Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Sacad, All 14 Garaad accepted the invitation and planned to attend the conference, and the only reason behind the meeting was How can people of SSC free their region? Nothing to do with Somalidiidland The Garaad of Taleex is one of the 14 Garaads, SSC region is not only Taleex, There is Laascaanood, Yagoori, Gumays, Buuhoodle, Widhwidh, kalabaydh, saxdheer, boocame, holhol, xalin, jidbaale, xudun, Awr-bogeys, etc
  2. Yes I support Sh. Sharif 100%, I believe every somali should support Sh. Sharif even if he/she disagree with the President on some policies. Just like every American both democrat and republican should support President Obama for the sake of the country. Hadii kale waa civil war , anarchy and clan factions
  3. As long as you willing to respect the wish of people of SSC people to remain part of united Somalia , we can have peace talks, and insha allah there will be no need for endless wars Both Puntland and Somalidiidland are tribal administrations no one is fooling nobody, somalis know each other very well
  4. Not true, most people of SSC support unity of Somalia, and are against the secession and dividing Somalia. And when it comes between Somali-diidland and Puntland, most SSC people support Puntland over Somaliland for numerous reasons, one big reason is unity of Somalia issue another reason is tribal, just like Burco people support Hargeisa people over Las anod people,
  5. Its a matter of time before people of SSC free their land, and snm militia will be expelled sooner or later
  6. If somalidiid clan militia don't want ssc/northland and badhan/maakhirland for their own tribal interest, then what your snm militia doing in Las Anod and holhol??? Did you forget the imaginary recognition
  7. Well, Saudi Arabia, Kuwait , Iraq, Somalia, Egypt, Kenya are are real countries, while somali-diidland is clan faction Somalia is qaran, and your somali-diidland is qabiil, Big difference !!! True, life is tough, you need to smell the coffee and wake up, the whole world rejected to recognize the somali-diidland, you need to accept the reality that northwest somalia is still an integral part of Somalia. The vast majority of People of Somalia, particularly SSC people appreicate International community's commitment and unwavering support for the unity, territorial integrity and independence of Somalia. As well, the International community's total rejection of Somali-diidland clan faction and their misguided secession project SSC people don't want to be part of somali-diidland = snm mafia Somalia will stay united insha allah, one country, one people, One nation, one religion, one language, one flag
  8. People of SSC have more in common with Puntland than they have with Somalidiid, because SSC People are Puntlanders
  9. EU troops to train Somali soldiers Tuesday 26 January 2010 - 09:40 Muhyadin Ahmed Roble, AfricaNews reporter in Nairobi, Kenya The European Union has agreed on Monday to send troops to train up to 2,000 Soldiers from the Somali government battling with Islamist insurgents. The Mission led by Spain will involve about 200 European Union forces and begin in spring of this year in Uganda, according to EU foreign ministers. The Mission comes as Somali government led by moderate president Sharif Sh. Ahmed which controls a few areas in the capital requested to train 6,000 strong police forces. Al-Qaeda inspired Al-shabaab group which is trying to toppling internationally-backed President Sharif Sheikh Ahmed runs most of southern Somalia and parts of Mogadishu. EU foreign ministers said in a joint statement after meeting in Brussels that they should continue to help stabilise Somalia by supporting the security sector and development. "Also assistance to the population and capacity-building support", the statement said. "In this context, the EU council agreed to set up a military mission to contribute to training of Somali security forces," BBC stated. France had begun training about 500 Somali troops at its military base in Djibouti last year. 4,500 Ugandan and Burundian troops are deployed in Somalia for backing the Somali government. Uganda was ready to deploy over 8,000 troops to the AMISOM mission in Somalia. Somalia has not had an effective government since warlords overthrew longtime dictator Mohamed Siad Barre in 1991.
  10. Djibouti’s invasion in Somaliland soil makes Rayaale a traitor and bigotry liar In his latest press conference Mr Rayaale insisted only his government has the legitimacy to decide anything that goes within its border and he vigorously dismissed the calls that coming from Somaliland’s leading Sultans and other traditional leaders in the country who are greatly concerning about the direction that Rayaali’s policy is taking the country . However Mr Rayaal’s behaviour is becoming unpredictable by the day and he is acting like bank robber rather than a state president because no president can allow the cabinet members from another country to come in to his country from the back door without official invitations. But it seems that Rayaale chose his special interests to over take his duties by allowing Djibouti’s government to invade the sovereignty and the integrity of Somaliland soil and there is no doubt that Rayaale is selling out Somaliland. Somalilanders are being naïve to accept Rayaal’s theories about special relationship between Djibouti/Somaliland and it utter nonsense to say Djibouti government respect the people of Somaliland and their wishes, because we are all aware how Djibouti government lead by dictator Gelle has created many obstacles for Somaliland’s interest in the past and nothing has change at present time except that Rayaale found a friend who he can rely on while he is deceiving us. The big belly dictator Ismail Omar Gelle is Rayaal’s master for dictatorial rule and he teaches Rayaale how to hold on to power while he is robbing and selling our resources, in return not only Mr Rayaale allows him to intervene in Somaliland internal affairs but he is acting like he is Gelle’s governor which makes Somaliland Djibouti’s 4th district. For example the foreign born king who will be flying from his hometown Diridhaba in Ethiopia in to Somaliland will be crowned in Selel region inside Somaliland territory and the sponsor of this whole affair is Dictator Ismail Omar Gelle, and his poodle in Somaliland Mr Rayaale is the tool that Mr Gelle is using for this to happen. At the same time Mr Gelle had only recent well come in to his country bunch of Somaliland dissidence from Sool region who many people including Somaliland government believe to be the sources of the violence in Sool region . So that is the double standard which Mr Gelle is playing with Somaliland people and Rayaale is the traitor we trust with our future. Perhaps Mr Rayaale lost his optimism and he knows the fact that he failed to persuade the world to recognise Somaliland but even if that is the case he should have show some respect for the SomaliLanders who trust him with their future and the future of their children. It is true as the say that you may fool all the people some of the times but you can not fool all of the people all the times. And Rayaale may have fool many people including myself with his bogus patriotism in the past, but not anymore and from Ceeleeye to Lawyacade people should rise against this unpredictable traitor before he bring upon us a further devastation. To day if Ethiopia behaves the way Djibouti government is behaving towards Somaliland I am sure people would have been quick with their condemnations but there are no difference between Djibouti and Ethiopia interventions because the reason we want to be independent from the rest of Somalia is to maintain our dignity as well as our sovereignty and our children future. Furthermore, instead of setting an example for the people of Djibouti who are suffering in the hands of the most manipulative dictator in the East Africa we are letting ourselves to be under his fetid wings and that is indeed most depressing position to be. In conclusion Rayaale and Gelle have been digging a long hole for Somaliland and they are about to bury it and it is time we should wake up to the reality. Today is Selel, tomorrow is sool and Sanaag, and until Rayaale’s belly matches Gelle’s belly things will continue if we don’t stop these greedy dictators. Cabdale Farah Sigad Sigad12345@yahoo.co.uk
  11. Xisbiga KULMIYE oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Xukuumadda iyo xadhigga Siyaasiyiinta
  12. Wasiirka Warfaafinta S/land Oo Tageeray Hadalkii Wasiir Xigeenka Arrimaha Dibada Hargeysa (Togdhnews)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Xaaji Daahir Cilmi, ayaa sheegay in masuul kasta oo xil u haya dhinacyada siyaasadda dalku uu la soo shaqeeyay nidaamkii dawladdii Fagesh ee Maxamed Siyaad Barre Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu shalay soo saaray Mr. Axmed Daahir Cilmi, waxa uu difaacay hadalkii Madaxweynaha oo madaxda xisbiyada Mucaaradku naqdiyeen, taas bedelkeedana waxa uu sheegay in Mucaaradka looga baahan yahay inay caddeeyaan in badhkood aaminsan yihiin nidaam Federaal ah oo Soomaaliweyn. Wasiirku waxa uu weeraray madaxda Mucaaradka oo uu sheegay inay taageerayaan Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo uu ku tilmaamay eedaysane ka soo horjeestay nidaamka Garsoorka Somaliland. Warsaxaafadeedka Wasiirku waxa uu u dhignaa sidan; ”Axsaabta Mucaaridka, ayaa sidii caadada u ahayd si cadaan ah ugu fashilmay inay si munaasib ah ugu jawaab celiyaan shirkii Jaraa’id ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu bixiyay todobaadkii la soo dhaafay, kaasoo xambaarsanaa waxyaabo badan oo xaqaa’iq ah oo ku lug leh dhinacyada siyaasada, dhaqaalaha iyo weliba tallooyin dhaxal-gal ah oo ku saabsanaa mustaqbalka, sida in laga wada tashado arrimaha isdulsaaran ee ay ka mid yihiin golaha Wakiilada ee waqtigiisu dhamaadka ku dhaw yahay ee aanay jirin wax sharci ah oo u yaala ka soo socda qaabkiisa doorasho iyo ka Guurtida oo isna uu sidoo kale gebagebo ku dhaw yahay waqtigiisii. Runtii siyaasiyiinta Mucaaridku waxa jawaabahoodu noqdeen kuwo iskugu soo ururay cay iyo aflagaado, waxaana ugu wacnayd iyagoo ku haftay waxyaabihii wada dhabta ahaa ee uu xambaarsanaa shirkii jaraa’id ee uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin uu u qabtay saxaafada dalka iyo wakiilada warbaahinta dibbada, taasoo wax weyn ka badashay ra’yal caamkii bulshada reer Somaliland ee ku saabsanaa siyaasada Axsaabta Mucaaridka. Arrimaha looga baahnaa inay jawaab ka bixiyaan siyaasiyiinta Axsaabta Mucaaridku waxa ka mid ah, inay mawqifkooda cadeeyaan waxa laga yeelayo sharci la’aanta dhinaca doorashada golaha Wakiilada ee uu dhamaadka yahay waqtigoodii, ka soo socdana aan waxa sharci ah loo haynin, maadama kii lagu soo doortay golaha hadda uu ku sinaa oo kaliya waqtigooda oo ahaa shan sanno, haatana wax sanad ka yari uga hadhsan yahay iyo ka Guurtida oo uu Madaxweynuhu u soo jeediyay in laga wadahadlo inta goori goor tahay. Hase yeeshee, siyaasiyiinta axsaabta Mucaaridku waxyaabaha danta qaranka kuwooda ugu culculus ka mid ah ee wada qabyada ah inay wax ka yidhaahdaan waxay ka door bideen inay faafiyaan waxyaabo ka baxsan milgaha siyaasada oo aan haba yaraatee kala fogaynta shacbiga mooyee aan waxtar kale u lahayn bulshada reer Somaliland sida ‘Madaxweynuhu ****** buu ahaa soddon sano ka hor iyo waxyaabo kale oo ka sii liita.’ Haddaba, aan iswaydiinee waa ayo cidda aan ****** soo ahayn? Ma Axmed Siilaanyo oo Wasiir ka ahaa, mise ina Biixi, mise ina Kaahin? iyo kuwa kale oo badan oo saraakiil sarsare ka ahaa ******ta laysku caayayo. Waxaan leeyahay, ******ta nin kasta oo wax ahi wuu la soo shaqeeyay, qofba maalin uun buu ka soo dhaqaajiyay, si kastaba ha ku soo dhaqaajiyee, sidaas darteed maanta wax allaale wax ka yaala soo hadal qaadkeeda ma jiraan oo labadii qoriga iskala soo horjeeday ayaa ku heshiiyay inay iska tiiriyaan oo ay wada dhistaan Jamhuuriyada Somaliland, kana wada shaqeeyaan horumarkeeda iyo hirgalinta jiritaankeeda qaranimo, loona tartamo si xalaal ah, isla markaana siyaasiyiinta Mucaaridku ha kala gartaan Rayaale iyo qaranka jiritaankiisa oo inta ay xanaaqa iska dhaafaan, ha kala cadeeyaan inay Federaalka ay ku dhawaaqeen qaar ka mid ahi u aaminsan yihiin sida afkooda laga hayo iyo inay ka noqonayaan oo ay shacbigana cafis iyo saamaxaad waydiisanayaan. Mida kale ee ay soo hadal qaadaan Madaxda axsaabta Mucaaridku waxa ka mid, ahaa iyagoo taageeray eedaysane ka soo horjeestay oo isla markaana diiday jiritaanka tiir ka mid ah tiirarka uu qaranku ku taagan yahay oo ah hay’ada Garsoorka sida Maxamed Xaashi Cilmi. Haddaba, waxaan su’aalayaa Axsaabta Mucaaridku maxay u tartamayaan mar haday garab iyo gaashaanba u yihiin shakhsi ka soo horjeestay hay’adihii amniga iyo kuwii garsoorkaba? Mida kale mar haday ka hadli waayeen wixii danta ummada iyo ta qarankuba ku sii jiri lahaa ee uu Madaxweynuhu u soo jeediyay ee ahaa buuxinta jagooyinka ku soo banaanaanaya ee golayaasha Wakiilada iyo Guurtida oo la’aantoodna aan qaran jiri karin, kana doorteen cay iyo aflagaado ay ku wiiqayaan midnimada iyo wadajirka ummada, ma idin la tahay inay doorasho doonayaan?. Mucaaridka Somaliland, waxa ka muuqata inay ku asqoobeen waxyaabihii xaqaa’iqa ahaa ee shacbiga dhagahooda la maqashiiyay, sidaa awgeedna ay sidii carsaanyada kolba gees u carareen, ka dibna ka il-duufeen inay si miyir qab ku jiro iskaga maydhaan fadeexadaha iyo burburinta midnimada ummada ee uu Federaalku ka mid yahay ee banaanka la soo dhigay.” Togdhnews
  13. Masuuliyiinta Sare ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta oo Hadallo Is-burinaya ka soo Saaray soo Guryo Noqoshada Axmed-Siilaanyo Wasiirka Khaarajiga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Wasiir-ku-xigeenkiisa, Wasiirka Warfaafinta oo meel kale ka fad kudiyey iyo Amed Siilaanyo oo la filayo inuu toddobaadkan dalka yimaaddo "Axmed-Siilaanyo wuxuu caddaystay inuu yahay nin aaminsan Soomaaliweyn… mana soo geli karo dalka ilaa uu xukuumadda cafis weydiisto, waana in ciidammadu la socdaan dhaqdhaqaaqyada…” Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda “Arrintaasi mid xukuumadda ka suurtogasha ma aha, .. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE maanta waa murrashax Madaxweyne, annagana sharaf ayuu naga mudan yahay” Wasiirka Arrimaha Dibedda “Siyaasiyiinta mucaaridku. Ha kala caddeeyaan.. inay federaalka ay ku dhawaaqeen ka noqonayaan oo shacbigana cafis iyo saamaxaad weydiisanayaan” Wasiirka Warfaafinta Hargeysa (Jam)- Masuuliyiinta sare ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta Somaliland, ayaa hadallo is-burinaya ka soo saaray soo guryo noqoshada guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo hadda booqasho rasmi ah ku jooga dalka Maraykanka. Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Md. Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse), ayaa habeennimadii Jimcihii la soo dhaafay TV-ga Qaranka ka sheegay in xukuumad ahaan ka go´an tahay inaannu dalka soo geli karin guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ilaa uu xukuumadda iyo shacabka cafis weydiisto. Haseyeeshee, Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka ka soo yeedhay wasiir-ku-xigeenkiisa oo uu ku tilmaamay fakir shaqsi ah oo aanay xukuumaddu la wadaagin. Hadalka Wasiir-ku-xigeenka arrimaha dibedda ee ku saabsanaa hanjabaadda ku wajahan in aan Axmed-Siilaanyo loo oggolaan doonin inuu dalka ku soo laabto, waxa uu ku yidhi; "Axmed-Siilaanyo waxa uu ka horyimi qarannimadii Somaliland, waxaannu caddaystay inuu yahay nin aaminsan Soomaaliweyn, maadaama oo uu caddaystay Soomaaliweyn wuxuuu la mid yahay raggii hore ee ka horyimi goonni-isu-taagga Somaliland, mana soo geli karo dalka ilaa uu xukuumadda cafis weydiisto, waana in ciidammadu la socdaan dhaqdhaqaaqyada Siilaanyo ka wado waddamada dalka dibaddiisa." Haddaba, Wasiir Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo shir-jaraa’id shalay ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Axmed-Siilaanyo yahay oday weyn oo Somaliland u maqan, xukuumaddana sharaf ka mudan, isaga oo sheegay in aanay waxba ka jirin hadallada sheegay in xukuumaddu dalka ka horjoogsan doonto. Md. Ducaale oo jawaabayey hadalka ku-xigeenkiisa ee wajahan Axmed-Siilaanyo oo uu sheegay in aannu dalka ku soo laaban Karin ilaa uu raalligelin ka bixiyo wax uu ku tilmaamay mabdi’iisa federal-doonka ah, waxa uu yidhi; “Waxa weeye arrintaasi arrin xukuumadda ka suurtogasha ma aha, arrin xukuumadda ka timina maaha. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE maanta waa murrashax Madaxweyne, xisbi iyo ummad dhan ayuu ka wakiil yahay, waa muwaadin reer Somaliland ah, annagana sharaf ayuu naga mudan yahay. Taariikhda iyo aragtida dadka ayaa sheegaysa waxa uu yidhaahdo iyo qiimayntiisa. Annagu wax maanta la yidhaa ha lagu joojiyo iyo halagu dhaleeceeyo midna ma hayno. Waa odaygaas naga mudan sharafta, waxaanuna rajaynaynaa inuu dhakhso dalkiisa ugu soo noqdo hadduu dibad ku maqnaana uu wanaag dalka ka sheegay oo uga hawlgalay qaddiyadda Somaliland ciddii uu arkayba, waxaanuna ognahay inuu la kulmay Donald Payne. Waxa kale oo aanu ognahay inuu arkay ninka Maraykanka u qaabilsan arrimaha Somalia/Somaliland, waxaauna rajaynaa inuu ahaa duq u maqnaa qaranka, markuu yimaaddana noo warramo oo uu na soo maro oo war naga siiyo xidhiidhada dawladaha halka ay marayso warbixin naga siiyo.” Geesta kale, Wasiirka warfaafinta Somaliland Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi oo isaguna si qaawan u weeraray hoggaamiyeyaasha axsaabta mucaaradka ah, gaar ahaan xisbiga KULMIYE, ayaa taageero buuxda u fidiyey dhawaaqa Wasiir-ku-xigeenku Arrimaha Dibaddu ku sheegay in aan Axmed-Siilaanyo loo oggolaan doonin inuu dalka ku soo laabto. Warsaxaafadeed uu gelinkii dambe ee shalay soo saaray Md. Axmed X. Daahir waxa uu ku buriyey ammaanta iyo dabacsanaanta Wasiirka Arrimaha Dibaddu dusha ka saaray guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo aan cidna dalka ka horjoogsan Karin, waxaannu wasiirka Warfaafintu soo laabashada Axmed-Siilaanyo ku xidhay shuruud ah inuu marka hore caddeeyo inuu ka noqonayo fadaraalka uu ku dhawaaqay, isla marakana shacbiga weydiisanayo cafis iyo saamaxaad. “Siyaasiyiinta axsaabta mucaaridku waxyaabaha danta qaranka kuwooda ugu culus ka mid ah ee wada qabyada ah inay wax ka yidhaahdaan waxay ka doorbideen inay faafiyaan waxyaabo ka baxsan milgaha siyaasadda oo aan haba yaraatee kala fogaynta shacbiga mooyee aan waxtar kale u lahayn bulshada reer Somaliland sida; Madaxweynuhu rijiimkii buu ahaa soddon sanno ka hor iyo waxyaabo kale oo ka sii liita. Haddaba, aan isweydiinee waa ayo cidda aan rijiimkii hore soo ahayn; ma Axmed-Siilaanyo oo wasiir ka ahaa, mise ina Biixi, mise ina Kaahin iyo kuwa kale oo badan oo saraakiil sare ka ahaa rijiimkii laysku caayayo? Waxaan leeyahay rijiimkii hore nin kasta oo wax ah wuu la soo shaqeeyey, qofba maalin uun buu ka soo dhaqaajiyey si kastaba ha ku soo dhaqaajiyee. “Sidaa darteed, maanta wax allaale wax ka yaal soo hadal-qaadkeeda ma jiraan oo labadii qoriga iskala soo horjeeday ayaa ku heshiiyey inay iska tiiriyaan oo wada dhistaan Jamhuuriyadda Somaliland, kana wada shaqeeyaan horumarkeeda iyo hirgelinta jiritaankeeda qarannimo, loona tartamo si xalaal ah, isla markaana siyaasiyiinta mucaaridku ha kala gartaan Rayaale iyo qaranka jiritaankiisa oo intay xanaaqa iska dhaafaan, ha kala caddeeyaan inay federaalka ay ku dhawaaqeen qaar ka mid ah aaminsan yihiin sida afkooda laga hayo iyo inay ka noqonayaan oo shacbigana cafis iyo saamaxaad weydiisanayaan.” “Midda kale ee ay soo hadal-qaadaan madaxda axsaabta mucaaridku waxa ka mid ahaa iyagoo taageeray eedaysane ka soo horjeestay oo isla markaana diiday jiritaanka tiir ka mid ah tiirarka qaranku ku taagan yahay oo ah hay’adda garsoorka sida Maxamed Xaashi Cilmi. Haddaba, waxaan su’aalayaa axsaabta mucaaridku maxay u tartamayaan mar hadday garab iyo gaashaanba u yihiin shakhsi ka soo horjeestay hay’adihii amniga iyo kuwii garsoorkaba? Midda kale, mar hadday ka hadli waayeen wixii danta ummadda iyo ta qarankuba ku sii jiri lahaa ee uu Madaxweynuhu u soo jeediyay ee ahaa buuxinta jagooyinka ku soo bannaanaanaya ee golayaasha Wakiillada iyo Guurtida oo la’aantoodna aan qaran jiri karin, kana doorteen cay iyo aflegaado ay ku wiiqayaan midnimada iyo wadajirka ummadda, ma idin la tahay inay doorasho doonayaan? Mucaaridka Somaliland waxa ka muuqata inay ku asqoobeen waxyaabihii xaqaa’iqa ahaa ee shacbiga dhegahooda la maqashiinayey, sidaa awgeedna sidii carsaanyada kolba gees u carareen, kadibna ka ilduufeen inay si miyir-qab ku jiro isaga maydhaan fadeexadaha iyo burburinta midnimada ummadda ee uu federaalku ka mid yahay ee bannaanka la soo dhigay," ayuu yidhi Md. Axmed X. Daahir. Dhinaca kale, siday ilo xogogaal ah Jamhuuriya u xaqiijiyeen xalay, guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo hadda booqashadii uu ku joogay dalka Maraykanku gebagebo ku dhowdahay, ayaa la filayaa inuu 29-ka January 2010 dalka ku soo laabto. Jamhuuriya Online
  14. Hargeysa Oo Dirqi Kaga Bad-baaday Kacdoon Shicib Oo Xukumada Riyaale Xilka Lagaga Tuuro Hargeysa Oo Dirqi Kaga Bad-baaday Kacdoon Shicib Oo Xukumada Riyaale Xilka Lagaga Tuuro Hargeysa (Saraarnews. com), Shacabka hargeysa ayaa saaka mar kaliya indhaha ku kala qaaday hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha Dibada Md Kayse. Hadaladaasi ayaa saaka waxaa lagu soo daabacay bogaga hore ee joornalada ka soo bax hargeysa, gaar ahaan wargayska caanka e Geeska Afrika, in kastoo ay hore u baahiyiyeen baraha internet-ku. Wargayska ayaa saaka aroorti hore guud ahaan laga waayey suuqyada lagu iibiyo joornaalada waxaana kor u kici gaadhay qiimaha lagu iibiyo. Warkan ayaa waxa uu saamayn weyn ku dhex yeeshay caasimada Somaliland, meel kasta xaafadaha, basaska la raaco ee qaada rakaabka, maqaaxiyaha lagu gorfeeyo siyaasada Saamayntaas ayaa keentay in mar kaliya markii warkaasi saaka soo if-baxay shacabka reer hargeysi ay isa soo dhoobo wadooyinka iyo meherada hortooda. Shacabka ayaa waxay door bideen in ay dhigaan mudaharaadyo salmi ah, isla markaana ay socod ku maraan wadooyinka iyo jidka hor-mara madaxtooyada Somaliland.Dareenka shacabka ayaa ilaa iyo abaaro 12:30 duhurnimo isa soo taraayey. Hase ahaatee wasiirka wasaarada arrimaha dibada Md C/laahi Maxamed Ducaae ayaa faro cidideed ku fashiliyey is abaabulka shacbka. Wasiirka ayey khasab ku noqotay in uu hadalka ku xigeenkiisa ka soo yeedhay beeniyo, isaga oo eegay maslaxada dadweynaha iyo karaamada masuulka la weeraray. C/laahi Maxamed Ducaale ayaa si deg deg u gaadhay idaacada iyo Tv-ga ku hadla afka xukumada madaxweyne Riyaale, dadweynahana u sheegay in aanu wasiir-ku-xigeenku afkiisa ku hadli Karin, arrinkaas uu sheegayna aanay waxba ka jirin. Si kastaba ha ahaatee dadweynuhu markii ay warkaasi maqaleen waxay u kala qado doonteen guryahoodii, waxaana baaqday mudaharaadyadii ay dhexdooda ka soo abaabulayeen. Ilaa hada ma jiraa wax rabshado ah oo ka bilaabay magaalada hargeysa, waxaana degen goobihi saaka laysku uruursanaayey oo hada u muuqdo goobo caadiya. Source: Saraarnews Hargeysa/Somaliland Reported by:- Ibraahim Abdirahmaan Qaasim (Qaasim) Qaasin05@hotmail. com
  15. Norf, I post news from all parts of Somalia, not only northwest, see my other threads, on other hand, your hate for Puntland is well documented in this forum, very easy to notice, who was talking about Puntland or Piracy in this thread?
  16. Shirkii Hoh-Hol Oo Saacadaha soo socdo Furmaya Hadii Alle idmo NewsWararka nooga imanaya Hol-Hol ayaa noo xaqiijiyay in dhamaan Isimada SSC ay saaka goor hore ka soo Jarmaadeen magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland. waxaana ay soo gaadheen deegaanka Holhol ee shirka gogoshiisu taalo. Isimadu waxay saaka goor hore ka soo Jarmaadeen magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland. waxaana ay soo gaadheen deegaanka Holhol ee shirka gogoshiisu taalo. Waxaa halkaas hore ugu sii sugnaa Garaadka Gogosha fidiyey oo ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, dadweynaha reer hol holeed aya asi weyn u so dhaweyey Isimada. aygoo hore u sii raacay Garaad Jaamac oo Isimada kaga hortegy meel hal KM u jirta magaalada. Isha ku hay widh-widh online -- Isimadii Ku Sugnaa Garoowe Oo Saaka U Ambabaxay Holhol- Garoowe,(Lasanod Online)- Waxaa saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe dhamaan Isimadii reer SSC, iyagoo kusii jeeda madasha shirka Isimada ee magaalada Holhol.. Si ay uga qayb galaan shirka Isimada ee uu gogosha dhigay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Isimada oo maalmahan la sugayey inay yimaadaan magaalda Holhol, ayaa saaka iyagoo wata kolanyo gaadiid ah si wada jir ah uga baxay magaalada Garoowe. Wariyaha Shabakadda LASANOD u jooga madasha shirka oo aanu khadka telfeoonka kula xidhiinay, ayaa noo sheegay in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ay weheliyaan Cuqaal, Odayaasha magaalada iyo dadweyne tiro badani kasoo baxeen Magaalda Holhol, oo hadda joogaan duleedka magaalada si ay usoo dhoweeyaan Isimada. Shirka Isimada ayaa la filayaa inuu si toos ah u furmo maanta gelinka danbe markay Isimadu soo wada gaadhaan Madasha Shirka saacadaha soo socda. Shabakada LASANOD waxay hadii Allah idmo dhowaan idiinsoo tebin doontaa soo dhoweynta isimada oo maqal iyo muuqaal ah.
  17. Shirkii Hoh-Hol Oo Saacadaha soo socdo Furmaya Hadii Alle idmo NewsWararka nooga imanaya Hol-Hol ayaa noo xaqiijiyay in dhamaan Isimada SSC ay saaka goor hore ka soo Jarmaadeen magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland. waxaana ay soo gaadheen deegaanka Holhol ee shirka gogoshiisu taalo. Isimadu waxay saaka goor hore ka soo Jarmaadeen magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland. waxaana ay soo gaadheen deegaanka Holhol ee shirka gogoshiisu taalo. Waxaa halkaas hore ugu sii sugnaa Garaadka Gogosha fidiyey oo ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, dadweynaha reer hol holeed aya asi weyn u so dhaweyey Isimada. aygoo hore u sii raacay Garaad Jaamac oo Isimada kaga hortegy meel hal KM u jirta magaalada. Isha ku hay widh-widh online -- Isimadii Ku Sugnaa Garoowe Oo Saaka U Ambabaxay Holhol- Garoowe,(Lasanod Online)- Waxaa saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe dhamaan Isimadii reer SSC, iyagoo kusii jeeda madasha shirka Isimada ee magaalada Holhol.. Si ay uga qayb galaan shirka Isimada ee uu gogosha dhigay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Isimada oo maalmahan la sugayey inay yimaadaan magaalda Holhol, ayaa saaka iyagoo wata kolanyo gaadiid ah si wada jir ah uga baxay magaalada Garoowe. Wariyaha Shabakadda LASANOD u jooga madasha shirka oo aanu khadka telfeoonka kula xidhiinay, ayaa noo sheegay in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ay weheliyaan Cuqaal, Odayaasha magaalada iyo dadweyne tiro badani kasoo baxeen Magaalda Holhol, oo hadda joogaan duleedka magaalada si ay usoo dhoweeyaan Isimada. Shirka Isimada ayaa la filayaa inuu si toos ah u furmo maanta gelinka danbe markay Isimadu soo wada gaadhaan Madasha Shirka saacadaha soo socda. Shabakada LASANOD waxay hadii Allah idmo dhowaan idiinsoo tebin doontaa soo dhoweynta isimada oo maqal iyo muuqaal ah.
  18. Shirkii Hoh-Hol Oo Saacadaha soo socdo Furmaya Hadii Alle idmo NewsWararka nooga imanaya Hol-Hol ayaa noo xaqiijiyay in dhamaan Isimada SSC ay saaka goor hore ka soo Jarmaadeen magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland. waxaana ay soo gaadheen deegaanka Holhol ee shirka gogoshiisu taalo. Isimadu waxay saaka goor hore ka soo Jarmaadeen magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland. waxaana ay soo gaadheen deegaanka Holhol ee shirka gogoshiisu taalo. Waxaa halkaas hore ugu sii sugnaa Garaadka Gogosha fidiyey oo ah Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, dadweynaha reer hol holeed aya asi weyn u so dhaweyey Isimada. aygoo hore u sii raacay Garaad Jaamac oo Isimada kaga hortegy meel hal KM u jirta magaalada. Isha ku hay widh-widh online -- Isimadii Ku Sugnaa Garoowe Oo Saaka U Ambabaxay Holhol- Garoowe,(Lasanod Online)- Waxaa saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe dhamaan Isimadii reer SSC, iyagoo kusii jeeda madasha shirka Isimada ee magaalada Holhol.. Si ay uga qayb galaan shirka Isimada ee uu gogosha dhigay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Isimada oo maalmahan la sugayey inay yimaadaan magaalda Holhol, ayaa saaka iyagoo wata kolanyo gaadiid ah si wada jir ah uga baxay magaalada Garoowe. Wariyaha Shabakadda LASANOD u jooga madasha shirka oo aanu khadka telfeoonka kula xidhiinay, ayaa noo sheegay in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ay weheliyaan Cuqaal, Odayaasha magaalada iyo dadweyne tiro badani kasoo baxeen Magaalda Holhol, oo hadda joogaan duleedka magaalada si ay usoo dhoweeyaan Isimada. Shirka Isimada ayaa la filayaa inuu si toos ah u furmo maanta gelinka danbe markay Isimadu soo wada gaadhaan Madasha Shirka saacadaha soo socda. Shabakada LASANOD waxay hadii Allah idmo dhowaan idiinsoo tebin doontaa soo dhoweynta isimada oo maqal iyo muuqaal ah.
  19. All Somalis from every corner of Somalia (South Somalia, Northwest Somalia, Southwest Somalia/NFD, Western Somalia, Awdal Somalia, and Central Somalia) are welcome in Puntland State of Somalia, of course somalidiid mafia are not welcome I see you trying very hard to hijack the thread and change the topic, you can open a new thread for Puntland called Norf's hate for Puntland, it doesn't cost one cent
  20. Dowladda Masar oo shaacisay inay dowladda Soomaaliya kala shaqeynayso sidii nabad iyo daganaasho loogu soo dabbaali lahaa Soomaaliya Axad, January 24, 2010(HOL): Dowladda Masar ayaa shaacisay inay taageero dhinac walba leh siinayso Dowladda Soomaaliya, si ay u suurogasho in dib loo soo celiyo ammaankii iyo xasiloonidii lagu yiqiin dalka geeska Afrika ku yaalla ee Soomaaliya. Kaaliya Wasaaradda Arrimaha dibadda Masar ee Arrimaha Afrika Muna Cumar oo war-fidiyeenka kula hadashay Magaalada Qaahira ayaa sheegtay in dowladdeedu ay go'aansatay inay si weyn u taageerto dowladda Soomaaliya. "Masar waxay aad uga walaacsan tahay dagaalada ka socda Soomaaliya iyo dhibka ku dhacaya dadka Shacabka ah ee aan waxba galabsan, waxaana doonaynaa inaan gacan ka geysano sidii loogu soo celin lahaa dagaansho buuuxda" ayay tiri Muna Cumar. Saraakaladan waxay sheegtay in dalkeeda ay ka go'an tahay siduu isku garab taagi lahaa dalka Soomaaliya oo ay walaalo yihiin, qaybna uga qaadan lahaayeen dib u soo celinta ammaanka iyo xasilloonida dalka. "Go'aankeenu waa inaan kaalin muhim ah ku yeelano sidii ammaanka dib loogu soo celin lahaa, dadka shacabka ah ee dhibaateysanna loo gaarsin lahaa gargaarka aadamnimo ee ay u baahan yihiin" ayay Muna Cumar u sheegtay warbaahinta. Dalka Masar ayaa dhowr jeer oo hore ku baaqay inay gargaar siinayaan dowladda Soomaaliya, iyadoo gargaarkan ay ballanqaadeen aysan sheegin noociisa iyo xilliga ay geyn doonaan Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  21. Originally posted by xiinfaniin: Deal with that fact without resorting to the it’s-election-year spin. We are not even sure if it’s election [year] , or are we? Well said
  22. Yes sxb, anyone who supports somalidiid-land and warlord siilaanyo is qabiilist, in la kashifo uma baahna waayo Allah baa kashifay Also, take it easy this is a free forum, everyone has the right to freedom of expression. * the article is from somalidiidland website, and written by somalidiidland follower, and it has nothing to do with Puntland State of Somalia
  23. It is you who posted more 15000 posts defending somalidiid-land qabiil faction, maxaad ka faa'iday? cuqdada iyo caqli xumadaada uun baad soo bandhigtay Somalidiid-land is not recognized, and Northwest Somalia is still integral part of Somalia are facts on the ground that are indisputable, waa xaqiiq Mida kale, don't get angry, after Somali-diidland mafia let down reer Burco, what did you expect? I see you think the above article is negative, because discusses in detail the frustration of reer burco with Somalidiid mafia and NSS spy Riyaal. But its never too late if some from burca wake up and smell the coffee, finally hambabar kii arrived -- Hambabar waa baraaruga qof hurdo dheer ku jiray, wali indhaha maraanmaraya oo aan si fiican u wada toosin, dhaqaaqa ugu horreeya ee uu tallaabsado, kursi ama miis wixii hareerihiisa yaalla jiidho isagoon si cad u kala arkin waxa ku xeeran. Jiidhistaasi waxay ka duulisaa wahabkii iyo hurdadii. Marka uu tooso ee uu hubaal u arko hareerihiisa ayuu socod hagaagsan tallaabada dhaqaajiyaa.