Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
MadaxWeyne Sheikh Shariif Iyo Mahiga " Waxaa Loo-Baahan Yahay In Baarlamaanka Lagu Soo Daro shakhsiyaadka Ay Soo Magacaabaan Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed" Waxaa goor dhaw si wadajir leh Saxaafadda Magaalada Muqdisho ugula wada-hadlay Madaxweyne Shariif iyo Dr Augustine Mahiga, ka gadaal markii kulan ballaaran ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Dr Augustine Mahiga, ayaa waxay kulan ay uga hadleen sidii hogaamiye kooxeeyadii loogu soo dari lahaa Xildhibaanada Baarlamaanka cusub. Madaxweyne Shariif ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xilligaan laga baxaayo Xilligii Ku Meel Gaarka, lana doonaayo buu yiri in la-dhaqan geliyo Roadmap-ka, isla-markaana haddii aan hogaamiye kooxeeyada lagu soo darin ayaa wuxuu sheegay inay keyni kareyso arin khatar badan, sida uu sheegay. Madaxweynaha ayaa wuxuu tilmaamay inaysan jirin sabab ama ujeedo gaar ah oo hogaamiye kooxeeyadii looga saari karo buu yiri Baarlamaanka cusub, maadaama aysan jirin buu yiri wax dambiyo ah oo ay Maxkamad ku heshay. Sidoo kale wuxuu sheegay inay wanaagsan tahay inaan shaki iyo murun toona la-gelin ka mid noqoshada hogaamiye kooxeeyadii ay kaga mid noqonayaan Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee xilligaan dalka loo-sameynaayo. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Dr Augustine Mahiga, oo goobtaasi isna ka hadlay ayaa ka gaabsaday in u ka hadlo arinta uu murunka badan ka taagan yahay ee hogaamiye kooxeeyadii, oo xilligaan dib loogu soo daraayo Baarlamaanka cusub. Hase yeeshee Dr Augustine Mahiga ayaa wuxuu sheegay in uu soo jeedinaayo in si deg deg ah lagu soo dhameystiro Xildhibaanada Baarlamaanka cusub, isagoona si maldahan u sheegay in loo-baahan yahay in Baarlamaanka lagu soo daro shakhsiyaadka ay soo magacaabaan Odayaasha Dhaqanka. Mahiga ayaa saacadihii la-soo dhaafay ogolaaday in hogaamiye kooxeeyadii lagu soo daro Baarlamaanka cusub, bacdamaa uu sheegay inay sidaasi ogolaatay Qaramada Midoobe, isla-markaana aysan jirin buu yiri wax dambiyo ah oo lagu helay.
-
Gugoomiyaha Cusub General Muuse Xassan Sheekh, Ayaa Ah Wiil uu Adeer u Yahay Halgamaagii SomaliWeyn Hogaamiyihii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xassa Soomaaliya ayaa yeelatay baarlamaan cusub, iyadoo si ku meelgaar ah uu shir guddoonka u qabtay xildhibaanka ugu da’da wayn oo noqday General Muuse Xassan Sheekh. General Muuse Xassan Sheekh, ayaa ah wiil uu adeer u yahay Sayid Maxamed Cabdulle Xassan. Waa markii ugu horeysay muddo labaatan sano ka mid ee gudaha dalka Soomaaliya lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka isla markaana caasimadda lagu qabto shir baarlamaan oo lagu soo dooranayo afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenada iyo sidoo kale madaxwaynaha. Guddoomiyaha ku meelgaarka ahaa ayaa sheegay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ay dhacay 26 bisha. In ka badan 210 xildhibaan ayaa maanta dhaariyay xildhibaannimo, iyagoo beri fadhigooda labaad yeelan doona. Guddiga farsamada ee soo xulidda xubnaha baarlamaanka ayaa wali sii wadi doona howshooda dhamaystirka xubnaha baarlamaanka oo tiradoodu ay tahay ilaa 275.
-
Gen Muuse Xasan Cabdullah Xasan Waa Gudoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Baarlamaanka Cusub Soomaaliya ayaa yeelatay baarlamaan cusub, iyadoo si ku meelgaar ah uu shir guddoonka u qabtay xildhibaanka ugu da’da wayn oo noqday General Muuse Xassan Sheekh. General Muuse Xassan Sheekh, ayaa ah wiil uu adeer u yahay Sayid Maxamed Cabdulle Xassan. Waa markii ugu horeysay muddo labaatan sano ka mid ee gudaha dalka Soomaaliya lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka isla markaana caasimadda lagu qabto shir baarlamaan oo lagu soo dooranayo afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenada iyo sidoo kale madaxwaynaha. Guddoomiyaha ku meelgaarka ahaa ayaa sheegay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ay dhacay 26 bisha. In ka badan 210 xildhibaan ayaa maanta dhaariyay xildhibaannimo, iyagoo beri fadhigooda labaad yeelan doona. Guddiga farsamada ee soo xulidda xubnaha baarlamaanka ayaa wali sii wadi doona howshooda dhamaystirka xubnaha baarlamaanka oo tiradoodu ay tahay ilaa 275.
-
Saalax;858659 wrote: 'Liibaan' aaray baroortu wa maxay kkkkkkkkkkk meesha siyaasad ba la isku haya ee reerniimo maha. Mooge is your cousin incase you forgot , i too is a cousin from the maternal side. Waa runtaa Soomaalida oo dhan waa hal qoys, xidid iyo xigaal. Waa muhiim in illaaliyo midnimada qaranka iyo shacabka soomaaliyeed. Waxaa jirta in siyaasada somaalida iyo dagaalada soomaalidu qabyaalad ee salka ku hayaan. Jabhad qabiil ayaa watada mashruuc reer waxeyna rabaan inay soomaaliya kala gooyaan.
-
A_Khadar;858650 wrote: Liban this kid knows nothing but talk like little dhoocil so don't waste your energy with him.. Walaal Khadar, I agree no one should waste time arguing with ciyaal Faroole. caqli malaha.
-
Gen. Muuse Xasan Cabdulle Xasan Barlamaanka Cusub Oo Doortay Gudoomiye Kumeel Gaadh Ah- Lasanod Online. Monday, August 20, Muqdisho,(lasanod Online)- Kadib markii maanta ay dhamaatay dhaartii xildhibaanada barlamaanka cusub ee Soomaaliya, ayey xildhibaanadu iska soo dhexsaareen qofka ugu da’da weyn isla markaana ugu khibradda badan. Waxaana uu noqday Gen.Muuse Xassan Cabdulle. Generaalka ayaa la wareegey Shirguddoonka, waxaana uu gaadhsiinayaa tan iyo inta laga dooranayo Shirgudoonka Baarlamaanka. Gen. Muuse Xassan Cabdulle ayaa isla maanta ku dhawaaqey xiliga ay dhacayso doorashada Baarlamaanku, waxaana uu sheegey in taariikhdu markey tahay 26 August ay dhacayso doorashada gudoomiyaha Baarlamaanku, isla markaana qabashada codsiga tartanka Guddoomiyaha Baarlamaanka ay ku egtahay 25ka August, 2012. Xildhibaanad ayaa kulankooda labaad isugu imaanaya maalinta berri ah, kulankaas oo ka dhacaya Iskoolka Booliska ee degmada Xamarjajab, halkaas oo hore loogu ansixiyey Dastuurka cusub, kulankan ayaa lagu dhisayaa guddiga doorashada ee Baarlamaanka. Doorashada Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in ay dhacdo ugu danbeyn 03 September 2012. Artintan ayaa noqonaysaa guul weyn ee ay ku talaabsatey geedi socodka nabadda Soomaaliya, iyadoo maanta dalka Soomaaliya leeyahay baarlamaan rasmi ah, markii ugu horeyseyna lagu dhisay gudaha dalka Soomaaliya muddo aad u dheer. Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Sidii aad kula socoteen wararkeennii hore waxaa hool ku yaalla garoonka diyaaradaha Muqdisho ka socotay dhaarinta xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasi oo tiradoodu dhammeyd 211 halka ay wararkalena sheegayaan 222Mudane, waxaana dhaarintaas kaddib guddoomiye kumeel gaar ah loo doortay Muuse Shiikh Xasan Cabdulle Xasan. Muuse Shiikh Xasan Cabdulle Xasan oo xilkan si KMG ah u sii heyn doona illaa iyo inta laga soo dooranayo guddoomiye Baarlamaan oo rasmi ah ayaa wuxuu ka tirsanaa Ciidamadii qalabka siday ee Soomaaliya, waana Xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ay da’diisu tahay 72 sano. Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadal uu jeediyay markii xilka loo doortay kaddib waxaa uu ku sheegay in uu shacabka Soomaaliyeed u hambalyeynayo, ayna maanta heleen dowlad aan kumeel gaar ahayn. Kaddib waxaa uu ka sii hadlay howlaha horyaalla Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in berri laga billaabo ilaa 25 bishan ay musharrixiinta jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka ay soo gudbin karaan musharraxnimadooda, iyagoo la xiriiri doona guddi doorasho oo uu magacaabi doono, kaasi oo shaqeyn doona 9-ka subaxnimo illaa iyo 3-da galabnimo. Muuse Shiikh Xasan Cabdulle, Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu faah faahin ka bixiyay sida ay noqon doonto doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, wuxuuna sheegay in wareegga koowaad ay ka wada qeybgeli doonaan dhammaan musharrixiinta, wareegga labaadna ay ka qeybgeli doonaan intii wareegga koowaad ka soo gudubta oo haddana hesha codad ka badan 50%, iyadoo wareegga 3aad oo ugu dambeeyana ay ku tartami doonaan labadii musharrax ee isugu soo hartay, iyadoo midkii wareeggan ku guuleystaahi uu noqon doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Ugu danbayntii ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka Agoosto ayaa waxaa ku ekeyd xilligii loo qabtay dowladdii Federaalka KMG ahayd in ay xilliga kala-guurka ah ku dhammeyso howlaha horyaallay, waxaana sida muuqata hadda dhisan baarlamaan aan KMG ahayn, kaasi oo soo dooran doona guddoomiye baarlamaan, kaddibna madaxweyne soo magacaabi doona ra’iisal wasaare. Isku soo wada duuboo doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa la qorsheeyay in ay dhacdo 26-ka bishan kaddib marka 25-ka musharrixiinta xilkaas u tartameysa ay soo gudbiyaan musharraxnimadooda. Laakin waxaanan la shaacin xilliga ay dhici doonto doorashada madaxweynaha oo iyana la saadaalinaayo inay noqondoonto 30ka Bisha Augest walow aan si cad loogu dhawaaqin . Dhowaan waxaanu idiin soo gudbin doonaa taariikhda Gudoomiyaha cusub oo kooban hadii ilaahay idmo. Realtaleex News Desk.
-
MoonLight1;858640 wrote: very childish guy. he must be one of those teens who wear SSC tee-shirts and dance on khaatumo's endless parties, brain washed by the poisonous Garaads. In this thread, moonlight started insulting KHaatumo Garaads.
-
MoonLight1;858640 wrote: very childish guy. he must be one of those teens who wear SSC tee-shirts and dance on khaatumo's endless parties, brain washed by the poisonous Garaads. Continue your hatred toward KHaatumo, but hating and bashing KHaatumo will not help you. You need to worry about your pirate leader faroole, your pirate boqoro, suldaano, islaamo.
-
oba hiloowlow;858636 wrote: Khaatumo waa maamul jirto ee Puntlanders faraha kala baxa dadkaas reer khaatumo waa dad tashtay, Waa talo aad wanaagsan, Soomaalida waxaa u fiican inay hishiiso, lakiin shakhsiyaad ayaa aaminsan inay wax ku helayaan dagaal iyo sad bursi.
-
MoonLight1;858629 wrote: Hala yaabin ninkan cudur la yiraahdo Faroole Mad Cow disease baa ku dhacay. dad buu munaafaqad ku sheegayaa, munaafaqa sow maha kan marna halkaa usocda marna halkaa ee laba cadleeya ee afmiinshaarka ah. Ana kula yaabi maayo, waxaa kugu dhacay KHaatumo Mad Cow disease. waxaa xanuun ku dhacay munaafiqiinta faroole taageera oo dhan.
-
MoonLight1;858622 wrote: I understand you are frustrated coz you lost the war sxb, good luck with your nightmare. If that makes you sleep better at night. I don't see any war KHaatumo elders lost. The good news is the majority of KHaatumo/SSC MPs were selected by KHaatumo elders. Mar labaad waxaan kula talin lahaa naceybka, cadaawada iyo cuqdada aad u qabtaan KHaatumo joojiya.
-
MoonLight1;858617 wrote: Sheekadaas waa sheeko caruurnimo, this is the politics thread, we can discuss about all issues concerning Somalis from Ras kamboni to Lowyacadde, get to grips and don't change the subject, Puntland adinkaa ka qabsaday LA, adinkaa u gacan galiyay SL, adinkaa ilaa iyo hadda ku haya SL, projectigan Khaatumo waa midaan dhaafin teleconference, iyo party, iyo dancing, waa wax lacag looga urursado islaamaha jooga yurub iyo America oo loogu sheekeeyo cadowgiinu waa MJ iyo Garoowe, adeerow hurdada ka kaca oo dabinka Galeyr haku dhicina. munaafaqnimo.com sheekada iyo beenta faroole haa noola imaan. Faroole ayaa ku sheekeeya SSC/KHaatumo waa Cadow, marna waa Argagaxiso, marna wa Tuug, marna waa Party,marna waa Teleconferewnce, marna wasiiradii Puntland ayee xadeen, marna SSC/KHaatumo waxa ee rabaan inay Puntland burburiyaan. Waxaan kula talin lahaa Faroole supporters Cadaawada iyo Cuqdada aad u qabtaan shacabka KHaatumo joojiya MoonLight1;858617 wrote: Puntland adinkaa ka qabsaday LA, Hadaanu dhulkiinii qabsanay maxaad noola dagaalamasaan.
-
Abwaan;858611 wrote: Liibaanoow ragga dhan baan u sheegayaa inaysan bahashu naga hallaabin. Hadda meel fiican baa wax marayaan...Halla isku soo dhawaado fadlan. Walaal Abwaan, waa talo wanaagsan, inay soomaali midowdo, hishiiso, oo la isku soo dhowaado.
-
MoonLight1;858605 wrote: Liibaanow mid ogow Soomaali waa isku wada tabar, LA xoreynteeda uma baahna maamul ee waxay u baahantahay wiilashiina SL u shaqeeya in aad u yeertaan oo hubka ka dhigtaan, but the truth is the two JAMA Garaads don't want that as their sons get good tips from SL admin. Ma been baan isku sheegnaa. Moonlight, beenta iyo munaafaqada waan inaad joojisaa, Laas Caanood kaliya maaha dhulka maqan. Mida kale Faroole iyo taageerayaashiisa waxba kama galin Laas Caanood. Reer Laas Caanod hadii ee taagersan yihiin KHaatumo waxba kaama galin, sidoo kale, hadii ee taageersanyihin Somaliland waxba kama galin.
-
Abwaan;858587 wrote: Yaab badanaa....Khaatumo, maxaa laga rabaa keligeed. Meeshaan dad badan baa la soo dardaray. Abwaan, Ciyaal Siilaanyo Iyo ciyaal faroole wax u sheeg, inay dagaalka iyo naceybka ee qabaan KHaatumo joojiyaan.
-
oba hiloowlow;858582 wrote: stop hating on Khaatumo wey duushay Walaal Oba, tell Warlord Faroole and Warlord Siilaanyo supporters to stop hating on KHaatumo People. Waa runtaa KHaatumo State waa duushay, cirkaa ayee marasaa.
-
Abwaan;858590 wrote: MoonLight1 let us continue the rational discussion. Stop attacking Khatumo supporters. Khaatumo, Soomaalida kale waxba kama duwana. Gabdhihii baa la iska rabaa in la soo dhamaystiro. Ma maqasheen in ragga qaar dib loo celin doono? Weliba dad siyaasiyiin muuqda ah? Abwaan, Waa runtaa Khaatumo supporters waxba kama duwana Soomaalida kale. Lakiin, Faroole supporters like Moonlight hate Khaatumo supporters.
-
MoonLight1;858586 wrote: is that the whole propose Khatumo was created? where is the so called "liberation of LA"? no wonder alot of observers believed the whole thing was set up to climb into government positions. All your elders, politicians, G5,G10, G99, are in Mogadishu chasing positions while they can't put foot in LA. Leave Laas Caanood for Laas Caanod people. Instead, you should worry about the piracy in Puntland. KHaatumo Garaads are in Mogadishu like other Somali elders. Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale. Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo.
-
'Liibaan';858568 wrote: LasAnod.com Mahiga oo Ka Aqbalay Faroole Bililiqadii Xildhibaanada Barlamaanka Khaatumo State of Somalia Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa ka socda magaalada Muqdisho xaflad lagu dhaarinayo xubnaha Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, xafladan dhaarta*oo lagu qabtay barxad ku taal garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Waxaana halkaas kasoo xaadiray dhamaan xildhibaanadii barlamaanka*ee la soo xulay badankodii si loo dhaariyo. Wararka nagasoo gaadhaya goobtaas dhaarintu ka dhacday ayaa noo xaqiijiyey in liiska xildhibaanda cusub lagu daray saddex magac oo ka baxsan magacyadii ay gudbiyeen madaxa dhaqanka khaatumo state ee ku sugan Muqdisho. Sadexdan xubnood oo magacyadooda oo laga xaadiriyey garoonka Muqdisho ayaan midkoodna joogin goobta si loo dhaariyo. waxay cadaysay*in Faroole ku guulaystay codsigiisii Nairobi ee ahaa in Garoowe lagasoo magacaabo saddex kamid ah Xildhibaanda Barlamaanka ee reer Khaatumo. Magacayada Xildhibaanada Ay Magacaabeen Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Waa Kuwan: 1. Dr. Cali Khaliif Gallaydh [KHaatumo State] 2. Xaaji Cabdi Maxamed Cali [KHaatumo State] 3. Cabdiwaaxid Cabdillaahi Jaamac [KHaatumo State] 4. Cabdi Cabdillaahi Maxamed [KHaatumo State] 5. Siyaad Maxamuud Shire [KHaatumo State] Golaha Sare Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Of Somalia: 1. Garad Jama Garad Cali [KHaatumo State] 2. Garad Suleiman Garad Mohamed [KHaatumo State] 3. Garad Jama Garad Ismail [KHaatumo State] 4. Garad Abdullahi Garad Soofe [KHaatumo State] 5. Suldaan Said Osman Ali [KHaatumo State] 6. Garad Abshir Salah Mohamed [KHaatumo State] 7. Ugaas Abdullahi Isse Nur [KHaatumo State] 8. Garad Ali Buraale Hassan [KHaatumo State] 9. Garad Abdi Salaam Hassan Mohamed [KHaatumo State] 10. Garad Mohamed Osman Mashgare [KHaatumo State] 11. Garad Suleiman Buraale [KHaatumo State] 12. Garad Farah Mohamed Ali [KHaatumo State] _______ Magacyada xubnaha Faroole magacaabay: 1. Saado Cali Warsame 2. Cabdillahi Xasan Dhooble 3. C/risaaq Maxamed Yuusuf In 7 months, KHaatumo traditional elders succeeded to select 5 of the 8 KHaatumo MPs. In 2015, we expect KHaatumo people and elders to select all their representatives in Somali Parliement. KHaatumo people blame Mahiga for giving 3 KHaatumo Parliamentarian seats to Faroole.
-
LasAnod.com Mahiga oo Ka Aqbalay Faroole Bililiqadii Xildhibaanada Barlamaanka Khaatumo State of Somalia Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa ka socda magaalada Muqdisho xaflad lagu dhaarinayo xubnaha Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, xafladan dhaarta oo lagu qabtay barxad ku taal garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Waxaana halkaas kasoo xaadiray dhamaan xildhibaanadii barlamaanka ee la soo xulay badankodii si loo dhaariyo. Wararka nagasoo gaadhaya goobtaas dhaarintu ka dhacday ayaa noo xaqiijiyey in liiska xildhibaanda cusub lagu daray saddex magac oo ka baxsan magacyadii ay gudbiyeen madaxa dhaqanka khaatumo state ee ku sugan Muqdisho. Sadexdan xubnood oo magacyadooda oo laga xaadiriyey garoonka Muqdisho ayaan midkoodna joogin goobta si loo dhaariyo. waxay cadaysay in Faroole ku guulaystay codsigiisii Nairobi ee ahaa in Garoowe lagasoo magacaabo saddex kamid ah Xildhibaanda Barlamaanka ee reer Khaatumo. Magacayada Xildhibaanada Ay Magacaabeen Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Waa Kuwan: 1. Dr. Cali Khaliif Gallaydh [KHaatumo State] 2. Xaaji Cabdi Maxamed Cali [KHaatumo State] 3. Cabdiwaaxid Cabdillaahi Jaamac [KHaatumo State] 4. Cabdi Cabdillaahi Maxamed [KHaatumo State] 5. Siyaad Maxamuud Shire [KHaatumo State] Golaha Sare Garaadada Madaxda Dhaqanka KHaatumo State Of Somalia: 1. Garad Jama Garad Cali [KHaatumo State] 2. Garad Suleiman Garad Mohamed [KHaatumo State] 3. Garad Jama Garad Ismail [KHaatumo State] 4. Garad Abdullahi Garad Soofe [KHaatumo State] 5. Suldaan Said Osman Ali [KHaatumo State] 6. Garad Abshir Salah Mohamed [KHaatumo State] 7. Ugaas Abdullahi Isse Nur [KHaatumo State] 8. Garad Ali Buraale Hassan [KHaatumo State] 9. Garad Abdi Salaam Hassan Mohamed [KHaatumo State] 10. Garad Mohamed Osman Mashgare [KHaatumo State] 11. Garad Suleiman Buraale [KHaatumo State] 12. Garad Farah Mohamed Ali [KHaatumo State] _______ Magacyada xubnaha Faroole magacaabay: 1. Saado Cali Warsame 2. Cabdillahi Xasan Dhooble 3. C/risaaq Maxamed Yuusuf
-
Somalia;858499 wrote: ^^ The big difference is that Faroole got his way, the Technical Selection Committee did the work not the elders, and the list released was fake. Khaatumo movement got zilch, nothing, nada! Do not put yourself in the same league with that man. Also I want to ask, how come your emblem is copied of Puntland's but you replaced the middle part? PATHETIC! Mahiga want KHaatumo State to select most of SSC/KHaatumo MPs, since the majority of SSC/KHaatumo people support KHaatumo State. But KHaatumo traditional leaders disagree, they want to select all their SSC MPs.
-
Faroole oo Warqad Calaacal Ah u Qorey UNIPOS Iyo Mahiiga..(Akhriso Nuqulka) Kalshaale.com Waxaa inoo suurta gashey in aan helo Nuqul warqad calaacalah uu Faroole u soo gudbiyey shalay xafiiska qaramadda midoobey u qaabilsan Somalia Unipos. Faroole ayaa aad ugu cabanaya warqadan ka dib markii uu ku hungoobey liiskii uu soo diyaarsadey in loogu daro ergadda ansixinta dastuurka, iyadoo laga tashadey faroole oo ay isimadii Puntland ay soo xusheen ergadii u mateli laheyd dastuurka. faroole oo sidiisaba kucaanbaxay xaga tuugsiga koobna kuqaaday Hoos ka akhriso warqadii uu faroole ku calaacaley.
-
Somalia;858487 wrote: Show us right now, go ahead. Is this the one where he showed his transactions and was not guilty. Is this the same one Farmaajo couldn't explain where funds went? Is this the same one Sheikh Shariif condemned 2 days ago? PM Farmaajo is patriot and honest man, that explains why he is very popular in Somalia. If election were held this month, Former PM Farmaajo would win by a landslide. But now we have a selection - a group of Somali MPs appointed by elders selecting the somali president.
-
Open Letter To Mr. Ban Ki Moon, Secretary-General of the United Nations- Subject: Abuse of the Selection of Somali Parliamentarians- From: The Traditional Elders of KHaatumo State of SOmalia Garad Jama Garad Ali Garad Suleiman Garad Mohamed Garad Jama Garad Ismail Garad Abdullahi Garad Soofe Sultan Said Osman Ali Garad Abshir Salah Mohamed Ugaas Abdullahi Isse Nur Garad Ali Buraale Hassan Garad Abdi Salaam Hassan Mohamed Garad Mohamed Osman Mashgare Garad Suleiman Buraale Ugaas Farah Mohamed Ali As you know, your Excellency, Somalia is now approaching the end of the transitional period In line with the provisions of the Roadmap for Somalia, the primary responsibility for what to replace the transitional set up was entrusted to proven Somali traditional leaders assembled for this purpose in Mogadishu representing their respective clans. The first task of the assembled traditional leaders was, inter alia, to select the delegates of the National Constituent Assembly, deliberate on the draft constitution, and then adopt it once supported by majority vote. Their second task was to select the allotted members of parliament based on the 4.5 classifications of Somali clans in Somalia. A committee of arbitration to mediate inter and intra clans disputes was also put in place. This process that was assigned only to the clan traditional elders assembled in Mogadishu was supposed to be free from any outside interference, whether from the Traditional Federal Government (TFG), regional administrations, foreign governments and above all your Special Representative, Ambassador Augustine Mahiga. These arrangements established for the traditional elders in Mogadishu have been working reasonably well up until now. What we now face is a gratuitous crisis hatched by the president of the Puntland State of Somalia, Mr Abdirahman Froole, when he challenged at the meeting of the signatories of the Roadmap in Nairobi (6 August) the manner the clan elders present in Mogadishu distributed the parliamentary seats allotted to them as SSC clan hailing from the Khatumo State of Somalia (based on the Sool, Sanaag and Cayn regions in north west Somalia). The fact that the SSC Clan of Khatumo State belong to different clan and regions from those of President Faroole, should have persuaded him that he has no right or business to involve himself with their affairs. All the recognized Khatumo traditional leaders that selected the Constituent Assembly delegates are currently present in Mogadishu and they are the ones mandated to represent the SSC clan in Mogadishu by the Council of elders, the highest body in the structure of the Khatumo State. Without cause or justification, Mr Faroole granted himself the prerogative to choose some of Khatumo members of Parliament. Apart from president Shariif Ahmed and the AHLU SUNA representative, who walked out of the meeting in protest against this flagrant shenanigans against the Khatumo people, what is incomprehensible is that some co-signatories, and of all people your own UN Special Representative, Ambassador Augustine Mahiga, stood by and supported Faroole's brazen demand. It is on occasions like this, when some of the players in the Roadmap, and in particular its co-signatories, are riding roughshod over the rule of law and justice that the Somali people look to your SRSG to defend them and not to be an accomplice in this sordid conspiracy to deprive the Khatumo people of their inalienable right to select their MPs through their traditional leaders in line with the established procedures set up for all the assembled traditional leaders now based in Mogadishu. Once these rights are allowed to be abused, and worse, seen to have been sanctioned by your SRSG, they are bound to undermine the whole fragile process now under way with all its adverse implications. President Faroole's unacceptable and bizarre action in Nairobi can best be understood against its background going back to the time when the SSC clan in the SSC regions, exercising their inalienable rights to self-determination, formed their own Khatumo State in January 2012. President Faroole, rather than come to terms with this reality, had ever since been engaged in relentless vendetta against this nascent Khatumo State of Somalia, determined to derail or scuttle. And clearly, it is for this reason that he concocted his unwarranted predatory intervention, which is based neither on reason nor could be justified on the basis of the procedures set up for the Road map to end the Transition. Sadly, your Special Representative to Somalia. Mr. Mahiga, has taken leave of his responsibilities to support the mandate of the United Nations as an impartial entity to support the rule of law and assist in peaceful resolution of the prolonged conflicts in Somalia. He has morphed into an “arbiter” dispensing favours and patronage for his own ends to strong parties and confidants at the cost of those who are not represented in the small cabal of Roadmap co-signatories as is now happening to Khatumo state. The special UN representative can not be allowed to support Faroole’s mindless claims to abrogate to himself the traditional leaders' assigned role to nominate the members of parliament in the post transition period. We appeal to you, Mr Secretary General, to address and redress Mr. Mahiga’s unfortunate blunder and blind support to Faroole to intervene and interfere in the mandate provided to the traditional leaders(of all Somalia) to select their members of parliament. The attempt to usurp the Khatumo State's traditional leaders' responsibilities could unravel the Roadmap and peace process as Khatumo leaders walk out of the process. They could be joined by other clans in support and solidarity with them or because they are fearful of similar interferences happening to them. The Khatumo people are in the unfortunate unique situation among other Somali clans and regional States in Somalia of confronting the collusion of one hostile wily regional leader and your own SRSG. It behoves you, Mr Secretary-General, as well as those in the international community engaged in the early and successful conclusion of the transitional governance phase in Somalia to prevail over both Mahiga, who is now part of the problem and not its solution, as well as Mr Faroole, who is now the greatest wrecker/ "spoiler" of the peace process. For the sake of the Roadmap, they should be made to desist from abusing their positions as co- signatories and refrain from interfering in the selection of each clan as to who should represent them in parliament. Please accept, your Excellency, the assurances of our highest consideration. Garad Jama Garad Ali Garad Suleiman Garad Mohamed Garad Jama Garad Ismail Garad Abdullahi Garad Soofe Sultan Said Osman Ali Garad Abshir Salah Mohamed Ugaas Abdullahi Isse Nur Garad Ali Buraale Hassan Garad Abdi Salaam Hassan Mohamed Garad Mohamed Osman Mashgare Garad Suleiman Buraale Ugaas Farah Mohamed Ali cc: Ambassador USA Ambassador of UK Ambassador of Turkey UN Secretary- General Special Rep for Somalia