Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Everything posted by Liibaan
-
Zack iyo Mr. Somalia Please cayda iyo aflagaada joojiya sidii dad caqli leh u wada hadla ama hadalka xun joojiya, mida kale qabyaalada joojiya Xabashiduna soomaali oo dhan bey ku shaqeysataa, somalidiidland, Puntland, western Somalia/somali galbeed, Koonfir, gobolada dhexe, iyo Ahlu jago wa lacag
-
Sabarey oo Saxaafada la hadlaya Soo Dhaweyntii Hogaamiye Ku Xigeen Cali Sabarey & Booqashada Ciidamada Jiida hore Ee SSC Waxaanu ka anba baxnay magaalada Buuhoodle goor aroornimo hore ah, waxaanu udiyaar garawnay safar dheer wuxuuna socdaal kayagu ku wajahnaa magaalada Dharkayn Geenyo, waxaanu sii marnay deegaamo dhawr ah oo ay kamid ahaayeen Dandan, Xamar laguxidh, Balicad, waxaanuna saacado kadib gaadhnay magaalada dharkayn oo socdaalkayagu ku salaysnaa Markii aanu gaadhnay magaalada Dharkayn ayaa ugu horyan waxaanu tagnay Qasriga Madaxtooyada oo dhnaka Bari kasaaran Magaalada halkaasi oo uu ku sugnaa ku xigeenka Hogaanka SSC Co,Cali Xasan Axmed (Cali Sabarey) Soodhawayn iyo iswaraysi dheer kadib waxaanu ugubnay dhanka magaalada anago dadwayna waxka waydiinay dareenkooda waxaanay ii sheegeen inay aad ugu faraxasan yihiin in magaalda dharkayn ay saldhig unoqoto hogaankii SSC ayna halganka dib uxoraynta kaalintooda kaqaadanayaan. Intaasi kadib waxaanu wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Co,Cali Sabarey aanu kaga anba baxnay Magaalada Dharkayn anagoo booqasho ku tagnay fadhiisinka ciidamada jiida hore ee gobolada SSC, iyadoo halkaasi uu Hogaanku kulan albaabadu uxidhan yahay kula yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidamada SSC ee kusugan Jiida hore intaasi kadibna heegan lagaliyay dhamaan Ciidamada SSC ee fadhiisimada kala duwan kuleh deegaamada ku hareeraysan magaalada Dharkayn. Kulankaasi kadib ayaa waxaanu waxka waydiinay Co,cali sabarey waxqabadka 1aad ee uqorshaysan haatan Golaha Khusuusida iyo hogaanka SSC ee ay ku dhaqaaqi doonaan waxaana uu iisheegay in hawl galka 1aad uu yahay dib uxorayn todobaadada soosocdana uu sitoosa ubilaaban doono halgalkii dib loogu xoraynlahaa magaalada laascaanood. Iskusoo wada duuboo deegaanka dharkayn ayaa waxaa laga dareemayay dhaqdhaqaaq milatari iyadoo habeenimadii xalayna laga warhelay in maleeshiyaadka maamulka hargaysa ee kusugan magaalada laascaanood ay qorshaynayeen qaabkii weerar loogu qaadi lahaa magaalada dharkayn. Halkan Ka Daawo Sawirada Coll Sabarey ku Xigeenka Isbedeldoonka Sabarey oo Khudbad ka dhegaysanaya Horjoogaha Ciidanka Mujaahidad Reer Sool Mujaahidiinta Qaranka Soomaaliyeed
-
Shir Ku Dhexmaray Tukaraq Saraakiil Ka Kala Socda Labada Maamul Ee Hargeysa Iyo Garoowe Siada aya sheegeen dad codsaday in aan magacooda la sheegin waxaa dhacay Shir ay isugu yimaadeen saraakiil ka kala socotay dhinacyada Hargeysa iyo Garoowe ayaa shalay 30.4.2010 kana dhacay magaalada Tukaraq , shirkan oo laba dhinac ay uga wada hadlayeen sidii ay uga hortagi lahaayeen shirka Issimada ee ka socda Buurawadal. Waxaa dhinaca Hargeysa ka socday C/rashiid Garaad Ismaaciil oo ah la taliyaha dhinaca nabad galyada Gobolka Sool ee Riyaale Faysal Aadan Oo Ka soo jeeda magaalada Burco, ahna ninka tirsan ciidamada Hargeysa ee Sool , Cali Axmed Cali (Cali Afdheere) waxaa iyaguna dhinaca Garoowe ka socday sida ay dadka warka noo sheegay W/Ku xigeenka Maaliyada C/halas Qawdhan , Xildhibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhagacade) Goondhe Odawaa , Jaamac Cali Shire (Sumuli), Xisaabiyaha Gobolka Sool Kayse Muuse Dheri. Shirkan ayaa waxa uu daba socday sida ay sheegeen dad ku sugan xagga telefoonka ah oo dhex maray Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire Iyo Ninka ciidamada Hargeysa gobolka Sool Dhancade. Waxaaana maalmahan ugu danbeeyey socday sidii weerar loogu soo qaadi lahaa magaalada Buurwadal , weerarkan oo labada maamul doonayaan in ay ku soo wada qaadaan, waxaana arrinta loo xilsaarayaa dhinaca Hargeysa , markii ay maamulka Puntland ka baqeen in kacdoon kaga yimaado, waase ay isla qaateen sida la sheegay wixii kharash ku baxa in ay dhinacooda ka bixinayaan Puntland. Lama oga waxa dhicin doono maalmaha soo socda , waxaase aad loo hadal hayaa shirar hoose oo ay laba maamul dhinaca telefoonada iyo si toos ah u yeelanayaan. Horafadhi.com
-
It doesn't matter whether this particular picture is real or fake. The fact is that so-called Puntland admin is against people of SSC, and working very closely with Somalidiid People of SSC decided to take matters into their own hands, free their SSCland themselves People of SSC elected a leader, deputy leader, executive council, a parliament (Khusuusi),and now the SSC army is complete and ready to free the land as soon as possible insha Allah ___ Madaxada Hoggaanka SSC oo soo Galay Gudaha Deegaanka SSC Thursday, 29 April 2010 Buhodle.net War naga soo gaadhay afhayeenka Hoggaanka SSC mudane Axmed Maxamed Xasan "gacma yare" ayaa sheegay in guddoomiye-ku-xigeenka hoggaanka midaynta iyo badbaadinta gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) mudane Cali Axmed Xasan "Cali-sabaray" iyo mudane Maxamed Xasan Buraale oo ah hanti-dhawrka guud ay soo gaadheen maanta (April 29, 2010) degmada Dharkayn Geynyo oo ka tirsan gobolka Sool. Warku wuxuu intaas ku daray in madaxda si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Dharkayn markay halkaas soo gaadheen, iyadoo dadweynaha ku dhaqan degmadaas ay wejiyadooda ka muqdeen farxad iyo raynrayn. Afhayeenka hoggaanka midaynta iyo badbaadinta SSC wuxuu sheegay in waftigu caawo ku negaaday degmada Dharkayn,ugana sii gudbi doona Buurawadal oo ah xarunta hoggaanka midaynta iyo badbaadinta SSC. Ciidamada ssc oo xaalada diyaar garow galay Saturday, May 01, 2010 Xargaga.net Ciidamadda Somalilandiidka iyo kuwa SSC ayaa maanta isu jirsaday wax ka yar 20 Km ka dib markii labadooduba ay sahan iyo indho indhayn ku marayeen deegaanadda hawdka.. Xaaladda deegaanadda SSC ayaa ku jiray xili saansaan colaadeed la dareemayo iyada oo dhinacyadda is hayaana ay wadaan abaabul dagaal oo xoogle iyo waliba ciidan Urursi. Somalidiidku ayaa iyagu in dhaweyba waday abaabul weerar ah oo ay ku kala bixiyaan deegaanadda Buura wadal, Dharkayn iyo Balicad iyada oo gudaha magaaladda Laascaanood lagu arkayey Ciidamo badan oo dhex maraya labadii maalmood uu u danbeeyey sidoo kalena Baabuurta Tiknikadda ah oo ay gacan maris ku samaynayaan, waxana inta badan ciidamadii iyo tiknikadiiba ka qaadeen fariisinkii ay ku la haayeen Waqdari lama garanayo meesha ay dageen. Kulan maanta Dhuyu xuushe ku dhexmaray Taliyayaasha sar sare ee Ciimadda Somalidiidka ayaa ay ku go'aansadeen in ay weerar ku qaaban Dharkayn geeyo iyada oo hawshaasna loo xilsaaray Mahad Canbaashe, waxana uu isla markiiba sahan u diray malayshiyaad gaadhaya 10 baabuur kuwaas oo Kalabaydh iyo dhumayba soo maray. warar lagu kalsoonyahay oo xargaga ay heshayna waxa ay sheegaan in Somaliland ay diyaarinayso sidii ay fariisimo uga samaysan la hayd Tukaraq,Karin Dabayl weyn, Dhumay iyo Widhwidh kuwaas oo la dajin doono ciidamo u badan *****. dhanka Ciidamada Hugaanka SSC ayaa iyaguna saaka sahami ku kala bixiyey deegaano badan oo hawdka kuwaas oo ay u guur galayeen xaaladd ka taagan waxana na loo xaqiijiyey in Xidhxidh uu soo gaadhay Taliye Kayse Cabdi Yuusuf uuna halkaas kula shirar dadweynaha deegaanka SSC isla markaana ay si heer sarre ah u soo dhaweyeen isku afgarteen wax yaabihii ay kala hadlayeen. Magaaladda Tukaraq ayaa saaka waxaa gacan ku haynteeda la wareegay Ciidamadda SSC kuwaas oo ka soo ruqaansaday magaaladda Buurawadal waxaana ay xeryo ciidan ka samaynteen goobo ka baxsan magaaladda. xeer dheerayaasha u duun dhaloola arimaha ciidamadu waxa ay saadaaliyeen in 10 maalmood gudahood uu dagaal ku dhici doono iyada oo uu dhamaay asbuucii uu taliye Kayse u qabtay in Somaliland ay kala baxdo Ciidamadda SSC .
-
Mahadsanid walaal A Khadar, Saado waa Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed, markasta waxaa ee kahadashaa midnimada iyo horumarka Soomaaliyeed, iyo in la caawiyo soomaaida marba kuwii u baahan taageero, sida Somali Galbeed, SSC, Koonfir, Puntland, Somaliland, NFD, iyo Djibouti Jaaliya Minnesota waanu u hambalyeenanaa inay sharfeen Wadaniyada weyn ee Saado Cali
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote: End of sillyland is coming sooner than i predicted! they had the same wish since 1981 ..... and they always loose. wat about 1981, you mean snm= somalidiidland
-
Koore walaal you welcome, waa runtaa Jaandheer waa ciyaar caan ah oo aad looga yaqaano Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn (Darwiishland & Maakhirland)
-
Daawada waa Jaandheer NOT Dhaanto
-
Here is another Great Headline Waan hubaa kuwa cuqdada qaba ee somalidiidka ah inay ka helayaan Faisal Waraabe "The Hatemonger" oo ugu Hanjabay Xukuumadda iyo UDUB in Dhagax Lagu Dili Doono Hadday ka Horyimaaddaan Waqtiga Doorashada loo Cayimay
-
Saado Cali Warsame Oo Soo Saartay Hees Cusub Oo Magaceedu yahay "Dal Qudha" Lasanod Fanaada caanka ah ee Qaranka Somaaliyeed, Saado Cali Warsame ayaa waxay soo saartay hees kale oo ay ugu magacdartay "Dal Qudha" Hadaba farshaxanka Kartoonada ee Amiin Caamir ayaa sawir ku cabiray waxay xanbaarsanyihiin ereyada heestani. HALKAN KA DHAGEYSO HEESTII SOMALIA WAA DAL QUDHA IYO SAADO CALI (Clear Voice)
-
http://www.aminarts.com/2010_SAADO.swf
-
Somalia ninkii diidayaa magaca ha udaayo, Somalia ninkii diidayaa Dibada ha uguuro Waa hees cusub oo wadani ah ee qaaday Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Waa runtaa Saado Dadka iyo Dalka Somalia waa mid qudha
-
Laas Caanood and all SSC will be liberated insha Allah, by the SSC army and somalidiid militia will be defeated very soon VIVA SSC ARMY, VIVA SSC, VIVA SOMALIWEYN
-
Cabdifataax Muuse Yuusuf Oo Dil Toogasho Lagu Xukumay Wednesday, April 14, 2010 Maxaabiistii ku xidhxidhnayd xabsiga mandheera ayey maanta maxkamad maamulka Hargeysa xukun dil ah ku riday Cabdifataax Muuse Yuusuf iyo Maxamed Axmed ******oow iyagoo sheegay in maxkamada la horkeenay cadayno iyo qiraalo. Waxaa kaloo ay dil ku riday nin isna aan goobta maxkamad maamulka Hargeysa joogin oo magaciisa la yidhaahdo Buraale Yuusuf Weris, waxaanay u cuskadeen isagoo ku dhawaaqay urur qarsoodi ah oo ka dhan ah maamulka Hargeysa. Maxkamadani oo maalmahanba ka socotay xabsiga mandheera waxay kaloo xadhig hal sano ah ku xukuntay Mudane Cabdirashiid Dhabayaco oo ku magac dheer Faroole, hase ahaatee may cadaynin sababta uu ku mutaystey xadhiga halka sano ah. Waxaa kaloo ay xadhig dheer ku riday dheer oo dhowr iyo toban sano ku xukuntay laba ka mid ah maxaabiistii ay haysteen, halka ay siidaayeen laba u dhashay itoobiya iyo eratariya, oo qaar ay ku sheegeen in wax dambiyo ah lagu waayey, C/fataax Muuse Yuusuf ayaa ahaa madaxa basaasiinta maamulka Hargeysa isaga oo shirqoolo ka dhan ah shacabka gobolka maleegi jiray, inkasta oo aan la saadaalin karin halka ay arrintani saldhigan doonto haddana dadka ku dhaqan SSC waxay u arkaan xaaladahan ka taagan Mandheere gaar ahaan xukunka maamulka Hargeysa ku riday C/fataax Muuse Yuusuf in ay iskula dhaceen godkii iyo booraantii ay u qodayeen shacabka ku dhaqan Laascaanood. waxaase ay shacabku ku tilmaameen xukunka Lagu riday C/rashiid Dhabayaco (Faroole) mid si gaar ah isaga loogu beegsanayo oo markii waxba lagu waayey la doonayo in layska sii haysto.
-
Odey weyn oo ilkii beelay qofna wax yeeli karo, sheeko waxaa uu ka dhigtay Inaadeerkay Waraabe waxba lagama sheegi karo, hadana waxaa uu rabaa inuu Saado wareysigeeda wax ka sheego
-
A_Khadar Ngonge is the one who was supporting Waraabe' s hate speeches in another thread, we understand why he is against Saado Cali, hadalkiisa waxba haa ka soo qaadin Kuwan Somaalidiidka ah waa dad aad u abaal xun, Xaasidnimadooda, waxey garan waayeen Saado 1980s Hargeisa ayee u heestay, maantana Laas Caanood ayee u heestay
-
Originally posted by Mr. Somalia: Duke , this guy is a sham. And I even doubt he is what he claims to be. We tell him that charity begins at home and to fix his own mess, and here he goes pointing fingers at us. What a joker! Mr. Somalia, We know that charity starts at home that is why we elected a new leader, established new parliament Khusuusi, and build a new army But you have to know that faroole malitia attacked us in Buuro Wadal before somali-diidland, alhamdulilah we defended Buuro Wadal, and we defeated faroole and why you are angry, because people of SSC don't to be part of your Puntland anymore, we are no longer Puntlanders face it sooma diidin inay Puntland xoreeso dhulka SSC ama caawiso shacabka SSC, sheeko waxaa ka dhigatay beenta cadde/faroole oo ah "Laascaanood waxaa heysta Xaabsade, iyo idinkaa kala qeybsan, ayaduu anu ognahay inay somalidiid heystu Laascaanood, iyo in Faroole shaqo ka dhigtay fitnada shacabka SSC, kuna farxo isku dirka ssc" markaa nakala kaxee Adi iyo duke ha idin deeqdo Puntland, anagu shaqo danbe kuma lihin, waanu ka baxnay Maca salaama Puntland
-
Dhagayso oo Akhriso Mudaharaadkii Degmada Horufadhi ee lagu diidanaa M/Faroole Waxaa saaka subaxnimadii ka dhacay Degmada Horufadhi ee gobolka cayn mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe. Mudaharaadkaasi ayaa waxaa isuugusoo baxay dhamaan shacabka kunool Degmada Horufadhi ee gobolka Cayn kuwaasi oo ku dhawaaqayay halku dhigyo kala duwan oo ay ku dhaleecaynayaan Maamulka C/raxmaan Faroole kuna taageerayaan Hogaanka Gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) iyo Cali Xasan Axmed (Sabarey). Dadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay shacabka reer Puntland ugu baaqeen inay ka hadlaan maamulka Faroole faragalinta qaawan ee uu ku hayo danaha gobolada SSC iyo halganka lagu doonayo in dib loogusoo celiyo magaalada laascaanood oo sanadii 2007 hishiis ay kala saxeexdeen Maamulada Garoowe iyo Hargaysa ay kuyimaadeen ciidamada Maamulka Hargaysa. Sidoo kale qaar kamida dadwaynaha ku dhaqan degmada widhwidh ee gobolka cayn oo khadka telefoonka nagulasoo xidhiidhay ayaa waxay ii sheegeen inay qaban qaabinayaan mudaharaad balaadhan oo kaas lamida ah iyadoo maalinimadii shalaytana uu mudaharaadkii ugu balaadhnaa abid ka dhacay magaalo madaxda gobolka cayn ee Buuhoodle kaasi oo lagaga soo horjeeday maamulka Faroole, arintaasi oo muujinaysa midnida shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan gobolka cayn. C/raxmaan Cumar Cabdi Buhodle, Somalia Halkan ka Dhagayso
-
Mudaharaad Ka dhan ah Maamulka Faroole oo ka Dhacay Degmada Horufadhi Mudaharaad Lagaga soo horjeedo Maamulka Faroole oo ka dhacay Degmada Horfadhi ee Gobolka Cayn. waxaa saaka subaxnimadii ka dhacay Degmada Horufadhi ee gobolka cayn mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe. mudaharaadkaasi ayaa waxaa isuugusoo baxay dhamaan shacabka kunool Degmada Horufadhi ee gobolka Cayn kuwaasi oo ku dhawaaqayay halku dhigyo kala duwan oo ay ku dhaleecaynayaan Maamulka C/raxmaan Faroole kuna taageerayaan Hogaanka Gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) iyo Cali Xasan Axmed (Sabarey). dadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay shacabka reer Puntland ugu baaqeen inay ka hadlaan maamulka Faroole faragalinta qaawan ee uu ku hayo danaha gobolada SSC iyo halganka lagu doonayo in dib loogusoo celiyo magaalada laascaanood oo sanadii 2007 hishiis ay kala saxeexdeen Maamulada Garoowe iyo Hargaysa ay kuyimaadeen ciidamada Maamulka Hargaysa. Sidoo kale qaar kamida dadwaynaha ku dhaqan degmada widhwidh ee gobolka cayn oo khadka telefoonka nagulasoo xidhiidhay ayaa waxay ii sheegeen inay qaban qaabinayaan mudaharaad balaadhan oo kaas lamida ah iyadoo maalinimadii shalaytana uu mudaharaadkii ugu balaadhnaa abid ka dhacay magaalo madaxda gobolka cayn ee Buuhoodle kaasi oo lagaga soo horjeeday maamulka Faroole, arintaasi oo muujinaysa midnida shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan gobolka cayn. C/raxmaan Cumar Cabdi Buhodle, Somalia
-
1952 is an unacceptable hawd and reserve was given to Ethoipia by your lovely British masters, you must be happy with British desicion of 1952 or was it 1954, when British transferred hawd and reserve area as gift I thought somali-diidland only claim the territories of british somali colony of 1960. But somalidiid xunjuf, you cannot pick and choose the history, if you so much the British, and you claim every place that British ruled, How about 1943 when British ruled all somali penisuula/=all territories in the horn, except Djibouti, yes there was a time when Btitain ruled all somali people including Mogadishu, south somalia, western somalia, and NFD Now go claim all Somalia, becauese British once ruled all somalia, How about India , Kenya, Iraq, Ghana, Sudan, Oman, go claim all this countries because British ruled all of them, somalidiid caqli yaraa
-
Duke Forget SSC, almost 3 years SSC regions were NOT part of sosocalled Puntland, now you need to worry about mudug nugaal and bari Just like people of Buuhoodle and Laascaanood "Puntland haa naga deyso faragalinta iyo lug gooyada" Shacabka SSC waa karheen marna Cadde marne Faroole Shacabka SSC waa tashadeen mana sugayaan mid kale oo la mid ah cadde/faroole, oo sidii Cadde laga soo sheegay ku dhaha shacabka SSS "Yaa Akhii, hadaa tihiin reer SSC naga taga, waana wareeriseen,ordoo dhulkiina aada xoreesta ama ku biira somalidiidka, idinkaa kala qeybsan ee ordoo xaabsade lahishiiya ama iska celiya, SSC maaha shaqo u taala Puntland, Puntland waxaa wax kasta kala weyn difaaca Galkacyo/Baraxley iyo la dagaalanka shabaab, iyo kursi madexweyne ama ra'iisul wasaare la siiyo reerka Puntland Iska kale ee dage bari/mudug/nugaal, SSC iyo waxa aad sheegasaan wax na quseeya maaha" Waxaa xaqiiq noqotay in shacabka SSC ee ku khasaareen wakhti badana kaga lumay Puntland, al hamdulilah hada shacabkii SSC runta ayee ******** waana ka tashadeen Puntland, mardanbe ma shaqeenaso beentii kha-in-nimadii Puntland
-
Sacad. You were interested to know if there is a Green Line between onlf and somali-diidland, yes there is a Big Green Line between onlf and somalidiid and is recognized by International Community and it is the border between Somalia and Ethiopia You love your british masters so much right And you want the eastern border of somali-diidland to be the fake border between former british somali colony and italian somali colony And the southern border of somali-diidland should be same, the fake border between Ethiopia and former british somali colony There is no ethnic "somalilanders" in western somalia or ethoipia
-
Sacad You started talking about Galmudug and Puntland... Somali-diidland = Kaashmiir, somalidiid don't want to be part of Somalia like kaashmiiris don't want to be part of India People of SSC are happy to part of Somalia, and all countries of the world agree that both Las Anod and Hargeisa are 2 cities in Somalia, and there is country called "Somaliland" in our world
-
and People of Somalidiid and SSC cannot go along, what is the solution? another Green Line ...
-
There is already Green Line, the fake international border line between Ethiopia and Somalia
-
Popular Contributors