Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Originally posted by rudy: he dont look no garaad to me! a garaad wont be standing next to no fake flowers...! this dude looks like hes suffering from jaat withdrawal. As usual you vomit hate-filled talk every time when people mention Laascaanood. Caqli yaraa wuxu, Sababta aad u aflagaadeenasu Garaadkan waa la garanayaa, adigaa qaad wale ah oo sidii bariiska qaadka u cuna Cuqdad baa kaa buuxdee iska duwee saan horaba kuugu sheegay While I was reading a thread called "Vacationing in Somalia" in the general section, I came across one nomad telling another to not mention Laascaanood as many times, because he knew that Mr. Rude will start his nonsense about Laascaanood Its obvious, that Mr. Rude hate campaign against Laascaanood has no limit, Originally posted by rudy: - Originally posted by rudy: who told yah that sheikh takes trash... plz drop that trash at Las Caanod. it looks like that place is a grabage dump. - Originally posted by rudy: Yesterday, reporters asked her if she finally found Jesus in jail in which she replied.... No, there are no Mexican men in this jail here!! what ....! Yo, dont worry, she out now. her 1st word was that shes gonna go to Laascaanood and adopt a babe there!! u got any suggestions? - Originally posted by rudy: lascanood who! where! i never heard of this place!! it must be between 2 hard rocks. i check the satlite map n couldnt find it! i better check disneyland aye!! its probably some where in small world! Originally posted by rudy: why u folks didnt vote...busy eating some jaat?? ...incrediable wajey birnimo..!
  2. Eid Mubarak to all Muslims Wish you all a happy and peaceful Eid-Ul-Fitr Mubarak,
  3. Eid Mubarak to all Muslims Wish you all a happy and peaceful Eid-Ul-Fitr Mubarak,
  4. BY Allaaha weyn baa caafimaadka haya, ee Illaahay dhamaan wixii muslimiin ah iyo binu aadamka kaleba Illaahay caafimaad ha siiyo
  5. Che, zafir iyo gediid iska ilaali cuqdad qoto dheer baa saa u qashay, xitaa gabdhihii baa ka baxsanwaayey Nimankan cidna kama xishoonayaan
  6. Maxaa beentaa weyn ku kalifay Sh jac iyo Red sea ayada oo tobankii malmood ee ugu danbeeyey bishii Ramadan lagu jiro? War Allaaha weyn baqa oo sidii dad nool u dooda, hadii Allaah iyo naftiina eedan ka xishooneen oo beenta ka maarmeen, been run u eeg sheega, Sh jacaylka adaa ka been abuurayey odayaasha masaakiinta ah, bal sheeq waxa kagu xaqsadey inaad been sheegted? Now we now that Red sea and Sh jac are both liars, shame on them, Again, denying the facts will only shows that secessionists are as usual don’t like to face facts on the ground, they like to live in world of lies and fiction
  7. Somaliland official admitted that Sool traditional leaders support Puntland Administration in their declaration; he added that traditional leaders shouldn’t side with any political entity Somaliland.org: Waraysiga Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax S: Waxaa jirta in Garaado reer Sool ahi ay ku hanjabeen in ay ciidammada Somaliland weerar ku qaadi doonaan, kana saari doonaan Gobolka Sool arrimahaa maxaad kala socotaa? J: Waad maqashay Garaadadii Sool in ay abaabul ay galeen oo ay iskaga khaldan tahay siyaasaddii iyo dhaqankii. Waxa weeye Garaadadii waxay leeyihiin dhaqan waxay ahayd in ay dhxdhexaad noqdaan labada maamul ee ka soo kala jeeda Beesha Sool, Somaliland iyo Puntland ee beesha u dhashay in Salaadiintu dhexdhexaad u noqdaan bay ahayd, laakiin waxay noqotay in dhinacqudha ay raaceen, iyagana waxay ku keenaysaa dhibaato, dhaqan bay leeyihiin. Laakiin siyaasad ma laha, bayaanno ayey soo saareen dad bay abaabulayaan, laakiin abaabulkaasi wax ka soconaya ma jirto. Tii dhaqanka ayay ka baxeen oo mid siyaasadeed bay galeen, bayaanadaasiyo hanjabaadahaasna waxba ku yeeli maayaan Somaliland.
  8. The fake and bogus version from Somaliland websites, why do they have to lie in Ramadan, Hadhwanaagnews Baaq Ka Soo Baxay Golaha Isimada Beesha *********** hadhwanaag 2007-10-09 (Hadhwanaagnews) Golaha Isimida *********** Date: 3/10/2007 Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya Ku: UN Security Council Ku: OAU OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga OG: Maamuulka Somaliland OG: Maamuul Goboleedka Puntland Ujeeddo: Go'aanka Isimada *********** Annagoo ah Dhammaan Isimada *********** waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen Maamulka Somaliland & Maamulka Puntland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland iyo Puntland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland.iyo somalilandba.laakiin aynan oglaan doonid in lagu dagaalamo . Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland iyo Puntland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamuladan uu dagaal ku sooqaadaan dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay. sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa in mamulka Puntland iyagu iskaga baxaan golada sool sanaag iyo cayn . aynan ka talin doonid dhulkayaga cid ilaayo in aan go,aan midaynsan ka soo saarayno Magacyada Isimada:- 1)Garaad Jaamac Garaad Cali 2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed 4)Garaad C/laahi Garaad Soofe 5)Garaad Abshir Saalax 6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur 7)Suldaan Siciid Cali 8)Garaad C/salaam Xasan 9)Garaad Cali Buraale 10)Boqor C/laahi Dabagooye 11)Garaad Saleebaan Buraale 12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud maxamuud c/laahi amiirnaaif @hotmail.com Submited By hadhwanaag : 2007-10-09
  9. The true and authentic declaration of the leaders of SSC, as reported in SSC and Somali websites like Jidbaale, Hiiraan, widhwidh ,afnugaal, Calanka, etc Golaha Isimida *********** Date: 3/10/2007 Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya Ku: UN Security Council Ku: OAU OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga OG: Maamul Goboleedka Puntland OG: Maamuulka Somaliland3 Ujeeddo Go'aanka Isimada *********** Annagoo ah Dhammaan Isimada ------- waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland. Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay. Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe. Magacyada Isimada:- 1)Garaad Jaamac Garaad Cali 2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed 4)Garaad C/laahi Garaad Soofe 5)Garaad Abshir Saalax 6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur 7)Suldaan Siciid Cali 8)Garaad C/salaam Xasan 9)Garaad Cali Buraale 10)Boqor C/laahi Dabagooye 11)Garaad Saleebaan Buraale 12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud Axmed cabdi Laahi Afnugaal.com Laasacaanood
  10. Hiiraan: Halkan ka fiirso Baaqii ay Issimada Sool,Sanaag & Cayn soo saareen oo Sawirran Hiiraan: Isimada Gobolka Sool oo Baaq ka soo saaray Xiisadda Somaliland iyo Puntland ugu dhaxeysa Gobolkaas Isniin, October 08, 2007(HOL): Isimo ka soo jeeda Gobolka Sool oo dhawaan shir ku yeeshay magaalada Laas-Caanood ayaa waxay shirkooda kaga hadleen Xiisadda ka dhex-taagan maamullada Puntland iyo Somaliland. Isimida Shirka isugu yimid oo tiradoodu gaareyso 12 Isim, isla markaana la safan maamulka Puntland ayaa waxay maamulka Somaliland ku eedeeyeen in uu weerar gardarro qaawan ah ku soo qaaday dhulkooda, isla markaana ay go’aansadeen inay dhulkooda difaacaan oo markaasina ay iska celiyaan weerarka uu maamulka Somaliland ku doonayo dhul ballaarisiga. “Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn waxay ka mid yihiin Maamulka Puntland, wixii khasaare ah oo ka yimaadana waxaa qaadi doona maamulka Somaliland”ayaa lagu yiri Qoraalka ay soo saareen Isimmadaas. “hadda waxaan Caalamka u soo jeedineynaa in Maamulka Somaliland lagu booriyo inay Ciidamadooda kala baxaan Dhulkayaga ee ay mudada dheer gardarrada ku heysteen”ayaa mar kale lagu yiri qoraalka ay Isimmadu soo saareen. Halkan ka fiirso Qoraalka ay Isimmada soo saareen oo Sawirran Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  11. Hiiraan: Isimada Gobolka Sool oo Baaq ka soo saaray Xiisadda Somaliland iyo Puntland ugu dhaxeysa Gobolkaas Isniin, October 08, 2007(HOL): Isimo ka soo jeeda Gobolka Sool oo dhawaan shir ku yeeshay magaalada Laas-Caanood ayaa waxay shirkooda kaga hadleen Xiisadda ka dhex-taagan maamullada Puntland iyo Somaliland. Isimida Shirka isugu yimid oo tiradoodu gaareyso 12 Isim, isla markaana la safan maamulka Puntland ayaa waxay maamulka Somaliland ku eedeeyeen in uu weerar gardarro qaawan ah ku soo qaaday dhulkooda, isla markaana ay go’aansadeen inay dhulkooda difaacaan oo markaasina ay iska celiyaan weerarka uu maamulka Somaliland ku doonayo dhul ballaarisiga. “Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn waxay ka mid yihiin Maamulka Puntland, wixii khasaare ah oo ka yimaadana waxaa qaadi doona maamulka Somaliland”ayaa lagu yiri Qoraalka ay soo saareen Isimmadaas. “hadda waxaan Caalamka u soo jeedineynaa in Maamulka Somaliland lagu booriyo inay Ciidamadooda kala baxaan Dhulkayaga ee ay mudada dheer gardarrada ku heysteen”ayaa mar kale lagu yiri qoraalka ay Isimmadu soo saareen. Halkan ka fiirso Qoraalka ay Isimmada soo saareen oo Sawirran Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  12. Jaalliyadda SSC London UK Oo Taageertay Bayaanka Issimadda SSC‏ Oct 09, 2007 By:Jidbaale.com UK(Jidbaale.com);-Odayaasha iyo Guddiga Jaalliyadda SSC London .UK, waxay si buuxda u taageerayaan, Go'aanka Issimada SSC ee taariikhdiisu tahay 3/10/2007 kuna saabsan sidii laysaga difaaci lahaa Weerarka gardarada ah ee maamulka Waqooyi Galbeed ku soo qaadeen Gobolladda Sool Sanaag iyo Cayn . Waxaan halkan ka caddeynaynaa In Odayaasha iyo Guddiga Jaalliyadda SSC London UK Shir ay yeesheen 07/10/2007, kuna go'aansadeen in ay taageersanyihiin bayaanka Issimada . Isla markaasna ay la garab taaganyihiin dadweynaha SSC taageerro hiil iyo hooba , sidii maleeshiyada Ina Riyaale looga saari lahaa degaanka SSC oo ay faduul ku soo galeen . Loona sugi Lahaa Xuduudaha Puntland. Waxay markale Jaalliyadda SSC London UK caddeynaysaa innu dhamaaday dulqaadkii dadweynaha SSC. Guddiga Jaalliyadda SSC London UK London
  13. Golaha Badbaadinta Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn ; Taageero Go,aankii Isimada SSC. Oct 09, 2007 By: Ku Isimada Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn Ku Dadweynaha Goblada Sool Sanaag iyo Cayn. Ku Madaxweynaha iyo Ku-Xigeenka Maamulka Puntland. Og Dawladda Dhexe Ee Fedaraalka Ah. Guddoonka Golaha Badbaadinta ee Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn,isagoo ku hadlaaya afka Golaha, shir degdeg ah uu yeeshay [ teleconference ] maanta oo bisha October tahay Sideed, wuxuu; - Si buuxda u taageeray Go,aankii Isimada Gobolada SSC. - Waxaannu Isimada ku waafaqnay in dulqaadkii Dadweynaha Gobolada SSC. gudaha iyo dibedaba uu ka dhamaadey - Wuxuu Golahu ku qanacsanyahay in dhinaca kale [ Maamulka Woqooyi Galbeed ] garan waayey in nabad gelyo lagu wada noolaado, oo uu kibir, tacadi iyo falal fool xun ku hayey shicbga uu dhulkooda sharci darrada ku deganaa, in badanna Adduun Weynaha u sheegaayey inuu soo xiraayo Xuduud aanu lahayn awoodna u hayn. - Wuxuu Golaha iyo dhamaanba Qurba joogta u dhalatey Gobalada SSC u sheegayaan Isimada iyo Dadwynaha, inaanu hoo iyo hiilba idinla barbar taaganahay sidii dhulkeena loo difaaci lahaa. Guddoonka Golaha Badbaadinta Gobalada SSC.
  14. Jaaliyadda SSC ee Dalka Norwey Oo Taageertay Bayaankii Issimada *********** Oct 08, 2007 By: Oslo(Jidbaale.com):-Bayaan ka soo baxay jaaliyadda ssc eek u dhaqan dalka NOrwey ayaa wax si buuxda loogu taageeray Baaqii ay dhawaan magaalada Laascaanood ka soo saareen Issimada ssc, bayaankaas oo loogu digay Malayshida beelaha Waqooyi galbeed. Bayaanka ayaa u qornaa sida tan. Ku. Issimada SSC Ku. Bulshada SSC Dibadda iyo Gudaha. Ujeeddo Tageero Bayaankii Issimada SSC ka Soo Saareen Xaaladda Gobolka. Annaga oo ah dhamaan Jaaliyadda ssc ee ku dhaqan dalka Norwey waxaanu si isku duubni ah oo diiran u taageeryanaa go’aankii dhaxalka ahaa ee ay qaateen Dhamaan Issimada SSC iyaga oo aan u kala hadhin, waxaanuna leenahay wuxuu ahaa go’aankaasi mid ku habboonaa wakhtigiisa. Waxaanuna ku boorinaynaa dhamaan bulshada SSC meelkasta oo ay joogaan in ay isgarab taagaan go’aankaas ay issimadu gaadheen sidii loo fulin lahaa, isla markaana dhulka loo difaaci lahaa guntiga dhiisha layskaga dhigo, naf iyo maal intabana loo huro. Waxaanu ugu danbayntii digniin u soo jeedinaynaa malayshiyda iyo maamulka hargeysa ee u hanqal taagaya deegaanka SSC in ay isku sii dayaan in ay ku sii negaadeen deegaanka SSC, Taas oo wixi ka yimaada cawaaqib xumadiisa ay iyagu dhabarka u ridan donaan. Wabbilaahi tawfiiq. Jaaliyadda SSC ee Dalka Norwey.
  15. Jaalliyadda SSC Ee UAE Oo Taageertay Bayaankii Difaaca Ahaa Ee Ay Soo Jeediyeen Garaaddada *********** Oct 08, 2007 By:Jidbaale Desk News Musafah(Jidbaale.com):- Guud ahaan shacab weynaha Puntland ee ku dhaqan waddanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa si diirran u soo dhaweeyay go'aankii kama dambeysta ahaa ee Garaadda *********** go'aamiyeen ee ka turjumayay Difaacaa Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Go'aamadan ayaa soo baxay wakhti ku habboon loona baahnaa, waxaana soo dhaweeyay shacab weynaha Reer Puntland gaar ahaan Shacab weynaha *********** ee ku dhaqan dibadda iyo gudaha Dalka Soomaaliyeed. Dhulku waa qaali, difaaciina waa lagam maarmaan, guud ahaan waxaa la gudoonsaday in loo istaago difaaca goboladda lagana badbaadiyo garadda iyo weeraradda aan geedna loogu soo gaban ee ay soo qaadayaan beelaha ku abtirsada maamulka Hargeysa fadhigiisu yahay. Fikirkan waxaa soo dhaweeyay si weyna u taageeray, dhammaan Jaalliyadahan Hoos ku qoran, 1) Jaalliyadda SSC ee Musafah 2) Jaalliyadda SSC ee Abu Dhabi 3) Jaalliyadda SSC ee Al Ain 4) Jaalliyadda SSC ee Dubai 5) Jaalliyadda SSC ee Sharjah 6) Jaalliyadda SSC ee Ujman 7) Jaalliyadda SSC ee Ras Al khemah Iyo Jaalliyadda Guud ee Beelaha SSC ee Isutaga Imaaraadka Carabta
  16. Aaad mid ubeen badan baa tahay, ee nagada beenta No one wants to discuss with someone who lies about and deny the facts on the ground
  17. Baaqii Golaha Issimada Sool Sanaag iyo Cayn Golaha Isimida *********** Date: 3/10/2007 Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya Ku: UN Security Council Ku: OAU OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga OG: Maamul Goboleedka Puntland OG: Maamuulka Somaliland3 Ujeeddo Go'aanka Isimada *********** Annagoo ah Dhammaan Isimada ------- waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland. Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay. Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe. Magacyada Isimada:- 1)Garaad Jaamac Garaad Cali 2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed 4)Garaad C/laahi Garaad Soofe 5)Garaad Abshir Saalax 6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur 7)Suldaan Siciid Cali 8)Garaad C/salaam Xasan 9)Garaad Cali Buraale 10)Boqor C/laahi Dabagooye 11)Garaad Saleebaan Buraale 12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud Axmed cabdi Laahi Afnugaal.com Laasacaanood
  18. S,j, Hadaad sidii qof nool u hadlasid oo hadal, sidaada dadkale haa moodin inay been abuur ka yaqaanaan Calaacalka jooji, odayaashu waxa eek u dhaqaaqeen inay dhulkooda iyo dadkooda difaacayaan taasina waa mas uuliyad saran oo laga filayey
  19. S,J, face the reality, you cannot deny the facts Come up with better argument, lying is not good for you
  20. Whether the secessionists like it or not, the leaders of SSC, in one voice they said somaliland tribal militia must stop its aggression on SSC regions, they have also affirmed that SSC region are part of Puntland Denying the facts will only shows that secessionists are as usual don’t like to face realities on the ground Golaha Isimida *********** Date: 3/10/2007 Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya Ku: UN Security Council Ku: OAU OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga OG: Maamul Goboleedka Puntland OG: Maamuulka Somaliland3 Ujeeddo Go'aanka Isimada *********** Annagoo ah Dhammaan Isimada ------- waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland. Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay. Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe. Magacyada Isimada:- 1)Garaad Jaamac Garaad Cali 2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed 4)Garaad C/laahi Garaad Soofe 5)Garaad Abshir Saalax 6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur 7)Suldaan Siciid Cali 8)Garaad C/salaam Xasan 9)Garaad Cali Buraale 10)Boqor C/laahi Dabagooye 11)Garaad Saleebaan Buraale 12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud Axmed cabdi Laahi Afnugaal.com Laasacaanood
  21. Kashafa, Adigu waxba ma dhaantid kan isku sheeqaya Bariga Sanaag, adbaa ka daran runtii Aduun iyo akhirana wax aad ka ogtahy ayaaba iska yar, cuqdad qabiil ayaa kaa buuxda In guryaha dadka muslim ka la burburiyo ama qarxiyo waxaad kasoo maqashay clan/druglord indhamadoobe Maaha islaamnimo ama somalinimo in dagaal lagu qaado dadka muslimka ah ee Galkacyo, Boosaaso bisha ramadaan You wish to bring destruction to Somali people of Galkaco and Bosaaso, but isah Allah will protect the Muslims Why Galkacyo and Boosaaso particularly? When Ethoipian camps are everywhere Borame, Hargeysa, Barbara, Baladweyne, Baydhabo, Xudur, Mogadishu,etc If you are sincere about your poor advice you should tell Bariga Sanaag first (since he is from Somaliland) to prevent Ethiopians using the Berbara port since all the army shipments to Ethiopia come through Berbara, because the only thing Melez does with these weapons is to kill somali people in western Somalia, Mogadishu, and give some to Cadde/Riyaale, Also tell him to remove the Ethiopian military bases in Hargeysa,Berbara, Borame and other places in Somaliland Markaa waxaad u bahaantahay inaad munaaqfiqnimada joojisid, islaamninada xaqiiqda ahna soo baratid
  22. Liibaan

    LasAnod

    me: To the nomads trying to understand paragon, paragon is just looking for approval for his clannist stance lately. waa runtaa Qabyaalad baa madaxii ka gashay Fahiye, Cid ka dagaal jecel Paragon ma soo marin Sol, markaa ha dhageesan cuqdad baa ka buuxda, qabyaalad baa heerkaa gaadhsiisay, waydii W mxeetahay? Wax kaliya uu kasoo horjeeda waa danta dadka reer Laascaanood oo ah inay guryahooda difaacaan The only reason he is against Puntland is because of qabiil, the issue is not about mijiyahan or Laascaanood, while he promote for a sub sub sub –clan land, somali people are tire of qabyaalad Last time, when Paragon was supporting those clan-militias in Majiyahan, the reason was because he wanted to bring destruction and war to kill and mutilate people of Mjiyahan and Sanaag, shame on you paragon Waxaa hore soomaalidu ninkasta waxa uu asagu yahay ayuu dadkale moodaa, markaa asaguu ahaa qofkii dhibaataada la rabay reer sanaag We don’t need another clan lands, clan courts, or another qanyare, indhamadoobe,Cadde, riyaale or Waraabe, we should work on how to bring together somali people, how to bring together people of woqooyi galbeed and woqooyi bari/SSC
  23. Liibaan

    LasAnod

    We all know that war is not good for anyone, But sometimes its a necessary evil No need for further fragmentation in Somalia, more clan-lands will only create more problems for people of Somalia, its crazy to say that every magaalo and tuulo should have its own clan-land state, that means Laascaanood should its clanland state, Buuhoodle should have its clanland state, Burco should have its clanland state, Las qorey should have its clanland state, Qardho should have its clanland state, etc Kuwii horaaba dhibtoodo laga soo kaban, adna kuwa cusub baa ka hadlasaa Maamulo cusub oo qabiili ah, waa waxa uu Melez iyo Habashidu ee rabaan, waa dan u ah soomaali maaha, markaa waa in intaa laga caqli bataa
  24. Liibaan

    LasAnod

    Mansa, you are right, saying that if people of Laacaanood don’t start another clan-land in SSC is because of "STUP!D!TY", just shows how paragon is bias and dishonest In lagu dul hardamo oo maatada lagu laayo wax la ogolaan karo maaha ahan, hanoqoto Somalia, Mogadishu amaba Kismaayo,
  25. Val, Ayeeyo Allah haa unaxariistu, sabar iyo iimaan dhamaan qaraabada haa ka siiyo, wakhti barakaysan ayeey dhinaca rabi u wareegtay.