of Unions. 13. United Nations General Assembly resolution 1479 of September 20, 1960 called “Admission of Somali Republic to membership in the United Nations” which states, “…decides to admit the Republic of Somalia to membership in United Nations”, Somali Republic became a Member State of the United Nations. Thus Somali Republic gained international recognition and legitimacy as a subject of international law. All the previous administrations such as Somalia and Somaliland which formed Somali Republic do not exist since that moment. 14. The article 2 point 4 of Charter of United Nations stipulates that “All Members shall refrain in their international relations from the threat or use of force against the territorial integrity or political independence of any state, or in any other manner inconsistent with the Purposes of the United Nations” and consequently indicates that all the actions which can be turned to division of the Somali Republic are interpreted as a threat to territorial integrity of the state and will violate the Charter of United Nations. Any separatist movements in Somalia are, therefore, in violation of the territorial integrity of the Somali Republic. 15. The Charter of the Organization of African Union which was signed and ratified by Somali Republic in 1963 and its Article III, paragraph 3 declares that “the Member states affirm…respect for the sovereignty and territorial integrity of each State and for its inalienable right to independent existence”. Consequently Somali Republic integrity should be observed since Somali Republic is a member of the Organization of African Union. The general principles of law recognized by civilized nations” explains that decisions of the United Nations Security Council are the core principles of international law. The testimony of this fact is that all civilized countries signed UN Charter where it is stipulated that all the countries should carry out all the decisions of the body. Thus UN Security Council Resolutions are applicable for Somalia case and should be observed. 16. Adopted unanimously Resolution 1772 (2007), Resolution 733 (1992), Resolution 1356 (2001), Resolution 1425 (2002), Resolution 1725 (2006) and Resolution 1744 (2007)pf the Security Council and the statements of Security Council President, in particular those of 13 July 2006 (S/PRST/2006/31), 22 December 2006 (S/PRST/2006/59), 30 April 2007 (S/PRST/2007/13) and 14 June 2007 (S/PRST/2007/19) which in preamble stipulates “Reaffirming its respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia” and in article 2 and 4 initiated today’s international efforts to solving the long time Somali conflict. Thus all parties have to participate and support the political process and the initiatives of the international community. Part IV: Submissions According to the contents of Parts I, II and III of this report, the international community should observe the all territories of Somalia are integral part of the Somali state. http://harowo.com/the-future-of-somaliland-a-confidential-un-backed-expert-report/
  9. http://harowo.com/the-future-of-somaliland-a-confidential-un-backed-expert-report/ 1. This memorial on the issue of status of Somaliland is submitted to the UN special representative to Somalia on the basis of articles 65 and 66 of Chapter IV of the Statute of the International Law. 2. International body under the request of the United Nations Secretariat, basing on international law and opinion of relevant parties, should advise on the issue of Somaliland. Part I: Jurisdiction 3. Pursuant to clause “a” of the article 65 of the Statute of the International law which states that “questions upon which the advisory opinion of the international body is asked shall be laid before the committe by means of a written request containing an exact statement of the question upon which an opinion is required, and accompanied by all documents likely to throw light upon the question”, what status of Somaliland should be. Part II: Facts of the case 4. In the area which became British Somaliland Protectorate in the late 19th century, the Somali people were traditionally divided into clans, each being separated and independent from the others. Since then and until independence of Somaliland Protectorate in 1960 each clan maintained connections with the British government separately from other ones as the Protectorate treaties signed between United Kingdom and clans recognized that each clan area was a separate Territory. These treaties are the evidence that Great Britain prevented creation of a unitary state of Somali people. Nevertheless, there were common ethnicity, language, culture, Muslim religion, and pastoral life – bonds that were shared with other Somali people in all Somali areas in the Horn of Africa. These bonds provided an opportunity for Somaliland to unite with the same ethnic group and create a national state which would consolidate politically disintegrated Somali people in 1960. Creation of such a state was necessary to unfairly divided Somali people and was an important stage in evolution from uncoordinated clans to centralized state. 5. On June, 26, 1960 Somaliland Protectorate became independent and gaining this independence annulled treaties signed with Great Britain. In accordance with preliminary consensus and agreement among the northern clans Somaliland merged with Somalia on July 1, 1960 thus forming the unitary Somali Republic. The entire intention of gaining independence from Britain was precisely to unite with the rest of the country and to create state which would unite Somali people. It can be proved by the fact that the state of Somaliland existed only in the period of six days after receiving independence and all the activity of the state in this period was turned to formal preparation for creation of the unitary state which was negotiated previously. The willingness of people to create unitary state was proved by the results of the referendum held in June, 20, 1961 over the entire territory of Somali Republic on the draft constitution of the unitary state. According to the results of this referendum published in the African Election Database 90.56% of population voted in favor. 6. The Unitary state, Somali Republic, was recognized by the United Nations on September, 20,1960 when Somali Republic was accepted. Previous administrations such as Somalia and Somaliland people were a legacy of unfair division on the colonies and stopped their existence after unification and entrance into the United Nations. All the governmental institutions of previous administrations were ceased and union government was formed. This united state was recognized by international community and became a subject of international law with all the privileges of sovereign state being applicable for Somali Republic. 7. After the merger, Somaliland people got their share in modern infrastructure built by the united government. Water system was installed in the capital of former Somaliland Protectorate Hargeisa. Full-fledged sea port was built in Berbera; modern bridge was built over the dry riverbed so that motorists and pedestrians could cross it despite seasonal floods; modern airport and cement factory were built in Burao; technical institute and tannery were built and in nearby Sheikh; new hospital was built there as well. Schools multiplied; scholarships were provided for higher studies abroad. Northern region citizens owned farms in the fertile agricultural areas of the South and economy benefited from the wider market which was the natural consequence of the Union. Larger economy increased job opportunities significantly. All these facts are the testimony that Somali Republic contributed significant resources to the state development and the development of northern region called Somaliland. Therefore the government’s failure to execute social obligations can not be the reason for any part of the country to come out from the state structure. The report of the Delegation of the European Commission in Kenya to European Commission of September 2003 states: “road…in Somaliland are part of the country core road network. The Kalabaydh – Hargeisa section was paved in the late 1970’s early 80’s. The road between Hargeisa and Berbera was paved in the early 1970’s… The Hargeisa International Airport is located 1,480 m (4,442 feet) above sea level and about 6 km from the city centre. It is ideally suited to serve as a port of entry into Somaliland for both passengers and freight. The present airport was first established as a British military airport with a gravel runway in 1954. After independence in 1964, the movement area was extended and paved with a thin asphalt concrete layer (less than 50 mm) and the runway length was established at its actual 2,440 meters…The Berbera International Airport is located close to the seaport and, with its 4,140m long runway, was for a long time a major gateway for import and export of goods into Somaliland and neighboring countries. The history of the airport dates back to the mid-sixties when it was developed as a major military base by the Soviet Union” and shows that infrastructure in Somaliland were build by the unitary state. Thus Somali Republic fulfilled all obligations which were stipulated in the state Constitution of 1961 in social service. The Somali Republic government’s failure to execute social obligations can not be the reason for Somaliland to withdraw from the state structure. 8. The distinctive feature of Somali Republic is that clanism reasserted itself and instead of regional, clan balance was observed in the allocation of ministerial portfolios and other political positions as an indicator of power sharing in Somali Republic. That reality necessitated a formula for sharing the power among the clans: the President of the Republic was from the ****** clan, the Prime Minister from the *******, the Speaker of the National Assembly from *****, and the Minister of Finance from Digil and Mirifle who were the representatives from south clans. But there was a Deputy Prime Minister from ********** representative from northern clan. Furthermore, the northern clans’ representatives have in different times occupied senior ministerial positions including Foreign Affairs and Finance Ministers and were twice appointed to the position of Prime Minister. They also served in the most visible positions in the public service: they were professional diplomats as Ambassadors, Counselors, and were Generals in the military and police – occupying twice the position of ‘Commandant of Police’. All these facts are the definite proof that power in the Somali Republic was divided between Northern and South clans on the national level, regional and local levels equitably. It is a guarantee that equality of rights for all the citizens in all the country’s areas was observed. Thus political inequality in the Somali Republic can not be the reason for parts of the country to separate from the integral state.
  10. RealTaleex.com MadaxWaynaha KHaatumo State oo Soo Dhaweeyey Ansixinta Dastuurka Federaalka Soomaaliya http://www.realtaleex.com/2012/08/02/madaxwaynaha-khaatumo-oo-soo-dhaweeyey-ansixinta-dastuurka-soomaaliya-hadalo-dar-daarana-u-jeediyey-xildhibaanadda-cusub-ee-la-soo-xulayo/ Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Madaxda Maamulka Khaatumo Ayey si cad Maamul ahaan ugu Taageereen Dastuurka Cusub ee loo Ansixyey Dowladda Somalia,kaasi oo mudooyinkii Danbe ka soconayey Caasimada Somalia ee Muqdisho. Kulankan waxaa ugu Horeyn ka hadlay Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac (Indho-Sheel) waxa uuna sheegay isaga oo ku hadlaya afka Maamulka Khaatumo in ay taageersanyihiin Ansixinta Dastuurka Somalia,kaasi oo dhigaya in 20 Bisha Ogosto Dalku ka baxayo marxalada ku meel gaadhnimo. Madaxwaynuhu wuxuu Bogaadin Usoo jeediyey Madaxda Dhaqanka ee Mudada dheer Muqdisho shirku uga soconayey iyo dhamaan madaxda dowladda Somalia kuwaas oo uu ku amaanay Hawsha qaran ee ay u qabteen umadda Soomaaliyeed. Mudo laga Joogo Xiligii Xoriyadda Somalia waxa ay noqonaysa markii 2aad ee dalka loo sameeyo Dastuur. Dhinaca Kale Madaxwayne Indho Sheel waxa uu Dhamaan Xildhibaanadda Cusub ee La soo xulayo uu kula dardaarmay in ay Geediga Cusub ee Soomaaliya guurayso ay noqdaan kuwo u horseeda Umadda Soomaaliyeed Badhaadhe iyo Nabad Taam ah Taasi oo Shacabku kaga soo Kabtaan Dhibaataddii Dabada dheeraatay ee 21 Sano ee u danbeeyey Shacabka Soomaaliyeed ku Habsatay. Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi Taleex
  11. Xubno Ka Tirsan G10 iyo Golaha Madaxtooyada Khaatumo Oo Ku Qulqulaya Caasimada Muqdisho Waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo.. Madaxweynaha maamulka Khaatumo C/bdinuur Cilmi Qaaji (Biindhe), waxaana wafdigan kamid ahaa saddex xubnood ee ka tirsan golaha sare ee fulinta Maamulka Khaatumo ee loo yaqaan G10, Wasiirka Arimaha Dibeda ee Khaatumo iyo Wasiirka Madaxtooyada. Waftigan ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey xildhibaano iyo dadweyne badan oo kasoo jeeda deeganada Khaatumo State. Wafdigan ayaa ugu horeyn waxa ay ku nasteen Hoolka VIP da ee Garoonka Aadan Abdulle Osman (Aden Adde), halkaas oo ay ugu sheegeen saxaafada inay u yimaadeen dhamaystirka habka casriga ah ee ay u xulayaan Barlamaanka Khaatumo u metalaya dawladda Soomaaliyeed. Odayaasha G10 ee maanta soo gaadhay Muqdisho ayaa kala ahaa, Eng: Maxamed Buraale Faarax(Doxore), Dr: Suleimaan Cabdi Ducaaleh iyo Eng: Jaamac Abshir{Juxa}. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay kulamo la qaataan gudiga loo xilsaaray xulista Barlamaanka, kuwaasoo ka kooban sadexda Gole ee khaatumo State, ee kala ah Golaha sare ee dhaqanka,Golaha fulinta{G10}, Golaha Madaxtooyada. Waxaana wada tashigaa kadib lagu dhawaaqi doono magacyada 8 xubnood ee maamulka Khaatumo u geli doona barlamaanka cusub ee Soomaaliya.
  12. Wufuuda KHaatumo State uu Hogaaminayo MadaxWeyne KuXigeenka AbduNuur Biindhe oo Soo Gaadhay Caasimada Mugdisho Xubnihii Xulitaanka Xildhibaanada Barlamaanka Khaatumo Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Saacadaha Soo Socda Oo La Gudbinayo Xubnaha Barlamaanka Soomaaliya U Matali Doona Khaatumo State {Sawiro} Waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Khaatumo C/bdinuur Cilmi Qaaji (Biindhe), waxaana waftigan kamid ahaa saddex xubnood ee ka tirsan Golaha Sare ee fulinta Maamulka Khaatumo ee loo yaqaan G10, Wasiirka Arimaha Dibeda ee Khaatumo iyo Wasiirka Madaxtooyada. Waftigan ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey xildhibaano iyo xubno kale oo kamid ah dadka daneynaya ku biirada xubinimada barlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deeganada Khaatumo State. Waftigan ayaa ugu horeyn waxa ay ku nasteen Hoolka VIP da ee Garoonka Aadan Abdulle Osman (Aden Adde) halkaas oo ay ugu sheegeen saxaafada inay u yimaadeen dhamaystirka habka casriga ah ee ay u xulayaan Barlamaanka Khaatumo u matalaya dawladda Soomaaliyeed. Odayaasha Golaha Sare Guurtida KHaatumo G10 aya kala ahaa, Eng: Maxamed Buraale Faarax. Dr: Suleimaan Cabdi Ducaaleh. Eng: Jaamac Abshir{Juxa}. Halka Madaxda khaatumo ee dawladda ka socotaana ay kala ahaayeen. Madaxweyne ku xigeenka dawladda Khaatumo mudane Abdinuur Cilmi Qaaje. Wasiirka Arimaha debeda iyo Jaaliyadaha Pro: Xuseen Saleebana Axmed. Wasiirka Madaxtooyada Mukhtaar Camashi. Iyo Maxamuud Cali Jaamac Wasiirkii hore ee xidhiidhka Hogaankii SSC. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay kulamo cul culus qaataan gudiga loo xilsaaray xulista Barlamaanka, kuwaasoo ka kooban sadexda Gole ee khaatumo State, ee kala ah Golaha sare ee dhaqanka{ GSD}, Golaha fulinta{G10}, Golaha Madaxtooyada. Waxaana haatan la galay shir albaabadu u xidhan yihiin, kaasoo lagaga dhawaaqi doono cida noqon doonta 8 xubnood ee ay yeelanayaa deeganada Khaatumo. Walow aan la hubin in magacyada la heli doono 48 saac ee socda, haseyeeshaa waxaan meesha ka madhnayn in talooyin waa weyn ay ka horeyn doonaan ficilkastoo lagu shaacin doono barlamaanka Cusub. Waxii wara kala soco shabakada caalamiga ah ee Horufadhi.com
  13. Shacabka Jubboyinka ee Kasoo Jeeda KHaatumo Ayaa Maanta Ka Shiray Waxaa Kala Gudboon Shirarka Maamu-Goboleed u Sameynta Jubboyinka Iyo Gedo Gabagabadi shirarkii Shacabka KHaatumo ee Gobolada Jubboyinka ay lahayeen ayaa waxaa laga soo saray Warsaxafadeed wana sidaan hoose ku qoraan. Ku: Dhamaan Madaxda Dhaqanka Beelaha Jubbooyinka. Ku: Dhamaan Jaaliyadaha KHaatumo State of Somalia Ku: Golayaasha Maamul Goboleedka KHaatumo State Og: Golaha Sare ee Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Salaam kadib, shirar isdaba joogay oo ay yeelatay Shacabka KHaatumo ee deegaanka Jubbooyinka 26June 2012, 15 July,17July 2012 . Shirkan oo ay ka qaybgaleen madaxda dhaqanka,siyaasiyiin, xubno ka tirsan barlamaanka DKMG, jaaliyada NBI iyo waxgaradka beesha . Kulamada waxaa ka soo baxay goaanadan hoos ku qoran:- 1. Beeshu waxay si weyn u taageersantahay talooyinka lagu midaynayo Deegamada Jubbooyinka Gedo,Buale iyo jubbada Hoose , waana fursad qaali ah oo wax ka tari karta geedi socodka nabada . 2. Beeshu waxay kaga qaybgelaysaa wada hadalada iyo talooyinka socda beelahaan iyada oo aan cidkale wakiil ka ahayn 3. In nabad lagula noolaado beelaha deegaanka. 4. In beeshu meel kasta ay joogto ka qaybqaadato nabada iyo dhismaha Maamul Goboleedka Jubbooyinka 5. In dadkii ka qaxay dib ugu soo laabtaan kana qaybqaataan nabada iyo 6. Beeshu waxay magacawday 7 xubnood oo uga qaybgelaya arimaha Maamul Goboleedka Jubbooyinka maalgashiga Jubbo kana qayqaata nabadaynta,horumarinta,maamul u samaynta iyo siyaasada jubbooyinka. Magacyada gudiga waxaa kuwan hoos ku qoran: 1. Maxamed Axmed Jaamac Boodhe 2. Axmed Salaad Baqow 3. Cusman Xaaji Nuur 4. Col. Cabdicasiis aganje ( Garamgaram) 5. Col.Cali Xasan Axmed 6. Faarax Cawad Jaamac 7. Faarax Maxamed Cabdi __________________________________________________________________________ KHaatumo Community In Jubbaland of SOmalia The KHaatumo Community in Jubbaland consisting of traditional leaders, politicians, TFG parliament members, elders and intellectuals has held three consultation meetings on 26 June 2012, July 15, and July 17,2012. Main issues discussed were how to positively take part in the process of establishing Jubbaland State under the federal constitution of Somalia, finding lasting solution to Jubbaland regions, strategizing best ways to contribute to the realization of Jubbaland State and the whole Somalia as well. In all of these three meetings the community has given more concern about what could work well for all the inhabitants of Gedo, Lower Jubba, and Middle Jubba Regions. The community understands importance of the incoming phases of the Jubbaland Conferences and summarily will take part in steering the conference to right direction for the common good. Following the deliberation of the last meeting of the KHaatumo Community hailing from Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba regions on the 17th July, 2012, several important decisions has been reached. These may improve the dynamics of the Jubbaland conferences. Below are some of the important points: 1. KHaatumo Community in Jubbaland supports hundred per cent the creation of peaceful, equitable and prosperous state of Jabbaland, comprising merger Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba regions. 2. In the interest of KHaatumo People of Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba and also in the interest of the smooth running of the process of creating a viable state of Jubbaland in the near future, the KHaatumo Community in Jubbaland took a decision to participate in all discussions as KHaatumo team only. 3. The KHaatumo Community in Jubbaland should work to fine tune the language of the political discourse in conference arena and should endeavor to contribute vehemently to the success of the current Jubbaland Conference. 4. The KHaatumo Community in Jubbaland calls on all KHaatumo People who fled from their homes, farms and business must return and contribute to peace and state building efforts and should also endeavor to invest in their areas of interest in the regions at large. 5. The KHaatumo Community in Jubbaland, during their last conference, has appointed a committee of 7- members and has given them as a team mandate to participate, discuss, and contribute to any issues raised in the Jubbaland Conferences, meetings and debates either within the Somalis or with the international community. Here are the names of the committee members: 1. Maxamed Axmed Jamac (Boodhe) 2. Axmed Salaad Baqow 3. Col. Cabdicasiis Aganje (Garamgaram) 4. Col. Cali Xasan Axmed 5. Cusmaan Xaaji Nuur 6. Faarax Cawad Jaamac 7. Faarax Maxamed Cabdi
  14. Shacabka Jubboyinka ee Kasoo Jeeda KHaatumo Ayaa Maanta Ka Shiray Waxaa Kala Gudboon Shirarka Maamu-Goboleed u Sameynta Jubboyinka Iyo Gedo Gabagabadi shirarkii Shacabka KHaatumo ee Gobolada Jubboyinka ay lahayeen ayaa waxaa laga soo saray Warsaxafadeed wana sidaan hoose ku qoraan. Ku: Dhamaan Madaxda Dhaqanka Beelaha Jubbooyinka. Ku: Dhamaan Jaaliyadaha KHaatumo State of Somalia Ku: Golayaasha Maamul Goboleedka KHaatumo State Og: Golaha Sare ee Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Salaam kadib, shirar isdaba joogay oo ay yeelatay Shacabka KHaatumo ee deegaanka Jubbooyinka 26June 2012, 15 July,17July 2012 . Shirkan oo ay ka qaybgaleen madaxda dhaqanka,siyaasiyiin, xubno ka tirsan barlamaanka DKMG, jaaliyada NBI iyo waxgaradka beesha . Kulamada waxaa ka soo baxay goaanadan hoos ku qoran:- 1. Beeshu waxay si weyn u taageersantahay talooyinka lagu midaynayo Deegamada Jubbooyinka Gedo,Buale iyo jubbada Hoose , waana fursad qaali ah oo wax ka tari karta geedi socodka nabada . 2. Beeshu waxay kaga qaybgelaysaa wada hadalada iyo talooyinka socda beelahaan iyada oo aan cidkale wakiil ka ahayn 3. In nabad lagula noolaado beelaha deegaanka. 4. In beeshu meel kasta ay joogto ka qaybqaadato nabada iyo dhismaha Maamul Goboleedka Jubbooyinka 5. In dadkii ka qaxay dib ugu soo laabtaan kana qaybqaataan nabada iyo 6. Beeshu waxay magacawday 7 xubnood oo uga qaybgelaya arimaha Maamul Goboleedka Jubbooyinka maalgashiga Jubbo kana qayqaata nabadaynta,horumarinta,maamul u samaynta iyo siyaasada jubbooyinka. Magacyada gudiga waxaa kuwan hoos ku qoran: 1. Maxamed Axmed Jaamac Boodhe 2. Axmed Salaad Baqow 3. Cusman Xaaji Nuur 4. Col. Cabdicasiis aganje ( Garamgaram) 5. Col.Cali Xasan Axmed 6. Faarax Cawad Jaamac 7. Faarax Maxamed Cabdi __________________________________________________________________________ KHaatumo Community In Jubbaland of SOmalia The KHaatumo Community in Jubbaland consisting of traditional leaders, politicians, TFG parliament members, elders and intellectuals has held three consultation meetings on 26 June 2012, July 15, and July 17,2012. Main issues discussed were how to positively take part in the process of establishing Jubbaland State under the federal constitution of Somalia, finding lasting solution to Jubbaland regions, strategizing best ways to contribute to the realization of Jubbaland State and the whole Somalia as well. In all of these three meetings the community has given more concern about what could work well for all the inhabitants of Gedo, Lower Jubba, and Middle Jubba Regions. The community understands importance of the incoming phases of the Jubbaland Conferences and summarily will take part in steering the conference to right direction for the common good. Following the deliberation of the last meeting of the KHaatumo Community hailing from Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba regions on the 17th July, 2012, several important decisions has been reached. These may improve the dynamics of the Jubbaland conferences. Below are some of the important points: 1. KHaatumo Community in Jubbaland supports hundred per cent the creation of peaceful, equitable and prosperous state of Jabbaland, comprising merger Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba regions. 2. In the interest of KHaatumo People of Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba and also in the interest of the smooth running of the process of creating a viable state of Jubbaland in the near future, the KHaatumo Community in Jubbaland took a decision to participate in all discussions as KHaatumo team only. 3. The KHaatumo Community in Jubbaland should work to fine tune the language of the political discourse in conference arena and should endeavor to contribute vehemently to the success of the current Jubbaland Conference. 4. The KHaatumo Community in Jubbaland calls on all KHaatumo People who fled from their homes, farms and business must return and contribute to peace and state building efforts and should also endeavor to invest in their areas of interest in the regions at large. 5. The KHaatumo Community in Jubbaland, during their last conference, has appointed a committee of 7- members and has given them as a team mandate to participate, discuss, and contribute to any issues raised in the Jubbaland Conferences, meetings and debates either within the Somalis or with the international community. Here are the names of the committee members: 1. Maxamed Axmed Jamac (Boodhe) 2. Axmed Salaad Baqow 3. Col. Cabdicasiis Aganje (Garamgaram) 4. Col. Cali Xasan Axmed 5. Cusmaan Xaaji Nuur 6. Faarax Cawad Jaamac 7. Faarax Maxamed Cabdi
  15. A_Khadar;853495 wrote: ^^^ Awoowe, you just reminded me the famouse reer Bari word "Aa say kula tahay" Khadar, yarkan carafaat ladhaho si weyn ayuu u taageersanyahay maleeshiyada snm ee ku sugan deegaamada KHaatumo, hadalkiisu wax kasoo qaad malaha. Waxaan kula talin lahaa bal inuu ka nasto dagaalka uu kula jiro Shacabka KHaatumo , inta bisha Ramadaan ee barakeesan lagu jiro. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/63912-31st-Anniversary-of-the-SNM-what-is-their-legacy-to-the-Somali-people.
  16. Waar they are all the same ..... wax fahan War they are all the same... they are all KHatumites from KHaatumo State.... Wax fahan...
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Guushii taariikhiga ahayd ee uu qaranka Soomaaliyeed u soo hooyey halyey Cabdi Bile Cabdi Xafidahullah
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> Habeenkii Cabdi Bile ee Soomaaliya: Cabdi Bile oo Heesaya
  19. My country! my team! Somalia Masha Allah
  20. Wufuudii Khaatumo State ee ku Sugnayd Muqdisho oo Kulan balaadhan la yeeshay Safiirka Dalka Turkey u fadhiya Soomaaliya
  21. Dhibaatada iyo Dagaalku waxa uu ka dhaxeeya Labada Maamul-Goboleedka, hadii ee dagaalamayaan iyo hadii ee wada hadlayaan ayaga ayee u taala.