Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. VIDEO: Madaxda Sare ee SSC oo Si Wayn loogu Soo Dhaweeyay Buuhoodle, Darwiishland - Somalia Hogaanka SSC oo hadda ku sugun magaalada Buhoodle ayaa saaka meel fagaare ah kula hadlay dadweyne aad u tiro badan oo halkaas isugu soo baxay.. Dr. Saleebaan Xaglotoosiye iyo Col. Cali Sabarey ayaa halkaas khudbado ka jeediyey ay kula hadleen shacabka reer Buhoodle. Halkan Ka dhegayso Khudbadihii Xaglotoosiye iyo Sabarey Buhoodle,(Lasanod Online)- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinayna sawiro laga qaaday dadweynihii shalay isugu soo baxay inay kusoo dhoweeyaan Buhoodle Hogaanka.
  2. somalidiid-land waa xaaraan, they know nothing about "Fairness equality and prosperity"
  3. First, the truth is no one welcomed Mr. Gaboos and his sub-clan faction of Kulmiye in Laas Caanood and Ceerigaabo, I heard they were greeted with stones by the protesters, and their cars were damaged people were saying " donimayno somalidiid, donimayno snm" Mar hadii somalidiidku diideen nabadii iyo jaar wanaagii, dagaal iyo duulaanka aad ku soo gaadeen SSC khasaaro uun baa ka helasaan, ogaada ninka dhoof ku yimi ee xaqdarada iyo dulmiga wada ayee geeridu dhibasaa Maahmaah soomaaliyeed "Ninkii soo joog laga waayo soo jiif ayaa laga helaa"
  4. Thankful, waa runtaa ma asagaa kudhaca, maalintii hore ayuu kabahiisa ka cararay, Laas Caanood kumaba riyoodo inuu mar labaad cagba dhigo, sas buu ka qabaa inuu ku noqdo
  5. Hogaankii Sare Ee SSC oo Soogaadhay Magaalada Buuhoodle Written by C/raxmaan Soomaali Saturday, 15 May 2010 22:17 Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa goor danbe oo galabta ah soogaadhay magaalada buuhoodle hogaamiye yaasha sarsare ee Gobolada SSC dr,saleebaan Ciise Axmed iyo Co,cali axmed xasan oo iyagu dhawaanahanba ku sugnaa deegaamada hawdka. Iyadoo mudooyinkanba hadal haynta iyo iswaydiinta ugu badan ee shacabka magaalada Buuhoodle ay ahayd saba uu hogaanka sare ee gobolada SSC u,imaan laayahay gudaha deegaamada SSC ayaa waxaa galabta soogaadhay magaalada Buuhoodle wafti balaadhan oo uu horkacayo hogaanka sare ee Gobolada SSC Dr,saleban Ciise Axmed, waftidaasi oo ay dadwaynaha Magaalada buuhoodle si,aada usoo dhaweeyeen. Waftidan ayaa waxay kazoo kicitimeen magaalada dharkayn oo mudooyinkanba saldhig ku meelgaadh ah uhayad waxaana lafilayaa inay saacadaha soo socda kulamo kala duwan layeeshaan bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle. Dhanka kale wararka nagasoo gaadhaya magaalada Hargaysa ayaa waxay sheegayaan inuu maamulka riyaale usoo diray galinkii danbe ee maanta qaar kamida golihiisa wasiirada kuwaasi oo saacadaha soosocda kusoo wajahan magaalada Buuhoodle, iyadoo maantana ay ciidamada SSC iyo SNM ay inyar ku kala badbaadeen kadib markii ay dib ugurasho sameeyeen ciidamada SNM oo iyagu markii hore duulaan ahaa. Wixii warar ah ee kazoo kordha kala soco jidbaale.com Cabdi Cumar Cabdi Buhodle, Somalia
  6. adeer adaa bilaabay cayda iyo aflagaadada, markaa waxba hada haa calaacalin, waa la ogyahay inay meeli ku bugtu
  7. Originally posted by Jacaylbaro: And u don't want to talk about the Ethiopians in Buuhoodle ?? ,,, .... fuleysanidaa niyow ,,, Nacasyahow, adi iyo xabashidu labadiinoba somalidiid baa tihiin
  8. Labo tikniko ah oo cararkii isku dhacay degmada widhwidh Ciidamo taabacsan Somaliland oo ay wataan horgalo laaluushqatayaal ah oo reer ssc ah ayaa isku dayey inay gacan ku haynta degmada widhwidh la wareegaan balse iska caabin aanay meesha ka filayn ayay kala kulmeen shacabka degmadaas Shacabka ku dhaqan magaalada widhwdih ayaa yagu la soo wada baxay dhamaan wixii ay hub haysteen yagoo u diyaar garoobay sidii ay magaalada dooda u difaaci lahaayeen Mar aanu la xidhiidhnay degmadaas ayaa naloo xaqiiyey in ay isku dheceen labo gaadhi oo ah kuwa dagaalka yadoon la ogayn khasaaraha kazoo gaadhay isku dhaca labadaas gaadhi dhanka kale waxaa warku intaas ku darayaa in ciidamada masoo jeestayaasha ee ssc ay wadaan abaabul xoogan kaas oo la xidhiidha sidii Somaliland looga buufin lahaa deeganada ssc Sarmaanyo News
  9. Sacad iyo Odweyne Maxaa la calaacalasaan, hadii aa xasidiin tihiin oo aad ka xun tihiin in shacabka SSC xoreeyaan dhulkooda wax na quseeya maaha Mujaahidiinta ciidamada SSC mudo yar ayee kaga nadiifiyaan nijaasta snmta dhamaan dhulka SSC Somalia, ama dhiig kar haa idinku dhaco ama kanaxoo nafta waaya, Nabadii hadii aa diideen, hada xaalku waa dagaal Sacad, Sorry, Somalidiid is NOT welcome in Las Anod and SSC, because SSC is the birthplace of somalinimo & Somaliweyn This is Somalia Online, and NOT Somalidiid-land website, if anyone have to leave this forum is you Mr. Somalidiid
  10. Laascaanood(Riinji.com)Hogaamiyaha SSC Dr Saleebaan Axmed Ciise (Xaglo-Toosiye) iyo Ciidamo badan oo uu wato ayaa lagu soo dhaweyey Magaalada Buhodle ee Gobolka Cayn... Ilaa iyo hada wax faahfaahin ah kama soo bixin socdaalka Xaglo ee xiligan Colaadu ka aloosantahay SSC. WIXII NA SOO GAADHA KA DHEHO RIINJI
  11. Mudaharaad Rabshado Wata oo kadhacay Xudun May 15, 2010 SSC(Riinji.com)Degmada xudun oo dhanka waqooyi ka xigta magaalada Laascaanood oo xaaladeedu qasantahay kadib markii halkaasi gaadheen xubno kasocda komishanka doorashooyinka ee maamulka Somaliland mudaharaadyo rabshada wata kadib ayaa waxa halkaasi halhaleel uga baxay dhalinyaradii ka tirsanayad komoshanka doorashada . Magaalada Xudun ayaa kacsan iyada oo lagasaaray Ciidamadii Maamulka labaxay Somaliland ee watay Sanaadiiqta Doorasha kusheega maamulkaas. wixi war ah ee kasoo kordha kala soco Riinji
  12. Magaalada la haysto ee laascaanood ayaa saaka waxaa ka soconaya mudaharaadyo balaadhan oo looga soo horjeedo waxa somali diidku ugu yeedho komishinka doorashooyinka oo shantii casho ee u danbeeyay magaalada ku sugnaa, kuwaas oo doonayay in ay deegaamada SSC ka qaybiyaan kaadhadhka codbixinta. Xubnahan Komishin ku sheega ah oo ka yimid magaalada hargaysa isla markaasna aan ka soo jeedin deegaamada SSC ayaa waxaa la soo daristay cabdi lixaad leh oo kaga timid kacdoonka shacab ee ka aloosan deegaamada SSC, kaas oo lagaga soo hor jeedo qaybinta kaadhadhka somalidiidka iyo haysashada ay haystaan magalaada laascaanood, waxayna shacabku kor ugu dhawaaqayaan Ereyo ay ka mid yihiin Dooni mayno Riyaale, Dooni marno Somalidiidka iyo odhaahyo kale oo ay ku muujinayaan dareenkooda. Kaadhadh qaybintan oo ay la damacsanaayeen in ay ka hirgeliyaan dhamaan degmooyinka Sool, ayaanay wax uga qabsoomay jirin marka laga reebo Degmada Yagoori oo ay saaka ka bilaabeen kaadhadh qaybinta iyagoo haba yaraatee aan cabsi darteed u bixin deegaamada howdka G/sool oo ay uga baqeen Ciidamada Daraawiishta SSC ee ku sugan deegaamada howdka. Dadyow isugu jira dhalinyaro iyo haween ayaa ka qayb qaadanaya mudaharaadkan, waxayna wadada laamiga ee dhex mara magaalada laascaanood ku gooyeen dhalooyin ay wadada ku jabiyeen taas oo hakad galisay isusocodka gaadiidka magaalada. Waxaa mudaharaadkan bar bar socday mudaharaad ay soo qaban qaabiyeen isna Haweenka ka ganacsada Suuqa Hiliblaha laascaanood, kuwaas oo cabasho wayn ka muujiyay Qorshe ay ugu yeedheen Boob cadaan ah oo uu kula kacay Horgalka Somalidiidka ugu magacaaban Maayarka Degmeda Laascaanood, Canbaashe Aw-daahir, kaas oo ay haweenkani ku tilmaameen in uu wado boob dhuleed oo ah hanti dad leeyahay. Canbaashe Aw daahir ayaa in dhowaydba degmada laascaanood ka waday boob baahsan oo uu ku boobayo dhul shacab leeyahay isagoo markaas ugu hibaynaya dad kale kagana qaadanaya lacag badan, si uu u meel mariyo in uu dadka hore u lahaa mulkiyada dhulka uu iibinayo uu banaan cad uga mariyo. Haweenkan ayaa waxay sheegeen in uu saaka dad siiyay dhul ku dhow suuqa hiliblaha laascaanood oo dad shacab ah leeyihiin isla markaasna qayb ka mida ay tahay dhulkii dad waynaha ee loogu talo galay suuqa hilibka laascaanood. Waxaa kale oo Haweenkani ka cabanayeen Ninka ku magaacaaban Xoghayaha Dowlada Hoose laguna magacaabo Ina Jeeni Yare, haweenku waxay ku tilmaameen ninkan ciyaala suuq kula kacay afxumo waa sida ay hadalka u dhigeene, waxayna sheegeen in aanu ahayn wax lagu tilmaami karo booska iyo meeqaamka loogu yeedhayo. Ina Jeeni Yare ayaa ah nin xilal aanu khimrad iyo aqoon u lahayn ka soo qabtay maamulada Somaliland iyo Puntland labada, waxaana ka mida xilalka aanu aqoonta u lahayn shacabkuna aad ula yaabay markii uu Madaxwayne Xigeenkii hore ee Puntland Xasan Daahir Afqudhac xil sare uga magacaabay Booliiska Gobolka sool, isagoo aan lahayn wax khibrad iyo aqoon shaqadaas la xidhiidha. Waxaa isasoo taraya kacdoonada shacab ee ka aloosmaya gudaha magaalada laascaanood kuwaas oo salka ku haya isbadaldoonka SSC iyo abaabulada isdaba jooga ah ee beeshu ka wado gudaha iyo dibadaba. horufadhi.com
  13. Laascaanood(Riinji.com)Labo Mudaharaad ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood mudahaadadan ayaa waxaa kala ahaayeen.... kuwo lagaga soo horjeedo Doorshooyinka Somaliland iyo Dhul ay boobeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Laascaanood,Mudaharadaayasha ayaa waxay ku halqabsanayeen Dooni mayno Dorashada Somaliland iyo Doooradooda,sidoo kale Mudaharaadayaashan ayaa waxay Siteel Calinkii Buluuga ahaa ee Xidigta shangeesta ku dhextaaay ee Jamhuuradii Somaliya. Ugu dambayntii Mudaharaadana ayaa iskugu yimid Badhtamaha magaalada Laascaanood halkaasi oo Ciidanka Booliska ee Somaliland ay isku dheceen Mudaharadayaashii. Wax qasaare ah kama dhicin mudaharaadaan,Isku soo wada duubo shacabka SSC khaasatan shacabka Laascaanood ayaa aad shucuurtoodu u kacsan tahay waxaana beryahan dambe soo noqnoqonayey Mudaharaado wejiyo kala duwan leh.
  14. Adna waad waalatay, ee iska duwee inta aadan maskaxda eenan ku istaagin jabhadaha qabiilku ma guleysan ee waa fashileen, qofka jaahilka uun baa u heysta wax fiican koox qaran dumis ah oo burburtay. Xooga dalka Soomaaliyeed waa uu ku mahadsanyahay casharkii uu dhigay somalida midnimada neceb, waa lama il-laawan
  15. ninka la dhaho JB qabyaalad iyo cugdad baa lafaha ka gashay, markaa maxaad ka filasaa, inuu wax fiican uma leeyo ama taageero somalida midnimada neceb - snm, layaab maaha SNM qaran dumis bey aheed, Xooga dalka somaliyeed ayaa ahaa xaq u dirir, hadana Ciidanka SSC ee ayaa ah Xaq u dirir
  16. Hogaamiyaha SSC Dr, Saleebaan Ciise Ahmed iyo wafti balaadhan oo uu Horkacayo ayaa gaadhay deegaano ka tirsan Sool, Sanaag iyo Cayn, waftiga Hogaamiyaha waxaa ka mid ahaa xubno Ganacsato ah iyo Saraakiil Militery, Waxaana la sheegay in uu Saacadaha fooda inagu soo haya uu gaadhi doono Xarunta KMG ah ee SSC ee Dahrkeyn geenyo. Warku wuxuu intaas ku daraya in si weyn looga diyaar Garoobey dharkeyn soo dhaweynta Madaxa Sare ee Hogaanka SSC. Waxaana wadooyinka Hareeraheeda taagan Boqolaal Shacab , Ciidamo iyo madaxdii hore ee ku sugnayd halkaas ah. Waxaa lagu wadaa in uu markuu halkaas gaadho uu qudbad u jeediyo shacab weynaha SSC ee isagoo yimdi daafaha SSC.
  17. Wararkii Ugu Danbeeyay iyo Ciidamo Ku Biiray Ciidamadii SSC Ee Dharkeyn Geenyo Waxaa si weyn ugu sii qulqulaya deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Hawdka Gobolka Sool ciidamo reer SSC kuwaasoo ku biiraya kuwii horey halkaas u joogay Dharkeyngeenyo,Sool, Somalia (Lasanod Online) Deegaankaas Dharkeyn Geenyo uu u ku suganyahay Kuxigeenkii Hogaanka SSC Col:Cali Sabarey,isagoo halkaas iskugu keenay ciidamo iyo tikniko,kuwaasoo isku fidiyay inta badan deegaamada Hawdka Gobolka. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gaadhay deegaanka Dharkeyn Geenyo 6 baabuur oo tiknikaa oo ah Gaadiidkan Tiknikada oo ay saarnaayeen Ciidamo tira badan ayaa ka kicitimay deegaanka Buurowadal oo ay ku sugnaayeen mudo 7 ah. Sidoo kale gaadiido kale o tiknikaa iyo ciidamo reer SSC ah ayaa weli kusii qulqulaya deegaankaas iyadoo sidoo kale deegaanka Balicad uu ka socdo abaabulada ugu badan ee ciidamadu isagoo halkaas uu abaabulka ka wado taliyaha Ciidamada SSC ee Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf. Dhaqdhaqaaqyadan socda ayaa jewi colaadeed ku abuuray ciidamada haysta Laascaanood kuwaasi dhawaanihii ugu danbeeyay laga dareemayay iska dhexyaac iyo sidoo kale baqdin. Qaar kamid ah saraakiisha ciidamada oo magacyadooda ka gaabsaday ayaa Lasanod.com u sheegay in abaabulada dadka deegaanku ay cabsi badan ku abuurtay ciidamada iyadoo saraakiishu ay ciidamada ay ugu khudbeeyaan''dagaalkii weji kale ayuu yeeshay hada waxaa dagaalamaya dadkii deegaanka oo afarta dhinac inaga xiga'''. Hadaladaas iyo kuwa la mida ayaa saraakiishu ciidamadooda ugu khudbeeyaan,iyadoo taasi ay cabsi kusii abuurtay ciidamada. Jewi kacsanaan ayaa Laascaanood laga dareemayaa iyadoo saansaan dagaal ay fooda la gashay magaaladu,inta badan shacabku waxay jecelyihiin inay iska warsadaan wararka Deegaamada Hawdka iyo Buurowadal, Sidoo kale mobilada Gacanta lagu qaato ee shacabka Reer Laascaanood wataan waxaa iskugu diraan sawirada ciidamada SSC iyo Col:Sabarey oo ku labisan tuute,iyadoo sawiradaas ay noqdaan kuwo ugu dooni taanka badan shacabka magaalada Laascaanood. Waxaana si yar usoo laabatay kalsoonida shacabka waxay shacabku aad ula dhacsanyihiin barnaamijka socda,iyadoo taageerada shacabku ay hada gaadhay tii ugu saraysay. Deegaanka DharkaynGeeyo ayaa ay hada ku suganyihiin masuuliyiinta Hogaanka SSC sida Kuxigeenka Hogaanka,Gudoomiyihii Khusuusida iyo xubno khusuusida ka tirsan.
  18. Cabsidii indhowaadba soo foodsaartay Somalidiidka oo sii laba jibaarmay Friday, May 7, 2010 Maleeshiyada Riyaale ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa indhowaadba waxaa soo foodsaaray baqdin iyo argagax kaga yimid Ciidamada Daraawiishta ee fadhigoodu yahay Dharkayn Geeyo iyo Buurawadal. Maleeshiyadan somaali diidka ah ayaa ka dib markii ay sahan iyo indho indhayn badan sameeyeen waxaa u soo baxay xaalad cabsi oo wayn, taas oo baajisay Weerar ay qorshaynayeen in ay ku qaadaan deegaanada howdka G/sool ee ay ku suganyihiin Ciidamada SSC iyo madaxda Hogaanka SSC oo uu deegaankaas ku suganyahay Hogaamiye Xigeenka Col. Cali Sabarey iyo madax kale oo hogaanka ka mida. Maleeshiyadan Riyaale oo sida la sheegay aad u aaminsan Faalka isla markaasna u isticmaala dhaqdhaqaaqyada ay samaynayaan ayaa sida ilo ku dhow dhow noo xaqiijiyeen wuxuu faalku u sheegay Nooca Loo yaqaan 'Ximre'' oo ka turjumaya sida la sheegay Dhiig iyo dagaal ay ku hoobteen ayaa noqotay astaan ay aad uga argagaxaan maadaama ay aad u ictimaadsanyihiin Faalka. Ilo u dhuun daloolay kulan ay todobaadkii dhamaaday ku qaateen saraakiisha ciidamada ee Beesha ***** deegaanka Oog ayaa la sheegay in qayb ka mida saraakiishan ay soo gudbiyeen fikir ah in aan Isbadal doonka beesha SSC laga hortagi Karin isla markaasna ka digay in cawaaqib xubo iyo dagaal beeleed oo saameeya dhamaan gobolada waqooyi laga dhaxli doono, halka qaar kalena soo jeediyeen in Taliska ciidanka laga soo raro Bariga Gobolka sool loona soo raro Abeesalay oo ahayd halkii awal hore ay degenaan jireen iskuna hor fadhiyi jireen ciidamadii Puntland ee gobolka laga qabsaday. Kulankan ka dhacay Degmeda Oog ayaa la sheegay in loo diiday xubno ka mida saraakiisha *********** ee loo yaqaan Horgalada, kuwaas oo had iyo jeer gacan ka siiya sidii ay deegaamadan u sii haysan laaheen Somalidiidku, waxaana xubnaha iyagu codsaday in ay soo xaadiraan kulankan isla markaasna la iska hortaagay ka mida Mahad Canbaashe iyo Xuseen Ducaale Dheeg oo labaduba ah horgalada deegaanka u dhashay. Dhanka kale waxaa jira warar isasoo taraya oo sheegaya in Saraakiisha Beesha ***** ee ay si wayn isu maan dhaafsanyihiin Taliye Mahad Canbaashe, ka gadaal markii ay amar ku siiyeen in uu ciidankiisu u qalab qaato deegaanka howdka G/sool arinkaas oo uu si cad u diiday Mahad Canbaashe, waxaana wararku intaas ku darayaan In Taliye Mahad Canbaashe uu u janjeedho Dhanka Hogaanka SSC, isla markaasna ay saraakiishan ***** calaamatu su'aal saareen tuhun waynna ka qabaan in uu u goosto dhanka Fadhiga Daraawiishta SSC ee Dharkayn Geeyo. Cabsidan iyo argagaxan la soo gudboonaaday Somalidiidka ayaa waxay ku soo beegantay xili ay ishabeeyeen Cududa ciidanka SSC, waxaana la sheegayaa in cudud milatari oo xoog badan la isugu geeyay deegaanka howdka G/sool, iyadoo ay tikniko badan oo aageedu ahaa Buurawadalna u soo wareegeen Dhanka Dharkayn Geeyo oo ah fadhiisinka Cusub ee SSC Isku soo wada duuboo magaalada la haysto ee laascaanood ayaa waxaa hada laga dareemayaa saan saan colaadeed iyo Somaalidiidka oo cabsi aad u wayni gashay, isla markaasna diyaargarow xoogan ku jira, waxaana jira goobo ay Somalidiidku hore uga joogeen koonayaasha magaalada Laascaanood oo ay soo baneeyeen iyagoo isugu soo urursaday dhanka Bari iyo galbeed ee laascaanood, waxaana la filayaa in ilaa beri ay raraan Taliska Ciidankooda ee k u yaala Goojacade. Horufadhi.com
  19. Stuff And Nonsense Every Somali is from Somalia(Land of Somalis) There NO such thing as British-Somalia or Italian-Somalia, there is only one Somalia Somalidiid smell the coffee, there is NO British or Italians in Somalia today, your slave masters left Somalia 50 years ago
  20. DHAHAR.COM: Farole and Rayale’s Indictable crimes against ******s Farole and Rayale’s Indictable crimes against ******s Dec 1, 2009 Abdirahman Farole, president of Puntland, has been in the news as usual for his egregious violations of fundamental human rights against his native Puntlanders but above all for his abominable crimes against innocent ******i residents in his midst. Under his watch, several have been snatched, imprisoned, bundled together and handed over to Ethiopian security agents as sacrificial lamps to oblige and indulge his master in Addis Ababa. These wretched ******i have been forced to flee their homes in the ****** (Somali regional State) in order to escape Meles Zenawi’s barbaric and merciless scorched earth policy in their territory. In coming to Puntland, where they thought they would be save, they were following time-honoured practice since Somalia’s independence in 1960 whereby any Somali, no matter where he or she hails from outside Somalia, and irrespective of the circumstances they face, would come to the free motherland and be immediately granted and assured equal rights with any other Somali including automatic Somali citizenship. If Somalia of the past had any common denominator with any other country in the world, it is none other than Israel. Just as the Jews from anywhere in the world have automatic right to come to Israel and settle if they so wish, so anyone of Somali origin from neighboring Somali territories whether independent or otherwise, or from anywhere else in the world, could come and freely live in Somalia with no questions asked. Unfortunately, things ain’t what they used to be in the present-day stateless Somalia, where patriotism and Somali solidarity are moribund, and where warlords, federal puppets masquerading as heads of a defunct state, and the likes of Farole and Dahir Rayale run their own fiefdoms under foreign protection or Ethiopian guidance. One of the casualties of the collapse of the Somali state is the demise of that long-standing common Somali heritage, entitling any Somali to come and live in mother Somalia and acquire immediate citizenship if so wished. It has been shamelessly dishonoured by Somaliland and Puntland and for what price? Somaliland under, Dahir Rayale, believes that no price is high enough for securing recognition from Ethiopia. From their perspective, feeding hapless ******i to the Ethiopian dragon is a small price to pay for their high-prized goal. What is sad is that this illegal, immoral and heinous crimes committed in the name of Somaliland’s illusory recognition rarely ever raise eyebrows, let alone objections, among those who call themselves Somalilanders at home or among the Diaspora. No people in Somalia have been more vociferous as they have been about the abuses committed against them by Siyad Barre but it is another matter when it comes to what they are doing to others, whether the ******i or the Sool, Sanag & Cayn people they now occupy and oppress. The same mentality of collusion with Ethiopia also prevails among Puntlanders at every level of the administration (Sool, Sanag and Cayn regions are nominally part of Puntland but do not subscribe to, nor condone, this shameful practice). To the best of my knowledge, no critical voices against these shocking crimes against the ******i residents have been raised by Puntlanders inside or outside the area. On the contrary, the reverse has been the case judging by press releases and articles appearing in WardheerNews. Thus, the Minneapolis- based Puntland Diaspora Forum (PDF) has challenged US Congressman Donald Payne’s commendable statement on the flagrant abuses of human rights in Puntland (“Abusive behaviour in Puntland”) and scalded him for what they call his “hastily drafted criticism based largely on unsubstantiated allegations…”. Their star witness for refuting these “unsubstantiated allegations” is the very same Puntland authority which is in the dock for these crimes. PDF claim disingenuously that they have been “assured by senior cabinet level officials that no one was in fact handed over to Ethiopia”. What else did PDF expect to hear from the culprits other than denial? It reflects badly on their credibility that they made no effort to contact the victims’ families, or the ****** Diaspora in the area, or civil society organisations, or the countless other sources for independent reliable information that are available and accessible to anyone genuinely committed to get to the bottom of this matter. Though its actions are abhorrent and unpardonable, yet Somaliland can at least claim to be pursuing the goal it set itself from the day it declared secession in 1991 and that is to secure recognition from Ethiopia and pay any prize. But what are Puntland and its leader Farole gaining from this slavish subservience to Addis Ababa? There is obviously nothing in it for the people of Puntland, but for him, grovelling to and gratifying Meles Zenawi might be a prudent insurance policy to guard against his wrath or to win his favours. This is reminiscent of the time of the slave trade when European slave traders coming to the West African coast would dangle glittering and worthless glass beads in front of beguiled African chiefs and bargain the capture of their fellow Africans from the hinterland which they eagerly obliged. Taking their cue from Meles Zenawi, what Abdirahman Farole and his soul mate Dahir Rayale are doing in the 21 century to their fellow ******i guests is no different ( Siyad Barre and the founding fathers of Somalia must be turning in their grave in horror). The ****** liberation struggle will grind on for sometime. Meles Zenawi’s response has always been predictable. Like other beleaguered colonialists before him, he believes that the best way to defeat the indomitable and elusive ****** National Liberation Front (ONLF) is to inflict indiscriminate and unbearable collective punishment on their people in the hope that this would deny the insurgents the support and sustenance they need to wage their liberation struggle. What Meles Zenawi is doing as an Ethiopian imperialist is consistent with what his predecessors - Menelik, Haile Selassie and Mengestu Haile Mariam - have all done to the Somalis they subjugated in their empire for over a century. Denial of basic human rights and institutionalized militarised occupation and ill-treatment of the Somalis in the territory is the folklore that passed from one Somali generation to the next. What is new and unpalatable is the fact that for the first time since its independence, Somalia has come a full circle from a proud, united independent country, respected and feared by its neighbours, and sworn to defending the rights of its brethren in other non- free Somali territories, to one where Ethiopia has now become the unchallenged overlord and arbiter of Somalia’s affairs, where its Bantustan partners -, Puntland and Somaliland - are its active collaborators in its oppression of the ****** people. In the absence of sympathy and support from the wider Somali public, and in the face of Somaliland and Puntland duplicitous collusion with the enemy, it is a consolation to the forlorn disowned ******i that at least outsiders like US Congress Donald Payne is on their side and ready to speak on their behalf. It behoves the United Nations High Commissioner for Refugees, the UN High Commissioner for Human Rights, the Independent Expert appointed by the UN Secretary General for the human rights situation in Somalia, as well as human rights defenders such as Human Rights Watch, to speak up against the on-going worst human rights abuses against the ****** people in their own territory and in Somalia. As for the Puntland Diaspora Forum (PDF), well, with so-called brothers like that, who needs enemies like Meles Zenawi? Mohsin Mahad
  21. Originally posted by Mansa Munsa: General: Waa gartaa oo dhulkaagii baan la haysan. Mansa well said farwaaweyn wax ugu qor, illeen waxba garan maayaane
  22. Waa hogaanka Horseed Ceynaanka haaay SSC ARMY noolada halkaas kawadan halganka ,Gabadho iyo wiilal waa inaa dalka xoreysaan anaga wax kastan inila garabtaagan nahey,Cadow gu ha naxo marka la is galan kuwa ay dab ku watan baa xitaa dhabarka xabad kaga furi, hubkana waan ka furanynaa wayna carari hadii alla yirahdo. Darwiishland forces oo u diyaar ah dagaal iyo duulaan ay ku qaadaa snmta ku soo duushay Laaska . waxaan ka codsanayaa dhamaan dadka SSC in ay hiil iyo hooba isla garabtaagaa Mujaahidiinta SSC forces, Xaq iyo Cadaalada dadkiina ayaa u dagaalamasaan, Allah baa idinla jira Guuuuuuuuuuuuul, Gobanimo, Xoriyad, Midnimo SSC iyo dhamaan Soomaaliya Somalidiidka SNM maxey cabi doonaan cuni doonaan? marka booyadaha biyaha iyo raashinka laga gubo ? Walee balaayaa heysata.............
  23. XOOGAGA SSC U RUQAAN SADAY ISKUNA HAREERAYNAYA GOBOLKA SOOL Warar lagu kal soon yahay oo aan ka hellay xarrunta xoogaga ciidamada ssc ayaa noo xaqiijiyey in gabi ahaanba ay ka guureen dhamaan ciidamadii beelaha SSC ee joogay xarrunta ssc ee buurowadal. Ciidamadan oo wata gawaadhiga gaashaaman ayaa la sheegayaa inay qaarkood ka mareen dhinaca hoose ee laascaanod halka qaarkalena ay ku biireen xoogaga dharkayn geeyo inkastoo aan si sax ah loo hayn halka ay beeginyihiin iyo sida ay isu kala qaybiyeen arimaha ciidamada u gaarka ah iyo taatikda milatarigana awgeed aan faah faahin dheeraad ah laga bixin . Wararku waxay intaas ku daryaan inay ciidamo kale laga ururinayo dooxooyinka iyo tuulooyinka nugaasha loo xilsaaray saraakiil u khaasa ururinta ciidamadan sida uu ii sheegay masuuliyiin ciidamo ka ururinay magaalada yagoori oo xiga dhinaca caasimadda gobolka togdheer. waxaa jira ciidamo horay u ahaanjiray maamulka somaliland oo hadda ku sii qul qulaya magaalada dharkayn geeyo iyo meelaha ciidamda lagu ururinayo ,waxaana la sheegayaa in magaalada laascaanood laftigeeda ciidamo ku diraasan yihiin magaalada dhexdeeda ka bilaabidoona dagaal hase ahaatee wali warkaasi lama caddeyn, magaalada boocame,kala baydh,buuhoodle iyo taleex ayaan iyagu wax abaabula ah ku jirin xilli ciidamada xoogaga ssc u diyaar garoobayaan inay gacanta ku dhigaan magaalada lascaanood inkastoo ay ka imanayaan dad iska yaac ah oo qiiraysan. waxaan kaloo wax abaabul ah ku jirin maamulka puntland oo ay horay uga tirsanaan jirtay laascaanood intii aanay gacanta ku dhigin maamulka riyaale. lamase garanayo haddii uu dagaalku bilawdo waxay samayndoonaan .