Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Wetang’ula is more Kenyan than Farah, one is 100% Kenyan, while the other is a Somali who is under Kenyan occupation Farah Maangaab statements are Interesting development for Somalidiid faction and small ethnic minority of Kenya While Wetang’ula statements are Interesting development for all Kenya and Puntland state of Somalia
-
Dajiye, waxaa noqotay Kiciye, bal adoo isdaji adeerkaa cid wax u sheegatay majirtu, asagaa faduuli ah, oo meel aan loo dirsan isku aaday, bal odayga la taliya inuu naftiisa dhibaato u soo jiidin Hadii aad adeerkaa saa u difaacasid, ha layaabin kuwa kale inay ayana adeeradood difaacaan CHE is waving the blue flag end of story, and we don't see the black flag, no where near him CHE and shabaab, only share a 'common enemy' Meles Zenawi and habashi regime
-
Dejiye wali ma adeerkaa baa difaacasaa, cajiib
-
Zack, Are you blind walaal? look at CHE's avatar Image or display pic, you see will the Blue Flag CHE waa boqor cid ka jecel calanka iyo wadanka Somalia ma joogto SOL, waa xaqiiq Zackow nin caqli badan baa tahay, Markaa rabshada jooji oo haa u dhaqmin sida Dajiye Waa talo rag iska celi iyo Rabbi ka cabso meel ma wada galaan
-
Originally posted by Sacad *Ducaale: According to Dalmar every puntlander is a patriotic loool. Sacadow, cidna kaama xigta somalinimada iyo wadanimada, it is very easy support United Somalia (northwest, SSC, Puntland, south, western Somalia, and NFD), and forget somalidiid-land and imaginary recognition that will never come Also wave proudly our noble blue flag, and you will be patriotic Somali like our brother CHE
-
Kenya's NTV "a border dispute between PL &SL is now threatening the peace in Somalia" LAS ANOD — While the rest of Somalia remains in turmoil , Puntland and Somaliland regions have been enjoying relative peace. But a border dispute between Puntland and Somaliland is now threatening that peace. Yassin Juma was in the disputed region to find out just who is in control. VIDEO: Somaliland, Putland in border row Xaqiiqda Safarkii Laascaanood Iyo Beenta Weyn uu sheegay Farah Macalin Kenya(Jidbaale.com):-Wariye Kenyan ah kana tirsan NTV lana socdey wafdigii uu hogaaminayey Ku-Xigeenka Barlaamanka Kenya Faarax Macalin ayaa war-bixin maqal iyo muuqaal ah geliyey war baahinta internet-ka. Wariyahu wuxuu war bixintiisa ku sheegay in cabsi darted ay habeen guure ku yimaadeen Laascaanood iyadoo ay la socdeen Malayshiyo ilaalo ah oo xoog leh, isla markaana magaaladu ahayd xero ciidan (Military Barracks) oo dhinac walba kaga gadaaman magaalada iyo isgoys kasta. Wuxuu intaa ku daray in magaalada Laascaanood iyo gobolka Sool ay yihiin meelo la isku haysto oo muddo dheer ku loollamayeen Garoowe iyo Hargeysa , waxaana ay maamulka Hargeysa doonayeen inaanu aragno cudud ciidan oo xoog badan iyo inay magaalada dhinac walba ka joogaan ayna xakamahooda ku jirto. Wariya Yassin Jumca isagoo warbixintiisa sii wada wuxuu sheegay in magaaladu toddoba sannadood oo la soo dhaafay ay ku jirtey gacanta Puntland, isla markaana inkastoo ay labada maamul ee Garoowe iyo Hargeysa ay xassilooni iyo nabad dhaanta Soomaaliya inteeda kale haysteen, haddana ay xiisadda iyo khilaafka ka taagan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn, gaar ahaan magaalada Laascaanood iyo gobolka Sool uu khatar weyn ka soo socoto isagoo ku tilmaamay BAM (Qarax) waqti ku muddeysan (TIME BOMB) oo marar badan ka dhaco magaalada . Wariye Yaassiin Jumca wuxuu ku soo gabagabeeyey warbixintiisa in ay magaalada ku sugnaayeen laba saacadood oo keliya oo ilaalo adag la dul dhigay isla markiibana dib loogula cararay magaalada Hargeysa oo markii hore laga soo kaxeeyey, iyadoo ciidankii ilaalada ka ahaa iyo guud ahaan ciidamada jiiddas jooga ay heeggan joogta ah ku jiraan iyagoo ka baqaya xilli kasta weerar kaga yimaadda dhinaca Puntland. War bixinta uu wariye Yaasiin Jumca ka soo tebiyey Laascaanood iyo gobolka Sool Inkasta oo uu tilmamaay in ay baqdin ku sugnaayeen haddana waxay ****olka ka qaadaysaa sida Faarax Macalin ugu dadaalay in uu dacaayad u fidiyo maamulka Hargeysa oo safarkii uu ku yimi magaalada Laascaanood uu ahaa mid aanay soo dhaweyn muwaadiniinta u dhalatay deegaanka , Maamulka Hargeysana u adeegsaday goob nabad galyo ka jirto oo ay gacanta ku hayaan cidii ay doonayaana ay ku marti galin karaan. Ulajeedada Safarka Faarax Macalin oo aan ilaa iyo hadda cadayn waxay salka ku haysay isla markaana aanu shacabka deegaanka la kulmi, iskuna dayin xataa in uu soo arko dadka ka buuxa xabsiyada Laascaanood magaaladana ay u soo galbiyeen kuwa la shaqyasta maamulka Hargeysa ayaa waxa aad uga faa,iideystay safarkaasi maamulka Hargeysa oo uu dacaayad u noqday, ilo xog ogaal ah oo aad ugu dhaw Faarax Macalinna waxa ay sheegayaan in Faarax Macalin safarkiisanni ahaa, mid uu ku doonayey in uu xidhiidh dhaw kula soo samaysto Maamulka Hargeysa , isaga oo doonayey in uu heshiis iyo wada hadal u furo beesha uu ka soo jeedo iyo beelaha Hargeysa oo muddooyin badan khilaaf ka dhaxeeyey kaas oo salka ku hayey dad u dhashay qabiilka Faarax Macalin oo loo dhiibay Itoobiya iyo gaadiid ay gubeen qabiilkiisu, waxa kale oo iluhu intaasi ku dareen in Faarax ku faraxsanaa wuxuu kala kulmay Hargeysa isaga oo sheegay in kulankuu la qaatay beelaha Hargeysa uu is afgarad ku soo dhamaaday midhihiisana la arki doono dhawaan, wuxuuna safar ku kala bixiyo goobaha ay gacanta ku hayaan malayshiyada Hargeysa waliba Laascaanood oo uu doonay in uu cududa Malayshiyadaasi iyo siday gacanta ugu hayaan u soo arko, arrintan oo ilo xog ogaal ahi siday cadeeyeen Faarax Macalin ku helay lacag 200kun oo dollarka maraykanka ah oo Riyaale Kaahin farta ka saaray. Faarax Macalin ayaa waxa uu sii kaxaystay wariyaal si ay u soo xaqiijiyaan awooda ay ku lee yihiin Malayshiyada Hargeysa Magaalada Laascaanood, in kasta oo wariyuhu siday jeclaayeen warka u dhigin hadana wuxuu ku soo khatimayaa warkiisa in Laascaanood Somaliland, taas oo ka mid ah Arrimuhuu doonayey Faarax Macalin in uu soo bandhigo. Isku soowada duuboo bulshada deegaanka u dhalatay oo dalkoodii baylaha ka dhigtay iyo maamulka Puntland oo ku gaabsaday soo saarida qoraalo aan ficil lahayn iyo dagaalka hawada ee saxaafadda oo ay hore u sheegeen in ay u badaleen ficilkoodii wuxuu keenay in cid waliba isku soo sawirto Laascaanood oo dadkeedii qaybna qaxday,q aybna xabsiga ku jirto inta kalena aanay ficil qaadan karin Jidbaale.com
-
Minister Cali Sandule Defends the visit of Farax macalin
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sacad, After 20years of disappointment and unsuccessful attempt to divide Somali people to mini clan lands with colonial maps, its time Somalidiid faction face the realities on the ground - the sovereignty, territorial integrity and unity of Somalia is a noble principle respected by the entire world, my advice is stop qabyaaladism and division and forget the fake snm, somalidiid-land, subclan politics of udub/kulmiye/uid, secession and imaginary recognition are mirage and tricks used by enmities of Somali people and sick individuals with qabiil mentality who only want to divide Somali people soomaali waa istaqaan sacadow you fooling no one, when people of SSC liberate their land from snm, our revered Garaado will return to their homes holding their heads high soon insha allah Farah Macalin is nobody, all he said was lies, Yassin Juma the Kenyan reporter who was with Macalin when they visited Las Anod told the truth about the situation in Las Anod, because the reporter was unbiased Yassin described Las Anod as Military Garrison, and said a new civil war is threatening the peace in northern Somalia, while he described the conflict as time bomb. Kenya's NTV "a border dispute between PL &SL is now threatening the peace in Somalia" LAS ANOD — While the rest of Somalia remains in turmoil , Puntland and Somaliland regions have been enjoying relative peace. But a border dispute between Puntland and Somaliland is now threatening that peace. Yassin Juma was in the disputed region to find out just who is in control. VIDEO: Somaliland, Putland in border row Xaqiiqda Safarkii Laascaanood Iyo Beenta Weyn uu sheegay Farah Macalin Kenya(Jidbaale.com):-Wariye Kenyan ah kana tirsan NTV lana socdey wafdigii uu hogaaminayey Ku-Xigeenka Barlaamanka Kenya Faarax Macalin ayaa war-bixin maqal iyo muuqaal ah geliyey war baahinta internet-ka. Wariyahu wuxuu war bixintiisa ku sheegay in cabsi darted ay habeen guure ku yimaadeen Laascaanood iyadoo ay la socdeen Malayshiyo ilaalo ah oo xoog leh, isla markaana magaaladu ahayd xero ciidan (Military Barracks) oo dhinac walba kaga gadaaman magaalada iyo isgoys kasta. Wuxuu intaa ku daray in magaalada Laascaanood iyo gobolka Sool ay yihiin meelo la isku haysto oo muddo dheer ku loollamayeen Garoowe iyo Hargeysa , waxaana ay maamulka Hargeysa doonayeen inaanu aragno cudud ciidan oo xoog badan iyo inay magaalada dhinac walba ka joogaan ayna xakamahooda ku jirto. Wariya Yassin Jumca isagoo warbixintiisa sii wada wuxuu sheegay in magaaladu toddoba sannadood oo la soo dhaafay ay ku jirtey gacanta Puntland, isla markaana inkastoo ay labada maamul ee Garoowe iyo Hargeysa ay xassilooni iyo nabad dhaanta Soomaaliya inteeda kale haysteen, haddana ay xiisadda iyo khilaafka ka taagan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn, gaar ahaan magaalada Laascaanood iyo gobolka Sool uu khatar weyn ka soo socoto isagoo ku tilmaamay BAM (Qarax) waqti ku muddeysan (TIME BOMB) oo marar badan ka dhaco magaalada . Wariye Yaassiin Jumca wuxuu ku soo gabagabeeyey warbixintiisa in ay magaalada ku sugnaayeen laba saacadood oo keliya oo ilaalo adag la dul dhigay isla markiibana dib loogula cararay magaalada Hargeysa oo markii hore laga soo kaxeeyey, iyadoo ciidankii ilaalada ka ahaa iyo guud ahaan ciidamada jiiddas jooga ay heeggan joogta ah ku jiraan iyagoo ka baqaya xilli kasta weerar kaga yimaadda dhinaca Puntland. War bixinta uu wariye Yaasiin Jumca ka soo tebiyey Laascaanood iyo gobolka Sool Inkasta oo uu tilmamaay in ay baqdin ku sugnaayeen haddana waxay ****olka ka qaadaysaa sida Faarax Macalin ugu dadaalay in uu dacaayad u fidiyo maamulka Hargeysa oo safarkii uu ku yimi magaalada Laascaanood uu ahaa mid aanay soo dhaweyn muwaadiniinta u dhalatay deegaanka , Maamulka Hargeysana u adeegsaday goob nabad galyo ka jirto oo ay gacanta ku hayaan cidii ay doonayaana ay ku marti galin karaan. Ulajeedada Safarka Faarax Macalin oo aan ilaa iyo hadda cadayn waxay salka ku haysay isla markaana aanu shacabka deegaanka la kulmi, iskuna dayin xataa in uu soo arko dadka ka buuxa xabsiyada Laascaanood magaaladana ay u soo galbiyeen kuwa la shaqyasta maamulka Hargeysa ayaa waxa aad uga faa,iideystay safarkaasi maamulka Hargeysa oo uu dacaayad u noqday, ilo xog ogaal ah oo aad ugu dhaw Faarax Macalinna waxa ay sheegayaan in Faarax Macalin safarkiisanni ahaa, mid uu ku doonayey in uu xidhiidh dhaw kula soo samaysto Maamulka Hargeysa , isaga oo doonayey in uu heshiis iyo wada hadal u furo beesha uu ka soo jeedo iyo beelaha Hargeysa oo muddooyin badan khilaaf ka dhaxeeyey kaas oo salka ku hayey dad u dhashay qabiilka Faarax Macalin oo loo dhiibay Itoobiya iyo gaadiid ay gubeen qabiilkiisu, waxa kale oo iluhu intaasi ku dareen in Faarax ku faraxsanaa wuxuu kala kulmay Hargeysa isaga oo sheegay in kulankuu la qaatay beelaha Hargeysa uu is afgarad ku soo dhamaaday midhihiisana la arki doono dhawaan, wuxuuna safar ku kala bixiyo goobaha ay gacanta ku hayaan malayshiyada Hargeysa waliba Laascaanood oo uu doonay in uu cududa Malayshiyadaasi iyo siday gacanta ugu hayaan u soo arko, arrintan oo ilo xog ogaal ahi siday cadeeyeen Faarax Macalin ku helay lacag 200kun oo dollarka maraykanka ah oo Riyaale Kaahin farta ka saaray. Faarax Macalin ayaa waxa uu sii kaxaystay wariyaal si ay u soo xaqiijiyaan awooda ay ku lee yihiin Malayshiyada Hargeysa Magaalada Laascaanood, in kasta oo wariyuhu siday jeclaayeen warka u dhigin hadana wuxuu ku soo khatimayaa warkiisa in Laascaanood Somaliland, taas oo ka mid ah Arrimuhuu doonayey Faarax Macalin in uu soo bandhigo. Isku soowada duuboo bulshada deegaanka u dhalatay oo dalkoodii baylaha ka dhigtay iyo maamulka Puntland oo ku gaabsaday soo saarida qoraalo aan ficil lahayn iyo dagaalka hawada ee saxaafadda oo ay hore u sheegeen in ay u badaleen ficilkoodii wuxuu keenay in cid waliba isku soo sawirto Laascaanood oo dadkeedii qaybna qaxday,q aybna xabsiga ku jirto inta kalena aanay ficil qaadan karin Jidbaale.com -
Minister Cali Sandule Defends the visit of Farax macalin
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Sacad *Ducaale: Aniga waxan garanwayey meeshu Dalmar ka gubanayo , is it because Farax Macaalin told the truth about somaliland rather then falling for the biased and hatred views of the exiled garaads in garowe? Taa been baa ka sheegtay, Farax Macalin waxaa uu la saftay snm militia ee kusoo duushay SSC, taas ayaa laga xumaaday Garaadada SSC are the real leaders of their region, they only became exiled after SNM invaded SSC region, they were forced to leave their homes, and they didn't have choice Farah Macalin suppose to mediate and bring together Somali people, instead of endorsing the biased and hatred views of hate monger Faisal waraabe, siilaanyo, and NSS Riyaale -
Minister Cali Sandule Defends the visit of Farax macalin
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Sacad *Ducaale: Cali Sandule ba kuwaas oo dhaan ka ficaan wa nin daantiisa garanaya oo fariid ah. According to snm -
Zack, You forget that our brother CHE is patriotic somali who believes Somaliweyn and United Somalia (=all Somali peninsula including Farah's home region NFD), before he is Puntlander or SSC
-
JB, somalidiidka kusoo duulay dhulkiisa, ayaa loo tashanaya If you wish to welcome the Leader,you need to change sides Lakiin, waanu lasoconaa inay ciyaar kaa tahay
-
Minister Cali Sandule Defends the visit of Farax macalin
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I have better uncles like Suleiman Xaqlotoosiye and Cali Sabarey Qaadwale duley cid wax ka dhageesata majirto, naftiisa kuma filna -
Originally posted by Che -Guevara: ^Stop quoting anti-Somaliland sites
-
As the foreign minister of Kenya, Wet'angula, it is his responsibility to make sure that Kenya is neutral and unbiased when it comes to Somali civil war, it is against the Kenyan foreign policy to encourage the secession of the Somali clan enclaves , and to support one Somali faction against the other to put more fire on Somali civil war. For that reason, many Somalis welcomed Wet’angula position and his support for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia. Wet'angula, Waa nin fiican soomali badan baa u hiilinaysa sida reer Laascaanood, reer Garowe, Soomaali Galbeed iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed inta caqliga badan ee rabta nabada, iyo midnimada Somalia Those like Maadaay are qabiilist, and they hate so much specific regions & clans within Somalis for no reason, waxaa ee ku doodayaan inay cadaab ka dooranayaan dadkaa soomaalida ah, horaa looyidhi nin ciil qaba cadaab ka dooray
-
Originally posted by Haatu: Dalmar, don't hate on a person you have no knowledge of. Haatu, no one hates your uncle Farah, he put himself into trouble for no reason, so blame him for being unintelligent man Faarah is not a good person, and his inappropriate behaviour is very offensive, because he is dividing Somali people by supporting one group against the other, that is fitnah, it is obvious from Farah many interviews that he is trying very hard to create more hatred between Somali people of Northwest vs, SSC and Western Somalis vs SSC, instead of mediating and bringing the parties together and promote peace in Somalia.
-
cowke runta lagama xanaaqo, it is not me everyone from sol says that you are fake mida kale Gabadh yar baa la kufsaday, is not politics, its crime, criminals are in every region If you don't like Puntland or Somaliland thats ok, its not crime
-
Soomaalidiidku waa qowm kala daran, mid fiyow kuma jiro, bahashaa qabyaalada ladhaho baa waashay ee kooxdii xabashidu abuurtay ee snm horkacday war xitaa shiikhyadii ikhwaanka baa la ordaya calankaa qabiilka ee snm soo sameesatay Lakiin dad badan oo somalinimo iyo wadaniyad ku jirtu baa ka buuxa reer woqooyi galbeed
-
Qaalib ama redsea Thank you for sharing with us the snm perspective and not shabaab's perspective,nothing new we know somalidiid are against United Somalia, but keep in mind "if Somalia is divisible, the territories of former British somali colony is also divisible, common sense
-
Cowke is a fake online character, he is not from Puntland Waryaa iscadee? cidna wax kuma yeelaso waa cyber world , like Max admitted that he is NOT from Awdal, but in reality FROM Barbara beenta badan ee aad Puntland ka sheegasidna jooji, caafimaadkaaga uma fiicna, adin uun bey wax ku yeelasaa, waa talo wanaagsan, nin kula taliyey kuma dilin
-
JB, Isku xishood, wax kasta laguma hadlo, somalidiidku maxey ka rabaan Cowke, so nin maaha ?
-
Faisal Waraabe is mentally retarded individual, of cousre it's not rocket science to figure out, if Somalia is divisible, the former British somalo colony is also divisible, because the old British maps are irrelevant today, the 21th century snm clan faction and its fans need to wake up and smell the coffee, somalidiid-land will never ever get recognition, people face the reality
-
Who are SSC people? you don't need to worry about who they are, they know themslves, mid adi kuu taala maaha, markaa shaqo yeelo But who are Somali Land people? Somali coast people, Somali sea people? Somali mountain people? Somali river people? Somali valley people? and Somali territory people When you say Land of Somali people? Do you mean the fans of snm militia or your clan only Because I believe Land of Somali people is Somalia, which includes all territories of Somali peninsula
-
Originally posted by The Zack: Farrinta aan kaaga wado reer Ogdenia waxaa weeye: We support whatever the people of SSC want to do with their regions! Good luck with your new leader, hope y'all get what your people want! Horta waad ku mahadsantahay fariintaa qaaliga ah As well people of SSC are with their brothers and sister from Western Somalia, in their struggle against Xabashi occupation Xoriyad, Gobanimo, barwaaqo Baanu ugu duceena walaalaheen Soomali Galbeed, Illaahow adaa weyn ee na tus Soomaali Galbeed oo xor ah, oo calankii barakeysanaa blue ahaa ka babanayo, Allaha weyn haa naga aqbalo amiin, diyaar baanu nahay wax kasta oo nooga baahataan Zack, aduu sayidkii labaad baatahay, reer SSC wey kugu soo dhoweenayaan Darwishland, gabadh ama labo iyo guri weyn diyaar ah na waa kuu dheertahay. Markaa soo diyaar garow oo iskasoo xaadiri, Laascaanood iyo qalcadii Sayidka ee Taleex marka SSC la xoreeyo
-
Originally posted by Dajiye: kaftan wanaag ayaa inaga dhaxeeya kolka Mida kale, walaalkaa kaa weyn baan ahay waayo kulama qasan Ninyahow anuu ma xanaaqsani, ee sida aad aduu uga xuntahay dhowrka wiil ee ah il maadeeradaa ee maamulka Puntland u dhiibay xabashida, ayaan ana uga xumahay boqolaalka ama kumaakunka ah adeeraday iyo ilma adeeraday ee ku xidhan Laascaanood, Caynabo,Hargeysa, Burco, iyo Maandheera Regardless I still hope somaliweyn, and I love my somali people, SSC, Puntland, Western Somalia NFD, south, Jubaland, including Northwest Somalia (waa abtiyaashay) Waana runtaa, hadii la hadlo waa la heshiiyo, markaa somalinimadii iyo walaaltinimadii halkaa haa laga wado, dagaal uun hala joojiyo
-
I don't what you think Dajiye, I know the majority of people from Western Somalia support Daraawiish and thier struggle agiast somalidiid Markaa haa iga yaadhsiin in aan ku dhado soomaali Galbeed wax uga majirtu inay xabashi wax la qaybsadaan, taa igama kaa qabato wax Pirateland iyo kilinka 5 la dhaho majiraan, malaa waad ku riyootay, There is Puntland state of Somalia and Western Somalia, Somalis should respect each other, if we want to be United States of Somalia