
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
XASUUQII SHACABKEENA XISAAB AYAA KA DAN BEEN Warar naga soo gaadhay magaalada bali hadhac ayaa waxaa ay sheegayaan in shacabka dagan magaaladaas gumaad ba an ay u gesteen maleeshiyada riyaale iyo daba******ka la socda Gumaadkan ayaa waxaa ka danbeeyay marki laga gacan roonaaday maleeshiyada isla mar ahaan taane laga qabsaday gaadiid tigniko ah ayaa waxaa dhacday labo tigniko ah oo ka badbaaday ciidamada SSC isla markaane ay sii xasuuqeen shacbiga magaalada bali hadhac halkaas oo ay ku gu maadeen hooyooyin iyo caruur aan waxba galab san, Hadaba waxaa ay bulshada reer SSC ay diyaar u yihiin in ay soo ceshtaan dhulka ka maqan iyo waliba sharaftii ay ku lahaayeen umada soomaaliyeed wixii ka soo kordha kala soco WWW.Riinji.com
-
wow... very beautiful People of Laas Caanood waving the flag of United Somalia, showing their full to SSC Mujaahidiin and the unity of Somalia Long Live SSC, United Somalia Long Live the Blue Flag
-
Xorayntii Laascaanood oo caawa muuqata Saturday, 22 May 2010 13:08 | Written by Buhodle.net Degaano badan oo hoos yimaada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa caawa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u balaadhan, oo lagaga hor tegayo ciidamada Soomaalidiidka ah. Waxaa maanta dagaal aad u culusi ka dhacay magaalada Widhwidh, dagaalkaas ayaana si fiican looga xarago qaatay ciidamadii maamulka Hargeysa. Dagaalkaa ayaa sida lagu soo waramayo lagaga dilay ciidanka Soomaalidiidka ah saraakiil sar sare lagagana gubay gawaadhi kuwa hubka culusi saaranyahay. Wararkii ugu danbeeyeyna waxay sheegayaan ciidamadaa Soomaalidiidka ahi ay hareeraysanyahiin meel walbana lagaga soo baxay. Waxaa kale maanta goor galabnimadii ah magaalada Laascaanood dusheeda soo degay ciidamada hogaanka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Ciidamadaasi waxay iyaga oo si awood leh u hubaysan soo degeen meesha lagu magacaabo diyaarada. Waxaana wararku xaqiijinayaan in xaaladu aad iyo aad ugu xuntahay ciidamadii Soomaalidiidka ahaa ee hore ugu sugnaa gudaha magaalada Laascaanood oo caawa ay deydeyayaan meeshii ay ka baxi lahaayeen. Waxaana xidhiidhka ciidamadu sheegayaan in maal maha soo socda lagu balansanyahay in la isugu tago oo ciidamadu ku kulmaan magaalada Laascaanood habeenada fooda inagu soo haya. Waxaa kale oo iyana magaalada Ceerigaabo laga soo waramayaa in xiisado la xidhiidha kuwa ka dhacaya degaanada SSC ay saaka ka bilowdeen oo magaalaadaas uu ka dhacay iska hor imaad ciidan oo u dhexeeya kuwa Soomaalidiidka ah iyo kuwa xalaasha ah ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Magaalada Buuhoodle ayaa iyana waxaa ilaa maanta laga dareemayey ciidamo aad u fara badan oo ku sii qul qulaya dhanka magaalada Widhwidh ee dagaalku ilaa saaka ka socday. Waxaana inta la hubo ilaa maanta duhurkii ka gudbay magaalada gawaadhi lagu qiyaasay ilaa toban gaawadhida waaweeyn oo ciidamo ah. Buhodle.net
-
Farooles lack of response on the fighting in Cayn + occupation of LA
Liibaan replied to General Duke's topic in Politics
Now, everyone realized that Puntland Administrations of Faroole now and Cadde before don't care about SSC and people of SSC Puntland Admin let down and cheated people of SSC for so many many times, the transfer of Las Anood to somalidiid in 2007, and now the aggression of habashi/snm against Buhoodle and Widhwidh people Now people of SSC organized themselves both inside SSC Somalia and abroad, to liberate their land from invaders themselves, no more waiting to unreliable and treacherous Puntland admin. People of Puntland/Maakhir in Las Qorey, Badhan, Ceergaabo, Bosaaso, Garowe, and Galkacyo showed their sympathy and solidarity with their brothers and sisters in Laas Caanood, Buhoodle, and Widhwidh However, Poeple of SSC are waiting for action/real help from Puntland people NOT Faroole Admin, people of Puntland should provide all kinds of support to SSC people like sending volunteers, food, medicine, etc. to SSC Mujaahidiin -
Farooles lack of response on the fighting in Cayn + occupation of LA
Liibaan replied to General Duke's topic in Politics
Africaown, snm/somaliiidland are the enemy #1 of SSC people all somalidiid/snm were celebrating even here in Sol (xaji and Ducaale) when they heard habashi were committing massacre against people of Buuhoodle/SSC Also Habashi and somalidiid/snm attacked Buhoodle &widhwidh at the same time from all sides. Alhamdulilah the people of SSC in Buuhoodle and Widhwidh showed bravery and defended their land against invaders Guul iyo Gobonimo Buuhoodle, Widhwidh iyo Laas Caanood Guul iyo Gobonimo SSC -
Xaji, you shouldn't even talk, you are hater #1 You were celebrating yesterday when habashi/snm militia invaded Buhoodle and Widhwidh Somalidiid-land/snm are the enemy of Buhoodle &SSC people everyone knows that simple fact, nothing new
-
Tacsi ku socota dhammaan eheladii iyo Qaraabadi ay ka geeriyoodeen dadkii ku shahiidey Buuhoodle, Bali Hadhac, iyo Widhwidh Dhammaan eheladii iyo qaraabadii dadkii shahiidey ... Waxaannuna leenahay ilaahay samir iyo imaan ha inaga siiyo mujaahidiintii ku shahiidey Xoreynta SSC ee u dhaxeeya ciidamada xaq-udirirka ee SSC iyo kuwa xabashida/snm/somalidiidka
-
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan daro ah ka Gaystey B/Hadhac Saturday, May 22, 2010 War hada naga soo gaadhay deegaanka Bali hadhac ayaa wuxuu xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo dushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi haween yihiin. Xasuuqan ayaa waxa gaystey Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Caare oo ka soo jeeda beesha ***** ee Sacad Yoonis. Ciidankan oo gurmad ahaan u marayeye meesha ayaa waxay xabado aan loo meel dayin ku fureen Mukhaayad laga shaahayey taso dad badan hor tubnaayeen oo shacab ah. Waxaa isla markiiba halkaas ku naf baxay haweeney Ur lahayd iyo nin, ayadoo dhawaacina 3 jidka ku dhinteen ayagoo loo sii wadey Laascaanood. Warku wuxuu intaas ku daraya in baadihaya u dehxeeya Widhwidh Bali haracna ay ka gaxasteen Xoolo fara badan oo u badan Adhi kuwaaso ay qal qasheen. Magaalada Widhwidh ayaa weli waxaa ka soconaya dagaal la isku gabal dhacsaday, ayadoo magalada dhexdeedana ay ku dileen 2 odey oo waayeel ah. Sidoo kale waxay madfac la eegteen guryo ay dad shacab ah ku jireen inkastoo aan cidi ku dhiman gurigaas. Maxaabiistii laga qabsaday ayaa lagu hayaa saldhigyada Ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC, kuwaaso ayagu ah kuwa weerarka cad ku ah deeganada SSC. Sidoo kale Waxay Ciidamada SSC dhegta dhiiga u dareen taliyihii qaybta 17aad kaasoo magacsii lagu sheegay Ahmed Daahir, dadka ku sugan deegaanka Balihadhac ayaa xaqiijiyey in ay arkayeen mayd tiro badan oo ay wateen malayshiyada SNM . Waxaa la gubey 5 gaadhi oo nooca tiknikada ah kuwaasoo ay wateen Cadawgu. sidoo kale waxaa laga qabsaday gaadhi sanad u sidey kaaso meel dhiidhiya ka galay. Waxaa soconaya Gurmad aad u fara badan oo ka kala imaanay dhamaan deeganada ay degto beesha *****, halka Gurmad kale ka soo qul qulayo hawdka fog ee Buuhoodle. kuwaasoo ku soo qul qulaya Jiida hore dhinaca Nugaal ayaa waxaa ka socda abaabul xoogan. Dhanka kale hay,ada Bish Cas ayaa magaalada Laascaanood ka qaday gurmad daawooyin iyada oo ku sii jeeda dhinaca magaalada Widhwidh iyo Balihadhac Horufadhi.co
-
Shacabka reer Laascaano ayaa saaka waxaa ay dhigeen banaabaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dagaalka gardarada ah ee ay ciidamada maamulka la magic baxay Somali land ay ku qaadeen deegaanka widhwidh ee gobolka Cayn,waxaana shacabkaasi oo caraysan ay ku gubeen wadooyinka Laascaano Taayiro,iyagoona muujinaya dareenkooda ay arintaasi uga soo horjeedaan. Boqolaal ka tirsan shacabka reer Laascaao ayaa haatan kusii siqaya dhinaca dhismayaasha ay maamulka Somali land ka dagan yihiin Laascaano,waxaana ay iyaga oo caraysan la dhacayaan dhagxaan. Banaabaxan oo haatan ah mid socda ayaan la oagayn marka uu soo gabagaboobayo,waxaana jira dhaawacyo la sheegay in ay banaaxyadaasi ay sababeeni,yadoona haatan ay yihiin shacabku kuwo caraysan oo ay suurta gal tahay in ay gacmaha isla galaan ciidamada Somali land ee magaalada Laascoono. Ciidamada SSC ayaa ah kuwo haatan kusii siqaya gacan ku haynta Magaalada widhwidh waxaana ay doonaayaan in ay guud ahaan dib ugala wareegaan magaalada ciidamada maamulka Somali land ee deegaanka kusoo duulay.
-
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey B/Hadhac News {WIDH-WIDH}22-05-10 Dadka Deegaanka Bali hadhac ayaa xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo duushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi Haween yihiin. Xasuuqan ayaa waxa gaystey Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Caare oo ka soo jeeda beesha ***** ee Sacad Yoonis. Ciidankan oo gurmad ahaan u marayeye meesha ayaa waxay xabado aan loo meel dayin ku fureen Mukhaayad laga shaahayey taso dad badan hor tubnaayeen oo shacab ah. Waxaa judhiiba halkaas ku naf baxay haweeney Ur lahayd iyo nin, ayadoo dhawaacina 3 jidka ku dhinteen ayagoo loo sii wadey Laascaanood. Warku wuxuu intaas ku daraya in baadihaya u dehxeeya Widhwidh Bali haracna ay ka gaxasteen Xoolo fara badan oo u badan Adhi kuwaaso ay qal qasheen. Magaalada Widhwidh ayaa weli waxaa ka soconaya dagaal la isku gabal dhacsaday, ayadoo magalada dhexdeedana ay ku dileen 2 odey oo waayeel ah. Sidoo kale waxay madfac la eegteen guryo ay dad shacab ah ku jireen inkastoo aan cidi ku dhiman gurigaas. Maxaabiistii laga qabsaday ayaa lagu hayaa saldhigyada Ciidamada xaq u dirirka ah ee S/Land, kuwaaso ayagu ah kuwa weerarka cad ku ah deeganada SSC. Sidoo kale Waxay Ciidamada SSC dhegta dhiiga u dareen taliyihii qaybta 17aad kaasoo magacsii lagu sheegay Ahmed Daahir. Waxaa la gubey 5 gaadhi oo nooca tiknikada ah kuwaasoo ay wateen Cadawgu. sidoo kale waxaa laga qabsaday gaadhi sanad u sidey kaaso meel dhiidhiya ka galay. Waxaa soconaya Gurmad aad u fara badan oo ka kala imaanay dhamaan deeganada ay degto Beesha *****, halka Gurmad kale ka soo qul qulayo hawdka fog ee Buuhoodle. kuwaasoo ku soo qul qulaya Jiida hore ilaa hada wax dhaq dhaqaaq ah lagama soo sheegin dhinac Nugaasha waana degan tahay xaalkeedu. Bali-hadhac Soomaliya
-
Xaqiiqda iyo runta hadii laga hadlo cadowga soomaalyeed waa somalidiid, Somalidiid want to divide and kill innocent somali people and create wars inside Somalia. Insha allah somalidiid will be defeated, and all Somalia including northwest region will be liberated from Somalidiid
-
Mudaharaado Balaadhan Oo Caawa Ka Socda Magaalada Laascaanood Laascaanood,(Lasanod Online)- Mudaharaado xoogan ayaa habeenimada Caawa ka socda magaalada Laascaanood, Mudaharaadadaas oo lagaga soo horjeedo dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle. Mudaharaadada ayaa shacabka dhigayay ay wadada Laamigaa ee badhtamaha magaalada ay ku gubeen taayiro, iyagoo ku dhawaaqayay erayo ay ku canbaaraynayaan Itoobiya dagaalkii maanta ciidamadeedu la galeen shacabka magaalada Buuhoodle. Ciidamada Booliiska iyo kuwa Meleteriga oo is garabsanaya ayaa lagu soo daayay gudaha magaalada, kuwaasoo rasaas ooda kaga qaaday shacabkii mudaharaadayay. Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kamid ahaayeen Xabashi ha dhacdo iyo kuwa kale oo ku muujinayaan dareenkooda ku aadan dagaalkii gardarada ahaa ee ciidamada Itoobiya maanta ku xasuuqeen shacabka Buuhoodle. Dad badan oo mudaharadiyey ayaa ciidamadu qabqabteen iyagoo u taxaabay xasbiyada, welina waxaa gudaha maagaalada ka socda rasaasta ay ridayaan ciidamadu oo dhawaaqeeda laga maqlayo guud ahaanba magaalada. Wariye: Farah D. Jama
-
Thankful, are you dumb? How can Las Anod help? when Laas Caanood itself is occupied by somalidiid The reason why habashi-snm invaded Buhoodle &widhwidh is because Buhoodle is the base of the SSC forces, who were planning to liberate Laas Caanood from the somalidiid Where is the so-called Puntland state? Boosaso, Garowe and Galcakacyo are they occupied as well? Now more than ever, people of SSC understand that they need their own army - a strong army that can defend SSC land from habashi & Somalidiid enemies Puntland state is NOT reliable, they let people of SSC many many times down, Yesterday Puntland militia let Las Anod down, today Puntland militia let Buhoodle down
-
snm/somalidiids are sick and evil creatures, insha Allah people of Buuhoodle will defeat the habashi/snm invaders & terrorists very soon. Guul SSC, Guul United Somalia
-
Somaldiidk(xabashida iyo snm) waa cadowga kowaad Somalia, waana laga xoreenayaa dhamaan dhulka soomaalida sida widhwidh, laascaanood, Burco, Hargeysa, Barbara Insha Allah amiin
-
jb waa hater, cuqdad somalidiid ah ayuu qabaa
-
The enemy of Somali people are celebrating today,somalidiid (=snm& Ethiopia) will be defeated very soon Insha Allah Ppeople of Buhoodle and SSC will continue their jihaad against their enemies, Buhoodle, Laascaanood and all SSC will be liberated very soon Long live Buhoodle, Long live Laas Caanood & SSC Long live United Somalia
-
A government soldier runs for cover during heavy clashes in northern Mogadishu, 11 Mar 2010, in a second day of intense fighting between Somali government troops and insurgent forces The escalating political struggle in Somalia will embolden hard-line Islamic insurgents, including al-Shabab, to launch fresh attacks to overthrow President Sheik Sharif Sheikh Ahmed’s government, said political analyst Ali Abdullahi. He described the ongoing Somali political power struggle as a constitutional crisis that needs immediate resolution. “Of course it will. What you have in Somalia right now is we have a constitutional crisis that has emanated from the charter of 2004, which was not refined…what has happened is we have a power struggle that has boiled down to a constitutional crisis,” he said. Legislators, supporting Prime Minister Omar Abdelrashid Ali Sharmarke, announced the removal of the speaker of parliament shortly after he asked the Somali president to form a new government following a vote of no-confidence. In accordance with the Somali national charter, supporters of the prime minister named Haji Shukri Sheikh Ahmed as interim speaker of parliament replacing Sheik Aden Madobe. But, analyst Abdullahi said the power struggle will encourage more insurgent attacks. “As the way things are, this is going to assist the insurgents in such a way that, whenever you have a power struggle, then, the insurgents become more powerful,” Abdullahi said. President Ahmed’s Transitional Federal Government has been battling almost-daily with hard-line Islamic insurgents who have vowed to overthrow the administration to implement the strictest form of the Sharia Law. Abdullahi said the “untouched” Somali national charter is to blame for the power struggle. “The charter has not been refined at all, (and) the charter is vague on a number of issues. Right now, who has the power to convene parliament? It is the speaker of parliament. And, what he has done was to call his troops who are the parliamentarians and he has said, ‘Gentlemen, what is the agenda on the table?’ And, the agenda on the table was how efficient has the government been and they voted it (government) out, and the prime minister is out,” Abdullahi said. He also said deep rifts exist between President Ahmed and Prime Minister Sharmarke, as well as deposed speaker of parliament Madobe.
-
Gadoodkii Shacabka Burco +Dhagxayntii & Waji Gabaxii Riyaale Mafia Burco waxaa saaka dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada burco oogii hore u soo kallaheen dhanka fagaaraha khayriyadda Burco si ay uga qayb qaataan xuska 19guuradii gooni isu taaga somaliland ee 18 may oo ku beegnayd maanta. balse taa bedelkeeda waxaa mar qudha lagu war geliyay bulshadii aadka u tirada badnayd ee ku sugnayd goobta in aanay jirin maanta wax xus ah oo la qabanayo balse loo dhigay xili kale ,iyadoo ilaa maalintii shalay ay waday dowlada hoose ee burco wacyi gelin ku aadan xuska maalintani 18 may, isla markaasna dadku gaadhi sameecado la saaray ugu sheegaysay inay isugu soo baxaan aroornimada balse saaka waxay sheegeen in madaxwayne rayaale soo saaray amar ah inaan maanta la qaban karin xuskaasi taasina keentay in waji gabax ay kala kulmaan shacabkii goobta ku sugnaa oo ay iyagu si aada ugu adkeeyeen inay isusoo baxaan maalinta berri ah. waxa durbadiiba bilaabmay qaylo iyo sawaxan ay dadkii goobta joogay ku dhawaaqayeen erayo liddi ku ah xukuumada somaliland iyadoona ay markiiba hadheeyeen fagaaraha khayriyadda burco mudaharaadyo rabshado wata, waxaana bilaabmay dhagxaan iyo shiid lagu harqiyay dhismaha khayriyadda iyo gaadhi ay lahayd dowladda hoose ee burco oo halkaasi lagu dhagxanyeeyey . waxaa dhamaan shaaracyada waawayn ee magaalada gilgilay dhalinyaro cadhaysan oo aad uu u kacsanyay dareekoodu iyagoona sitay calanka somaliland iyo calanka kulmiye ,halka taa bedelkeeda isla goobta dab lagu qabadsiiyay calanka xisbul xaakimka UDUB. waxa goobta soo gaadhay ciidamada booliska balse taasi waxay sababtay in ay sii baahaan mudaharaadyadaa rabshadaha watay ,waloow ay jireen rasaas ay rideen ciidamada amaanka balse ilaa iyo hada ma jirto cid waxku noqotay rabshadahaasi. si kastaba ha ahaatee waxaa saaka qasnayd xaalada Guud ee magaalada Burco oo ay is dhexyaacayeen dhalinyaro ruxaysa calanka jamhuuriyada somaliland oo raxan raxan markii danbe u soconayay jidadka waawayn ee magaalada Burco, iyagoo markii ay ag marayeen xarunta dawlada hoose ee Burco dhagac iyo shiid isugu daray, iyadoo laga dareemayey kacsanaan xagga dhalinta ah, waxaana dhalintu ay ka cadhaysnayeen dhawaqa madax weynaha ee joojinta xuska maalinta qaranimada somaliland, iyagoo ku andacoonayey Madaxweynuhu shaqo kuma laha maalintan waana maalin qaran, loogana amar qaadan mayo, qaranka ayaa leh waana In la xusaa iyo erreyo kale oo cadho leh. DAHIR ISMAIL WARSAME (suldan) - - - - QASHIN DAY: MAALINTII Somalidiidku DUDEEN 18 MAY Maalintii somalidiidku Dudeen ee 18ka may ayaa ku beegan maanta. Waa maalintay Dudeen oo diideen Astaantii u gaarka ahayd dadka iyo dawlad soomaaliyeed, Waa maalintii sheikhooda,iyo shariifkoodaba ,waa maalintii ay ka go aan qaateen inay cagta mariyaan,dhamaan wixii magaca soomaaliyeed ka dhexeeyey.go oo tirtireenn astaantii kala dhexeysay,somalida,sida taariikh,calan,xuduud,IWM. Waxaa jira aduunka in dawlad waliba calangaar ah iyo astaan gaarah ba ay leedahay taasoo ah midda ay isku gartaan ,iskuna aqoonsadeen.waa maalintii ay ka cadhoodeen ciida iyo calankii soomaaliyeed. Waalintii ay midab doorsheen hagardaamooyinkii gumaysigu u gastay umadda somaaliyeed,waa maalintii geesyadii iyo halgamayaashii Daraawiish,SYL ay cidhabtooda tirtirayeen ama raadkooda. Waa maalintii magii soomaaliyeed xabaaleen,iyo midnimadii soomaaliya {ayna nooleeyeen magacii gumaystuhu soomaaliya u bixiyey ama ukala qaybiyey.} SOMALILAND. Waa maalintii ay beeniyeen suugeentii soomaliyeed sida halyaygii cabdilaahi suldaan timo cadde,kuna badasheen maamul qabiilo.DUGSI MALEH QABYAALADI WAXA XAY DUMISO MOOYAANE}. waa maalintii ay u bixiyeen dadkii midnimada soomaaliya,soomaalinimada,waddaniyiintu ay u bixiyeen maalinta qashinka - - Rayaale oo joojiyay Xuska 18 May, kana digay Qaraxyo dalka lala beegsado Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa joojiyay xuska maalinta 18 May ee sanadkan oo ku beegan berri oo Salaasa ah, waxaanu ka digay qaraxyo dalka ka dhaca. - - - Dhanxiir, Xuska Maalinta Qabyaalada Somalidiidka iyo Kala qeybinta Qaranka Soomaaliyeed ee 18-ka May Maansha Allaah; Alleylehe Madaxweyne Rayaale hadduu dhinac iska dhigay eedihii qolooyinkan mucaaridku la daba taagnaayeen, kolhaduu yidhi xuskii 18 May waxa loo joojiyey hawasha doorashada ee loo haraadanaa si muwaadiniitu u qaataan kaadhadhkooda, eesh calaa madaxweyne, in Foodka daacad ka yahay sidaasaa lagu gartaa. Weger; sirta maad fahminba, Adeer; sheekadu waa ‘Alloow meel aan rabbay roob ma igu helay.’ Rayaale iyo xertiisu markooda hore may jeclayn halgan iyo wixii lagu xasuusanayee, waxaad ka warantaa ragga lala xidhiidhinayo dhagaraha iyo xasuuqii ummaddan loo gaystay inta Hargeysa lagu casuumo, gaadhiga ugu qaalisana loo iibiyo, iyada oo kornayladii dalka u soo halgamay suuqyada lugaynayaan, tallow ma dhafoor taabashaa!!!
-
To Somalis from Northwest region, who believe the peaceful coexistence of Somali people in North Somalia, and respect the decision and the will of Somali people from SSC region to stay as an integral part of United Somalia, congratulations and happy May 18th To Syad Barre Spy Riyaale, warlord Siilaanyo and their somalidiid fans (snm), I have bad news for you, after 19 years of failure, there is NO recognition in sight, Thank You International Community for rejecting the secession project and the lies of the somalidiid , as a result Riyaale banned somalidiid celebrations for this year, and insha Allah there will not be a recognition for another 19 years, amiin - - - Gadoodkii Shacabka Burco +Dhagxayntii & Waji Gabaxii Riyaale Mafia Burco waxaa saaka dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada burco oogii hore u soo kallaheen dhanka fagaaraha khayriyadda Burco si ay uga qayb qaataan xuska 19guuradii gooni isu taaga somaliland ee 18 may oo ku beegnayd maanta. balse taa bedelkeeda waxaa mar qudha lagu war geliyay bulshadii aadka u tirada badnayd ee ku sugnayd goobta in aanay jirin maanta wax xus ah oo la qabanayo balse loo dhigay xili kale ,iyadoo ilaa maalintii shalay ay waday dowlada hoose ee burco wacyi gelin ku aadan xuska maalintani 18 may, isla markaasna dadku gaadhi sameecado la saaray ugu sheegaysay inay isugu soo baxaan aroornimada balse saaka waxay sheegeen in madaxwayne rayaale soo saaray amar ah inaan maanta la qaban karin xuskaasi taasina keentay in waji gabax ay kala kulmaan shacabkii goobta ku sugnaa oo ay iyagu si aada ugu adkeeyeen inay isusoo baxaan maalinta berri ah. waxa durbadiiba bilaabmay qaylo iyo sawaxan ay dadkii goobta joogay ku dhawaaqayeen erayo liddi ku ah xukuumada somaliland iyadoona ay markiiba hadheeyeen fagaaraha khayriyadda burco mudaharaadyo rabshado wata, waxaana bilaabmay dhagxaan iyo shiid lagu harqiyay dhismaha khayriyadda iyo gaadhi ay lahayd dowladda hoose ee burco oo halkaasi lagu dhagxanyeeyey . waxaa dhamaan shaaracyada waawayn ee magaalada gilgilay dhalinyaro cadhaysan oo aad uu u kacsanyay dareekoodu iyagoona sitay calanka somaliland iyo calanka kulmiye ,halka taa bedelkeeda isla goobta dab lagu qabadsiiyay calanka xisbul xaakimka UDUB. waxa goobta soo gaadhay ciidamada booliska balse taasi waxay sababtay in ay sii baahaan mudaharaadyadaa rabshadaha watay ,waloow ay jireen rasaas ay rideen ciidamada amaanka balse ilaa iyo hada ma jirto cid waxku noqotay rabshadahaasi. si kastaba ha ahaatee waxaa saaka qasnayd xaalada Guud ee magaalada Burco oo ay is dhexyaacayeen dhalinyaro ruxaysa calanka jamhuuriyada somaliland oo raxan raxan markii danbe u soconayay jidadka waawayn ee magaalada Burco, iyagoo markii ay ag marayeen xarunta dawlada hoose ee Burco dhagac iyo shiid isugu daray, iyadoo laga dareemayey kacsanaan xagga dhalinta ah, waxaana dhalintu ay ka cadhaysnayeen dhawaqa madax weynaha ee joojinta xuska maalinta qaranimada somaliland, iyagoo ku andacoonayey Madaxweynuhu shaqo kuma laha maalintan waana maalin qaran, loogana amar qaadan mayo, qaranka ayaa leh waana In la xusaa iyo erreyo kale oo cadho leh. DAHIR ISMAIL WARSAME (suldan) - - - QASHIN DAY: MAALINTII Somalidiidku DUDEEN 18 MAY Maalintii somalidiidku Dudeen ee 18ka may ayaa ku beegan maanta. Waa maalintay Dudeen oo diideen Astaantii u gaarka ahayd dadka iyo dawlad soomaaliyeed, Waa maalintii sheikhooda,iyo shariifkoodaba ,waa maalintii ay ka go aan qaateen inay cagta mariyaan,dhamaan wixii magaca soomaaliyeed ka dhexeeyey.go oo tirtireenn astaantii kala dhexeysay,somalida,sida taariikh,calan,xuduud,IWM. Waxaa jira aduunka in dawlad waliba calangaar ah iyo astaan gaarah ba ay leedahay taasoo ah midda ay isku gartaan ,iskuna aqoonsadeen.waa maalintii ay ka cadhoodeen ciida iyo calankii soomaaliyeed. Waalintii ay midab doorsheen hagardaamooyinkii gumaysigu u gastay umadda somaaliyeed,waa maalintii geesyadii iyo halgamayaashii Daraawiish,SYL ay cidhabtooda tirtirayeen ama raadkooda. Waa maalintii magii soomaaliyeed xabaaleen,iyo midnimadii soomaaliya {ayna nooleeyeen magacii gumaystuhu soomaaliya u bixiyey ama ukala qaybiyey.} SOMALILAND. Waa maalintii ay beeniyeen suugeentii soomaliyeed sida halyaygii cabdilaahi suldaan timo cadde,kuna badasheen maamul qabiilo.DUGSI MALEH QABYAALADI WAXA XAY DUMISO MOOYAANE}. waa maalintii ay u bixiyeen dadkii midnimada soomaaliya,soomaalinimada,waddaniyiintu ay u bixiyeen maalinta qashinka - - Rayaale oo joojiyay Xuska 18 May, kana digay Qaraxyo dalka lala beegsado Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa joojiyay xuska maalinta 18 May ee sanadkan oo ku beegan berri oo Salaasa ah, waxaanu ka digay qaraxyo dalka ka dhaca. - - - Dhanxiir, Xuska Maalinta Qabyaalada Somalidiidka iyo Kala qeybinta Qaranka Soomaaliyeed ee 18-ka May Maansha Allaah; Alleylehe Madaxweyne Rayaale hadduu dhinac iska dhigay eedihii qolooyinkan mucaaridku la daba taagnaayeen, kolhaduu yidhi xuskii 18 May waxa loo joojiyey hawasha doorashada ee loo haraadanaa si muwaadiniitu u qaataan kaadhadhkooda, eesh calaa madaxweyne, in Foodka daacad ka yahay sidaasaa lagu gartaa. Weger; sirta maad fahminba, Adeer; sheekadu waa ‘Alloow meel aan rabbay roob ma igu helay.’ Rayaale iyo xertiisu markooda hore may jeclayn halgan iyo wixii lagu xasuusanayee, waxaad ka warantaa ragga lala xidhiidhinayo dhagaraha iyo xasuuqii ummaddan loo gaystay inta Hargeysa lagu casuumo, gaadhiga ugu qaalisana loo iibiyo, iyada oo kornayladii dalka u soo halgamay suuqyada lugaynayaan, tallow ma dhafoor taabashaa!!!
-
Somalia floods leave thousands homeless May 13, 2010 01:48 PM Thousands of families are without shelter after heavy flooding hit central Somalia.About 1,500 families have fled their homes in the past two days after the Shabelle River burst its banks and flooded parts of the town of Beletweyne, in the south-central Hiiraan region. Thousands of families are without shelter after heavy flooding hit central Somalia.About 1,500 families have fled their homes in the past two days after the Shabelle River burst its banks and flooded parts of the town of Beletweyne, in the south-central Hiiraan region. "Many are staying with other families on higher ground," said Hamud Ali Jiliow, a local elder.At least 1,000 families are still marooned in their homes."We are using canoes to reach them,” he told United Nations news service, Reuters. The only help people are getting "is from one another,” he added. With the river level still rising, fears of more flooding and renewed fighting are keeping people away. Much of east African country has had normal levels of rain, during the Gu long rains, which stretch from April to June. But downpours in neighbouring Ethiopia have swelled the rivers downstream in Somalia leading to flooding. "Shabelle River levels have increased drastically over the last few days, said the Somalia Water and Land Information Management (SWALIM) of the UN Food and Agriculture Organization (FAO). “There is therefore a likelihood of high risk of flooding in the lower reaches of Shabelle in the coming week," SWALIM reported, adding that "this may however be worsened by weak river embankments along the Shabelle River". Fears of major clashes in Beletweyne are also fuelling a "quiet exodus" from the town. People are leaving their homes in Hawo Tako and Kooshin districts, to the east of the town, near the lines separating pro-government forces and the Islamist fighters that control the town. "They are worried and afraid that they may get caught in the crossfire once again,” a resident told the news service. He said the Islamist insurgent group, Hisbul Islam, which controls the town, were not letting people to move out. "They don’t want the neighbourhoods to be emptied and allow the government forces a foothold, so they are telling people to stay put. The pro-government forces are about 20km away from the town,” he said. "Everybody is waiting for the fighting to start any day. Only the heavy rains have saved us so far but as soon as the rains subside, there will be clashes, no question about it." Somalia has been without an effective central government since President Siad Barre was overthrown in 1991. Years of fighting between rival warlords and failure to tackle famine and disease have led to up to one million deaths. Government forces and insurgents have swapped control of Beletweyne about four times since 2009.
-
NNC, Well done, Oday aan edab la barin, oo faduuli ah ayaa shaqo wanaagsan ayaa ka qabatay, intuu adi ku soo doontay ayaa hadana waxaad kaga yeedhsiisay "maanta waa la i daba dhigay" , oo meel uu galo ayuu waayey Maahmaah soomaaliyeed "Ninkii soo joog laga waayo soo jiif ayaa laga helaa"
-
NSUM Executive Committee - - - - Somaliland: An Enclave of One Secessionist Clan Hijacking Others- Monday, May 17, 2010 Lasanod Online,(NSUM)- The one-clan based secessionist enclave calling itself Somaliland, otherwise known as the NW region of Somalia to the rest of the world, will once again commemorate its unilateral declaration of secession from Somalia which it proclaimed on 18 May 1991. If the past is any guide, one can expect to be treated to more of the same old triamphalist fanfare to warm the hearts of its despondent and despairing followers: the usual rituals will be staged claiming that recognition is round the corner; self-righteous mantra churned out ad nauseam justifying why the enclave will never again rejoin Somalia; exaggerated achievements trumpeted for the international and domestic public consumption; Somalia roundly portrayed as doomed and defunct; and the mendacious claim reiterated that the secession is supported by all the clans of former British Somaliland, when in reality it is an enclave of one separatist clan hijacking all the others by force in order to get away with the secession. What is doomed is not Somalia as the secessionists cherish and pray. Sooner or later, Somalia will emerge from its prolonged strife as other countries before it have done. Nations as different as Lebanon, Northern Ireland, Nigeria (the Biafra secession), Congo ( the Katanga secession), Sri Lanka (the Tamil secession), among others, have all gone through similar or worse conflicts and have in the end pulled through intact and stronger. Rather, what is doomed to failure is the one-clan driven secession which is opposed by all the other clans in former British Somaliland, by the rest of the Somali people in Somalia and, by all the regional and international organisations which routinely reiterate their support for Somalia's unity and territorial integrity. As such, the question is not about the secession's ineluctable failure but how soon will its supporters realise that, after chasing a mirage all these years, they have come to a dead-end leading them no where. It is in everybody's interest that this year's commemoration will be the last and they return to the union fold. What is mind-boggling is the rationale that the separatists give to justify their secession. It is not based on any legal or constitutional basis but simply on the ludicrous reasoning that they were at one time a separate entity under British colonial rule and that this fact alone gives them inalienable right to renounce the union with Italian Somaliland and go their own way as a clan. And not only that, but also to drag with them all the other clans belonging to the area as if they were their property and had no free will or choice in the matter. One has to recall that those clans who were forced to be part of the British enclave had never existed before as separate people, nor had any exclusive bonds that set them apart from those in the rest of the Somali territories in the Horn of Africa other than that they were colonised by the British and the others by different colonial powers. Far from constituting a distinct people, the clans in former British Somaliland were a microcosm of the clans in the other Somali territories, each having stronger blood ties with its kindred clans across the artificial colonial borders. As such, a bygone foreign occupation cannot give God-given right to any one clan to put the clock back and break from the Somali State, forcing in the process all the other clans in the area to succumb to the secession. If that was allowed to every clan in Somalia, or anywhere else in Africa, it will be a recipe for the end of the nation state as we know it, and that is why the African Union and the wider international community are deadly against it. It is also important to remember that while the secessionist clan has accepted British colonial rule in 1888, through bilateral treaties, the people in the now unionist regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) have by contrast refused from the outset to be part of the British colony. Their Dervish resistance movement, under Sayed Mohamed Abdalla Hassan, had fought against British colonial occupation for over 20 years (1900- 1920). Even if the British finally managed to defeat them militarily, thanks to the collaboration of the secessionist clan, the SSC people never formally signed to accept British colonisation. In the absence of a binding bilateral treaty with the British, the SSC regions and people were therefore not bound to remain as part of that entity once Britain's colonial rule ended. Such being their nationalist past, it is inconceivable they will ever agree, or bow, to secession and leave the union for which they had made incalculable sacrifices. Alas, history repeats itself, and it is the same people who played a treacherous part in the defeat of the Dervish free fighters who are once again bent on Somalia's dismemberment, this time in collaboration with its worst enemy, Ethiopia. Once the end of the era of colonialism was on the horizon, and independence was finally approaching in the 1950s, the clans faced three options about their future: they could go their separate ways, or form a new independent nation or else opt to unite with Italian Somaliland in order to fulfil the aspiration of Greater Somalia which almost all Somalis of the time yearned for. Not surprisingly, it was the union with Italian Somaliland that they all agreed on, and it was solely for this purpose that they sought independence from Britain which it granted accordingly. Contrary to baseless secessionist propaganda, the newly-independent four-days old territory was never admitted to the UN nor recognized by any single country for the simple reason that it never sought recognition in the first place but only to unite with Italian Somaliland. The critical importance of the control of the unionist regions of Sool, Sanaag and Cayn to the possible success of the secession has been uppermost in the strategy of the one-clan based separatists(better known as Somalidiid) from the time they declared their breakaway from Somalia. Though invariably wrong on most of their calculations, they have been right for once to see the SSC regions as the lynchpin that binds together north and south Somalia. And as long as these SSC regions remain part of Somalia, the clamour for recognition by the residual secessionist rump in Somaliland would sound hollow and not make much headway with the international community for whom all one clan-based secessions are reminiscent of those in Biafra, Katanga and their likes. This forms the backdrop to the invasion and occupation of the SSC regions by the secessionists in October 2007. Unfortunately for the separatists, the sons and daughters of the Dervish, who refused to succumb to the might of the British Empire, will not surrender to one clan occupation and its crimes against the union . Though opposition to one-clan-driven secession is the bedrock of the Charter of the African Union, the separatists remain blinkered, bigoted and so far averse to peaceful dialogue and reconciliation. Having despaired of any political gain from their campaigns of the past 19 years, they continue to bank on illusory hopes. The delusion still persists that the insurmountable wall facing them could be breached if only they could get recognition from one or two bribed corrupt African leaders, or from Ethiopia in return for the shameless collaboration they provide against the ****** National Liberation Front (ONLF). Out of desperation, it has now jumped on the "war on terror" bandwagon, actively peddling the area's coveted strategic importance to any interested western power. No stone has been left unturned in the search for recognition and even Israel has been wooed. These moves are unlikely to be more successful than those they undertook in the past. The people of the unionist regions of Sool, Sanaag and Cayn, betrayed by Puntland, remain true to their history as defenders of the Somali homeland against alien invaders and colonisers and continue to pay heavy sacrifices in defending Somalia's unity, this time against its internal clannish enemies. Despite the odds they face in terms of the strength of the enemy, yet no other groups in Somalia, whether clans, organisations, or individuals, have come to join or aid them in the defence of Somalia's unity. Worse, the Somali governments established in Embegathi in Kenya and in Djibouti, for whom the defence of the country against its external and internal enemies were their raison d'être, have been indifferent to their responsibilities, shamelessly engrossed in their own political survival and personal pecuniary pursuits. Thus, the battle to maintain the unity has been left by default to the SSC people which they heroically shoulder. No matter how long it takes, they will defeat the enemy of unity and banish the bane of secession from Somalia's body politic once and for all and consign it to the dustbin of history.
-
SSC= Somalia = Somalidoon & wanaag+ midnimo = Qaran Somalidiidland =Somaliqeybi+iskudir= Xaaraan &Qabyaalad= cuqdad& cudur