Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Xoogsade, We all know that you blindly supported ICU for tribal reasons Haddaan cadaab u socdo adigana ma ila galeesaa? Makes sense, but why don’t start with yourself then people may follow you Already, you ruined your sheikhnimo by defending Ubaahne’s empty threats, saying he meant, watever he meant, he was wrong to begin with Dadkaan hadda Somaliland dusha ka saran You saying this because you consider as I said before, the enemy of your enemy is your friend Like soo maal said each clan/region should rule their land, meaning people from dhahar, Mogadishu, Laascaanood, marka, Borame, Baraawe, Hergeysa, Baydhabo etc should all manage their own affairs Maku qanacsan tahay waxa Muqdisho ka socdo haa oo maya? Maya, nabad baan u rajeenayaa shacabka soomaalida oo dhan inuu Illahay u naxariistu Yaa masuul ka ah? All sides of the conflict Who started the war? when most people somali and the International community were advocating for peace
-
Xoogsade, Sheeekadaadu waa the enemy of my enemy is my friend You give your support those I call daalimiin, let alone condemning them, and you requesting from Garaad to condemn those you refer daalimiin Your words as well carry zero weight, because you don't follow the thing you preach Don’t talk about consistency, since yourself not seeking justice for all, few days ago you were defending ubaahne evil comments, markaa aduu maad joojisid dadka aad dulmiga ku taageerisid You blindly supported ICU/indhacadde for tribal reasons, and now in this conflict you sided with one side against the other for reasons we all know Dadkaan hadda Somaliland dusha ka saaran, waxaad aaminsantahay in Somaliland dusha laga saaranyahay interesting, when it’s the opposite
-
sxb, anuu talo fiican baan ku siiiyey, qof caqli leh uun baa fahmaya Well, you are a century behind You still advocating for British colony of Somaliland
-
Sxb, your minister admitted that SL militia were aggressors and invaders (daalimiin), Mr.Waqaf “ Xataa kuwii aanu lacagta siinaynay ee Tuutaha (Dirayska ciidanka) gashanaa ayaa ka soo jeestay xagii cadowga”. I simply posted small article, never made a comment regarding victory let alone showing off there has not been a reall 'decent' battles that took place. Few days ago you were very excited and claimed fake victory by manufacturing lies like SL militia is near Boosaaso and Gardho, and now you saying there wasn’t a war Shame on you I am really suprsided that is all of sudden happening at once. What is the relations between dhahar situation and Buuhoodle....everything seems to be falling in Somaliland's favor. NOpe, it's the other way around. After the SL troops captured Dhahar according to very reliable source of mind in the previous day which came without much fight. That was the day the Pland troops simply left Dhahar, for a reason we don't know, but according to Pland sources it was due to being outnumbered and out gunned, so they decided to regroup and build enough reisstance. On the second day, the Pland troops with little more man power and weaponary attacked the SL troops within two bases in Dhahar, East and West. The Pland attackes were repulsed according to once again my reliable adeero source ( ). That is when the Minister of Defense and Col. who visited dhahar the previous day told the troops to go on. However they went little too far into Pland territory by cutting off the paved road that linked Qardho and Bosaaso , it was in the actual Pland territory. To transgress beyond their initial plan which was perhaps to take control of Eastern sanaag was not in Riyale's mind, so he ordered the Minister Mr. Waqaf to withdraw immediately. He called the base they say few times, however the minister of defense and the colonel both ignored him and aimed for attacking Bosaaso and other areas outside the Somaliland claimed territory. Well in that very spot, Riyale fired the minister of defense without further delay and told the troops to withdraw fully from the area which they even occupied in fear that another battle would start without them haveing a leader in the field. So the troops pulled out and are now as said or reported Xiingalool which is about dozen KM from Dhahar to the West. That role is now given to five individuals including the vice President of Somaliland. 2. Cali Waran Cade. 3. Xasan Buuni. 4. Axmed Ducaale. That is truthful reporting and it doesn't get any better than that. P.S, I called my sister inlaws relatives who live in Ceerigabo which provided me with this news so I thought I shared it with you. Stay tune for the latest news and anaylzes from Sanaag. Bada Cas reporting. Out.
-
sxb snm malitia should stay their homes thats all
-
Xiin, waa mahad Illahay ninkii soo joog laga waayey, soo jiif baa laga helay Kudos to people of Dhahar Red, Sxb woqooyigalbeed (hergeysa/Barbara/burco) haa kagu filnaatu Geeridu waxey dhibtaa nin daalim ah oo dhoof ku yimi Illahay ka bacdii, Reer Dharhar waa ku mahaddsanyihiin inay iska celiyeen maleeshiyadii soo duushay
-
Somalia: Ex-Somaliland defense minister says he salvaged soldiers, weapons in retreat HARGEISA, Somalia Apr 17 (Garowe Online) - The former defense minister of the self-declared Republic of Somaliland said on Tuesday that he expected to be praised and awarded for withdrawing troops from Dhahar district after violent clashes last week. Adan Mire Wakaf, who was sacked on Sunday, argued that other Cabinet ministers in the delegation that visited the district accepted the decision to withdraw the troops. Mr. Wakaf dismissed allegations cited against him by Dahir Riyale, the breakaway region’s president, including disobeying a presidential order telling then-Defense Minister Wakaf to keep the troops stationed in Dhahar. “I thought I brought victory, I expected to be awarded a medal…but I didn’t think I warranted criticism and by retreating, I saved the soldiers and the technicals,” Wakaf told Jamhuuriya, a daily published in the Somaliland capital, Hargeisa. Somali military sources said the decision to retreat might've been influenced by the seasonal rains and concerns that the roads might soon be impassible for the military trucks. Wakaf was revoked of his post on Sunday, a day after Puntland security forces retook Dhahar town after bloody gun battles with Somaliland soldiers. [ Full story] Somaliland claims it has legal authority over Dhahar, a district in Sanaag, a region inside the borders of the ex-British Protectorate of Somaliland on which the breakaway region’s leaders base their case for independence. Puntland’s vice president, Hassan Dahir Afqura, said in the capital Garowe that Somaliland aims to return to the past by claiming the regions of Sool and Sanaag. The vice president chaired a ministerial meeting, which was primarily focused on the Somaliland border conflict. VP Afqura, himself from Sool region, accused Somaliland of seeking to destabilize the peaceful Puntland regions as a means of weakening the Somali federal government, which is combating an insurgency in Mogadishu. The two rival sub-states have fought over their unmarked several times since 2002 Garowe Online News
-
WAXAAN IDINKU WARGELINAYAA IN DAGAALKII ADHI-CADEEYE AY KU JIREEN CIIDAMO KA TIRSAN ONLF HAR(HAR)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md.Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Jabhadda Ogadeenka ee ONLF ay ka qayb galeen dagaalkii Maalintii Jimcihi ku dhex maray Adhi-cadeeya ciidamada Somaliland iyo ciidamada ------------- ee Cabdillaahi Yuusuf. Kulan lagu gorfaynayay qaab dhaqameedka Saxaafadda ee xilligan oo kale iyo hubinta wararka dagaalka iyo meesha laga helayo wararka rasmiga ah ee xukuumadda, oo uu Wasiirku saaka Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxda Saxaafadda dibadda iyo ta gudaha ee Somaliland, waxa uu ka sheegay in ciidamadaas ka tirsanaa ONLF, ee dagaalkii Adhi-cadeeye ka qayb galay ay ---------- u yimaadeen Hiil Isir ahaan ah, “Horta dagaal saaka kama socdo Jiidda hore, waxaanse idinku wargelinayaa in dagaalkii Adhi-Cadeeye ay ku jireen ciidamo ka tirsan Jabahadda ONLf oo hiil iyo isir ahaan uga qayb galay, iyada oo imikana ay la doonayo in qaybo ka mid ah kililka shannaadna laga keeno ciidamo kale oo Isir ahaan loo soo abaabulayo”. Ayuu yidhi Md.Cabdillaahi Maxamed Ducaale, waxaanu dintaa ku daray, in wax isbedel ahi aanu ku iman donin qaabka war Raadsi ee Suxufiyiinta, balse waxa uu kula dardaarmay inay isa saaraan xil iyo masuuliyad, si ay u baahiyaan warar sugan. Hargeysa News Author: Wasiirka Warfaafinta Somaliland (10/31/2004)
-
Jabkii Jabhada snm, waxuu keenay inay casileen wax ee ugu yeedheen wasiir difaac
-
Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo kusii Jeeda Ceerigaabo (Dhahar}15.04-7 Warar aanu ka helnay degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxa ay tibaaxayaan in Ciidamada maamulka hargeisa ayaa guul darro aad u lixaad leh ka soo gaadhay dagaalka ay isku dayayeen inay ku qabsadaan deegaamo katirsan puntland Wararka halkaas naga soo gaadhaya ayaa waxa ay sheegayaan in dhulka Sanaaga ah ee ku yaala dhulka fog ee ay ka midka yihiin Carmaale, Biyo guduud iyo kuwo kale oo ceerigaabo 35 km u jira ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan cidmada Puntland. Dagaalkii dhacay ayaa waxaa lagu waramayaa in ay ku gacansareeyaan Ciidamda Puntland, iyadoo ciidanka somaliland ay cagaha wax ka soo dayeen ka dib markii ay dagaal culus la galeen Ciidamada Puntland oo iyagu tan iyo markii ay ka baxeen Dhaharba ku sugnaa aagaas. Dhinaca kale waxaan si dhab ah loo ogaan Karin khasaaraha rasmiga ah ee uu gaystay dagaalkaas. warar hadeer nasoo gaadhayna waxay sheegayaan in ciidamo xoogan iyo wafuud aad u farabadan ay kasoo baxeen magaalada xeebta ahe ee boosaaso kuwaas oo wada gurmad iyo saanad ciidan waxayna haatan kusoo jeedaan deegaanka dhahar Widhwidh Online Kala Soco Wixii Soo Kordha News Desk...Media Center
-
Halkee SomaliLand loo yaqaanaa? Dhibaatooyinkii shacbiga Somaliyeed ee ku hadla Afka Soomaaliga ka soo gaaray gumeystayaashii, waxaa ka mid ahayd iyadoo la kala qaybiyey. Sababtoo ah gumeystayaashii ayaan isku mowqif ka ahayn arriimaha Somalia. labo ka mid qaybihii ayaa nasiib isu helay iney midoobaan, oo kala ahaa "Italian SomaliLand iyo Biritish SomaliLand". hadaba erayga SomaliLand macnihiisu waa"Dhulkii Soomaalida" waa magac Soomaali oo dhan ka dhexeeyey. waxaana magacaas loo Beddelay "Somalia" Hadda magacii SomaliLand (dhulkii Soomaalida), waxaa sheegtay degaanno gaar ah. Haddaba aan u soo noqdo Ujeeddada Cinwaanka, oo ah halkee SomaliLand loo yaqaan. Somalia waxay u qaysan tahay Woqooyi iyo Koonfur, Woqooyiga Somaliya waa halka loo yaqaan maanta SomaliLand. Juqraafi ahaan waxay ka soo bilaabataa Xuduudka Jabuuti (Lowyacadde), Ceerigaabo ilaa Sanaag bari, marka la soo dhaafo Sool, oo la soo gaaro meel wax yar u jirta Garoowi, iyo dhanka kale meel Bosaaso wax yar u jirta. Aagaas waxaa Calaamadeeyey Gumeystihii. Xayndaabkaas ama Xuduudaha SomaliLand waxaa deggan Qabaa'il kala duwan oo asal ahaan ka soo jeeda degaankaas. deegaan walba waxuu gaar u ahaa Qabiilka halkaas deggan, waxayna weligood kala lahaayeen xuduudo. Xitaa xilligii Dowladnimada, Xuduudaha Qabaa'ilku waa jireen. Markii dowladnimadii Burburtay waxaa waddankoo saameeyey dagaal Sokeeye. Qabaa'illada qaarkood waxay ku heshiiyeen inay Colaadda ka baxaan, nidaamna sameystaan, nidaamyadaas ayaa waxaa ka dhashay dowlad gobaleedyo, oo markii dambe isu rogay gooni isu taag iyo madaxbanaani. Haddaba goballada iyo degmooyinka ku jira Xayndaabka SomaliLand arrintaas ma isku raaceen. maalinta 18-ka May ma laga xusaa dhammaan degaannada ku jira Xudduudda Mustaqbalka ee aqoonsiga loo raadinaayo, oo la rabo in loo calaamadeeyo halka loo yaqaan SomaliLand. maamulka Hargeysa ma wada gaaray Xuduudda xisaabtanka ku jirta ee SomaliLand. Haddaba degaannadaas aan gaarin maamulka Hargeysa, isla markaana laga xuso 1da July, waxay ku jiraan Juqraafiga la raba in loo bixiyo "SomaliLand Goverment". waana deegaannada lagu xisaabtamayo in map cusub loo sameeyo ama la goosto, laakiin muddo 15 sanadood ah maamulka Hargeysa halkaas lagama aqoon, weligoodna ma arag. Siyaasiinta SomaliLandna aagaas cag ma dhigi karaan. hadaba sidee arrintaas ku suurtageliysaa, halkeese loo yaqaan SomaliLand. Markii labada maamul ee SomaliLand iyo PuntLand la sameeyey, haba kala horreeyaanee,mid walba waxaa ka hirgashay maamul Shaqeeya oo dowlad leh, Madaxweyne leh, GoleBaarlamaan leh. waxayna ku heshiiyeen labo arrimood oo Dimoqraatiyada aasaas u ah ookala ah: 1- in qolo walba maamulkeeda ay ku ekaato, oo aan wax farogelin la isku sameyn, in ganacsiga la is weydaarsado oo aan la iska carqaladeen, in muwaadiinta isu gudbaan oo aan safarkooda la iska carqaladeen. in qolo walba caalamka waxay ka raadsaneyso aan la iska faragelin. sida SomaliLand oo aqoonsi raadsata, Puntland oo khayraad dabiici ah soo saaristiisa caalamka ka raadsata. qodobkaas si fiican ayuu aagaas uga hergalay. 2- qodobka kale ee lagu heshiiyey ayaa ah in qolo walba maamulkeeda uu ku ekaado xudduudooda. waa xudduuddii Qabaa'ilka. Taasna waa lagu heshiiyey, in Maamul walba Xudduudiisa uu ku ekaado, Taas ayaana sababtay in maamulka Hargeysa uu gaari waayo aagagga xuduudaha xisaabtanka ugu jirta. Haddii qodobka 2aad la jebiyo oo xudduuda la isu soo tallaabo, waxaa halkaas ka dhacaya dagaal sokeeya oo ka xun kii Koonfurta. Khilaafka ugu weyn ee ka jira geeska Afrika wuxuu ka jiraa SomaliLand Dhexdeeda, oo ah degaano rabo gooni isu taag iyo deegaano ka soo horjeeda arrintaas, oo aan u arkin Madaxbannaani, oo u arka qabiil ku soo dhulballaarsanaya, ka dibna ay Minority u noqdaan. Siyaasiinta SomaliLand markay caalamka ku wareegayaan oo ay aqoonsi raadinayaan, waxay wataan Map ama deegaanno aysan wakiil ka ahayn, oo uusan maamulkooda gaarsiisneyn, laakiin ka mid ah xayndaabka SomaliLand, taasna waxay ka mid tahay beenta Somali wada fahamsan tahay, laakiin aan Caalamka fahamsaneyn. Ceebaha siyaasiinta SomaliLand ka soo gaartay aaggaas, waxaa ka mid ah Caleema saarkii Garaad Jaamac oo ka dhacay Laascaanood kana mid ah deegaanada ka tirsan SomaliLand. Garaad Jaamac waa garaad SomaliLand ah, aagiisana wuxuu ka mid yahay Xuduudda Siyaasiinta SomaliLand xisaabta ugu jirta, oo ay aqoonsi u raadinayaan. Caleemasaarka Garaadka waxaa ka soo qeybgalay Madax Dhaqameedyada SomaliLand iyo Somalia inteeda kale, Laakiin Siyaasiinta SomaliLand cag ma soo dhigin oo uu ku jiro Madaxweyne ku xigeynkooda. waana deegaan SomaliLand ah laguna caleema saarayo Garaad ka mid ah Garaaddada SomaliLand. waxaase ka soo qeyb galay siyaasiinta Dowladda F.K. qaarkood waana ka khudbeeyeen. waxaa kaloo ka soo qeyb galay Madaxweynaha Puntland iyo Dowladdiisa, kana khudbeeyeen. Waxaa halkaas lagu sharxay Calanka Somalia, iyo Calanka Puntland. Calan SomaliLand iyo Siyaasiin SomaliLand xafladdaas laguma arag. waana magaalada ay magaceeda gacanta ku wataan oo ay caalamka aqoonsi uga raadinayaan, kana mid ah xududddda ay ku xisaabtamayaan. Waxaa intaa ka sii daran khudbaddii Garaadka oo ay ka mid ahayd, inuu ka shaqeynayo midnimada Somalia. Garaadka wuxuu ka mid yahay Garaaddada SomaliLand, waxaana hoos yimaada Qabaa'il deggan aagga SomaliLand oo aan taageersaneyn gooni isu taagga. Haddaba su'aasha la is weydiin karo waxay tahay halkee loo yaqaan SomaliLand. Boohoodle oo wax yar u jirta Burco, kama mid aha Maamulka SomaliLand. Magaalooyin badan oo ku qoron Map-ka SomaliLand Sida "Dhahar", ayaan laga aqoonsaneyn Maamulka “D. Riyaale” Laakiin beelaha u dhashay SomaliLand oo aan ka tirsaneyn maamulka Hargeysa waa iska aamusan yihiin, deegaankooda waxaa xisaabsanaya maamul aysan ka tirsaneyn oo caalamka kula wareegaya aqoonsi raadin, waxaa mustaqbalka laga yaabaa in deegaankooda loogu soo dhaco, haddii SomaliLand la aqoonsado, in dagaal aysan hadda xisaabta ugu jirin inay madaxa la galaan. Hadaba maxaa la gudboon dadka deegaankaas degan? Waa iney matelaan deegaankooda, waa iney barbar cararaan Siyaasiinta SomaliLand, caalamkana u sheegaan in deegaanka SomaliLand ay ka mid yihiin, wakiilna aysan ka aheyn Maamulka Hargeysa. waa iney dowladda ku meelgaarka cadaadis ku saaraan, iney beesha caalamka u sheegaan in deegaankooda uusan ka tirsaneyn maamulka Daahir Riyaale, laakiinse ay yihiin deegaan SomaliLand ah, kana tirsan maamulka Puntland ama Somalia, waa iney Jaraa'idka calaamka u diraan, iyo UN-ka maqaallo ah, iney degan yihiin degaan SomaliLand ah oo aysan rabin inay Somalia ka go'aan. Warbaahinta Somalida iyo Caalamka waxay hadal hayaan SomaliLand, Laakiinse halkee SomaliLand loo yaqaan. Jawaabta akhristayaasha ayaan u daayey. Abdullah Jaamac Boqor (Canada) jama_abdullah@hotmail.com.
-
Why would they want to be divided from their own family? very true, we are one family I bet he didn't even know that the people of SSC also live in Nugaal and Bari. what do they know? nothing
-
Violet, snm are crazy, we told them to leave us alone and they not willing? maybe we should send them to mental hospital jb enough You failed to divide us and our brothers/sisters so go find better thing to do and mind your business
-
Just to secure the border and to complete the long process of reaching all the Somaliland borders. don't get frustrated ,, it was really a long process and was well-known. what a confused creation? we know the evil intentions of snm Snm only interested dhul balaadhsi at the expense of other SSC people, and unattainable recognition, not caring the views of local people God willing, people of SSC will defend their land against the aggressors and invaders and insha Allah they will never succeed their plan of the complete occupation of SSC and oppressing the people of SSC Ingriis baa idin duray, lakiin waxa idin ka raaaca waadin arki doontaan I can see you ignoring this issue ,,,,, well, the people in Sanaag are not ignoring it. so, sorry, i can see you don't care about those who died in that incident. Well, we do care. Sxb stop exploiting the small incident, you will never gain anything from it, Snm from 1991-to recent dhahar war waa committing war crimes against the people of sanaag in Cerigaabo dhahar and many other towns in sanaag Go exploit daroor and hergeysa burco civil wars
-
violet waa dira diraale, he wants to divide brothers, but he will never succeed ask him about the recent daroor war, Hergeysa/barbara war in 1993-1994, Burco war 1995-1997... those were major wars unlike mjiyahan incident
-
sxb, I am not celebrating, actually I am feeling sorry for him, and I hope he will learn some lessons I just didn’t why should spent too much energy defending his outrageous comments anyways take care
-
JB, Sxb kama kortit miyaa sheegita waxaan jirn Its snm=Somaliland that doesn’t want sanaag people to enjoy peace and stability, its fact that people from sanaag don’t support secession=one-clan project, but still snm wants to cause problems in sanaag - that’s evident in the recent snm aggression and attack on Dhahar? Just to spoil the peace and prevent any development no wonder but some ppl want to dominate others even If there is anyone who wants to dominate some, its snm(=Somaliland) that wants to dominate, occupy ssc solely for greed, dhul balaadhsi, unattainable recognition that is what makes the history change and the political stance different. are still dreaming, who cares about your version of history or political stance? Keep it for yourself in hergeysa , no one in ssc is interested, we have our own version of history and political stance that is opposite of yours Why you interested in SSC? It’s not yours, go talk about northwest and how Burco, borame, seylac, gabiley are neglected by snm faction Let people from SSC to debate their issue, because you support their opponent snm that only interested the unjust occupation of SSC
-
Xoogsade, waxba haa difaacin AU, the worst issue that AU had was hatred and unseen hatred against certain regions/tribes even he called them shayaadiin and gaalo What he meant to convey giil taa ma noqonaso, waxuu ka waday Everyone can say, what I meant is? Wrong is wrong It’s unacceptable to justify the unjustifiable sxb, TFG and ICU supporters are same TFG fans supported when TFG captured of mogadishu and other towns the same way that ICU fans supported when ICU captured Mogadishu, Marka, Kismayo, sakow,Bladweyne, and the attack on the government base Baydhabo TFG supporters can claim that ICU supporters are hypocritics,qabilist who support putting fire and mutalating the bodies of dead people, oppressing and killing somalis from minority and other clans, killing prisoners in the hospitals,killing children and women in kismayo, baydhabo, and galkacyo ICU supporters can claim that TFG supporters are hypocritics qabilist who support the massacre of kids, women in mogadishu people who are not interested in anything but the total annihilation of other somali clans. Well AU was one of them
-
SSC is not anymore 'neglected' than any other region in PL, Somaliland is the aggressor in this case and the people don't want you. well said
-
Xoogsade The brother was too sincere to realize people won't accept what he thought was the correct way of seeing somali politics. Isagoo kale wuxuu ku fiican yahay a perfect world where nothing can go wrong. Bombing north galkacyo and calling people from cerian tribes/regoins gaalo is to be sincere and the correct way? waxuu ku fiican yahay meel sidiisa oo kale loo hado oo cayda iyo aflagaadada qabiillada la isku dhaafsado Everything was wrong in his world,
-
Jb, soo Boosaaso waa magaaladoodii umana baahna sabab ee joogaan, mida kale soo snm kuma soo duulin magaaladoodii, lakiin hada laga xoree alhamdulilaah it is enough to be in Dhahar for the moment smn tii dhahar ku soo duushay waa laga xoreeyey, Ninkii dhoof ku yimi ee daalimka ahaa bay geeridu dhibaysaa
-
Horta waxa aad sheegaso waxba kama jiraan malaa waad ku riyootay People of sool sanaag and cayn never supported snm and its clan-project somaliland period Tiro Dhaawacii Jabhada SNM Oo Lakeenay Magaalada Dhahar Qaar ka mid ah isimada gobolada Sanaag iyo Bari oo bayaan ku saabsan dagaalka Dhahar soo saaray. Warkii 14-Apr-2007 iyo Qormadii: AfnugaalNews,Laascanood Garaad Cabdullaahi Cali Ciid,Suldaan Ciise Xasan Cumar,Suldaan Bashiir Muuse Koonte,Suldaan Siciid Guuleed,Islaan Maxamuud Yaasiin Warsame ayaa bayaan ay maanta ka soo saareen magaalada Boosaaso waxay ku sheegeen in ciidamda Somaliland ay ka baxaan dhulka ay ku soo duuleen,wuxuuna bayaankoodu u qornaa sidan hoose. Ku:Maamulka Puntland. Ku:Maamulka Somaliland. Ku:dadweynha Puntland. Weerarka qaawan ee maamulka la baxay Somaliland uu ku soo qaaday gobolak Sanaag iyo joogistooda degmada Dhahar in uu yahay gardarro aan marnaba loo dulqaadan karin. Inuu gobolka Sanaag si aan mugdi ku jirin uga mid yahay dawlad goboleedka Puntland, sidaas darteedna Puntland uu waajibkeedu yahay difaaca xuduudka dhulkeeda. Midnimada Puntland iyo xaqiijinta nabadgelyadu waa muqaddas. Cadowga dalka ku soo duuley in xoog lagaga saaro, wax kalena aan lagu labayn karin. Wixii khasaare ka yimaadda dad iyo maal waxaa si aan muran lahayn mas’uul uga noqon doona nimanka dalkayaga ku soo duuley. Ugu dambayn waxay isimadu maamulka la baxay Somaliland ugu baaqayaan in aanu caadaysan kana waantoobo isku daadinta dhiigga dadka walaalaha ah ee deriska ah, sidoo kale, in laga waantoobo siyaasad xumada ku wajahan marin habaabinta dadweynaha reer Somaliland ee u baahan nabad iyo nolol. Beyaankaan waxaa ku saxiixan isimada kala ah: Garaad Cabdullaahi Cali Ciid Suldaan Ciise Xasan Cumar Suldaan Bashiir Muuse Koonte Suldaan Siciid Guuleed Islaan Maxamuud Yaasiin Warsame. www.afnugaal.com