Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Sarkaal ka Goostay Maleeshiyada Somaliland Oo Ku Biiray Ciidamada SSC Lasanod Online. Thursday, June 17, 2010 Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa maanta kasoo goostay Maleeshiyada Somaliland ee ku sugan Degmada Widhwidh, Mustafe Galaal oo ahaa sarkaal kasoo jeeda deegaankaas .. oo hore uga tirsanaa Maleeshiyada deegaankaas kaga sugan Somalidiidka. Goosashadan Mustafe Galaal ka soo goostay maleeshiyada uu hore la afkaarta ahaa ee soo duushay kuna sugan Degmada widhwidh iyo Bali hadhac ayaa waxaa sabab u ah dadaal badan oo ay sameeyeen Jaaliyada Beesha uu Mustafe ka soo jeedo oo aad isugu howlay in ay Mustafe u soo jeediyaan fikir ka duwan kan uu hore ugu howl galayay, isla markaasna ka dhaadhiciyaan sidii uu uga iman lahaa Dirta ku soo duushay Deegaanka. Xidhiidhkan lagu soo xero galiyay Mustafe galaal ayaa waxaa ka danbeeyay xubno fir fircoon oo ka tirsan Jaaliyada Beesha Guuleed Garaad, waxaana xubnaha xidhiidhka sida tooska ah ula yeeshay Mustafe galaal isla markaasna ka dhaadhiciyay in uu ka soo goosto maleeshiyada Xaqdarada ku soo duushay ka mid aha Xaantiye Xuseen Cabdi Qaal, Ukun Dafir iyo Jaamac Yuusuf. Talaabadan Mustafe lagu dhiiri geliyay isna ku talaabsaday ayaa farxad galisay dhamaan Qurbajooga Beesha Guuleed Garaad, wuxuuna Mustafe ahaa sarkaal ka keliya ee deegaanka widh widh ka soo jeeda isla markaasna la fikirka ahaa Maleeshiyaadka soo duulay. Talaabadan guusha huwan ee ay ku dhaqaaqeen Qurbajoogtani ayaa ah mid cabsi gelinaysa kuwa xaqdarada ku jooga Degmada Widh widh iyo Bali hadhac.
  2. Ciidamo Kasoo Goostay Somalidiidka oo Kusoo Biiray Ciidamada Xoogaga SSC June 17th, 2010 Waxaa maanta saacaddu markay ahayd 2:50 duhurnimo ka soo goostay Maleeshiyada Soomaalidiidka ee ku sugan Degmada Widhwidh Mustafe Galaal, oo ahaa Sarkaal ka soo jeeda deegaanka, horena uga tirsanaa Maleeshiyada deegaankaas kaga sugan Soomaalidiidka. Goosashadan Mustafe Galaal ka soo goostay Maleeshiyada uu hore ula afkaarta ahaa ee soo duushay, kuna sugan Degmada Widhwidh iyo Balli-hadhac ayaa waxaa sabab u ah dadaal badan oo ay sameeyeen Jaalliyadda Beesha uu Mustafe ka soo jeedo oo aad isugu hawlay in ay Mustafe u soo jeediyaan fikir ka duwan kan uu hore ugu howl galayay, isla markaasna ka dhaadhiciyaan sidii uu uga iman lahaa Dirta ku soo duushay Deegaanka. Xidhiidhkan lagu soo xero galiyay Mustafe Galaal ayaa waxaa ka danbeeyay xubno firfircoon oo ka tirsan Jaalliyadda Beesha Guuleed Garaad. Waxaana xubnaha xidhiidhka sida tooska ah ula yeeshay Mustafe Galaal, isla markaasna ka dhaadhiciyay in uu ka soo goosto Maleeshiyada Xaqdarrada ku soo duushay ka mid aha Xaantiye Xuseen Cabdi Qaal, Ukun Dafir iyo Jaamac Yuusuf. Tallaabadan Mustafe lagu dhiiri geliyay, isna ku tallaabsaday ayaa farxad galisay dhammaan Qurbajooga Beesha Guuleed Garaad, wuxuuna Mustafe ahaa Sarkaalka keliya ee deegaanka Widhwidh ka soo jeeda, isla markaasna la fikirka ahaa Maleeshiyaadka soo duulay. Tallaabadan guusha huwan ee ay ku dhaqaaqeen Qurbajoogtani ayaa ah mid cabsi gelinaysa Kuwa xaqdarrada ku jooga Degmada Widhwidh iyo Balli-hadhac. Dhanka kale Malayshiyadii Riyaale ayaa caawa goobahoodii ka guuraym ka dib markii cabdi badani soo foodsaartay
  3. SSC ha loo sheego: In Faroole uu C/laahi iyo Cadde Ugu Daacadsan yahay, Dantoodana uu tusey , Haddii ay Rumaysan waayaanna ha loo sharaxo. Garoowe iyo Hargaysa ha loo sheego: In SSC dhaqaaqdey, haddii aay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Soomaliland ha loo sheego: In ay ictiraafkii ka helayaan Sadax geeska Barmuuda, haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Bariga burco ha loo sheego: In dagaalku ku danbayn doono, haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Bulshadaa SSC ha loo sheego: In Hubka Buuhoodle uu ka fog yahay ka duleedka Garoowe yaal, haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Hubka Buuhoodle ha loo sheego: In la qabsanayo hadaysan iyagu wax qabsan, haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Reer Buuhoodle ha loo sheego: In aaney xor ahayn inta Laascaanood la haysto ,haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Xaaji Camey ha loo sheego: In xaglotoosiyana uu ka xigo Riyaale iyo Faroole, Haddii uu rumaysan waayanna ha loogu dhaarto. Cali Qamar ha loo sheego: In Siyaasadii Lixdankii laga Guuriye,hadii uu rumaysan waayanna ha loogu dhaarto. Isimadda ha loo sheego: In Daadka Dayartu qaadayo cidii rabitaanka shacabka ka hortimaadda, hadiii ay rumaysan waayaana ha loogu dhaarto. NSUM ha loo sheego: In aan E-mail dal lagu xorayn, Haddii ay rumaysan waayaana ha loogu dhaarto. Khusuusiga ha loo sheego: Kacaankii ka hor waxay ahaayeen, Haddii ay Ilaaweeyna Hala xasuusiyo. Hogaanka ha loo sheego: In xorayn loo doortey, Madaxweyne Laascaanood ka sokeeyaana aanu jirin, haddii ay qaadan waayaanna ha loogu dhaarto. Adeegayaasha Hargaysa iyo Garoowe ha loo sheego: In Toobaddu furan tahay, hadiii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Wadaadada SSC ha loo sheego: In ay ku day'daan dhigooda Hargaysa iyo Garoowe jooga ee bulshooyinkooda la mawqifka ah, haddii ay qaadan waayaanna ha loogu dhaarto. Wasiir Jangali ha loo sheego: In Buug wax lagu qoraa uu jiro, haddii uusan ogayn ha loogu dhaarto. Jaalliyadda SSC ha loo sheego: In ay dhawaan Damaashaadi doonaan, Haddii ay rumayasan waayaanna ha loogu dhaarto. Odayaasha SSC ha loo sheego: In wax layska dhaxlo magacu ugu fiican yahay, haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Dhalinyardada SSC ha loo sheego: In Magacii ay Awoowayaashood ka dhexleen aanu Sahal ku imaan, haddiii aysan la socona ha loo sharaxo. Gabdhaha SSC ha loo sheego: In Doorkoodu uu si weyn u muuqdo ,haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto. Saado Cali ha loo sheego: In Dalka laga sugayo, haddii aysan la socona ha loogu dhaarto. Warbaahinta SSC ha loo sheego: In Caadifadu ay wax Burburiso, waxna aaney dhisin, Haddii ay rumaysan waayaanna ha loogu dhaarto.
  4. Shir balaadhan oo siweyn loo soo agaasimay ayna isugu yimaadeen jaaliyada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) ee ku nool magaalada Melbourne ee dalka Australia, ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 14/06/2010 ka dhacay magaalda Melbourne, shirkaasoo lagu lafoguray dhamaan xaaladaha guud ee deegaanka SSC iyo guud ahaanba soomaaliya, halkaas oo ay ka hadleen odayaasha, wax garadka, aqoonyahanada, culimaa’udiinka iyo qaybaha kale ee bulshadu, wada tashi dheer dabadeed waxaa ka soo baxay baaqyadan hoos ku qoran Daawo Sawiradd a. TAAGEERO: [Ku socota Hogaanka SSC, Golaha Khusuusida, Garaadada, iyo Waxgaradka SSC] Annagoo ah dhammaan jaalliyadda SSC (Sool Sanaag iyo Cayn) ee ku dhaqan Magaalada Melbourne, Australia, waxaannu si buuxda u taageersannahay hoggaanka midaynta iyo badbaadada SSC.Waxaannu ku taageeraynaa dadaalka ay ugu jiraan soo celinta deegaannada SSC ee maamulka Soomaali-diidku gardarrada kusoo galeen. CAMBAARAYN: [Ku socota Faroole iyo Maamulkiisa] Waxaanu si toos ah u cambaaraynaynaa maamulka Cabdiraxmaan Faroole faro-gelinta qaawan iyo hagardaamada cadaawadda leh ee uu ku hayo soo celinta deegaannada ka maqan SSC. Sidoo kale waxaannu ku cambaaraynaynaa Faroole aflagaadadii uu u geystay isimmada iyo hogaanka beelaha SSC ee ku howlan soo celinta deegaannadooda maqan. DIGNIIN: [Ku socota Somalidiidka/SNM] Waxaanu digniin u diraynaa maamulka Soomali-diidka ah inay si degdeg ah oo shuruud la’aan ah uga baxaan deegaannada SSC ee ay soo galeen. Sidoo kale waxaanu maamulka Soomali-diidka ah ku eedaynaynaa xasuuqii ay ka geysteen magaalada Buuhoodle iyagoo adeegsadey maleeshiyaad-beeleed loo soo geliyey shaadhka askarta Ethiopia. MAHADNAQ: [Ku socda shacabka Soomaaliyeed ee 1. Caabudwaaq, 2. Galmudug, 3. Mudug, 4. Bari, 5. Nugaal] Waxaanu u mahadnaqaynaa beelaha Caabudwaaq iyo Galmudug taageeradii ay u muujiyeen shacabka SSC, waxaanu sidoo kale ugu mahadnaqaynaa beelaha deggan gobolada Mudug, Bari iyo Nugaal sida ay u taageersanyihiin halganka SSC. Wabilaahi Towfiiq.
  5. Jaliyada SSC AUSTRALIA Oo Tageertay Hogaanka SSC Cabaraysayna Farole una Digtay SNM
  6. Mujrim Caare committed genocide in Widhwidh and Bali Hadhac, he killed old men & women, pregnant woman, and young children. Quick justice from Allah, before he kill more people,
  7. Mujrim Caare committed genocide in Widhwidh and Bali Hadhac, he killed old men & women, pregnant woman, and young children. Quick justice from Allah, before he kill more people,
  8. Watraysi dheer oo dhinacyo badan ka hadlaya ayaa bbc waxay la yeelatay Hogaamiyaha SSC. Dr Saleebaan Ciise Axmed Halkaan Ka Dhegeyso Waraysiga Madaxa Hoggaanka SSC Sulieman Xaglotoosiye BBC ayaa saaka subaxnimadii hore markii ugu horaysey waraysatay madaxa hoggaankaas mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar. Idaacada oo weli hadafkeedii mucaaradnimo ku taagan ayaa waxay hoggaamiyaha waydiisay suaalo aan dhexdhexaad ahayn inkasta oo hogaamiyuhu si aad loogu diirsaday uga wada jawaabay su'aalahaa la waydiiyey dhamaantood. Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa waraysigaa si wanaagsan ugu difaacay in masiirka iyo rabitaanka dadka ku dhaqan gobolladani ay ka go'ddo dadweynaha ku nool degaanadan, sababtaasina ay tahay ta loo doortay hoggaanka uu isagu madaxda ka yahay. Waxaa kale oo hoggaanku six un u dhaliilay labada maamul ee ka kala taliya magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe oo isu kaashaday dibin daabyada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaanu hogaamiyahu si adag u beeniyey kuna sheegay wax aan sal iyo raad lahayn hadal maalmo ka hor uu sii daayey Madaxweynaha Puntland Mr. faroole oo uu eedo waaweeyn ugu soo jeediyey hogaanka SSC. Mar hogaamiye Saleebaan Ciise Axmed Kaar waxa laga waydiiyey in odaayaal degaanka u dhashay ay ugu baaqeen Isimada horkacaya hogaanka in ay iskaga baxaan magaalada Buhodle ayaa hoggaamiyuhu waxa uu arintaa ku tilmaamay wax shikhsiyaad ka soo baxay laakiin aan loo dhamayn, iyada laftigeeduna tahay waxa dhaqanka goboladan aad iyo aad uga fog. Waraysiga hogaamiyaha ayaa waxaa kale oo ka mid ahayd in hogaanka hadafkiisu yahay in degaanada SSC laga sifeeyo ama laga saaro maleeshiyada laga soo diray magaalada Hargeysa nabad iyo colaad mid kastana loola diyaar yahay. Hogaamiyaha ayaa waxa kale oo uu afka ku dhuftay in hoggaanka ujeedadii loo doortay ahayd midaynta reer SSC kana saaraan tafaraaruqa horey uga jiri jiray goboladan, haddana ay hoggaanku shaqadooda si habsami ah u wataan. Waxaana hubaal ah marka aad eegto taageerada loo hayo ama meesha durbaba magaca hoggaanka SSC marayo in hogaankani noqday mid si aad u fudud oo xawli leh ugu soo biiray siyaasada dalka Soomaaliya gaar ahaan dhanka gobollada woqooyi oo ay hore ugu hirdami jireen labada maamul ee Hargeysa iyo Garoowe. Buhodle.net
  9. Xildhiban Caasha A.Cabdalla" Dhibta Ka Taagan SSC Waxay Ku Tusaysaa Siyaasad Xumida Puntland"(Maqal) Halkan Ka Dhegayso waraysigii Xildhibaan Caasha A. Cabdalle Lasanod Online. Sunday, June 13, 2010 LASANOD Online:- Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalle oo waraysi siisay Idaacada Rajo doon, ayaa ka hadashay xaalada ka taagan gobolada SSC, iyadoo cambaareysay maamulada Puntland iyo Somaliland. Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalle ayaa sheegtay in maanta "Puntland Sadexda degmo oo laamigu maro maahee inta kale lagu bakhtiyey".
  10. Originally posted by Jacaylbaro: Faanfaankii iyo hanjabaadii ma oohintanaa ka dambaysay ,,,,, yaa is gaadhayba adeer ,, JB dhareerka iska duw, waa runtaa wali la isma gaadhan, markaa maxaa la cabaadasaa Waa run, dulaanka iyo dagaalka wxaa soo qaaday somalidiid clan malitia Shacabka SSC iyo Ciidamasa xaq u-udirirka SSC waa ee ka nadiifinayaan nijaasta snm ee kawada dulmiga iyo cabudhinta SSC Wala yaqaan qolada victim card isticmaasha, ee sheegta beeenta ah somali baa na leesay, oo fartaa taagno na jarta
  11. Xoogaga Ssc Caawa oo lagu jiro sabti iska difaacay weeraro kaga yimi xoogaga Riyaale Waxaa caawa Jabweyn soo gaadhay Xoogaga Maamulka riyaale sida aan ku hellay warar xogogaal ah oo aan ka hellay madaxtooyada maamulka riyaale. Sarkaal sare oo ka mid ah saraakiisha maamulka riyaale oo kusugan hargesa ayaa boocameonlline u xaqiijiyey in ciidamadoodu weerar lixaadleh oo ay la dmacsanayeen xoogaga SSC oo fadhiya duleedka balli hadhac lagaga guulaystay oo jidka loo galay, dabadeeedna lagu jabiyey xoogaga maamulka riyaale sida ay boocameonline ka xaqiijisay labaa dhinacba,mar aan xihidh lasamaynay iyagoo faahfaahin ku bixiyey sida wax .u dhaceen ayay sheegay inay iyagu weeraraan hase ahaatee ay ka warheleen Xoogaga SSC, deedna ay jikda u galeen si xunna ugu jabiyeen ciidamda maamulka riyaale ee ka soo duulay waqooyiga soomalida fog. lama hubo khasaaraha dagaalka ballihadhac caawa ka dhacay inta uu le egyahay hase ahaatee waxay boocameonline u soo gudbinaysaa akhrisayaasheeda sharafta leh inuu dagaal ka dhacay balli hadhac ,dagaalkaasoo si xun loogu jabiyey ciidamada gardarada ku jooga deegaanada ssc iyadoo lagu soo wado dhaawac aad ubadan magaalada burco iyo oog. Darwiish Man says: June 12, 2010 at 7:17 am ******ku waa helayaa wuxuu Daraawiishta ka doonay, yaa is gaadhay, oo maxaa dhaw Abdillahi Farah. Bile says: June 12, 2010 at 7:22 am Waa guul ka mid noqondoona guulaha u soo hoyandoonta SSC….Aw guuriyo nuur says: June 12, 2010 at 8:31 am maashaa allah allah haguuleeye mujaahidiinta ssc oo iska difaacaya gardarada snmta boocamena waan uga mahadcelinaynaa warbixintiisa bullaale says: June 12, 2010 at 9:58 am waxaan u rajeenayaa guul iyo cafiimaad cidamada darwiishid, waxaa soo labtey cidamadii farda jeen. abdullahi adan says: June 12, 2010 at 10:31 am haguulaysteen ciidamada SSC ee dalkooda difaacaya xamse xasan geele says: June 12, 2010 at 10:34 am maxaad ka taqaanaa xoogaga ssc waa dhamac iyo halaag waxayna duurka ugu jiraan waa danta gobolada ssc { madhiman darwiishkii geenyaduna madaalana} ssc hanoolaato zuri says: June 12, 2010 at 5:02 pm gardaraale ma guuleysto, waana la jebinayaa cadowga dulmidoonka ah insha allah, sabir baa loo baahan yahay mana foga insha allah markii la tirin lahaa markale gabaygii guul iyo goobjoog. guul iyo midnimo. maxamed dirir ducaale says: June 12, 2010 at 5:54 pm walaalayaal waxaan kufaraxsanahay guusha weyn ee soogaadhay ssc iyo jabinta asanamta waxaana hanbalyo udirayaa ciidamada ssc
  12. Madaxdhaqameedka SSC oo Booqday Guutada Bari Ee SSC Bali-hadhac:- Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa maanta kormeer ku tagey Jabhadda Bari,Salaanna ka qaatey Cutubyo ka Tirsan Guutadda Ismaaciil Mire iyo Darwiish Kayse Cabdi Yuusuf. Isimadda oo goor hore oo saaka ah ka anbabaxey Buuhoodle ayaa waxaa ay duhurnimadii gaadheen Aaga bari,waxaanna ay salaan iyo warbixin ka qaateen Taliyaha Aagaas Darwiish Kayse Cabdi Yuusuf iyo Halyeyadda Jiidda hore. Kayse Cabdi Yuusuf ayaa waxaa uu isimadda uga xogwaramay xaaladda nololleed iyo mid ciidan ee ay ku sugan yihiin,wuxuunna sheegey in niyadoodu aad u sarayso diyaarna u yihiin in ay u dhintaan sifaynta dhulkooda. Isimadda oo uu socdaalka ku weheliyey Gudoomiyaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Ismaaciil Gacamey ayaa waxaa ay Aaga hore kula kulmeen oo isaguna dhanka Dharkayn Geenyo ka soo kici timey Garaad Abshir Saalax Maxamed.,waxaanna ay khudbado u jeediyeen Ciidamada Guutadda Ismaaciil Mire ee Jiida Bari ee Widhwidh ku sugan. Waxaa ay Isimadu ku amaaneeyn Halyeyadda SSC Geesinimadii ay muujiyeen Dagaalkii ay 22//5/2010 la galeen Maleeshiyadda Hargaysa iyo Burco ka soo duuley , waxaanna ay ugu danbayntii kula dardaarmeen in ay u dhabar adaaygaan Halganka loogu jirto midaynta iyo sifaynta dadka iyo dhulka SSC, hiil iyo hoona lala barbar taagan yahay. 21 Responses to "Madaxdhaqameedka SSC oo Booqday Guutada Bari Ee SSC 1.Maxamed says: June 11, 2010 at 11:02 pm Ugu horayn waxan halkan ka salamaya dhamaanba hawl wadeenada websiteka caalamiga ah ee boocame,salan kadib aniga o ah muwaadin reer ssc ah kuna dhaqan qurbaha waxan halkan ku bogaadinayaa isimada sharafta leh oo xalaasha ah e qoraxda u wareegaya midaynta *********** isimadaas o uu ugu horeeyo garaadka guud ee *********** Garaad Jaamac Garaad Cali,garadka waxan ilahay uga baryaya in u cimrigisa raajiyo maadaama uu maanta *********** midayntisa u door muhim ah ka qaatay gaar ahan xiligan qalafsan ee sharafti *********** ay sii wiiqmayso,reer ssc na waxan leeyahay wada shaqeya yar iyo waynba aynuna la shaqayno garaadadena iyo dawlad goboledkena darwishland state of somali. 2.jaamac says: June 11, 2010 at 11:06 pm Magacin ha jiro walee waa rag la hubo halkaa ka hayaa 3.jaamac says: June 11, 2010 at 11:12 pm Garaadadana waxaanu leenahay waad mahadsantihiin hogaan sharaf leh baad tihiin kuwa idinka baydhayna alaah ha soo hadeeyo amiin guul iyo midnimo ssc ha noolaato 4.Jaamac says: June 11, 2010 at 11:16 pm Shuushoow bax sharoow guur guul iyo midnimo waad gaadhitootaan geediga wadaay 5.Domcoboy says: June 11, 2010 at 11:21 pm Nice to see SSC army in the front line. Move on and do the job as soon as possible. Bring the change we have been waiting for so many years. Let the *********** people be like other somalis. Be the leaders of the Somalia nation and put down the name of what so called snm. Reall sscder and i am in the front line my dear *********** brothers and sisters. 6.jaamac says: June 11, 2010 at 11:25 pm hadaanu nahay ururkadhaliinyarada reer ssc ee boqortooyada s/arabia waxaanu taaageero buuuxdau soo gudbinaynaa garaadada kuwii shalay tegey dhalaama cune maantana tegey bali hadhac iyo haleeyada aaga hore ee geesinimada muujiyey waayo weey shaQaynayaan gushiina wey soo dhowadahay wana la hubaa ssc ha noolaato 7.abukar yusuf says: June 12, 2010 at 12:22 am waxaan uhambalyaynayaa dhamaan beesha siciid ***** ee dagaalamaysa xaqeeda iyo kan caruurtooda waxaana u rajaynayaa guul iyo gobanimo waarta nasiib wanaagsan guusha ilaahay ha ini siiyo itoobiya oo wax wata waxaa ka hor tegey oo iska eryey wilal niyad qabiil haya guul insha alahu 8.Cabdiqani farah says: June 12, 2010 at 12:53 am mashallah..thats what im talkin about……………….. 9.zuri says: June 12, 2010 at 1:05 am masha allah jecliyaa inaan arko midnimada ssc, waa taas taanu mudo badan raadinaynay jeeshkayow guuleysta garabkiinaan taaganahee. 10.GURMAD says: June 12, 2010 at 1:23 am KAN YARE ISKA HADLAHA AH EE SOMALILANDER SHAAGAYANA WAXAAN KU LEEYAHAY TAARIIKHDA ADEER DIB U AKHRISO MIYAANAAN HOOYADII XORAYN OO MARKII AY GUMAYSTAHA HOOS JIFTAY AANAAN KA SOOSAARIN MIYAANAN DHULKA SOOMALIA AANAN KEENIN CALANKA SOOMAALIDU HADHSANASO MAANTA SOMALILAND SOAMALILAND BAAD LEEDAHAY RAACIYOHOW GUMAYSTIHIIN AANU ERYANAY DHARKA U DHAQI JIRAY. There is nothing called somaliland. Somalia is one with one culture, one realigion, one skin of couler and language. Somalia is not 2 but one so say anything u like if u can’t belive wat the reality is and shut up. 11.dhulka says: June 12, 2010 at 3:23 am aad ayey u qiimo badan tahay,aragti iyo wax qabadba( dhulka) dhinacaaga qabo tale iyo tusaaleba guuleysa Aaaaaaaaaaaaaaaaaaamin walaaleyaal Garaadada inooga saara furinta hore cadawgeenu waa badan yahay yaanan adhaxda inaga jabine haddii ay ina helaan. labada yar-yar ee garaad iyo inta la socota dhib arki maysaan waa geesiyo dib ha loo raro hana laga fogeeyo cadowga geesi yaasha dadkooda la qaybsanaya dhibta soo gaadhey. Geesiga birta ah ee baaruuda qiiqdiyo badu aanaycelinow Guuleysta Guuleysta Weligiin 12.hambi says: June 12, 2010 at 3:28 am awesome great ssc we are your followers we all going to risk our lives and money to get back our home from somalilad callers themselves 13.Zahra adam says: June 12, 2010 at 4:40 am Guul iyo gobanimo dad taariikh lhe baad tihiin dhulkiina maamula 14. Jaamac says: June 12, 2010 at 6:08 am Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha ba oo waxaasa garaada ah waxsaana geesiyaala guuleysta halyeeyga keyse cabdi yuusuf waanu salamayna darwiiish halkaa kaga haay ssc ha noolaato 15. Maryama says: June 12, 2010 at 8:13 am Guulaysta hilaac ayaa ubaxaya bulshada ssc mantaan helany waxaan muda ku taabaynay waan idin taageeraynaa hadaan nay hablaha ssc meel walboon joogna labada garaad laba guulayste labadii xornimada labadii geesi cimrigii jiryoooooooooow 16. Geesi Diyaar ah says: June 12, 2010 at 10:26 am Meeshaan qofwalba waa hadlaayaa Hadalka hadaad iska deeysaan dhaqaalo bixiya ama ssc halagu biiro oo xoog ama lacag halagu biiriyo raaxo ayey dadka qaarkiis ku jiraan hadal baa lahayaa xagee lamaraayaa shaqada halawado waxaas wax tarimaayaane Dumarkaa raga qaarkiis dhaama Doqomo aniga hada waxaan soobaxayaa 2week kadib ticket kayga waan goostay. Halaluulya see you there Raambow aa ahay waan habeeysanahay 17. nuur says: June 12, 2010 at 11:02 am maashaa allaah waa guul iyo farxad usoo hoyatay dadka ssc ee aan walaalaha nahay anagoo ah beesha ********** waan kufaraxsanahay arigtida ciidamadan waana murugada cadowga snmta iyo faroole mahadsanidin boocame 18. abdirahmaan x c/ awnuur says: June 12, 2010 at 11:26 am waxan leeyahay maanta guul ayan taganahay waxad ogata in aan nahay darwiish nimankan aan manta la filictamayno wa kuwii shalay aan xoreeyey iyaga habraha galada dabajifa oo kabaha uqaada hadab maanta cid aan waydiinayaa majiraan in aan xoraynayo dhulkayga hadii ala idmo xoog ssc waxan leeyahay haniyad jabina waan idin garab taganahay 19. aisha says: June 12, 2010 at 12:55 pm aad ayan ugu farah sanahay sida ay garadada iyo cuqaasha reer SSC ay u wada shaqaynayaan wayna ku mahad san yihiin waajibka ay guteen iyo sida ay cadowga isaga caabiyeen. waxankale oomahad u soo jeedinayaa qolyaha midiyaha iyo qoraalkaba nala soo socodsiinaya wayna ku mahad san yihiin waxaana idin leeyahay wada shaqayn wacan dal iyo dibadba. waxaan intaas ku darilahaa in aynu sirteena adkaynaa intaa socod keena iyo hadaladeenana ayaa wax lagala soo baxayaa waxaan ku soo gabagabaynayaa SSC haysraacdo cadow geeduna ha jabo 20. axmed maxamed says: June 12, 2010 at 4:36 pm kkkkkkkkkk walee somaliland iyadu waa wareersaan tahay lakin waxaan ogahay qolo aan melba ku socon oo xataa maaulkoodi baa ba,ay waxaan leeyahay bmamulka SSC waxaa uu noqon doonaa furaha midnimo soomaliyeed iinsha allaah 21. faarax says: June 12, 2010 at 5:34 pm I am very glad to see this action realy i think that our deam we will reach if Allah say no more somaliland and puntland darwiishland
  13. Somalidiid waxa ee necebyihiin calankeena barakeesan ee baluuga ah, shacabkeena soomaaliyeed, iyo dalkeena Somalia Melez Zenawi is the leader of of all somalidiid Faysal Warabe, who became famous for his hatred for Somali people, as a somalidiid he once said: “a boy born in Hargeisa has more commonality with one born in Addis Ababa than one in Mogadishu
  14. The SSC peace and progress team at the front line have been attacked by the Somaliland Clan headed by the Riyaale administration, this attack which took place last night was an unprovoked attack by the Militia, as they tried to proceed with the killings in the region. However, the SSC have defended its region by and managed to chase the culprits from the Riyaale administration. This was yet another attack to destroy the peace in SSC by Riyaale, during a time of Clan leader contest by the Somaliland Clan, resources that were meant to be for the Clan election are been used to kill innocent SSC people. The Somaliland SNM Clan militia is under great frustration due to the great dislike by the people of SSC, as people across SSC refuse to support the baseless tribal state, which the SNM clan have been trying to create without any success due to lack of support by the popular majority across the region. The key problem is the SNM clan are trying to control regions which the SNM people do not reside, all other clan regions support the SSC administration and the ideology of united Sool Sanaag and Cayn. This is mainly due to the endless killings by the SNM/Somaliland clan militia in region and their disregard for human lives, as well as their clandestine approach of purposely increasing the deprivation and suffering of the civilians in the SSC region, furthermore, ever since the clan began their wave of attacks in the region many young boys and man remain either missing or killed. The people of SSC will continue to support their SSC leaders and do everything necessary to rid of the area the clan cleansing agenda of the Somaliland clan also known as the ‘Somalidiid’ which is literally defined as ‘those that hate the Somali people’.
  15. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by 'Liibaan': Las Anod can be part of Puntland and United Somalia AT SANE TIME, Can LA be part of Somaliland state of Somalia, why do they have to be part of puntland? Can Burco be part of SSC/Puntland state of Somalia, why do they have to be part of Somaliland? Why you care if Las Anod is part of Puntland or Hiiraanland, don't worry too much about Las Anod I welcome the Somaliland state of Somalia, and I will be the first one to support for the sake of somalinimo, midnimo and islamnimo People of LA and Mogadishu will always feel home at Somaliland state of Somalia, even if LA or Mogadishu is not part of it. For people of SSC, it is same if LA is part of Hiiraanland state of Somalia, Somaliland state of Somalia, SSC state of Somalia, or Puntland state of Somalia SSC and LA will never be part of Somalidiid and one-clan secession project As I said before the key word is Somalia, As long as we are one nation, one country, one flag, and somali people are united, and our country Somalia is United. The important thing is UNITED Somali people (one big family), and UNITED house(Somalia), doesn't matter which room (Puntland, SSC, Galmudug, Somaliland, Hiiraan, Adal, Jubaland).
  16. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by 'Liibaan': Therefore Somalia should be united and we need to bring together all Somali people, that is why I support the TFG a national government led by President Sharif You see I support Sharif, NOT Faroole Originally posted by 'Liibaan': In theory it was good that people of SSC joined their brethren of Mudug, Nugaal and Bari to form Puntland. Are you hearing yourself? Las Anod can be part of Puntland and United Somalia AT SANE TIME, just like Boosaaso is part of Puntland and United Somalia Currently majority of SSC people want to have their own Regional State of Somalia (SSC=Darwishland), directly under President of Somalia Sheikh Sharif People of SSC already have President Sulieman Xaglotoosiye, Vice president Ali Sbarey, SSC parliement/Khusuusi, SSC army, etc Vancouvar is part of British Columbia and also Canada Columbia is part of Ohio and and also United States The key word is SOMALIA, because SOMALIA is the country Puntland is part of UNITED SOMALIA SSC is part of UNITED SOMALIA Galmudug is part of UNITED SOMALIA Hiiraanland is part of UNITED SOMALIA The Puntland State of Somalia was established in August 1998 after a decision made by local political and traditional leaders following several failed national reconciliation efforts in the wake of the Somali Civil War. As stipulated in Article 1 of the Transitional Federal Charter of the Somali Republic, Puntland is a part of the Federal State of Somalia. As such, the region seeks the unity of the Somali people and adheres to a federal system of government. United Nations Report: Somalia Situation Analysis Puntland is a region located in north-eastern Somalia, centred around Garowe (Nugaal region), which leaders in 1998 declared it to be an autonomous state. The current government apparently sees the move as an attempt to reconstitute Somalia as a federal republic. Unlike neighbouring Somaliland, it does not seek outright independence from Somalia. Puntland considered itself as an autonomous state within Somalia. In 1969, when Somalia's government was toppled in a "coup d'état", years of war and chaos followed. Somalia remained unstable and, in 1998, Puntland declared its autonomy. It is a tribalbased separation under the presidency of Mahamoud Muse Hirsi and has a nation with clan confederation as one of its top priorities. Since 1998, Puntland has been in territorial disputes with Somaliland over the Sool and Sanaag regions. Unlike the self-declared state of Somaliland, Puntland is not trying to obtain international recognition as a nation.It seeks to become part of the united Somalia that is a federal republic. However, the two so-called "lands" have one thing in common: both base their support upon tribal elders and their way of organization along lines based on tribe and kinship.
  17. Originally posted by Nassir: We the majorities of Sool and District of Buuhoodle and Sanaag and western Bari had made a major political mistake when we helped the formation of Puntland. It will take us years and years to eliminate all the opportunists (both the ignorant elders and the self-styled or appointed politicians) and rise to the challenge of putting our regions before the Federal or Centralized form of Government of Somalia. Why do we need a middle man to represent our regions. Gen. Ilka-jir, Haabsade and their equals have only added to the plight of these regions, being content with a mere ministerial post that mean nothing in the long run.. A great moral and political advice for the people ofSanaag and Sool regions and any other Somali group that wish to avoid political and economic marginalization. LINK Mr. Somalia, YES SSC= Darwishland + Maakhirland according to our maahkiri brother Nassir, so stop protesting too much, ssdf is not part of SSC, now don't cry Pirateland ha ku deeqdo, amaan nasii Our brothers from Western Somalia will always get the Red Carpet Treatment in SSC like the Sayed Mohamed Abdulla Hassan the greatest Somali of all time Allah ha naxariistu janadana haa ku abaal mariyo, SSC people will always have a soft spot for western somalis.
  18. Sacad/Labaahe, There is no difference between SSC towns, both Las Anod and Ceerigaabo are occupied, and they will be liberated insha allah If i was you i wouldn't worry about SSC, Las Anod and Ceerigaabo, BUT Gaashaamo
  19. Waraabe was informer who works for the NSS, that is why Waraabe and his ucid are not serious candidate. waraabe is a side kick for NSS senior spy riyaale
  20. Cowke, don't worry about SSC, because SSC is still part of United Somalia. SSC supports Somali president Sharif, SSC will deal directly with federal Somali government. SSC don't need middle man like Puntland, Puntland failed to defend SSC period, SSC don't need excuses or reasonS to justify Puntland's hypocrisy and munaa.faq.nimo. so SSC don't need Puntland anymore SSC and Puntland will always be 2 sister regions and good neighbors Faroole should only worry about Garowe, Bosaso, and Galkacyo thats all, easier job, no more SSC problems, SSC people will take care themselves
  21. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by 'Liibaan': quote: Originally posted by Nassir: We the majorities of Sool and District of Buuhoodle and Sanaag and western Bari had made a major political mistake when we helped the formation of Puntland. It will take us years and years to eliminate all the opportunists (both the ignorant elders and the self-styled or appointed politicians) and rise to the challenge of putting our regions before the Federal or Centralized form of Government of Somalia. Why do we need a middle man to represent our regions. Gen. Ilka-jir, Haabsade and their equals have only added to the plight of these regions, being content with a mere ministerial post that mean nothing in the long run.. Nassir, In theory it was good that people of SSC joined their brethren of Mudug, Nugaal and Bari to form Puntland. You are admitting that clan is everything. That this "Somaliwayne" stuff you speak of is hot air? Aren't the folks in Mogadisho or Hargeisa your brothers as well> I didn't admit anything,but fact is Somali politics is all about clan politics, sad but true somaliland= snm clan faction UDUB= Hergeisa subclan party, UCID= South Hergeisa subclan party, Kulmiye= East Burco subclan party Puntland= SSDF clan faction SSC= Daraawiish and Maakhir Somaliland, Puntland, Galmudug, Hiiraanland, SSC are all result of a civil war and division within Somali nation, the current situation is just a temporary, Somalia will be united and strong again, insha allah I believe all somali people are one big family, we are all brothers and sisters, and we share everything language, one country, one nation, one flag, one culture, one tradition, one history, one religion, etc Therefore Somalia should be united and we need to bring together all Somali people, that is why I support the TFG a national government led by President Sharif You see I support Sharif, NOT Faroole
  22. Originally posted by Nassir: We the majorities of Sool and District of Buuhoodle and Sanaag and western Bari had made a major political mistake when we helped the formation of Puntland. It will take us years and years to eliminate all the opportunists (both the ignorant elders and the self-styled or appointed politicians) and rise to the challenge of putting our regions before the Federal or Centralized form of Government of Somalia. Why do we need a middle man to represent our regions. Gen. Ilka-jir, Haabsade and their equals have only added to the plight of these regions, being content with a mere ministerial post that mean nothing in the long run.. Nassir, walaal, waa runtaa waa lagu khasaaray Puntland,Markii ee reer maakhir iyo daraawiish ee ku biireen Puntland, waxa ee naga aheed somalinimo, midnimo iyo walaaltinimo. In theory it was good that people of SSC joined their brethren of Mudug, Nugaal and Bari to form Puntland. But Practically, People of SSC didn't benefit from Puntland experience, people of SSC lost a decade, what waste of time. In 1998, instead of creating one-state called Puntland,at that time, I believe the better option was to create a clan confederacy or alliance of 3 mini states of Northeast, Maakhir and Daraawish. Over the last 8 years, it became very clear that Puntland is unwilling to help liberate Las Anod and Ceerigaabo. The majority of SSC people now understand that only SSC movement will liberate SSC region, not Cadde, not Faroole, and not the next president of Puntland, no difference. there is no hope, Puntland is hopeless. I agree with you it will take for few years, for people to organize themselves again, because SSC people will start from square one again, but it is never too late True, we don't need useless middle men like Abdi-samad Ali Shire vice-president, Ilka jiir minister, haabsade (loser who is waiting to be minister for 3 years). In the long term, people of SSC will NOT benefit if Abdisamed shire and Ilka jiir cannot convince the puntland to free Las Anod and Ceergaabo, Socalled SSC politicians in Puntland State don't care about their SSC people at all, or they are selfish individuals who afraid they might lose their positions if they disagree with their boss faroole. either way they are losers. Now the Daraawiish already have their own militia to free Las Anod and Darwishland, in less than one year Las Anod will be free again insha allah, and Makhirains should as well start creating their own militia to defend Ceergaabo and Maakhirland from invaders, they shouldn't wait Puntland or federal Somali government
  23. RIYAALE oo ay ku Caddaatay Fadeexad lagu miji xaabinayo Doorashada Somaliland Wakiilka xukuumadda Somaliland ee Maraykanka, Dr. Sacad Sheikh Cismaan, iyo nin Australiya u dhashay oo magaciisu yahay, Gregory R Copley, ayay ku caddaatay fadeexad ku saabsan hawl gallo ay ku doonayaan in doorashada madaxtooyada ee Somaliland la miji xaabiyo oo ayna dhicin, eedayn qaawanna waxay u soo jeediyay Xisbiga KULMIYE, Guddiga Doorashada Qaranka iyo qaar ka mid ah hay’adaha iyo waddamada innaga caawiya hirgalinta doorashada. Wuxuu maqaalkani iftiiminayaa dariiqa uu Dr. Sacad u maray meel marinta hawshan, eedaynta uu soo jeediyay iyo ujeeddada uu ka leeyahay. Qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee deggen Maraykanka ayaa ****olka ka qaaday in Dr. Sacad iyo ninkani ay si wadajir ah u sameeyeen bar internetka ah oo aan lahayn masuuliyad rasmi ah oo loogu hagaago. Debadeed, waxuu Dr. Sacad bilaabay qoraallo ku qoran af Ingiriisi oo aan maga ca qoraaga lagu qorin oo ku soo baxa bartan, weerar qaawan iyo aflagaaddo aan sal lahaynna ku q aaday xisbiga KULMIYE, Guddiga Doorashada Qaranka Somaliland, hay’ado caalami ah iyo waddamo innaga caawiya xagga doorashada. Wuxuu Dr. Sacad qoraaladiisa ku tilmaamay madaxda Xisbiga KULMIYE inay qaarkood ka tirsan yihiin ururka xag jirka ah ee Al-Shabaab. Waxayna dawladda Somaliland ka sii daysay Radio Hargeysa qoraal Dr. Sacad uu ku sheegay in Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Mudane Cabdicasiis Samaale ay ka mid yihiin Al-Shabaab. Waxaa kale oo uu ku sheegay qoraaladiisa in xisbiga KULMIYE uu cadaadis ku saareen xukuumadda Somaliland in doorshada la qabto isagoo KULMIYE la kaashanaya arrintan, buu yidhi, hay’adda Doorashada Qaranka iyo hay’ado iyo waddamo shisheeye ah. Waxaa eedayntan Dr. Sacad ku raacsan oo u markhaati furay Madaxweyne Daahir Rayaale oo markii uu ka soo noqday booqashadii uu ku tagay Faransiiska iyo Jabuuti warbaahinta Somaliland u sheegay in bulshada caalamku ku khasbayso inuu doorashada qabto. Waxaanay arrintani muujinaysaa in Dr. Sacad ka duulayo fikirka iyo amarrada Madaxwaynaha oo tilmaamaya in aan dalku doorasho hadda galin. Baadhis lagu sameeyay qoraalladan ciddii qortay ayaa muujisay in Dr. Sacad iyo Mr. Gregory Copley ay ka danbeeyeen. Waxayna qoraaladani si is daba joog ah ugu soo baxeen warbaahinta internetka ee ay xukuumadda Somaliland gacanta ku hayso ee Qarannews, Somaliland nation, iyo Harowo. Markii ay ******** arrintan, ayay qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee Maraykanku digniin u direen Dr. Sacad una sheegeen inuu joojiyo arrimahan dhabarjabinta ku ah hirgalinta doorashada Somaliland xumaynaysana cilaaqaadka aynu la leenahay waddamada iyo hay’adaha ina caawiya. Weerarka Dr. Sacad maaha mid iskii gooni u taagan ee wuxuu qayb ka yahay hawlgallo qorshaysan oo UDUB iyo Daahir Rayaale wadaan. Mus’uuliyiinta UDUB iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa si toos ah eedaymo kale oo qaawan iyaguna kula dul kufay guddiga doorashada, iyadoo ujeeddadoodu tahay inay fashilyaan hawlaha doorashada ee ay sida daacadda ah ee madaxa banaan u wadaan guddiga doorashadu. Waxay xukuumaddu xidhay hawlwadeenno u shaqeeya Guddiga Doorashada, waxay isku dayday inay xoog ku jiidho goobo ay ku kaydsan yihiin xogta tirro koobka codbixiyayaasha qaatay kaadhadhka, waxay baayacayaan kaadhadhka dadku qaateen, waxayna yareeyeen wacyigalinta kaadh-qaadashada. Waxaana hadda la sheegay inay xukuumaddu dalbatay lacag cusub oo la filaayo inay dhawaan u soo degto si doorashada iyo codbixiyayaasha loo khalkhal-galiyo. Ujeeddada ka danbaysa hawshan uu ku jiro Dr. Sacad waxa weeye in la carqaladeeyo laga hortago doorashada Somaliland, loona sawiro in koox argaggixiso ah dalku gacanta u galayo. Waxay xukuumadda Rayaale is tustay in ayna maanta helayn teegeerada shacabka, doorashadana ay ku guul darraysanayso, dabaylo badan oo isbeddel doon ahina dalka bari iyo galbeedba ka socdaan. Dr. Sacad waxaa loo ballan qaaday in, haddii xukuumadda Rayaale sii jirto oo aan doorasho dhicin (waa sida kaliya ee ay kujiri kartee, laga dhigi doona wasiirka Arrimaha Dibadda oo logu beddelo Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo aan isagu haatan xukuumadda Rayaale miisaan wayn ku lahayn. Ugu danbayntii waxaa Dr. Sacad laga codsanayaa inuu ka waantoobo hawlahan si dhakhso ahna u joojiyo wararka been-abuurka ah ee xaqiiqada ka fog raalligelinna ka bixiyo muwaadiniinta uu ku gaf ay, kana tanaasulo khataraha aan ka jirin dalka ee uu fidinayo.
  24. Faroole”Raali Kama Nihin Xoreynta SSC" June 7, 2010 Dr Faroole oo Hogaamiya Maamulka Woqooyi Bari ee Somaliya ayaa sheegay isaga oo Maanta Garoowe ka soo degay waxana uu Saxaafada u sheegay in uu safaro badan ku soo Maray Dalal ay ka mid Yihiin Turkiga, iyo Emartka Carabta ayna Guul ku so dhamaadeen safaradoodii,Dr Faroole ayaa xusay in ay Khudbad ka Jeediyeen Shirkii Xaalada Somaliya iyo Kobaca dhaqaalaha Looga Hadlayay uuna Hadalka u soo Jeediyay Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Shir [Af-Balaadh] Madaxwayne Faroole ayaa sidoo kale aad uga hadlay Arimaha Shufta Badeeda ee PL Beesha Caalamka ku eedaysay inay Kaalin wayn ku Yeeliyihiin Afduubyada Gadiidka Bada, Dr Faroole ayaa xusay inay Amaan Leeyihiin Ciidamada badda oo dhawaan Hawlgalo isku xig xiga sameeyay. Madaxwaynaha Maamulkaasi La Baxay Pl waxa uu dhaliilay oo si Cadho leh uga hadlay Kooxda uu Hogaamiyo Dr Saleebaan Ciise Kaar oo Loo Yaqaan Xagla -Toosiye Kooxdaasi isbedeldoonka iyo Xoraynta Sool ayuu Faroole ku sheegay inuu aqoonsanayn isla markaan ay Siyaasad kale Ku Ladhan tahay. “Raga Hogaamiya Kooxdaasi Isbedeldoonka waa rag Siyaasiyiin ah iyo kuwa Saraakiil ka ahaan Somaliya, Markaa siyaasad kale ay wataan Raalina Kama Nihin dhaq dhaqaaqa ay wadaan anaga ayaa soo celinayna Sool hadii Cidi soo Celinayso”Ayuu Yiri Faroole Madaxwaynaha ayaa wararku sheegayaan inay wel wel ku tahay dhaq dhaqaaq ay wadaan Ururka isbedeldonka ee Reer Sool, warka naga soo gaadhaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya inay Pl Ceeb wayn ku tahay in Ururkaasi soo celiyo Sool oo Laba Sano Maqnaa halka PL ay awood iyo dhaqaale u wayday Soo celinta Sool. Sidoo kale Shakiga Pl qabto ayaa ah in Hadii Laas-caanood la soo celiyo oo ay Xagla Toosiye iyo Garabkiisu soo celiyaan ay Ku Gor Gortamayaan Gobolkaasi isla markaana uu yahay Gobolka Is taraatiji ah oo Saldhig Balaadhan u Noqonaya Maamulka ay Samayteen Reer Sool iyo Cayn. Galgalanews@yahoo.com
  25. Sarmaanyo.com: S.S.C Midowdaye Faroole ha loo Sheego haduu Diidana ha loogu Dhaarto Ninka madaxda ka ah maamulka ciirciiraya ee aan lugaha ku taagnayn waa Faroole eh ayaa aflagaado aan loo dulqaadan karin u geystay sidii caadada u ahayd dhamaanba bulshada S.S.C maamul iyo isimaba. Waxaad moodaa inuu hurdo ka baraarugay oo talo ku cadaatay sida aan xilkaska iyo siyaasigaba ahayn ee uu u hadlay. Waxaa wax lagu qoslo ah,deegaanadda S.S.C maba yaqaano xataa ma karo inuu si sax ah ugu dhawaaqo, WIRWIR inaan la odhan ha loo sheego,ee ay widhwidh tahay,S.S.C na tahay maamul gaar ah oo tashaday,dhulbahantana midoobay,xoraynta dalka maqanina beesha ssc dhul.bahan,te u taalo, intaas ha loo sheego haduu diidana ha loogu dhaarto. waxaan ku soo gebogebaynayaa. MAGICII BA YOOW YAA Kula PUNTLAND AH sarmaanyonewsdesk Europe.