Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Liibaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
labaduba waa sheeko xariir lagu maaweeliyo kuwa maangaaban, ee laga xaday caqligii -
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release By Louisa Taylor, Ottawa CitizenFebruary 10, 2010 1:03 PM OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal. Makhtal, 41, was sentenced to life in prison last year on terror charges. The former resident of Toronto has long maintained his innocence and has been supported by groups lobbying on his behalf in Ottawa, Toronto and Edmonton. Baird's office confirmed that the MP for Ottawa West-Nepean expects to spend only 24 hours in the capital, Addis Ababa, meeting officials at the Canadian Embassy, visiting Makhtal in prison and meeting the Ethiopian foreign minister. "This is the day I've been waiting for, all these three years," said Said Maktal, Bashir Makhtal's main advocate. Although they spell their names differently, the two men are cousins so close they call themselves brothers. "I hope the government of Ethiopia co-operates with minister Baird and the Government of Canada. I'm very hopeful that Minister Baird will bring my brother back to Canada." Makhtal was arrested in late 2006 crossing the border from Somalia to Kenya. A month later, he was shackled and transferred by airplane to Ethiopia, where he was held incommunicado in a military prison, with no charges, no access to embassy officials and no access to his lawyer, for more than a year. Baird took an interest in Makhtal's case in late 2008, in response to pressure from constituents in his riding. Makhtal was finally charged in early 2009 and sentenced to life in prison following a trial Amnesty International criticized as falling far short of international legal standards. Makhtal's family believes he has been targeted because he is the grandson of one of the founders of an Ethiopian separatist movement. © Copyright © Canwest News Service
-
John Baird's trip heightens diplomatic pressure on Addis Ababa to free Bashir Makhtal Campbell Clark Ottawa — The Globe and Mail Published on Wednesday, Feb. 10, 2010 3:56PM EST Federal cabinet minister John Baird has jetted to Ethiopia in a bid to secure the release of long-jailed Canadian citizen Bashir Makhtal. The Transport Minister arrived in Addis Ababa this morning and told family members he expects to visit Mr. Makhtal before he leaves Ethiopia late tonight. “I'm hoping that the minister will bring a good result – either bring Bashir back to Canada or some good result,” said Bashir Makhtal's cousin Said Maktal, who lives in Hamilton and spells his last name differently from the imprisoned Canadian. Bashir Makhtal has spent three years in Ethiopian jails on terrorism charges but his family says he is really being punished because grandfather was one of the founders of the separatist ****** National Liberation Front. Said Maktal said it's very unlikely that Ethiopia's government will pardon his cousin, but another option would be for Ottawa to ask Ethiopia to let Bashir Makhtal to serve his sentence in Canada, even though Canada has expressed disappointment at his conviction in a trial that had been criticized by human rights activists. Canadian officials have for months pressed their Ethiopian counterparts to release Bashir Makhtal, and Foreign Affairs Minister Lawrence Cannon raised the case with Ethiopian officials when he was in Addis Ababa from Jan. 29 to 31 for the African Union summit. But Mr. Baird's trip is the first time a Canadian minister has travelled there expressly to visit Mr. Makhtal and lobby for his release – a step that increases diplomatic pressure. The Transport Minister became involved in the case because he was lobbied through the large Somali-Canadian community in his Ottawa riding. Bashir Makhtal, a former Toronto resident, is an ethnic Somali who was born in Eastern Ethiopia but raised in Somalia from the age of 11 in Somalia until came to Canada in 1991 as a refugee. He has been a Canadian citizen since 1994. In 2002, he returned to Africa to start a business selling used clothes. In December 2006, he returned to Somalia on a visit, but Ethiopian troops entered the country, and he was arrested as he fled to the Kenyan border. His family says he has never had any involvement in separatist rebel groups, and insists that Ethiopia's government has convicted him because his grandfather was a founder of the ONLF. “They did all this damage because it's the Makhtal family,” said Said Maktal.
-
Hoggaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC Soomaaliya oo Si Weyn u Soo Dhaweeyay Go,aanadii Buura Wadal Feb 09, 2010 Hoggaanka SSC oo si wanaagsan u soo dhaweeyay go, aanadii iyo qodabadii ay soo saareen madax dhaqameedka SSC iyo qodabadii dhaxal galka ahaa ayaa ee ay soo gudbiyeen. Hogaanku waxaa uu ku til maamay in uu ahaa shir aayo ka talin ah oo ay isimadu ka tarjumayeen dareenka iyo rabitaanka shacabka ay madaxda u yihiin. Waxa uu hoggaanku ku baraarujiyaya bulshada SSC somaliya in ay maanta u bilaabantay taariikh cusub iyo habka loo yaqaan isku tashiga sidaa darteed loo baahanyahay in qofkasta oo reer SSC ah ay u furan tahay taariikhda mesha uu ka gali lahaa iyo wax uu dalkiisa iyo dadkiisaba u qaban lahaa, Ugu danbayntii hoggaanka ayaa sheegay in ay tani tahay hawl bilow ah loona baahan yahay in hareeraha la iska taago dhamaan hawlaha isdaba jooga ah ee ay inooga baahanyihiin deegaanka iyo dadkeena ilaahay baa mahad leh Afhayeenka Hogganka ee Nairobi Ahmed mohamed hassan (Gacmayare)
-
AllAfrica.com: Puntland Condemns Somaliland's 'Barbaric Regime' Over Violations 7 Feb 7, 2010 - 9:29:17 AM The government of Somalia's Puntland state has strongly condemned yesterday's deadly riot in the disputed town of Las Anod, the capital of Sool region where at least two people were killed. The demonstration was staged against the detention of some of the town's Islamic teachers by the security forces of the unrecognized republic of Somaliland, a separatist region in northwest Somalia. According to witnesses, the police fired at the crowd that composed of students, teachers and parents, resulting the death and injuries of innocent civilians. Puntland's Information Ministry said in a statement that the act was symbolic of the "barbaric regime" of Somaliland President Dahir Riyale, terming it as against the human rights of the natives. "The government of Puntland strongly condemns and accuse Riyale's administration of suppression against the inhabitants of Las Anod. It was inhumane and gross violation of human rights what the police did to the innocent civilians," read the statement. The statement adds that the police had no regards to Islam, Somalia and good neighborliness at all, while urging the human rights watchdogs and international parties to investigate the incident. 'Exodus' Meanwhile the residents of Las Anod have started vacating the town for fear of suppression from the Somaliland security forces. According to Abdirahman Dahir Gas, a local elder who spoke with Garowe Online while in Tuka-Raq village east of Las Anod, the residents expressed concerns over the deteriorating security situation in the town. "The situation in Las Anod is like that one of Israeli occupied Palestine. Las Anod is under the brutal occupation of Somaliland. They (Somaliland) treat us mercilessly with death and destruction," he said while urging Puntland and its people not to give up on Las Anod. Las Anod is strategically located along trade routes in northwestern Somalia disputed between Puntland and self-declared republic of Somaliland. Since its takeover by Somaliland in 2007, the town has not enjoyed peace with residents opposing the new ruler. In January, there was a series of unexplained bombings that targeted Somaliland police and government officials in Las Anod. Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia in 1991 but has not been recognized internationally. GAROWE ONLINE
-
Magaalada Laascaanood oo qafaal xun loo gaystay wadaadada iyo macalimiinta Magaalada Laascaanood ayaa saaka ku waabariisatey Ciidan noocyo kala duwan ciidankaas oo xidhxidhayey dhammaan goobaha waxbarashada Iyo dhamman Barayashii Magalada Laascaanood Magaalada la haysto ee laascaanood ayaa saaka lagu waabariistay ciidamada booliska Somalidiidka oo buux dhaafiyay wadooyinka, isla markaasna gaaf wareegaya dhamaan xaafadaha magaalada. Ciidamadan ayaa waxay galayeen dhamaan goobaha Madarasadaha ah ee lagu barto Diinta Islaamka, iyagoo ururinayay dhamaan macalimiinta ka howl gala Maxadada iyo madarasadaha Qur'aanka lagu barto. Macalimiinta ayaa waxaa loo daad guraynayay Saldhiga dhexe ee magaalada laascaanood, iyadoo aan ilaa hada la garanayn sabab macalimiinta magaalada laascaanood loogu taxaabayo jeelka. Dhanka kale waxaa saaka Gaadhi ay leeyihiin Booliiska Dirta waqooyi ee ka timid hargeysa uu jiidhay gobo ganacsi oo ku yaala Goolada laamiga ee magaalada laascaanood, halkaas oo uu ku nafwaayay nin Oday ah oo deegaanka ah laguna magacaabo Dhagaqool. Goobtan uu gaadhigu galay ayaa ah Dukaankii caanka ahaa ee Xasan Kabadhle, kaas oo ku yiilay goolada magaalada laascaanood oo ku taala badhtamaha magaalada laascaanood. Waxaa hada la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ay ridayaan Ciidamada Magaalada xooga iyo xaaraanta ku haysta, rasaastaas oo ay u adeegsanayaan in ay ku kala eryaan dadyow gadoodsan oo tuban wadooyinka magaalada laascaanood. Riinji.news
-
In ka badan todobaatan mudaharadayaal ah oo loo dhaadhiciyey Jeelka Caynabo Maamulka Somaliland ee qaska ka wada magaalada Laascaanood ayaa shalay xidhxidhay dad badan oo ka mudaharaaday Xadhigii Macalimiintii Maxadka XASAN CAWAD. Dadka ayaa isugu jira ardaydii goobaha waxbarashada ee la soo xidhxidhay macali,iintoodi iyo dumar ka mudaharaaday falalka waxiishnimada ah ee Maamulka Somaliland kula dhaqmayo shacabka Magaalada Laascaanood. Wararku waxay intaas ku darayaa in dhammaan dadkii lagu qabqabtay mudaharaadka loo dhaadhiciyey Tuulada Caynabo ee Gobolka Sool,dadka ayaa u badan maato Hoyooyin iyo arday dadoodu ka yartahay 16. Maamulka Somaliand ayaa sheegay Xadhiga macalimiinta iyo wadaada ee magaalada Laascaanood xidhiidh ay la haayeen ninkii ugu dambeeyey ee ku qarxay Hotel Xamdi aageeda,Macalimiinta ayaa 4 ka mid ah lala hadhay halka intii kale dib loo soo daayey balse xayiraad lagu soo rogay oo marka loo baahdo dib loogu yeedhi karo. Isku soo wada duubo magaalada Laascaanood iyo shacabkeeda ayaa aad u kacsan lamana garan karo talaabada xigi doonta ee ay qaadi doonaan Maamulka Somalialnd iyo qolyaha qarxiyayaasha ah. Cabdiwahab Maxamed Cabdi Nairobia Kenya
-
Kacdoonkii Shacabka Laas Caanood Durba si Dagdah ah waa uu Midha Dhalay Amiin, Masha Allah
-
Hogaanka SSC oo Ka hadlay Tacadiyada laga Wado Laascaanod Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed ayaa wuxuu ka hadlay Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtayxaga Telefoonada ayuu wuxuu ugu horeyn Hogaamiyuhu ka tacsiyey Geeridi Alle ha u naxariistee Xaaji C/Laaho Dhegoqool, wuxuuna sheegay in Maamulkaas soo duuley ee dadka iyo dalkiiba qabsaday isla markaana ula dhaqmaya sida Xayawaanka aan la isaga hadhi doonin ee lagu xisaabtamo wakhti dhaw. Asagoo ka hadlayey Talaabada ay qaadayaan maadaba shacabkoodii lagu dur duriyey ayuu yidhi " Shacabkeyga waxaan u sheegaya in ay adkasytaan oo Samraan Midnimodooda ilaaliyaan maanta waad aragtaan Macalimiintii iyo Ardeydii ayaa wiilal ka yimid Saylac Laascaanood dhexdeeda ka qab qabteen geeyeena Caynabo" Waxaa loo baahan yahy arintan oo kale in lagu wajaho midnimo waayo Cadawgaagu wuxuu kaga baqi karaa waa Midnimo SSC maanat waa in aynu isu taagna Midnimo iyo Xoreyn" ayuu yidhi Xagla_toosiye. Mar aan weydiiney bal goorta iyo wakhtiga ay Hogaan ahaan hawl galayaan dadkana culayska ka korqaadayaan wuxuu" Taaasi waa dhaw dahay insha Allaah" sida ugu dhakhsaha badan ayaanu gudaha ku geleynaa dadkeenana u xoreynaa waayo taas waan u dhaaranay waana Balan in dadkayaga aan maanta Nafta u hurno ayuu si Kulul u yidhi mar kale. Ugu danbeyntuu wuxuu Hogaamiyuhu kula dardaarmay Shacabka SSC in ay u diyaar garoobaan sidii dhulka loo sifeyn lahaa. Wiil iyo gabadh Aabe iyo Hooyo waa in maanta dhexda dhiisha looga xidhaa lana isgarabtagaa dibu xoreynta dhawaan Bilaabaynaysa kuwaasoo Hormuudkooda la doonayo in ay noqdaan Shacabku ayuu yidhi Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar. Hadalka Hogaamiyuhu wuxuu ku soo beegmaya ayadoo maalinimadii shalay ay magaalada Qas iyo Dilba ka geysteen maleeshioyaadka Soomaalidiidka ah ee ka soo duulay Waqooyiga Fog ee Soomaaliya. Waxaana shacabku ay hada aad uga war dhawrayaan Hogaankii lagu dhisay Nairobi iyo shirka 11 maalmood galay ee Madaxdhaqameedka uga socda Tuulada Buurawadal ee degmada Boocame. Horufadhi News Uodate
-
Hogaamiyaha Midnimada iyo Dibu Xoraynta SSC oo Cambaareeyey Tacadiyada loo Gaysanayo Dadka SSC ee Gobolka Sool Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay..suxufiyiinta ssc ee ku dhaqan waqooyiga america. Shir jaraa'idkiisan oo uu ku qabtay xaga Telleconference k ayuu wuxuu ugu horeyn Hogaamiyuhu uu ka tacsiyey Geeridi Alle ha u naxariistee Xaaji C/Laaho Dhegoqool oo u dhashay deegaanka SSC. Wuxuuna sheegay in Maamulkaas ku soo duuley Gobolada ssc dadka iyo deegaankiisaba, qabsaday oo cambaaraynayo qaabka ay ula dhaqmayaan oo ah qaab fool xun.oo ay samaynayaan dil,jirdil,iyo xadhig handaadaad iyo barakicin.arintaas waan cambaaraynaynaa,mar saddexaad iyo mar afaraadba. mar uu la hadlayay shacabka ssc ayuu yidhi. Shacabkeyga waxaan u sheegaya in ay adkasytaan oo Samraan Midnimodooda ilaaliyaan maanta waad aragtaan Macalimiintii iyo Ardeydii iyo waxgaradkii ayaa wiilal ka yimid Waqooyi Galbeed ,ay Laascaanood dhexdeeda ka qab qabteen oo geeyeen Caynabo". Waxaa loo baahan yahy arintan oo kale in lagu wajaho midnimo . waayo Cadawgaagu wuxuu kaga baqi karaa waa Midnimo SSC maanta waa in aynu isu taagna Midnimo iyo Xoreyn" ayuu yidhi Xagla_toosiye. Mar aan weydiiney bal goorta iyo wakhtiga ay Hogaan ahaan hawl galayaan dadkana culayska ka korqaadayaan wuxuu yidhi Taaasi waa dhaw dahay insha Allaah" sida ugu dhakhsaha badan ayaanu gudaha ku geleynaa dadkeenana u xoreynaa waayo taas waan u dhaaranay waana Balan in dadkayaga aan maanta Nafta u hurno ayuu si Kulul u yidhi mar kale. isagoo wacad ku maray inuu bilaabayo xorayntii iyo midayntii dadka ssc. Ugu danbeyntuu wuxuu Hogaamiyuhu kula dardaarmay Shacabka SSC in ay u diyaar garoobaan sidii dhulka loo sifeyn lahaa. Wiil iyo gabad,h Aabe iyo Hooyo waa in maanta dhexda dhiisha looga xidhaa lana isgarabtagaa dibu xoreynta,midnimada aynu midownaa. dhawaan bay Bilaabaynaysa kuwaasoo Hormuudkooda la doonayo in ay noqdaan Shacabku isagoo codsaday masuulku in lala shaqeeyo. Hadalka Hogaamiyuhu wuxuu ku soo beegmayaa ayadoo maalinimadii shalay ay magaalada Qas iyo Dilba ka geysteen maleeshioyaadka Soomaalidiidka ah ee ka soo duulay Waqooyiga Fog ee Soomaaliya. Waxaana shacabku ay hada aad uga war dhawrayaan Hogaankii lagu dhisay Nairobi iyo shirka 11 maalmood galay ee Madaxdhaqameedka uga socda Tuulada Buurawadal ee degmada Boocame --- Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay.... Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed ayaa wuxuu ka hadlay Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay xaga Telefoonada ayuu wuxuu ugu horeyn Hogaamiyuhu uu ka tacsiyey Geeridi Alle ha u naxariistee Xaaji C/Laaho Dhegoqool oo u dhashay deegaanka SSC, wuxuuna sheegay in Maamulkaas soo duuley ee dadka iyo dalkiiba qabsaday isla markaana ula dhaqmaya sida Xayawaanka aan la isaga hadhi doonin ee lagu xisaabtamo wakhti dhaw. Asagoo ka hadlayey Talaabada ay qaadayaan maadaba shacabkoodii lagu dur duriyey ayuu yidhi " Shacabkeyga waxaan u sheegaya in ay adkasytaan oo Samraan Midnimodooda ilaaliyaan maanta waad aragtaan Macalimiintii iyo Ardeydii ayaa wiilal ka yimid Waqooyi Galbeed ay Laascaanood dhexdeeda ka qab qabteen geeyeena Caynabo" Waxaa loo baahan yahy arintan oo kale in lagu wajaho midnimo waayo Cadawgaagu wuxuu kaga baqi karaa waa Midnimo SSC maanat waa in aynu isu taagna Midnimo iyo Xoreyn" ayuu yidhi Xagla_toosiye. Mar aan weydiiney bal goorta iyo wakhtiga ay Hogaan ahaan hawl galayaan dadkana culayska ka korqaadayaan wuxuu" Taaasi waa dhaw dahay insha Allaah" sida ugu dhakhsaha badan ayaanu gudaha ku geleynaa dadkeenana u xoreynaa waayo taas waan u dhaaranay waana Balan in dadkayaga aan maanta Nafta u hurno ayuu si Kulul u yidhi mar kale. Ugu danbeyntuu wuxuu Hogaamiyuhu kula dardaarmay Shacabka SSC in ay u diyaar garoobaan sidii dhulka loo sifeyn lahaa. Wiil iyo gabadh Aabe iyo Hooyo waa in maanta dhexda dhiisha looga xidhaa lana isgarabtagaa dibu xoreynta dhawaan Bilaabaynaysa kuwaasoo Hormuudkooda la doonayo in ay noqdaan Shacabku ayuu yidhi Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar. Hadalka Hogaamiyuhu wuxuu ku soo beegmaya ayadoo maalinimadii shalay ay magaalada Qas iyo Dilba ka geysteen maleeshioyaadka Soomaalidiidka ah ee ka soo duulay Waqooyiga Fog ee Soomaaliya. Waxaana shacabku ay hada aad uga war dhawrayaan Hogaankii lagu dhisay Nairobi iyo shirka 11 maalmood galay ee Madaxdhaqameedka uga socda Tuulada Buurawadal ee degmada Boocame. Lascaanood, Soomaliya
-
Rabshado lagaga soo horjeedo maamulka Hargeysa oo hada ka socoda Laascaanood Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka taagan rabshado iyo qas lagaga soo horjeedo maamulka Soomaalidiidka ah kadib markii saaka ciidamad maamulkaasi ay xabsiga u taxaabeen dad aad u fara badan oo ay ka mid yihiin macalimiintii dugsi quraanka wax ka dhigi jirtay. Waxaa hada magaalada dhexdeeda laga maqlayaa rasaas aad u fara badan, waxaana wadooyinka magaalada dhexdeeda ah lagu gubayaa tayiro iyo waxyaabo badan oo qiiqaya. Waxaa kale oo sida lagu soo waramayo shicibkii magaaladu dhisayaan kaabado laga dhex qotominayo wadada laamiga ah dhexdeeda si loo hakiyo dhaqdhaqaaqa ciidamada Soomaalidiidka ah. Mudaharaadka maanta ka taagan magaalada Laascaanood ayaa waxa uu makhraati ka yahay diidmada dadweynaha magaaladaas ay kaga soo horjeedaan maamulka Soomaalidiidka ah ee xooga ku haysta magaalada iyo nawaaxigeeda. Waxii war ah ee arintan ka soo kordha waxaanu idiinku soo gudbin doonaa sida ugu dhaqsaha badan ee ay nagu soo gaadhaan hadii eebe idmo. Buhodle.net
-
Isgaadhsiintii Oo Lasiidaayay Kadib Kacdoonkii Shalay News {lascaanood}7-02-10 Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsiyada Laascaanood kabuuxisay Culimaa’udiin iyo Arday waxkabaranaysay Iskuulada iyo malcaamadaha magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool waxayna tani dhalisay in kacdoon xoogan ay sameeyaan shacabka magaalada Macalimiin iyo dadweyne kale oo dumar iyo caruur u badan ayaa ayaa bilaabay Banaan baxa kadib markii uu soo baxay wararka sheegaya in la xidhay qaar ka mid ah macalimiinta Diinta ee Magaalada Laascaanood. Xaalada Magaalada ayaa Kacsanayd tan iyo saaka ilaa xalay markuu bilaabmay banaan baxu iyadoo Wadooyinka Waaweyn ee magaalada Qaarkood xidhmayn waxaana bandow lagu soo rogay laascaanood hadhkii galay ee shalay . taniyo barqadii ilaa casarkii may jirin cid maraysay wadooyinka laascaanood oo jidh dil iyo xadhig ayaa laysugu darayay hase ahaatee xalay ayaa arintu is badashay kolkii ay jabaqdu go'day banaaanbixii shalay iyo kacdoonkii dadweyne wuxuu dhaliyay in magaalada oo go'doon dhanka isgaadhsiinta ah ku jirtay saaka albaabada loo furo goobihii telefoonada iyo internet-dada Dadweynaha yaa taayiro ku gubay wadooyinka iyagoo Quraarado iyo dhagxaan la eeganayey ciidamada Amniga, waxana magaalada laga maqlayey Rasaas badan oo ciidamadu kor u ridayaan Banaan Baxayaasha ayaa ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah Somaliland iyo joogitaankooda Magaalada Laascaanood Widhwidh Online News Desk..Media center...Xafiiska Laascaanoood
-
Somalidiidka Oo Xabsiyada Kabuuxisay Dad Aan Waxba Galabsan {lascaanood}7-02-10 Dad degaanka ah ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay xidhxidheen dad ku dhow 8 ruux kuwaasi oo laga qabtay goobo ganacsi, hotelo iyo guryo ku yaalla magaalada, sidoo kale waxaa iyana xabsiyada ku jira oo laxidhay shalay macalimiin gaadhaysa toboneeyo oo ay ciidanku qabteen xili ay ku guda jireen goobaha waxbarashada waxaana dadkaasi looga shakiyey inay wax ka ogaayeen qaraxyada ka dhacaya magaalada oo kii ugu dambeeyey habeen hore uu dhacay. Booliska maamulka Labaxay Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa wada baadhitaano xoogan oo laga sameynayo gudaha magaalada ka dib markii qarax miino oo ismiidaamin ah uu ka dhacay badhtamaha magaalada. Saraakiil ka tirsan booliska ayaa sheegay in baadhitaanada socda looga dan leeyahay sugida amaanka iyo in sidoo kale lagu ogaado qaraxii miino ee habeen hore gilgilay magaalada. Qaraxaasi oo xillii fiid ah ka dhacay badhtamaha magaalada. Warar ka soo baxaya qaraxii habeen hore ayaa sheegaya in hal ruux uu ku geeriyooday 4 kalena ku dhaawacmeen qaraxaasi. Dad degaanka ah ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay xidhxidheen dad ku dhow 8 ruux kuwaasi oo laga qabtay goobo ganacsi, hotelo iyo guryo ku yaalla magaalada, sidoo kale waxaa iyana xabsiyada ku jira oo laxidhay shalay macalimiin gaadhaysa toboneeyo oo ay ciidanku qabteen xili ay ku guda jireen goobaha waxbarashada waxaana dadkaasi looga shakiyey inay wax ka ogaayeen qaraxyada ka dhacaya magaalada oo kii ugu dambeeyey habeen hore uu dhacay. Dhinaca kale waxaa kulamo ku saabsan amaanka uu u socdaa saraakiisha amaanka, kuwa maamulka gobolka iyo wasiiro ka socda maamulka labaxay Somaliland oo hadda ku sugan magaalada Laascaanood. Waxaa ka mid ah wasiirada jooga Laascaanood wasiirka arimaha gudaha C/aahi Ismaaciil Cirro iyo xubno kale oo degaan ahaan ka soo jeeda degaanka gobolka Sool. Xaalada magaalada Laascaanood ayaa ahayd mid aan deganeyn dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay iyadoo ay magaalada ka dheceen qaraxyo iyo dilal lagu badhtilmaameedsaday xubno ka mid ah saraakiisha Somaliland ee ku sugan magaalada. Widhwidh Online Laascaanood oo dadna ku dhintay, dadna lagu xidhxidhay Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Soomaalidiidku ay maanta baadhitaan aad u ba’an ka fuliyeen gebi ahaanba magaalada Laas Caanood. Baadhitaankaa ayaa waxaa sida wararku sheegayaan lagu qab qabtay dad aad u fara badan oo ay ka mid yihiin dad culimo ah iyo macalimiintii dhigaysay malcaamadaha ama dugsiyda quraanka ee magaalada oo dhan. Wararka kale ee magaalada ka imanayaa waxay kala oo shegayaan in saaka subaxnimadii gawaadhida ciidanka ee maamulka Soomaalidiidka ah ay dileen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Inta la hubo gaadhiyada cidamada waxaa la jiidhsiiyey laba qof oo sida wararku sheegayaan u diyaar garoobayey furitaanka goob ay meceeshada ku iibin jireen. Baadhitaanka iyo tacadiga ciidamada Soomaalidiidka ah ay ka bilaabeen magaalada Laas Caanood ayaa waxaa loo aanaynayaa qaraxyadii dhawaan magaalada ka dhacay. Qaraxii ugu danbeeyayna waxa uu ka dhacay meel aan ka fogayn Hotelka la yidhaahdo Xamdi oo ay hada ku suganyahiin horgalayaasha maamulka Hargeysa. Qaraxaana sida la xaqiijiyey waxaa geystay oo uu ku cadaaday nin ka soo jeeda maamulka Soomaalidiidka ah una dhashay galbeedka magaalada Burco loona malaynayo in uu ka tirsanaa ciidamada magaalada Laascaanood xooga ku haysta. Xaaladu si kastaba ha ahaatee waxaa hubaal ah in maanta magaalada Laas Caanood iyo dadka ku sugani ay soo wajahaday ama fooda la galeen marxalada aad iyo aad u xun oo aan hore ula soo dersin, xalinteeduna u baahan tahay maal, muruq iyo maskax midaysan oo ay la yimaadaan dadka u dhashay gobolada SSC ee lagu soo duulay. Buhodle.net
-
Askari kasoo jeeda SSC oo dil toogasho ah ku dilay taliye kuxigeenkii Somalidiidka jooga Laas Caanood Warar aannu ka hellay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in askari ka tirsan maamulka Soomaalidiidka ee ka taliya Hargaysa kana soo jeeda degaannada SSC uu caawa dil toogasho ah ku dilay taliye ku-xigeenkii ciidammada Soomaalidiidka u joogey Laas Caanood. Askarigan dilka geystay ayaa lagu soo warramay in uu ka xumaaday sida waxashnimada leh ee bina aadanimada kabaxsan ee loola dhaqmay shacabka masaakiinta ah oo ubadan caruur iyo haween ee shalay maleeshiyada Hargeysa ku jir dilay magaalada Laas Caanood. Sarkaalkan ladilay oo asal ahaan kasoo Jeeda bariga Burco ayaa lasheegay in uu ahaa ninkii amarka ku bixiyey in shacabka masaakiinta ah laciqaabo. Wararku waxay intaas ku darayaan in caawa magaalada laba dhinac u kala baxeen malayshiyaadkii ku soo duuley Laas Caanood xoogana kuhysta iyo malayshiyaadkii daacada u ahaa markii hore ee kana soo jeeda gobollada SSC. Wixii warar ah ee xaaladdan ku soo kordha dib ayaannu idin kala soo socodsiin doonna haddii Allah idmo. Buhodle.net
-
Taliye Ku Xigeenkii Somalidiidka Oo Caawa Lagu Dilay Caynaba- Lasanod Online. Sunday, February 07, 2010 Laascaanood,(Lasanod Online)- Taliye Ku xigeenkii Ciidamada Maamulka labaxay Somaliland ee gobolka Sool, ayaa caawa lagu toogtay gudaha magaalada Caynaba. Taliyahan waxaa toogatay askari ka tirsan ciidamada Somaliland. Sarkaalkan dhintay ayaa la sheegayo inuu kasoo jeedo bariga Burco. Wararku waxay sheegayaan in askarigan dilka geystayna uu ka mid ahaa ilaaladii ninka gudoomiyaha u ah xisbiga udub oo booqosho ku marayey Gobolka Sool. Askarigan dilka geystay ayaan la sugin beesha uu kasoo jeedo. Warar horudhac ah oo markii hore sheegay inuu kasoo jeedo SSC, ayaa hadda wararka ugu danbeeyey xaqiijiyeen in wax iska bedeleen warkaas oo aan la hubin. Lama sheegin waxa kelifay in ninkan askari ahi dilo sarkaalkan ka tirsan Ciidamada Somaliland. Wararku waxay tibaaxayaan in sarkaalkani uu ahaa ninkii watay ciidamadii sida foosha xun ula dhaqmay shacabkii kacdoonka Laascaanood. Sarkaalkan dhintayna ayaa la sheegay inuu kamid ahaa ragii amarka ku bixiyey in shacabka laasaanood la cadaadiyo. Sarkaalkan ayaa noqonayaa kii labaad ee laga dilo Saraakiisha sare ee Ciidamada Somaliland ee aaga bari, iyadoo hore qarax magaalada Laascaanood lagu dilay taliyihii ciidaamada Somaliland ee Gobolka Sool, Cismaan Nuur. Shabakadda LASANOD waxaanu akhristayasha ka raalli gelinaynaa wararkii hore oo wax iska bedeleen. Anagoo had iyo jeer ku dadaalna inaanu idiin soo tebino wararka xaqiiqada ah, meel kastoo ay ka dhacaan..
-
Shirkii SSC uga Socday Buura-Wadal oo Maanta la soo Xiray Warcadna ka soo Baxay Bismilaahai Raxamaani Raxiim. Gollaha issimadda SSC Shirkii issimadda SSC ee holhol iyo buura-wadal. waxaa shir iswaraysi iyo wadatashi ah ku yeeshay magaaladda buura-wadal dhmaan issimadda ***********, shirkaas oo horaantii lagu qabtay Magaalada hol hol gogol uu dhigay Garaad jaamac Garaad ismaaciil. issimadu waxay falanqeeyeen mudarada ka haysata dadkooda duulaanka gardarada ah ee jamhada soomaali-diidka ahi ku soo qaadeen qaybo ka mida ah deegaanadooda, duulaankaas oo keenay barakac baahsan dadkiina ku dhibaataysan yahay xeryaha qaxootiyada ee kenya, Ethopia, Yemen, iyo xaruumaha gobolada kale ee somaliya. Waxaa nasiib daro ah in wadamada daneeya arimaha somaliya iyo hay,adaha caalamigu ayan wax gargaara soo gaadhsiin dadkaa Tabaalaysan islamarkaana aaney dhaleecayn jabhadii kadanbaysay falal danbiyeedkaa loo gaystay shacabka reer laascaanood. saddexdii bilood ee u dambeeyey waxaa xaruunta deegaamada SSC ee laascaanood ka biaabmay qaraxyo iyo falal argagixiso oo ay ka dambeeyaan maamulkaasi, si ay fasax ugu helaan cabudhinta iyo xidhxidhika shacabka reer laascaanood, waxaa xabsiyadda magaalooyinka mandheera, Burco, Caynaba, iyo laascaanood ku xidh xidhan Ganacsato, Odoyaal, siyaasiyiin, iyo Culimo Owdiin aan Wax dambe ah Galabsan. Waxaa kaloo la barakiciyey walaalahaygii soomaaliyeed ee kasoo haajiray Colaadaha ka aloosan Gobolada lKoonfureed oo hoy iyo hantiba ka yagleeshay deegaamadayada, haddaba Waxaanu la socodsiinaynaa UN, urur Goboleedka IGAD, AU, Arab League, Dowladda Faderaalka iyo Cidkasta oo Danaynaysa Nabadgalyada Geeska Africa hadii aanay xal loogu soo gaban ku jooga deegaamada SSC in uu ka aloosmi doono dagaal raag iyo riiq dheeraada yeeshana wajiyo badan. Hadaanu nahay Guddiibja Goboladda SSC Waxaanu mar walba u Taagnahay Wadda noolasha umada soomalyeed, ka shaqaynta daris wanaaga iyo nabadgelyada, arintaa waxaa marag cad u ah in xoolo dhaqatadii ka soo guurtay goboladda Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ay maanta si nabadgelyo ah ku daaqayaan deegaamada SSC. Haddaba Waxaa muuqata in aanay jabhadaasi wax dana ah kalahayn dadkooda maadama dadka ay ka dhexayso Ceelka, Carshinta iyo Cowkuba, Hasse yeeshee Marnaba uma dulqaadan doono in dadkayga la dibindaabyeeyo iyadoo qabiil usoo huwanayo hagoog maaul si xa loogu hello dhibaatooyinka haysta dadkayga Waxaanu si wada jir ah isula qaadanay qodobadaan: !: Waxaanu samaynay Guddi la yiraahdo qusuusi. 2: Qusuusigu Waxay ka koobnaanayhsaa 21 xubnood, sadex ka midi dumar yihiin. 3: Qusuusigu Waxay awood u leeyihiin in ay ansixiyaan ma badalaan hogaanka lagu soo dhisay Nairobi. 4: Qusuusidu Waxaa soo xulaya beelaha Waxaana ansixinaya issimada. 5: Qusuusidu Waxay iska dhexdooranayaan Gud. ku xigeen iyo xoghayn. 6: Qusuusida Waxay mudadooda ku egtahay sanad iyho badh laga bilaabo maalinta la ansixiyo. 7: Qusuusiga Waxaa lagu keenayaa mudo dhan 10 casho laga bilaabo maalinta gudoonkani soo baxo. 8: qQusuusiga Waxaa kala diri kara issimada saxeexay cod 2/3. 9: Shurudaha lagu soo xulayo waxaa qeexaya xeer hoosaad ugaara. FG: issimadda ayaa kala hadlay Puntland hogaankii Nairobi inay soo galaan gudaha si ay ula kulmaan Qusuusida. Wacyi gelin Waxaa la dirayaa laba wafdi oo ka kooban issimada Cuqaasha iyo xubo ka mida qusuusida Waxaana loo kala dirayaa deegaamada SSC si ay dadka ugu soo baraarujiyaan xaalada adage e lagu jiro iyo siddi looga bixi lahaa. Dhaqaalaha dhaqaalah Waa laf dhabarta lama huraanka ah ee loo baahan yhahay waana arin aan, la'eenteed suuroobi karin Waxqabad rasmi ah, Waxaana la isku Raacay dood dheer kadib in laga raadiyo jaaliyada dibada iyo wadanka Gudihiisa, Wixii Faahfaahin ah ee intaa dheer Waxaa qeexaya xeer hoosaad ugaara. Puntland sida la wada ogsoon yahay sadexdii maamul ee ukala dambeeyay Puntland midba midka kale waa uga dacay iyo hagardaamo badnaa waxaana sahleen in laqabsado laguna fido qaybo ka mid ah deegaamada SSC, Waxaana Curyaamiyeen isku day kasta oo lagu soo celin lahaa deemada, sidda darteed dhaqab iyo shacab baa waxaa uu cadaatay in xukuumada hada jirtaa anay diyaar u ahayn waxkaqabadka howshaa, hadaba waxaanu go,aansanahay in xaajadaa loo jawaho hab qabiil hormuudna aanu ka noqono beel ahaan, xukuumadda waxaan ku qiimaynaynaa hadba sida ay ka yeesho howshan maanta lagudoomiyey. Waxaa Marnaba la ilaawi karin Taageeradii naf iyo maalba lahayd ee ay muujiyeen shacabka reer Puntland isku dayadii lacuryaamiyay ee lagu soo celin lahaa gobollada SSC hadana Waxaa looga baahan yahay Taageero hiil iyo hooba ah. Magacyadda issimada Saxeexay, 1: Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad.................... 2: Garaad saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud......... 3: Garaad Jaamac Garaad ismaaciil.............. 4: Garaad Cabdilaahi Garaad soofe...................... 5: Suldaan Siciid Cismaan Cali.................. 6: Garaad abshir saalax Maxamed................. 7:Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur............................. 8: Garaad Cali buraale Hassan.......................... 9: Boqor Cabdilaahi Ahmed Cali......................... 10: Garaad Cabdisalaam hassan Maxamed. 11: Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare.............. 12: Garaad Saleebaan Buraale ow aadan................ 13: Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed.................... 14: Ugaas Faarax Maxamuud Cali. Wabilaabi Towfiiq. Jaamac Maxamed Nuur (Jeele) Madasha Shirka Buurawadal
-
Shirkii Khamiista Ee Golaha Wasiirada Puntland Oo Buuq Ka Dhacay, Iyo Dood Dhex Martay G.Jaamac G. Ismaaciil Iyo C/samad Cali Shire. Shirkii Khamiista Ee Golaha Wasiirada Puntland Oo Buuq Ka Dhacay, Shirkii todobaadlaha ahaa ee maalinkasta oo khamiis ah uu yeesho golaha wasiirada ee Puntland kaas oo hadba wixii cusub laysku weydaarsado xaalada Maamulka Puntland ayaa ahaa mid xaasaasiya oo ku saabsanaa arrimaha todobaadkan Puntland ka dhacay. Kulankaas ayaa waxa uu ka cadhaysiiyey xubno ka tirsan golaha wasiirada ka dib markii ajandaha shirka aan lagu soo qaadin dhulkii todobaadan gudihiisa la qabsaday ee gobolka Sool, waxa kale oo aan lagu soo qaadin madax dhaqameedkii lagu hareereeyey deegaanka Holhol , iyada oo xubnahan ka cadhooday ajandaha ay shirka ka sheegeen waxa ay xukuumada Puntland uga indha qarsanayso arrimahan dhacay isla markaana looga hadli la yahay. Arrintan ayaa waxa markiiba is hortaagay in laga hadlo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ,wasiirka hawlaha guud Daahir Xaaji Khaliif , wasiir ku xigeenka waxbarashada C/qani Diiriye Carab arrintan ayaa sababtay in wasiiradu gacmaha isku taagtaagaan, isu baxsadaan ,kulankan golaha wasiirada ee ka dhacay madaxtooyada Garoowe ayaa lagu kala kacay oo ku dhamaaday natiijo la,aan ka dib markii buuq dhacay, wasiiradan cadhooday ayaa ku cel celiyey in arimaha dhacaya wax laga qabto . Dood Dhex Martay G.Jaamac G. Ismaaciil Iyo C/samad Cali Shire. Dhinaca kale madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Puntland C/samad Cali Shire ayaa safar gaaban ugu kicitimay dhinaca Buura wadal halkaas oo ay shir ku lahaayeen madax dhaqameedka SSC , isla markaan ay ku gorfeynayeen amuuraha SSC , iyo xaalado la xidhiidha go,aamadii ay ku soo gaadheen shirkii Holhol iyada oo uu halkaasi soo gaadhay maanta Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka soo kicitimat magaalada Saaxdheer. Ka dib markuu halkaas kula kulmay madaxweyne ku xigeenku madax dhaqameedka SSC , wuxuuna u sheegay in uu ugu socday salaam iyo sidii ay mawqif midaysan uga soo saari lahaayeen kulankooda, waxaana la hadlay xubnihii uu hogaaminayey C/samad Cali Shire ee ka socday maamulka Puntland Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil wuxuuna u sheegay in aanu jiri doonin wax kulan ah oo dhexmaridoona madax dhaqameedka iyo xubnaha Puntland maadaama aadan xilligii ay ku haboonayd ee duulaanka nalagu soo qaaday nalaguna hareereeyey Holhol dawlada aad madaxda ka tahay waxba ka odhan. Wuxuuna intaasi ku daray Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in isla xilligaas wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan xukuumadaadu kula kulmeen Tukaraq maamulka Hargeysa xilligii weerarku nagu socday , aannuna maqalay ayuu yidhi Garaad Jaamac in xataa lacag loo geeyey maamulka Hargeysa , taas oo aananu cadayn Karin hasa yeeshee aad loo hadal hayo meelo badana laga sheegay , waxaana laga joogaa dhacdooyinkaas ayuu yidhi Garaad Jaamac 72 saacadood waxay maamulkiinu ka qabteena ma jiro , wuxuuna intaas ku daray Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil haddii aad ka hadli lahayd weerarkii lagu qaaday madax dhaqameedka , xubnihii Tukaraq kulanka ku galayna go,aan ka gaadhi lahayd wax uun bay ahaan lahayd , hasa yeeshee in xaalku sidan yahay waxaa la aaminayaa in aad adiguna la qabtay wixii dhacay iyo raggii ku talaabsadayba, wuxuuna sadex jeer ku celceliyey Garaad ku (Maxaad ka qabateen, maxaad ka qabatee, maxaad ka qabteen shirqoolkii madax dhaqameedka loo gaystay)wuxuuna Garaad Jaamac hadalkiisa ku soo gabagabeeyey in aanu jiridoonin kulan madax dhaqameedka iyo maamulka Puntland dhex mari doona . Waxaana hadalkii u baxay Wasiiru dawlaha Maamulwanaaga Maxmed Faarax Ciise Gaashaan oo ku afgobaadsaday idinka ayaanu idinla sugaynay go,aanka aanu gaadhi doono, wuxuuna Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ugu jawaabay annagu ma golihiina wasiiradaanu ka tirsanayn maxaad noola sugaysaan , madax dhaqameedka ayaa iyaguna sheegay in hadalka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ay ugu dhantahay oo aanay waxba ku darayn hadlkaasi . Wuxuuna goobtii kala soo noqday waji gabax madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo xubnihii uu horkacayey , madax dhaqameedka ayaa shir albaabadu u xidhan yihiin haatan uga socdaa magaaada Buura wadal. Dhinaca kale shacabka magaalada ayaa mudaharaad kala hor yimi xubnaha maamulka Puntland iyaga oo ku dhawaaqayey (Puntland doonimayno) iyaga oo shacabku muujinaya siday uga xun yihiin amuuraha ka dhacay Tukaraq.
-
Xaabsade Oo Waashay ( Waraysigiisii Wargeyska Ogaal Dheeho) News (Laascanod) 28.1-10 Waxaa Wargeyska Ogaal ee ka soo baxa Hargeysa uu waraysi ka qaaday, Axmed Cabdi Maxamuud Xaabsade, waraysigaasi ayaa lagu waydiiyey su’aalo badan, waxaase ahayd hadal-haynta maalmahan, su’aalo laba sadex ah oo la waydiiyay oo tusayey dawakha ku jira odayga. Waxaa kaloo ay tusaysaa in talo uu siday jirin ee uu yahay nin awr-kiraale ah. Dheeho dhawrka su’aalood. Ogaal: Markaa markii aad Holhol tagteen Shirkii waad joojiseen miyaa? Jawaabtii Xaabsade: Haa, waanu joojinay… Ogaal: Marka hore ujeedada Shirku maxay ahayd? Jawaabtii Xaabsade: Wuxuu ahaa arrimo dhaqameed oo beesha (***********) ah – annagu waxaanu moodaynay inay wax kale oo xumaan iyo colaad ah iyo siday berigii hore u odhan jireen dagaal hala galo ayaanu moodaynay. Ogaal: Mar haddaad ogaateen in Shirku arrimo dhaqan yahay maxaad u xidheen? Jawaabtii Xaabsade: Dee dawladda Somaliland baa tidhi haddaan amar dawladda laga haysan meeshaa lama tegi karo. Ogaal: Laakiin, Madaxdhaqameedka qaarkood waxay sheegeen in shirku u socdo oo aanay cidina ka joojin karin, taas ka waran? Jawaabtii Xaabsade: Haa, waanu wada soconaa, muddona waanu wada joogaynaa inta aanu hawlahayaga. Jawaabahaas oo uu ka muuqdo khalkhal badan iyo is af-dhaaf faro badan, ujeedada jawaabahaasi laba masalo ayay ina tusi karaan, labada masalo ayaa kala ah: • In uu odaygu waashay oo aanu si qurxoon farshaxanimadii lagu yaqaanay aanay ka muuqan. Weliba uu tusay dadweynaha reer Sool in xaalka uu ku metelo ee Hargeysa kula joogo, aanay ay tahay xaalad naxdin leh, welwelna leh. Weliba ay ina tusayso ninkii Sool qabsaday ee Somaliland keenay in aanu si xaqiiqo ah maskaxdiisa u shaqaynayn. • Qodob kale waa in uu quus ka sido Somaliland, sidaas awgeed uu ian tusayo in la soo amray, sida uu doono markii hore ha isu yidhaahdo waa lagu dhegeysanaaye, manta in uu ina tusayo xaqiiqada. Waayo wuxuu sheegay in aanu shirku dhib ahayn, laakiin uu xidhay, sababtuna tahay in dawladu soo amartay. Waxaanu leenahay Xaabsade, haddii aad fariinta danbe dirtay waxa aanu leenahay awalba waanu ogayn, waanuna kaaga dignay, waxaadna noo sheegtay dhibta awr kiraalaha. Haddii aad ay hore ay tahayna illaahay ha ku shaafiyo. Waxaanuse ku leenahay cibaado ayaa kuu e gee waxan ka abax. Dadkana waxaanu leenahay ogaada Xaallada Ina Xaabsade halka ay marayso. Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) RadioWidhwidh Online
-
Puntland's so-called vice-president A/samed Shire is another traitor, he use to work for Somalidiid a long-time, and he still secretly serves the Hargeisa militia. Currently, Mr. Shire works for both Puntland and Somali-diidland. Now it is open secret and obvious to all, that Mr. Shire and Mr. Haabsade are working very closely to spoil the conference of traditional leaders of SSC in Holhol and Buuro-Wadal. Few days ago Puntland transferred 2 SSC towns Holhol and Tukaraq to Somalidiid militia, to halt the meeting of Issims. Now when Issims moved the venue of their meeting to Buuro-Wadal, Mr Double Agent A/samed Shire and his Puntland militia went to Buuro-Wadal to dismantle the meeting of Issims. Shame on Puntland VP Instead of Puntland supporting the struggle of SSC people to free their land, Puntland Admin and its double agents are doing everything possible to prevent any meeting of SSC leaders and confuse people of SSC Aakhirkii waa la isbartay, huuhaadiina waa soo dhamaatay
-
FALALKII AY KU KACEEN MADAXDA PUNTLAND EE KA SOO JEEDA SSC, WARARKII UGU DANBEEYEY (Boocameonline.com) Waxaa cadaatay in M/ku xigeenka Cabdi AliShire uu la xiriiray maleeshidii Waqooyi Galbeed ee ku sugnayd Koonfurta Laascaanood, kana codsaday inay hore u soo dhaqaaqaan, si ay u bur buriyaan shirka ka dhacaya Hol Hol qab qabtaana Issimada. Waxay horgalyaashii ugu jawaabeen inaysan haysan shidaal ku filan. Wuxuu u balan qaaday inuu usoo diri doono dhaqaalaha ay hawlahooda ku qabsan doonaan. Sidaas daraadeed wuxuu u diray W/xigeenka Abdi Qawdhan (halas) iyo Xildhibaan Cali Dhegacade oo uu adeer u yahay. Markii arintaas wax laga weydiiyeyna uu jawaab qancisa siin waayey Masuuliyiinta iyo Xildhibaanada ka soo jeeda SSC ee Maamul Goboleedka Puntland. Xildhibaanada iyo Wasiirad hortoodana ay ka qirteen Cabdi Halas iyo Cali Dhegacade, iyagoo weliba ugu jawaabay Masuuliyiintii kale si ka baxsan Masuuliyadnimo. Waxaa la sugayaa meesha arintani ku danbayn doonto, bacdamaa ragii ugu sareeyey Maamulka Puntland ee ka soo jeedaa SSC, ayba yihiin Horgalyaasha Waqooyi Galbeed. Arintani waxay dhamaan kalsoonidoodii bedeshay beelaha SSC gudo iyo dibadba. Maamul ahaan waa Puntlandne uusanba sii jiri doonin, hadiiba madaxdii ugu saraysay sidaa wax ku maamulayaan. Mar aan maanta soo maray xarunta golaha baarlamaanka iyo Wasaaradaha waxaa hadalku u badnaa in si deg deg ah labada xubnood ee kala ah W/xigeenka Maaliyada Cabdi Qawdhan (Halas) iyo Xildhibaanka Cali Dhegacade xilka looga qaadi doono. Maxkamadna la soo taagi doono. Madaxweyne ku xigeenkana uu mudan yahay xil ka xayuubin“ impeachment”. Mar aan wax ka waydiiyey rag masuuliyiin ah arintana ay ii sheegeen in xalka geliya ee sharafta Puntland amaba jiritaanka Puntland uu yahay in Ragaasi si deg deg ah isku casilaan intaan sharafta laga qaadin. Waxaanu si toos ah hadba idin la soo socodsiin doonaa hadba meesha arinku marayo
-
Sophist, Keeping waiting for the Nifaaq group (Faroole, cadde, afqudhan and shire ) to free the SSC land, in few days you will witness another betrayal of Puntland Admin, When Puntland Admin transfer Taleex and Buuro-wadal to Somalidiid. like Holhol and Tukaraq My advice is stop believing afnugaal-taleex online nonsense. You need to see the bigger picture,simple fact: Puntland will never free SSC Puntland, people of SSC will free their soonar or later Currently, SSC is not part of Puntland, and YES SSC is not part of so-called Puntland not anymore, thats the reality and we need to face, maybe you talking about 2007 or before, SSC is currently occupied by somalidiid, and your Puntland doesn't care, its almost 2 and half, and Puntland didn't show any interest to free SSC. Puntland is withdrawing new town in Sool every time the lates is Tukaraq and Holhol, why??? No one knows, of course betrayal and munaafaqnimo Puntland cannot even defend Holhol and Tukaraq