Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Originally posted by BOB: That's the version people with tribe infested minds like you to believe my brother, Buuhoodle isn't in Puntland but Togdheer...even my 2 year old niece knows that Originally posted by 'Chief: Only qabiilists with tribal mentality like you yaa bob think that Buuhoodle is part of so-called Somaliland (reer hebel land), its better for you to stop this tribal garbage whether it is politics, geography or social Bob, it was you who first resorted to name calling even bringing to your innocent 2 years old niece into the debate to insult me, DOES NOT give you the right to call me names Well, you have no right as well to insult and call me names, waxa horay somalidu u tidhi ninkii banaankiisa mara maradiisu geed ma qabsatu Markii intaad dadka aflagaadeyso haa dhihin maxaa saa loo dhahay Why you couldn’t say what you think without insults in the first place? Anyways, hadal badan haan ma buuxsho Waa runtaa mar haduu hadalku hadalkaa gaaro waxaa wanaagsan in la joojiyo Xanthus, Chief has gone several length to prove that Sayid is from Puntiland and not Somaliland, Actually I have said its wrong to say a national icon is from reer hebel land, The following is what I have said, in case you missed; Originally posted by 'Chief: Although, today the birthplace of Sayid a place near Buuhoodle is part of Puntland region, I believe its unacceptable to say Sayid was from Puntland, Sayid is from either Buuhoodle or Somalia nothing between, In reality today, the birthplace of the Sayid a place near Buuhoodle is part of the Puntland region, and the birthplace of Cilmi Bodheri Berbera is part of Somaliland region , politics aside Originally posted by Xanthus: Great, wonderful…....hang on, are you saying staying where he is from hinders his achievements, so he must cut all traces to that place in order to have a legacy?? or that it makes him any less somali? We have many great Somali icons from all Somali regions with admirable achievement and outstanding legacy, so place is not a factor The place will not make any somali more or less somali , since all Somalis are equally Somali, being a somali means either you are a citizen of Somalia, or you are member of an ethnic group called somali In Somalia, all Somalis are citizens of Somalia, regardless of their birthplace The founding father of the modern Somali Republic and the first president of Somalia honorable Adam Abdullah Osman was born in Baladweyne, Hiiraan region Cabdillahi Suldaan Timacadde was a great somali poet was born in the small town of Galoolley, near Gabiley, Woqooyi Galbeed region From Kana siib Kana saar (26kii Juun 1960) “Calankaannu sugaynaye Sahankiisa ahaynow Seermaweydo hillaacdayow Sagal maanta darroorayoo Siigadii naga maydhayow Saq dhexaannu ahayne Kii soo saaray cadceeddow Samada kii u ekaaye xiddigaa mid la siiyayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib Kanna saar Subxaanow waa mahadaa Subxaanow waa mahadaa Subxaanow waa mahadaa!”
  2. Asalaamu Calaykum, Only qabiilists with tribal mentality like you yaa bob think that Buuhoodle is part of so-called Somaliland (reer hebel land), its better for you to stop this tribal garbage whether it is politics, geography or social As I said, its enough to say a great Somali leader is born in that particular city or he is from Somalia, however its wrong to say he his from reer hebel land even geographically. Sayid Max’ed Sheekh C/lle Xasan wuxuu ku dhashay dhulka loo yaqaano Ciid Nugaaleed ama Laaso oo ah Degmada Buuhoodle, Baliga la yiraahdo (Sacmadeeqo) oo magaalada Buuhoodle 7 Meyl u jirta kana xigta dhinaca waqooyi, wuxuu dhashay Guga la baxay Gobeysane waxaana la sheegay in uu ahaa gu’barwaayo ah oo dad iyo duunyo wixii dhashay ay hanna qaad noqdeen, wuxuuna dhashay abaaraha markay taariikhdu ahayd 1856, Sacmadeeqo is Just 7 miles north of Buuhoodle Town, Sacmadeeqo is rural area and its not a town Sacmadeeqo is a town now that is a laughable, you really don’t know what you talking about, your 2-year old niece and you have very low IQ, runtii isma caqli dhaantaan, Sacmadeeqo is plains near Buuhoodle Town, used as pastoral land, in Somali they call it, Baliga Sacmadeeqo I agree the Sayid is born in Sacmadeeqo area, Buuhoodle District, Togdheer province of Somalia. However, in reality today Buuhoodle District became a new province called Cayn, just like how today Somaliland and Puntland are new terms in Somali geography. 'Politics aside' Buuhoodle town is in Cayn Province (the former Buuhoodle district of Togdheer), and Cayn province is part of Puntland region, Togdheer province is divided like many other Somali province such Sanaag, Mudug, Lower Juba, Middle Juba and lower shabelle For example today, West Togdheer is part of Somaliland, while southern and Eastern Togdheer is part of Puntland, same with Sanaag; Western Sanaag is part of Somaliland, while Eastern Sanaag is part of Puntland, and North Mudug is part of Puntland while southern Mudug isn’t part of Puntland. Geographically speaking “politics aside” You can’t say all Togdheer is part of Somaliland, just like you can’t all Mudug is part of Puntland Above, you will find the map of Woqqoyi Galbeed province “Northwest”, and Northwest/Woqooyi Galbeed is province just like Awdal, Lower Juba, Banaadir or Bakool that’s if you speaking about geography, in this case the geography of Somalia However, you talking about politics and not geography, in reality you talking about the irrelevant former British Somali colony (British Somali Protectorate) and the current tribal clan-fiethdom (self-declared state of Somaliland) since it unjustly claims all the territories of former British Somali colony. Puntland is another tribal entity just like Somaliland If You don’t believe me, ask folks from Buuhoodle, is Buuhoodle Town and Buuhoodle district (Sacmadeeq is part of Buuhoodle district) is part of Somaliland? I am sure 99% of these natives will tell you that Buuhoodle is part of Somalia and NOT the tribal entity fiethdom of Somaliland, and for sure the majority of them will agree that Buuhoodle is part of Puntland , Just like the way the majority of the folks in Hargeyso, Burco will that their towns are part of Somaliland Above is how people of Buuhoodle celebrated on Somali independence days of June 26 and July 1 of 2007 As I said before, Buuhoodle is the birthplace of the Sayid, and Taleex was the headquarter of the Daraawiish – pan-Somaliweyn liberation movement, both these two historic towns have the noble blue Somali flag still flying over their skies, whoever wants to visit must bring with him Somali flag. Back to topic, Although, today the birthplace of Sayid a place near Buuhoodle is part of Puntland region, I believe its unacceptable to say Sayid was from Puntland, Sayid is from either Buuhoodle or Somalia nothing between, he was a great national hero who fought for his country Somalia for more than 20 years against colonial invaders in many parts of Somali peninsula Again, by saying Cilmi Bodheri or any other somali icon is from “reer hebel land” show how you believe the tribal nonsense Take Care,
  3. Somaliland Oo Digniin Culus Jeedisay Isla Markaana Xidhay Wadooyinka Ubaxa Laascaanood News (Laascaanood,Sool, Somalia}14.7-7 Maamulka Labaxay Somaliland ayaa digniin Culus kasoo saaray ka qayb galka shirka dibu heshiisiinta somalia digniintan ayaa ku soo beegmaysa xili ay laascaanood kusoo fool leeyihiin odoyaal dhaqameedo ka imanayay hargeisa walow ay xidhan tahay wadada burco iyo laascaanood xidhiidhisa............................................ Wasiirka Arrimaha gudaha ee maamulka hargeisa, C/laahi Ismaaciill Cali “Cirro”, ayaa soo saaray digniin ka hadlaysa, in aan laga qayb geli Karin shirka 15 July, ka bilaabmi doona muqdisho Wasiirka oo soo saaray Bayaankan ka hadlaya arrintaa, ayaa waxaa uu ku sheegay in qofkii ka qayb gala shirkaa kooxaha somaliya, uu yahay Dambiile , sidaana uu dhigayo sharciga . Digniinta wasiirka oo loo qaybiyey warbaahinta, ayaa waxay ku soo beegantay xilli , ay saxaafada hargeisa ay aad u buun buuninayaan war ku suu baxay shabakada Widhwidh Online oo sheegayay in magaalada laascaanood ee gobolka Sool loogu tallo galay in laga qaado Ergooyika iyo Madax dhaqameedyada beesha ***** ,iyo waliba wixii kale ee laga hello deegaanada hargeisa burco iyo borama ee ka qayb gelaya shirkaa nabada , waxaana la filayaa in magaaladan laascaanood ay soo gaadhaan xubno sar sare oo ka mid ah qaban qaabiyeyaasha shirka dibu heshiisiinta somalia. Waxa kale oo la sheegayaa in aad loo adkeeyey wadooyinka xidhiidhiya magaalooyinka Burco Iyo laascaanood , iyo weliba garoomada diyaaradahaba, aadna loo hubsanayo gaadiidka iyo cidda raacaysaba. Widhwidh Online News Desk..Media Center
  4. Koox Uu Hoggaaminayo Maxamed Jirde Oo Laascaanood Ku Ururinaya Dad Reer Somaliland Ah Oo Ka Qaybgala Shirka Muqdisho Somaliland.Org Laascaanood (Somaliland.org) – Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa la sheegay inay soo gaadheen rag ka soo jeeda gobolada Badhtamaha iyo Galbeedka Somaliland oo u ololaynaya shirka Muqdisho ee dib-u-heshiisiinta. Warar aanu ka helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in koox Lix nin ah oo uu hoggaaminayo Maxamed Jirde Xuseen ay ka soo ambabaxeen magaalada Muqdisho, iyaga oo u soo jeeda magaalada Laascaanood, halkaas oo la sheegay inay ka kaxaynayaan dad reer Somaliland ah oo ka qaybgelaya shirka Muqdisho. Waxayna wararku sheegeen in raggaasi ay shalay soo gaadheen magaalada Garoowe, maantana la filayey inay Laascaanood yimaaddaan. Raggaas oo la sheegay inay sidaan lacag gaadhaysa US $100, 000 (Boqol Kun oo Doolar) waxa la sheegay inay doonayaan Odayaal iyo madax-dhaqameedyo reer Somaliland ah oo ay sheegeen inay kula ballansan yihiin Laascaanood. Weriyayaal jooga magaalada Laascaanood oo aan la xidhiidhay caawa way xajiin kari waayeen in raggaasi ay soo gaadheen Laascaanood, balse, waxay sheegeen inay maqleen dhawr goor oo hore inuu magaaladaas yimi Ina Jirde, dadna uu ka kaxeeyey halkaas oo uu geeyey Gaalkacayo. Maxamed Jirde Xuseen oo isagu ka tirsan Guddida Qabanqaabada Shirka Muqdisho, waxa ka mid ah ragga la sheegay inay la socdaan, Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo ka tirsan baarlamaanka Baydhaba fadhiya, marna Wasiirkuxigeen ka ahaa dowladda Cabdillaahi Yuusuf, Cabdirisaaq Sigaaro, Cabdirisaaq Gambayare oo ka tirsanaa Saraakiishii ururkii SNM, Muxiyaddiin iyo nin la yidhaahdo Cali Qalab-jaan; waxayna dhammaantood ka soo jeeda Gobolada Togdheer iyo Hargeysa ee Somaliland. Xukuumadda Somaliland ayaa u digtey dadka reer Somaliland ee ka qaybgalay shirkaas. Waxayna wasaaradda Arrimaha Guduhu sheegtay in jidka isku xidha Burco iyo Laascaanood ay dhigeen ciidamo hubiya dadka jidkaa maraya. C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.
  5. Wufuuda Dhanka Somaliland Oo Lagu Ururinaya Magaalada Laascaanood (Laascaanood, Sool, Somalia}13.7-7 Wakiilo ka socda gudida shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. ee qaban qaabineysa shirka dib u heshiisiinta Beelaha soomalida ee Muqdisho oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowlada Federalka ayaa la filayey inay maanta u soo duulaan Magaalada Laascaanood. Waxayna Laascaanood u iman lahaayeen sida la qorsheeyey lagu diyaariyey in lagu soo uruuriyo Ergooyinka maamulka labaxay Somaliland uga qayb geli lahaa Shirka dib u heshiista ee lagu wado in 15 bishan ka furmo magaalada Muqdisho. Iyadoo ay ka hadhsan tahay maalin kaliya mudadii lagu balamay in Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Soomaalida. uu ka furmo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dardar xoog leh la geliyey sidii uu u suurto geli lahaa qorshahaasi inkastoo ay dhibaatooyin adagi soo food saartay qaban qaabiyayaasha Shirkaas sidii ay u heli lahaayeen si ay arimahaasi ku suuro galaan, hadana waxaa muuqata iney qaban qabiyayaashu doonayaan Hanashada ergooyinkii uga qeyb geli lahaa Beel kasta iyadoo ilaa hada aanay jirin wax ergo ah oo reer waqooyi ah oo laysla og yahay oo tagtay Madasha shirka hase yeeshee la dhawrayo inay koox kastaa hesho dadkii ay geyn lahayd shirkaas. Wararkii ugu danbeeyey ee ka soobaxay Qaban qabiyayaasha shirka ayaa sheega inay u diri donaan Magaalada Laascaanood xubno isugu jira Xildhibaano iyo rag kale oo ka qayb qaata soo gudbinta ergooyinka. sidoo kale waxay warar xog ogaal ahi sheegayaan in la waayay Dhaqaalihii ay beesha caalamku ugu talo gashay inay ku kaabto sidii ergooyinka loo keeni lahaa Muqdisho. Taasoo gudigu tibaaxeen in gudiga qaban qaabada shirku aanay haysan wax dhaqaale ah oo ay Beesha Caalamku siisay balse ay haystaan oo keliya Balan qaadyo ah in hawsha la qabto oo aan la ogayn inay hirgelayaan iyo in kale. Ergooyinka lagu wado maalmahan inay u anbabaxaan madasha shirka ayaa la sheegaya inay hore xidhiidh ula sameeyeen cida ay doonayaan si mar kelya looga wada baxo laascaanood. Waxaana la sheegay in ergada ka imanaysa laascaanood ay wadaan balan qaadyo ay dadka ugu sheegayaan in loo damaanad qaadayo waxa ay doonayaan oo dhinac kasta ah taasoo ah qaab ay siyaasiintu wax ku kasbadaan Waxaa kale oo aad laysu waydiinayaa ergooyinla lagu ururinayo laascaanood cida ay noqonayaan iyo qaabka loosoo xulayo inkastoo la sheegayo in qaabka hore loosii qorsheeyey oo aan la filayn in ay wax caqabad ahi ku timaado, Balse lama hubo ilaa iyo hada cida uga qayb gelaysa Beelaha Reer sheekh Isxaaq iyadoo la sheegay in dadka ugu muhiimsan ee laga doonayo dhinaca beeshaas inay yihiin Salaadiinta oo qaar badan lagu tilmaamo inuu jiro xidhiidh ay had iyo jeer la sameeyaan Siyaasiin joogta koonfurta laakiin ka soo jeeda gobolada waqooyi galbeed ee soomaliya. Si kastaba ha ahaatee waxaa saadaal weyn laga qaabaa in la helo ergooyin ka socda Beesha Reer Sheekh Isxaaq oo tagta madasha Shirka marka la fududeeyo duruufaha madow ee ku xeeran qaban qaabada shirka Widhwidh Online News Desk..Media Center
  6. Mr. Rude, Your hatred and obsession against the people of Laascaanood is very obvious, Thanks to admin for removing your recent thread, because it was very offensive, racist, qabiilist most of your comments about Laascaanood and sool are very offensive and derogatory in nature such as calling Laascaanood - a somali city a garbage place is offensive and intolerable, those who insult Somali towns and regions are qabiilist, and all they know is hate sool ppl are the most divided community in somalida oo dan today. Biggest lie, its you who wish Another racist and clannish comment, all Somalis are divided those in Mogadishu are divided, those in Kismaayo are divided, those in Baladweyne are didvided, those in Ceerigaabo are divided, those in Borame are divided, all somali people are divided Actually, People of Sool are the most united community in all Somalia, 99% people of Sool support Somaliweyn, United Somalia Ninyahow cadaawadan aad qabtid reer sool halkay kaasoo raacday mida kale beenta iska daa Supporting political group for clan-affiliation is not good thing, but those who insult a whole Somali communities, cities, and regions for clan-affiliation are much worse, they are clannist and full of hatred, Caafimaakaaga ayeey u fiicanthay inaad joojiso aflagaadeenta aad ku hayso magaalooyinka, gobolada Somalia ka mid ah, iyo dadka dage Mr. rude- the hypocrite wax uu wadaniyad ka ogyahay baaba is yar cuqdada haa iska soo duweeyo marka hore, qof dadka soomaaliyeed neceb wadani ma noqdo Help yourself first, before that you are in no position to lecture others
  7. Ninkaa qabyaalad baa saa ka dhigtay, inuu ummad iska dhan iyo deegaanadooda aflagaado iy xumaan ugeestu Waxaan Mr. rude kula talin lahaa inuu iska joojiyo naceebka uu u qabo dadka soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobolada qaarkood kuna eekaado wax ka sheega sayaasiinta iyo maamulada
  8. Somaliland is a clan-faction nothing more Boohoodle is an integral part of Somalia, calaacal, ama cabaad in xitaaa hadii aad dhiig ka keentid indhaha afka cid wax kaa akhrisana majirtu, Buuhoodle waa magaalo soomaaaliyeed oo ku taala dalka somalia sida Mogadishu, Laascaanood, Boosaaso, Hargeysa, Borame, iyo Kismaayo Hadaa rabtid is gooqoo saad sheegisid amaba is gub, taa anaga shaqo noo taala maaha Isn't Sayidka from Somali Galbeed ??? Xitaa 2 jirka ayaaa yaqaana jawaabta, allow caqli u yeel dadka qaar Sayid is from Somalia period, nagala tag cudurkaaga
  9. KULMIYE IYO UCID MA MOWQIFKOODA FARAGELINTA SOMALILAND AYEY ETHIOPIA KU QOONSATAY? hadhwanaag 2007-07-12 (Hadhwanaagnews) War ay faafisay shabakada wararka Intarnetka ee Somalilandfure oo ay sheegtay in ay ka soo xigatay BBC Monitaring, ayaa sheegay dawlada Itoobiya in ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland (KULMIYE iyo Ucid) ay si weyn ugu dhaliishay mawqifkii ay iska taageen, hawlgalkii ay dawlada Itoobiya ku gashay gudaha Somaliya, islamarkaana ay ku taageeraysay dawlada ku meel gaadhka ah ee Cabdilaahi Yuusuf hogaamiyo. Warkaa ay faafisay Somaliland-fure, waxa uu u dhignaa sidan: "Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa la sheegay in uu helay waraaq jawaab ah oo kaga timi dawlada Itoobiya, taasoo si weyn loogu dhaleecaynayo, halkii uu xisbigu iska taagay arrimaha la xidhiidhay Koonfurta Somaliya iyo dagaalkii ay Itoobiya kala horjeeday golihii maxaakiimta oo wakhtigaa xukumayay Muqdisho. Sida wararku sheegeen, xisbiga KULMIYE waxa la gaadhsiiyay qoraal sideed bog ka kooban. Lama kala oga sida jawaabtaas lagu gaadhsiiyay xisbiga KULMIYE. Hase yeeshee jawaabta ka timi Itoobiyaanku waxay tilmaamaysaa, islamarkaana ay ku soo beegantay ka dib markii saraakiil ka tirsan xisbiga KULMIYE, ay ku baaqeen kulan ay la yeeshaan masuuliyiin Itoobiyaan ah. Waraaqdaa qoraalka ah waxa lagu sheegay oo loogu soo jeediyay in xisbiga KULMIYE la xidhiidho, safaarada Itoobiya ee Hargaysa ku taal. Itoobiya waxay u cadaysay xisbiga KULMIYE, in ay jeclayd inay aragto nabad-galyada iyo xasiloonida Somaliland. halka ay ka taagantahayna (Somaliland) waxa xanbaarsanayd warqada qoraalka ah ee jawaabta ah. Xisbiyada KULMIYE iyo Ucid waxay dhamaadkii sanadkii hore si wada jir ah uga qayb-qaateen dood furan, taasoo kulmisay dhamaanba qaybaha bulshada, si ay u faaqidaan, saamaynta suurtagalka ah ee ay ku yeelan karaan (Somaliland) wixii ka dhacayay xiligaas Koonfurta Somaliya. Labada xisbi lama ay iman wakhtigaas taageero cadaan ahayd oo ay u hayeen golihii maxaakiimta, balse dareenkii uu xiligaa qaatay abmasatorka Itobiyanka ah Mr, Wibshet Dimise kaasoo lagu soo casuumay golahaas, hanaan tarjumis ahna kula socday muu jeclaysanin qaar ka mid ah hadaladii madashaas laga yidhi. Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa wakhtiyadii la soo dhaafay ku sheegay faragelinta Itoobiya ee koonfurta Somaliya in ay sababi karto xasilooni darro ka dhacda gobolka geeska Afrika, in kasta oo uu dib u saxay booskiisaa uu hore uga taagnaa wakhtiyadan danbe sida ay muujinayaan hadaladiisii ugu danbeeyay; sida mararkii uu lahaa "Somaliland waxyaabo farabadan ayay la wadaagtaa Itoobiya iyo dadkeedaba" Jawaabta Xisbiyadda. In kasta oo nuxurka warka shabakadu faafisay uu sidaas yahay, hadana waxaanu xalay wax ka weydiinay xisbiyada KULMIYE iyo Ucid, bal inay jiraan waxyaabo la xidhiidha amuurtaas oo dhinaca Itoobiya ka soo gaadhay. Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo aanu wax ka weydiinay, bal inuu jiro qoraal sideed bog ka kooban oo dhinaca Itoobiya ka soo gaadhay iyo in kale, wuxuu ku jawaabay. "Maya, haba-yaraatee ma jiro qoraal naga soo gaadhay Itoobiya. Laakiin, way jirtay inaanu wada sheekaysi iyo wada hadalo yeelanay anaga oo Addis abab joogna iyo anaga oo halkan joognaba. Mar kastaba waxaynu lahayn, oo dhamaanteen aynu lahayn, Maxkamadihii iyo Cabdilaahi Yuusuf midna anaga Somaliland ahaan maslaxad nooma soo wado, balse marna maanu odhan cidaas ayaanu taageersanahay. Laakiin, arrimaha Somaliya marka laga hadlayo hore iyo hadaba ciidan shisheeye oo la keenaa inaanu xal soo wadin oon lagu dawayn karrin mushkiladaa, dawlad iyo axsaaba waynu taagnayn oo sheegaynay. Taasina Itoobiya oo kaliya maahayn ee ciidan shisheeye oo dhan ayay ahayd. Fargelin shisheeye iyo ciidan shisheeye oo Somaliya la geeyaa, Itoobiya ha noqdo ama Ertaia ha noqdo ama dalal kale ha noqdee, anagu marna amaanu arkayn umana arkayno, faragelin shisheeye inay Somaliya barako u soo wado. Taana dawlad iyo axsaaba waa sheegaynay oo may qarsoonayn." Axmed Siilaanyo waxa uu intaa ku sii daray oo uu yidhi. "Mida kale, caalamku wuu ka wada qaylinayay duqayntii iyo dagaalkii dhacay, anaguna sidaas oo kale ayaanu u diidanayn dhibaatadii dadka shicibka ah loo gaysanayay. Markaa, mar kasta oo aanu wada hadalayba, waxyaabo aanu isku aragti ka nahay iyo waxyaabo aanu ku kala duwanahay Itoobiya way jiraan. Matalan, Itoobiya Cabdilaahi Yuusuf oo qadiyadayada cadow ku ah ayay taageeraysaa, dee danteeda ayay ka aragtay oo kuma haysano. Markaa, anaguna danta Somaliland sida ay ku jirto ayaanu ka eegaynaa wax kastaba, taasina wax la isku dhaliilo iyo wax la iskula yaabo midna maaha. Markaa, arragtiyaha daneed waa lagu kala duwanaan karaa, sidaas aaweed waxyaabo sidaas oo kale ah oo aanu ku kala duwanahay oo la isla ogyahay waa jiraan, qaar isku mid laga yahayna waa jiraan. Tusaale ahaan, xidhiidhka sokeeye, wax wada qabsi, ganacsi, iskaashiga sugida amniga iyo danaha guud ee wada noolaanshaha labada shacbi kuma kala duwanin oo isku mid ayaanu ka nahay" Dhinaca kale gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ucid, Aadan Maxamed Mire Waqaf oo aanu isagana wax ka waydiinay bal inuu jiro wax xidhiidh ah oo dhinaca Itoobiya ka soo gaadhay, wuxu sheegay inaanu jirin haba yaraatee. "Ma jiro af iyo qoraal midna wax naga soo gaadhay dhinaca Itoobiya, cidna iskamaanu arrag haba yaraatee." Ayuu yidhi. Wargeyska Ogaal Submited By hadhwanaag : 2007-07-12
  10. 'Riyaale wuxuu ku dhaqmayaa Keli-talisnimo Qaawan oo Qeexan oo ummad baabi'in ah,' Axmed Siilaanyo Hargeysa (Geeska) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku eedeeyay inuu hortaaganyahay dhaarinta xubnaha Koomishanka doorashooyinka Qaranka ee ay Golaha Wakiiladu ansixiyeen. Md. Siilaanyo, oo ay Idaacadda Waaheen ee Internetku shalay ka qaaday waraysi, waxa uu shacbiga ugu baaqay inay xaqa iyo ku dhaqanka Distoorka u hiiliyaan. Ugu horayn Md. Siilaanyo oo la weydiiyay aragtidiisa muranka ka taagan dhaarinta xubnaha Koomishanka doorashoyinka iyo weliba labada xubnood ee ay Golaha Wakiiladu is hortaageen inay ka mid noqdaan Koomishanka, waxa uu yidhi, "Arrintaas, waxaan u arkaa in la abuurayo muran aan loo baahnayn. Arrinta Koomishanku jidkii dheeraa ee ay soo martay waa la wada ogaa. Wakhtigii hore waa tii goluhu uu si ka yeelay ee uu sababo u yeelay celintii uu markii hore celiyay. Waa tii Rayaale diiday ee uu Maxkamadda sare u gudbiyay, Maxkamadiina way soo celisay oo waxay tidhi kordhiskii Baarlamaanku u kordhiyay xubnihii hore ee koomishanka waxba kama jiraan, marka labaadna waxay yidhaahdeen waa in mid mid loogu codeeyaa, marka saddexaadna waxay yidhaahdeen waa in la soo dhammaystiraa. Annagu xisbi ahaan iyo goluhuba xaq iyo maslaxad iyo dan u arkayn ayaa haddana waxa qasab noqotay in loo hoggaansamo go'aankii Maxkamadda Distooriga ahayd, Golihii Wakiiladuna wuu yeelay, annaguna dan ayaanu u aragnay in jidkaas la maro. Maxkamadii sare waxay fulinaysay rabitaankii uu doonayay Daahir Rayaale Kaahin. Golihii Wakiiladu dib ayuu u fadhiistay qodob qodob ayaanay u raaceen go'aankii Maxkamadda sare, waxaanay ugu codeeyeen xubin xubin, wax kale oo hadhayna ma jirin. Markii loo codeeyay shan xubnood way gudbeen labana way gudbi waayeen. Ma jiro sharci odhanaya xubnaha Baarlamaanka uurkooda iyo maskaxdooda hala jeexo oo sababahay qof ama cid ugu codayn waayeen hala baadho. Arrinta waajibka ahayd waxa weeyaan Baarlamaanku ma maray jidkii loo jeexay mise ma marin?, wax kale oo meesha jiraa ma jiraane waxay ahayd in xubnahaas xubno kale lagu soo bedelo. Arrintaas Rayaale ayaa iska soo taagay sidii uu waxyaalo hore isu hortaagay. Maanta waxa lagu jiraa bishii toddobaad, miisaaniyadii maanta sida lagu dhaqaa waa qayral sharci Distoorka ka soo horjeeda, miisaaniyadii sidii sharciga ahayd Baarlamaanku u gudbiyay wuu is hortaagay, talaabo kasta oo hore loo qaado wuu is hortaagay, maanta wuxuu Rayaale ku dhaqmayaa kelitalisnimo Qaawan oo Qeexan oo Umad Baabiin ah oo Dal Baabiin iyo Distoor Baabiin ah, waana loo wada jeedaa oo waa la wada arkayaa. Markaad tidhaahdo sababta loogu noqonayaa waa maxay, maadaama sidii maxkamadu u tidhi ee sharciga ahayd loo codeeyay, markaad arkayso sidii sharciga ahayd oo markiisii horeba aan cadaalad ku fadhiyin haddana sidiisii loo raacay, uu maantana yidhi anigaa inaadeerkay ku jiraaye dib ha loogu noqdo, lama dhaarin karo, ma socon karaan ee uu dhaqaajiyay cidduu diran jiray ama goleyaal kale ha ku jireen ama dibad ha joogeene, sharcigu wuu cadyahay, Distoorku wuu cadyahay, maxaa indhaha la iskaga tuurayaa, shacbigana waxa looga baahanyahay inay xaqa iyo sharciga u hiiliyaan. Anigu ashkhaastaas meesha laga saaray ama cidday ka soo jeedaan wax dhimaato ah uma qabo, maba aqaan qaarkood, qaarna waan aqaan, wax ceeb ah oo aan ku sheegayaana ma jirto, ee waxa laga hadlayaa waa sharciga, waxaanan 100% aaminsanahay oo aanu xisbiyada mucaaradka ah isku af garanay arrintaas wax loogu noqdaa ma jirto, waxa weeye Guurtidu ha soo magacaabeen labo xubnood oo kale oo hala gudbiyo, laakiin maalin walba sharciga halagu tunto oo waxa uu Rayaale doonayo haloo fuliyo umaduna kuma dhaqmi karto qarankuna kuma socon karto". Axmed Siilaanyo oo la weydiiyay aragtidiisa ku waajahan xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti ee xumaaday waxa uu yidhi, "Djibouti iyo Somaliya iyo Itoobiya dhammaantood waa dalal aynu jaarnahay oo dano badani inaga dhexeeyaan. Dadka waxna way idinka dhaxayn karaan waxna waad isku khilaafi kartaan, inaad wax walba 100% isku aragti ka noqotaan khasab maaha. Somaliland waxay leedahay masaalix, danta ugu weyn ee aynu wadanaana waa Ictiraaf, qoladii aynu Ictiraaf ka weynay macnaheedu maaha waynu la coloobaynaa. Haddii aanay dhibaato ama colaad kale inagu qaadin sabab aynu aflagaado ama dhibaato ama xumaan ugu gaysanaa ma jirto. Intii masaalix inaga dhaxaysayna waynu wada wadanaynaa, intii aynu isku diidanahayna waynu isku diidanaanaynaa. Markaas Djibouti iyo madaxdeedu annagu waanu ixtiraamaynaa waanan qadarinaynaa, waayo waa dad aanu walaalo nahay oo dano inaga dhexeeyaan oo aynaan kala maarmayn, in mar walba xidhiidhkeena aynu wanaajinana waanu doonaynaa". Source: Wargeyska Geeska Afrika
  11. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo sheegay in aanay jirin warqad Itoobiya u soo qortay iyo xidhiidh xun oo dhexmaray midna Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 11 July, 2007 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanay jirin wax warqad ah oo dowladda Itoobiya u soo qortay Xisbiga KULMIYE iyo wax xumaan ah oo dhexmartay ama u dhexaysa. Axmed Siilaanyo waxa uu ka jawaabayey warar lagu faafiyey Internetka oo sheegaya in dowladda Itoobiya u soo qortay xisbiga KULMIYE warqad ay kaga jawaabayso mawqifka xisbigaa mucaaridka ahi ka taagan yahay arrimaha Soomaaliya iyo dagaalkii ay la gashay Maxaakiimtii ka talineysey Muqdisho. "Ma jiro wax xidhiidh ah oo xumaan ah oo annaga iyo Itoobiya na dhexmaray iyo wax ay noo soo qoreen midna ma jiro, " ayuu yidhi Axmed Siilaanyo oo aan caawa telefoon ku weydiiyey waxa ka jira warqadda la sheegay in Itoobiya u soo qortay xisbiga KULMIYE, ayna ku dhalliilayso mawqifka uu ka taagan yahay arrimaha Soomaaliya iyo lugta ay ku leedahay dowladda Itoobiya. Waxana uu sheegay in xisbiga KULMIYE uu in badan caddeeyey, kuna celceliyey mawqifka iyo aaraa'da uu ka qabo arrimaha Soomaaliya, isla markaana ay markasta Itoobiya u tilmaamayeen dareenka Shacbiga Somaliland iyo ka xisbi ahaan ay ka qabaan dagaalada Muqdisho, faragelinta ciidan iyo dhibaatada gaadhey dadka rayidka ah ee reer Muqdisho; kuwaas oo uu sheegay inay ka soo horjeedeen. Waxa uu sheegay in mabda'iyan ay markasta aqoonsan yihiin dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin danaha iyo maslaxadda ka dhexaysa Somaliland iyo Itoobiya iyo in waddan kasta oo gobolka Geeska Afrika ka mid ahi uu xaq u leeyahay xuduuddiisa, xasiloonidiisa iyo daafacaadda. Hase yeeshee, waxa uu sheegay in xisbiyada Qaranka iyo xukuumadduba ay isku mawqif ka taagnaayeen arrimaha Soomaaliya ka socda, isla markaana ay dhawr jeer caddeeyeen in aanay u arkay ciidamo shisheeye ama ha noqoto Itoobiya ama dal kale'e inay xal u noqonayaan arrintaa Soomaaliya ka taagan. Waxa kale oo uu sheegay in xukuumadda iyo xisbiyaduba ay markasta isku mawqif ka yihiin taageerada Itoobiya siiso Cabdillaahi Yuusuf. "Itoobiya wax aanu ka midaysan nahayna way jiraan, wax aanu ku kala duwan nahayna way jiraan. Taa iyana way ogyihiin, annaguna waanu ognahay, " ayuu yidhi. "Laakiin, wax kale oo meesha yaallaa ma jiraan. Wax ay noo soo qoreen iyo wax xumaan ah oo aanu ku wadahadalayna ma jiraan, " ayuu raaciyey Axmed Siilaanyo. War la sheegay in laga soo xigtey BBC-da, qaybteeda soo ururisa wararka Warbaahinta kala duwani faafiso [bBC Monitoring Service) oo lagu daabacay bogagga Internetka qaarkood ayaa sheegay in Itoobiya warqad jawaab ah u soo qortay Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland, taas oo ay ku dhalliilayso mawqifka ay ka taagan yihiin faragelinta ciidan ee Itoobiya ku samaysay Muqdisho. C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa. E-mail: dubad@Somaliland.com
  12. Axmed Siilaanyo Oo Warqad Canaan Ah Ka Helay Dowlada Itoobiya Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay u dirtay warqad cannaan ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). ........................... Sida warku sheegayo Itoobiya ayaa ku cannaanatay Mr. Siilaanyo ka soo horjeedkiisa uu ka soo horjeestay faragelinta Itoobiya ee Soomaaliya. Axmed Siilaanyo oo la hadlayay saxaafadda ayaa sheegay in isaga iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya ay kawada hadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay arrinta faragelinta Itoobiya ee Soomaaliya, wuxuuse dafiray in warqad digniin ah la soo gaadhsiiyey ee arrinku ahaa mid wadahadal toos ah. Isagoo ka hadlaya sida uu isagu faragelinta Itoobiya ee Soomaaliya u arko waxa uu yidhi “Waxaa jira arrimo dhowr ah oo siyaasiyan anaga ah iyo Itoobiya ku kala duwan yihiin, tusaale ahaan ciidamo gaynta Xamar iyo taageerada Itoobiya ee Cabdullaahi Yuusuf waynu ku kala aragti duwanahay, Xisbiyada Mucaaradka oo qura ma aha ee xitaa Somaliland way ka dhawaajisay arrinkaas”. “Annaga in aanu Itoobiya isku dhacno oo iska hornimaadno dooni mayno, in aanu daba dhilif u noqonana dooni mayno oo faragelinta iyo waxa Koonfur lagu samaynayo ma barakayn karno. Laakiin taasi naga joojin mayso inaanu u aragno inay xaq u leeyihiin inay nabadgelyadooda dhawraan danaha inaga dhexeeyana la dhawro" laakiin inaanu waxa ay geeska afrika ka sameeyaanba iyo Cabdillaahi Yuusuf isku garab taagno xaq nooguma laha Itoobiya” ayuu yidhi Siilaanyo oo tibaaxay in aanu isagu ku faraxsanayn waxa Soomaliya ka dhacaya xilligan. Widhwidh online News Desk..Media Center
  13. JB, Anuu da’deeda aad baan uga weynahay I wish if I was part of that lucky generation that witnessed the golden years of Somali Republic and height Somali nationalism (1960s and 1970s) Barigaa waxaa jiray hal dal oo soomaaliyeed, jiilkaas waxaa la baray somalinimada walaaltinimada iyo midnimada qiimaha ee leedahay Lakiin bal kawaran maanta jiilka wadankii jooga ii lakala qeybiyey, reer hebel land ku koray iyo dal la’aanta , kuwa dabadaha ku koray na hadalkoodaba daa oo inay soomaali yihiin shaki ku jiro Waad ka yabaasaa marka lagakaa sheekeeyo in buubuur lagu mari jirey Loyacadde laga bilaabo ilaayo Kismaayo oo cid u kula hadlasa eenan jirin Mogadishu magaalo weyn oo caasimada bey aheed oo soomaali oo dhan ee dhisteen oo na deeqday, Dee wax laga sheekeen karo Somalia sida ee u ficneed waaqii hore majirtu Manta Somalia xitaa waxey ka liidataa wadamada dunida sadexaad iyo Africa intooda badan, dadkii soomaaliyeed illahay amarkiisa waxaa kasoo hadhay reer hebelland Wakhti waxaa la jooga qaarado iska dhan la mideenayo side Europe iyo Africa, dadna waxey rabaan in Somalia lasii kale qeybiyo si loo sameeyo reer hebelland
  14. Source: UN News Centre United Nations Secretary-General Date: 13 Jul 2007 Secretary-General wishes Somali people successful national reconciliation congress The following statement was issued today by the Spokesperson for UN Secretary-General Ban Ki-moon: The Secretary-General wishes the people of Somalia a successful beginning to the National Reconciliation Congress scheduled to start this weekend in Mogadishu. He commends the determination of the National Governance and Reconciliation Committee and the Somali delegates to proceed with this important event in the face of many obstacles. He urges continued efforts to ensure the broadest possible participation in the process. The Secretary-General condemns the violent incidents and threats in recent days aimed at disrupting the Congress. He calls on opposition groups inside and outside Somalia to renounce violence and join the Congress process in order to give reconciliation a chance to succeed and to work together in addressing the peace, security and development challenges facing the country. The Secretary-General stresses that the National Reconciliation Congress is the beginning of the process of rebuilding consensus in Somali society. He expresses the commitment of the United Nations to continue supporting all-inclusive efforts at national reconciliation and greater international assistance to help bring peace and stability to Somalia.
  15. Libaax, war caruurtii, dumarkii, iyo cirroolihii baa meeley ka galaan waayey nimankan is qarxinaya, Ma kulatahay in ladeenayo odayaasha nabadoonaha ah? war hadii ee caqli leeyihiin, dadka masaakiinta ah wey kala fogaan lahaayeen dhibaatadooda, waa hadii ee rabaan inay ayaga naftooda uun halagaan, layaab waxa ee rabaan inay aduunyo dhan galaaftaan
  16. War xiin odeyga oodweyne haa nagu daarina, hadaaba xaraf afkaaga kasoo baxo buugaag iska dhan buu daabacayaa, markaa odeyga u naxariista
  17. First, me is correct that we shouldn’t politicize the Somali literature, art or suugaan Its enough to say that Boodhari or Bacadle is from that particular town or from Somalia nothing between But to say that Boodhari or Bacadle is from reer hebel land is in fact crazy idea Bob Maxaa dhib ah hadii Boodhari loogu yeero Somalilander sababtoo ah qof walba waxaa laga fiirinayaa meesha uu ku dhashay kuna barbaaray Boodhari waa nin reer Somaliland ah marka loo fiiriyo meesha uu ku dhashay kuna barbaaray, but so was Sayid Muhammed Abdulle Hassan who was born a town called Sac-Madeeq and Sheikh Basheer from Burco in Togdheer region which is part of Somaliland but does that make them less Somali icons? Are you saying sayid was from so-called "Somaliland" as well? Bal yuunan sayidku ku maqlin, sayidku for more than 20 years was fighting against Ethoipian, British, Italian colonials to unify Somali nation under one god and one flag So bob, by saying Sayid was from “Somaliland meaning the British colony”, you offending a great Somali national hero, because he never recognized the imaginary colonial borderlines, the Sayid is from Somaliweyn the country he fought for more 20 years, Sayid is not from British colony, Somaliyar or reer hebel land If we look at the tribal somali politics, the sayid is from Puntland, but that is wrong to say, because Sayid is from Somalia/"Qaran" and not reer-hebel-land Its wrong to offend a great somali figures like Saiyid Timacadde, Aden Abdullah, Abdirashid Shermarke Bob, Where Are You From? Somalia or ex-Italian Somaliland or another reer-hebel-land Sayidku waxuu ku dhashay Buuhoodle Taleex na waxa ee aheed xaruuntiisa, walina waxaa ka babanaya buuhoodle iyo Taleex calankii ummada soomaaliyeed ee baluuga ahaa, markaa ninkiii raba inuu buuhoodle ama Taleex booqdo waa inuu hore usoo qataa calanka Somalia Sarreeyow ma-nusqaamow Aan siduu yahay eegno ee Kaana siib kanna saar Markaa bob waad gaftay, ee kasoo noqo khaladka weyn aad dhex badaalanasid
  18. Garaad Jaamac waxaa lagu caleemasaaray dooxada Geeda-qarsay Somalia May 22, 2006 Caanashubkii Garaad Jaamac
  19. Insult # 3. Originally posted by rudy: lascanood who! where! i never heard of this place!! it must be between 2 hard rocks. i check the satlite map n couldnt find it! i better check disneyland aye!! its probably some where in small world! Cuqdadan uu Mr. Rude u qabo Magaalada Laascaanood fogaa? Its reasonable, if one criticize a political entity (maamul siyaasadeed) like the TFG, secessionist admin of Somaliland, autonomous admin of Puntland But Mr. rude constantly insults the city of Laascaanood and its population, while he at all times defend and praise the secessionist faction of Somaliland The only logical explanation of Mr. Rude hatred for city of Laascaanood and its population is mainly for tribal affiliation for the most part, and the fact that people Laascaanood support the unity of Somalia and rejected secessionist project
  20. U.S. To Offer Free "Summer In Somalia" Program Written by Andrew Lawrence (Washington) - A new U.S. educational program was launched today, sponsored by the U.S. State Dept, offering a "Summer in Somalia" to any U.S. citizen who thinks that America sucks. The program entails a 3-month summer stay in Somalia, living under native conditions. Under the program, any U.S. citizen who thinks America sucks can go to Somalia for the summer, live in a typical native sticks & straw hut and experience, first hand, the realities of starvation, extreme poverty, lack of sanitation, disease, political chaos, corruption, lawlessness and a complete lack of freedom. In addition, as part of the daily dose of cultural reality, there is no internet access, no cell phone service, no TV, no electricity, no plumbing and no food. On site free medical care wil be provided by Michael Moore. A State Dept spokesperson, commenting on the Summer in Somalia program stated, "After a summer in Somalia, if they survive, any U.S. citizen who still wants to think America sucks will at least have something to compare it to." The reality based Summer in Somalia program is free. It's open to any U.S. citizen who believes that the U.S. stinks, and is recommended for U.S. college students, university professors, ACLU members, Hollywood millionaires who hate capitalism, and limousine liberals. Leading by example, Democrats Nancy Pelosi, Harry Reid and Ted Kennedy are slated to be among the first participants in the program. Source; The Spoof is one of the leading satire newspapers on the internet. Providing an irreverent and satirical slant to the current big news stories throughout the world, bringing you more funny stories than you can shake sticks at. Daily funny stories and humor! We serve it up fresh every minute of the day like other newspapers, but we always aim on giving you a laugh. We focus on current affairs, sports, science, gossip and entertainment news but also on simple, good humor writing.
  21. Remembering the Class of 1977 Remembering the Class of 1977 Ahmed E. Gure Founder and Managing Director Hiiraan Online Inc. Ottawa, Canada E-mail: gure@hiiraan.com Thirty Years Ago today............... July 7th, 1977; for some it is just a date, but for many of us that was the day when we sat down for our high school final exam. A lot has happened since 7/7/77; we’ve seen the rise and fall of political regimes and most notably the crumbling of our nation. The sad truth is that many people have lost their lives in the civil war and will not be able to rejoice in the 30th anniversary of their secondary school examination. It is important that we come to terms with the fact that the war drastically changed all our lives. 30 years since that fateful day and we are all in different stages in our lives. We live in all corners of the globe, and we work in all different types of professions but the bond that we share brings us back to 7/7/77. All of us can recall the days after secondary school; when we were first faced with the challenges of the real world. This was of course the obligatory military training we underwent at Halane Military Camp in Mogadishu. It is there where we made new friends and strengthened old ones. After the military service, I speak for the masses when I remind you of the National Service. We all remember going to the elementary and intermediate schools and teaching the children all the different types of disciplines there was to learn. It was one of the times we were taught to give back to our community and to our nation. This act of charity should not be forgotten and should be exercised in today’s society to bring back the peace and tranquility that is missing from our homeland. Some of us are successful and live full and happy lives; others are suffering somewhere. Some of us are pro-government while as others are in line for a revolution. Some of us are still patiently waiting for the day when all of Somalia will unite under one flag and one creed whereas others will fight to keep it disbanded. Regardless of what our position is politically or geographically we need to set aside our differences and remember the carefree days of 7/7/77. For many of us, our children are now graduated, have graduated or will soon graduate. This places us in retrospective positions, as if we are reliving our 7/7/77 through their lives. For all of us who have graduated that year, please join the following mailing list and fill out the form so you can connect with others of that year. From this networking group you can ignite the fire that was childhood friendships, see where they are in life, how they are doing; and most importantly just remember all that has happened since and reconnect. Ahmed E. Gure
  22. Aliyah, Add Mr. rude to your ignore list Long ago I have detect Mr rude extreme hatered and prejudice against people of Puntland particularly to people of Laascaanood, the only reason he hates people of Laascaanood more is because they said no secession project of Somaliland (another clan state) Its good that more people like Aliyah noticed his hatred against people of Laascaanood its even obvious in Joke section of Somalia online Mr. rude said that the puppet and the tribal faction of Somaliland defended homeland against invaders, this shows that he is just ****** and ******* Originally posted by rudy: and if u ever free laascaanoodville, Well Laascaanood is free and not occupied and its already an integral part of somaliweyn, you who should free Hargeysaville and Burcoville pretender ----------- 1. Originally posted by rudy: who told yah that sheikh takes trash... plz drop that trash at Las Caanod. it looks like that place is a grabage dump. 2. Originally posted by rudy: Yesterday, reporters asked her if she finally found Jesus in jail in which she replied.... No, there are no Mexican men in this jail here!! what ....! Yo, dont worry, she out now. her 1st word was that shes gonna go to Laascaanood and adopt a babe there!! u got any suggestions? __________________ Easy on name-calling, baliis. [ July 13, 2007, 04:12 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  23. Odayaasha waa in markasta la qaabilaa oo la dhageestaa
  24. Mee dhaqankii suubanaa Somalida waxaa lagu yaqiinay in martida la sharfo, oo xitaa gogasha lagu hormariyo martida, hada mawaxaa la keenay in la dhaho marti salaan kama qaadayo lamana hadlayo, somali ma sidanaa udanbeesay!