Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Istaaga Guul iyo Gobanimo, Is garabsada, Xornimo doona Guuleystayaal Dhanbaalkani waa mid ku wajahan Dhamaan shacabka SSC, gudo iyo dibadba meel ay joogaan, waa mid ay igu kaliftay qiiro wadaniyad, iyo ka gil gilasho bahdilka maamulada labada garab ee Puntland iyo Somaliland, kuwaas oo maanta u halgamaya gunimada daraawiish oo ingiriisba jab marisay. Dhamaan shacbiga SSC, dal iyo dibadba waxaan leeyahay ka qayb qaata soo celinta xornimadii, karaamadii iyo meeqaamkii beesheenu kaga jirtay beelaha Soomaaliyeed. Nina looga warami maayo waxa maanta ka soconaya Buurawadal, Garoowe oo toll moodaynay waad aragtaan, maanta ayay duulaan ku soo qaadeen halkii laga unkayay cid isu taagta soo celintii karaamadii SSC, iyo xoraynta cariga cadowgu haysto. Tani waa mid u baahan in laga dhiidhiyo, qorigana loo qaado, dhib iyo xanuun badana loo maro, waan garan karnaa ereyga Darwiish qiimaha uu ka leeyahay luqada Somaaliga, halkaas waxa gaadhsiiyay waa Awoowayaasheen, taasi iskama iman, waxay ku timid dhiig badan oo daatay, maantana sharaftii iyo karaamadii oo aan la soo noqonaa maaha mid sahal isaga imanaysa, waa mid u baahan halgan gobanimo doon, oo aan kaga xoroobayno inta Muruqa iyo maskaxdaba inagu qabsaday, kuwaasi waa Maamulka Puntland oo hada u muuqada cadowgeena koobaad iyo somaliland oo ah cadow soo jireen oo aan lahayn, ilaa halgankii daraawiishna gaalada inoo soo raacaysay, maantana geyigii aan ku abtirsanaynay xalaalaysatay qori caaradiina ku hantiday. Dhalinyarada daraawiisheed meel ay joogaanba waxaan leeyahay kakaca fadhiga, maanta ayaa xornimo idiin ku dhowdahay, u halgama xornimada dalkiina, meel aad joogtaanbana u soo kaca deegaanka looga istaagay xornimo u dirirka SSC. Halganka maanta loo baahanyahay waa mid Naf iyo maal ba ah, waa mid la rabo inaanu noqon afka oo keliya, waa mid xaq u dirir oo waajib muqadis ah, waxaana ku jirta xornimo u noolaanshaha qofkasta oo Reer SSC ah. Dhalinyarada Daraawiisheed maanta waa kuwa meel kasta difaaca kaga jira, waxay joogaan iyagoo tiro beelay Bari oo ku kala horjoogaan beelo diriri dhex martay, waxay ilaalo ka yihiin madaxtooyada Garoowe ee uu ku jiro cadowga cunsuriga ah ee Faroole, waana ninka maanta duulaanka ku ah abaabulka xornimo ee Buura wadal laga wado, waxaan leeyahay ka soo baxa meel walboo aad joogtaan, Imaada carigiina kuna dhinta difaaca dalkiina iyo karaamada shacbigiina. Inta dibada jirta waxaan leeyahay, maanta meel walbaba Minority ayaad ka tihiin, waan la soconaa shakhsi kasta oo reer SSC ah maanta fadeexada iyo wajigabaxa kala kulma goobaha kaftanka iyo fadhi ku diriryada, taasi waa gunimo aan gacanteena ku keensanay, war maanta aan is bada qabano, taageerno dadaalada dib u xorayneed, isla markaasna Maalkiina u hura karaamadiina inaad kula soo noqotaan. Isimadii madaxtooyada shirka kula galay Madaxda Puntland waxaan leeyahay, war iska daaya laba boglaynta, maanta idinkaa dadka maxasta ah bacadka wadhay oo hore waxaad u fasheen ayay natiijadeed tahay, maanta oo loo arkayay in eebe idin solansiiyay wixii mudo dheer la idiin ka fadhiyay, raadkiinii arooryo dib ha u raacina, Puntland miyaanay ahayn tii shalay aan lahayn way ina hagrataye aan ka talo baxno deegaankeenana xoraysano,maanta miyaa la idiinka fadhiyay iyagii ayaan dib uga daba fadhiisanaynaa xornimada dalkeena cadowgu haysto, dibad meerayaal ayaa aan dhul lahayn ayaa meel walba la idiin ka aqoonsaday, sharaftiina sare u qaada, maatada iyo ciyaalkiina idin doortayna u tudha oo hogaan wanaagsan u noqda, hadaydaan sidaas yeelin ogaada maalin dhow gagi cidla ah inaad istaagi doontaan, idinkana tallo bixi shacbigii idin doortay. Laba garaad Jaamac, waxaan leeyahay idinku maanta waad muujiseen dareenkiina Isim ee dhalinyaro, wacyiga maanta jira ayaad miisaan sugan saarteen, waana aragnaa inaad garowsateen, in la helo madaxbanaani Reerku gaadho iyo inaan cidnaba loo daba fadhiisan xornimada iyo nolosha shacbiga SSC, waxaad tihiin laba halyey waxaana idiin haynaa amaan balaadhan, waxaanna Alle idiin ka baryaynaa in uu idin ku guuleeyo howsha balaadhan ee sida hagar li'ida ah aad ugu gudo jirtaan, taageero ayaan idin siinaynaa shacabka aad garaadada u tihiina ee SSC waa idin wada taageersanyahay, waana u bogay halgankiina hagar li'i ee aad u tafa xaydateen. Guulaysta ayaan idin leenahay, maantana raga Hogaanka Isim ah raga ugu dhalinta yar ee la rabo in ay mustaqbalka da'yarta daraawiisheeg badbaadiyaan waa Idinka. Ugu danbayntii waxaan ku gunaanadayaa qoraalkaygan war fadhiga aan ka kacno, hore ayaan isu hagranaye, ninwalba oo ku abtirsada daraawiishna meel uu joogaba waxaan leeyahay kaalinkaaga inaad qaadatid waa lagaa sugayaa, kuwa ku foogan hagar daamaynta dadkoodiina waxaan leeyahay, ka waantooba, hadaydaan ka waantoobina Allah waajibkiina waa idin marinayaa. Mohamed Dayib
  2. Daawo: Xafladii Doorashada Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga(Video)- Lasanod Online. Thursday, March 18, 2010 Gudoomiyaha khusuusiga Buura Wadal,(Lasanod Online)- Waxaanu hoos idiinku soo gudbinaynaa cajlad maqal iyo muuqaal ah oo muujinaynsa xafladii doorasahda gudoomiyaha Khusuusiga.
  3. Anuu ma cadhoodo, waxaan ogahay kuwa maangaab ah sida ayoub oo kale, inay ka buuxaan SOL Xaji, habeen iyo maalin maxaa ka faidasaa in aad ka shaqeesid xasarad iyo cadaawad qabiilada kale cuqdada iska saar
  4. Yes, Naxar N, you underestimated the obama of Somalia Hoogaamiye Suleiman Ciise Xaglotoosiye, just like many Americans underestimated President Obama Dictator riyaal ah xaarweyne, 76 years old warlord Siilaanyo wa xaar cune, Ayoub afxaar, caydaadu cid ee wax yeelaso majirtu
  5. and who started snm in 1981? few men in Jeddah apartment
  6. BOOCAME ONLINE: Golaha Khusuusiga Oo Kal Fadhigii Ugu Horeeyey Ku Doortay Guddoomiye Ansixiyeyna Hogaanka SSC. Golaha Khusuusiga SSC ayaa maanta kalfadhigii ugu horeeyey ee ay yeesheen waxa ay ku doorteen guddoonka golaha iyaga oo ansixiyey Hogaanka SSC ee lagu doortay Magaalada Nairobi. Golaha Khusuusiga oo ay goob joog ka ahaayeen 16 xubnood ayaa waxa si aqlabiyad ah loogu doortay Guddoomiyaha golaha Khusuusiga Col. C/risaaq Gacamey waxa kale aqlabiyad lagu ansixiyey oo aan lookala hadhin lagu ansixiyey Hogaanka SSC Dr. Saleebaan Xaglatoosiye iyo ku Xigeenkiisa Col. Cali Sabaray. Golaha Khusuusiga ayaa si ku meel gaadh ah ugu sii shiri doona magaalada Buurwadal iyada oo xeerhoosaadka golaha la dhamaystiri doono, maalma soo socda
  7. Originally posted by The Zack: Dalmar seems to be winning the arguement here. He stated good points. Somalilanders are asking other somalis to let them go, they believe they have the right to secede, why can't the people of Las Anod do the same thing and secede from Somaliland if they wish to do so. We are trying to make everybody happy at the end of the day, right? Zack, you are very smart brother, you understand simple logic,"if Somalia is divisible, the territories of ancient British somali colony is also divisible, common sense" unlike the somali diid, who don't understand anything
  8. Sacad, waxba haa dagdagin mujrimiinta aad sheegtay waa laga xoreenayaa Ceergaabo iyo dhamaan dhulka SSC, Africa own, Blame the victim doesn't work, you cannot add insult to injury, people of Laascaanood don't want to be part of somalidiid-land clan state People of northwest somalia like NSS officer riyaale, NSS informer waraabe, etc were responsible of what happen in 1988 Those who live outside the homeland like you africaown want to divide Somalia into mini clan states, all regions of Somalia will be liberated from warlords like dictator Riyaale, and Somalia will be once again united and strong Insha allah
  9. Africa own, Diano is no different then Riyaale,so stop this bs Dictator Riyaale doesn't want to step down, and hold any elections Also , You should NOT care if the territories of the ancient British Somali colony were divided into 25 different states, as long as the outcome is peace for Somali people of northern Somalia If you care about peace and Somali people, you will admit that ancient colonial map is irrelevant today, the territories of the ancient British Somali colony do NOT need to be united As I said before you can have your own clan-state, and don't worry about Somali unity I believe those Somalis who support Somali unity should be part of united Somalia, and those who don't want to join United Somalia we don't have to worry about them, we will let them have their way, as long as they will not attack or oppress those Somalis who support unity and want to be part of United Somalia
  10. TFG is government of all somali people from Zaylac to Kismaayo, SSC is an internal Somali conflict, between people of SSC and SNM/somalidiid militia and people of SSC are capable to free their land themselves, they don't need help from anyone
  11. TFG is government of all somali people from Zaylac to Kismaayo, SSC is an internal Somali conflict, between people of SSC and SNM/somalidiid militia and people of SSC are capable to free their land themselves, they don't need help from anyone
  12. Africa own, As long as people have good intention, we can find solutions on how we can peacefully coexist and agree on the status of shared cities If there is a will, there is a way, as long as we willing to respect each other, we will find a solution to our problems
  13. Somalidiid/snm are the aggressors and they waging unjust war against people of SSC based on ancient colonial map
  14. Che, Somali president and government should first discuss with Kenyan government about the occupation of NFD region, Somali Islands, Somali coast, etc Kenya already occupying Somali NFD's territorial waters and land, we cannot give them more land and sea from the Somali Republic
  15. Che, Somali president and government should first discuss with Kenyan government about the occupation of NFD region, Somali Islands, Somali coast, etc Kenya already occupying Somali NFD's territorial waters and land, we cannot give them more land and sea from the Somali Republic
  16. To oppress, torture, and jail more SSC people Insha Allah, soon our SSC region will be free and proud again
  17. Che, Thank you Che, for sharing the story with us I happy this failed, to sell Somali Territorial waters and land for few dollars is a dangerous precedent, its unacceptable To protect the unity, Sovereignty, and territorial integrity of Somalia is a sacred duty of every and each Somali
  18. Che, Thank you Che, for sharing the story with us I happy this failed, to sell Somali Territorial waters and land for few dollars is a dangerous precedent, its unacceptable To protect the unity, Sovereignty, and territorial integrity of Somalia is a sacred duty of every and each Somali
  19. Xaji, she hates somalidiid-land, and snm militia that attacked her region SSC & city of Laascaanood, and oppressing her people She wants to free SSC Markaa xaji, adaa booqa, xasarada iyo qaska ka shaqeeya habeenkii iyo maalintii ee jooji waxa aad wadid
  20. Your Somalidiid-land invaded SSC regions, and oppressing people of SSC I believe Somali people can live in peace, only if we can respect each other, for example people of SSC want to be part of United Somalia, we should respect them, no one can force them to be part of former British colony map, thats irrelevant today As well people of Northwest Somalia (Hargeisa, Burco, and Barbara) want to have their own clan-state, we should respect them, somali unity is a noble principle, no need to force any somali region to join unity by force. Only those who willing and love somali unity should join United Somalia
  21. Banaanbax Balaaran oo Lagu Taageeraayo Urur SSC Ayaa Wuxu Ka Dhacay Magaaladda Buuhoodle Daawo Sawirada. Isu soo bax balaaran oo lagu taageerayo shirka isimada gobolada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa maalinimadii shalay waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Isu soo baxan oo lagu tilmaamay kii ugu waynaa ee abid ka dhaca magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaasoo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya. Caleemo qoyan iyo boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo lagu taageerayo shirka isimada SSC oo mudooyinkiii ugu danbeeyay ka socday tuulada Buura Wadal oo u dhaw magaalada Garooowe ee xarunta maamulka goboleedka ee Puntland. Dad waynahan ayaa waxay socod ku soo mareen wadooyinka waa-weyn ee magaalada socod dheer kadibna waxay isugu soo urureen garoonka kubada cagta ee (Xabado Studiom) oo kuyaal duleedka magaalada. Masuuliyiin kala duwan ayaa halkaasi dadkii kasoo qeyb galay kula hadlay iyagoo muujiyay sida ay u taageersan yihiin shirka iyo inuu guuleysto, waxayna ka digeen tafaraaruq iyo kala daad-sanaan ku timaada isimada SSC ee shirka hormuud ka u ah . Haween ku labisan calanka Soomaaliya ayaa waxay soo ban-dhigeen gabayo iyo buraan-bur ay ku taageerayaan shirka iyo waliba midnimada Soomaaliya waxaana jawigu ahaa mid aad u dagan oo dadku ay ku faraxsan yihiin sid ay wax usocdaan. Wariyaha shabakadda dhacdo.com ee magaaladda Buuhoodle Maxamuud Axmed Shire (Qarandoon) ayuu kusoo waramayaa in dadweynaha reer Buuhoodle ay aad u taageersan yihiin Isimadda SSC. Si kastabaha ha’ahaatee waa banaanbixii ugu balaarnaa ee ay soo bandhigaan reer Buuhoodle. Daawo Sawirada
  22. Dadweynaha Buuhoodle oo Soo Dhoweeyey Shirka Ka Socda Deegaanka Buura-Wadal Buuhoodle ( Radio Laascaanood )---Shacabka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ee Gobalka Cayn ayaa soo dhawayay banaanbax balaaran oo maalintii shalay ka dhacay Magaaladas kaa oo lugu tageerayay shirka uga socda deegaanka Bur wadal waxagaradka ka soo jeeda Gobalada SSC. Banaanbaaxaa oo lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu balaarnaa ee abid ka dhaca Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaas oo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo boorar ay ku Mujinayeen taageerada ay u hayaan shirkaa. Dadka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ayaa tilmaamay in shirkaa waxagaradka ay wadaan uu yahay midkii Gobalada SSC ay uga bixi lahayeen caburiska ay ku jiraan kasoo kaga imaanaya Maamulka Soomaliland sida ay tilmaameen. Arintaan ayaa ku soo aadaysa xili mudooyinkii ugu danbeeyay ay socdeen dadaalo ay wadaan waxagaradka sida wayn looga qadariyo sedaxda Gobal ee SSC kaasoo ku aadan in ay kaga baxaan cadaadiska ay ku hayaan Maamulka Soomaliland deegaanada ay maamulaan waxaana uu walina uu shirku u socda waxagardkaas Boocame Online: Dadweynaha Buhoodhle oo Soo Dhoweeyey Shirka Ka Socda Deegaanka Buura-Wadal Banaanbaaxaa oo lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu balaarnaa ee abid ka dhaca Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaas oo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo boorar ay ku Mujinayeen taageerada ay u hayaan shirkaa. Dadka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ayaa tilmaamay in shirkaa waxagaradka ay wadaan uu yahay midkii Gobalada SSC ay uga bixi lahayeen caburiska ay ku jiraan kasoo kaga imaanaya Maamulka Soomaliland sida ay tilmaameen. Arintaan ayaa ku soo aadaysa xili mudooyinkii ugu danbeeyay ay socdeen dadaalo ay wadaan waxagaradka sida wayn looga qadariyo sedaxda Gobal ee SSC kaasoo ku aadan in ay kaga baxaan cadaadiska ay ku hayaan Maamulka Soomaliland deegaanada ay maamulaan waxaana uu walina uu shirku u socda waxagardkaas
  23. Zack, Adi bariga maxaa ku daba dhigay, iskaga hadh ninyahow? Maamulkaa Puntland saan kuu sheegay maalid cad bey iibsadeen shacabkii iyo dhulkii SSC, adna waxaa ka hadlasaa sadex ama afar wiil baad ka cabanasaa
  24. Zack, Walaal anuu runta uun baan kuu sheegay, nimankaa isku reer bari iyo badaas bey ka shaqeestaan oo waa ilbax, Maamulka Puntland anagoo soo taagan bey maalin cad na iibsadeen, oo laaluush qaateen, cid isku haleen karta majirtu, anakaa kaa naqaan, ee haa isku howlin, dantaada ka raac Labadeena qole geel jire baanu isku nahay, oo waanu isfahmanaa, ee waxba haa ka xumaan hadii ee istaageeraan reer barigu Idinku Faarah macalin uun naga qabta, oo xaal naga siiya