Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Suldaanka, We have government in place
  2. Red Sea, You are the only in SOL that celebrated and expressed joy when the blue flag was burned You know nothing about the blue flag Keep in mind that you are foreigner in Laascaanood and Mogadishu as long as you carry the weird flag
  3. MC ICU had a different religion; ICU was worse then other khawarij groups
  4. Kamalu diin, Somaliland =SNM is also undermining the TFG efforts.
  5. Johnny, ICU didn't know nothing about islam or sharia ICU was Murtadiin
  6. Nomadiq ICU was threat to TFG, and invaded many other somali cities like Kismayo When ICU invaded the base of TFG Baydhabo, TFG had every right to defend itself agianst the aggression of ICU ICU is responsible the presence of Xabashi troops in Somalia Alxamdulilaah Dagaalkii waa joogsadey 2006 was a bloody year for Somalia I hope 2007 will be more peaceful Insha Allah
  7. Ansaar Adi qabiilka waad caabudaa, waxaa aduu tahay ani haa igu sheegin waxaan ku leeyahay oroduu soo hanuun Anuu cid aan caayey ma jirtu Warlord Jiigleey goormuu noqday shaheed, nin nooloy maxaa kuu laaban Dadka diintii ka dhigtay shanbad ama shaadh loogu shaqeeyo qabiil, dadkaasi waa dad gaalada ka daran
  8. Bad Cas, I never said TFG is qabiil,I dont know where you get that?! The president of TFG C/Yusuf succeeded C/Qaasim TFG is a national government (Dowlad Qaran) and not qabiil TFG is an an elected government, a product of a national conference represented by all somali people (4.5) Over 200 countries, UN, AU,AL,EU recognized that TFG is a legitimate government and the national government of all somali people, Even ICU recognized the TFG, The only reason you are agianst the TFG is qabiil Soo Maal, Yaa kugu yidhi TFG waa qabiil group? TFG du maaha sida maamulada qabiil sida Somaliland Puntland iyo ICU
  9. Bad Cas, Somaliland is qabiil entity from top to bottom All positions within Somaliland government parliment, courts are held by one qabiil except very few sympolic positions I mean all including important positions ICU as well was qabiil entity, all leaders and malitia were from one clan TFG and ICU have national (Qaran) vision and strategy, but Somaliland has clan vision,clan flag, clan constitution,etc
  10. Ucuudu bilaah mina shaydaan Ubaahne Shaahaada is only for muslimiin not for ******* like ******* ubaane Diin Icu iyo ubaane waa mid cadaabta lagu galayo ee Illahay haa naga najeeyo Illaahay dadka haa ku soo hanuunito diintiisa islaamka [ February 16, 2007, 01:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  11. 'Xukuumaddu Waxay Wax U Waddaa Si Ka Soo Horjeeda Himilada Aqoonsiga,' Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) Haatuf — Hargeisa, Somaliland — 13 February, 2007 Hargeysa, February 13, 2007 (Haatuf) – Mudane Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) oo ka tirsan golaha wakiilada, isla markaana ah xoghayaha guddiga arimaha debedda ee golaha wakiilada ayaa si ba’an uga dayriyey siyaasadda arimaha debedda ee Somaliland, kuna tilmaamay inuu aayaha siyaasadeed ee Somaliland marxalad walaac leh marayo, isagoo xukuumadda madaxweyne Rayaale ku tilmaamay xukuumad gidaar madaw maraysa oo ka gaabisay inay ummadda u soo bandhigto halka wax marayaan. Sidoo kale mudane Tuke waxa uu si kulul u cambaareeyey xadhiga sharci darrada ah ee lala beegsaday suxufiyiinta Haatuf, isaga oo taa ku tilmaamay sheeko cawaaqib-xun. Waxa kale oo uu mudane Tuke ka hadlay xaaladaha gudaha Somaliland iyo shaqaaqooyinka isa soo taraya ee ka dhacay degaamo badan oo Somaliland ah, kuwaas oo uu wer-wer siyaasadeed ka muujiyey. Mudane Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) waxa uu ariamahaa iyo waxyaalo kaleba kaga hadlay shir-jaraa’id oo uu shalay ku qabtay xarunta golaha wakiilada, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay: “Dalkeena waxyaalo badan oo dhinacyada siyaasada, dhaqaalaha iyo nabadgelyada ayaa ku soo biirey iyo guud ahaanba jiritaanka Somaliland. Ururada Midowga Yurub, Jaamacada Carabta iyo Midawga Afrika waa maqasheen inay soo jeediyeen inay Somaliland ka qayb-gasho wada hadalada dib-u-heshiisiinta Somaliya, waana arin dareenkeeda leh, Somaliland-na mar keliya kamay qayb qaadan shirarkii badnaa ee dib-u-heshiisiinta ahaa ee hore loogu qabtay kooxaha Somaliya. Waxaad moodaa in dusheena lagu shaxayo oo aynaan xaalada ku soo korodhay mandaqada kaba war-haynin, xukuumadda Madaxweyne Rayaale ee halkan joogtaana ilaa iminka waxay ogtahay inoomay sheegin. Anagu hadaanu nahay golihii ummaddan metelayay waxaanu leenahay ummaddu xaq bay u leedahay inay wax ka ogaato masiirkeedu halka uu marayo, madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda ee gaadh-gaadha wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ee ku war-wareega, wax alaale iyo wax ay isla ogyihiin anagu ma ogin, ummaddani talo ayey u baahan tahay, wixii cusub ee soo biira ee halisteeda leh wada tashi inaynu kaga gudubno ayaynu u baahannahay, gaar ahaan golayaasha qaranka waxay u baahan tahay in dood furan laga yeesho waxa laga yeelayo iyo xogta laga hayaba, kalsoonida aad ka qabi karto marka lagugu dul-shaxo ee meelo kale lagaaga soo taliyo wer-wer iyo walaac weyn ayay leedahay. Waxaan soo jeedin lahaa in arintaas dood furan laga dhigo. Djibouti waynu ogayn inay markasta midnimada Soomaaliyeed taageersanayd, gooni-isu-taageenana ay ka soo horjeeday, laakiin laba dal oo ay ka dhexayso dano-bulsho, dhaqaale, derisnimo, waxyaalahaasi si caadiya ayay u socon jireen, ilaa maanta xukuumaddeenu inoomay sheegin safiirkeenii Djibouti waxa lagu soo eryey, mana aha had-ba waxa ay labada madaxweyne isku qabtaan in xidhiidhka labada ummaddood ay ku xidhnaato, arintaasi sharaxaad baanu ka rabnaa. Shirkii madaxweynayaasha Afrika ee dhowaan lagu qabtay Addis-Ababa run ahaantii aad iyo aad bay walaac u lahayd qaabka ay Somaliland u tagtay, wasiirka arrimaha dibadda oo aanu qof keli ahi la socon ayaa tegay, qaabkii loo galayna waxa uu ahaa mid ka hooseeyey rabitaankeena, waxaanay ahayd in abaabul badan loo sameeyo oo ay golayaasheena cidi ka raacdo oo jaaliyadaheena dibadaha la soo abaabulo. Shirka madaxweynayaasha Afrika qof mudh-mudh lihi muxuu ka soo qaadi karaa, waad is-ceebaynaysaaye dalalkii aynu saaxiibada ahayn ee Itoobiya iyo South Africa ee la sheegi jirey meeye. Arrimaha nabadgelyada iyo siyaasadad khaarajiga xisbi malaha, waa arrimo laga midaysan yahay, hadii jiritaanka dalkayga xad gudub lagu samaynayo ma odhan karo mucaarid baan ahay, laakiin mab’da ahaan waxaan aaminsannahay sida ay xukuumadda Rayaale siyaasadda arrimaha dibadda ay u wado inay tahay mid ka soo horjeeda himilada aqoonsiga ee aynu hiigsanayno, imika xaaladdo nabadgelyo darro ayaa ku soo korodhay dalka, ilaa Sanaag, Sool, Daroor, Caynaba, Gar-adag, Ceel-afweyn, ilaa Berbera dhamaantood isku dhacyo ayaa ka soconaya, waxaase laysweydiinayaa maxaa isku soo wada beegay, Malaga yaabaa inay gacani inagu jirto, anigu ma aaminsani in dhacdooyinkan xidhiidhka ahi ay yihiin wax iska socda, warar dheeraad ah ayaa xukuumadda looga fadhiyaa inay ka bixiso. Waxaad moodaa in Somaliland loogu talo-galay in si dhaba loo masaxo, waxa gudaha dalka ka dhacaya ayaa muraayad u ah, caalamka kalena waxa laynagu ******an jirey ilaalinta xuquuqda aadamaha, xoriyadda hadalka, maanta waxa bil iyo dheeraad si sharciga ka baxsan u xidhan Haatuf gudoomiyaheedii, tifaftiraheedii, weriyeheedii gobolka Awdal, jaraa’idku xor bay u yihiin inay wax qoraan, waxaase muhiim ah wixii ay qorayaan inay cadaymaheedii hayaan, madaxdu xaq uma laha hadii la yidhaahdo dhaqaalihii dalkaa boobteen maaha inay yidhaahdaan waan kaa xoog weynahay oo waan ku xidhayaa, waxaa muhiim ah inay ogaadaan in berito kiisaskan ay gelayaan iyaga lagu xidh-xidhi doono, madaxweyne wasiir, taliye iyo nin kale toona ka saari mayso hebel baa i-soo maray, hadaad taariikhda dib u raacdaan xasuuqii Yuhuudda ayaa ninkii xoghayaha guud ka ahaa qaramada midoobay ee markii dambena noqday madaxweynaha Austria ayaa waxa lagu soo eedeeyey inuu ahaa laba xidigle ka tirsan ciidankii Naasiga markii xasuuqii dhacayay, waxa lagu yidhi taa macnaheedu waxay tahay heer masuuliyadeed ayaad ka joogtay markii waxaasi dhacayeen, diinteenuna waxay ina farayso waad ogtihiin, hadaad xaq-darro aragto waa inaad ka dagaalantaa, hadaad awoodi weydo waa inaad ka hadashaa, hadii kale waa inaad iskaga haajirtaa. Waxa Haatuf ku dhacay waa dhirbaaxo aanay Somaliland ka soo waaqsan doonin, ninkii dadka madow u dagaalami jiray ee Mr. Marten (Maraykan) wakhtigii ay xoriyadooda u dagaalamayeen dhowr iyo lixdanadii waxa uu yidhi hadii ay tuulo yar oo dalka Maraykanka ka tirsan ay inyar oo cadaalad darro ah ama xaqdaro ahi ka dhacdo waxay la mid tahay iyadoo caalamka oo dhan ka dhacday, waxaanu leenahay ha la soo daayo suxufiyiinta Haatuf, hadii la soo deyn waayo cawaaqib xumada ka dhalata xadhigaasi waxa masuuliyadeeda yeelanaya madaxweynaha iyo inta ka hooseysa ee xukuumadda ka tirsan, aduunka oo dhami wuu ina eegayaa, wufuudda xuquuqal iinsaanka ee arinta Haatuf oo arinta Haatuf u soo socotana way badan yihiin. Wallaahi dhabanaano aanay Somaliland ka soo waaqsan ayay inagu noqotay arinta Haatuf, ninkii joornaalka wax ka qabaa sharcigu waxa uu siinayaa inuu kiis madaniya furto, waxay taagan tahay xitaa in maxkamaddii sare ay tidhaahdo xeerka saxaafadda maanu arag, xeerka saxaafadda yaa fidin lahaa, madaxweynaha ayaa faafin lahaa, ilaa mudadii uu dalkani lahaa hay’ada sharci-dejinta afar xeer ayaa la faafiyey ayaa laygu yidhi, xafiiskii faafinta xeerarka ee ay ahayd in xukuumaddu ay yeelato maba jiro, taasi waxaanu u qaadanaynaa in loogu talo galay in lagu curyaamiyo qarankan, si aan loo kala bixinba, waayo maxkamaddii sare ma hayso xeerkii saxaafadda ee golayaasha baarlamaanku ansixiyeen ee madaxweynuhuna saxeexay, 33 xeer oo golihii hore saxeexay ayaa golahan horyaala. Waxaanu leenahay ummaddani xaq bay u leedahay inay masiirkeeda wax ka ogaato, ma ogin anagu waxay madaxweyne Rayaale iyo Meles Zenawi isku yidhaahdeen, waxaanu soo jeedinaynaa in golaha la horkeeno oo la cadeeyo xaaladda siyaasadda arrimaha dibadda, dood furana laga yeesho waxyaalaha inagu soo kordhay”ayuu hadalkiisa ku soo xidhay Mudane Tuke. Hase yeeshee weriyayaashii shirka jaraa’id joogay ayaa su’aalo ka waydiiyey arimaha uu ka hadlay waxayna su’aalahaa iyo jawaabaha uu ka bixiyey u dhaceen siddan: S: Waxaad sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata xadhiga masuuliyiinta Haatuf uu masuuliyadeeda qaadi doono madaxweynuhu, arintaa maxaad uga jeedaa? J: Hadaad khalad kasta iska gasho ha fogaato ama ha dhowaatee waa mid ku haysata oo aad u qoollan tahay, maaha maanta maaha berito, saadambe ayey kugu soo baxaysaa, dunidii sidii hore maaha, adigoo madaxweyne ah ayaa maxkamad lagu horgeyn karaa, ra’iisal wasaaraha Ingiriiska ayaa looga yeedhay ciidanka bileyska, qof aan maxkamad lagu soo hor-taagi karin dembiyadiisana ma jiro, xoriyadda iyo xuquuqda hadalku waa mabaadii’da uu shacbigan dastuurkiisu ku fadhiyo, hadaad ku takri-fasho awoodaada oo aad waxaad doonto samayso ogow in berito lagu soo hor-taagi doono maxkamad aad ku dhiman doonto, wax sahlanna maaha. S: Ma laga yaabaa in wasiirka arrimaha dibadda u yeedhaan si uu golaha u horyimaado? J: Run ahaantii siyaasadda arimaha dibada guddidayada ayaa talo ka soo jeedin doonta, wasiirka arrimaha dibadana waanu u yeedhi doonaa dhowaan. S: Wasiirka arrimaha dibaddu markii uu dhowaan dalka ku soo laabtay waxa uu sheegay inuu guulo badan ka soo gaadhay socdaalkiisii dalalka Afrika, arintaas sideed u aragtaa? J: Waxaan u arkaa inay tahay khayaaligii uu wasiirku hore sugu sheekayn jirey dadka, keligii buu ahaaye ma nin keliyaa guul ka soo gaadhi kara shirweyne madaxweynayaasha Afrika isugu yimaadeen. S: Hadii xukuumaddu aanay xeerarkii idinka soo fulay aanay waxba ka fulinayn, ma idinla tahay in aad ummaddii idin soo dooratay kalsoonidii dib ugu celisaan? J: Horta waxa la gaadhay wakhtigii aanu ummadda u soo bandhigi lahayn 15 xeer oo aanu sannadkii aanu shaqaynayay ansixinay oo dib naloogu soo tuurey, waxaanu awel hore lahayn yaan laydin odhan golihii wakiilada axsaabta mucaaridka aqlabiyadiisa heshayoo xukuumaddii bay ku jiq-siiyeen, hadana maanta turxaan bixintii ayaanu faro-madhnaan ka taagannahay oo nala yidhi dekedda iyo haamaha shidaalka Berbera kama hadli kartaan, xukuumadda maanta taagan waxaan aad ula yaabay war-saxaafadeed madaxtooyadu soo saartay oo ay ku jirtay haygu karaamo seegina habaar laygu kari-waaye, af madaxweyne iyo af dawladeed toona may ahayn, xaasha lilaahi markii lagu soo doortay beel maad ahayn ee Daahir Rayaale ayaad ahayd, wax cunsuriyada oo lagu hayey beelaha gobolka Awdal may jirin ee waa bulsho xariira, loona aanayn maayo iyaga maamulka xukuumadaada ee adigaa laguu aanaynayaa. Laascaanoodii uu madaxweynuhu ka soo carayay ayuu leeyahay dad baa jid-gooyo isku hortaagay, berigaa ururkii ASAD ayaan ahaa, Badhan iyo Dhahar iyo Xudun miyaanay ahayn degaanadii ay Asad iyo Birsol ka soo baxeen, Sool iyo bariga Sanaag madaxweyne Rayaale ayaa gooyey, mar-labaadkii miyaanu maamulkii gobolka Sool ka soo rarin Laascaanood oo aanu Caynaba keenin, waxa uu ogsoon yahay madaxweynuhu hadii ay bulshada bariga Sanaag iyo Sool ay yimaadaan in aanu madaxweyne noqonayn, balse way imanayaan oo Somaliland-nimadii ayay u soo noqdeen, adaase hortaagan. Source: Haatuf
  12. Liibaan

    Hobalada

    Yaabadanaa Nasheed iyo waxa aa sheegasu waa maxey War wadaadada kudhaha sidan diin maaha, ordoo diin soo barta, waxani waa jahli Sidoo ninku isleeeyahay ma aragtid miyaa?
  13. JB, Your are right what Somali people need first is peace and security, because can work Somali people inside Somalia have better living standards then many African countries, but the major problem that Somali people is that their country is lawless and insecure The reason that Puntland and Somaliland are doing better is because of the relative peace NOT food storages, while Mogashu was out of control and in chaos for the last 16 years. Although ICU was the first group to bring some semblance of order to Mogadishu, but then they quickly become very aggressive and hostile to other southern Somali regions, and even Somaliland and puntland. ICU waged a war to take over many peaceful Somali cities, and attacked the base of the Somali government Baydhbo. The passport program is a an excellent step forward, if the Somali passport is becomes guanine and secure from counterfeiting , Somali people will not need to carry foreign passports.
  14. Bush, Bush senior, Blair, Chirac, Harper, and the Indian prime minister all of them used the term “My government” So what’s the issue here?
  15. Bush frequently uses “My government” Here is some examples CNN Bush " My government took the appropriate response to those dangers. And as a result, the world is going to be more secure and more peaceful." USA Today Bush "I mean, one of the things about Elizabeth's question was, I stepped back and I've asked myself a lot, is there anything we could have done to stop the attacks? Of course I've asked that question, as have many people in my government. Nobody wants this to happen to America. " Guardian Bush "At this hour, the world is witnessing terrible suffering and horrible crimes in the Darfur region of Sudan, crimes my government has concluded are genocide. The United States played a key role in efforts to broker a cease-fire, and we're providing humanitarian assistance to the Sudanese people." Samarnews Bush " My government and your government pursue a common objective: We will bring Abu Sayyaf to justice And we will continue to work together, along with our friends in Southeast Asia," Guardian Blair "A future fair for all; that is the goal. In its pursuit, the question my Government and my Party faces is the same you face every day." Press conference President Chirac "Ladies and Gentlemen, as we start this press conference, I would like to say how happy we have been, we the French, to welcome the Prime Minister of Britain. We are here with my government and I would like to thank very warmly, on my behalf and the Prime Minister's behalf, the French authorities, especially the Mayor of Le Touquet. This place is a symbol of our friendship between our two countries."
  16. JB, well said These days, some people have hard time to understand, a simple thing like that, I think it’s because of stress, they miss clan-courts and sheikh indhacadde Any member of the the government can say "My government" not just the president or head of state When a ordinary citizen say "My country, My government" Does that mean he or she owns? When a student say "My school" Does that mean the student owns the school?
  17. Somalia: Inmates in Somaliland Begin Fasting to Protest Shabelle Media Network (Mogadishu) NEWS February 4, 2007 Posted to the web February 4, 2007 By Aweys Osman Yusuf Mogadishu Reports from Barbara in Northwest Somalia indicate that inmates in Barbara prison have begun fasting to protest tortures inflicted on them by the prison guards. Barbara is a coastal city under the control of the break away republic of Somaliland. Reports say some of the prisoners in the Barbara prison facility were transferred to Hargeysa, the capital of the secessionist Somaliland. The health of some of the inmates was reported to be in critical state. Hassan Kilyo, a brother of one of the inmates, has told Shabelle that his brother was in Barbara prison for four years without a trial. "My brother was a university student in Bosaso, (a business city in Puntland, an autonomous regional government in Somalia). They accused him of stealing money from Ethiopia and he has never been there," he said. He said his brother was even missing from Barbara prison for six months. "He was taken to the American military bases in the horn of Africa," he said. He pointed out that his brother was seized in Hargeysa by Somaliland police after he was charged with accusation stealing money from Ethiopia. "The accusation was definitely false," he said. The administration of Somaliland blamed the defendant of terrorism activities in 2006 after the courts in the secessionist republic found him no guilty, his brother said. _______________________________ Somalia: Prisoners go hunger strike in Somaliland Sun. February 04, 2007 09:05 am By Mohamed Abdi Farah. (SomaliNet) Some of the Somali prisoners who are in the jails of the self-breakaway republic of Somaliland in northwest Somalia have gone on hunger strike after they faced difficulties including torture and other penalties by the Somaliland police. Reports say. Yasin Kilwe Osman, who is among the prisoners that recently being shifted from Hargeisa jail to Barbara prison, is reportedly to have been in dire condition. His health was at risk after he refused to eat and drink. Kilwe has been in the prison for four years and he was innocent of any crime, his brother Hassan Kilwe said. “He has been arrested by the Somaliland authority accusing him of being a terrorist and stealing money from Ethiopia but later he was found no guilty by the court, now I don’t known why Somaliland is holding my brother in the jail by the time he is clear of crimes,” Hassan Kilwe, the brother of the victim said six months ago Yasin was taken from the prison to US navy bases in Djibouti for questioning but he was found not guilt of anything and then returned to his jail in Somaliland. “When I visited my brother in the jail he was in bad condition because he was chained in both hands and legs, he looked very dismayed, I asked why all these things have been done to him, the police replied that they feared that he might commit suicide and then they did this because of saving his life,” Hassan Kilwe said. Yasin Kilwe who went from Bosaso four years ago to visit his relatives in Hargeisa was arrested by the police accusing him of conducting terror attacks. He pleaded no guilty and threatened if he is not freed he would kill himself. Hassan Kilwe, the brother of the detained victim of torture, now began to reach the case of Yasin to the human rights activists. He said he wants to inform the international community to known that there are gross human violations in Somaliland, north of Somalia. _______________________________ WARBIXIN KU SAABSAN XAALADDA YAASIIN KILWE OO KU XIRAN BERBERA Feb 06, 2007 By: Dhahar(jidbaale.com):- Yaasiin Kilwe Cismaan waxa uu ku dhashay kuna soo barbaaray degmad Dhahar ee gobolka sanaag sanadku markuu ahaa 1981kii, waxa uu ku soo qaatay waxbarasha asaasiga ah dugsiga H/Dhexe ee degmada Dhahar waxa uu markii ugu danbaysayna arday ka ahaa Jaamacadda bariga Afrika ee Boosaaso, sanadii 2003 bishii 11aad isaga oo ku jira fasax ayuu safar u aaday magaalada Hargaysa, nasiib darro waxaa lagu xiray halkaas, isaga oo lagu eedeeyay inuu lacag ka soo dhacay meel u dhaxaysa Tog Wajaale iyo Jigjiga oo ka mid ah kililka shanaad ee Ethiopia, arrintaasi oo ah mid aan jirin maxkamadduna ay waxba ku wayday sida ay caddaysay 05/06/2006 dii. Yaasiin Kilwe intii uu ku jiray xabsiga waxaa loola dhaqmay si ka baxsan banii aadanimada waxaana loo gaystay gabood fallo waawayn oo ay ka mid tahay: Inay sixun ay u jir dileen ciidanka baarista danbiyada(CID) ka dib markuu qiran waayay danbiga lagu soo eedeeyay. Isaga oo loo dhoofiyay meelo ka baxsan dalka looguna soo gaystay tacaddiyo badan. Isaga oo ay ku xiran yihiin silsilado aan laga furin habeen iyo maalin xitaa marka lagaynayo maxkamadda. Waxaa wali uu ku jiraa xabsigaa iyo xaaladdaa adag isaga oo ay sii daysay maxkamadda racfaanka Gobolka Hargaysa taariikhdu markay ahayd 05/06/2006 ka dib markii ay ku wayday wax danbi ah , waxaa xusid mudan in ninkii la mid ahaa ee ay maxkamaddu wax ku wayday in loo soo celiyay xorriyaddiisi haddana si nabad ah ugu nool yahay magaalada Burco oo uu u dhashay. Wax kasta oo ku baxa noloshiisa, sida: Cunto, Daawo iyo wax kasta oo uu u baahan yahay anaga ayaa bixina dawladda uu u xiran yahayna wax daryeel ah kuma qabo. Yaasiin Kilwe hadda xaalkiisu waxa uu marayaa meel khatar ah oo uu nolosha ka jeclaystay geerida kadib markii ay dhibtu ku fara badatay haddana wuxuu ku jiraa cunto ka soomid, xaaladdiisa caafimaadna aad ayay u liidataa. Waxaa xusid mudan in Maamulka S/land aanu arrintaas in badan kala hadallay , baaqyo badana ay u direen madax dhaqameedyadu , laakiin aanay waxba ka soo qaadin. Ugu danbayntii anaga oo ah ehelada Yaasiin Kilwe waxaanu ka codsanaynaa maamulka S/land inuu si dhakhso ah wax uga qabto arrinta Yaasiin, qaataana mas’uuliyadda wixii soo gaadha Dhibbane Yaasiin Kilwe. _______________________________ ALLE AYAA WAAFAJINTA LEH: EHELADA YAASIIN KILE CISMAAN Codsigaa iyo warbixintaa ka dib waxaa hadalkii u soo wareegay dadkii ka soo qayb galay xafladda qaar ka mid ah , kuwaas oo dhamaantood ka hadlay xaaladda qallafsan ee uu ku sugan yahay Yaasiin Kilwe muddada dheer waxaanay dhammaantood ka codsadeen maamulka S/land inay si dhakhso ah usoo daayaan Yaasiin iyaga oo fulinaya go’aankii ay maxkamaddu ku amartay in lagu sii daayo. Waxaana ka mid ahaa dadkii halkaa ka hadlay , Xaliimo Ciid oo ah Yaasiin Kilwe hooyadii waxaanay sheegtay in ay murugo iyo oohin darteed ay la indho beeshay , waxa kale oo halkaa ka haday,Nabaddoon Faarax Cali Ilsar oo ku hadlayay magaca Guurtida , Mudane Cali Jaamac Faarax Wasiirka Madaxtooyada DGPLN , Mudane Axmed Xuseen Doonyaali , C/laahi Cabdi iyo dadwayne kale. Waxa kale oo goobtaas lagu soo ban dhigay baaq ay soo saareen Isimada Aqoon yahanka iyo guurtida Degmada Dhahar Baaqaas oo u qorraa sidan: _______________________________ BAAQ KU SAABSAN XAALADDA YAASIIN KILWE OO KU XIRAN HARGAYSA Anaga oo ah Nabadoonada, Guurtida , aqoon yahanka iyo waxgaradka hoos ku xusan kuna kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa waxaan halkan ku caddaynaa in ninka lagu magacaabo Yaasiin Kilwe Cismaan kuna dhasha Degmada Dhahar uu ku xiran yahay magaalada Hargaysa muddo ku dhaw afar sano , isla markaana uu la kulmay tacaddiyo farabadan intii uu ku jiray xabsiga. Waxa kale oo aanu halkan ku caddaynaynaa in arrinta Yaasiin Kilwe wax garadka degaanku ay in badan kala hadleen maamulka S/land laakiin ilaa hadda aan wax laga qaban xaaladdiisa. Haddaba, markii aanu ka war hellay in uu hadda ku sugan yahay xaalad adag , kuno jiro cunto ka soomid furan ,isla markaana noloshiisu ay ku jirto halis waxaanu markale soo jeedinaynaa baaqan soo socda: In si dhakhso ah loo fuliyo go’aankii ay maxkamadda racfaanku ku sii dayasay Yaasiin Kilwe taariikhdu markay ahayd 05/06/2006. In la fura baaritaan madax banana oo lagu xaqiijinayo dhibaatooyinka soo gaaray Yaasiin Kilwe intii uu ku jiray gacanta maamulka S/land. Waxaanu aad uga xunahay in ninkaa la geeyay waddamo shisheeye looguna soo gaystay tacaddiyo waawayn , arrintaas oo ku xun Islaanimada, derisminada iyo soomaalinimada. Ugu danbayntii waxaanu ka rajaynaynaa maamulka S/land in uu tix galiyo baaqayaga , isla markaana aanu fududaysan . MAGACYADA 1- Nabaddoon Warsame Dalmar Ciise 2- // Cali Cabdi Cali 3- // Axmed Siciid Madaxay 4- // Cabdi Shire Maxe’d 5- // Saxardiid Cali Dhawaaq 6- // Warsame Aadam Geesood 7- // Faarax Cali Ilsar 8- // Maxu’d Cumar Muuse (Jeenicad) 9- // Maxe’d Yuusuf Shire 10 // C/laahi Maxe’d Xasan 11- Guurti Axmed Maxu’d Samatar 12 // Siciid Xasan Xaaji 13 // C/rashiid Ducaale Cali 14 // C/raxmaan Faarax Gurxan 15 // Axmed Xasan Cabdi 16 // Boqolle Cabdi Qacle 17 // Jaamac Cali Maxe’d 18 // Cabdi Cismaan Halac 19 // Cabdi Xaaji Maxe’d 20-// Yuusuf Boobe Cismaan 21 // X.Cabdi Ibraahim Markii ay khudbaduhu dhamaadeen waxay dadwaynuhu ku soo wareegeen magaaladay iyaga oo sita boorar .ay ku qorraayeen halku dhigyo ay ka mid ahaayeen:"YAASIIN KILWE WUXUU SI XUN UGU DHIBBAN YAHAY XABSIGA BERBERA" "CADDAALADDA S/LAND MA SIDAASAA" "SAMSAM IYO YAASIINBA DHAHAR BAY KU DHASHEEN" iyo erayo kale Waxaa xusid mudan in muddaharaadkan oo kale uu ka dhacay degmada dhahar bishii 5aad 2006 . _______________________________ MUDDAHARAADKII KA DHACAY DEGMADA DHAHAR IYO HADALADIILAGA JEEDIYEY IYO HALKU DHEGYADII DADWEYNAHA CADHAYSAN. Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03/02/2007 ka dhacay Deg.Dhahar Mudaharaad ay soo abaabuleen Ururrada Haweenka, Dhalinyarada, Aqoonyahanka, wax garadka iyo guud ahaan dadwaynaha degmada, iyada oo laga muddaharaadayay xaaladda Yaasiin Kilwe Cismaan oo ah nin u dhashay degaanka Dhahar kuna xiran Magaalada Hargaysa muddo ka badan afar sanadood xaaladdiisana aad looga dayriyay. Waxay dadwaynuhu isugu tageen halka loo yaqaan Xananta oo ku taal dhinaca koonfureed ee degmada Dhahar , halkaas oo ay ka soo bilaabeen socod dheer oo ay ku soo mareen daafaha magaalada iyaga oo sita boorar kuna dhawaaqayay hal ku dhegyo ay ka mid ahayd: "Caddaalad darro dooni mayno", "Ganacsiga dadka dooni mayno" iyo erayo kale ,,,,Intii aan la bilaabin socodka waxaa la hadlay dadwaynaha masuuliyiin iyo guurti badan, waxaa ugu horrayn bilaabay hadalka Xasan Kilwe Cismaan oo ah ninka xiran walaalkiis, waxaanu si qiiro leh uga war bixiyay xaaladdii lagu xiray Yaasiin iyo marxaladihii uu soo maray intii uu ku jiray xabsiga Hargaysa iyo meesha hadda xaalkiisu marayo . http://www.somalitalk.com/2007/feb/Dhrm3.JPG Waxaanu ku soo ururiyay xaalkiisa qoraal uu u soo ban dhigay saxaafadda iyo dadwaynihii ka soo qayb galay muddaharaadka , qoraalkaas oo u qorraa sidan. Laas Qorey, Soomaaliya
  18. JB Buubaa waa nin caqlibadan, inuu hungureen wax aan jirin, muxuu ku falayaa in uu madaxweyne u noqdo imagenery country riyaale he only cares few dollars Riyaale ah wax lasoo nacay, oo kasoo hadhay maamul hore Buubaa is bright man with high integrity, he aspiring to be future Somali president
  19. Riyaale waa nin ku riyoonaya wax aan jirin, been iyo khuraafaad iskugu sheekeenaya Those who hired Riyoole to be their leaders are the real losers, he is another loser but al least he proved that he is smarter then them Buubaa run badan iyo xaqiiq buu hadlay, ninkii caqli leh baa uun fahmaya kuli arrimaha uu ka hadlay waa wada run, markii riyoole wax dhibteen bey khasaareen its like You shoot yourself in the foot Hadii ee run ka tahay aqoonsigu, ama caqli isku dhaamaan waxba umey dhiiban laheen riyoole
  20. Munaafaq waashay - ubaahne, Hadii islaamnimadu run kaa aheed, maad waalanlaheen, maryahana kama caralaheen War anaga Yusuf waxba nagama galin, ma waxaad u maleenasaa sidaado kale, in loo dhaqmayo hadii yusuf laga qaado jagada? cid sidaada u caqli yar somaali oo dhan kuma jirtu Hore ayaa loo yidhi, nin waalan dadka kale ayuu moodaa sidiisa oo kale inay u waalan yihiin... markaa ku lama yaabayo Dad Allah iyo diin aaminsan baanu nahay, wax kastana qadar Illhay baanu u aragnaa aduu munaafignimo iyo gaalnimo baad isku darsatay zenewi and Christians are better than you 100 times, at least they believe god, but you godless thats explains why you making death threats against everyone , very strange behavior (unislamic) shaydaanubaane ayaa tahay Looser waaxid