Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Yes we care sxb who is leading the rebel faction, it is very important to keep our country united, that is why we prefer our own NSS officer over the 76 years old snm warlord Siilaanyo Good Job to Riyaale, the bright spy agent of NSS, and rest of the members of NSS team in Hargeisa like Warancade, cirro,etc It's best to leave the snm warlord Siilaanyo locked up in prison for life Americans say Once Marine Always Marine, today we say Ounce NSS Always NSS - National Security Service of Somalia Well, me too I pray the doom and the imminent collapse of snm clan-faction of somali-diidland Insha Allah, We in last 10 days of the Holy Month Ramadan and Allah the Almighty will accept our sincere prayers
-
Congratulations Riyaale burned somali-diidland alive, destroyed the dreams of secessionists "recognition", exposed their lies of democracy, when it is dictatorship The fact that all Somalis know is that NSS the former Siyaad Barre Spy doesn't believe the phantom country of Somali-diidland That is why Haabsade and many other Somalis and international community supports Riyaale
-
^^ LA is mine... I'll forever remind you that. Please believe that. And you keep in mind that the whole world is with Somalia and people of Somalia determination to keep their country united, the international community respects the territorial integrity of Somalia, Northwest Somalia is an integral part of United Somalia The all the 200 countries in the world rejected to recognize the existence of somali-diidland for the last 19 years, and it will be so forever, that is why the clan-faction is crumbling today, because clan-state is unwanted in the 21 century, the modern era of globalization known as "Global VILLAGE"
-
Freedom of speech is an alien term in Riyaale's dictatorship of somali-diidland, people cannot express their oppinions because of fear, Big Brother dictator Riyaale is watching Even the parliament cannot meet or say anything that might offend the ruling junta led by former NSS officer Riyaale, the deputy speaker Samaale was tortured by the police, and another MP Ahmed Nacnac his hand was broken So africaown has no clue of what is freedom of speech
-
Africa own, If you cannot stop crying, sorry I cannot help you Lets if there another person in SOL, who knows how to stop baby's crying? Mr. Somalia, I didn't know that Africaown is girl!
-
Africa own, As I said stop the cry baby, why you crying today so much, Blame your so-called leaders Dictator Riyaale and the 76 years old Warlord Siilaanyo, and the mentally retarded Waraabe
-
Well it is not our fault also, that your somali-diidland is mugged by Riyaale today Stop the cry baby, adkeyso markaaga soo joog ninkii laga waayo soo jiif ayaa laga
-
AfricaOwn As well, You're not of our people. So, your clan faction of Somalidiid-land should NOT worry about Laascaanood and SSC regions . and then we will not worry about the imminent collapse of your qabiil-land It is a Two-Way road, caqli yare
-
Somaliland.Org: Riyaale ku bedeshay Ciidamo Gaar u ah oo qoyskiisa iyo kuwa uu keenay Mr Xaabsade dhawaan. Madaxii Taliyaha Ciidanka Mr Nuux Taani oo diiday in Ciidamadiisu Soo Galaan Caasimada September 12th, 2009 Hargeysa(Somaliland. Org) Taliyaha Ciimada Qaranka Nuux Taani ayaa Diiday inuu Ciidamadu Milateriga u Adeegsado shacabka Kacdoonka samaynaya. Waxaase la sheegayaa in Riyaale ku bedeshay Ciidamo Gaar u ah oo qoyskiisa iyo kuwa uu keenay Mr Xaabsade dhawaan. Ciidamadaas ayaa loo adeegsaday si Rasaasta hoos ugu dhigaan dadweynaha. Arintani waxa ay keentay in dhimasho keento, ilaa iminkana waxaa tirada dhimashadu gaadhaysaa 6 qof, inkasta oo tirada marba is bad badelayso, oo ilaa iminka tiro sugan aan lahayn. Tirada dadka dhaawacmay ayaa aad u faro badan, waxaana la sheegayaa in dadka dhaawacmay ay ku jiraan qaar ka mid ah xildhibaanadii Baarlamaanka Somaliland. Taliyaha ciidanka ayaa ku sababeeyey inaan Ciidamada qaranku Aanay nin difaacin ee loo sameeyey inay cadwoga iyo xuduudaha Somaliland Difaacaan. Wixii faah faahina ee dheeraada kala soco Somaliland.Org
-
Somaliland.Org : Riyaale and His Thugs Resort to Violence Out of Desperation and Cowardly Act
-
Somaliland.Org: Riyale is not a dictator! Please don’t call him what he is not! The guy is an enemy, pure and simple! Take him as an enemy!
-
BAAQ KU SOCDA SARAAKIISHA QAYBAHA KALA DUWAN EE CIIDANKA SOMALILAND Minnasota ( Sooyaalnews ) 12/09/09 :- Aniga oo ah Gudoomiyaha Jaaliyadda S/land ee Minnesota kuna hadlaya magaca Gudida fulinta iyo ka Jaaliyadda labada , Waxaan ugu baaqayaa Dhamaan saraakiisha iyo ciidanka qaranka oo ay kow ka yihiin masuuliyiinta hoos ku qoran in aan loo adeegsan shacabka S/land , Ciidanku waa ciidan qaran waxaad ilaalisaan dalka iyo dadka , waa inaad fahantaan inaad tihiin ciidankii qaranka ee aydana ahayn Ciidan qof iyo mid qabiiltoona. Waxaan idiinku baaqayaa in aad dalka iyo dadka badbaadisaan lana wareegtaan waajibaadka aad xaqa u leedihiin kana samatabixiaan dalka duruufaha qalafsan ee soo wajahay iyo colaadaha siyaasadeed ee uu hogaaminayo Kelidii Taliye Dahir Riyaale iyo Wasiirkiisa arimaha guduhu. Baaqani wuxuu si toos ugu socdaa Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Taani, Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Mudane Dhabdhable , Taliyaha Ciidanka Jiida hore Mudane Dhancade iyo dhamaan saraakiisha ciidanka qaranka. Karaamada , sharafta , jiritaanka iyo badbaadadinta dimoqradiyada S/land waxaa waajibkeeda koobaad saaran yahay waa idinka , Sharaftiina iyo karaamadiinuna waxay ku jirtaa sida aad u gudataan masuuliyaadkiina idinaka oo aan cidna uga haybaysanayn shacabkiinuna wuxuu idinku ixtiraami doonaa kolba sida aad u gudataan waajibaadkiina qaran sidaa aawadeed waxaan mar labaad , sadexaad iyo afraadba diiinku baaqayaa inaad sida ugu dhakhso badan u gudataan waajibaadkiina ulana wareegtaan masuuliyada dalka iyo awooda qaranka isla markaana aad qabataan doorasho xor ah .. Mar labaad wuxuu baaqani si toos ah ugu socdaa dhamaan masuuliyiinta ciidanka qaranka oo ay hurmood ka yihiin masuuliyiintani:- Taliyaha Ciidanka Qaranka Mundane Nuux Taani Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Mudane Dhabdhable Hawl gelinta Ciidanka Qaranka Mudane Shiine ****** Hogaanka Madaafiicda Qaranka Mudane Yusuf Hogaanka Baaqyada Mudane Husein Osman Hogaanka Gaadiidka Ciidanka Mudane Abdi Abdilahi Hogaanka isgaadhsiinta Mudane Ahmed Karaaciin Hogaanka Tawaangida Mudan Cabdi Odowaa Taliyaha Qarbta 31 aad Mudane Indha Balac Abaanduulka 31aad Mudane Xasan Caqli Hawl gelinta 31aad Mudane Ismacil Dable Taliyaha Guutada 1aad Mudane Guled Gabaarey Taliyaha Guutada 2aad Mudane Ahmed Dahir Dudub Taliyaha Guutada 17aad Mudane M. Iman Geele Taliyaha Guutada 18aad Mudane Gahayr Taliyaha Guutada 24aad Mudane Ahmed Indhayare Taliyaha Guutada 26aad Mudane M.M Shulaac Taliyaha Guutada 99aad Mudane Nasir M. Omar Taliyaha Guutada 114aad M. M. Qalinle Taliyaha Qaybta 12aad Mudane AFQurux( Af-DH) Abaanduulka Qaybta 12aad Mudane Deeq Afcad Hawl gelinta Qaybta 12aad Mudane Sardheeye Taliyaha Guutada 8aad Mudane Mahad Abdi Egeh Taliyaha Guutada 9aad Mudane Ahmed Aar Taliyaha Koofiyad Casta Mudane Faysal Abdi Bootaan Taliyaha Tawaangida Mudane Ahmed Hurre Haariye Taliyaha Guutada Madaafiicda Mudane Ciise Liba Special Forces Taliyaha Koofiyad Casta Ahmed Ali Taliyaha Guutada Tawaangida Mudane Ali Jaakuli Taliyaha Guutada 12aad A. A. Qaasaali Taliyaha Guutada 6aad Mudane Xaashi Dheere Taliyaha Guutada keydka Mudane Cabdi Cali Taliyaha Guutada Gurmadka Mudane Abiib Baaqani wuxuu ku socdaa askari kasta , masuul kasta iyo nin kasta oo maanta dalka iyo dadka u haya masuuliyad Qaran hana ogaadaan in dalkii meel xun marayo iyo in aan loo adeegsan dadkooda oo aan dhiig faraha loo gelin aan masuuliyadiisa aakhiyo iyo aduun midna lala wadaagayn Saeed Suleiman Gudoomiyaha Jaaliyadda S/land Minnesota Saeed Suleiaman Minnesota
-
CIIDAMADA ILAALADDA MADAXTOOYADA OO SHACABKII RASAAS NOOL LA DHACAY IYO XILDHIBAANO LA GARAACAY Hargeysa (Sooyaalnews) 12/09/09 :- Wararka iminka ka imanaya caasimada Haregeisa ayaa sheegaya in caasimadii Hargeisa xabadi ka dhacayso. Wararku waxa ay sheegayaan in shacab gadoodsan ay ciidamadii Madaxtooyadu ku ridayaan xabado. Ilaa iminkana waxaa ku dhintay lix dhalinyaro ah, dhaawacana ilaa iminka tiradooda lama hayo. Ilaa iminka lama soo sheegin magacyada dhalinyarada dhimatay. Waxaa kale oo Madaxweyne Riyaale dalbaday Ciidamadii Milatariga, haseyeeshee waxaa Janankii Milteragi diiday in ciidamada Milatargu aanay soo gali doonin caasimada dalka, maadaama kacdoonkani yahay mid Shacbi. Iminka waxa ay rasaastu ka dhacaysaa Kaabiyadii guriga shaqaalaha horteeda, dagaal xun ayaa meeshaas ka socda, waxana rasaasta ridaaya ciidamadii Madaxtooyada , oo gaadhay ilaa halkaas markii lala kacay Booliiskii yaryaraa oo mid waliba shan xabadood haystay, oo rasaastii ka dhammatay. Qaar dadweynaha ka mid ah shacabkii ayaa sheegay in ay Idaacadii haystaan, oo iminka ay ku gudo jiraan. Askartii ilaalinaysayna qoryihii ay ka qaadeen, oo meeshaanu ku dhex haystaan. Somaliland.Org
-
CIIDAMADA ILAALADDA MADAXTOOYADA OO SHACABKII RASAAS NOOL LA DHACAY IYO XILDHIBAANO LA GARAACAY Hargeysa (Sooyaalnews) 12/09/09 :- Wararka iminka ka imanaya caasimada Haregeisa ayaa sheegaya in caasimadii Hargeisa xabadi ka dhacayso. Wararku waxa ay sheegayaan in shacab gadoodsan ay ciidamadii Madaxtooyadu ku ridayaan xabado. Ilaa iminkana waxaa ku dhintay lix dhalinyaro ah, dhaawacana ilaa iminka tiradooda lama hayo. Ilaa iminka lama soo sheegin magacyada dhalinyarada dhimatay. Waxaa kale oo Madaxweyne Riyaale dalbaday Ciidamadii Milatariga, haseyeeshee waxaa Janankii Milteragi diiday in ciidamada Milatargu aanay soo gali doonin caasimada dalka, maadaama kacdoonkani yahay mid Shacbi. Iminka waxa ay rasaastu ka dhacaysaa Kaabiyadii guriga shaqaalaha horteeda, dagaal xun ayaa meeshaas ka socda, waxana rasaasta ridaaya ciidamadii Madaxtooyada , oo gaadhay ilaa halkaas markii lala kacay Booliiskii yaryaraa oo mid waliba shan xabadood haystay, oo rasaastii ka dhammatay. Qaar dadweynaha ka mid ah shacabkii ayaa sheegay in ay Idaacadii haystaan, oo iminka ay ku gudo jiraan. Askartii ilaalinaysayna qoryihii ay ka qaadeen, oo meeshaanu ku dhex haystaan. Somaliland.Org
-
SOOYAAL.COM: XASUUQ KII UGU XUUMA OO KA SOCDA MAGAALADA HARGAYSA Waqtikan oo lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayaa ciidanka daahir riyaale iyo xisbiga udub ay go,aansadeen inay xasuuqaan shacbiga somaliland. Waxaan xasuustaa mar uu magaalada hargaysa ka talin jiray nin la odhan jiray maxamed xaashi gaani oo haystay ciidanka 26. ayaa mudaharaad ka dhacay suuqa dhaxe ee hargaysa ka dibna waxa lagu war galiyay gaani in arday fara badan mudaharaad wado. gaani wuxuu yidhi adeer waa bil ramadaan waana la sooman yahay marka wax ciidana uma tagi karaan ardayda cabanaysa waxa gaani ka xishooday ayaa maanta riyaale moodayaa sharaf, alayle dadku kala sharaf badan kalana aqoon badan kalana mudakarsan. Xasuuq kii ugu xumaa oo ka socda magaalada hargaysa. Askarta fakhashta ayaa rasaas aan naxariis lahayn la dhacaaya shacabka magaalada hargaysa. waxa shahiiday laba qof halka dhaawacu tiro beelay . shacabka ayaa ku qaylinaaya [ ALAAHU AKBAR ]ayagoo tuuraaya dhagxaan aad u tiro badan. Magaalooyinka burco, bebera , ceerigaabo. boorame, salaxlay baligubadle , gabilay ayaa iska hurda oo aan ka qayb qaatan jihaadka hargaysi ku jirto. Magaalada hargaysa ayaa waxay nqotay ta kaliya ee jihaad xaqa kula jirta askarta daahir riyaale. Raga rasaasta hoos u dhigaaya ee shacabka dilaya ayaa la sheegayaa inay yihiin ciidamo laga soo kiraystay jabhada onlf iyo kooxda alshabaab. Tan iyo markii maamulka diiday inuu doorashada qabto ayaa waxa dalka soo galaayay ajaanib fara badan oo calooshood u shaqaystayaala, kuwaas oo laga soo kiraysanaayo daafaha afuunka. Hal xildibaan oo aanan rabin inaan qoro magaciisa ayaa dhimasho lagu sheegayaa balse wali waan hubinayaa. Dumar iyo caruur badan oo ku qaylinaya [ ALAAHU AKBAR SAHACBKAA GUUSHA LEH ] oo maraayay saldhiga hortiisa ayaa si aan naxariislahayn askartu ugu fureen rasaas shacabka ayaa markiiba u gurmaday dumarkaa iyo caruurtaa rasaasta lagu furay. hase yeeshee hooyo ka mida dumarka oo dhabta ku haysa wiil ay dhashay oo 8 jira oo xabadi kaga dhacday caloosha dhiiguna xoog uga socdo ayaa tidhi [ALAAHU AKBAR WAAR WIILKAYGU WAA SHAHIIDE RAGA INAGA DHICIYA WAXNA KA DILA] Halmar ayaa shacabkii iswada eegay kadibna waxa la boobsiiyay shiid iyo dhagxaan askartii daahir riyaale . Cabdiraxmaan xoog oo ah xildibaankii pastoolada la soo galay barlamanka ayaa la sheegay asagoo xidhan dharka ciidan pilayska inuu sitay qori ak 47 ah . Ciidanka daahir riyaale ayaa ku gaashaamaan qoryaha culculus ee saaran gawaadhida tiknikada loo yaqaaan. halka shacabku tuurayo dhagxaan iyo inay gubaan taayiro ayagoo cuskanaya kalmida tawxiidka eebe ALAAHU AKBAR Waqtikan oo lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayaa ciidanka daahir riyaale iyo xisbiga udub ay go,aansadeen inay xasuuqaan shacbiga somaliland. Waxaan xasuustaa mar uu magaalada hargaysa ka talin jiray nin la odhan jiray maxamed xaashi gaani oo haystay ciidanka 26. ayaa mudaharaad ka dhacay suuqa dhaxe ee hargaysa ka dibna waxa lagu war galiyay gaani in arday fara badan mudaharaad wado. gaani wuxuu yidhi adeer waa bil ramadaan waana la sooman yahay marka wax ciidana uma tagi karaan ardayda cabanaysa waxa gaani ka xishooday ayaa maanta riyaale moodayaa sharaf, alayle dadku kala sharaf badan kalana aqoon badan kalana mudakarsan. Jihaadka hargaysa ku kali nqotay oo ku sii fidaya magaalada daafaheeda ayaa hada waxaad moodaa in shacbiga lagu qasbay inay ayaguna hubka qaataan. AXMED QOORGEES qoorgees-maqosle@hot mail.com
-
Jamhuuriya: Madaxweyna Rayaale oo Aqbalay in la Furo Xarunta Golaha Wakiillada Madaxweyna Rayaale oo Aqbalay in la Furo Xarunta Golaha Wakiillada Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la sheegay inuu aqbalay in xukuumaddu xayiraadda ka qaaddo xarunta Golaha Wakiillada, isla markaana dulqaado ciidammada haysta. Sida warar ku dhowdhow Madaxtooyadu u xaqiijiyeen Jamhuuriya waxa kulan fool-ka-fool ah oo ay xalay qasriga madaxtooyada ku yeeshay Madaxweyne Rayaale iyo Shirguddoonka Golaha Guurtida, ayaa labada dhinac kaga wadahadleen sidii xal loogu heli lahaa khilaafka xooggan ee ka dhashay tallaabadii xukuumaddu albaabada ugu xidhay xarunta Golaha Wakiillada Somaliland. Kulanka dhexmaray Madaxweynaha iyo xubnaha Shirguddoonka Guurtida oo la sheegay inuu ahaa codsi ka yimi dhinaca Madaxtooyada, ayaa sida ilahaasi xuseen waxa Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ku wargeliyey Madaxweyne Rayaale in tallaabada xukuumaddu ku xayirtay golaha sharci-dejinta tahay mid duminaysa jiritaanka Somaliland, si weyna waxyeellaynaysana xasilloonida guud ee dalka, sidaa awgeedna loo baahan yahay inuu degdeg uga noqdo, ciidammadana ka dulqaado si looga badbaado in nabadgelyada qaranku faraha ka baxdo. Warku waxa uu intaa ku daray in Md. Rayaale aqbalay furitaanka iyo xayiraad-ka-qaadista Golaha Wakiillada oo ciidammada ammaanku la wareegeen Salaasadii toddobaadkan si goluhu u guto hawl-maalmeedkiisa distooriga ah ee xayiraaddu saaran tahay, lagana wada shaqeeyo iyo dejinta xaaladda cakiran ee ka dhalatay go’aankii xukuumaddu ku xidhay xarunta Baarlamanka, isagoo dhinaca kalena Shirguddoonka Guurtida ka codsaday inay ka hawlgalaan joojinta isu-soo-baxyada dadweyne ee ay sida wadajirka ah ugu baaqeen Sabtida berri labada xisbi mucaarad iyo Shirguddoonka dibad-wareegga ah ee Wakiillada. Sida ilaha xogogaalka ah tibaaxeen Shirguddoonka Golaha Guurtida ayaa la filayaa inuu Jimcaha maanta si faahfaahsan uga warramo natiijada ka soo baxday kulankii ay xalay la yeesheen Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. Qalalaasaha khilaafka siyaasiga ah ee ka aloosan Somaliland ayaa cirka isku sii shareeray, kadib ciidammada xukuumadda Madaxweyne Rayaale Salaasadii toddobaadkan albaabada u xidheen, lana wareegeen xarunta Golaha Wakiillada ee shacabku soo doorteen, arrintaas oo keentay in khilaafku gaadho heerkii ugu sarreeyey abid, iyadoo si weyn looga cabsi qabo iska-horimaadyo dhaawaca nabadgelyada guud oo dalka ka qarxa. Dhinaca kale, waxa maalmihii ugu dambeeyey ilaa xalay socday gobollada dalka oo dhan ka socday abaabullo dadweyne oo lagaga soo horjeedo tallaabada sharci-darrada ah ee xukuumadda Rayaale qufulka ugu jebisay dhismaha xarunta Golaha Wakiillada, kuwaasoo laga werwer qabo inay sababaan qalalaase iyo isku-dhacyo khalkhalin kara xasilloonida Somaliland, haddii aan xal degdeg ah laga gaadhin muranka aloosan inta ka horreysa Sabtida berri ee loo ballansan yahay bannaanbaxyada ballaadhan. Jamhuuriya Online
-
Jamhuuriya: Shacbiga Somaliland Waxaan ugu Baaqaynaa inay u Diyaargaroobaan Sabtida Haddii Xildhibaannada Laga Horjoogsado inay Gutaan Xilkooda Distooriga ah” Shacbiga Somaliland Waxaan ugu Baaqaynaa inay u Diyaargaroobaan Sabtida Haddii Xildhibaannada Laga Horjoogsado inay Gutaan Xilkooda Distooriga ah” “Cidna lagama aqbali karo inay ishortaagto mudanayaasha iyo shaqaalaha, cidda is-hortaagta ayaana masuul ka noqon doonta wixii ka dhasha falkaas” Digniin iyo hanjabaad culus oo ka soo baxday Shirguddoonka Wakiillada Natiijada kulan Shirguddoonka Baarlamaanku la yeesheen Wakiilka Xoghayaha Fuud ee Qaramada Midoobay Hargeysa (Jam)- Shirguddoonka Aqalka Wakiillada, ayaa ku hanjabay in aanay u dulqaadan doonin in golahoodu sii xidhnaado, iyagoo mudanayaashana ugu baaqay in ay ka soo qaybgalaan fadhi caadi ah oo goluhu maalinta Sabtida ku yeelan doono xaruntooda oo ciidammada ammaanku la wareegeen Salaasadii toddobaadkan. Warsaxaafadeed xubnaha Shirguddoonka Wakiilladu shalay ka soo saareen magaalada Hargeysa oo ay ku caddeeyeen in aanay aqbali doonin, una dulqaadanayn in golahoodu si sharci-darro ah ku sii xidhnaado, kana waaban doonin inuu qabsoomo fadhi goluhu u ballansan yahay Sabtida, isla markaana ku lammaan yihiin baaqyo iyo digniino culus oo ay kula dareen mudanayaasha Wakiillada, shacabka Somaliland iyo cid kasta oo isku dayda inay shaqadooda ka horjoogsato, waxa uu isagoo faahfaahsan u qornaa sidan: “Sida shacbiga reer Somaliland la socday waxa maalintii Salaasadii ee taariikhdu ahayd 8 September 2009 si sharci-darro ah ku qabsaday ciidamo ku gedaanaa xarunta Baarlamanka tobankii maalmood ee u dambeeyey, Shirguddoonka, mudanayaasha iyo shaqaalaha golahana waxa loo diiday inay xarunta golaha galaan. Uma dulqaadan karno, mana aqbali karo in goluhu si sharci-darro ah ku sii xidhnaado, taas darteed waxa lagu wargelinayaa dhammaan mudanayaasha Golaha Wakiillada inuu jiro fadhigii golaha ee caadiga ahaa ee Sabtida 12 September 2009, isuguna yimaaddaan xarunta golaha. Cidna lagama aqbali karo inay ishortaagto mudanayaasha iyo shaqaalaha, cidda is-hortaagta ayaana masuul ka noqon doonta wixii ka dhasha falkaas. Shacbiga reer Somaliland waxaan ugu baaqaynaa inay ugu hiiliyaan golaha ay soo doorteen xaqa iyo sharciga, una diyaargaroobaan Sabtida haddii xildhibaannada laga horjoogsado inay gutaan xilkooda distooriga ah.” Geesta kale, shirguddoonnada labada gole Baarlamaan [Guurtida iyo Wakiilada], ayaa kulan saacado qaatay oo ay la yeesheen wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland Mr. Axmed Wallud Abdalla oo shalay booqasho ku yimi Hargeysa, waxa ay ugu gudbiyeen warbixin ay ugu faahfaahiyen khilaafaadka cakiran ee xilligan dalka ka aloosan, gaar ahaan tallaabada gurracan ee xukuumadda Madaxweyne Rayaale albaabada ugu xidhay Golaha Wakiillada Somaliland. Ma jiro war rasmi oo labada dhinac ka soo saareen kulankaas iyo waxyaabaha lagaga wadahadlay toona. Hasayeeshe, sida ilo xogogaal ah Jamhuuriya xalay u xaqiijiyeen, waxa xubnaha shirguddoonnada Baarlamaanku u gudibiyeen wakiilka xog-warran la xidhiidha in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin masuul ka yahay qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo dib-u-dhacyada faraha badan ee ragaadiyey qabsoomidda doorashooyinka Somaliland ee beesha caalamku aad u danaynayaan. Waxa kale oo ilahaasi xuseen in shirguddoonnada u caddeeyeen weftiga Qaramada Midoobay in ujeeddada ka dambaysa ee Madaxweynuhu uga caga-jiidayo doorasho xor iyo xalaal ah oo dalka ka dhacda, isla markaana xukuumaddiisu u qaadayso tallaabooyinka liddiga ku ah hannaanka dimuqraadiyadda Somaliland ka hirgalay ay salka ku hayaan sidii markale loogu samayn lahaa muddo-kordhin aan qiil u laabnayn oo uu kursiga ku sii fadhiyo, taasoo ay sheegeen inay horseedi doonto kacdoon shacbi iyo burbur culus oo ku habsada xasilloonida iyo degganaanshaha ka jira Somaliland oo saamayn weyn ku yeesha mandaqadda Geeska Afrika. Sidaa awgeed, waxa shirguddoonada labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada ka dalbadeen Mr. Wallud Abdalla inuu ka hawlgalo sidii uu Madaxweyne Rayaale ugu cadaadin lahaa inuu xilka iskaga dego, ‘Maadaama,’ bay yidhaahdeen; ‘taasi tahay xalka keliya ee lagu badbaadin karo geeddi-socodka dimuqraadiyadda iyo xasilloonida dawladnimo ee Somaliland ku naaloonayso.’ Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa isaguna dhinaciisa u muujiyey xubnaha shirguddoonnada sida uu uga xun yahay marxaladda qallafsan ee Somaliland ee madaxa la gashay waqtigan, islamarkaana UN-ku beesha caalamka la wadaago walaaca sii kordhaya ee laga qabo khilaafaadka sii xooggaysanaya iyo dib-u-dhacyada sii fogaynaya rajadii laga qabay qabsoomidda doorashooyin xor iyo xalaal ah oo dalka ka hirgala, waxaannu dhinacyada ismaandhaafka u dhexeeya oo u soo jeediyay inay arrinta ku soo dabbaalaan wadahadal iyo isu-tanaasulkii shacabka Somaliland looga bartay ee ay ku soo caano maaleen. Jamhuuriya Online
-
About This page — Harowo.com Harowo.com is a daily blog dedicated to be the authoritative internet information source for the peoples of the Horn of Africa, particularly Somaliland, a grassroots democracy in a region otherwise characterized by misrule, cyclical famines, environmental degradation and chronic underdevelopment. Through the selection of relevant news articles, cool analysis, witty commentary and passionate argument, Harowo.com strives to provide its readers a forum where they can find objective information and up-to-date news about the Horn of Africa and beyond. Haworo.com is maintained by Ahmed Sh. Farah, a longtime resident of Washington DC. USA.
-
Wadani Jacaylka Mucaaradka Somaliland Harowo.com: Somaliland On The Brink of Imminent Collapse September 10, 2009 If recent social and political developments are anything to go by, Somaliland is teetering to the edge. Everything seems to be going in the wrong direction for the past five or so years. The country once dubbed by some as the oasis of Africa - rather hastily in my humble opinion - and accorded many more superlatives is stuck in quagmire and weaving through one stumbling political block after another. The government and its main ally, the Guurti, are at constant war with the opposition and the House of legislatives who are on the other side of the fence. In the meantime, opposition parties are at loggerheads with the executive branch of the government and its Guurti backers, the un-elected house of elders. It is a complete gridlock. Things seem to be going from bad to worse. This week’s fist-fight between the opposing members of the legislative, which was brewing for quite sometime and the ever hardening stances between the two warring factions, had ushered in an era of uncertainty for Somaliland people in general and Rayaale’s government in particular. The fact that some members of the legislative - entrusted to lead this nascent democracy by example - are prepared to take the law into their own hands to the extent that they brought in weapons to the debating chamber and even prepared to use them is a reflection on the sorrow state of affairs Somaliland is currently in. There is no love lost between Rayaale’s government and the opposition members of the house of legislative. As soon as the opposition parties have gained the overall majority of the House of legislative, it was obvious that an era of confrontation had begun for Somaliland. This was not because the house will be confrontational but because Rayaale’s government was never prepared to work with the newly elected house, claiming that opposition legislators will be a thorn on the side of the government. A government heavily relied on tribal chiefs for its survival for the best part of its term in office instead of putting faith on its institutions and divided the country along tribal lines , not to mention creating exclusive tribal regions to cement its power, is bound to face such uncomfortable trying times. The opposition, in desperation, has recently resorted to scare mongering tactics including inciting tribal hatred and even evoking old memories to destabilize the country in the mistaken believe that the government will collapse and that they will form the next government through the back door entrance, a move the incumbent government will always fight tooth and nail. Even the old derogatory term, “******”, dreaded by large parts of Somaliland communities, is resurfacing nowadays in earnest and publicly used by some members of the opposition parties (including Ucid’s Faisal Ali Waraabe) and often labeled it to Rayaale and a large number of his government cabinet members who did not belong to SNM, the ragtag army that liberated this country from Siyad’s brutal regime. It is back to square minus one. It is back to early nineties when Somaliland was fighting along tribal lines, except this time we are not shooting each other as yet. But the way things are going now, it is just a matter of time before we begin that too. There is no shadow of a doubt that the bulk of the blame lies fairly and squarely at the feet of the current government, but the opposition has their fair share of the blame too by hardening their position on almost every policy issue the government had put forward for discussion before the house of legislature’s chamber of debate in the past few years. Ever since the House of Legislative was inaugurated, the opposition was on confrontational mood. They vowed to play nasty no matter what. In democracy, opposition political parties are there to form future governments if and when elected, consequently they need to support the government of the day when it is right and oppose it in a constructive way when it negates its duties. That did not happen in the case of Kulmiye and Ucid. They were simply dishing out dirt towards the government even when it is perceived to be doing the right thing. On the other hand, probably distracted by the fierce opposition from its political opponents, the government has lost the pig picture by failing its basic duties to its citizens to the extent that cold-blooded clannish criminals, who slaughtered innocent travelers like animals and mutilated their bodies in tribal ritual on the road between Gabiley and Dilla, are drinking the best saloons (or rather chewing khat in the best Mafrashes) in Gabiley without fear of prosecution. Three months to that horrific day, the government is nowhere near catching these heinous thugs. This is another abject failure on the part of the incumbent government. If it cannot bring criminals as wicked as these to the justice, how does it want to be respected. If such things can occur within thirty to forty miles from its seat, Hargeisa, imagine what could happen in faraway places in the eastern and western regions. Low and order was what this government was boasting to be on the top of it. Now that too is disappearing from its radar. Somaliland is at critical juncture and the coming days rather than weeks are going to be decisive. Failure to arrest the current spate of political violence will almost certainly bring the country down to its knees. The current division between the government and its opponents are hardening by the day. Both houses of parliament, the Guurti and the legislative, are split down in the middle with no sight of compromise in the offing. Even the Ethiopian mediation, or rather Ethiopian lib service, has failed to bring them to a compromising position. The continuation of Rayaale’s government in office, in the current circumstances, is a recipe for disaster. The opposition parties, too, need to soften their uncompromising position and create an environment conducive to political dialogue. The best forward, in my opinion, is to form a government of national unity consisting of members of the three political parties plus some members of the civil societies- though it is difficult in the current political climate - until such time this mess is sorted out. This may not be acceptable to the government as it demonstrated on many occasions, but this time it has no choice but accept if this country is to be spared from going down in the drain. The current political structure has dismally failed Somaliland, and the prospect of Somaliland coming out unscathed in the current political stalemate is indeed very grim. M. F. Yabarag
-
SAYLAC.COM: Liiska Labaatanka Nin ee Raba Burburka Somaliland iyo Saylici oo Dabada Kaga Dhagan Kaalinta Labaatanaad. Somaliland waa dal curdin ah oo xoriyadiisii kala soo laabtey dalkii la isu odhan jirey jamhuuriyada soomaaliya, hadaba dib ula soo noqoshadaa xoriyada waxaa ku baxdey sidaan wada ogsoonahay dhiig iyo dhaqaale badan, balse midhihii laga dhaxley waa kuwaas maanta la wada manaafacaadsanayo, dalku wuxuu leeyahay madaxweyne iyo maamul dawladeed, wuxuu leeyahay dastuur iyo kala dambeyn, wuxuu leeyahay heerka axsaabta qaranka iyo komishan doorashooyinka waxaas oo dhan waxaa lagu heley waa kala dambeyn iyo shacabka reer somaliland oo u bislaadey nidaamka dawladnimo taas oo hadii ay wanaagaas ku sii socoto aan caalamka aduunka wax kula qeybsan karno, hadaba marka aad eegto muranada dhinaca siyaasadeed ee sanadahan u dambeeyey soo ifbaxey waxey sababeen dib u dhac ku yimaada yoolkii ay somaliland hiigsan jirtey arimahaas waxaa sabab u ah rag dantooda ka hormarinaya danaha qaranka somaliland kuwaas oo uu adeegsanayo cadaw wakhti xaadirkan lagu jiro qarsoon balse muuqan doona wakhti dhow, inkasta oo ay badan yihiin ragaas lagu shaqeysanayaa hadana waxaan jira labaatan nin oo weysada u biyeystey sidii ay somaliland u dumi laheyd, labaatankaa nin waxey kala yihiin 1- Axmed maxamed maxamuud siiraanyo 2- Faysal cali waraabe 3- Cabdiraxmaan maxamed cabdillaahi cirro 4- Samoora ina interpeace 5- Saleebaan maxamuud aadan Gaal 6- Axmed cabdi godane al-shabaab 7- Maxamuud raage qeyte 8- Cabdicasiis maxamed samaale 9- Muuse biixi cabdi 10- Baashe maxamed faarax 11- Abiib diiriye nuur timo cade 12- Maxamed xaashi cilmi 13- Sheekh aadan maxamuud xiirey siiro 14- Maxamed cabdi gaboose 15- Nuux ismaaciil taani 16- Maxamed maxamuud diiriye 17- Maxamed kaahin axmed 18- Jamaal caydiid ibraahim 19- Fu,aad aadan cade 20- Cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici Cabdinuur Xasan Ismaaciil cadinuur73@hotmail.c om
-
SAYLAC.COM: Dawlada Rayaale Waxay Somaliland Keentay Meel HoreLooga Socon Karo,Yaan Dib Loo Celin Sida aniga ii muuqata ama xaqiidu iila egtahay kama jirto Masiibo Siyaasadeed iyo Xaalad qalafsan ee Xuquuqda Insaanka Magaaladda Hargeisa (Somaliland), waxaase hubaal ah in Doorashadda Madaxtooyadu dhawr jeer mudo dhaaftay, Sababta siday doonto ha noqoto. Xadhigjiidka Xisbiyadda ee Walaalnimo ayaa Hayado shisheeye sida interpeis iyo Ahmed Waladu Abdalla oo Dhaqaale iyo Maamul ku haysta Xaaladda Somalia u arkeen daaqad laga soo gali karo Masiirka Shacabka Somaliland iyo Hanaqaadka Nidaamka Axsaabta baddan ee Somaliland oo uu aabo u haa Marxuum Mohamed Ebraheim Egal, isla markaan uu hirgeshay oo kuna guulaystay Madaxwayne Daahir Rayaalle Kaahir. Si loo kala fur- furo Shacabka, Xisbiyada iyo Beelaha Somaliland waa in lagu dhex darsadaa Dhalinyaro u ooman Qabyaalad iyo Qalalaase ama Siyaasiyiin qurbojoog ah oo Dibada uga diwaan gashantahay Jaaliyado ama Hayado lagu sheegay NGO markii hore lagu Sheegay, kuwo ka madax banaan Siyaasadda Xisbiyadda ee Gudaha Dalka Somaliland. Ururadaas Qaarkood waxay hada u xuub siibtay Xisbiyo iyo Xarakooyin Siyaasadeed, waxaana jira tuhun xoogan oo caddaynaya inay Ragaasi dhex fadhiyaan Golaha Wakiiladda, waana kuwii uu Abdulahi Suldaan Sheegay:-Minasa laguma diirdade Qalbigu waa dirkii Karal, iyo waliba has Hasan Xaaji Abdulahi (Xasan Ganay) Haday Belo dayaanto Duulimaad u Go,anyahay. Xildhibaanadaas Halhayskooda waxa ka mid ah:- Beesha Caalamka, Hayada interpies, Diwaangalin, Dimoqraadiyo, waxaana hada la xasuustay Xidhiidhka interbeis iyo Xisbiyadda Mucaaridka siduu ku bilawday, waxayna Ilaaween Muddaneyaashaasi in Beesha caalamku Marnaba Raali ka noqon Horumarka iyo Talaabooyinka aan afrikanka hore loogu aqoon ee aynu si wada jir ah ugu Talaabsnay. Ahmed walad Abdala waxuu mooday inuu ku guulaystay Qorshihii ahaa Maxaakiinta waan inan ku dhex darsanaa qaar inoo adeega!. Isticmalka Mobilka, Internetka iyo Hotlineka, SMSka ayaa Dhawaan lagau Tijaabiyay inay Khal-khal galiyaan Doorashadii Dalkaas Iran, Qorshahaasi wuu Dhiciyay, waxuuna ku danbeeyay Fashilaad iyo Waji Cusub oo Dalalka reer Galbeedku u adeegsan lahayeen Siyaasadda iyo Dhaqaalaha Waddamada Dihin (Dunidda Sadexaad).in la isticmaalo Koox tiro yar oo Muwadiniin ah oo aan marnaba ogolayn waxa layidhaa Cealalyo Heshiiso ayaa Geelu Cabaa ayaa noqotay Daaqad labaad ee lagu furo Marka Shacab isku dayo inuu Cagihiisa isku taago kana maarmo Fulinta Shuruudo huwan dano shisheeye. Ururadan Qurbajooga ah ee Weerarka ku haya Dhismaha Madaxtooydda Somaliland sidii kuwii Maxaakiinka isku sheegay (Mogadischu) ee ka kala yimi London iyo Kanada, si buuxda ayaa looga war qabaa, waxaana dhowaan la Calaamadiyay Shaqsiyaad aan lagu ogayn inay ka mid yihiin Xisbiyadda Siyaasadda ee hada uun lagu arkay iyagoo ku dhex dhuumanaya Xisbiyadda Mucaaridka siiba Kulmiye. Xisbiga kulmiye waa inuu ku hanuuno in Dooshada la qaban doono (Insha alahu) kadib marka Ceelalyadu Heshiiso, si geelu u cabo, waana inuu Ogaado Rayaale iyo Scheikh Ahmed Yaasiin waa Aabaha iyo Hooyada Dimoqraadiyada Somaliland waana kuwii ku dhaartay ee ku dhiiraday inay Fuliyaan Ujeeda iyo Iraadada Shacabka kuna dhqaaqay waxaanu maanta ugu faano Qaarada Afrika. Waxaan filyaa inany wali Duugoobin taariikh la soo maray lagana doodi karin Baalka ay kaga qoran yihiin Daahir iyo Scheikh Ahmed Yaasiin Taariikhda Cusub ee Geeska afrika ama Guusha Siyaasadeed ee Somaliland, waa Ragii Dhigay Kuraasta maanta ay ku fadhyaan Mudanayaasha la soo doortay ee Dawladaha hoose iyo Golaha wakiiladda , oo u badan kuwo aan waligood ku riyoon inay maalin ka mid noqn doonaan Golle Sharci dejin, waxaase jirta (Inna Sawraata Ta,kulu Abnaa ahaa) Kacaankasta waa inuu marka hore Ragii dhasahay Cuno) maxsuulkuna waa inuu Qofkastaa hal mar Codkiisa dhiibto, hal xisbina Kalsoonida Dadwaynaha helo, midkuu doono ha noqdee, Xaaladda Doorashadu waa Dhari oo Dhadhanka ayaa ka maxsuul ah, dib u dhac ayaa ku yimi Geedigii Hawsha Dawladda iyo Hawlmalmeedkii Wasaaradaha, Dawladu waxay ku mashquushay wax Iska caabi. Dhamaan Somalilanderka waxaa waajib ku ah inay Garbaha iyo Gamcaha is gashadaan una Saftaan sidii loo rari lahaa Geediga Qudha oo inooga dhiman Guri Barwaaqo. Sidda uu Dhawaanta Sheegay Mujaahid Muuse Biixi horena uga dhawaaqay Eng Faisal Ali Waraabe (Gudoomiyha Xisbiga ucid) Dawlada Rayaale waxay Somaliland keentay Meel hore looga socon karo, yaan dib loo celin!!!.Ramadaan Kariim. Wadajir baynu wax ku nahay Omar A/karim Hersi (Xaaxi)
-
Somaliland President Shuts Down Parliament After Impeachment Motion The president of Somaliland has forcibly closed the breakaway republic's parliament after it began debating impeachment charges against him, just a few days after elections were indefinitely postponed. The speaker of Somaliland's Lower House of Parliament accuses of the territory's leader of dictatorship. Security forces controlled by Somaliland President Dahir Riyale stormed into the parliament on Tuesday and removed the members. Since that time, security forces have locked up the parliament building and refused access to legislators. Tensions flared up in the Lower House of Parliament after the body's legal advisor ruled that an impeachment motion from a member of parliament was constitutional and could be debated. The ruling resulted in a physical scuffle allegedly instigated by members loyal to the president. After one member of parliament, known for being a staunch ally of the president, brandished a gun, police moved in and forcibly adjourned the meeting. The speaker of the Lower House of Parliament, Abdurrahman Abdillahi, accused the president of purposefully orchestrating the brawl in order to justify stopping the impeachment proceedings. "The plan was just either the motion would stop, or the parliament building would be confiscated by the security forces of the president. We have requested the president to remove these units from the parliament building, but there was no heeding," he said. The president's move is just the latest in a string of actions that critics point to in accusing the Somaliland leader of abuse of power and systematic disregard for the law of the land. Earlier this week, the election commission indefinitely postponed elections schedule for later this month, citing the deteriorating political environment and the president's decision to hold the poll without voter registration lists. It was the third announced delay of the vote that was originally supposed to take place 17 months ago. A term extension granted to President Riyale is set to expire in October. The speaker of the Lower House said the leader is turning the office of the presidency into a dictatorship. "We think these are the characteristics of an immanent dictator. He does not respect the constitution, he does not respect the laws, and that is the normal characteristics of an immanent dictator," he said. The Somaliland MPs have announced they and their staff will attempt to peacefully re-enter the building Saturday. The speaker said if this action fails, they will just keep trying until the situation is resolved. Watchdog groups fear the political crisis in Somaliland is threatening the existence of its young democracy, rare in a region marred with conflict. The territory declared its independence from the rest of Somalia in 1991 after the country's last functioning central government toppled. But the rest of the world has yet to recognize its statehood.
-
Somaliland MPs Held an Impromptu Meeting in South Hargeisa Following Closure of Parliament HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- A cross-party group of MPs held an impromptu meeting in south Hargeisa last night after the Somaliland police took control of the parliament on Tuesday, Ahmed Mohamed Diriye, KULMIYE lawmaker, told The Somaliland Globe. Thirty-two MPs, 26 from the opposition and 6 from the ruling party, held their first meeting since they were kicked out of the parliament on Tuesday to discuss their next step forward. The meeting which was attended by the Legislative Leadership was held in the private residence of Ahmed Mohamed Diriye, one of the prime movers of the impeachment trial against the president. Mr. Diriye’s residence was surrounded by private armed security guards to prevent any unwarranted intrusion into Diriye’s private residence. Police patrol vehicles were cruising around the meeting area including the vehicle of the Commander of the Somaliland Police Force, Mohamed Sakadi Dubad, who hails from that part of the capital city. He was seen talking to elders and community leaders to “protest” against the gathering of MPs in the midst of that residential area. Elders rejected his request for the expulsion of the gathering of lawmakers hosted by their MP, Mr. Diriye. The meeting resolved that the lawmakers should come together on Saturday at the parliament hall to proceed with their historic trial on impeachment charges against President Rayale. Asked what they would do if they were refused entry into parliament, Mr. Diriye said they would carry out their public duties in “any other place that we deem appropriate”. Somaliland Globe