Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Xaji nin xanuusanaya ayaa tahay, wali waxaa aad ku qarwasaa kuna riyootaa mod iyo spm
  2. Dalka Britian ayaa looga dhawaaqay maamul loo samaynayo bartamaha Somalia. Magaalada Leicester ee ku taalla badhtamaha wadanka Britain waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir socday muddo sadex maalmood ah oo ay halkaasi ku lahaayeen qurba-joog ka kala yimi dalal kala duwan oo kana soo jeedda mid ka mid ah beelaha dega badhtamaha iyo koonfurta Somalia. Waxaanay halkaasi kaga dhawaaqeen in ay samaynayaan maamul la magac baxay Somali Central State amaba dawlad goboleedka badhtamaha Somalia,oo loo samynayo qaar ka mid ah deegaamada gobolada dhexe ee Somalia. Waxaana isla shirkaasi lagaga dhawaaqay guddi ka kooban 57 xubnood oo u gogol xaadhi doona dhismaha dawlad goboleedka badhtamaha Somalia. Guddigaasi waxaa gudoomiye u ah Mohamed Xaashi Abdi , wariyaha VOAda ee qaaradda Yurub Cabdisalaan Hereri ayaa waraysi la yeeshay guddoomiyaha. Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
  3. Faroole waa inuu joojiyaa kana wantooba lacagta beenta ah uu marba odey 70 jir ah siinayo kuna wareerinayo, waayo uma shaqeynaso, ha ogaadu inuu ku fashilay kala qeybinta iyo isku.di,rka shacabka SSC Haduu lacag heystu haa ku xoreeyo dalka maqan
  4. Khadar walaal, Haa isku daalin, kuwan waa xaasidiin, waxa ee ku xunyihiin midnimada iyo isku-duubnida shacabka SSC. Dhamaan dhulka SSC waa la xoreenayaa, taako lagama tagayo, ka naxoo nafta waaya, ama oohin iyo cabaad la dilaaca
  5. Shacabka SSC waa uu ku khasaareen Pirateland waa lagu khasaaray Allah haa u naxariistu Marxuumka, gacan ka xaq daran baa dishay
  6. To be frank, With friends like Faroole and his pirateland faction, who needs enemies? Today Faroole made public his hate and unjustified war against SSC people and their freedom movement. As result, the chief pirate officer Mr. Faroole and his Pirateland faction emerged as the # 1 enemy of SSC people and their SSC freedom movement led by the SSC leader Xaglotoosiye, Khusuusi, and SSC traditional leaders. Faroole instead of attacking and fighting with Somalidiid, he is attacking and fighting with SSC people and SSC freedom movement, this shows that Faroole is big loser/fool, waa xayawaan Faroole is so dumb, what does he think? 3 years after the invasion and occupation of Las Anod & SSC by somalidiid, after the massacre of Buhoodle, Widhwidh, and Bali Hadhac that people of SSC will just sit and wait the weak and toothless Priteland Faroole suppose to talk about Las Anod/SSC occupation, the massacres in Buhoodle, widhwidh, and Bali Hadhac, the thousands of SSC people jailed in Mandheera, Burco, Hargeisa, and Barbara, and the 54 Las Anod children who were imprisoned and sentenced 1 year each without trial. However, the fool decided to be silent and ignore the SNM aggression and crimes against the people of SSC, and criticize and tell lies about the SSC movement. If Pirateland wants to liberate SSC and help SSC people, they know the direction of Las anod, they don’t need help from SSC leaders like Xaglotoosiye, Garaado. "Fool SSC people once [2007-present], shame on you Faroole & your Pireteland. Fool SSC people twice, shame on SSC people" Today, people of SSC are united more than ever, and there is no disagreement or division within SSC people. However, I am not denying that some of the so-called politicians are divided and driven mostly by their self-interest. If Puntland was a regional state capable to defend its people and land, then it’s the fault of Puntland for not defending SSC region. However, if Puntland was a loose clan federation as some claim, then it’s the fault of SSC people 100% for not forming their own SSC militia from start in 1998 to defend their land from SNM clan faction, but its never too late for SSC people to organize themselves and defend their land. Alhamdulilah, the SSC army is getting bigger and bigger, while Somalidiid and Pirateland militia are losing hundreds of soldiers everyday. Currently SSC army is ready to liberate all SSC regions from invaders and teach them historic and unforgettable lessons. Faroole and his Pirateland Admin are NOT NEUTRAL, those who claim that Faroole and his Pirateland are neutral are only lying to themselves, Pirateland is big part of SSC conflict because Faroole is playing divide and rule game with SSC people. The way Pirateland was behaving for the last 8 years was very bizarre, between 2002 and 2006, Pirateland rejected to defend Cayn, Oag, Gumeys, Yagoori, Adhicadeeye, Abeesaley. In 2007, Pirateland rejected to defend Las Anod also, and smoothly transferred Las Anod to somalidiid without war. In early 2010, again Pirateland didn’t want to defend Holhol and Tukaraq, as result somalidiid captured 2 more towns. And now recently when Ethiopia and Somalidiid unsuccessfully attacked jointly Buhoodle and widhwidh, once more Pirateland failed to defend or help people of Buhoodle and Widhwidh. For some strange reason, Pirateland had the courage to attack Buura wadal and disrupt the conference of SSC traditional leaders. And today Faroole has the courage to criticize and insult SSC freedom movement Today it became very obvious to all that Pirateland is NOT willing to send PL militia to liberate SSC, also it became very clear that Pirateland is working against every effort by the SSC people to liberate their land. To the extant that Pirateland is cooperating with Somalidiid to crush SSC freedom movement, and jailing those who sympathize with the SSC movement in Bosaso and Garowe. If Pirateland is ready to send their militia to liberate Las Anod and all SSC region, they are more than welcome, if not people of SSC are not asking for much, their only request is Faroole and his Pirateland admin should stop hostility and war against SSC freedom movement. I agree people of SSC need the help of their brethren of Bari/Nugaal/Mudug, but Cadde, Faroole and Pirateland faction are enemies who want to destroy, NOT friends who willing to help People of SSC appreciate the sympathy and the brotherly support of Bari/Nugaal/Mudug people, but SSC people don’t see action yet, they should send volunteers from bari, nugaal and mudug, who will fight alongside the SSC freedom fighters. Maanta shacabka SSC cid ee wax ka sugyaan majirtu, wakhti badan ayaa kaga lumay shacabka SSC sugida Pirate land, Shacabka SSC waa ku khasaareen wixii la isku odhan jirey Pirate land Shacabka SSC iyo kuwa (Bari, Nugaal & Mudug) waa dad walaala ah oo wax badan wadaaga, lakiin maamulka Pirate land dabindaabyo, isku horkeen, isku ***, iyo kala daadinta shacabka SSC ayaa shaqo u noqotay. Taa waxaa ka daran Maamulka Pirate land waxa ee la safteen cadowga SSC sida Somalidiidka iyo Xbashida. Allah mahadii, maanta shacabka SSC gude iyo dabadba waa midoobeen, waa tashadeen, dhulkoodana si dhakhsa ayee u xoreenayaan, weena ka nadiifinayaan snmta. Shacabka (Bari, Nugaal & Mudug) waa inay taageeraan shacabka SSC, kana horyimaadaan siyaasada guracan maamulka Pirate land, taariikhda ayaa xusi doonta cida ee isbarbartaagaan iyo sida ee dhaqmaan.
  7. Dhageyso Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Cali Dhageyso Wareysi: Chief Caaqil Abdillahi Yussuf Kooreeye
  8. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by 'Liibaan': Most of Somalidiid malitia came from Burco, so if the salaadiin and elders of Burco really want peace and co-existance between people of SSC and Togdheer, they should remove their young men from SSC, and take them back to thier homes in Burco. I think the boys dukey supports over at garowe is your true enemey. They claim the area you call "ssc", but are just sitting back and doing nothing to help the people. And I believe your real enemy is Ethiopia's Malez and his puppet warlords ( the former NSS officer Riyaale, and the 80 years old Siilaanyo dhiigyacab) The enemy of Somali people in general and SSC people in particular are somalidiid=secessionists+xabashida) Recently somalidiid secessionists and xabashi attacked SSC people at the same, and massacred many innocent people in Widhwidh, Bali Hadhac, and Buhoodle. and over 50 innocent children were jailed in Las Anod and were each sentenced 1 year without trial. Since 2007, when Somalidiid invaded Las Anod, snm malitia forced Las Anod people to flee from their homes, killed many innocent people, jailed thousand of SSC people in Hargeisa, Burco and Barbara jails. People of SSC are oppressed by their enemy, and their land is occupied by their enemy snm militia.
  9. Kuwa xaarka iyo dhuusadaba ka siibanaso waa dhiigyacab Siilaanyo oo 80jir ah,NSS spy Riyaale, Waraabe, iyo Salaadiinta Somalidiidka ee jooga Hargeysa iyo Burca Edab soo baro, afxumada iyo caydana jooji, mise dhareerka iyo xaarka ayaad iska duwi karin oo caqli malihid, markaasbaa dad afkaaga dheer la soo aadasaa Miyaadan hadli karin adoo caytamin,oo waxa aad aaminsantahay sheegi karin
  10. Askarta Riyaale Oo Garaacay Xabsigana U Taxaabay Mulkiilayaasha Ex-Hotel Kulmiye Suxufiyiin Loo Taxaabay Xabsiga Iyagoo Hawshooda Gudanaya Hargeysa, June 3, 2010 (Haatuf) – Ciidanka ilaalada Madaxtooyada ayaa shalay soo xidh xidhay mulkiilayaasha EX-Hotel Kulmiye oo ka soo hor jeeda Madaxtooyada. Ciidanka ilaalada Madaxtooyada ayaa qoriga dabadiisa ku garaacay Xasan Maxamed Ducaale, Xuseen Maxamed Ducaale, Sahal Maxamed Ducaale iyo Hodan Cumar Cismaan-canjeex oo ay abti u yihiin, kuwaas oo ay ku xidheen madaxtooyada gudaheeda kaddibna ay u taxaabeen saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa. Dhacdadan ayaa ka dambeysay kaddib markii mulkiilayaasha Ex-Hotel Kulmiye shalay dhismahooda ka taageen calanka xisbiga Kulmiye oo sida la sheegay ay ka kireeyeen hoteelka. Wararka ayaa inta ku daray in Madaxweyne Daahir Rayaale u soo diray nin ka mid ah shaqaalaha Madaxtooyada oo lagu magacaabo, Axmed Yey, kaas oo u sheegay mulkiilayaasha in Madaxweynuhu lacag siin doono isla markaana ka codsaday in aanay cid ka kireyn, hase ahaatee mulkiilayaasha ayaa codsigaasi ku gacan seydhay. Dhacdadan ayaa salka ku haysa muran u dhexeeya milkiilayaasha guriga iyo ciidanka ilaalada madextooyada Somaliland, kuwaas oo habeen saddexaadkii si lama filaan ah calanka xisbiga KULMIYE u sudhay guriga, isla markaana ay markeliya ku hamba-bareen ciidamada Madaxtooyadu, sidaana ay uga fur-fureen. Si kastaba ha ahaatee mulkiilayaasha ayaa shalay aroortii bilaabay inay albaabada dhismahooda mariyaan rinjiga astaanta xisbiga Kulmiye muujinaya kaddibna ilaalada Madaxtooyadu arrintaasi ka cadhoodeen isla markaana qoriga dabadiisa ku garaaceen mulkiilayaasha iyo gabadha abtiga ay u yihiin. Dhinaca kale weriyayaal ka tirsan warbaahinta madaxa banaan oo dhacdadaa kaddib goobtaasi war doon u tagay ayaa ciidanka bileysku xabsiga u taxaabeen kaddib markii uu amar ku bixiyay in la xidho taliyaha ciidanka bileyska, Maxamed Saqadhi Dubbad oo ay caado u tahay inuu xidh xidho suxufiyiin gudanaya waajibkooda shaqo. Suxufiyiinta la xidhay ayaa kala ahaa, Guddoomiyaha Wargeyska Saxafi, Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,Tifaftiraha Shabakadda wararka ee Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), guddoomiyaha Wargeyska Waaheen Maxamed Cabdi Jaamac (Xuuto) iyo hawlwadeenno ka tirsan Idaacadda dawladda ee Radio Hargeysa iyo taageerayaal ka tirsan xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay Abiib Timacade.
  11. Most of Somalidiid malitia came from Burco, so if the salaadiin and elders of Burco really want peace and co-existance between people of SSC and Togdheer, they should remove their young men from SSC, and take them back to thier homes in Burco. Some people feel the heat now , after they heard that SSC army is getting bigger and bigger everyday
  12. Togdheer News: Bayaan ka soo baxay Guddiga Beesha Bariga Burco Wednesday, 02 June 2010 Burco(Togdhnews)-:Gudigga Beesha Bariga Burco ayaa baaq ay soo saareen maanta baaqay Nabdeed ugu dirya Beelaha Degaanka Buuhoodle,waxaana baaqaasi u dhignaa sidan: UJ: BAAQ NABADEED : Annagoo ah guddiga nabadaynta iyo horumarinta Beelaha ***** ee deggan Burco, anagoo ku hadlayna magaca Salaadiinta iyo madax-dhaqameedka Beesha oo dhan, waxaannu ka xunnahay dhacdooyinkii dhawaan ka dhacay Buuhoodle iyo Widh-widh, isla markaas waxaannu tacsi u diraynaa eheladii iyo qoysaskii dhimashada iyo dhaawacu ka soo gaadheen dagaalladaas. Haddaba waxaannu baaq nabadeed u soo jeedinaynaa Beelaha ***********,waxaanuna ka codsanaynaa cid kasta oo ay arrintanu khusayso inay nagala qayb galaan nabadaynta iyo wada noolaanshaha dadka deegaanka ah oo dhan. Maxamud Maxamed Jaamac, (Guddoomiye), Diiriye Jaamac Cabdi ( Gud.ku xigeen) Ismaaciil Axmed Xayir ( Xoghaye ) Allaa mahad leh. TogdheerNews..Burco [ June 03, 2010, 11:30 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. Amistad is the new somalilander in Sol forum, and he telling us, he doesn't know anything about somali politics and where is Sool, Sanaag and Cayn in the map? Mr. Amistad, there was no trucks kidnapped in Sool or sanaag, so stop the lies?
  14. Dr. Sacad Sheikh Cismaan oo ay ku Caddaatay Fadeexad lagu miji xaabinayo Doorashada Somaliland Wakiilka xukuumadda Somaliland ee Maraykanka, Dr. Sacad Sheikh Cismaan, iyo nin Australiya u dhashay oo magaciisu yahay, Gregory R Copley, ayay ku caddaatay fadeexad ku saabsan hawl gallo ay ku doonayaan in doorashada madaxtooyada ee Somaliland la miji xaabiyo oo ayna dhicin, eedayn qaawanna waxay u soo jeediyay Xisbiga KULMIYE, Guddiga Doorashada Qaranka iyo qaar ka mid ah hay’adaha iyo waddamada innaga caawiya hirgalinta doorashada. Wuxuu maqaalkani iftiiminayaa dariiqa uu Dr. Sacad u maray meel marinta hawshan, eedaynta uu soo jeediyay iyo ujeeddada uu ka leeyahay. Qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee deggen Maraykanka ayaa ****olka ka qaaday in Dr. Sacad iyo ninkani ay si wadajir ah u sameeyeen bar internetka ah oo aan lahayn masuuliyad rasmi ah oo loogu hagaago. Debadeed, waxuu Dr. Sacad bilaabay qoraallo ku qoran af Ingiriisi oo aan maga ca qoraaga lagu qorin oo ku soo baxa bartan, weerar qaawan iyo aflagaaddo aan sal lahaynna ku q aaday xisbiga KULMIYE, Guddiga Doorashada Qaranka Somaliland, hay’ado caalami ah iyo waddamo innaga caawiya xagga doorashada. Wuxuu Dr. Sacad qoraaladiisa ku tilmaamay madaxda Xisbiga KULMIYE inay qaarkood ka tirsan yihiin ururka xag jirka ah ee Al-Shabaab. Waxayna dawladda Somaliland ka sii daysay Radio Hargeysa qoraal Dr. Sacad uu ku sheegay in Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Mudane Cabdicasiis Samaale ay ka mid yihiin Al-Shabaab. Waxaa kale oo uu ku sheegay qoraaladiisa in xisbiga KULMIYE uu cadaadis ku saareen xukuumadda Somaliland in doorshada la qabto isagoo KULMIYE la kaashanaya arrintan, buu yidhi, hay’adda Doorashada Qaranka iyo hay’ado iyo waddamo shisheeye ah. Waxaa eedayntan Dr. Sacad ku raacsan oo u markhaati furay Madaxweyne Daahir Rayaale oo markii uu ka soo noqday booqashadii uu ku tagay Faransiiska iyo Jabuuti warbaahinta Somaliland u sheegay in bulshada caalamku ku khasbayso inuu doorashada qabto. Waxaanay arrintani muujinaysaa in Dr. Sacad ka duulayo fikirka iyo amarrada Madaxwaynaha oo tilmaamaya in aan dalku doorasho hadda galin. Baadhis lagu sameeyay qoraalladan ciddii qortay ayaa muujisay in Dr. Sacad iyo Mr. Gregory Copley ay ka danbeeyeen. Waxayna qoraaladani si is daba joog ah ugu soo baxeen warbaahinta internetka ee ay xukuumadda Somaliland gacanta ku hayso ee Qarannews, Somaliland nation, iyo Harowo. Markii ay ******** arrintan, ayay qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee Maraykanku digniin u direen Dr. Sacad una sheegeen inuu joojiyo arrimahan dhabarjabinta ku ah hirgalinta doorashada Somaliland xumaynaysana cilaaqaadka aynu la leenahay waddamada iyo hay’adaha ina caawiya. Weerarka Dr. Sacad maaha mid iskii gooni u taagan ee wuxuu qayb ka yahay hawlgallo qorshaysan oo UDUB iyo Daahir Rayaale wadaan. Mus’uuliyiinta UDUB iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa si toos ah eedaymo kale oo qaawan iyaguna kula dul kufay guddiga doorashada, iyadoo ujeeddadoodu tahay inay fashilyaan hawlaha doorashada ee ay sida daacadda ah ee madaxa banaan u wadaan guddiga doorashadu. Waxay xukuumaddu xidhay hawlwadeenno u shaqeeya Guddiga Doorashada, waxay isku dayday inay xoog ku jiidho goobo ay ku kaydsan yihiin xogta tirro koobka codbixiyayaasha qaatay kaadhadhka, waxay baayacayaan kaadhadhka dadku qaateen, waxayna yareeyeen wacyigalinta kaadh-qaadashada. Waxaana hadda la sheegay inay xukuumaddu dalbatay lacag cusub oo la filaayo inay dhawaan u soo degto si doorashada iyo codbixiyayaasha loo khalkhal-galiyo. Ujeeddada ka danbaysa hawshan uu ku jiro Dr. Sacad waxa weeye in la carqaladeeyo laga hortago doorashada Somaliland, loona sawiro in koox argaggixiso ah dalku gacanta u galayo. Waxay xukuumadda Rayaale is tustay in ayna maanta helayn teegeerada shacabka, doorashadana ay ku guul darraysanayso, dabaylo badan oo isbeddel doon ahina dalka bari iyo galbeedba ka socdaan. Dr. Sacad waxaa loo ballan qaaday in, haddii xukuumadda Rayaale sii jirto oo aan doorasho dhicin (waa sida kaliya ee ay kujiri kartee, laga dhigi doona wasiirka Arrimaha Dibadda oo logu beddelo Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo aan isagu haatan xukuumadda Rayaale miisaan wayn ku lahayn. Ugu danbayntii waxaa Dr. Sacad laga codsanayaa inuu ka waantoobo hawlahan si dhakhso ahna u joojiyo wararka been-abuurka ah ee xaqiiqada ka fog raalligelinna ka bixiyo muwaadiniinta uu ku gaf ay, kana tanaasulo khataraha aan ka jirin dalka ee uu fidinayo. Source: Longlivesomaliland.com
  15. Duufaan Great song, thank you for sharing with us brother
  16. Guul iyo Gobanimo Sool, Sanaag & Cayn SSC Freedom Fighters will be victorious, Insha Allah Long Live SSC, Long Live United Somalia
  17. Originally posted by The Zack: Xudeedi, talk to your boss, AfricaOWN, not me. He is the mayor of Sanaag, I am not. Zack, ma kuwii snmta ayuu wali kadaba hadlayaa sidii faarah macalim? Waxaa haboon, in aad ka hadashid mar hore Daroor? intaa aadan ka hadal Sanaag iyo dhul aadan shaqo ku lahayn Mida kale, Who was your boss for the last 100 or 200 years? Waxaan ku idhi xishood Xudeedi, Maxbuusku rajo ayuu leeyahay, waayo behri baa la soo deenayaa, waana qof sharaf leh oo lagu xidhay waxa uu aaminsanyahay lakiin kuwa sida Riyaale iyo Faroole, shacabka soomaaliyeed xabashida u soo afduubaya mar kasta? waa kuwa xabashida ugu shaqeeya sidii xayawaaniin, waa dad caqligii laga xaday, rajo malaha Dhulka Soomali Galbeed waa wadnihii Somalia, marka la xoreeyo dhulka soomaalida ka maqan ayee Somalia nabad waarta heli kartaa Halganka soomaali galbeed/onlf waa halgan wadani ah, xalaal ah, soomaali oo dhan ayee dani ugu jirtaa (Somali national security)
  18. Ciidamo iyo Tigniko ka goostey Ciidankii Xuseen Ducale Dheeg ee Xudun u fadhiyey Somalidiidka SSC(Riinji.com)Waxaa xalay magaalada Xudun ka goostay Ciidan iyo Gawaadhi dagaal oo uu horjooge ka ahaa Xuseen Ducale Dheeg Oo ka mid ahaa HINDIDA u adeegta Maamulka Somalidiidka ah. Wararku waxay intaasi ku darayaan in ay ciidankii labo gaadhi oo nooca dagaal ka ah ay la galeen Magaalada Tukaraq,halkaasi oo lagu uruurinayo Ciidamo SSC ah. Wixii ka soo kordha kala soco Riinji - - - - Ciidan ka tirsan S/land oo Iska baxay una Wareegay dhanka ssc Ciidamo Ka tirsanaan jiray Somaliland oo ka goostay. Ciidamadan ayaa ku sugna degmada xudun ee gobolka sool Goosiga ciidamadan ayaa imaanaya xili jewi colaadeed laga dareemayo qaybo kamid ah deeganada ssc, dhanka kale waxaa yaguna ka imaanaya dhanka maamul goboleedka puntland ciidamo u dhashay deeganada ssc, ciidamadan ka ghoostay somaliland ayaa waxaa hata wata teliye ku xigeenkii ciidamadaas oo lagu magacaabo Maxamed Raage, waxaa ciidamadan markoodii hore watey Xuseen Ducaale dheeg, ciidamadan ayaa tiradoodu gaadhaysaa 80 askari iyo baabuur tikniko ah oo xeradooda ay kala baxeen, Ciidamadan ayaa hada ku sugan sarmaanyo yagoo sugaya ciidamo u dhashay ssc kuwaas oo saacadaha soo socda ku soo fool leh magaalada sarmaayo kana soo kici timaya dhanka Awr’boogays ciidankan ayaa si wada jir ah u tegi doona deeganadda hawdka oo ah meesha ay hada ka socdaan dagaalo u dhexeeya ssc iyo snm (somaliland)
  19. Ciidamo iyo Tigniko ka goostey Ciidankii Xuseen Ducale Dheeg ee Xudun u fadhiyey Somalidiidka SSC(Riinji.com)Waxaa xalay magaalada Xudun ka goostay Ciidan iyo Gawaadhi dagaal oo uu horjooge ka ahaa Xuseen Ducale Dheeg Oo ka mid ahaa HINDIDA u adeegta Maamulka Somalidiidka ah. Wararku waxay intaasi ku darayaan in ay ciidankii labo gaadhi oo nooca dagaal ka ah ay la galeen Magaalada Tukaraq,halkaasi oo lagu uruurinayo Ciidamo SSC ah. Wixii ka soo kordha kala soco Riinji - - - - Ciidan ka tirsan S/land oo Iska baxay una Wareegay dhanka ssc Ciidamo Ka tirsanaan jiray Somaliland oo ka goostay. Ciidamadan ayaa ku sugna degmada xudun ee gobolka sool Goosiga ciidamadan ayaa imaanaya xili jewi colaadeed laga dareemayo qaybo kamid ah deeganada ssc, dhanka kale waxaa yaguna ka imaanaya dhanka maamul goboleedka puntland ciidamo u dhashay deeganada ssc, ciidamadan ka ghoostay somaliland ayaa waxaa hata wata teliye ku xigeenkii ciidamadaas oo lagu magacaabo Maxamed Raage, waxaa ciidamadan markoodii hore watey Xuseen Ducaale dheeg, ciidamadan ayaa tiradoodu gaadhaysaa 80 askari iyo baabuur tikniko ah oo xeradooda ay kala baxeen, Ciidamadan ayaa hada ku sugan sarmaanyo yagoo sugaya ciidamo u dhashay ssc kuwaas oo saacadaha soo socda ku soo fool leh magaalada sarmaayo kana soo kici timaya dhanka Awr’boogays ciidankan ayaa si wada jir ah u tegi doona deeganadda hawdka oo ah meesha ay hada ka socdaan dagaalo u dhexeeya ssc iyo snm (somaliland)
  20. 150 Askari Oo Ka Soo Goostay Somaliland Kuna Sugan Sarmayo {Sarmaanyo}01-06-10 Wararka naga soo gaadhaya Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in ay halkaas saaka ka soo ambabaxeen 150 Askaro oo SSC kasoo jeeda, Kuwaasii markii hore ka tirsana Saldhiga 8aad ee maamulka la baxay Somali land. Ciidamadan oo ah kuwa reer SSC ayaa waxay ku hubasayn yihiin ilaa 8gaadhi oo isugu jira Tikniko iyo kuwo xamuul ahba Ciidanka ayaa waxaa hore taliye ugu ahaa Xuseen Ducaale dheeg kaasoo hada sida wararku sheegayaan aan ku wehelin Ciidamadan socdaalkooda. Ciidanka oo dhamaadtoo ah rag hubaysan ayaa waxaa maanta looga qado kariyey magaalada Sarmaayo, waxaana lagu wadaa in ay saacadaha soo socda u soo gudbaan dhanka magaalada Tukoraq. Ciidamadan oo ka warbrixinayey sababta ay uga soo goosteen maamulkii ay hore uga tirsanaayeen ayaa sheegay in damiirkoodu siin waayey in ay ka sii mid ahaadaan Maamul xasuuqaya shacabkoodii. Isla markaana taas bedelkeedii ay diyaar u yihiin in ay la dagalaamaan kana sifeeyaan deeganaadooda. Afhayeen u hadlay ciidankan oo magaciisa diidey ayaa sheegay in ay isku dhaarsadeen sidii ay dalkooda u difaacan lahaayeen bedelkii nay u dagaalami lahaayeen kuwii ku soo duulay dhulkooda. Waxay sheegeen in dhamaan ciidamada ka soo jeeda SSC ee ku jira Maamulkaas ay dhawaan ooda soo jabsan doonaan. Soo goosashada Ciidamadani waxay ku soo beegmaysa ayadoo labo maalmood ka hor ay soo gaadheen magalada Tuko raq ciidamo fara badan oo ka soo goostay maamulka Puntland kuwaasoo ahaa kuwii sugi jirey amaanka Boossaaso, waxayna sheegeen in aysan amaan kale sugeyn ayadoo shacabkoodii dayacan yahay. Isku soo wada duuboo Midnimada iyo wada jirka SSC ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya, ayadoo dhamaan dadka SSC gudo iyo debedba ka midaysan yihiin in Taladooda ay u madaxbanaanadaan. Sarmaanyo, Soomaliya - - - - Ciidamo Ka tirsanaan jiray Somalidiidka oo ka goostay kuna biiray Xoogaga SSC Ciidamadan ayaa ku sugna degmada xudun ee gobolka soolGoosiga ciidamadan ayaa imaanaya xili jewi colaadeed laga dareemayo qaybo kamid ah deeganada ssc,dhanka kale waxaa yaguna ka imaanaya dhanka maamul goboleedka puntland ciidamo u dhashay deeganada ssc, ciidamadan ka ghoostay Somalidiidka ayaa waxaa hata wata teliye ku xigeenkii ciidamadaas oo lagu magacaabo Maxamed Raage, waxaa ciidamadan markoodii hore watey Xuseen Ducaale dheeg, ciidamadan ayaa tiradoodu gaadhaysaa 80 askari iyo baabuur tikniko ah oo xeradooda ay kala baxeen. Ciidamadan ayaa hada ku sugan sarmaanyo yagoo sugaya ciidamo u dhashay ssc kuwaas oo saacadaha soo socda ku soo fool leh magaalada sarmaayo kana soo kici timaya dhanka Awr’boogays ciidankan ayaa si wada jir ah u tegi doona deeganadda hawdka oo ah meesha ay hada ka socdaan dagaalo u dhexeeya ssc iyo Somalidiidka. Sarmaanyo,Boocame Online
  21. 150 Askari Oo Ka Soo Goostay Somaliland Kuna Sugan Sarmayo {Sarmaanyo}01-06-10 Wararka naga soo gaadhaya Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in ay halkaas saaka ka soo ambabaxeen 150 Askaro oo SSC kasoo jeeda, Kuwaasii markii hore ka tirsana Saldhiga 8aad ee maamulka la baxay Somali land. Ciidamadan oo ah kuwa reer SSC ayaa waxay ku hubasayn yihiin ilaa 8gaadhi oo isugu jira Tikniko iyo kuwo xamuul ahba Ciidanka ayaa waxaa hore taliye ugu ahaa Xuseen Ducaale dheeg kaasoo hada sida wararku sheegayaan aan ku wehelin Ciidamadan socdaalkooda. Ciidanka oo dhamaadtoo ah rag hubaysan ayaa waxaa maanta looga qado kariyey magaalada Sarmaayo, waxaana lagu wadaa in ay saacadaha soo socda u soo gudbaan dhanka magaalada Tukoraq. Ciidamadan oo ka warbrixinayey sababta ay uga soo goosteen maamulkii ay hore uga tirsanaayeen ayaa sheegay in damiirkoodu siin waayey in ay ka sii mid ahaadaan Maamul xasuuqaya shacabkoodii. Isla markaana taas bedelkeedii ay diyaar u yihiin in ay la dagalaamaan kana sifeeyaan deeganaadooda. Afhayeen u hadlay ciidankan oo magaciisa diidey ayaa sheegay in ay isku dhaarsadeen sidii ay dalkooda u difaacan lahaayeen bedelkii nay u dagaalami lahaayeen kuwii ku soo duulay dhulkooda. Waxay sheegeen in dhamaan ciidamada ka soo jeeda SSC ee ku jira Maamulkaas ay dhawaan ooda soo jabsan doonaan. Soo goosashada Ciidamadani waxay ku soo beegmaysa ayadoo labo maalmood ka hor ay soo gaadheen magalada Tuko raq ciidamo fara badan oo ka soo goostay maamulka Puntland kuwaasoo ahaa kuwii sugi jirey amaanka Boossaaso, waxayna sheegeen in aysan amaan kale sugeyn ayadoo shacabkoodii dayacan yahay. Isku soo wada duuboo Midnimada iyo wada jirka SSC ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya, ayadoo dhamaan dadka SSC gudo iyo debedba ka midaysan yihiin in Taladooda ay u madaxbanaanadaan. Sarmaanyo, Soomaliya - - - - Ciidamo Ka tirsanaan jiray Somalidiidka oo ka goostay kuna biiray Xoogaga SSC Ciidamadan ayaa ku sugna degmada xudun ee gobolka soolGoosiga ciidamadan ayaa imaanaya xili jewi colaadeed laga dareemayo qaybo kamid ah deeganada ssc,dhanka kale waxaa yaguna ka imaanaya dhanka maamul goboleedka puntland ciidamo u dhashay deeganada ssc, ciidamadan ka ghoostay Somalidiidka ayaa waxaa hata wata teliye ku xigeenkii ciidamadaas oo lagu magacaabo Maxamed Raage, waxaa ciidamadan markoodii hore watey Xuseen Ducaale dheeg, ciidamadan ayaa tiradoodu gaadhaysaa 80 askari iyo baabuur tikniko ah oo xeradooda ay kala baxeen. Ciidamadan ayaa hada ku sugan sarmaanyo yagoo sugaya ciidamo u dhashay ssc kuwaas oo saacadaha soo socda ku soo fool leh magaalada sarmaayo kana soo kici timaya dhanka Awr’boogays ciidankan ayaa si wada jir ah u tegi doona deeganadda hawdka oo ah meesha ay hada ka socdaan dagaalo u dhexeeya ssc iyo Somalidiidka. Sarmaanyo,Boocame Online