Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Amistad, This group of soldiers left Somaliland militia to join the new SSC army, the objective of the SSC army is to liberate SSC region from snm/somaliland invaders. As well, there is another group of soldiers who left Puntland to join SSC army Both Puntland and Somaliland militia are losing soldiers every day On other hand,the SSC army is getting bigger every day, masha Allah
-
Amistad, This group of soldiers left Somaliland militia to join the new SSC army, the objective of the SSC army is to liberate SSC region from snm/somaliland invaders. As well, there is another group of soldiers who left Puntland to join SSC army Both Puntland and Somaliland militia are losing soldiers every day On other hand,the SSC army is getting bigger every day, masha Allah
-
Bosaso: Young Turk, Salah N. Donyale recieves a hero's welcome
Liibaan replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Beer-Gaal: One thing is for sure,,,He (Doonyaale) is way better than Al-Shaabaabka!! Well said Beer Gaal, Yaaba isbarbar dhigi kara -
shabaab is NOT an option Where are Somali people? wax garadkii meeye, dadkii aqoonta lahaa meeye, wadaadadii somalida qunyar socodka ahaa meeye, wadaniyiintii meeye, dhani yaradii soomaaliyeed meeye, gabdhihii soomaliyeed meeye ma rabno kuwa shaqeeya xabashida, mana rabno shabaab oo u shaqeeye extremists waxaanu rabnaa dad soomaali ah oo xalaal ah
-
Originally posted by Mr. Somalia: Irregardless of which Garaad supports Puntland or NOT, the fact that the SSC people are slowly coalescing behind their elders and uniting for their common cause, is indeed a worthy and honorable sight to behold. I wish my brethren ALL the success in their endeavors to rid themselves of the traitors in their midst who have brought so much opprobrium and disgrace to the proud people peoples of Sool, Sanaag and Cayn. Isha-Allah; victory will be your ALONE. Thank You, Mr. Somalia, for your support for SSC cause, and walaaltinimo SSC people will be Victorious Insha Allah Xaq & Justice will prevail insha allah
-
Duufaan, Garaado are united now, alhamdulilah All SSC Garaado and SSC leadership jointly welcomed the SSC army who left the useless Puntland army It was very smart by the SSC leadership to attract the ssc soldiers. Hogaanka successfully convinced the young SSC men to leave Puntland, and come to liberate their land SSC Many more SSC soldiers are on the way, this just the first group Faroole tried to divide SSC Garaado, but he failed big time Now all Garaado realized that Faroole is cheater, who is not honest, and Puntland is not serious when it comes to liberate SSC from somalidiid Good news that all SSC Graado, SSC army all left Garowe and Bosaaso
-
Garaadada SSC oo Xaflad dhiri gelin ah u qabtay Ciidankii ka soo goostey Puntland SSC(Riinji.com)Isimada SSC ayaa waxay xaflad soo dhawayn iyo dhiiri gelin ah u qabteen Ciidamada dhawaan ka soo goostey xerada Carmo ee Ciidamada lagu tababaro... Xafladan oo ka dhacday Tukaraq ayaa waxaa halkaasi ka soo qayb galay dhammaan Ciidamadii ku sugnaa aagaasi,Waxaa halkaasi ka hadlay G Jaamac G Cali, G Cali Burale ,G Jaamac G Ismail iyo Boqor Cabdilahi **** gooye,Garaadada aya waxay wax lagu farxo ku tilmaameen in cudud intaa leeg oo ciidan oo SSC ay maanta u diyaar yihiin inay dalka maqan soo celiyaan isagoo kusoo dhaweeyay ciidankan kuwii hore ugu jiray Furinta horre ee SSC,Saraakiisha iyo Isimada ayaa markii dambe galay shir albaabadu u xidhan yihiin. Dhinaca kale waxa halkaasi ka hadlay Saraakiishii hogaaminayey Ciidanka oo sheegayn in ay kaga dhabaynayaan sida ay uga soo baxeen Carmo,sidoo kale waxay sheegeen in ay ciidanku isugu jirey Ciidankii Dawalda Federaalka iyo Puntland oo ay dhammantod ka soo jeedaan deeganaka SSC isla markaana aysan u dulqaadan karin dhiigaga daadanaya ee shacabkooda iyo dhulkooda Somalidiidku haysto. Isimaan ayaa dhawaan u ambabaxaya dhinaca Hawdka waxaana lagu wada in ay gaadhan illaa magaalada Buuhoodle ee Xarunta SSC.
-
Don't worry about Khusuusi,
-
Adaa isla hadlaya
-
Prof Mohamed Ali Jama Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Hogaanka Mideynta & Badbaadinta SSC oo Wareysi Siiyey Xargaga Online Halkan ka Dhegeyso Wareysigan Prof Mohamed Ali Jama SSC Secretary of Foreign Affairs and Ali Ahmed Jama (Jangali)Minister of Foreign Affairs of Somalia Prof Mohamed Ali Jama SSC Secretary of Foreign Affairs and Ali Ahmed Jama (Jangali)Minister of Foreign Affairs of Somalia Prof Mohamed Ali Jama SSC Secretary of Foreign Affairs and Ahmed Ould Abdallah United Nations Special Representative for Somalia
-
Cidii ku rumeesanasa u sheeg
-
No One Can Hush The Voice of SSC People- Lasanod Online. Saturday, May 29, 2010 LASANOD ONLINE:- Since time immemorial, the Somali **** tribe to the north have been seeking expansion eastward and gradually encroached on the territory of Sool, Sanag and Cayn (SSC). In 2004, the tribal militia of the north have occupied large tracts of land belonging to SSC. These included the towns of Yagori and Adhi Caddeeye. On October 15, 2007, the **** tribal militia have occupied Las Anod city, the capital of SSC region and still continue to occupy it. Their main mission is to seize the land and exile its local rightful owners. The ruling party in Hargeisa as well as the opposition leaders are led by men of darkened vision. They did not learn from history. That is why they are repeating the mistakes and failures of the past. They all have unbridled lust to dominate SSC land at any price. They are so mischievous and mislead their people. They had better provide their people with the basic wants instead of spending much money on the war in SSC. With all the persuasion in their command, SSC traditional leaders and politicians have tried to convince and persuade the invaders from the north to leave SSC territory. But unfortunately their demands fell on deaf ears. This is because the northern invaders have no regard for the legitimate wishes and public opinion of SSC people. The SSC people cannot give up their homeland and become fugitives around the world. They want to preserve their independence and identity like other peoples. They want to be masters of their destiny and lay the foundation for a new SSC. The SSC people are now in earnest and their blood is up. They are now uncompromising and irresistible. The SSC people are superior in courage and patriotism. SSC is the land of great horsemen and great poets like Sayid Muhammad, Ali Dhuux and Ismail Mire. The SSC people are not war mongers like their neighbors to the north. The SSC people are ready and willing to have peaceful relations and cooperation with the northern tribes. This is because the two peoples are bound by many ties of intermarriages, trade and neighborliness. The damage caused by the northerners can be repaired, the conflict solved, and situation fixed if they peacefully leave SSC territory. Then the two sides can come together as equals in a meeting and discuss future relations between them. [ May 30, 2010, 12:03 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Derbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanodDerbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanod. Derbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanod. Waxaa lagu arkayaadhalinyaroderbi jiif ka ahayd hargeysa burco iyo berbera oo tuute askareed loo soo geliyey oo dhex qulqulaya degmooyin hoos yimaada laascaanood kuwaas oo dhanka galbeed kaga beegan lascanod degmooyinkaas oo ay kamid yihiin Tuulo Samakaab,Adhicaydeeye iyo Yagoori. Jiridan loo soo labisay ayaa hadafkoodi yahay in hadii dagaal ka qarxo deeganda ssc ay bililiqo ka geystaqan deeganada la keenay. shacabka ku dhaqan deegaanadaas ayaa yagu ka biyo diidan jiridan loo soo geliyey dhar asakareedka ee la keenay deeganka. GalgalaNews
-
Waa La Doogiye Yaan la Dacarroon Saturday, May 29, 2010 Marka bulshadu sideedaaba wajahdo xaalada , waxaa lagama maarmaan ah in ay soo baxaan waxyaalo badan oo qaarkoodna la filayey kuwo kalena aan la hawaysanayn ama la dhaadeynba. Xaalada SSC hada gashay waxay daaha ka qaaday oo faydey arimo badan oo qaarkoodna siigo isku qaris ahaayeen kuwana aysan ku cusubayn dhegaha iyo dhaayaha shacabka SSC. Wax yaalaha dhegaha shacabka aan ku cusbayn laakiin dhaayahooda aysan ku arag hada ka horoow waxaa ka mid ah. Xidhiidhka qotada dheer ee kargacaylku weheliyo ee u dhexeeya labada Maamul ee Garoowe iyo Hargaysa, Xidhiidhka hiilka iyo hoodaba leh ee u dhexeeya Itoobiya iyo maamulka Haragaysa kaasoo gaadhsiisan in labada dhinaca shacabka SSC laga soo wada weeraro isku maalin. In la arko mas'uul *********** oo shacabkiisii oo cadaw xasuuqayo lana marinayo Beebe oo asaganu dhankiisa ka soo saaraya digreeto lagu xidh xidhayo kuwa dhiidhiyey ee dhiiga leh. Waxayaalahaas iyo kuwo ka qalafsan ayaa la arkaa marka xaaladi dhacdo sidan oo kale ah isla markaana halgal la bilaabo. Si hadaba aysan u dhicin guul daro isla markaana loo beeniyo ficilada Mujaaxaabinta ah ee uu maamulka Garoowe isticmaalayo asagoo adeegsanaya ninka ugu sareeya ee SSC ugu jira maamulkaas kaasoo maanta laga filayey in uu shacabkiisa garbaha qabto laakiin taa bedelkeedii lugaha qabtay waxaa loo baahan yahay arimahan soo socda. In aan la niyad jabin, In samir badan iyo dulqaad xad dhaaf ah la muujiyo si loo xaqiijiyo hiigsageena ku salaysan xaq doonka. In Midnimada lagu dedaalo aana cid ka badan shakhsiga denbiga gaystey loo nisbeyn cid kale. In laga wada duulo hal ujeedo taasoo ah in cidina aysan sharaf yeelaydeyn hadaanay deegaankeeda u dhimana una caydhoobin. Waxaana loo baahan yahay in xoog iyo kalsooni fara badan laga sii qaado ficilada ka dhacaya deeganada maamulka Garoowe ee lagu mujo xaabinayo dedaalka SSC, kuwaasoo ay ugu danbeeyeen qab qabashada dadka aan waxba galabsan ee shacabka Ganacsatada ah, denbiga keliya ee ay galeena yahay , maxaad dadkiina iyo maatadiina ugu damqanaysaan. Run ahanatiina waxaa xasuus mudan in Kursiga Garoowe maanta ninka ku fadhiyaa uusan ku waareyn siina Joogeyn. Laakiin ta cidhib danbeedka reebaysaa ay tahay taariikhda danbe. Taaasoo ah mid qormaysa, ruuxkastana ku calaamadinaysa waxa uu yeelay iyo waxa uu taray dadkiisa iyo deegaankiisa. Maah maah Soomaaliyeed ayaa ahayd Soomaalidu ninkeey Adhiga kala quusato ayey Geella u dirtaa, ninkii asagoo ahaa Jananka ciidamada Daraawiishta u sareeya watana in ka badan 80 tikniko ah ka gudbey wadada dheer ee Garoowe iyo Laascaanood u dhaxaysa ay maanta tahay waali in aan la yaabno in uu wax ina yeelo ama lugaha ina jiido jiido. Shacabka SSC waxaa aad maanta haysataan Fursad qaali ah oo dahabi ah, taasoo u baahan in laga faa'ideysto, waxaana hubaal ah in hadii maanta taas laga faa'ideysan waayo aysan dhacayn in tanoo kale ina soo marto. Waxaana maanta hubaal ah in aynu haysano halyeeyo dantoodii, khaas ahaaneed, Hantidoodii, Juhdigoodii iyo naftoodiiba u soo huray shacabkooda sidii ay deegaanadooda wax ugu qaban laahaayeen ama ugu dhiman laahaayeen. Taasna waxaa makhraati u ah in jiida hore ayagoo tuute wata lagu soo sawirayey laguna waraysanayey. Waxaa maant shacabka SSC la Gudboon in aysan beer darayn fursadan dahabiga ah isla markaana ku daran dedaal naf iyo maalba leh io Zamir dhabar adayg lagu Ladhay. Ugu danbeyntii waxaan ku soo afmeerayaa, maanta waxaa socota dabayl, taasoo ah mid xawli sare ku ordaysa waxaana hubaal ah in qofkii isku daya in uu is hortaago ay Legdi doonto. Waayo Maah maah ayaa ahayd Ilaahay haduu xoolo kula maagay dadkeeduu ku siiyaa, Maantana SSC ilaahay dadkiidii ayuu siiyey.
-
Excellent Job, Khusuusi Kobra Keyse Masha Allah, People of SSC are working very hard, and they are united, thanks to SSC Leader XagloToosiye, Deputy Leader Sabarey, Golaha Khusuusiga (SSC Parliement), SSC Traditional leaders, and SSC army Well Done
-
Pirateland is a sinking ship
-
Piracy, kidnapping and hijacking of ships is the most lucrative profession in Puntland. The leaders of Puntland including Adde Mouse and President of Transitional Government of Somalia (TGS) Abdullah Yousuf take a loin's share from this illegal business. Moreover, Puntland allows human trafficking, in which thousands of poor Ethiopians and Somalis are shipped in small wooden boats meant for lighter cargo to Yemen. The human traffickers charge from $50 to $100 per head. Human Rights accused Puntland of conducting this illegal business. As the international news agencies reported, Puntland officials established the piracy business in mid-1998, starting with human trafficking to Yemen and expanding to piracy. The president of Puntland, Adde Moose, and TGS' Abdullah Yousuf, founder and former leader of Puntland, emerged as the leading figure in the business of piracy. Recently, French forces, stationed in Djibouti, arrested six Somali pirates. France confirmed that all six members are kinsmen of Yousuf and Moose, and have been identified as former Puntland police officers by French authorities. They are serving a lifer in Paris. News agencies like AFP and AP reported that Puntland pirates earned $40 million this year, which is much more than Somalia's national budget. The dirty money of pirates enhanced the economy of Puntland, and even improved the deteriorating living standards of the people of Puntland. Puntland formed Anti-Piracy Police Unit and even succeeded in freeing one of the hijacked ships, but the reality within Puntland says this was only a measure by the leaders to deal international pressure to end piracy. The unit is combination of former pirates, because the police force lacks the training and hence cannot be relied on for protecting international vessels. Such a ragtag unit can only provide a hollow defense against piracy because it will ultimately be in cahoots with its erstwhile friends. "Puntland"'s weak economy is what makes its police force enter into this lucrative business of piracy, because the state is unable to provide them with handsome salaries. The piracy money has begun to trickle down to lowest strata of society and is buoying up the entire economy of the state. The high-ranking officials of Puntland receive the lion's share of the dirty ransom money. The ransom money has come to be accepted as legal tender in the state owing to its importance in filling up state coffers. In the backdrop of all these facts it is easy to estimate that there are no serious efforts being undertaken to tackle the menace of piracy. Any effort is only a sham to pull wool over the eyes of the international community. A case in point is the recent hijack drama and ensuing rescue operation, in which police officers posing to be pirates hijacked a ship only to be rescued by their colleagues through a fake encounter. The question lingering in my mind is, will Puntland finish its own piracy? And will the Puntland authority be able to stop such profitable illegal business? In other hand, Somaliland remains committed to its security and stability, where the pirates don't subsist in Somaliland water. The international community should utilize the experience of Somaliland in the region, in order to end the piracy business in regional waters. Recently, Somaliland forces crushed Puntland militia in its eastern regions: Sool and Sanaag. Somaliland is strong enough to eliminate Puntland pirates too. Somaliland, the former British Somaliland, declared independence from failed Somalia 18 years ago, and remains active without international support. Somaliland has a steady economy, army, police, jails authority, courts, elected government and Parliament. Somaliland is model of modern democratic country, and deserves international diplomatic support.
-
Originally posted by Aliyahh: And, if we ask ourselves who is stealing $$$ that is no other than your chief Pirate Officer of Pirateland (CPO) Mr Faroole He steals taxes from poor people and foreign aids. Not to mention his booming piracy business. loooooooool, You are right Aliyah Faroole is the chief Pirate Officer, the world should act and stop the piracy business in Pirateland... and UN Security Council must arrest Faroole so can face International court What Puntland needs is to unite against the criminal and the Chief Pirate Officer Faroole, he turned Puntland into Pirateland, and Garowe became the capital of Pirateland Xaglotoosiye, Sabarey, the leadership of SSC, the traditional leaders of SSC led by the 2 Garaad Jama, are 100% correct, SSC regions DO NOT want to be part of Pirateland, because Pirateland is a criminal business
-
Boocameonline.com Beenin war ku soo baxay shabakadaha QARANNEWS.COM iyo SOMALIFANS May 25, 2010. (Beeni raad ma leh) (Ceegaag, May 26, 2010 Ceegaag Online) Shabakadda wararka ee Ceegaag. Com waxaa soo gaadhay qoraal ay soo saareen waxgaradka iyo dadwaynaha ku nool degmada Ceegaag Soomaaliya. Qoraalkan ayaa u qornaa sedan hoos ku qoran: Annagoo ah dadwaynaha iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Ceegaag waxaan u sheegaynaa in warka lagu qoray shabakadaha kor ku xusan ee lagu sheegay in jabhadda ONLF ay fadhiisin ka dhigatay degmada Ceegaag oo hilaadda 50KM dhinaca waqooyi kaga began magaalada Buuhoodle . Waxaa kaloo warkaas lagu sheegay in Ceegaag ay ku soo dhaweeyeen jabhadda ONLF odayaasha degaankaasi. Warka been-abuurka ah ayaa u qornaa sedan: ‘Buuhoodle, Somaliland – Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa cabsi xoog leh laga qaba inay Noqoto Xurunta Jabhada ONLF kaga duusho dowladda federaalka Ethiopia, Walaacan ayaa yimid kadib markii la sheegay in Tuulo u dhow Buuhoodle oo lagu magcaabo Ceegaag aay soo degeen Ciidamo ka tirsan ONLF kuwas oo Odayaasha degaanku halka ku Marti qaadeen Jabhada ONLF ayaa iyada oo ka Faa’iideysan Xurgufta soo kala dhexgaashay Beesha degaanada Iyo Ethiopia waxay Durba Bilowday inay halka ka sameysato Xurumo ciidan kuwas oo aay weerar uga qaado Dowladda Ethiopia oo iyada ay Halgan aadag Kula jirtay In muddo ah Somaliland ayaa la aqoon talaabada aay ka qaadi doonto arrintan, madama Dhulkeeda loo Isticmaalayo la dagaalanka Dowladda Aay Deriska iyo Saaxiibnimada Fogi ka dhexeyso ee Ethiopia’ Xigasho Somalifans Haddaba, annagoo ku hadlayna magaca dadwaynaha degmada Ceegaag waxaannu u sheegaynnaa dadka Soomaaliyeed ee nabadda jecel in warkaasi aanu ahyn mid sal iyo raad toona leh ayna qoreen dad ay dilootay nacaybka dadwaynaha deggan degmadaas oo iyagu ku can ah ah nabadjacaylka iyo deriswanaagga dadwaynaha Soomaaliyeed ee ay degaan, dhalasho, dhaqan iyo dhiigba wadaagaan. Waxaa wax garadka iyo dadwaynaha ku dhaqan degmada Ceegaag uga fadhiyaan mulkiilayaasha shabakadaha Qarannews Waxaa iska leh Waleed Al-Nuaimy Online Today admin@online-today.net 50 Pomfret Street Liverpool, L8 8ND, GB. UK 44.8701993951 Ama M Jama Qarannews Network 8 Beaconsfield Street Liverpool, L8 2UU. GB. UK Tell 44.7957463872 iyo Somalifans Waxaa Iska leh Saciid Barre (afisoone@yahoo.com) Tel. 763-208-6712 6355 zane ave #103 brooklyn park brooklyn park, Minnesota, 55429 USA in ay sida ugu dhakhsaha badan u soo bandhigaan meelaha iyo cidda ay ka keeneen wararkan been-abuurka ah ee lagu khalkhalgalinayo nabadda iyo horumarka ka jira degmadaasi Ceegaag. “waxaa wax lala yaabo ah in Mashaqadii dhexmartay dadwaynaha ku nool degmada Buuhoodle iyo ciidamada Itoobiya lala xidhiidhiyo degmada Ceegaag oo ka mid ah dalka Soomaaliya isla markaana xuduudda Itoobiya u jirta illaa 50KM. Ugu danbayn waxaan jawaab deg deg ah ka sugaynnaa mulkiilayaasha shabakaddahan kor ku qoran ka hor inta aan dadwaynaha degmadaasi qaadin tallaabo sharciga waafaqsan oo ka dhan ah mulkiilayaashaas oo ku nool dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka sida ku cad baadhitaan ay sameeyeen qurbajoogta iyo waxgaradka ku nool dibadda 24 saacadood ee ugu danbeeyay. Ugu danbayn, waxaa dadwaynaha degmada Ceegaag mahadnaq ballaadhan u soo jeedinaysaa shabakadda wararka ee Ceegaag.com oo had iyo goor tabisa wararka xaqiiqada ah ee ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya iyo dunida daafaheeda, isla markaana si gaar ah u baahisa wararka ku saabsan horumarka iyo nabadgalyada ka jira degmada Ceegaag iyo degaannada ku xeersan. Mahadsanidiin, Waxgaradka degmada Ceegaag. Waxaa qoraalkan xafiiska wararka ee shabakadda ceegaag ee buuhoodle soo gaadhsiiyay Waxgaradka Degmada Ceegaag.
-
100 Askari Oo SSC Ka Soo jeeda oo ka soo Goostay Puntland Written by Jidbaale.com Thursday, 27 May 2010 03:14 In ka badan boqol askari ayaa xlay waxay ka soo baxeen magaalada Xeebta ah ee Boossaaso, Ciidankan oo xidhiidh la soo sameeyeywarbaahinta SSC ka hor inta aysan ka soo anbabixin magaalada Boosaaso ayaa waxay ku hubaysan yihiin Hubka fudud ee Boobayaasha iyo noocyada kale ee garbaha lagfu qaato. Sarkaalka Ciidankanwatay oo magaciisa ku soo gaabiyey Xassan ayaa u xaqiiqjiyey warbaahinta in ay 11:00pm ee wakhtiga geska Afrika ka soo ambabaxeen Boosaaso. Ciidamadan ayaa si dhoolo tus ah oo awood sheegasho ah ku soo dhex qaaday wadada laamiga ah, ayagoo dhamaan soo jeedhay Kantarooladii u yaalay booliska Puntland. Ciidankan oo ah kuwa lixdaan leh isla markaana ah Askartii sugu jirtey amaanka magaalada Boosaaso ayaa noo sheegay in dalkoodii oo la haystio aysan macquul ahayn in ay Boosaasoi amaankeeda sugaan. "Waanu gadoodney, caruurtayadii ayaa Beebee la marinayaa oo la xasuuqayaa sidee ku sii joogna Boosaaso oo aan dadkan Kaluunka cunaya amaankooda u ilaalinaa" ayuu is waydiiyey Mr: Hassan oo sheegay in ay yihiin ciidamo si weyn u tababaran, Mar an xidhiidh la sameeyey saaka ayuu ii xaqiijiyeyin ay dhulka SSC gaadhi doonaan saacadahan soo socda. Isla markaana ay kan qayb qaadan doonaan dibu usifeynta deegaankooda. Mar aan weydiiyey in ay jirto bal inla isku dayey in la joojiyo ayuu sheegay intaas ay u babac dhigeen." Markaan gaadhno Baraha kantaroolada waanu ka daadaney gawaadhida waxaana sameynay hab ciidan oo ah in aan hool gareeno goobta isla markana la wareegno intaas ka dib ayaanu ka gudbeyney" Waxa jirtey tikniko Garoowe laga soo diray ka dib markaanu ka awood roonaanay kuwii wadooyinka ayaganu waa ku guul daraysteen in ay na celiyaan ayuu khadka telefoonka noogu xqiijiyey sarkaalkaasi. Isku soo wada duubo arintan ayaa waxay ka mid tahay Midnimada iyo isku soo ururka umada SSC oo hada u eg in ay wadadii wanaaga cagta saartay. Waxa kaloo halkaas laga qaadanaya indhamaan ciidamadii dhiiga laaha oo dhan ay ka dhiidhiyaan dadkooda la xasuuqayo. Jidbaale.com
-
Originally posted by Jacaylbaro: and the phone number there is a Djibouti one ,, not Somalis ..... While the phone number of Mr Riyaale, the governor of Somalidiidland, is Somalia one (252)
-
Mr. Somalia,Hada ma in aad na caydo ayaad keentay, Faroole and his clannish fans are the real fools Reer Puntland (Mudug/Nugaal/&Bari) wax maqla xaabsade marmarsiinyo idiin ma noqonayo , that old excuse expired, now it is 3 years..... People of SSC will deal with Xaabsade and his snm militia, Puntland Should Mind Its Own Business, and stop Interfering with SSC. ------------ Xukuumada Puntland Aragnaye, Shacabka Mudug, Nugaal Iyo Qardho Muxuu Yahay Mawqifkiinu????? Xukuumada Puntland Aragnaye, Shacabka Mudug, Nugaal Iyo Qardho Muxuu Yahay Mawqifkiinu. Wednesday, May 26, 2010 - 04:11 PM Send this story to someone Printer-friendly page Shaki kuma jiro dhacdooyinkii shantii maalmood ee ugu danbeeyye ka dhacayey deegaanka ssc in ay kala hufeen oo kala haadiyeen aragtida ummadda Soomaaliyeed.. Dhacdada labaad waxay ahayd mid ay wadaagaan ummadda Soomaaliyeed oo ah xoojinta midnnimada Soomaaliyeed hasa yeeshee kuwa Soomaalidiidku ay weerarka gudaha ka soo qaadeen kuwaas oo weerar ku soo qaaday deegaanka widhwidh ee gobolka Cayn, oo isku mar sida lawada dareemay iyaga iyo itoobiya ku tashadeen in weerar lagu eekeeyo shacabka SSC. Dadweynaha Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan way ku hanbalyeeyeen difaacaas ay galeen marka laga reebo Shacabka , Saxaafadda iyo maamulka Mudug , Qardho iyo Nugaal oo iyagu isku dayey in ay libinta isa siiyaan markii ay warbaahintooda ku faafiyeen in widhwidh ay isku haleeleen Ciidamo ka amar qaata Garoowe iyo Hargeysa, taas oo ahayd been tii ugu weynayd ee ay faafiyeen webebka beelaha Mudug, Nugaal Iyo Qardho Afkooda ku hadla ee kala ah, Allpuntland(Cumar Maxamuud, Mudug) Horseedmedia (Cismaan Maxamuud,Qardho) Radiogarowe (Ciise Maxamuud Garoowe) waxayna dhamaantood ka sinaayeen majarahabaabinta bulshada Soomaaliyeed iyaga oo hawshii beesha SSC ku tilmaamay mid ay u nisbeeyaan maamul Fadhiid ah ee Puntland oo aan la garan karin halka uu saldhigan doono. Waa arrin jirta in shacabka ku dhaqan Sanaag Iyo Bari ee Moorasaante(Maxamuud ***** iyo Hinjiye) ay muujiyeen dareen lagu diirsado xataasaxaafaddoodu ay runta ka sheegtay dhacdooyinkii siday ahaayeen taasnawaa waajibkoodii oo ay ka soo baxeen waxaanu leenahay tol jira oo jooga noqda, shacabka ku dhaqan isna Bari ee Dashiishe in kasta oo aanay xumaan muujin haddana iyaga wasiir ayaa suuxiyey ilaa hadda saxaafad iyo shacab midna sanqadh lagama hayo. Run ahaantii maaha cabasho qoraalkani hasa yeeshee waa muujin wixii dhacay, oo ah muddooyinkan danbe shacabka ku dhaqan Qardho, Gaalkacayo Iyo Nugaal waxay aad isugu dayeen in ay ku andacoodaan in maamulka ka arrimiya Garoowe iyo iyagu aanay shaqo isku lahayn oo ay yihiin iyagu shacab sidaasi daraadeedna aan waxa uu maamulka Garoowe 6 sanno ee ugu danbeeyey ku talaabsanayey aanay shaqo ku lahayn, waa arrin wanaagsan laakiin waxyaalaha lays weydiinayaa waxa aka mid ah. Maxay tahay shacabka aan soo tilmaamanay dibad iyo gudaba ku dhaqan waxay had iyo jeer ay isku dayaan in ay muujiyaan in ay jirto kala qaybsanaan beesha *********** dhexdeeda ah, kaba soo qaad in beesha *********** kala qaybsan tahay, miyaanay jirin xilligii beesha ********** kala qaybsanayd ee dhuudo lagu dirirayey , taasina aysan keenin in la yidhaado Cismaan Maxmuud iyo Cumar Maxmuud ayaa diriray ee sutida loo qabtay kuwii markaa ka hor yimi maamulkii ummadda hoday ee la moodayey in lagu soo hiranayey, doonayeyna in ay kala dhantaalaan, maxaase ugu jira in shacabka Gaalkacayo, Garoowe iyoQardho had iyo jeer ku ifiyaan tooshka khilaafka SSC iyaga oo u adeegaya kuwa dabaqoodhiga u ah SNM. Taas haddaan ka gudubno wali lama arag odayaal, Shacab, dhalinyaro intay ku shirtay Garoowe, Gaalkacayo, iyo Qardho mawqifkooda ku aadan dhacdooyinka SSC soo saaray tan iyo maalintii lala wareegay Laascaanood, shacabkaasi mid waliba waxaa lagu qafilay Dhulbahantaa is-haya ka dibna waxay awoodi kariwaayeen in ay xataa muujiyaan mawqifkooda Soomaalinnimo, oo marmarka qaarkood ay kaga dhiiran yihiin shacabka Muqdisho odayaal iyo dhalin yaraba sida tii hadda ka dhacday Buuhoodle oo oday dhaqameedka Muqdisho markiiba ka soo saareen hadalo cad cad muujiyeena mawqifkooda , hasa yeshee goboladaas aan laga hayn wax dareen ah marka laga yimaado qoraal ay dhawaan soo saareen niman doonaya in ay yidhaadaan anna waa ikan, oo qurbaha ku nool. Dhacdadii ugu danbaysay ee Buuhoodle shacabka Laascaanood oo shacabkoodii la laayey way gadoodeen, hasa yeeshee wali ma maqasheen shacabka Gaalkacayo , ama Garoowe, ama Qardho ayaa Mudaharaad ay ku muujinayaan shacabkii la xasuuqay isugu soo baxay, maamulka Puntland isagu wuxuu sheegay in ay itoobiya walaalo yihiin, hasa yeeshee shacabkaasi waa aamusay. Maanta waxay doonayaan in ay dhibco ku badsadaan shacabka ku soo dhaawacmay Buuhoodle iyaga oo warbaahintooda ku qoraya waxaanu heegan galinaya Cisbataalkii Gaalkacayo ma xuma waa arrin wanaagsan laakiin xaqiiqdu waxa weeye shacabka goobahaas aan soo sheegnay ku nool iyada oo aan laga hadlayn Puntland waayo Puntland tii ka dhaxaysay shacabka ku dhaqan Sool, Sanaag , Cayn , Mudug, Hayland, Karkaar , Nugaal maaha tii hore loo yaqaanay ee Puntland waa Puntland ku ururtay Garoowe sidaas daraadeedna maanta laguma tilmaami karo Puntland xalaal ah ee waala badhxay, sidaasi daraadeed, waxaa loo baahan yahay shacabka Gaalkacayo, Garoowe iyo Qardho in ay laba mid soo galaan hadaanay Xukuumada C/raxmaan Faroole iyo C/samad Cali Shire la mawqif ahayn, iyada oo aynu ognahay in xukuumada fadhiiska ah ee Garoowe markay muwaadiniin u dhashay SSC u diiday in ay ka soo dagaan garoomada aanu shacabkaasi ku nool Gaalkacayo, Qardho iyo Garoowe wax dareen ah ka muujin ee ay aamusnaan iyo ogolaansho ku marxabeeyeen go,aanka C/raxmaan Faroole iyo C/samad Cali Shire hasa yeeshee nasiib wanaag Maamulka Galmudug qaatay mawqifkiisa Soomaalinnimo una ogolaaday Hogaanka SSC in ay soo maraan dhulkay ka taliyaan, maanta hogaankii ku jiro gudaha Soomaaliya Cidna uga haybadaysanayn. Shacabka ********** laba mid ayaa la gudboon , in ay Maamulka Garoowe ku daba Faylaan kuwooda ku dhaqan Galkacayo, Garoowe iyo Qardho iyo kuwaado dibada ku dhaqaniba, oo iyaga iyo Saxaafadooda ay ugu Horeeyaan allpuntland, horseedmedia iyo Radiogarowe faafiyaan wax guracan oo xaqiiqda ka fog sidaasna isu cadeeyeen. Iyo In ay qaataan mawqif ku haboon oo iyaga oo garab iyo gaashaan sinaya kacdoonka shacabka SSC laga dareemaa, isla markaana maanta sida muuqata Go,aanka waxaa gacanta ku haya shacabka SSC ee talaabaday qaadaan ku taageeraan , haday noqon lahayd gudaha , qurbaha iyo Saxaafadooda oo mawqif ka duwan kan hadda muuqda la soo shirtagaan, mawqifkaas oo ah waan aamusnaanayaa, annaga iyo maamulka Garoowena isku mawqif ma nihin taasi waa mid aan kaa soconayn ee arragti cusub la imow shacabka ******teenoow, markaas ayaa laydin kala reebayaa idinka iyo Maamulka fadhiidka ah ee Garoowe. Waxaana maanta Muuqata in shacabka SSC gacantiisa uu ku hayo go,aanka ah sidii uu ka yeeli lahaa xaaladda maanta jirta oo laga soo gudbay xilligii maamulka Puntland laga sugayey in uu wax ka qabto gobolada maqan ,shacabka Gaalkacayo Garoowe iyo Qardhoow halka kaalintii ku haboontahay ka soo baxa, oo u diyaar garooba xaaladaha soo socda ,haddii kale wax kale laydinkama rabee sida hadda aad wax kuwadaan idinka iyo saxaafadiinuba wax ka badala. XOL
-
Stuff and nonsense
-
Welcome Hiiraanland, Congratulations to Hiiraanland - the newly founded regional state of United Somalia, and the new president. We looking forward brotherly cooperation on all fronts, particularly our 2 states will work together very closely to strengthen peace and unity between all Somali regions Good Luck Hiiraanland, We Wish You Every Success From SSCland (Darwishland)