Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Everything posted by Liibaan
-
Madaxweynaha Somaaliya oo soo booqan doona Soomaalida ku nool Mareykanka dabayaaqada bishan Khamiis, September 9, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa qorsheynaya in uu booqdo Dalka Mareykanka, gaar ahaan Gobolka Minnesota ee ay Soomaalida badan ku nool yihiin ee Mareykanka iyo Gobollo kale oo ka tirsan Dalka Mareykanka Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Dr. Cilmi Axmed Ducaale ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka AP in Madaxweyne Shiikh Shariif uu doonayo in uu booqdo Soomaalida ku nool Mareykanka, gaar ahaan Magaalooyinka Minneapolis, Columbus iyo Washington D.C. Danjire Cilmi Axmed Ducaale waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu booqan doono magaalooyinkaas kaddib marka uu dhameysto ka qeybgalka Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasi oo sanad kasta la qabto marka la gaaro dhamaadka bisha September. Kumaan kun oo Soomaali ah ayaa Mareykanka tegay 20 sano ee la soo dhaafay, iyadoo dadkii ugu horreeyayna ay halkaas tageen kaddib markii ay burburtay Dowladdii hore ee Soomaaliya sanadkii 1990-kii. “Booqashada Madaxweyne Shiikh Shariif ee Mareykanka waxay leedahay labo ahmiyadood oo kala ah in uu marka hore u sheego Soomaalida Mareykanka ku nool xaaladda uu haatan ku sugan yahay Dalka Soomaaliya iyo mid kale oo ah in uu xusuusiyo in ay gacan ka geysan karaan soo celinta nabaddii iyo Qarannimadii Soomaaliya”ayuu yiri Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Cilmi Axmed Ducaale. Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Soomaalida Mareykanka ayaa waxay ku soo beegmeysaa iyadoo hay’adaha dabagalka Mareykanka ay sii wadaan baaritaanno ay ku ogaanayaan ciddii ka dambeysay in ay Soomaaliya dib ugu noqdaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo qaarkood iyagoo ka dhinac dagaallamayay Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Xarakada Al-Shabaab lagu dilay Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
We know you support Mr. Siilaanyo, so tell us what he is planning to do? will he rent a third house
-
Don't worry about Sool, worry about dictator Riyaale, the 76 years old warlord Siilaanyo and Mr. crazy waraabe Insha Allah, people of SSC region will restore their liberty and freedom very soon. What happen to your support of Godane and his faction al-shabaab, Mr Red Sea? When it comes to southern somalia, you support Godene and his misguided youth al-shabaab? And when it comes to northwest somalia, You support the 76 years old warlord Siilaanyo and his clan-faction of Somaliland It is not fair, make up your mind Red Sea, and stop hypocrisy
-
What will the 76 years old warlord Siilaanyo do? when dictator Riyaale again closes the doors of the new rented house?
-
Massive majority of people of Sool, Snaag & Cayn (99%) support united Somalia and the transitional government of Somalia led by Sheik Sharif and regional state of Puntland Warlord Xaabsade is extremely unpopular and has a zero support from SSC population, Xaabsade even doesn't have the support of the few SSC traitors in Hargeisa The deputy somaliland parliement speaker said Haabsade is person who is refugee inside Hargeisa, who doesn't represent anyone. Hadhwanaagnews: “Axmed Xaabsade Cidna Wakiil Kama Aha, Cidna Xil Uma Hayo, Ee Waa Oday Laaji Ah Oo Magaalada Jooga” G/Ku-xigeenka Wakiillada Baashe M. Faarax. (Hadhwanaagnews) Monday, September 07, 2009 Beesha ***** Somaliland ayay ka mid tahay, Sharci aan Somaliland ka jirinna maanta kaligeed loo samayn maayo, markii diiwaangelinta la galayayna cid u diiday inay Beeshu is diiwaangeliso may jirin, cid ku qasbaysay inay is diiwaangelisaana may jirin oo beelaha kale….” Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. Hargeysa(HWN):- Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Beelah Bariga Somaliland (*****), iyo Xildhibaano Wakiillada ka tirsan oo ay isku Beel yihiin, ayaa beeniyay in Beesha ***** diidan tahay natiijo kasta oo ka soo baxda diiwaangelintii dalka laga sameeyay, isla markaana waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu Warbaahinta qaar shalay iyo maanta siiyay Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo sheegaya in Beesha ***** aanay aqbalaynin natiijadii ka soo baxday Mishiinka kala shaandhaynta la diiwaangeliyayaasha. Guddoomiye Ku-xigeenka Wakiillada Md. Baashe, Axmed Cabdi Xaabsade oo ay isku beel ka soo jeedaan, waxa uu ku tilmaamay in uu yahay nin aan afka beeshiisa ku hadli kariin oo Laaji ku ah Hargeysa, kana tirsan Xisbiga dawladda ee UDUB oo uu iftiiminayo damaciisa. Md. Baashe oo maanta mar uu Xaabsade Shir Jaraa’id ku qabtay Huteel Imperial ee Magaaladda Hargeysa, isagun ka dib Saxaafadda la hadlayay, waxa uu sheegay in Magaciisa iyo Xildhibaano badan oo kale Magacyadooda laga been abuuray oo lagu daray liis uu Xaabsade iska qortay. Waxaanu Guddoomiye Baashe oo arrintaa ka hadlayaa uu yidhi, “Waxa jira liisas jaraa’idku qoreen waxa ugu horeeya magacayga oo la yidhaahdo Baashe Maxamed Faarax oo la baahiyay iyada oo aan wax ogolaansho ah layg helin, xildhibaanadan garabkayga fadhiyaa way ku jiraan, Odayaal badan oo kalena way ku jiraan, wax wax ka jiraanna ma jirto, raggan bayaanka sita cid u wakiilatay iyo shaqo ay qabtaan oo ay u joogaan magaalada midna lama yaqaanno, beeshuna arrintan uma dhamma.” Guddoomiye Baashe, waxa uu sheegay inay Shir Jaraa’id oo ay si balaadhan oo faahfaahsan ugaga hadlaan been abuur uu sheegay in laga sameeyay magacyadooda iyaga oo aan wax kalsooni ah laga haysanina. Mar Guddoomiye kux-geenka la waydiiyay in Xaabsade sheegay in dhammaan magacyada liiska ugu qoran uu kalsooni buuxda ka haysto, maadaama ay taasi jirto sababta ay u diidan yihiin imika, waxa uu ku jawaaabay oo uu yidhi Baashe, “Axmed Xaabsade cidna wakiil kama aha, Siyaasi Qaranka ah maaha, cidna xil uma hayo, ee waa Oday Laaji ah oo jooga Magaalada, Xisbiga UDUB ayuu ka mid yahay waxay UDUB rabto ayuun buu ka hadli karaa.” Guddoomiye Baashe oo la sii waydiiyay macnaha uu kalmadda Laaji ee uu ku tilmaamay in uu yahay Axmed-Xaabsade, waxa uu yidhi, “Waa Laaji waxaan uga jeedaa, wax uu hayaa ma jiraan, Shalay ayuu Puntland ka yimi, meel uu ku nagaadaana ma jirto, markaa waa Laaji.” Waxa kale oo aan Guddoomiye Ku-xigeenka Wakiillada Somaliland sii waydiiyay, haddiiba mawqifka uu Xaabsade iftiimiyay Beesha ***** ee ay ka soo jeedaan qabto oo ay danta Beeshoodu ku jirto, waxa ay ku diidayaan, waxaanu ku jawaabay, “Beesha ***** ma qabto, Beesha ***** Somaliland ayay ka mid tahay, Sharci aan Somaliland ka jirinna maanta loo samayn maayo, markii diiwaangelinta la galayayna cid u diiday inay Beeshu is diiwaangeliso may jirin, cid ku qasbaysay inay is diiwaangelisaana may jirin oo beelaha kale ee Somaliland ayay ula sinayd.” Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, Xildhibaan Xambe Gaadaweyne, Fu’aad Aadan Cadde Iyo Axmed Xaaji Cali Cadami, oo dhammaantood ka soo jeedaha Beelaha *****, ayaa sheegay liiska Xaabsade iyo koox uu wataa ka soo buuxiyeen magacyadooda in uu yahay mid been abuur ah oo aanay raali ka ahayn, isla markaana la iska soo qortay iyaga iyo rag badan oo kale oo qaarkood dalka dibaddiisa hadda ku sugan yihiin, taasoo ay sheegeen in uu Xaabsade ku doonayo in uu Somaliland ku burburiyo, qarannimadeedana ku wiiqo, hase ahaatee, aan mid beel ku salaysan iyo mid cid kale la qabto midna ahayn, balse uu Xaabsade dano gaar u ah ku fushanayo. Sidaa daraadeedna, waxay soo jeediyeen in aan khalkhalka uu wado aan beesha iyo beela kale midna u dhag-dhigin ee laga foojignaado. Cabdifataax Ismaaciil Mursal Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland E-mail.mrmursal@gmai l.com
-
Qaran news; Xisbiga Kulmiye oo Shir guddoonka Golaha Wakiilada ugu baaqay inay aqal u gaar ah kiraystaan Hargeisa (Qaran news)-: Ka dib markii in muddo ah khilaaf xooggani ka dhex aloosmay mudanayaasha golaha wakillada dhexdooad ayaa xaruntii golaha wakiilada Somaliland ee Caasimadda Hargaysa ay isu bedeshay goob faraha ka baxday oo aan wax nidaam iyo kala dambayni k a jirin haba yaraatee. Taas oo isu bedeshay goob jaah wareer, buuq, gacan ka hadal iyo hub urursi sababay in maanta hadh cad ay qaar ka mid ah Xildhibaanada ay baastoolado isula soo baxeen falkaas oo keeni gaadhay dhaawac iyo dhimashoba. Arrintaa ayaa keentay in golihii sharci dejintu noqdo mid amaankiisii faraha ka baxo taas oo qarka u gaadhay inuu dhiig ku daato sababtayna in albaabada loo xidho si nafta xildhibaanada loo badbaadiyo. Sida wararku sheegayaan shir guddoonka golaha ayaa ka masuul ah mashaqaadaas hadhaysay maanta golihii ummaddu soo dooratay ee loo hayn weynaa. Markii maanta arrintaasi dhacday ayaa la sheegay in Guddoomiyhii Golaha Wakiiladu mudane Cabdiraxmaan Cirro u cararay Guriga Guddoomiyaha Golaha Gurtida mudane Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) taas oo la sheegay inuu filaayey in ay si wada jir ah shir jaraa’id u wada qabtaan laakiin Saleebaan Gaal ayaa ka gaabsaday. Mudane Cirro ayaa ku dacwiyey in golihii farihiisa ka baxay oo ciidamada amaanku ka xidheen golihii oo la wareegeen. Haddaba wararkii u dambeeyey ee ka soo baxaya ilo wareedyo ku dhow dhow dhinacyada muranku ka dhex taagan yahay ayaa sheegaaya in Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamuud Siilaanyo uu soo jeediyey in xarun ama guri gaar ah loo raadiyo golaha wakiilada oo laga maarmo xarunta golaha mar haddii ay suurtoobi weyday in mooshinkii la fuliyo. Siilaanyo ayaa la soo weriyey inuu arrintaas uu ku cadaadinaayo Shirguddoonka Golaha Wakiilada inay ku dhaqaaqaan tallaabadaas si deg deg ah. Siilaanyo iyo Xisbiga kulmiye ayaa soo jeedin taas ku daray in markaa la helo xarun gaar ah in wakiiladu meel marin karaan xilka qaadista Madaxweyne Riyaale Kaahim. Arrintaas ayaa caawa magaalada Hargeisa aad ugu weyn lagana hadal hayey, dadkuna is weydiinayeen halka ay ku dambeyn doonto iyo wejiga cusub ee goluhu yeelan doono. Dhanka kalena mudaanayaalka Muxaafidka ah oo arrintaas si aad ah ula socday ayaa iyana sheegay inay ku tala jiraan dhinacooda haddii arrinaaas Kulmiye dabada ka riixaayo hirgasho inay iyana dhinacooda raadsan doonaan xarun kale oo ay isla markaasna ay Shirguddoon cusub soo dooran doonaan mar haddiii golihii dumay oo Shirguddoonkiina iskaga tageen oo meel gaar ah kiraysteen. Wararka ka imanaya dhinaca xukuumadda talada dalka haysa ayaa sheegaya in xukuumaddu ku talisay in golaha wakiiladu khilaafkooda dhexdooda ka dhammaystaan heshiisna si deg deg ah u gaadhaan si ay xaruntii wakillada dib ugu furaan oo hawshii ummaddu u soo dooratay u fuliyaan. Xukuumadda ayaa ku boorrisay wakiilada inay danta dadka iyo dalka wax walba ka horraysiiyaan oo aanay dan gaar ah eegin haddii kale wixi dhibaato ah ee dalka ka dhacda dusha waxa ku qaadan doona shir guddoonka golaha maanta hogaamiya. Dhanka Guddoomiyaha xisbiga Ucid Mudane Faysal C. Waraabe lama sheegin halka u ka taagan yahay in shir guddoonku aqal gaar ah u soo kireeyaan mudanayaasha golaha wakillada garabka mucaaraadkku hoggaamiyo. Isku soo wada duubo kala qaybsanaantii iyo xiisaddii ka dhex taagnayd golaha wakiilada ayaa sii xoogaysanaysa waxana soo badanaya wararka sheegaya in masuuliyiinta xisbiaga Kulmiye dedaal ugu jiraan in gar iyo gardarroba lagu meel mariyo mooshinka xilka qaadista madaxweynaha. Qaran news Hargeisa
-
Bidix: Axmedd Siilaanyo, Midig: Faysal Cali Waraabe Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ee KULMIYE Iyo UCID Oo Si Wada Jir Ah U Cambaareeyey Falkii Ay Xukuummadu Albaabada Ugu Soo Xidhay Xarunta Barlamaan (Hadhwanaagnews) Tuesday, September 08, 2009 Hargeysa(HWN):- Labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID ayaa si wada jir ah u cambaareeyey falkii foosha xuma ee saaka ciidanka Boolisku gudaha hoolka Shirarka ee Golaha Wakiillada ku galeen, isla markaana albaabada u soo xidhay xaruntaasi. Waxaanay nasiib-daro ku tilmaameen in Golihii Wakiillada Somaliland ee ay ummadu si dimuqraadiya u soo dooratay ay xukuummadu carqaladaynayso hawshoodi oo ay curyaaminayso xil-gudashadoodi. Sidaa waxay labada Guddoomiye Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ku sheegeen warsaxafadeed ay wada jir u soo saareen galabta, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa. Waxa kale oo ay warsaxafadeedkooda ugu baaqeen shacab-weynaha reer Somaliland inay doorkooda si xilkasnimo elh uga qaataan badbaadinta iyo samatabixinta Qarankooda, iyo difaaca shuruucda iyo xeerarka dalka ee lagu tumanayo Waxaanu warsaxafadeedkii u dhignaa sidan: “Waxay labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE cambaaraynayaan falkii foosha xumaa ee saaka ka dhacay Xarunta Golaha Wakiillada ee Hargeysa. Waxay ummadduhu ku horumareen, kuna hanaqaadeen, ku dhaqanka iyo xormaynta shuruucda ay dhigteen, waxaana uga mas’uul ah dejinta iyo ilaalinta xeerarka golayaal leh haybad iyo xasaanad, kana wakiil ah Bulshada. Waxa nasiib darro ah, Golaha Wakiillada oo ku yimi nid
-
www.somalilandglobe. com : Riyale’s Order To Close Parliament A Setback For Somaliland 08 September 2009 Somaliland president who faces impeachment from the Members of the Parliament has ordered his minister of Interior to forcibly close the parliament for an “indefinite period”. Heavily armed police and military units have cordoned the parliament building and surrounding areas. The police were ordered to enter the building later and close the offices of the MPs and the parliament building itself. Several MPs who refused orders to leave their offices or the parliament building were forcibly removed. Earlier the MPS heard the legality of the proposed impeachment of the president and the vice-president from parliamentary legal adviser in which he confirmed that the MPs followed the correct legal framework during submission of the motion for a parliament hearing. However before the parliament session could proceed, one pro-Riyale MP produced a loaded gun and threatened the speaker and the deputy speakers before the police confiscated the gun. The armed MP, Abdirahman Mohamed Jama (Abu Xoog), who should have faced dismissal remains free and is unlikely to face arrest from the police under Riyale’s orders. As a result of the security incident the parliament leader decided to close the session and informed the MPs that the hearing will commence on Saturday. Within minutes however the police entered the parliament hall and ordered everyone out of the building. Riyale’s interior minister confirmed that he ordered the closure of the parliament for an “indefinite period” for what he termed “security reasons”. This appears to be a premeditated plan by the minister and at least the armed MP to disrupt the normal sessions of the parliament while the impeachment motion is on the table. The speaker of the parliament’s house later told reporters that he received news that police visited his house while he was away. The speaker, flanked by his two deputies, spoke about how today’s events “portend ominous consequences” for democracy in Somaliland. They vowed to carry on discharging their duties to the nation as MPs. President Riyale who controversially stayed in power after his 5-year elected term ended in May 2008, has the Guurti extend his term until October 29 2009 by which time an elected president must be in place. The election that was slated for September 27 is unlikely to be held after Riyale decided to suspend the voter registration list. The order to close the parliament is among a series of grave actions taken by Riyale lately that present severe setbacks for the democratization process and the long term stability of the country.
-
Rochester USA; Soomalida ku dhaqan wadanka Mareykanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ay aad ugu badneyd hadal-haynta inuu madaxweynaha DFKMGS Mudane Sheikh Shariif Sheikh Ahmed ( Xafudulaahi) iyo wafdi uu hogaaminaayo uu imaanaayo New York dhammaadka bisha September 2009-ka , iyagoo ka qeybgeli doona shir-weynaha Qaramada Midoobey ( UN Assembly) oo ka furmi doona New York September 23rd-26th 2009. Hadal hayntu waxay intaas ku dareysaa in Madaxweynaha iyo wafdigiisu marka ay soo dhameystan ka qeyb-gelitaanka shir weynaha Qaramada Midoobey inay tegidoonaan Washington DC, iyagoo halkaas kulamo kula yeelan doono mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada Mareykanka sida Xogheyaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Hillary Clinton, mus'uuliyiin kale oo Mareykanka ah iyo dabcan Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga. Dadka sida dhabta ah ula socda guud ahaan arrimaha Soomaliya, gaar ahaan marxaladihii kala duwaney ee dalku ku jiray 19kii sano ee la soo dhaafay, waxay qiraayaan in wixii ka danbeeyay kulankii dhowrka bilood ka hor magaalada Nairobi Kenya ku dhex maray Madaxweynaha DFKMGS Sheikh Shariif Sheikh Ahmed iyo xogheyaha arimaha dibada ee Mareykanka Hillary Clinton, inuu kulankaas geeska Afrika u bidhaanshay rejo cusub ( new hope) oo ah inay geeska Africa ay ka dhalato dowlad soo celisa nadaamkii dowladnimo iyo kala danbeyntii dowladnimo, inkastoo ay jiraan kooxo shaatiga badan oo qandaraasyo ku soo qaatay inaysan Soomaliya ka dhalan dowlad. Mareykanku wuxuu ku guuleystay in uu beesha caalamka ka dhaadhiciyo inay lagama maarmaan tahay in si deg deg ah looga hor-tago halista ka soo socota Soomaliya inta aysan ku faafin dowladaha deriska la ah Soomaliya iyo gobalka oo dhan, haddii ay halistu gaarto gobalka waxaa qal-qal gelidoona danaha adduunka oo dhan. Soomali badan oo ku nool waqooyiga Ameerika, gaar ahaan Canada iyo America ayaa u jid-beysan aragtida Madaxweynahooda da'da yar, laakin xig-mada badan, sidaas ayaa keneysa hadal haynta badan ee imaatanka Madaxweyne Sh. Shariif iyo wafdigiisa New York. Xil. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle n Jowhar53@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Rochester, MN Somaliweyn Media Center “SMC”
-
HIIRAAN: Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland oo Hub laysula baxay maanta (DAAWO SAWIRRADA) Talaado, 8 September 2009 (HOL): Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta, ayaa natiijo-la’aan ku dhammaaday, ka dib markii uu hadheeyay Dagaal gacanta laysula tegay. Fadhigan maanta oo qurshuhu ahaa in la gudo-galo Doodda Mooshin ku saabsan xil-ka-qaadista Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa, ayaa buuq galay ka dib markii La-taliyaha dhinaca Sharciga ee Golahaasi uu halkaas ka sheegay in ay Mudanayaasha soo jeediyay Mooshinkani xaq u leeyihiin, isla markaana ay sharci tahay in laga doodo Mooshinka xil-ka-xayuubinta. Waxaanu intaa raaciyay la-taliyuhu in Mooshin kale oo isna Mudanayaal Golaha ka tirsani soo jeediyeen oo ah wax-ka-bedelka Xeer-hoosaadka Golaha ay xaq u leeyihiin oo kaliya Guddida Joogtada ahi. Taas oo ay ka biyo-diideen Mudanayaasha Muxaafadka ee Mooshinkaa dabada ka waday. Fadhigan ayaa khalkhal galay, isla markaana waxa dhacday in Xildhibaan ka tirsan Xisbiga UDUB o lagu magacaabo Cabdiraxmaan-Xoog uu la soo baxay Bastoolad, iskuna dayay in uu ku dhufto Mudane kale oo dagaal dhex maray. Hase ahaatee, taasi uma suurtogelin ka dib markii ay ka kaddibtay ama ay u dhici wayday. Buuq badan oo Golaha hadheeyay ka dib, waxa la xidhay Fadhigii Golaha, waxaana Madasha Golaha la wareegay Ciidamo tiro badan .
-
Haauf News: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay In Rayaale Kursiga Baneeyo Marka La Gaadho Dhamaadka Muddada Xilkiisa “Mawqifkayagu Waxa Weeyi Intaan La Gaadhin Gunaanadka Muddada Xilka Ee 29 Oktoobar Waa Inuu Madaxweynuhu Kursiga Baneeyo Oo Uu Diyaar U Sii Ahaadaa Inuu Xukunka Wareejiyo”.Axmed Siilaanyo Hargeysa September 8, 2009 (Haatuf) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa sheegay in marka la gaadho gunaanadka muddada Madaxweyne Rayaale in xukunka lagu wareejiyo cid si ku meel gaadha ah sii haysa, isaga oo intaa ku daray in Madaxweyne Rayale kursiga baneeyo marka muddadiisu dhamaato, waxaanu sidoo kale xukuumada ku eedeeyay in ay faro-gelin joogta ah ku hayso golaha Wakiilada. Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mr. Siillaanyo waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu shalay siiyey laanta afka Soomaaliga ee idaacada VOA-da, waraysigaasina waxa uu u dhacay Sidan:- S. Sideed u aragta go’aanka ay komishanku dib ugu dhigeen muddadii doorashada Madaxtooyada ee loo Cayimay 27-ka September 2009? J. Way muuqatay inaanay doorashada Madaxtooyadu ku qabsoomayn muddada loo cayimay wax cusubna may sheegin, waxaanu hore u sheegnay in natiijadii diiwaangelinta ee la laalay la soo celiyo. In komishanka oo aanu intooda badan kalsoonidii aanu kala noqonay meesha laga saaro iyo ta saddexaad oo ahayd maadaamaa muddadii Madaxweynuhu ay dhamaad ku dhowdahay in xukunka lagu wareejiyo ciddii qaban lahayd inta doorasho xalaala laga gaadhayo dalka. S. waa ayo cida aad xilka lagu wareejinayaa? J. Muddo dhawr jeer ah ayaa loo kordhiyey muddada madaxweynaha, waxaanu tilmaamayaa sharcigu cida xilka loo dhiibayo haddii doorashadu qabsoomi waydo, oo dib u dhacdo. S. Mawqifkiina xaalada lagu jiraa muxuu yahay? J. Mawqifkayagu waxa weeyi intaan la gaadhin gunaanadka muddada xilka ee 29 Oktoobar 2009 waa inuu madaxweynuhu kursiga baneeyo oo uu diyaar u sii ahaadaa inuu xukunka wareejiyo. S. Waxay xukumadu idinku eedaysaa axsaabtiin mucaaridka in faro-gelin ku haysaan hawlaha golaha wakiilada, taa maxaa ka jira? J. Baarlamaanku saddexda xisbi ayay ka kala kooban yihiin cida baabiinaysa golihii ummadu soo doratay ee lacagta kula dhex jirtaa ee ciidamada dul gaysay ee doonaya in inay xidhaan waa dawlada. S. Golaha Guurtidu qaraarka ay soo saareen sideed u aragtaa? J. Golaha Guurtidu in macquula bay yidhaahdeen, waxay yidhaahdeen hala heshiiyo sharcigana ha lagu dhaqmo wax ceeb ahna may odhan. S. Guurtidu door dhexdhexaadin ah ma ugu jirtaa khilaafka taagan/ J. Walaahi dad faro badan oo isugu jira Salaadiin saaxiibadayada Caalamka, dan qaran baa muuqata cid kastana waanu soo dhoweynaynaa.
-
Originally posted by Red Sea (Internut01)a confused secessionnist from northwest Somalia (: quote: How is what goes on in Somaliland any of your bussiness? please answer that, because I'm dying to know. Source: Jamal A Hussein Talks about Somaliland (Page 2) [somalia online, politics section]
-
Somaliland Parliament Seeks To Impeach President HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe) - Somaliland’s Lower House of Parliament is set to debate President Dahir Rayale’s impeachment on Sunday. Tomorrow’s parliament session would set into motion Rayale’s Your browser may not support display of this image. impeachment process, Senior Lawmaker told The Somaliland Globe Thirty eight MPs of the seventy-one parliamentarians who attended parliament today put their signatures to the impeachment motion. Ahmed Mohamed Dirie, the deputy chairman of the Standing Committee is one of the prime movers of the motion to impeach Rayale. He says, “Under Article 96 sub article 1a and 1b of the Constitution of Somaliland, the House resolved to impeach President Dahir Rayale Kahin for violation of the constitution and high treason and that upon adoption of this motion by this House a tribunal (a committee of ten members who shall prosecute the charges against the President) will be established under the same article to investigate allegations leveled against him.” Impeachment of the president requires a two-third majority vote in the Upper House of Parliament but the Lower House may approve of the charges on a majority vote of half of its total membership, plus one (absolute majority) under the country’s constitution. It would be the second time in Somaliland’s 18-year history as a sovereign and independent state, which has yet to be recognized by the international community, that a president would be impeached. Rayale’s predecessor, the late president Mohamed Haji Ibrahim Egal, survived legislative impeachment by one vote even though the multi-party system was not introduced to the country at the time. The opposition-sponsored motion makes a litany of allegations of abuse of office and violations of the constitution against the president, which include violations of articles1,9,22,23,37 ,39,53,54,55,74,75,7 6,77,80,126,127,128, 129 and130. There has been a flurry of activity up and down the presidential palace until late last night, with president Rayale mobilizing his coterie of supporters in a desperate attempt to prevent the impeachment process from moving forward. Last week the president ordered the commander of the Police Force, Mohammed Saqadi Dubad, to send a contingent of police into parliament to aid six legislators loyal to the president to attend and participate in the day’s parliamentary business. The six legislators were given 3-day suspension from parliamentary sittings following “gross disorderly conduct”. Earlier, the Lower House of Parliament gave Rayale “seven days” to rescind his decision to hold the forthcoming presidential election planned for 27 September “without voter registration list”, which runs counter to the Electoral Law of the country. Running out of friend, Rayale faces a bleak future and has become increasingly isolated and cocooned in his presidential palace. Somaliland Globe
-
UDUB MPs Tabled a Motion To Amend House Rules HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- Twenty nine MPs from Somaliland’s ruling party have submitted a parliamentary motion to the Speaker of the lower House today to amend the House Rules so that MPs can have the opportunity to remove the Speaker by simple majority. Under the current Rules of the House, to remove the Speaker requires 2/3 of the votes of the total membership of the House. The debate on impeachment proceedings against the president was expected to dominate today’s parliamentary sitting however the House business committee that decides the parliamentary agenda allowed, as a compromise, the motion submitted by UDUB MPs to top the agenda. Meanwhile, the debate on Rayale’s impeachment has been deferred till the next parliament sitting due to time constraints. The Somali parliament is dominated by the opposition and the government has practically no chance to amend the Rules of the House and will never be able to get the number of votes required to remove the Speaker. There was a heavy police presence at parliament building and its surroundings for the third time since the opposition initiated impeachment efforts against the president. Somaliland Globe
-
Somaliland Parliament Discusses about Government Impeachment
Liibaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
An Open Letter Regarding the Deteriorating Situation of Somaliland An Open Letter Regarding the Deteriorating Situation of Somaliland To: House of Representatives- Somaliland House of Elders- Somaliland US and EU countries We, the undersigned Somalilanders in the Diaspora, do hereby call for the two Houses of Somaliland’s parliament to impeach and remove president Dahir Rayale Kahin from office immediately because of his complete and utter failure to discharge his responsibilities under the mandate given, despite an additional eighteen-month extension of his original term of office. We do strongly believe that president Dahir Rayale Kahin believes that he is above the law and acts repeatedly on that belief by deliberately violating the constitution and the Law of the Land as he pleases. In particular we strongly support the growing chorus of the progressive forces in the country, Members of the Parliament and the Somaliland Diaspora calling for his immediate impeachment and removal from office due to the following litany of treasonous offences, which he committed and continues to commit against the Somaliland state: * That he has made endless procrastinations and continual zigzagging for the past six and half years to hold a free and fair presidential election which was supposed to take place in April 2008, and now obsessively and doggedly pursuing to hold the forthcoming presidential election on his terms rather than as the Electoral Law of the country stipulates. * That he has knowingly and wilfully breached the Somaliland Electoral Law and defiantly reneged on what has been agreed upon by the three major Somaliland political parties including his ruling party, UDUB, by rejecting to accept the final voter registration list produced by Interpeace, the agency charged with the digital voter registration process, in a bid to conduct the presidential elections planned for 27 September on his terms (i.e. without voter registration list, in which case the election will be prone to violations and vote rigging). * That he is defying key demands of donor countries to replace the “corrupt and grossly inept” commissioners of the National Electoral Commission by shielding and protecting them from dismissal thereby creating conditions that gave rise to endless cycles of argument and petty squabbling between the government and opposition camps. * That his government has begun a vicious campaign to clamp down on independent media outlets in an effort to silence critical and dissenting voices against the government ahead of the presidential election in September. The arrests and subsequent detentions of Horyaal Radio, Horn Cable Television, Somaliland.Org, Warya TV, HAATUF journalists without due process are just few examples of how far Rayale’s government is prepared to go to muzzle the media in a desperate attempt to snuff out support for the opposition parties. * That he so wantonly and callously disregarded the rule of law and the constitution of the country by deliberately and calculatingly rejecting to honour any legislations/resolut ions passed by the parliament that are not serving his selfish political ends. * That he is constantly and treasonably undermining the democratic institutions of the country in an effort to advance his devious personal agenda. His adamant refusal to co-operate with any of the constitutional bodies of the country including the two Houses of parliament, the opposition political parties is a clear testimony to this fact. * That he has repeatedly and wickedly rejected any attempts to bring agreements signed with foreign countries and business deals or commercial pacts struck with foreign companies before parliament for ratification. * That he has seriously undermined the values of the people of Somaliland such as, honesty, candour, compassion and generosity in that he and his government indulge in excessive and unlimited corruption to the extent that the civil servants and other government employees have now succumbed to moral decay. * That he is constantly engaged in either degrading or demolishing the democratic institutions of the country in an apparent attempt to dismantle the country’s fledgling democracy and replace it with dictatorial rule of his own. His recent attempt to single-handedly repeal a parliamentary act, the Electoral Law, is a clear example of this fact. * That he is operating under the directives of foreign leaders including the president of the City State of Djibouti, Omar Guelleh, in a diabolical project designed to undermine the independence and sovereignty of Somaliland so as to weaken the country stealthily and eventually return it to the fold of pseudo Greater Somalia. * That he has now made it the rule rather than the exception to blatantly lie to, humiliate and embarrass the traditional leaders of the country- the highest moral authority of our nation- by walking out of meetings whenever an attempt is made to discuss with him issues of great national importance that are not to his liking or fail to meet his selfish ends. * That he has sold out our country by granting exclusive monopoly license, without the approval of parliament, to Egyptian fishing companies employing illegal fishing methods that had devastating effects on the coral reef ecosystem; and that he has offered exclusive monopoly license to a Saudi millionaire regarding livestock exports while deliberately denying the same rights to the citizens of Somaliland as enshrined in the constitution of the country. * That he so unabashedly and shamelessly steals from the national coffers by setting his salary at the staggering sum of $450,000 per annum while his people live in the most grinding poverty imaginable on the face of this earth; let alone the other millions of state revenue that is deposited in the Central Bank before the treasury takes account of it and from which he draws as he pleases. * That he is constantly looking for ways and means to conspire against the democratisation and electoral processes of Somaliland by deploying armed policemen to disrupt routine parliamentary proceedings and to challenge the decision of the Speakers the Lower House through the use of force. Such a move can only be seen as an attempt to advance his devious plan to stop Somaliland’s democratisation and electoral process in its tracks. * That he has consistently weaved, without fail, a web of lies for the Somaliland people by setting up, from time to time, fictitious enquiry commissions whenever an incident involving bloodshed or scandal crops up in the country; the result being that none of these commissioners have ever produced a single report or recommendations. However, if they produce a recommendation report at all as in the case of El-Bardaleh, he never acts upon it. * That he has made it a routine business to incarcerate politicians and journalists who either disagree with him or disclose his unabashedly shameless wrongdoings without even bringing them before a court of law. * That he has destroyed the port city of Berbera, which represented a conduit for trade and economic prosperity of Somaliland since time immemorial to the extent that it is now a deserted ghost town. * That he has intentionally exceeded the original people’s mandate of five year term of office, despite an additional eighteen month extension of his term, and is now poised to derail the whole electoral process unless his wish be realised. * That he has now brought the country to an explosive point where it is teetering on the brink of abyss. In the light of these circumstances, we call upon members of the Somaliland parliament to impeach and remove president Dahir Rayale Kahin from office urgently in order to save the nation from slippining into political turmoil. We also call upon the international community especially the USA and EU countries to impose visa restrictions and personal sanctions against President Dahir Rayale Kahin and his inner circle and to freeze and return all stolen financial assets invested abroad to Somaliland including those deposited in the names of their children or other family members. Further, we call upon the EU member states and the US to send an unambiguous signal to Rayale that it is not business as usual to repeatedly defy the will of the Somaliland people and trample upon the Constitution and the Law of the Land. If Somaliland is to be saved from the jaws of Al-Shabab extremists and its ilk Rayale MUST be impeached and removed from office NOW rather than later. Jamal Madar adammadar@yahoo.co .u k For and on behalf of Somaliland Citizens Coalition C c: National Electoral Commission UCID party KULMIYE party UDUB party reformists US and EUDonor Countries Civil Society Groups -
War deg deg ah: Cabdilahi Maxamed Ducaale oo Dawladda Sheikh Shariif u yeedhay September 4th, 2009 Jabuuti (Waryatv.com) Sarkaal ka tirsan dawladda Federaalka ku meel gaadhka ah ee Somaliya ee uu Sheikh Shariif Axmed hogaamiyo, oo magaciisa la yidhaa Maxamed Xasan Cismaan, ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Cabdillahi Maxamed Ducaale, uu maalintii Arbacada ee todobadkan ee ay tariikhdu ahayd 2 September kulan la yeeshay Wasiir ka tirsan dawaldda Fedraalka Somaliya magaalada Jabuuti. Waxa sarkaalkani shaaca ka qaaday in intii uu ku sugnaa Jabuuti uu Cabdillahi Maxamed Ducaale shir dheer la yeeshay Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda ee dawladda TFG da Somaliya, hadana ah wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Mudane Maxamed Cabdillaahi Oomaar. Waxaana uu intaa ku daray masuulkani u hadlayay dawladda TFG du inuu wadahadaladan uu goob joog ka ahaa wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dawladda Jabuuri, Mudane Xaamud Cabdi Suldaan, oo dawladda Jabuuti u qaabilsan Arrimaha dib u heshiisiinta kooxaha siyaasadda ee Somaliya. Mas’uulkani wuxuu ka gaabsaday inuu tafaasiil dheer ka bixiyo qodobada lagawada hadalay. Laakiin wuxuu sheegay in maamulka Sheikh Shariif soo dhwaynayo wadahadalka dhexmaraya maamulka Somaliland iyo xukuumadda TFGda. Haseyeeshee, warar u dhuun daloola safarka Cabdillahi Maxamed Ducaale ee Jabuuti oo ka soo baxay ilo wareedyo ku dhaw xukuumadda Jabuuti ayaa ****olka ka qaaday in khilaafaadka siyaasadeed ee haatan ka taagan Somaliland ee u dhexeeyay xukaamadda Rayaale iyo xisbiyada mucaaradku ay muujinyaan in xukuumadda Daahir Rayaale ay ku dhawday burbur, sidaa awgeedna loo baahan yahay in la helo qaab siyaasadeed oo kale oo xal u noqda helitaanka dawlad Somaliyeed oo Somaliland qayb ka tahay, si ayna Somaliland gacanta ugu galin kooxaha mucaaradka oo la filayo inay sii wadaan siyaaasadii kale gooynta Somaliliya, oo hadda u muuqda inay ku guulaysanayaa talada hogaaminta Somaliland. Xilli ay shacabka Somaliland ay u diyaargaroobayaan doorasho madaxwayne oo ay xukuumadda Rayaalana ka caga jiidayso ayuu madaxwayne Rayaale u diray Wasiirkiisa khaarijiga dalka Jabuuti si uu shir ula galo masuuliyiin ka tirsan Jabuuti iyo maamulkaTFG da. Waxay dadka siyaasadda gorfeeyaa talaabadan ku tilmaameen mid uu ulajeedadeedu noqon karto in haddii uu Rayaale ku guulaysan waayo sii wadida xukunka dalka in aanay Somaliland sii jirin Wasiir Cabdillahi Maxamed Ducaale oo in muddo ahba joogay dalka jabuuti ayaa la garan la’aa sabatu uu u joogo dalkaasi muddo intaa leg, iyadaoo aanay xukuumadda Daahir rayaale wax tafaasiil ah ayna ka bixin joogitaan dheer ee Jabuuti. Haseyeeshee warkani wuxuu caddayn buuxda u yahay hawlagalada uu Cabdillahi Maxamed Ducaale u tagay Jabuuti wakhti lagu jiro xiligiii ugu adkaa ee ay siyaasadda Somaliland soo marto tan intii la qaatay nidaamka dimuqraadiyadda. Waryatv.com Stockholm Kasim Abdulkadir Editor@waryatv.com Stockholm Sweden
-
WALTA INFO: Somalia President Shaykh Sharif Shaykh Ahmad speaks of Ethio-Somalia relations President speaks of Ethio-Somalia relations Thursday, 27 August 2009 Addis Ababa, August 27 (WIC) - Somalia President Shaykh Sharif Shaykh Ahmad said that the fundamentals of the Ethio-Somalia relations are the common interests of the two countries. In an interview he held with Qatari Arabic television of Aljazeera recently the president said that the foundation of the Ethio-Somali relations are the common interests of the two sisterly countries. “Our relations with Ethiopia are within our joint interests. As Somalis and Somali government we want stability in Somalia. I think that the Ethiopians and the Ethiopian government have the same vision.” He said. On the contrary, he expressed that the relations between Somalia and Eritrea is in a bad situation currently. “Regrettably, our relationship is extremely bad. The Eritrean government interferes in the Somali affairs and rejects this government and the continuation of dialogue among the Somali people. We had never expected Eritrea to have an agenda in Somalia except the restoration of peace and security to Somalia because the Somalis played a role in Eritrea’s independence.” He indicated. “We discovered that they wanted to use the Somali territory against Ethiopia and Somalia and to perpetuate instability in Somalia. Therefore, we have no relations. This is the only state in the African Union that did not recognize this government.” He added.
-
Somalia: Government confirms the presence of Ethiopian troops MOGADISHU (Mareeg)—Somali government has confirmed Sunday the presence of Ethiopian troops in Hiiraan region in central Somalia, officials said. Abdirahman Aden Ibbi, the deputy and acting prime minister said Ethiopian troops were in Beledweyne, the regional capital of Hiiraan region and were helping the Somali government soldiers. Hundreds of Ethiopian troops with military armoured vehicles entered in Beledweyne. Backing Somali government soldiers and drove al Shabaab militants out of the town. Speaking to the reporters in Mogadishu, Mr. Ibbi denied that the Ethiopian and government soldiers harassed the civilians in the town. The Ethiopian government has denied that their troops have returned. Ethiopia’s government spokesman in Addis Ababa, Bereket Simon said no troops entered in Somali territory. Mareeg Online amsomalia@mareeg.com
-
Mareeg: Ethiopian troops to invade another central town BELEDWEYNE (Mareeg)—Hundreds of Ethiopian troops with fifteen armoured trucks have left Beledweyne on Monday heading to Bulobarde town in Hiraan region, sources said on Monday. Unconfirmed reports say the Ethiopian troops are planning to drive al Shabaab rebels out of the town, where the rebels resisted attacks from government soldiers last week. Somali government officials vowed on Sunday they will launch heavy attack on Bulobarde and crash the Islamist rebels in the town. Residnets in Beledweyne, the regional capital of Hiiraan region said they saw the Ethiopian troops pulling out from bases in the western part of the town early on Sunday. This month alone, several central and southern Somali towns have changed hands between insurgents groups and forces loyal to fragile UN-backed transition government. Ethiopian troops completely withdrew from Somalia in early this year after two years of military occupation. However, Addis Ababa amassed its troops at the border where they frequently crossed the border in what Ethiopia says is “small reconnaissance missions”. Mareeg Online amsomalia@mareeg.com
-
Somalia: The Worst Crisis in the World editorial Asmara — These times, the instances of death and destruction that occur in Somalia have hit the highest point, more than any other time. The colossal humanitarian crisis being witnessed there surpasses any catastrophe any nation of the world has seen to date. It is a shame to see such an occurrence unfold in today's world, which allegedly upholds the supremacy of law and the up keeping of human rights. All the invasions and imposition of 'governments' upon the people of Somalia, and the unholy alliance that has cut-short the Somali peace initiative, only managed to bring about further catastrophe into the scene. What has been prescribed as the final solution to the Somali issue has further aggravated the condition, bringing about more measures of calamities and ruins that even exceeds the destruction that occurred during the reign of the warlords. The elements that have prescribed their so-called remedy to the Somali situation have themselves landed in a quagmire of confusion and messy circumstances in regard to their dealing with Somalia. However, as it is aptly put, that a fool plays his cards until the very end, those elements, instead of correcting their mistakes, they are committing further blunders in a desperate act of covering up the crimes of war they have committed in Somalia. They are further exacerbating the situation by extending help to the imposed 'governments' that have no popular support in Somalia, and engaging in fruitless public relations and media stunt instead of taking actions to halt the crisis. The fundamental truth that those elements have chosen to overlook and a primary reason why the Somali situation has not found a solution to date is, therefore, to bring to an end all the foreign interferences in Somalia and leaving the citizens of Somalia alone to find a solution themselves. As such interferences are only capable of aggravating the situation, rather than being a solution. The sole solution to the issue is to respect the wishes of the Somali people, and withdraw and stop any foreign involvement in Somalia, for the issue belongs to the Somali people and only they are capable of finding a remedy. The only role the international community should have in Somalia is to create a conducive environment for dialogue and take fast action to find a solution to the humanitarian crisis and alleviate the repression of the Somali people.
-
MEMRI: "Ethiopian Forces In Somalia Reoccupy Baladweyne" Ethiopian army forces have entered the Hiran province in central Somalia, and have retaken the town of Baladweyne...
-
Somalilandpress: "Ethiopian, Somali forces plan fresh attacks on militant groups" MOGADISHU-(Somalilan dpress)—In a new drive to oust Islamists officials of the Transitional Federal Government of Somalia [TFG] and those of Ethiopian troops last night held lengthy talks in Beled Weyne, Hiran Region [central Somalia]. The meeting discussed plans to attack Bulo Barde and Jala Laqsi which are also in Hiran Region. Officials from both sides agreed that they would launch joint attacks on these towns as government forces are reported to have suggested that Ethiopian troops take the role of disarming the groups that are currently in the town and also arrest their remnants. Ethiopian officials are planning to deploy their troops all the way to areas that are near Middle Shabelle in order to assist the TFG forces as agreed with senior officials of the TFG. Sources close to the meeting told Somalilandpress that the army general leading the Ethiopian forces in Hiran Region asked traditional elders to work towards the attainment of peace in the region, adding that there are many people who are currently subjecting the residents to a lot of suffering. By this, the Ethiopian officials were referring to groups that are opposed to their politics in Somalia. Rivals of the TFG and Ethiopian troops are also planning to launch a counter attack in Jowhar, Middle Shabelle [southern Somalia] according to military sources. These attacks are being planned by the top strategists of Hisb Al-Islam and Al-Shabab who are want to defend themselves against the attacks from Ethiopian troops who have crossed the border into Somalia and are currently in control of Beled Weyne. Somalilandpress Mogadishu-Somalia
-
Popular Contributors