Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Can the SSC people survive without P/land or S/land?
Liibaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Dariiq runaan ku daalayaa Insha Allah -

Is there a conspiracy against the Sool community?
Liibaan replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Istaqfuru Allah, war Allah ka bari wax fiicaan Waxna maqal, Shacab somaliland la dhaho majiro, waxaa jira shacabweynaha Somalia ama Somaliweyn, Shacabka somalia midnimo, horumar, walaaltinimo, wax wada qabsi baa ka dhaxeesa, QOLOBAA CALANKEEDU WAA CAAYNOO, INAGAA KEENU WAA CIRKOO KALE, markaa clankeegu waa calanka blue ga ah and currently the president of Somalia is Sh. Sharif, and riyaale is the leader of snm clan faction -
Can the SSC people survive without P/land or S/land?
Liibaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Waryaa hadii soomaalinimadii, midnimadii,walaaltinimadii aad diiday, oo waa laguu taagwaayey Markaa shaqo yeelo, isma fahmano, danahaaga qabso,oo nakala kaxee qof wixii fiicnaa oo dhan diidan see loo galaa, ma qabyaladii baa sharci noqotay? Anagu Somaliweyn iyo midnimo baanu wadadeedii heynaa, meel alaalo meeshii Somaliweyn lagu sheego waanu aadanaa, Mogadishu,Boosaaso Kismaayo,Baydhabo, etc -

Xajiga qabyaalda, iyo kooxda snm ah si fiican baa loo yaqaan,oo waa soomaalidiid, qarandiid iyo nabadiid, Kooxdan waalan waa qaran dumis qabiil doon ah, dagaaldoon ah, aduukii oo dhan baa diiday qabyaaladan ee wadaan, wadamadii aduunka oo dhan baa isku raacay in la diidu maamulka qabyaalada iyo xinka ku dhisan ee Hargeysa, waayo waa dibudhac -

Ciyaalka somaalidiidka ee wareersan, waa habeebkii xalay ahaa u tagay inaanu aqbalno somaalidiid iyo snm wixii lamid ah Cid kasta oo kasoo horjeeda midnimada iyo qaranka soomaaliyeed ogaada waa cadowga soomaali oodhan shacabka SSC waligood ma aqbalayaan wax aan jirin oo aduunka oo dhan diideen oo ladhaho somali-diidland, ku dhisan xin iyo qabyaalad Shacabka SSC waa u sabrayaan dhibaatada somalia ka jirta, waligood waa taageerayaan midnimada iyo horumarka dalkooda kama quusanayaan Somalia, long live Somalia sidoo kalana shacabka SSC waa u sabrayaan dhibaatada ka jirta gobolkooda Puntland, waligood na waa taageerayaan midnimada iyo horumarka Puntland kamana quusanayaan Puntland, Long live Puntland State of Somalia Markaa qoladan soomaalidiidka ah, joojiya mucaaradnimada oo dadkiina wax la qabsada, oo aamina dalkiin a Somalia iyo dadkiina walaala ah -
Can the SSC people survive without P/land or S/land?
Liibaan replied to MoonLight1's topic in Politics
soomaalidiid waligii ma fahmayo qiimaha somalinimada, snm iyo So-called Somaliland wax jira maah, aduunku waa uu idin diiday -

Xiin, Boocame is in Sool, and Boocame is between Laascaanood and Garowe However Buuhoodle is in Cayn Region (formerly part of Togdheer) Buuro-Wadal is very close to Holhol, markaa odayaashu meel fog ma aadin, wali Holhol bee ku wareegayaan Odayaashu waxee dhaheen waanu taganaa mana tagin ba, oo wali waa joogaan nawaaxiga Holhol snm militia oo dhulka kala aqoon bey ku ciyaareen
-
Is there a conspiracy against the Sool community?
Liibaan replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Waryaadha waa nimanka somalidiid ka ah Idinku naga dhex baxa, this topic wax khuseeya maaha snm, shaqadiina maaha arrimaha ka dhaxeeya SSC iyo Maamulka Puntland If Puntland is M.5, and somalidiid is I.5 (OR SNM.5) Markaa hadii ee noqoto Puntland iyo Somalidiid, waxaa SSC dooranyaan si fudud Puntland , maxaa noo keenay somalidiid iyo Map-kii ninka cad ee ingriiska ahaa xarxariiqay Shacabka SSC iyo Puntland si fudud (any minute ) waa hishiinayaan waa hadii maamulka Puntland daacad ka noqdo xoreenta dhulka SSC, iyo marka ee maamulka Puntland joojiyo in maalinba magaalo cusub ku wareejiyaan somalidiidka, holhol iyo Tukaraq baa ugu danbeeyey Maamulka SNM ee somalidiidka ah cadownimo ayuu kula kacay shacabka SSC markii ee Isimadii iyo Odayaashii dagaal ku qaadaan, goorma ayaa odayaal masaakiin ah dagaal lagu qaadi jiray? -
Is there a conspiracy against the Sool community?
Liibaan replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Puntland Admin betrayed people of SSC, not one, not twice, But many many times, Why Puntland withdrew from Holhol and Tukaraq, few days before the confrence of Issims started, to let Somaliland occupy Holhol and Tukaraq??? Why couldn't Puntland send some militia to defend Holhol and Issims of SSC? Holhol and Tukaraq are very close to Garowe, Puntland's unwillingness to help people of SSC, is obvious to all, Puntland Admin needs to change their attitude toward people of SSC? or never again will people of SSC trust Puntland? Taariikhda ma cafin doonto, lamana ilaawayo sida xun ee dhaqmeen maamulka Puntland, sheeko rakhiis ah waxey ka dhigteen shacabka SSC baa kala qeybsan, oo markaa dhulka SSC miyaa labixiyaa? Maamulka Puntland waa inuu xasuustaa dagaaladii C/yusuf iyo Cadde muuse/Jama Ali Sababta kaliya ee shacabka SSC ugu biireen Puntland waxa eee aheed in laga difaaco dhulka SSC, hunguriga iyo damaca somalidiid -
Xiin, Buuro-Wadal is a town near Boocame, and Buuro-Wadal is part of Boocame District Xaji, Dhulka makala taqaanid, oo waba ku lumi laheed Buuro-wadal garowe uma dhowa, waa ka fogtahay Kunoqo Burco iyo Hargeisa
-
Sophist, People of SSC don't trust anymore Puntland Admin, because Puntland Admin let people of SSC many many times down. How will Puntland react if for example Bosaaso, Garowe or Galkacyo were invaded? will Puntland Admin ignore 2 years without one single action After 2 years and Laas Caanood is still occupied, and Puntland is unwilling to do anything to help people of SSC, Puntland lost the support of SSC people aft, and at the moment no one in SSC supports Puntland Admin specially after Holhol conflict, the issims of SSC were chased from holhol and Puntland just doesn't care Faroole and Cadde muuse both of them publicly said they are not interested to free SSC, thats why they didn't care Holhol or the issims of SSC After more than 2 years, again Puntland was defeated in Holhol, Tukaraq without fight, can believe ? Why is Puntland withdrawing a new town every time? the last one is Holhol and Tukaraq There is only 2 reasons, either Puntland is very weak and cannot defend itself or Puntland betrayed SSC people and doesn't care SSC anymore to please Ethiopia Those SSC politicians and odayaal who still in Garowe, don't care about their SSC people,and they are not different from those SSC politicians and odayaal in Hargeisa, both groups like few dollars and hotel rooms more than the well being of SSC people People of Bari/Nugaal/Mudug are with their bothers and sisters of SSC in this difficult time, and people of SSC appreciate the support, the help, and good will of their brothers and sisters from Bari, Nugaal, and Mudug. But unfortunately Puntland Administrations of Froole and Cadde betrayed people of SSC like Haabsade. People of SSC will decide later after they free their SSC land, whether to stay with Puntland after renegotiation with Puntland Admin, or establish their own Regional-State For now, people of SSC fully support their newly established hogaan led by Xaglatoosiya, and they have no choice, Xaglatoosiya is more popular now after Somalidiid attacked Holhol, People of SSC asking themselves why Putnland cannot defend Tukaraq and Holhol, let alone Laascaanood?
-
Halganka loogu jiro in la xoreeyo dhamaan SSC waa soconayaa, naf iyo maal ba waa loo horayaa, bilo, sanad, toban, boqol ha qaatatu insha Allah shacabka SSC waa gaadhayaan himaladooda oo ah in dhulkooda xoreeyaan
-
Reer Buro-wadal oo maanta casuumey shirki iyo Isimadi SSC Cadaadis Siyaasadeed iyo mid Ciidan oo maamulka Somalidiidka Hargeysa kula kaceen Isimada SSC oo sababtay in Isimadu ay soo gaadhi waayeen go'aan ayna shirkooda inta ka hadhsan u bedesheen Caroolay & Buuro-Wadal.. Isimadan oo aan soo bandhigin Go'aamadda ay gaadheen waxa ku soo koobeen in ay shireen isna afgarteen inta dhimana ay ku dhamayn doonaan magaaladda Caroolay oo la filaya in Garaad Jama & Ugaas Farah ay halkaa kula kulm i doonaan. RiinjinewsUpdate
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: These odayaal wakhtigoodi wu dhamaday Hadii wakhtigoodii dhamaaday, maxaa keenay in Somalidiidku Garaadada ku soo qaado dagaal niman iska shiraya, oo meesha wada hadal uun kawada Why Somali-diidland is so worried? Don't they know that Garaadadu can meet anywhere in the world? Now SNM failed to stop the meeting of SSC traditional leaders
-
ISIMADA SSC OO KUSUGAN BUURAWADAL Magalada Buura wadal ee katirsan Degmada Boocame ayaa lagu wadaa in Isimaddu ku lafa guraan qodobada shirkoodii Holhol maadaba intey degaanka Holhol ku sugaanyeen ay Culays weyn saareen maleeshiyaadka iyo Horgolayaash maamulka Hargaysa. Dhinaca kale waxa isna lagu wada in uu maanta gaaro Magaalada buurawadal Garaad jaamac garaad Cali. Tolweynaha SSC iyo Waliba Labada maamul ee looga arimiyo Hargaysa iyo garowe ayaa indhaha kuhaya waxa kaso baxa shirkaas. wixii war ah ee kasoo gordha warkaas kala Soco Boocame Online news Warbaahinta Qarniga Cusub.
-
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo ku Soo Wajahan Buuro -Wadal Warar lagu kalsoon yahay oo ay helayso Radio Widh-Widh Online in Garaad Jaamac Garaad Cali u ka ambabaxayo Saaxdheer kuna sii jeedo Caroolay iyo Buuro-Wadal.. shirkii Issimada SSC uga socday Hol-Hol ayaa soo gaba gaboobay wuxuuna ku dhamaaday guul. Issimada ayaa sheegay in ay dadka ku nool mandaqada SSC u soo bandhigi doonan Go'aamadda ay gaadheen marka u soo gaadho Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka soo ambabaxaya xaruntiisa Saaxdheer. warku wuxuu intaas ku darayan in halkaas lagu wado in Isimaddu ku falanqeeyaan qodobadii shirkii Hol-Hol maadama intii ay degaanka Hol-Hol ku sugaanyeen ay Culays weyn saareen maleeshiyaadka Soomalid-diidka ah iyo Horgolayaash maamulka Hargaysa. Shirkan ayaa sidoo kale waxa wararku sheegayaan in Garaad Jaamac Garaad Calina ka soo qayb geli doono. asagoo sida la sheegay ku soo wajahan Goobtaas. Kala soco Widh-Widh Online Wixii Kusoo Kordha Warkaas iyo Mandaqada SSC.............. -- Isimaddii SSC oo ku soo Qulqulaya Buura_wadal Wednesday, January 27, 2010 Ka dib markii Isimaddu shalay Aroornimadii ka jarmaadeen deegaanka Holhol isl markaana ay qaarkood gaadheen Garoowe ka dib makii ay ka sii qadeeyeen Carooley ayaa waxaa hada ay u soo jahaysteen Magalada Buura wadal oo lagu wado in ay shirkoodii ku sii wataan. warku wuxuu intaas ku daraya in halkaas lagu wado in Isimaddu ku lafa guraan qodobada shirkoodii Holhol maadaba intey degaanka Holhol ku sugaanyeen ay Culays weyn saareen maleeshiyaadka iyo Horgolayaash maamulka Hargaysa. Shirkan ayaa sidoo kale waxa wararku sheegayaan in Garaad Jaamac Garaad Calina ka soo qayb geli doono. asagoo sida la sheegay ku soo wajahan Goobtaas. Isku soo wada duubo Dadweynaha SSC ayaa si weyn uga dhur sugaya in la maqlo waxa ay isku Raacaan Madax dhaqameedku isla markaana ay uga hadlaan aayaha dadkooda iyo dalkoodaba. Horufadhi News Online.
-
Lets have an agreement, basically we will respect each other, deal But keep in mind people of SSC never attacked Hargeisa, Burco,and Barbara, so what do you have against them? they will never force anyone to join united somalia, but yes they believe somalis should unite for common good, we have Ethiopia next door, with 80 million population