Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Well, its good development, Waxaan maqli jirey dayaaraduhu ma duulaan habeenkii, hada kadib saqda dhexe ayaa laga dagi karaa dayuuradaha Next time, when unknown airplane flies over the skies of Hergeysa, I hope they can use the light system to see and identify the mysterious planes and block intruders, so people can sleep better and peacefully As Warancadde said this is this is a historical moment for the Hargeysa airport, the first ever commercial nighttime flight landing and departing from its runway. This was an opportunity for Daallo to be part of the history in-making aduu dhinacaaga ka waran?
-
'Ragii Jabhada Wadi Kari Wayay Ee Siyaad Bare Dalka Ka Xorayn Kari Waayay Ayaa Leh Dalka Hanaloo Dhiibo' Faysal Cali Warabe Somaliland.Org "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tollaayeey. Markaa.." Aadan Waqaf Burco (Ogaal)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa mar kale shacbiga u soo jeediyay inay iska jiraan, wax ay ugu yeedheen siyaasiyiin kursiga u maray tolaay iyo fidno abuur ay ku doonayaan inay ku hantaan Kursiga. Hogaanka UCID oo shalay hadal ka jeediyay kulan aqoon is waydaarsi ah oo xisbiga Uicd u qabtay dhalinyarada ku dhaqan magaaladda Burco, ayaa waxa ay dhalinyarada ku adkeeyeen inay iska jiraan habab ay sheegeen inay siyaasiyiinta qaarkood u maraan caadifada dhalinyarada. "Bulshadeenu ma xasuusato taariikhda, hadii aynu xasuusano kumaynaan dhacneen dhibatooyin badan, markaa maanta waxan idin xasuusinayaa taariikh ina soo martay. Sanadkii 1991-kii 18/ May waxaynu Burco kaga dhawaaqnay madaxbanaanideenii oo aynu soo helnay markay inaga luntay 1960 waxa lagu heshiiyay in Ururkii SNM laba sano loo dhiibo dalka beelihii kalana way inugu ixtiraameen waxana hogaanka dalka qabtay C/raxmaan Axmed Cali Tuur iyo Xasan Ciise, nasiib daro saxiibadood kumay ixtiraamin inay sugaan labada sano, xataa waxay Cabdiraxmaan iyo Xasan markay wax yar hayeen inay dalkii xoreeyeen taasna saxibadood kumay ixtaraamin ee waa kii dagaaladu dhaceen" sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo kulankaas ka hadlay, waxana uu intaas raciyay Gudoomiyaha UCID oo uu yidhi "Maanta 8 bilood ayaa u hadhay ninka reer Boorama xabad kumuu qabsan ee doorasho ayaanu la galnay, waxa maanta dalka ka taaganina waa waxyaabihii inqilaabku ka dhici jiray xukuumad musuqmaasuq ah oo aan wax-ba qabanaynin laakiin, maanta inaku taas diyaar uma nihin oo ma samayn karno.... Mar walba nin kursi doonaya ayaa doonaya inuu dalka dumiyo waligiin miyaad aragteen nin siyaasiya oo dagaaladdii Sokeeye ku dhintay? ma jirto taasi kuwii Caddiraxmaan Tuur la dagaalamay ayaa jooga kuwii dagaalkii xiligii Cigaal ku jiray ayaa jooga kuwii baa maantana jooga mana hayaan si hufan oo ay cod ku gali karaan waxa la yidhaa Idoorku ninka uu Adhiga kala quusto ayuu u diraa Geela markaa ragii jabhada wadi kari wayay ee Siyaad Bare dalka ka xorayn kari waayay ayaa leh dalka hanaloo dhiibo" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe Waxa kale oo isna halkaas ka hadalay Aadan Maxamed Mire Waqaf oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID oo sidoo kale la dardaarmay dhalinyarada aqoon iswaydaarsigaas ka qaybgashay, inay iska ilaaliyaan wixii dib u dhac ku keenaya waxana uu yidhi "Waxaad tihiin masuuliyiintii bari, waxaad tihiin qaybta bulshada ugu firfircoon waxa haboon inaad xor ka noqtaan mukhadaraadka iyo qabyaaladda ma jiro qabiil Dugsi idiin dhisi karaa mana jiro qabiil garoon idiin dhisi karaa ee qaran ayaa wax idin dhisi kara markaa aynu qarankeena ilaashano" Aadan Mire Waqaf waxa uu ka daba maray Gudoomiyaha UCID hadalkiisa ah inay ka digtoonaadaan siyaasiyiin uu sheegay inay bur-burin wax ku doonayaan, "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tolaayeey markaa iska ilaaliya kuwa doonaya inay idinka dhigtaan salaam wax ay ku burburiyaan" Waxa kale oo isna halkaasi ka hadalay Gudoomiyaha Ururka UCID ee UK iyo Gudoomiyaha UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab Kulanka loo qabtay dhalinyarada ayaa ahaa mid ay ku baranayeen siyaasada iyo marnaamijyada Xisbiga UCID Xigasho: Ogaal
-
'Ragii Jabhada Wadi Kari Wayay Ee Siyaad Bare Dalka Ka Xorayn Kari Waayay Ayaa Leh Dalka Hanaloo Dhiibo' Faysal Cali Warabe Somaliland.Org "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tollaayeey. Markaa.." Aadan Waqaf Burco (Ogaal)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa mar kale shacbiga u soo jeediyay inay iska jiraan, wax ay ugu yeedheen siyaasiyiin kursiga u maray tolaay iyo fidno abuur ay ku doonayaan inay ku hantaan Kursiga. Hogaanka UCID oo shalay hadal ka jeediyay kulan aqoon is waydaarsi ah oo xisbiga Uicd u qabtay dhalinyarada ku dhaqan magaaladda Burco, ayaa waxa ay dhalinyarada ku adkeeyeen inay iska jiraan habab ay sheegeen inay siyaasiyiinta qaarkood u maraan caadifada dhalinyarada. "Bulshadeenu ma xasuusato taariikhda, hadii aynu xasuusano kumaynaan dhacneen dhibatooyin badan, markaa maanta waxan idin xasuusinayaa taariikh ina soo martay. Sanadkii 1991-kii 18/ May waxaynu Burco kaga dhawaaqnay madaxbanaanideenii oo aynu soo helnay markay inaga luntay 1960 waxa lagu heshiiyay in Ururkii SNM laba sano loo dhiibo dalka beelihii kalana way inugu ixtiraameen waxana hogaanka dalka qabtay C/raxmaan Axmed Cali Tuur iyo Xasan Ciise, nasiib daro saxiibadood kumay ixtiraamin inay sugaan labada sano, xataa waxay Cabdiraxmaan iyo Xasan markay wax yar hayeen inay dalkii xoreeyeen taasna saxibadood kumay ixtaraamin ee waa kii dagaaladu dhaceen" sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo kulankaas ka hadlay, waxana uu intaas raciyay Gudoomiyaha UCID oo uu yidhi "Maanta 8 bilood ayaa u hadhay ninka reer Boorama xabad kumuu qabsan ee doorasho ayaanu la galnay, waxa maanta dalka ka taaganina waa waxyaabihii inqilaabku ka dhici jiray xukuumad musuqmaasuq ah oo aan wax-ba qabanaynin laakiin, maanta inaku taas diyaar uma nihin oo ma samayn karno.... Mar walba nin kursi doonaya ayaa doonaya inuu dalka dumiyo waligiin miyaad aragteen nin siyaasiya oo dagaaladdii Sokeeye ku dhintay? ma jirto taasi kuwii Caddiraxmaan Tuur la dagaalamay ayaa jooga kuwii dagaalkii xiligii Cigaal ku jiray ayaa jooga kuwii baa maantana jooga mana hayaan si hufan oo ay cod ku gali karaan waxa la yidhaa Idoorku ninka uu Adhiga kala quusto ayuu u diraa Geela markaa ragii jabhada wadi kari wayay ee Siyaad Bare dalka ka xorayn kari waayay ayaa leh dalka hanaloo dhiibo" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe Waxa kale oo isna halkaas ka hadalay Aadan Maxamed Mire Waqaf oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID oo sidoo kale la dardaarmay dhalinyarada aqoon iswaydaarsigaas ka qaybgashay, inay iska ilaaliyaan wixii dib u dhac ku keenaya waxana uu yidhi "Waxaad tihiin masuuliyiintii bari, waxaad tihiin qaybta bulshada ugu firfircoon waxa haboon inaad xor ka noqtaan mukhadaraadka iyo qabyaaladda ma jiro qabiil Dugsi idiin dhisi karaa mana jiro qabiil garoon idiin dhisi karaa ee qaran ayaa wax idin dhisi kara markaa aynu qarankeena ilaashano" Aadan Mire Waqaf waxa uu ka daba maray Gudoomiyaha UCID hadalkiisa ah inay ka digtoonaadaan siyaasiyiin uu sheegay inay bur-burin wax ku doonayaan, "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tolaayeey markaa iska ilaaliya kuwa doonaya inay idinka dhigtaan salaam wax ay ku burburiyaan" Waxa kale oo isna halkaasi ka hadalay Gudoomiyaha Ururka UCID ee UK iyo Gudoomiyaha UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab Kulanka loo qabtay dhalinyarada ayaa ahaa mid ay ku baranayeen siyaasada iyo marnaamijyada Xisbiga UCID Xigasho: Ogaal
-
Somaliland Times: Describing the arrest, Mr Dihod said, "It seems like the dictatorial days of Siyad Barre." Somaliland Envoy For Recognition Condemns Arrest of Qaran leaders Hargeysa, August 3, 2007 (SL Times) - Somaliland’s Envoy For Recognition, Mr Omar Elmi Dihod , held a press conference last Tuesday in which he condemned the arrest of Qaran party leaders (Chairman Mohamed Abdi Gabose, Frist Deputy Mohamed Hashi Elmi, and Second Deputy Jamal Aidid). Describing the arrest, Mr Dihod said, "It seems like the dictatorial days of Siyad Barre." The envoy called on the Somaliland government to release the politicians immediately, since they didn't break the law. "I believe that political arrests are not good for Somaliland, because Somalilanders fought against this kind of detention. For example, Mohamed Hashi Elmi is one of the co-founders of SNM, and he does not deserve to be arrested, unless he commits a serious and proven crime. He should not be arrested for engaging in normal political activities.” Mr Dihod emphasized that Somaliland is “looking for recognition and this arrest will damage our chances for getting it.” Omar Elmi Dihod was one of the SNM Co-founders in 1982, in London. Source: Somaliland Times
-
Somaliland Times: Ethiopian Airlines Becomes The First To Fly from Hargeysa Airport at Night Hargeysa, 4 August 2007 (SL Times) - The Addis Ababa bound Ethiopian Airlines passenger `Fokker' airplane became the first ever passenger aircraft to use the newly installed runway lighting system at Hargeysa airport on Thursday night. The flight took off from the newly lit runway at 7pm local time. A special reception was held at the airport for this epic first-time night flight. The reception was attended by the Minister of Aviation and Air Transport, Mr Ali Waranade and many other officials, prominent figures and dignitaries. Mr Waranade said that this is a historical moment for the Hargeysa airport which was first built by the British during the 1950's, and that the airport has never witnessed, in its 50 odd-years history, commercial nighttime flights landing and departing from its runway. The minister pointed out that the runway installation light system took a year to install, and will make it possible for passengers and airlines to use the airport according to their schedules, and that the airport will be in operation 24hrs a day. Hargeysa airport has witnessed tangible transformation since the appointment of Waranade in August last year as the minister responsible for all airports and air transport. Source: Somaliland Times
-
Press Release From Qaran Party Baaq — Hargeisa, Press Release: Ururka Qaran Lacking any kind of believable case or evidence against the wrongly imprisoned leadership of Qaran, the administration has postponed their court date for another week. The initial reason given for their detention keeps changing from time to time. Initially it was because they were premature in starting their campaign, when that did not seem to do the job, the notion that they are remnants of the Islamic courts was floated, apparently they are having difficulties selling that notion to anyone either, so the hunt for something that can stick goes on. The fact of the matter is that that they cannot find anything that can survive public scrutiny or sound reasoning, because other than waging an open public campaign to participate in the coming election cycle these men have done nothing wrong. It is remarkable to see the maturity and the restrain shown by the public in the face of a government that seems hell-bent in destroying what we struggled for so long to achieve. We have good laws in our country, what we lack is a good government willing to implement them, we urge all citizens to stand up and demand that the laws of the country are respected and upheld. No judgment from a kangaroo court is going to resolve this matter, it is time for the judicial system of our country to fulfill its rightful duty and be worthy of the people and the responsibility bestowed on them. It is time to render the only judgment that can free us all from this nightmare and restore the faith of our people and the international community in our steady progress toward democracy and fundamental citizen rights. It is time to free the leadership of Qaran and allow them to exercise their full rights as citizens of this nation and contribute to the political discourse of the nation. It is time to choose Democracy over Dictatorship! Ururka Qaran.
-
Mr. rude adaa u baahan xishood oo dadka afkaaga ka jeedisid Hadii aad reer sool xidid la tahay maad cayda iyo aflagaadada ka joojisid reer sool? qabyaaaladu ma halkaasey ku qaadh siisay inaad sheeko ka dhigatid (why u folks didnt vote...busy eating some jaat) and (plz drop that trash at Las Caanod. it looks like that place is a grabage dump.) You need to respect your in-laws then Originally posted by rudy: why u folks didnt vote...busy eating some jaat?? ...incrediable wajey birnimo..! This is very offensive, and it’s not the first time you insult Laascaanood or Sool, previously you said this - Originally posted by rudy: who told yah that sheikh takes trash... plz drop that trash at Las Caanod. it looks like that place is a grabage dump. - Originally posted by rudy: Yesterday, reporters asked her if she finally found Jesus in jail in which she replied.... No, there are no Mexican men in this jail here!! what ....! Yo, dont worry, she out now. her 1st word was that shes gonna go to Laascaanood and adopt a babe there!! u got any suggestions? - Originally posted by rudy: lascanood who! where! i never heard of this place!! it must be between 2 hard rocks. i check the satlite map n couldnt find it! i better check disneyland aye!! its probably some where in small world! Well, insulting people of Laascaanood and Sool, will not solve the problems of your hometown Burco or Somaliland, also don’t think that it brings recognition sxb, waxaad u baahantahay inaad iska duweesid cudurkan,
-
Originally posted by rooble: I think Dr. Gabose was paid by Eriteria to distablise Somaliland. So JB you agree with rooble
-
In Siyaad Barre time, faysal waraabe was working with Riyaale, both of them were working for siyaad to last minutes, Riyaale was senior spy and Faysal junior spy of NSS At that time, Faysal motto was "Jaalle Siyaadow adaa saxsan wax kasta ood samayso" In Egal time, Faysal’s motto was "Jaalle Egalow adaa saxsan wax kasta ood samayso" And presently under Riyaale rule, Faysal’s motto is "Jaalle Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso" Faysal first he is calooshii u shaqeeste, second he is qabiilist who only knows hate speech
-
Originally posted by rudy: adeer majority vote is what this world lives by.. Majority of Somali people are for United Somalia, that’s why the World supports the unity, and territorial integrity of Somalia, and rejected to recognize the clan-faction of Somaliland led by former spy of Siyaad The former British and Italian colonies are irrelevant today, Originally posted by rudy: i believe the major problems with these parties are the lack of cutting thru clan lines. u can basically circle each party and say, yup...it represents a certain clan. Mr rude even you admitted that the 3 mini-factions of somaliland clan-state, each represent a sub-clan from Hargeysa-burco-Barbara triangle Originally posted by rudy: but then of course u fighting for clan...so wats the point having any discussion with yah?? Its you who fighting for clan faction of somaliland, horaa loo yidhi ninka waalan waxa uu modaa inay dadku waalanyihiin, xaqiidu lakiin asagaa waalan Originally posted by rudy: why u folks didnt vote...busy eating some jaat?? ...incrediable wajey birnimo..! Here you have insulted an entire clan, you see its you who is qabiilist and ha ter Its very obvious that you only know hate speech Its better if discuss topic, ideas, instead of insulting entire clans Well, I am not your kind, markaa kulama qasanayo I respect all somali people regardless of clan and regional affiliation People of Sool never took part of fake elections of somaliland clan faction because its not their business
-
Rudy #1 hater in SOL is Mr. Rude, the one who calls certain somali towns and regions garbage and other shameful names because of his qabiilist and hatred mentality Mr. rude its you who should leave alone some Somali towns and regions No one in this thread said anything about Somaliland People can criticize political figures like Riyaale nothing wrong with that, don’t think other people are like you, who blindly praising and following Riyaale Obviously, you acting like Faysal Waraabe, whose motto is "Jaalle Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso"
-
Only some people in Hargey-Burco-Barbara triangle voted for so-called constitution There is 3 mini-factions within the clan-state of Somaliland, each mini-faction represents a sub-clan. People of Sool have nothing to do with clan-state of Somaliland, or the 3 sub-clans factions of udub, ucid and kulmiye, There was no constitution and no elections will take place, so there is no need to understand for a worthless rule even for somalilander let alone non-somalilander like myself Only qabiilist people with hatred need to understand like you rude
-
10 Responses to “Somaliland: Arrest of opposition politicians condemned” Rooble: 1 I personally support the arrest of those politicians and would advise the government to put them in jail for several years. How the hell someone can start a political campaign when his party is not even registered ? Isn’t that calling for a chaos ?? I think Dr. Gabose was paid by Eriteria to distablise Somaliland. Those politicians have been warned many times by the government and they never listened to anyone. Now let them cry inside a cell. There is a government and there is a constitution to be followed. Yes, Somaliland people have the right to form political parties but it should be in accordance with the law. Once they form the party it should be registered by the authorities and the electoral committee, they should have a general assembly and elect their leaders ,, that is the time they can start any political activities in the country. Whatever people say, i believe the arrest was a good move from the government and it is a warning to the other politicians if they don’t follow the constitution. Peace and Love Mohamed ali: 2 The only mistake the three Qaran leaders made was that having been used to hold important positions in the last two governments or even before; they left behind huge task for Rayale to establish Democratisation, Justice, freedom of speech and an Independent Judiciary system that guarantees Individual rights. Probably, Rayale tried his best but could not do everything and as such they well knew these institutions were not properly functioning when they wrongly or maybe rightly tested Ahmed Hassan: 3 It is deplorable that a country that struggles for international recognition to imprison a politicians, whose only crime is to express their desire for establishing a political party. If the people cannot express their views and if they cannot assemble to campaign for a political agenda,you cannot call that country is democratic. How a Minsterial summon can take a free citizen to a jail. Did this regime forget that the very existence of Somaliland is from the result of restricted liberties by military government that ruled Somalia at an iron hand. Democracy needs an accountable government, it needs an independent and daring media, it needs an independent judiciary. None of this exist in Somaliland. The government is headed by ex-security officer and a team of his ex-friends. The cabinet is well over 54 members for a country of two million citizens and witha mere budget of $30 Million a year. The sole salary of the President is $500,000.00 much bigger than that of President of USA. That tells all. Rashid Jama (London UK): 4 I know they have done a lot for somaliland but they are wrong to start another party what is the point the country is in bad place now. looking for recongnition and support from outside world. Secondly there are 3 parties already in somaliland (kulmiye, Ucud and Udub)why dont they join one of them. I think its true goverment warned them number of times but they keep ignoring it and if the goverment do not arrest them, what will other people do tomorrow. I think somaliland has enough talks between 3 parties which is wasting lot of their time and there is no need starting another party. Thanks you all Ibrahim Mohamed: 5 Arrest of opposition politicians condemned I am very sorry Somaliland now heads wrong direction into a mockery democracy. Jailing the up coming Qaran politician leaders can not be justified by any form of law let alone the state proclamation of keeping the peace and the national security interest. Absolutely bogus and unfounded allegation against innocent fellow citizens whose their motive was to exercise the only main articles stipulated by the basic Somaliland constitution. Mubarig Farah: 6 Arrest of opposition politicians condemned I am very sorry this is Not democracy, Somaliland Cosntitution is allowed every 5 years to renewed political Parties and also Take part new Competition beteewen Existen Parties and New political Organizations time of Local Government Elections Accordent Constitution , read those rules 23,14 abdi gurey: 7 I believe that these politicians tried to register their party and they were objected by the goverment. I understand the court in Somaliland is under Udub party. So what are they left to do if the goevernment has objected to their party? All thats been shown in the media is the government warning them to not share their political views. I believe that its a complete mistake by Government and i think the majority of people hope to free them from captivity without reason. I agree with Jamal ideed’s explaination of artical(9). Ahmed Quick: 8 Question to all: Is Qaran a political party or a political association? We need to understand how the Somaliland constitution differentiates between the two. I believe one can debate about this issue whence we have a clear understanding between the two. Waridaad Rooble: 9 According to what they said, Qaran is a political party and they are running for the presidency next year. As long as they are not officially registered one cannot clearly say it is formally a political party. Thanks Rooble: 10 It is sad we worship individuals and never give a damn about the country. Somalilanders must stop moving against the constitution by supporting some wrong individuals of their clan. The three politicians, although they are respected men but this time they are absolutely wrong. If we don’t stop such acts the recognition will never come.
-
'This Action Cannot Stand!' Press Release By Qaran Party (Waridaad) - The Qaran Pary — Hargeysa, Somaliland Press Release Hargeisa July 28, 2007 This action cannot stand! It is regrettable that at this day and age, having all experienced the horrors of bad regimes in the past, the people of S/Land are once again reliving the abusive powers of yet another callous regime. The unlawful arrest of the entire leadership of Qaran is a clear indication of a regime that known no bounds, and feels confident enough to do just about anything it pleases under the cloak of protecting national security (remember the Barre Regime?). The simple fact is that this arrest is purely political and the administration having lost their base support to Qaran are resorting to play the only card left for them to play, and that is the power of detention. The hope is that if Qaran's leadership is put away, the movement will also go away. That is just simple wishful thinking on their part, Qaran's movement is not confined to the leadership of the party, the true power of this movement for change comes from the people locally and abroad, and the consequences of this illegal action from the administration will clearly demonstrate the extent of this support. We urge all peace loving S/Landers to reject this unchecked, arrogant and dangerous action from this administration and stand up to defend the constitution and the laws of our beloved country and say with a single united voice "enough is enough"! The only laws worth having are those worth defending! The Qaran Pary
-
Somaliland.org: Xadhiga Hogaamiyayaasha Ururka Qaran:Tibaaxyo Iyo Tuhuno Ah In La Keeno Ciidamo Itoobiyaan Ah S/land Walaaca laga qabo inuu Daahir Riyaale waddanka Ciidamo Itoobiyaan ah soo galiyo !!! "Waxa La Wadaa Is Bedelo Ciidamada Dhexdiisa Ah, Waxaan Aad u Tuhunsanahay In La Wado Qorshe Lagu Keenayo....."...Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Qaranka. Xadhiga hogaamiyayaasha Urur Siyaasadeedka Qaran Dr Maxamed Cabdi Gaboose, Eng Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid oo xukuumadda M/weyne Riyaale xabsiga Mandheera u taxaabtay maalintii Sabtidii ee bishii hore ee July ay ahayd 28-kii ayaa tibaaxaha iyo tuhunada soo baxaya ee la xidhiidha xadhigooda lagu xidhiidhinayaa in uu yahay mid ka yimi dhinaca dawlada Itoobiya oo xukuumadda M/weyne Riyaale ka dhexeeyo gacan saar iyo xidhiidh saaxiibtimino ee labada dhinac. Wararka isa soo taraya ee la xidhiidha xadhiga siyaasiyiinta Ururka Qaran waxay sheegayaan in maamulka M/weyne Riyaale damacsan yahay in uu ku eedeeyo siyaasiyiinta ururka qaran inay yihiin kuwo xidhiidh la lahaa kooxihii maxaakiimta islaamiga ee lagaga adkaaday Muqdisho, taasoo ay dalliil u tahay hadalo ka soo yeedhay dhinaca xukuumada M/weyne Riyaale gaar ahaan xoghayaha guud ee xisbul xaakimka UDUB Maxamed Ismaaciil Bullaale oo shirjaraa'id oo uu maalintii Salaasadii ee bisha July ahayd 31ka ku qabtay xarunta xisbiga UDUB ee caasimada Hargeysa. Waxaanu Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB ku eedeeyay hogaamiyayaasha urur siyaasadeedka qaran inay wadeen isku dayo ay ku wiiqayaan xasiloonida dalka isla markaana ay xidhiidh la lahaayeen kooxihii maxaakiimta islaamiga ahaa ee muqdisho lagaga xoog roonaaday iyo inay yihiin niman sifo aan sharci ahayn wax ku doonaya. Dhinaca kale Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed oo isaguna 31-kii Jully shirjaraa'id ku qabtay xafiiska xisbiga KULMIYE ee Hargeysa ayaa sheegay inay caddaymo hayaan in xukuumada M/weyne Riyaale ku oogayso siyaasiyiinta ururka qaran dacwada ku malo awaal ah oo ku saabsan inay xidhiidh iyo gacan saar la lahaayeen maxaakiimtii islaamiga ahaa ee laga saaray Muqdisho. Waxaanu Afhayeenku ku dooday inay markhaati cad u ahayaan dacwada iyo eedanyta xukuumada, isagoo ugu baaqay xukuumada M/weyne Riyaale inay si shuruud la'aan ah ku sii dayso siyaasiyiinta ururka qaran. Dhinaca kale ilo u dhuun daloola hogaanka ciidamada qaranka Somaliland waxay tibaaxeen inuu jiro qorshayaal xukuumada M/weyne Riyaale ku doonayso inay dalka ku soo geliso cutubyo ciidamo itoobiyaan ah, kuwaas oo shaki laga muujiyay talaabooyin dhawaan hogaanka taliska ciidanka qaranka Somaliland kaga saaray qoysas dan yar ah oo deganaa guriyihii miiska saraakiisha halkaas oo la sheegay in loo baneeyay dhawaan qaarkood laguna arkay saraakiil ka socday ciidamada itoobiyaanka oo ka yimi dhinaca dalka itoobiya. "Waxa la wadaa isku bedel iyo isku shaandhayn lagu doonayo in ciidamo badan oo halkan [Hargeysa] jooga lagu damacsan yahay in lagu geeyo fadhiisimaha bariga iyo galbeedka ee ciidamada qaranka, waxaanaan tuhunsanahay qorshe lagu keenayo guuto ama laba ciidamo itoobiyaan ah oo la doonayo illaa Berbera iyo Hargeysa inay fadhiisimo ka samaystaan; saraakiil itoobiyaan ahna wayba noo yimaadaan maalmona way nala joogeen" .....sidaa waxa Somaliland Today u sheegay sarkaal ka tirsan ciidamada qaranka oo ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa oo jooga Hargeysa mar aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay. Si kasta ha ahaatee waxa la dhawrayaa eedaymaha xukuumaddu ku soo oogto hogaamiyayaasha urur siyaasadeedka Qaran oo la filayo in horraanta todobaadka soo socda la hor geeyo maxkamad ku dhex taala xabsiga Mandheera oo horeba loogu dhex xukumay madaxdii iyo weriyayaashii wargeyska madaxa banaan ee Haatuf oo mudo sadex bilood ka badan ku xidhnaa xabsigaas. Source: Somaliland Today Newsdesk
-
Waxa loo baahan yahay xisbiyo kale oo bedella UDUB iyo UCID, waa haddii doorasho dhacdo, u malayn mayo inay dhacaysee. Waa in laga tashadaa UCID haddii Faysal xisbigiisa ka tashan waayaan. Jamhuuriya Online:FAYSAL CALI WARAABE, IYO KAALINTIISA MUCAARIDKA. waxay ahayd 2002 bishii September , waxan joogay xaflad lagu gudoonsiinayay arday, dhamaysatay barashada luqadda ingiriisiga oo dhiganayay machadka NUURA DIIN ee ku yaalla xaafada sheikh madar, waana markii iigu horeysay een arko Faysal Cali Waraabe, waxa aan aad ugu diirsaday hadalada uu ku hadlayay wallow uu ka muuqday fudeyd badan, hadana waxaan lahaa waa loo baahan yahay ninkan oo kale. Faysal waa nin deganaan jiray wadanka Finland, waa nin firfircoon, lakin lagu xanto inuu yahay nin dantiisa ka hore marsiiya danka dadka kale. Waxa faysal uu ka sameeyay finland jaaliyad Somali ah, lakin waxa dhacday in markii uu in muddo ah hayay laga qaaday markii la arkay inuu isku qoray meesha si uu isagu leeyahay, oo kale, markii laga qaaday xilkii uu hayay waxa dhacday inuu faysal joojin waayay calaacal iyo wax la mid ah, una qaadan waayay sida fudud ee looga qaaday, isaga oo lahaa anaa ku soo dhintay meeshan oo xaq u leh oo galiyay xoogeygii, iyo wakhtigaygii. Hadaba waxa muuqata faysal in sheekada uu imika wadaa ay tahay tiiyoo kale oo uu u baahan yahay faysal in la nasiyo, xisbigiisa ay u qaadaan vote of confidence, oo ah cod kalsooni u qaad ah. Faysal, waxad moodaa inay waxa uu wado ay tahay waxba igama galin xisbiga UCID, ee uu sheekada uu wadaa ay tahay hunguri weyn oo ka haya hantidan qaranka ee xukuumada Rayaale ku tumanayo. Faysal waxa uu hadal ka dhigtay uun Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso, tan arinta QARAN baa ugu dambaysay , waxa uu leeyahay way saxsan tahay dowladdu. Xagee kaga qoran tahay dastuurka saddex xisbi qaran uun baa taagnaanaya meesha markasta, markasta oo doorasho dhacayso, waxay noqonaysaa sheekadu in is iibin awgii uu is iibinayo si uu xil u helo uuna u baabiinayo xisbigiisa, taas haddii ay ka tashan waayaanna waxa dhacaysa in xisbiga UCID uu noqon doono mid uu galaafanayo Faysal Cali Waraabe. Waxa loo baahan yahay xisbiyo kale oo bedella UDUB iyo UCID, waa haddii doorasho dhacdo, u malayn mayo inay dhacaysee. Waa in laga tashadaa UCID haddii Faysal xisbigiisa ka tashan waayaan. cabdirisaq guled Jamhuuriya Online
-
Xukuummada Somaliland Oo U Kordhisay Mudada Xadhigii Hogaanka Ururka Qaran, Una Diiday In la booqdo iyo Daadufeyntii Qareenadooda. hadhwanaag 2007-08-04 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Labada Qareen ee difaacayey gar-sugayaasha Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran,Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan iyo Qareen Cabdiraxmaan Ibraahim Caalin ayaa ku eedeeyey Maxkamada Gobolka inaanay shuruucda, Xeer iyo Dastuurka dalka u yaala ugu dhaqmayn sidii loogu tala-galay oo ay baal-mareyso, isla markaana waxay Xuseen sida uu dhigayo xeerku in Max-buusta kasta oo xidhan la horkeeno Maxkamada horteeda todobadii Cishaba mar taasina aanay dhicin. Sida waxay Garyaqaanadu ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xarunta garyaqaanada Somaliland ee Magaalada Hargeysa. . Waxa kale oo ay shirkooda jaraa’id ku tilmaameen iyaga oo ah Qareenadii difaacayey loo diiday inay arkaan Masuuliyiintaasi, taas-na ay ku tilmaameen inay Meel ka dhac ku tahay Shuruucda iyo Dasduurka dalkaba oo cadaadis lagu saaaro xadhiga Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran in jeelka lagu hayo oo aanay garanayn waxa keenay inay dib uga dhacdo iyada oo ay maanta ku beegan tahay la horkeeno Maxkamada Horteeda... Qareen Ibraahim Iidle oo ka mid ahaa Qareenada Difaacayey xadhiga Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran oo lagu waday in maanta Maxkamada Gobolka Hargeysa la horkeeno ayaa waxa uu sheegay inay dib-u-dhacday keenistii la horkeeni lahaa Sadexdaa Masuul [Dr. Gaboose, Maxamed Xaashi Cilmi, Jamaal caydiid] Maxkamada Horteeda. “Sida uu sharcigu dhigayo qodobka 47aad faqradiisa 3aad xeerka habka ciqaabta in Todobadii Cishaba maalin la horkeeno [Maxbuuuska] ay haydna in maanta la horkeeno Maxkamaduna ay ku balan-qaaday in maanta la horkeeno, hasayeeshee ay dhacday inaan la horkeenin.” ayuu yidhi Qareen Ibraahim isaga oo sharaxaad ka bixinayey sida uu sharcigu dhigayo in Maxbuuska todobadii Cishaba maalin la horkeeno Maxkamada Horteeda. Ibraahim Iid waxa uu sheegay inanay haynin wax cadeyna oo tilmaamaya waxa dib u dhaca ku keenay in Madaxda Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran la horkeeno Maxkamada. “Iyada oo aanuna haynin qoraal sababaysan oo tilmaamaya sababta keentay dib u dhaca, waayo waa arrin uu sharcigu waajibiyey, Cid alliyo cidda ay ka suurtowdo ama ay halkeeda ay ka timaado inay dib-u-dhacdo talaabo laga qaado, iska daa inay si kale u dhacdo” ayuu yidhi. Qareen Ibraahin Iidle waxa uu tilmaamay inay xaq u leeyihiin maadaama ay yihiin difaacayaasha gar-sugayaasha Urur Siyaasadeedka Qaran in qoraal na-laga siiyo, taasina waxay tilmaamaysaa sida aan sharciga iyo Xeerka ku dhaqankiisa loo ixtiraamayn ee oo mar-walba loo garab marayo. “Xaq ayey u leeyihiin [Madaxda Urur Qaran] in damaanad lagu siidaayo maadaama aanay ku kicin denbiyada oo aan loona haysan, loomana haysto denbiyada uu shacigu diiday in damaanad laga bixiyo” ayuu yidhi Ibraahim Iidle Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Anagoo halkaa ka duuleyna [Qareenada] ayaanu Maxkamada geynay qoraal aanu kaga codsanayno in Muwaadiniiintaa [ururka Qaran] Xoriyadooda damaanad lagu siiyo si ku meel-gaadha, maanta ayuu qoraalkii na soo gaadhay oo na loogu diiday oo la yidhi damaanad la siin maayo” Qareen Cabdiraxmaan Ibraahin Caalin oo is-na ka mid ah difaacayaasha gar-sugayaasha ayaa waxa uu yidhi “Markii aanu ogaanay inaan Maxkamada la horkeenayn [Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran] waxaanu qornay qoraal aanu kaga dalbanayno inaanu aragno Maxaabiistii oo aanu jeelka ugu tagno, si aanu u soo xog-wareysano arrimaha lagu heysto, nasiib darro-se Maxkamadu waxay nagu tidhi uma tagi-kartaan, taasina waxay meelka dhac ayey ku tahay sharciga iyo dastuurka inoo yaala” Waxaanu Cabdiraxmaan tilmaamay inay Maxkamadu u hogaansanaato shuruucda, waayo tiirarkii sadexaad ee dalka oo uu u madax-banaanaado oo aanay cid kale u yeedhin.“Halkaa waxa nooga Muuqanaysaa inay tahay Cadaadis lagu saarayo garsugayaashan sadexda ah [Gaboose, Maxamed Xaashi iyo Jamaal Caydiid] ee hogaankii Qaran, maadaama oo loo diiday qareenadoodii waxa cad cid kale oo loo ogolaanayo aanay jirinn” ayuu yidhi . “Sidaa darteed waxaanu aad uga xunay Inay Maxkamadu ama Garsoorku ku dhaqmi waayo dastuurkii dalka” ayuu yidhi .Cabdiraxmaan. Madaxda Urur Siyaasadeedka Qaran oo kala ah Gudomiyaha iyo labadiisa gudoomiye kuxigeen Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, MaxamD Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid Ibraahim ayaa maalintii sideedaad xadhig rumaan ah ugu xidhan Jeelka Mandheera ee Gobolka Saaxil., isla markaana iyada oo ay hore u sheegtay Maxkamadu in maanta la horkeenayo aan la horkeenin oo loo kordhiyey xadhigoodii. Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale] Reporter Hadhwaagnews.com/Hargeysa E-mail, janaale94@yahoo.com .
-
“Waxaanu u Aragnay [Xadhiga Qaran]arrin aad u Fool xun,Oo ku xun Qaranimada, Sharciyada ,Siyaasada,oo u Adeegaysa Nidaam aynaan Doonayn”Siilaanyo. (Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo]) hadhwanaag 2007-07-28 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE ayaa canbaareeyey talaabada ay Xukuumada Madaxweyne Rayaale xabsiga ugu taxaabtay maanta hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran,isla markaana ku tilmaamay mid cawaaqib xun oo qiyamkii dalku taagnaa ka baydhay. Sida waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Hargeysa.kadib markii ay Hogaanka iyo Masuuliyiinta Xisbigu ay shir-yeesheen. Waxa kale oo shirkiisa jaraa’id ku cadeeyey inay xisbigu isaga imanayaan waxa kale ee ay ka yeelanayaan oo ay shir-balaadhan ka yeelandoonaan. Waxaanu sheegay inay sharcigu siinayo in la furo Ururo. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ayaa waxa uu sheegay inay maanta shir degdega ay isugu yimaadaan hogaanka Xisbiga KULMIYE, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi. “Shirkan waxaaanu kaga tashanaynay oo aanu wax iska weydiinaynay dhacdadii ugu danbaysay ee maanta dhacday ee ahayd in hogaankii ka tirsanaa Urur Qaran khaasatan Gudoomiyahoodii Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid xabsiga loo taxaabay” “Arrintaa waxaanu u aragnay arrin aad u fool xun, qaranimada ku xun, sharciyada ku xun, Siyaasada ku xun oo ah mid u adeegaysa nidaam aynaan doonayn inaynu marno jidka uu qeexayo, oo ah jidka cabudhinta, cago juglaynta iyo duminta geedi-socodkii dimuqraadiyada” ayuu yidhi Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE. “hore ayeynu u soo joognay dad badan oo shiciba iyo saxaafada Madaxa banaan iyada oo wax alla wax ay geysatay aanay jirin ayaa sharci-daro loogu taxaabay Xabsiga, dhalin-yaro ay ku jirto, dumar cisbitaalada lagala baxay, caruur iskuulada ku jirta oo nooc walba leh ayaa lagu tuntay xoriyadoodi” ayuu yidhi Md. Axmed Siilaanyo. Md.Axmed Siilaanyo ayaa ku tilmaamay talaabadan ay Xukuumada Madaxweyne Rayaale Xabsiga ugu taxaabtay Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran inay tahay mid cawaaqib xumo ah oo ka horimanaya ka hor-imanaya qiyamkii dalkani. “Arrintaasi waxay noola muuqatay oo aanu aad iyo aad u dhalaacaynaynaa inay tahay mid ina tusaysa inay dalka Maanta maamulkiisa jira jid aad u cawaaqib xun oo ah mid lagu tilmaami karo wax alla wixii qiyamku dalku u taaganaa oodhan ka baydhaysa” Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE Axmed Siilaanyo ayaa canbaareeyey talaabada ay Xukuumadu ku xidhay Hogaanka Urur Siyaasadeedka Qaran, isla markaana ku baaqay in dadkaasi si degdega xoriyadoodi iyo Madax-banaanidoodi dib loogu soo celiyo. “Ilaa inta aanu ka war-qabnay waxay dadkaasi [Hogaanka Qaran] waxay ku dhawaaqayeen xoriyatul qawlkooda wax sharcigu u siiyey, in Urur loo furo iyo inaan loo furin waxay u taala hay’ada sharciyada in badan ayaanu nidhi, inkasta oo aanu u aragno inay xaq u leeyihiin, wax xoriyatul qawl dhaafsiisan oo ay sameeyeen ama ku dhaqaaqeen maanaan arag” ayuu yidhi Siilanyo. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ayaa waxa uu sheegay inay hawshaa lagu xidh-xidhay hogaanka Ururka inay dib wax isaga weydiinayaan oo ay wada-tashi balaadhan ay ka gelayaa waxay noola tahay ee jid Sharciya ee dastuurku ogol yahay ee nooga banaana wax ayaanu iska weydiinaynaa wixii aanu ka yeeli lahayn. Waxa isna shirka jaraa’id ka hadlay oo kale Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo waxa uu ku tilmaamay talaabada ay Xukuumadu xabisga ugu taxaabtay inay ka xun yihiin “Marna kumaan seexan oo kumaan soo toosin waxyaabihii uu ka dagaalamayey [Dr. Gaboose] inay sodon sanadood dabadeed ay soo noqdaan isaga jeelkii loogu taxaabayaa” Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe –Janaale] Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa E-mail, janaale94@yahoo.com
-
Somalia: UNHCR Launches $48 Million Appeal for Somali Situation Email This Page Print This Page Visit The Publisher's Site United Nations High Commission for Refugees (Geneva) 24 July 2007 Posted to the web 24 July 2007 The UN refugee agency on Monday launched an appeal for US$48 million to fund until the end of next year badly needed assistance for newly arrived Somali refugees fleeing renewed conflict in Somalia, and people displaced inside Somalia. It is estimated that the number of Somalis in the region who will receive assistance from UNHCR under the appeal will rise to 478,000 by end 2008 from 312,000 currently. The rise in numbers assisted is partly because UNHCR considers that access for aid delivery may improve reaching more internally displaced persons inside Somalia, especially in the south and central areas of the country. It is also expected that the total number of people displaced may also rise to around 528,000 by end 2008 from 500,000 now. The additional protection and assistance to internally displaced Somalis and newly arrived Somali refugees in Kenya, Ethiopia, Yemen and Djibouti will cost $47.8 million until the end of 2008. Of that $22.6 million is needed for internally displaced people in Somalia, $12.6 million for new refugees in Ethiopia, $7.5 million for new refugees in Kenya, $4 million for new refugees in Yemen and $776,000 for new refugees in Djibouti. Relevant Links East Africa Aid and Assistance Capital Flows Conflict, Peace and Security Refugees and Displacement Somalia Sustainable Development The programme is intended to provide protection and assistance to Somali refugees who have arrived since January 1, 2007 in the neighbouring countries of Kenya, Ethiopia, Yemen and Djibouti, fleeing the conflict between the Islamist Court Union and the Transitional Federal Government. Their numbers are expected to increase from 62,000 now to 78,000 by the end of 2008. This is in addition to the 450,000 Somali refugees who fled previous turmoil in Somalia, which has lasted two decades, and are assisted under UNHCR's annual programme. Of those, some 315,000 lived in the neighbouring countries at the end of last year, with the rest scattered in other countries. As part of the joint UN response for internally displaced people, UNHCR has responsibility for protection, non-food items and emergency shelter. Inside Somalia, our appeal it is aimed at improving the protection and living conditions of some 450,000 internally displaced people. The assistance will include shelter material and other non-food items for newly displaced people. A report last week from the capital, Mogadishu, said 10,000 people had left the city in a renewal of the outflow seen earlier in the year. Living conditions in displaced settlements are now among the worst in Africa. The programme will include protection monitoring and tracking of population movements as part of an early warning system to improve future humanitarian responses.
-
A great video, I really enjoyed Thanks to sister Munira for sharing
-
AFRICAN UNION UNION AFRICAINE UNIÃO AFRICANA PEACE AND SECURITY COUNCIL 80th Meeting 18 July 2007 Addis Ababa, Ethiopia COMMUNIQUE On the situation in Somalia COMMUNIQUÉ OF THE 80TH MEETING OF THE PEACE AND SECURITY COUNCIL OF THE AFRICAN UNION on the situation in Somalia The Peace and Security Council of the African Union, at its 80th meeting held on 18 July 2007, adopted the following decision on the situation in Somalia: Council, 1 Takes note of the report of the Chairperson of the Commission on the situation in Somalia [PSC/PR/2(LXXX)]; 2 Strongly condemns the threats and/or acts of violence and terrorism perpetrated by those elements seeking to undermine the political process. Council calls on all member States and partners of the African Union to stand firm on the side of Somalia’s legitimate institutions in their efforts to fight violence and other acts aimed at undermining the political process. Council calls on all member States and the larger international community to cease immediately any further support for extremist elements or those who seek to block progress by violent means, and to support the ongoing efforts towards inclusive political dialogue; 3 Condemns, in the strongest terms, the attacks against the African Union Mission in Somalia (AMISOM), and recalls that the Mission has no other objective than to support Somalia and its people in their efforts to achieve lasting peace and reconciliation; 4 Appeals to all the Somalis, both in the country and in the diaspora, to reject violence and to actively and constructively participate in the reconciliation process; 5 Welcomes the opening of the National Reconciliation Congress on 15 July 2007, in Mogadishu, as a significant step towards an all-inclusive and genuine reconciliation process, within the framework of the Transitional Federal Charter. In this respect, Council requests all the representatives of the Somali people participating in the Congress to bear their responsibilities and engage constructively in the process, and to seek peaceful solutions to the problems facing Somalia, within the framework of the Transitional Federal Charter; 6 Urges the Transitional Federal Institutions, in keeping with the objective of the National Reconciliation Congress, to spare no effort to reach out to all sections of the Somali population, with a view to facilitating the reconciliation process; 7 Encourages the Chairperson of the Commission, working closely with all stakeholders, including the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), the League of Arab States, the United Nations and other African Union partners, to continue and intensify his efforts in support of the reconciliation process in Somalia; 8 Appeals to the member States and the larger international community to urgently provide the assistance needed to enhance the capacity of the Transitional Federal Institutions to enable them effectively assume their responsibilities; 9 Expresses its appreciation for the steps taken by the Commission for the deployment of AMISOM, following the decision adopted at its 69th meeting held on 19 January 2007. Council pays tribute to the Ugandan troops for their efforts and the sacrifices made, as well as to the Ugandan Government for its commitment to the restoration of lasting peace and reconciliation in Somalia; 10 Expresses its gratitude to the African Union member States and partners that have provided assistance for the deployment of AMISOM and its sustenance on the ground; 11 Notes with concern that the lack of adequate financial and logistical support has seriously affected the deployment of the troops pledged by member States for AMISOM, as well as the operations of the Mission on the ground. Council reiterates its urgent call to the African Union member States and partners to provide the necessary financial, logistical and technical support to make it possible for AMISOM to rapidly attain the authorized strength and to continue its operations in Somalia. Council also urgently calls on all member States to contribute troops and other personnel required for AMISOM; 12 Stresses, once again, the need for the deployment of a United Nations peacekeeping operation in Somalia that will take over AMISOM and support the long term stabilization and post-conflict reconstruction of Somalia, and reiterates its appeal to the United Nations Security Council, which has the primary responsibility for the maintenance of international peace and security, to urgently take the necessary steps for the deployment of such an operation; 13 Calls on the United Nations, pending a decision by the Security Council authorizing the deployment of a United Nations peacekeeping operation in Somalia, to put in place, in consultation with the Commission of the African Union, a financial, logistical and technical support package for AMISOM, within the context of the provisions of Chapter VIII of the Charter of the United Nations; 14 Appeals to the international community to extend the necessary humanitarian assistance to the affected population in Somalia, and demands that all parties in Somalia facilitate the operations of the humanitarian agencies and NGOs; 15 Decides to extend the mandate of AMISOM for an additional period of six months; 16 Requests the Chairperson of the Commission to follow up on the implementation of this decision and to report to it regularly on the steps taken to this effect; 17 Decides to remain seized of the matter.
-
Maasha Allah Good job Sool Sanaag Hawd Development Agency It’s a wonderful achievement Thanks to brother sophist