Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Waxgaradka Beesha Maakhir Oo Kabiyo Diiday Soo Xulista Faroole Ee Xildhibaanadooda eeGolaha Baarlamaanka Ay Kuyeelan Doonaan Waxgaradka beesha Maakhir ayaa maanta shir jaraaid oo ay qabteen kaga biyo diiday soo xulista xubnaha baarlamaanka ay kuyeelan doonaan beeshaasi iyagoona sheegay inaysan waxna uxulin karin madaxweynaha maamulka puntland ee faroole. iyagoona sheegay inay iyagu soo xulayaan xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee hada lasoo xulayo iyagoona sida ugu dhakhsaha badan usoo xulayo xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.
-
VIDEO:Shacabka MaaKhir oo Ka Digey In LaGudbiyo Liiska Xildhibaanada Maakhir ee Barlamaanka Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> http://laasqoray.org/?p=6296 Iyadoo magaalada Muqdisho shalay lagu ansixiyey Dastuurka Jajuubka ah ee Mahiiga Allifay, ayaa ergada halkaa ku sugan waxa soo food saartay arrin caga juglayn iyo gacan ku qabasho ah, arrintuna waxay daarran tahay sidii loo soo xuli lahaa xubnaha baarlammaanka KMG uga mid noqonaya beel walba. Arrintan oo Mahiiga laftiisu ka qayliyey, ayaa waxa ugu cad cad caga juglaynta iyo afduubka beelaha qaar lagu hayo, Madaxweynaha Puntland, C/Raxmaan Faroole oo isagu la soo taagan dadka u geliya baarlammaanka Gobollada Sanaag, Haylaan, Sool, iwm, in kuwa isagu raalli ka yahay uu geysto, isagoo isticmaalaya isimmada gobolladaas qaar ka mida oo u dhega nugul Faroole. Arrintan ayaa hore waxa ugu fashilmay isku day noocaas oo kale ah AHN Cabdullaahi Yuusuf, ka dib markii Shirkii Embaghathi ee 2004-tii sidaa si la mida uu ugu gooddiyey inuu isagu magcaabayo xubnaha baarlammaanka gobolladaas, hase ahaatee dad ka soo jeeda gobolladaas ayaa jilibka u dhigay isagoo loo sheegay inuu ku ekaado magcaabidda xubnaha beeshiisa Puntland/Reer Bari oo qudha. Waxa ayaan darra ah iyadoo gobollada Maakhir sidii hoogayaashu hore ugu horkici jireen loo xooray 5 kursi, oo weliba laba ka mida hore Qarammada Midoobey u qoondaysay xildhibaannadii ka soo horjeestay damacii C/lahi Yuusuf ee 2004-tii. Maantana tiibaa taagan, waxa ku sugan magaalada Muqdisho Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, Cabdullaahi Cali Ciid, Ina Cartan iyo isimmo kale oo beesha Maakhir ka soo jeeda. Sida la xaqiijiyey mid walba wuxuu gudbistay liis xildhibaanno isagu soo xushay, waxayna noqotay riwaayadaha ugu qosolka badan ee laga maadaysto golayaasha dawladda tamarta daran ee KMG. Waxa xusid mudan in Faroole oo isbiday awood, inuu sidii oday C/Cabdullaahi rabo inuu duudsiyo ummaddaa xaqeeda, isagoo raba inuu u yeedhiyo isagu kuwa uu rabo, halka uu si cad dagaal hoose ugu wado dadka wax ku oolka ah ee gobolladaas ka soo jeeda, ahaana kuwii u heellanaa difaacidda iyo aaya soorka ummaddaa ay metelaan. Mid ka mida Suldaammada meesha jooga ayaa laga soo sheegay, ‘Xildhibaannada ugu cadcad ee shacabku rabaan, qaar waxa diiddan Madaxda dalka…” wuxu k wadey, Faroole, Shariif, Sakiin, Cabdiweli iyo boqorkooda Mahiiga. Sida la wada ogyahay waxa soo baxaya in isimmada beesha goobta u jooga ay noqdeen kuwa jeebka ugu jiro shakhsiyaad qayrkooda, kuwaasoo ah kuwa dib iyo horaba u curyaamiyey horumarka iyo aaya ka tashiga gobolladaas. Waxa durba la isla dha isku haystoex marayaa in shantii kursi la isku haysto. Waxgradka gobollada Sanaag, Haylaan iyo Bari ayaa hore uga digay in wax isdaba marin ah lagu sameeyo xulidda xubnaha baarlammaanka u gelaya DKMG, iyadoo laga amba qaadayo in karti, hufnaan, iyo aqoon wax lagu soo xulo. Arrintaa ayaa madmadow badani hadheeyey illaa iyo hadda. Wixii ka soo kordha arrintan kala soco Laasqoray Online, codkaaga fadlan ka dhiibo arrintan.
-
Somalia;855179 wrote: You just stated yourself that the supposed Khaatumo elders are in Garowe, so how did we steal? Only one Khaatumo elder in Garowe , the Ex-Boqor Abdullah. 13 of 14 KHaatumo traditional leaders support KHaatumo State. Presently, all the 13 are in the capital Mogadishu.
-
Xaaji Xunjuf;855162 wrote: Liibaan if you really want to defeat faroole u need to have an ally right now you don't have any The puntlanders are playing dirty politics the puntlanders will do everything to secure their interest in mogadisho and the south. Xunjuf, Don't worry the conflict between KHaatumo and Puntland will be solved peacefully, Insha Allah. KHaatumo State is success story, in 6 months the newly established regional state achieved many things. KHaatumo State have the support of the vast majority of KHaatumo People and Somali People in general. The president of Somalia Sheikh Shariif fully supports KHaatumo State of Somalia. Already, KHaatumo State secured 5 seats of the 8 seats allocated for KHaatumo People. Insha Allah, Khaatumo people are working on the other 3 seats. KHaatumo people will not accept interference from Faroole.
-
CabduKariim Ayaa Hishiiskii Mahiga Iyo Faroole Ganafka Ku Dhuftay Sheegayna In Uusan Qayb Ka Ahayn Shirkii Burburay ee Ka Dhacay Nairobi C/Kariin Xasan Jaamac Oo Magaciisa Lagu Sheegay War Saxaafadeedka Ka Soo Baxay Shirkii Nairobi Ugu Soo Gaba-Gaboobay Shan Kamid Ah Lixdii Saxiixayaasha Road Map-Ka. C/Kariin ayaa BBC-da u sheegay in uusan qayb ka ahayn heshiiskii lagu gaaray Nairobi oo dhigayo in mudanayaasha gobolkaasi ay soo kala xulaan Odayaal Dhaqameedyo ku kala sugan Muqdisho iyo Garoowe. Bayaanka ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in wada-xaajoodka arrinta Khaatumo uu qeyb ka ahaa Cabdikariin Xasan Jaamac oo horey u ahaa jirey wasiirka warfaafinta ee dawladda KMG ka ah ,Hase yeeshee C/kariin ayaa arrinkaa ganafka ku dhuftay sheegayna in uusan qayb ka ahayn shirkii shalay ka dhacay Nairobi. Maamulka Khaatumo ayaa isagu ah mid had iyo jeer ku hawlan taaba galinta siyaasadeed ee Goboladaas. Tan ay wadaan Faroole iyo Sabiga C/wali ayaa ah mid aan weecin Karin hadafka Khaatumo oo ah in dib loo yagleelo dawladda Soomaaliyeed iyo Qaran kii taaba galka ahaa oo mar labaad ka dhasha wadanka Soomaaliya. Isimada Khaatumo ayaa iyagu ah kuwa xulay Xildhibaanadii Uga qayb gali lahaa Maaamulka Khaatumo Baarlamaanka Cusub iyaga oo liiskii iyo dadkii ka qayb gali lahaa intooda badan gacanta ku haya.
-
Heshiiskii Faroole Iyo Mahiga
-
Heshiiskii Faroole Iyo Mahiga
-
Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac: "Faroole Wuxuu Doonaya Inuu Bililiqaysto Kuraas Shacabka KHaatumo lee Yahay.!! Horufadhi.com Wasiirkii Hore ee warfaafinta Boostaha iyo Isgaadhsiinta dalka Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac ayaa si weyn uga jawaab bixiyey Qoraalkii ka soo baxay magaalada Nairobi ee la sheegay inuu Faroole soo qortay. Dr: Jaamac oo la hadlayey ilaacadaha caalamiga ah iyo kuwa afka Soomaaliga ku hadla, sida BBC da Voa da ayaa sheegay in ay khalad iyo meel ka dhac tahay in magaciisa lagu xuso Qoraalkii ka soo baxay shirkii 3 ka mid ah saxiixayaashu ku yeesheen Nairobi, kaasoo bur buray ka dib markuu ka baxay madaxweynaha dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Dr: Abdulkareem ayaa sheegay inaysan Khaatumo Shirka qayb ka ahayn, isla markaana aysan jirin cid ku matlaysay, wuxuu sheegay in markuu baxay Madaxweynaha SOomaaliya oo uu asagu la socday shirka laga saaray, wuxuu is waydiiyey nin shirkaba laga saarya oo la yidhi Madaxweynahaad la socotay Cadhoo ee Raac sababta magaciisa loogu been abuuran karo. ”” Faroole wuxuu isku dayayaa inuu bililiqaysto kuraas Shacabka KHaatumo lee yahay, taasina waxay noqonaysaa mid aan suuroobeyn”. Nin siyaasi ah oo aan la qabiil , maamul iyo deegaan ahayn dadka Khaatumo ma jirto sababta uu u soo geli karo arimaha deeganadan, waxaana uga digeynaa inuusan bur burin geedi socodka nabada, ayuu yidhi Dr: Abdulkareem. Sidoo kale wuxuu sheegay in ay jiraan nin isim ahaan jirey iyo ninkale oo la socda balse aan isim dhaqan meela ku ahayn, lagu taliyey inay u tagaan odayaasha dhaqanka, ayna raacaan halka loo badan yahay, taas micnaheeduna aysan ahayn in Faroole la siiyey xubno, wuxuuna sheegay in aysan jirin meel taas lagu saxiixay asaguna uu ku ogaa in la isku raacay. Ugu Danbeyntii Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac ayaa sheegay in shacabka deeganadaasi ay lee yihiin madaxdhaqameed mideysan oo jireen ah, sidaas daraadeena aysan soconeyn in nin isim ahaan jirey hadana aan soo jireen ahayn iyo nin aan la aqoon waxa uu ku magacaaban yahay aysan u yeedhi doonin, Faroole uusan bililiqo waxba uga qaadeyn Khaatumo iyo deeganadeeda. Horufadhi.com

Maamul Goboleedka KHaatumo State OO Beeniyay Inuu Ka Mid Ahaa Shirkaa Nairobi Iyo Hishiiskii Ku Dhexmaray Maiga Iyo Qaarkamida Saxiixayaashii Roadmap Ka Muqdisho: Cabdkarim Xassan Jaamac, oo magaciisa lagu sheegey war saxafaadeedka ka soo baxey shir Nairobi ugu soo gaba-gaboobey shan kamid ah lixda saxixayaasha Roadmap-ka, ayaa sheegey in uu shirka ka baxey. Cabdikarim ayaa Saxaafada u sheegey in uusan qeyb ka ahayn heshiis lagu gaarey Nairobi oo dhigayo in mudanayaasha gobolkaasi ay soo kala xulaan odayaal dhaqameedyo ku kala sugan Muqdisho iyo Garowe. Bayaanka ka soo baxey shirka ayaa lagu sheegey in wada-xaajoodka arrinta Khaatumo uu qeyb ka ahaa Cabdikarim Xassan Jaamac oo horey u ahaan jirey wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG. Billowgii sanadkan ayaa magaalada Taleex loogu dhawaaqey maamul ay dadka degaankaasi sheegeen in uu matalayo gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Mamaulka Khaatumo aya aah mid wakhti yar ku taabo galay horumar la taaban karana sameeyay, talaabadan hada Mamaulka Faroole ku doonayo inuu kuso xulo qaybo kamida Xildhibaanda ay yeelandoonan Mamaulka Khaatumo aya keeni kara fadqalalo ay dib ugu dhacdo Wakhtiga kala guurka ah ee 20 august, waxa muuqanaysa talaabadna in aysan Somali guul u horseedayn hadii Mahiga uu u xagliyo Faroole iyo Gaas. WARAYSIGA DR. CABDIKARIM XASAN JAMAC OO MAQAL AH GOORDHOW NAGA FILO HADII RABI RAALI KA NOQDO. Maxamed Wali Muqdisho

Khaatumo State: Heshiiska Mahiga-Faroole Qeyb Kama Nihin Cabdkarim Xassan Jaamac, oo magaciisa lagu sheegey war saxafaadeedka ka soo baxey shir Nairobi ugu soo gaba-gaboobey shan kamid ah lixda saxixayaasha Roadmap-ka, ayaa sheegey in uu shirka ka baxey. Cabdikarim ayaa BBC u sheegey in uusan qeyb ka ahayn heshiis lagu gaarey Nairobi oo dhigayo in mudanayaasha gobolkaasi ay soo kala xulaan odayaal dhaqameedyo ku kala sugan Muqdisho iyo Garowe. Bayaanka ka soo baxey shirka ayaa lagu sheegey in wada-xaajoodka arrinta Khaatumo uu qeyb ka ahaa Cabdikarim Xassan Jaamac oo horey u ahaan jirey wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG. Billowgii sanadkan ayaa magaalda Taleex loogu dhawaaqey maamul ay dadka degaankaasi sheegeen in uu mathalayo gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Hasa ahaatee, waxaa arrintaasi ku gacan-seyrtey Somaliland oo sheegtey in qeybo kamid ah dhulkaasi uu maamul ahaan hoos yimaado Somaliland. BBC SOMALI
-
Shinbir Majabe;855086 wrote: Mr. Muqafal, Farole waa burcad-badeed, lacago badan dhunsaday. marka Galayr oo ah rug cadaa lagu yaqaan wadaniyad iyo aqoon in aad la sinto afweynaha Pirate-land ka taliya waa wax lagu yaqaan dadka Mooga ah ee adiga oo kale ah! Farole wax walbo wuu siisan lahaa si uu helo CV ga Galayr oo soo qabtay PM iyo xilal wasaaradeed, taa uusan Farole ku riyoon waligii.. Shinbir Majabe, Waa runtaa 100%, Xaqiiqda ayaa ka hadashay.
-
Shinbir Majabe;855073 wrote: Khaatumo: Heshiiska qeyb kama nihin Cabdkarim Xassan Jaamac, oo magaciisa lagu sheegey war saxafaadeedka ka soo baxey shir Nairobi ugu soo gaba-gaboobey shan kamid ah lixda saxixayaasha Roadmap-ka, ayaa sheegey in uu shirka ka baxey. Cabdikarim ayaa BBC u sheegey in uusan qeyb ka ahayn heshiis lagu gaarey Nairobi oo dhigayo in mudanayaasha gobolkaasi ay soo kala xulaan odayaal dhaqameedyo ku kala sugan Muqdisho iyo Garowe. Bayaanka ka soo baxey shirka ayaa lagu sheegey in wada-xaajoodka arrinta Khaatumo uu qeyb ka ahaa Cabdikarim Xassan Jaamac oo horey u ahaan jirey wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG. Billowgii sanadkan ayaa magaalda Taleex loogu dhawaaqey maamul ay dadka degaankaasi sheegeen in uu mathalayo gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Hasa ahaatee, waxaa arrintaasi ku gacan-seyrtey Somaliland oo sheegtey in qeybo kamid ah dhulkaasi uu maamul ahaan hoos yimaado Somaliland. BBC SOMALI Shinbir Majabe, Thank You for this news article. KHaatumo People want to select all their representatives in Somali Parliament.
-
General Duke;854974 wrote: Sharif Ahmed is a big supporter of Khatumo cause. At least, Sheikh Shariif recognized KHaatumo State of Somalia. Sh. Shariif support KHaatumo political and traditional leaders to select their representatives in Somali Parliament. Sh. Shariif said " I welcome KHaatumo People and all somali people"
-
Mahiga oo 62% Kuraasta Beelaha KHaatumo State Ogalaaday Inay Soo Dooraan Madax-Dhaqameedka Iyo Maamulka KHaatumo State War-Murtiyeed: Shirkii Road MapKa ee Nairobi - August 06, 2012 RadioMuqdisho.net radiomuqdisho.net/shirkii-saxiixayaasha-roadmap-ka-oo-lagu-soo-... Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya halkaas oo uu ka socday mudo Sadax maalin ah iyadoona laga soosaaray war murtiyeed. Shirka saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa wax ka qeyb galay R/wasaaraha Soomaaliya, guddoomiyaha Baarlamanka, maamulada Galmudug, Puntland, ahlusuna waljameeca iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahega. Shirka oo magaalada Nairabo ka socday mudo sadax maalin ah ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen shaxiixayaasha Roadmap-ka waxaana ka mid ahaa in dib u eegis lagu sameeyo eragada ka socota maamulka Khaatuma State waxaana la isku afgartay in shan ka mid ah xubnaha Sideeda ah ee matalaya maamulkaasi ay soo xulaan Odayaasha dhaqanka ee k u sugan magaalada Muqdisho halka Sadaxda kale ay soo xulayaan Odayaal dhaqameedka ku sugan Garoowe. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa qodobadii kale ee laga soo saaray shirka in xubnaha cusub ee ka qeyb noqonaya baarlamanka uu dalka yeelano in ay aqoontiisa ay ka sareyso dugsi sare, iyo in ergada soo xuleysa baarlamanka cusub ay u madax banaanaadaan dadka ay soo xulayaan lana sugu amaankooda.
-
A_Khadar;855062 wrote: That is BS. If this is true, it's unacceptable. Bro Khadar, I agree with you, it's unacceptable, but this is temporary setback. According to Mahiga Plan: - KHaatumo State and Khaatumo Traditional Leaders will get 62% - Faroole will get 38%
-
RadioMuqdisho.net radiomuqdisho.net/shirkii-saxiixayaasha-roadmap-ka-oo-lagu-soo-... Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya halkaas oo uu ka socday mudo Sadax maalin ah iyadoona laga soosaaray war murtiyeed. Shirka saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa wax ka qeyb galay R/wasaaraha Soomaaliya, guddoomiyaha Baarlamanka, maamulada Galmudug, Puntland, ahlusuna waljameeca iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahega. Shirka oo magaalada Nairabo ka socday mudo sadax maalin ah ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen shaxiixayaasha Roadmap-ka waxaana ka mid ahaa in dib u eegis lagu sameeyo eragada ka socota maamulka Khaatuma State waxaana la isku afgartay in shan ka mid ah xubnaha Sideeda ah ee matalaya maamulkaasi ay soo xulaan Odayaasha dhaqanka ee k u sugan magaalada Muqdisho halka Sadaxda kale ay soo xulayaan Odayaal dhaqameedka ku sugan Garoowe. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa qodobadii kale ee laga soo saaray shirka in xubnaha cusub ee ka qeyb noqonaya baarlamanka uu dalka yeelano in ay aqoontiisa ay ka sareyso dugsi sare, iyo in ergada soo xuleysa baarlamanka cusub ay u madax banaanaadaan dadka ay soo xulayaan lana sugu amaankooda.