Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Shacabka SSC oo Soo Dhaweeyey Rai’sul Wasaaraha Cusub ee Somalia Dadwaynaha deegaanadda ssc ayaa si wayn usoo dhaweeyey rasul wasaaraha cusub ee soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed “Farmaajo” .R/wasaaraha cusub wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1962, wuxuuna waxbarashadiisa hoose uga baxay dugsiga 1-da Luuliyo iyadoona dugsiga dhexena uga baxay Maxamuud Xarbi ee magaalada Muqdisho. Tacliinta sare ee ilaa heerka jaamacadeed ayaa waxaa uu ku qaatay dalka Mareykanka, iyadoona uu ka baxay jaamacadda loo yaqaan (State University of New York), taasoo ku taal magaalada Buffalo . Kadib waxbarashada waxa uu jagooyin sar-sare uu ka qabtay New York, gaar ahaan dowladda hoose ee deegaanka Buffalo isagoona shaqooyin kala duwan kasoo qabtay halkaasi Maxamed C/llaahi MaxamedMr. Farmaajo ayaa in mudo ah ku sugnaa dalka Mareykanka, wuxuuna kusoo bartay isagoona shaqooyin kala duwan kasoo qabtay halkaasi. Waxa uu soo bartay islamarkaana ku takhasuusay cilmiga siyaasadda, xiriirka aduunka, dhaqaalaha, xuquuqda aadanaha, baadigoobka nabadda iyo horumarinta dadweynaha. shacabka deegaanada ssc cuqaal,dhainyaro iyo wax garadkuba aad bay usoo dhaweeyeen go’aanka madaxwayne shariif ku doortay Maxamed C/llaahi Maxamed - - - - Garaad Jamaac Garaad Cali iyo Hogaanka SSC Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diray Raysal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaanjo. Dharkayn Garaad Jamaac Garaad Cali iyo dhammaan Golayaasha Hogaanka SSC ayaa waxaa ay si wada jir ah dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan Raysal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif galabta ku dhawaacey Maxamed C/laahi Maxamed. Garaadka iyo hogaanka uu ku sugan xarunta ku meel gaadhka ah ee Hogaanka Sool,Sanaag iyo Cayn oo ah Degamada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay dhanbaalkooda ku xuseen in ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan iyagoo ku hadlaya magaca shacabweynaha deegaamada Sool Sanaag & cayn Raysal wasaaraha cusub Maxamed C/laahi Maxamed. Dhanbaalkan oo Hanbalyo iyo dardaaran iskugu jirey ayaa sidoo kale lagu sheegey in ay aad ugu niyad san yihiin ugu farxeen markii uu soo gaadhey warka la xidhiidha magacaabida Raysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaanjo. Garaadka iyo Hogaanka SSC ayaa waxaa ay dhanbaalkooda kula dardaarmeen raysal wasaaraha inuu dulqaad iyo samir badan u yeesho dhibka iyo masuuliyad culus ee loo Igmadey, islamarkaana uu guntiga dhiisha iskaga dhigo siduu shacabka soomaaliyeed uga yarayn lahaa mudada uu xilka hayo dhibka iyo colaadaha gaamurey ee 20ka sano haystey. Ugu danbayntiina waxaaa Ilaahay uga bareen Raysal wasaaraha in uu u fududeeyo xilka cusub oo loo magacaabey. - Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jamaac - Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed - Hogaamiye ku xigeenka SSC Cali Axmed Xasan - Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Ismaaciil iyo - Dhammaan Shacabweynaha Sool Sanaag iyo Cayn. Waxaa dhanbaalkan warbaahinta soo gaadhsiiyey Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Maxmed Xasan Source Jidbaale
  2. Libaadhe Whether you like or not Somalia will stay united forever, and your clan faction of Somalidiid land will never get recognition from international community, because all countries of the world know that the snm clan faction doesn't deserve recognition
  3. Mr. Munaafaq/Libaadhe you are worse, the clannish supporter of Somalidiidland/snm (secessionist clan faction ) The only reason you oppose Somalia, is because of qabiil , your clan didnot get capital city or president of Somalia position
  4. Nina Mogadishu is the Capital city of All Somalia from Awdal to Juba, all somalis should be welcome in all and every somali city, town, and village indluing the capital city Mogadishu VIVA SOMALIA, VIVA MOGADISHU, VIVA SSC HA NOOLATU SOMALIA, HA NOOLATU MOGADISHU, HA NOOLATU SSC
  5. Congratulations to the NEW Prime Minister of Somalia PM Mohamed Abdullahi Farmaaje, Great choice by President Sheikh Sharif Mohamed Abdullahi meets and exceeds all the qualifications in terms of expreince and education.
  6. You have no principles, you are Munaafaq (basaas/labo wajiile) What you doing in Somalia Online You enjoy to create division and fitna between somali people Mr. Secessionist
  7. Nina Don't listen to this secessionist Mr. Libaadhe, he is full of hate and qabyaalad He is trying very hard to create FITNA and division between Somali people, Acudubilaahi mina shaydaani rajiim Libaadhe All the Peace Loving and God Fearing Somali People from North, South, East, and West fully support thier President Sheikh Sharif and the new PM Mohamed Farmaajo
  8. Congratulations to our new Prime Minister of Somalia Mohamed Farmaajo All somali people from north, south, east, and west should support and give a chance President Sheikh Sharif and the new PM Mohamed Farmaajo Allah ha la qabtu Xilka culus, dhamaan shacabka soomaaliyeed ee nabada iyo midnimada jecel ayaa u duceenaya
  9. Ogaysiis:- Xuska sanadGuurada SSC . Columbos,San Jose CA, Phenix Arisona,Sweden,Seatle,Nederland,Sandiago Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus, OHIO waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada damaashaadka sanada guradii koowaad ee hogaanka Midnimada iyo badbaadda SSC ee Somaaliya . halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC , cayaarihii hidaha iyo dhaqankeena ahaa iyo fanaanii aad looga yaqaan magaalada Columbus, Ohio oo heeso loogu talagay xuska iyo damaashaadka sanad gurada SSC halkaa idiinku soo bandhigi doona. waxaa idiin diyaara soo dhawayn wacan iyo damaashaadka oo aad nagala qayb qaadataan . tariikhdu marka tahay 10/16/2010 oo ah malin Sabti ah Location : Comfort INN 161 1213 E. Dublin Granville Rd Columbus, Ohio 43229 TIME: 10/16/2010 Sabti. 6:00 PM ilaa 2:00 AM La xidhiidh : folantiirka SSC ee columbus ,OH. Sanad Guura wacan iyo Guul SSC ———————————————- Ogeysiis waxaa dhammaan jaaliyadda SSC ee ku dhaqan San Jose, CA iyo dhammaan The Bay Area la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad lagu xusayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey asaaskii Hoggaanka Minimada iyo Badbaadada ee SSC. Taasoo lagu qaban doono: 639 Tully Road San Jose, CA USA Waa Sabtida, 16ka October 6da galabnimo Kasoo qayb bal wacan Jaaliyadda SSC ee San Jose, CA ———————————— Xuska Sanadguurada SSC oo lagadhigayo Phenix arisona. saturaday 10/17/10 4:00pm 11:00pm 122 North Second Street Phoenix, Arizona, USA 85004 hyad hotel hosted by dhaliyarada sool sanaag iyo cayn somalia labis quruxoon.. iyo heeso cusub iyo fanaan cusub oo heer ssc waa abdirisak mohamud hassan cawil dhagto way dhimadow dhaawac baa gaadhee ceebta lagu dhaashtay dheygay ugu reebtay…. dhalad miyaa dhalasho ku noqon wayday dharag miyaa dhowrto kuu noqoday dhaama sidan dhaamaaaaa……………….fanaanka heesdan soo wada waa wiil dhaliyara dad diiso waa 20 danjir kana soo jeeda ssc waa fanaan cusub..sawirkiisa waa kuu soodiri…… —————————————————————————- Jaaliyada SSC ee Stockholm/Sweden Dhamaan waxa la ogeysiinayaa jaaliyada SSC ee ku nool wadanka Sweden in maalinta sabtida ee bishu tahay 16 oktober 2010 in la qaban doono sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii shirkii Horseed ee lagu dhisay Hogaanka Midnimada & Badbaadinta SSC. Xafladaas oo si aad ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb gelayaan marti sharaf badan oo ay ka mid tahay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Saado Ali Warsame iyo Abwaano soomaliyeed. DJ: Hassan Waqooyi Ka soo qaybgal wacan dhamaan jaaliyada iyo marti sharafta soomaaliyeed MEESHA: VEDDESTA CENTRUM SAACADA: 17:00- 24:00 ————————————————————————— Jaaliyada SSC ee Seatle Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan jaaliyada SSC ee Seattle in la qabandoono xuskii sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aasaaskii Hogaanka Midnimda & Badbaadada SSC. Munaasabada xuska waxaa lagu qabanayaa hotel Comfort Suites ee Tukwila, waa hotelka caanka a ku dhegan Family Fun Center. Taariikhduna waa October 16keeda 2010 oo ku beegan sabtida soo socota saacadu markay tahay 4:30PM. Addresska hotelka oo dhamaystirani waa kan hoos ku qoran; 7200 Fun Center Way Tukwila, WA 98188 Ka soo qaybgal wanaagsan dhamaantiin. ————————————————————————– Jaaliyada SSC ee Nederland Waxaa lagu war gelinayaa dhammaan jaalliyadda SSC ee ku nool waddankan Nederland Iyo Nawaaxigiisa in ay ka soo qayb galaan shir loo qabanayo xuska sannad-guurada Curashadii SSC, shirkaas oo la qabanayo Maalinka Sabtida ee taariikhdu tahay 16/10/2010 saacaddu markay tahay 12:00 duhurnimo illaa 20:00 fiidnimo, shirkaas oo ka dhici doona magaalo madaxda Nederland ee Amsterdam. Ciwaanka meesha uu shirka dhacayaana waa sidan: Waxaad imaanaysaa Amistel trein station, kadib waxaad u soconaysaa 5 ilaa 6 daqiiqo ciwaankaan hoos ku qoran. Wibautstraat 150, 1091 GR Amsterdam. Haddaba waxaa laga codsanayaa dhammaan dadweynaha reer SSC ee ku nool waddankan Nederland iyo agagaarkiisa in ay kasoo qayb galaan, shirkaas oo ah mid aad u muhiim ah, isla markaasna ay dhawraan wakhtiga. Xafladdaas oo lagu soo bandhigi doono barnaamijyo aad u muhiim ah una xiisa badan, oo weliba ay ka soo qayb gelayaan dad aad u u muhiim ah oo ka mid ah reer SSC, kuwaas oo isugu jira Abwaaniin iyo Prof. caanka ah Maxamuud Cali Jaamac ee dadka reer SSC. Waxaa si gaara loogu baraarujinayaa dhalinyarta udhalatay deegaamada SSC in ay kasoo qayb galaan shirkaan, oo aad arrimo muhiim u ah looga hadli doono. Qiimaha lagu gelayo xafladdu waa 20-Euro 18 jir (siddeed iyo toban) iyo wixii ka weyn. ————————————————————– Jaaliyada SSC ee Sandiago iyo Orange Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyada Sandiago iyo Orange ee dalka Maraykanka in ay ka soo qayb galn Xafladii sanad guurada SSC oo la qaban doono maalinimada Jimcaha habeenkeeda, oo ah habeen sabti soo galayso Jimcene baxayo. Jaaliyada sharafta wxaa laga codsnayaa in ay soo camiraan xafldas, waxayna waxii faah faahin ah kala xidhiidhi karaan. Xaali Dhoodi iyo Yaasmiin Maxamed Xassan oo qaban qaabinaya Xafladan. Ka Soo qayb galkiinu Waa Muhiim.
  10. FROM Seattle,Los Angeles Minnesota TO London, Dubai, Karachi, Kuala Lumpur Xafladda Sanad guuradda SSC waxaad farxad inoo ah in aad nagal soo qayb gashaan xuska Sanad guuradda Maamulka SSC. Xuska Maamulka SSC oo ku aadan Sabtiddan Soo socota taariikhduna tahay 10.16.2010. ayaa waxaa looga dabaal dagayaa dhamaan dunidda dacaladeeda, waxaan idiin rajaynayaa DHamaan shacbi waynaha SSC meel kasta oo ay aduunka ka joogaan midnimo iyo in gartaan xillka iyo Masuuliyadda ka saaran danahooda qaaska ah ee ka saaran dhulka uu ilaahay inagu beeray, taas uu masuuliyada koobaad ay dhamaanteena dusha ina saaran tahay, Xilligan ayaan waxaa looga faa’iidaysan doonaa in Soomaali wayn aynu u bandhigo arinteena iyo qadiyadda Shacbi waynaha SSC sidoo kale waxay noo noqon doontaa xilli aan is xusuusino xaaladda ka taagan dhulkeena taas oo aan wali fari ka qodnayn.balse hadda uun bilow ah.
  11. Xafladda Sannad-Guuraddii SSC Oo Lagu Qaban Doono San Jose. San Jose(Jidbaale.com):-Ogeysiis waxaa dhammaan jaalliyadda SSC ee ku dhaqan San Jose, CA iyo dhammaan The Bay Area la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad lagu xusayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey asaaskii Hoggaanka Minimada iyo Badbaadada ee SSC. Maalintu waa sabtida, October 16th. Saacadduna waa 6da galabninmo. Goobta lagu qabanayaa waa: 639 Tully Road San Jose, CA USA Kasoo qayb bal wacan Jaalliyadda SSC ee San Jose, CA
  12. Jaalliyadda SSC Ee Boston Oo Dhigaysa Xafladda Sannad-guurada SSC. Boston(Jidbaale.com):-Ogaysiin: Dhammaan Jaalliyadda SSC ee Boston waa inay ka soo qayb-galaan xafladda damaashaadka sannad-guuradii kowaad ee Hoggaanka SSC ee soomaaliya. Dhammaan Jaalliyadda SSC ee new England waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xafladda u damaashaadka sannad guradii koowaad ee hoggaanka Midnimada iyo badbaadada SSC ee Somaaliya. halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC, cayaarihii hiddaha iyo dhaqankeena ahaa iyo waxyaalo badan oo aad idiin raali galiya. Taariikhdu marka tahay 10/16/2010, oo ah maalin Sabti ah Location: Holiday INN Express 69 Boston St. Boston, 02125 TIME: Sabti, 2:30 PM ilaa 9:00 PM
  13. Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda SSC Ee Sweden Stockholm(Jidbaale.com):-Dhamaan waxa la ogeysiinayaa jaaliyada SSC ee ku nool wadanka Sweden in maalinta sabtida ee bishu tahay 16 oktober 2010 in la qaban doono sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii shirkii Horseed ee lagu dhisay Hogaanka Midnimada & Badbaadinta SSC. Xafladaas oo si aad ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb gelayaanmarti sharaf badan oo ay ka mid tahay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Saado Ali Warsame iyo Abwaano soomaliyeed. DJ: Hassan Waqooyi. Ka soo qaybgal wacan dhamaan jaaliyada iyo marti sharafta soomaaliyeed MEESHA: VEDDESTA CENTRUM SAACADA: 17:00- 24:00
  14. Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus, OHIO waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada damaashaadka sanada guradii koowaad ee hogaanka Midnimada iyo badbaadda SSC ee Somaaliya . halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC , cayaarihii hidaha iyo dhaqankeena ahaa iyo fanaanii aad looga yaqaan magaalada Columbus, Ohio oo heeso loogu talagay xuska iyo damaashaadka sanad gurada SSC halkaa idiinku soo bandhigi doona. waxaa idiin diyaara soo dhawayn wacan iyo damaashaadka oo aad nagala qayb qaadataan . tariikhdu marka tahay 10/16/2010 oo ah malin Sabti ah Location : Comfort INN 161 1213 E. Dublin Granville Rd Columbus, Ohio 43229 TIME: 10/16/2010 Sabti. 6:00 PM ilaa 2:00 AM La xidhiidh : folantiirka SSC ee columbus ,OH. Sanad Guura wacan iyo Guul SSC.
  15. Ogaysiis Jaaliyada SSC UK Xaflada Dabaaldagga SSC 16 oct Waxaa la ogaysiinaya Dhamaan jaaliyada SSC ee UK in Maalinta Sabtida 16 Octobar Lagu qabandoono Magaalada London xaflad aad uweyn aadna loogasoo shaqeeyay Xafladaas oo lagusoo bandhigi Doono, Riwaayado,Heeso Cusub oo kusaabsan SSC,Suugaan Kala Duwan, Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka, Khudbado Kala duwan kasoo Jeedin Doonaan Dad Bulshada SSC Sumcad weyn ka ah. Xaflad waxaa Kaalinweyn Kaqaatay Ururka Dhalinyarada SUDO oo maalintaas Wacdaro Layaableh Kusoo bandhigi Doona, Qofkii Nasiib leh ayaa Kasoo Qaybgala Xafladas taariikhika ah oo ah Xafladii ugu Horaysay oo ay Bulshada SSC ugu Dabaaldafto Hogaanka SSC. Wakhtika:- Sabti 16 Oct 2010 Time:- 5 galabnimo ilaa 12:00 Habeenimo 17 till midnight Goobta xafladu kadhacayso waa:- Concorde Club Crane Lodge Road Cranford Middlesex TW5 9PQ Goobtu waxay aad ugu DHowtahay Masaajidka Caanka ah ee Somalida , Daaursalam Masjid ee xaafada Southall. Baska:- 105 wixii Fahfaahin ah kala Xiriir Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya
  16. SSC WAA SOOMAALINIMO, SINNAAN IYO CADAALAD Halagankii shacabka SSC ugu jiray midnimada iyo xoraynta dhulka la haysto bishan Oktoobar 2010 ayuu sanad jirsday. Waxaa laga soo gudbay ama la soo maray marxalad aad u adag iyo carqalado iyo caqabado iyo jillaafooyin lagu kufo. Waxaa dhibaatooyinkaa lagaga soo gudbay dadaal badan iyo hawl karnimo iyo isku – duubni. Waxaa la dhisay ciidan xorriyad doon ah, waxaa la qoray axdi ama dastuur (constitution) qeexaya ama caddaynaya awoodda, xilka iyo waajibaatka madaxda hoggaanka iyo khusuusiga iyo laama ama qaybaha kale ee hoggaanku ka kooban yahay. Shacabka SSC hadday yihiin kuwa dalkii jooga iyo hadday yihiin kuwa qurba joogta ah way wada ayidsan yihiin oo garab taagan yihiin hogggaanka loo diray midnimada shacabka SSC iyo xoraynta dhulka SSC laga haysto. Sanad guuradii dhalashada ururka SSC waxay ku soo beegantay 16 bishan Oktoobar, sanadka 2010. Maalintaasina waa maalin wayn oo taariikhi ah oo mudan in si wayn loo xuso oo loo dabaaldego oo loo damaashaado si taxadar leh gaar ahaan gudaha.
  17. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Attam is fighting for his people and region Faroole is fighting for his clan pirate state 80 years old warlord Siilaanyo is fighting for snm clan faction and his somalidiid clan ideology
  18. Maanta waa 12 Oktoobar Sanadguuradii Calanka Soomaaliyeed Maanta waa 12 Oktoobar Sanadguuradii Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale sanadkii 1954tii lixdii saac oo habaynimo waxaa lasaaray calankii Soomaaliyeed o o ka dhex babaday Calamadii Talyaaniga iyo Kii Jamciyadda Qaruumaha ka dhaxaysa Waxaana dadweeynaha Soomaaliyeed si farxad iyon rayrayn aay ku dheehantahay aay usoo dhaweeyeen calankaas waxaayna bilaabeen in aay ku faanaan una soo jeediyaan amaan iyo Bogaadin . Calankaas cirka u eg dhidbidiisu waxaay ku timid halgan dheer oo dhiig badan loo qubay aayna ku nafwaayeen hanadyo tirobadan . Madashii Lagu Goáamiyey Qaadashada Summadda Soomaaliyeed Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa waxaay Goáan ku gaartay in Talyaaniga oo looga adkaaday dagaalkii adduunweynaha ee labaad uu dib ugu soo noqdo dalka Soomaaliya oo xoog ingiriisku uga maquuniyey muddo tobansano ahna uu gaarsiiyo Gobannimo iyadoo Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysaa aay la maamulayso .Waxaana laga bilaabo 1950kii dalka Soomaaliya ka taagnaa calamada Talyaaniga iyo kan Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa . 9-kii waxaa goáan lagu gaaray in la sanifo calan soomaaliyeed si soomaalidu aay usii arkaan uguna ildoogsadaan calan u gaar ah oo aay leeyihiin.Waxaa 1952dii la qabtay shir arintaas looga hadlayey oo uu guddoominayey Xaakim Talyaani ah waana la isku mariwaayey waxaana dib markale la isugu soo noqday sanadkii 1953dii 12kii Oktoobar kaddib muran dheer oo la isku daalay waxaa goáan lagu gaaray in guddoonka Shirka Soomaalidu la wareegto ayna ka baxaan shirka xubnihii ka socday Talyaaniga ,Carabta ;Hindiga iyo Bakistaanka la iskuna daayo Soomaali aan la taraxin oo kali ah.waxaana Shirgudoonkii la Wareegay Soomaali magaciisa la oranjiray islaw Cumar . Maxamad Cawaale Liibaan Sannifihii Calanka Soomaaliyeed: Xuseen kulmiye bidixda askariga dharka cad, Cabdirashiid, iyo Cabdirisaaq labada isa salaamaya, ninka u dhexeeyana waa halyaygii Calanka Soomaaliyeed Maxamed Cawaale Liibaan , ninka Midgita u xiga waa Muuro Markii shisheeyhii shirka ka baxeen waxaa isku soo haray Xisbiga SYL iyo shan xisbi oo kale oo xisbiga SYL ka soo horjeeday iyoMaxamad Cawaale Liibaan oo isagu ka socday Ururada Shaqaalaha "Trade Union",Hasayeeshe Ururka SYL iyo isagu hoos bay jaal ka ahaayeen oo isaga warqabeen. Shirku wuxuu ahaa Mid Albaabadu u xiran yihiin waxaana kooxwalba aay soo bandhigtay calanka aay sameeyeen muuqaalkiisa. SYL waa laga tirobadnaa waxaana jiray walwal aay kam qabtay tirada Axsaabta ka soo horjeeday hasayeeshe waxaa nasiib wanaag ahaa in qolooyinka SYL kasoo horjeeday aaynan midaysnayn oo khilaaf ka dhexeeyay.Qaar waxaay soo bandhigeen Calan leh saddex xiddig oo yaryar oo gees ku yaal iyo hal xiddig oo wayn oo bartamaha ku taal iyagoo leh xiddigta Wayn waa annaga Soomaaliad Koonfureed ah saddexda kalana Waa Waqooyiga Soomaaliya ,NFD ,Jabuuti iyo Somaliland oo aay kala gumaysanayeen Faransiiska iyi Ingiriiska.Qaar baa calan u eg kii talyaaniga Keenay ,qaar kale ayaa geel ,Yaxaas iyo Ugaar soo bandhigay hasayeeshee intaas calaamo oo dhan waxaa ka muuqday xiddig shan gees ah oo mathalaysay shanta Soomaaliyeed. Ugu dambaystii waxaa madashii ka Istaagay Alla ha u nxariistee Maxamad Cawaale Liibaan wuxuuna calnan 40cm ah oo saartay Xabadka si si fiican loogu arko . Maxamd Cawaale Liibaan wuxuu si fiican shirka dadkii joogay ugu fasiray astaamaha calanka isagoo yiri: 1.Xiddigta shangeeska ah waxaay tilmaamaysaa shanta qaybood oo gumaysigu u kala qayday gayiga Soomaaliyeed . 2.Midabka Cad wuxuu tilmaamayaa nabadgalyo sababtoo ah meeshii nabad laga rabo waxaa la 3-3.Midabka Buluugga waxaan u doortay anoo ku xusaya abaalkii Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa oo Soomaaliya jidkii Gobannimada u horseeday si uu calqankeenu midabka buluugga ah oo calanka JQK uu la wadaago Buluggu wuxuu tilmaamayaa barwaaqada iyo baraaraha dalkeena sababtoo ah meeshii cagaaran indhahaa ku doogsada. Maalinkaddib sannifadii Calanka waxaa Maxamad Cawaale Liibaan looga yeeray Xaafiiskii barasaabka Talyaaniga waxaana loo sheegay in Calanka uu sannifay uu u egyahay kan dalka Zaire oo aan la oggolayn in calan dawlad kale la qaato ,hasayeeshe Maxamad Cawaale liibaan wuxuu Talyaaniga u sheegay in labada calan aanay isku mid ahayn sababtoo ah Calanka Kongo Belga (Zaire)xiddigta ku dhextaal waa mid dahab huruud ah ,sidaa darteed talyaanigu waa qaatay qaladkiisii waana laga gar helay . Dhibtii Loo soo Maray Calanka by halgame Cali Xussn . Markay calanka noo doonayeen, danabbadii dhaartay Daandaansigii maalintii, lays duqeynaayey Hanoolaatadii lagu dalbaday, daalinkaan eriney Diigaanyadii weerartaad, dixida mooddeysey Meydkii la daadshiyo kufriga, dooxatadu laysay Digti shalayto dubbihi laysla dhacay, dhiiggi dixanaayay Ninkii doobta laadlaadin jirey, daqarki loo geystey. Dakanooyinkii laga gutiyo, godobti duugowdey Dunidaa ogeyd waxa ku dhacay, daalinkii shalaye Goortuu dirkiisa u cabsaday, dacar na loo qooshay Dirqi buu ku dhiibiyo xumaan, dawladnimadiiye Duhur buu ka tegey aqalladii, uu dakayn jiraye. Derbi adag docdaa waxa ka yaal, danina kaa hayso Duul wada socdaa waa ridaan, waana dumiyaane Dad is raacsan baa maalintii, diley waraabiiye. Tixda Gabay oo Calanka Ku Saabsan By Naasir Faarax sareeyoow calankaygoow sumadii wadankaygoow, samada kii u ekaayoow Sanad Guuro wanaagsan. sareeyoow dabcigaagiyo waxaad saaka ku toostiyo waxaad soo martay oo dhan anba waan la socdaaye sanad guuro wanaagsan. sida aad tahay maantiyo noloshaada sirteedu ima seegana oo sanadihii u danbeeyay wixii aad ku sugnayd anba waan la socdaayo kaama seexdo habeene sanad guuro wanaagsan. sadrigaygiyo laabtiyo sanbabkayga dushiisuu iiga yaal sawirkaagoo samahaagiyo guuliyo inaad soo noqotoo samadaa ka hilaacdaan saatir kaaga baryaayo silic kuuma rajeeyee sanad guuro wanaagsan. cabdilaahi suldaan iyo sareeyoow ma nusqaamoow kana siib kana saar markaan soo yar xasuustaan saydhiyaa il-madaydoo naftu seexadka diidaye sanad guuro wanaagsan. seef laboodku dhammaan saxariirta aduunkiyo silic bay ku badeenoo calan aan sal lahayn inay soo sawirteenoo samadaa babiyeen adna ay salka hoosiyo sagxadaa ku dhigeen sareeyow maqlay taasnee sanad guur wanaagsan. si kaloon ku idhaahdo saaka kuu garan maayo saq-dhexaan ku jirnaayo saan-saantaan arkaayaayoo saadaashaadu ma fiicnee samirkaaga dugsoo salaantayda guddoonoo sanad guuro wanaagsan. sareeyoow adigoon aduunkoo dhan safaarad samadaa widhwidhaynoo magacaagu sarrayn saraakiil & ciidan salaan kuu fidinayn subaxdiina schoolka ubadkoo saf utaagan sacab kuu tumahayn aduunkaan silicaa allow yaanan sagootin saatirow rabiyow inta aanan socdaalin su,aashaadayda ajiib.. Walle ama Calan jira oo Caana baad ahaan oo lagu cawaansayeey Ama calal Maryo ah la caynabaad ahaan oo Ciirsi Waydayeey Cirkoo aan caad lahaynoow Allah la Cuskayeey
  19. Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maxamed Cawaale Liiban ayaa ka mid ahaa halgamayaashii gobannimada Somaliya ka soo hooyey gumeysiga, wuxuuna caan ka yahay dhamaan gudaha Somaliya. Waxuuna Caan ku ahaa uuna sameeyey calanka Soomaalida 1954kii, siiyeyna micnaha qotada iyo xeesha dheer leh ee calanka Somalidu xambaarsan yahayay. Kaas oo ah: 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay. 2-Midabka buluugga khafiifka ah : Cirka iyo badda dhulka Somaalida oo mar walba midabkoodu buluug yahay. TAARIIKHDA CALANKENA WALLE Ama CALAN JIRA OO CAAN AH BAAD AHAAN OO LAGU CAWAANASAYEEY AMA CALAL MARYO AH LA CAYN AH BAAD AHAAN OO CIIRSI WAYDAYEEY CIRKOO AAN CAAD LAHAYNOOW ALLE LA CUSKAYEEYEY Calanka Soomaaliyeed waxaa markii ugu horreysay Taariikhda la saaray 12kii Oktoobar 1954tii isaga oo ka dhex babaday calamadii Talyaaniga iyo Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa.Calanka Somaliya waxaa Allifay Allah ha u Naxariistee halgame Maxamad Cawaale Liibaan Dadka Soomalida ah waxaa lagu tilmaami jiray taariikhda in aay yihiin sinji keenadiid ah oo aan u nuglayn duudsiga shisheeye ,waxaayna iska caabiyeen gumeeystayaasha reer Yurub oo uu ugu soo horreeyey Burtuqiisku muddo qarni ka badan .Geesiyaal badan ayaa naftoodii qaaliga ahayd u huray dhiigoodiina u daadshay difaaca dalka hooyo ,hasayeeshe nasiib darro af-qoran ma lahayn taas oo keentay in halyeeyadaas magacyadoodii aan qaar badan oo kamid ah la diiwaangalin ,hasayeeshe ummaddu illoobimayso ciddii usoo halgantay camuuduna ma diimoona ciddii dhibic dhiig ah u qubtay. Marka laga hadlaayo halganka Soomaaliyeed waxaa ugu caansanaa ,halgamadii uu ugu horreeyey kii Axmad Garaad Ibraahim “Axmad Guray “oo bilowday 1528 dhammaadayna 1543. Axmad Gureey waxaa usuuro gashay in uu jabiyo aabigii boqortooyadii Xabashida uuna gacanta ku dhigo Xaruntoodii Axum Xabashidu waxaay ka fursanwayday in aay u yeerato ciidamo shisheeye oo daafaca . Halganki Axmad Guray waxaa ku xigay kii daraawiishta oo uu hogaaminayey halyeeygii Sayid Maxamad Cabdulle Xassan ,waxaana daraawiishtu sutida u haysay ingiriisak muddo ka badan labaatan sano.Markii Ciidamadii badda iyo kuwii berriguba ka huleeleen darawiishta waxaa Ingiriisku go?an ku gaaray sanadkii 1919kii in uu xagga cirka ka weeraro ciidamada Daraawiishta ,qorshahaas oo ingiriisku fuliyey 21kii jannaayo 1920kii maalintaas oo aay xarumihii Sayidka ee Taleex iyo Jiidali aay soo weerareen dayuuradihii dagaalka ee Ingiriiska oo noocoodu ahaa DH9 .Sida taariikhdu qorayso waxaa Sayid Maxamad Cabdille Xassan ku geeriyooday degmada Iimeeyey 23dii Noofember 1921dii. Tix Kamid ah Gabayadii Guubaabaad ee Saydka Anaa diiday dagal in aan la galo daalin ii col ahe Dalka malihid anigaa ku iri dooraweeynaha eh Anaa diiday nabaddiisa aan daacad noqonayne Anaa diiday Deeqdiida aay Naari dabataale Anaa diiday maantuu laha duunyo iga hooye markay duusho Gaaladu anaan daabaddu qabane Kolka aay dareeraan anaan duul xammaal noqone Diintayda anigaan ku gaadn dabakhi Naareede Anaan labada ******* tan hore darajo moodayne Sayidku Wuxuu ka tagay Dardaarankaan: Dabin buu idiin qolayaa waydin dagayaaye Dirhamkuu idiin qubahayaad dib u go?aysaane marka hore dabkuu idinka dhigin dumar sidiisiiye Marka xigana dabbakhaada waa idin dareensiine marka xiga dushuu idin kararin sida dameeraha eh Marka xiga dalkuu idin ku oran duunyo dhaafsada eh Mar haddaan Dushii Adari iyo Iimey dacal dhaafay waxaad iga dambaysaanba waa deyrta maanta ahe maxaad igaga digataan berribuu siin lasoo degiye Dagaalkii Siyaasiga ahaa oo gumaysiga looga soo horjeeday waxaa majaraha u hayey xisbiga SYL oo dhidibada loo aasay 15kii May 1943 .Xisbigaas baaqa halkudhegga u ahaawaxaa ugu waynaa ereyga hannoolaato oo micnaheedu ahaa waa in qofku naftiisa u huraa sidii uu aayatiin iyo nolol sharaf leh ugu abuuri lahaa jiilka ka dambeeya. Saddex iyo Tobankaas Dhalinyaro waxaay kala ahaayeen: 1.Yaasiin Xaaji Cusmaan 2.Cabdulqaadir Sakhaawuddiin 3.Cusmaan Geddi Raage 4.Maxamad Faarax Hilowle 5.Maxamad Cusmaan 6.Maxamad Xirsi Nuur 7.Daahir Xaaji Cusmaan 8.Xaaji Maxamad Xusseen 9.Cali Xassan Maslax 10.Maxamad Cabdulle Xassan 11.Maxamad Cali Nuur 12.Dheere Xaaji Dheere 13.Khaliif Hudda macalin 13 -kaas dhalinyaro fikraddii waddaninmo oo aay keeneen waxaay noqotay mid lagu liibaanay xaqiijisayna midnimadii iyo wadajirkii ummadda Soomaaliyeed ,waxaana halgankii SYL mirihiisii la gurtay 1960kii markii 1dii Luulyo aay qarannimada qaadatay Koonfurta Soomaaliya aayna la midowday waqooyiga Soomaaliya oo iyana ka xorowday Ingiriiska 26dii Juun 1960kii waxaana dhalatay markii taariikhda ugu horreysay Jamhuuriyadda Soomaaliya . SANADGUURO NASIIB DARAN Maantay waxaa nasiibdarro ah in qarannimadii iyo midnimadii loo soo tiil iyo tacab beelay aay farahayaga si hawlyari ah uga baxday ,dalkii Soomaaliyana uu galay marxlad adag oo aay majaraha u hayaan taliyayaal baas oo gacmahooda dhiig iyo godobi ku ******qantahay kuwaa oo u hagaya soomaaliya booraantii halaaga iyo aaytiinxumida .Soomaaliya oo ku jirtay dhawr iyo toban sano fawdo iyo majarahabow ma jirto rajo dhaw oo muuqata iyo talo suuban oo lagu soo celinayo qarannimadii iyo midnimadii Soomaaliya.Hasa ahaate Somaliya sida aay u Indho la´dahay uma Alla-la?,lagamana quusan in maalin maalmaha kamid ah la arko soomaaliya oo ah dawlad madax banaan oo diimooqaraadi ah ,dawlad soo celisa midnimadii iyo wadajirkii dadka iyo dalka Soomaaliya una horseeda ummadda xasiloonaan aay dadkeedu ku naaloonayaan . Qaranka iyo Xorriyadii la Helay waa la quursadaye Wax ku qooqay niman aan ogayn qaabka loo helaye Qudhooda iyo Maalkaba raggii qiiradaw bixiyey Waa kaa gidaarada ku quban qalin jabkoodiiye ( Waxaa tiriyey Xaaji Aadan Afqalloc) WQ: Cabdullahi Shiikh Xusseen “Hantiwadaag”
  20. It is NOT your money, so not your business as I said You should worry about the snm qabiil money, Riyaale used to buy properties in abroad Dubai, Egypt and France and now Siilaanyo and his sub clan malitia are looting what is left in Hargaisa
  21. Somalia Somalia Democratic Republic, Al Jumhouriya As-Somalya al-Dimocradia Flag adopted 12 Oct 1954, coat of arms adopted 10 Oct 1956 Background Somalia was created on 01 July 1960 following the independence of Italian Somaliland from Italy, which then immediately united with British Somaliland to form the Somali Republic. British Somaliland had gained its independence just five days earlier on 26 June 1960. Currently Somalia is regarded as a "failed state" with a weak, but recognised central government authority, which is known as the Transitional Federal Government (TFG). The TFG only controls the central region of the country. De facto control of the north of the country resides in local authorities, of which Puntland, Maakhir and Galmudug acknowledge the authority of the TFG, and maintain their declaration of autonomy within a federated Somalia. Southwestern Somalia and Jubaland, in the south, have largely abandoned the idea of autonomy. Somaliland in the north has declared itself independent from Somalia and does not recognise the authority of the TFG. Somaliland's self-declared independence is not recognised. The British established a protectorate in 1886 over what became known as British Somaliland and the Italians colonised the south in 1889, which became known as Italian Somaliland. Italy, under Mussolini, invaded Abyssinia (now Ethiopia) in 1935, in an attempt to colonise it. This action was condemned by the League of Nations, but little was done to prevent it or to liberate Italian occupied Ethiopia. On 03 August 1940 Italian troops invaded British Somaliland from Ethiopia and succeeded in occupying the territory until January 1942 when Britain launched a campaign from Kenya with the objectives to liberate British Somaliland, Italian-occupied Ethiopia and conquer Italian Somaliland. By February 1942, most of Italian Somaliland had been captured by the British and in March, British Somaliland was retaken liberated from the coast with the help of Somali patriotic forces. After the cessation of hostilities at the end of World War II, the newly formed United Nations made the former Italian Somaliland a protectorate of Italy in 1949. The ****** province was given to the re-established government of Ethiopia by the British, which also maintained its control over British Somaliland until independence in 1960. Neighbouring Djibouti was maintained as a French colony until it obtained independence in 1977. Bruce Berry, 27 June 2007 Flag of Somalia Somalia adopted a light blue flag in honour of the United Nations Organisation that had controlled the country until the independence. The star has 5 points - one for each branch of the Somalis: Issas of Djibouti, Somalis of Ethiopia, Issaks of Somaliland, Somalis of old Italian Somalia and the Somalis of North Kenya . Jaume Ollé 27 Jul 1999 The five points of the star on the Somali flag simply represents the previous colonial area where the mostly Somali speaking people live and lived. Mohamed Aden, 13 Sep 1999 National Flag. CSW/CSW 2:3 Light blue flag with white five-pointed star. I tried to find out whether there is some legal background of this flag available on the internet, but without success. It seems that a draft new constitution has been tabled but I was unable to locate the text on-line. I also tried to locate previous legislation relating to the flag, but once again in vain. The previous 1979 constitution is de facto not valid, and apparently no-one quotes it on the internet. The flag is older this as it dates from 1954. I was hoping to find at least a hint on how big the star should be "de jure". Looking the Somalian government site, it seems they use the same Coat of Arms, without any changes as shown in Smith [smi82], which is the original 1956 design. The site also shows the white-star-in-blue flag nicely. Željko Heimer, 20 Jan 2003 History of the flag In 1949 the General Assembly of the United Nations (UN) decided that Somalia would be under the former colonial power (Italy) as a trusteeship territory for ten years. There were three other governments who were members of the UN Commission that were sent to Somalia as an advisory council of the trusteeship administration of Somalia. They were Egypt, the Philippines and Columbia. In April, 1950 the Italian trusteeship administration took control of Somalia and the British military administration withdrew. During the early months of 1954, a legislative council had been formed by the Italian trusteeship administration and the advisory council of the UN. The members of the legislative council were composed Somalis, Italians, Arabs and Indians. They had to prepare all laws and legislation concerning the country for the ten years of trusteeship under the United Nations. The members were not elected, but each political party, foreign community or any other recognized organizations were asked to select members. Mr. Mohammed Awale Liban had been selected by the Somali labour trade union. Then members suggested the the Somalia national flag must be adopted by the legislative council in order that the Somali people could get to know their National Flag before independence. When the legislative council agenda reached the discussion on the Somali National Flag, Mr. Liban proposed that only the Somali members should discuss the issue. According to the legislative council's constitution each new proposal had to be voted on by all the council members. Mr Liban proposal was adopted and the Somali members of the council chose Mr. Sheik Omar to be Chairman. The temporary new chairman said that the issue of the national flag would be debated the next day, following which Mr. Liban went home and started to design the Flag. He chose the blue colour to represent peace and the UN and placed a white 5-pointed star in the centre. Each point of the white star was to represent the five Somali regions which had been divided by the colonial powers. The next morning the council session started around 10:30. However, once the chairman had opened the session Mr. Liban requested a chance to speak, which was granted by the chairman. He stood up in front of legislative council members and stretched out on his chest the blue flag with a white star in the centre. As he kept on stretching the flag across his chest, the Somali members applauded and cheered while clapping for five minutes. The temporary chairman made a short speech in which he acknowledged the ability of Mr. Liban whose talent had produced such a beautiful flag less then 24 hours. Mr. Mohammed Awale Liban said the blue color stands the United Nations who help us to reach our dream of independence; white means peace and prosperity; and the star is the five regions of the Somali people. Faisal H. Jama, 08 Mar 2000 Garowe Online News, 25 June 2006 reports that "Preparations for the celebration of the first day the national flag rose on Somali soil are currently underway in Baidoa, the temporary hub of Somalia's interim government. Tomorrow, Monday, June 26, 2006, marks the 46th anniversary since the first Somali flag was raised in the city of Hargeisa, after the ex-British Protectorate of Somaliland gained independence from European colonialism. Interim Somali President Abdullahi Yusuf is scheduled to give the keynote address in Baidoa to mark the anniversary of Somalia's Flag Day, which will attract thousands of people and government personnel. A similar celebration is also being prepared in Mogadishu, Somalia's national Capital. This anniversary is special because the notorious warlords have been expelled [from] Mogadishu and a semblance of law and order has returned." The Flag Day in Somalia is therefore 26 June, celebrating the first hoisting of the flag of the independent Republic of Somalia on 26 June 1960. As it was the case in other African countries, the flag was adopted before the independence, during the Italian trusteeship (1950-1960). Ivan Sache, 26 June 2006 Somali Flag Meaning: The blue base originates from the flag of the United Nations and it represents the blue sky over Somalia and the UN, who helped the country realize its dream of independence. The white star represents African freedom. The star's individual points represent the five historical regions inhabited by the Somali people: Italian Somaliland (Somalia), British Somaliland (Somalia), French Somaliland (Djibouti), the ****** region of Ethiopia and north Kenya. Somali Flag History: The Somali flag was adopted on October 12, 1954 and it was inspired by the flag of the United Nations who had previously named the country as a trustee of Italy for 10 years. In 1960 Somalia gained independence and united with the former British Somaliland. The present day Somalia consists of the former Italian Somaliland and British Somaliland nations. Interesting Somali Flag Facts: Mr. Mohammed Awale Liban designed the Somali flag and presented it to the government in less than 24 hours. Maxaad ka taqaan maanta oo kale 12-ka 12-ka Oktoobar maanta oo kale 1954-kii waxay ahayd markii ugu horeysay ee xilliogii daakhiliyada oo Calan Soomaaliyeed uu hawada ka dul babado, xilligaas oo ay dadka Soomaaliyeed dhammaantood ay u riyaaqeen una dabaal degeen inay mar uun indhaha saaraan astaanta calanka Buluugga ah ee Xiddigta cad ee shanta gees leh dhexda ku leh. Helidda calanka astaanta u ah Qaranka Soomaaliyeed ee loo huray naf iyo maal fara badan, kuwaasoo ay horseed u ahaayeen halgamayaashii Leegada ee Xisbigii SYL oo ka koobnaa 13-dhallinyaro Soomaaliyeed oo magacyadoodu kala ahaayeen:- 1. Yaasiin Xaaji Cusmaan 2.Cabdulqaadir Sakhaawuddiin 3.Cusmaan Geddi Raage 4.Maxamad Faarax Hilowle 5.Maxamad Cusmaan 6.Maxamad Xirsi Nuur 7.Daahir Xaaji Cusmaan 8.Xaaji Maxamad Xusseen 9.Cali Xassan Maslax 10.Maxamad Cabdulle Xassan 11.Maxamad Cali Nuur 12.Dheere Xaaji Dheere 13.Khaliif Hudda macalin Dhallinyaradaas oo asaas u noqotay in la helo xornimada aan maanta harsaneyno ee qarka ka laadlaadda. Nasiib darro 56-sano kaddib qiimo badane calankii dhiigga qaaliga ah loo huray qisaas badanna loo maray ma qashinka ayaad ku tuurteen iyadoo xiddigtii shanta gees lahaydna ay manta u muuqato mid kala qeybsameysa oo ay meesha ka baxday midnimadii ummadda Soomaaliyeed. Haddaba munaasabad lagu maamuusayay xuska 12-ka Oktoobar oo ka dhacday xarunta Hay’adda Wadahadalka Bulshada CCD ayaa lagu soo bandhigay taariikhdii iyo halgankii loo soo maray calanka dusheenna ka babanaya, waxaana munaasabadaasi looga hadlay khudbado ku aadan xusuusta ay u leedahay shacabka Soomaaliyeed oo waagaas ahayd muwaadiniin isku duuban oo aan kala qeybsaneyn. Madax ka tirsan Hay’adda CCD Ciise Axmed Cumar ayaa shacabka Soomaaliyeed ku booriyay inay dib u soo celiyaan heybadii iyo karaamadii ay lahayd ummadda Soomaaliyeed, taasi oo uu sheegay inay weli jiraan halgamayaal taariikh ku leh dadka iyo dalka, kuwaasi oo hadii ay helaan garab iyo taageero shacabka Soomaaliyeed wadajir loogu guuleysan karo in dib loo hanto qaranimadii shacabka Soomaaliyeed, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay gabaygii caanka ahaa ee uu tiriyay abwaan C/llaahi Suldaan Timacadde ee ahaa “KANNA SIIB KANNA SAAR” oo u dhacayay sedan:- Anigoo sebi uun ahoo Sita leeb iyo qaansoo Siigaduun isku aasoo abo reer ka fogaanoon Laygu aaminin soofkiyo Erayada oo Dhan Halkaan Ka Aqriso oo Dhegeeyso. Saaca maanta aan joogno Gabaygu waygu sugnaayee Haddii aan Sarsarriigo Ama aan surmaseejo Amaba aan sixi waayo Ama aan ka salguuro Amaba laygu saluugo Soomaalida i maqlaysaay I su'aala hadhow Ilaahaan waxba seegine Subaciisa Quraankiyo Sabbaxooyin ku sheegayow Saciira iyo naciima Rabbiigii kala seerayow Markay suurtu dhawaaqdo e La soo saaro makhluuqa e Shaqiga iyo saciidka Maalintaad kala soocdo Dembigaannu samaynay Rabbigayow naga saamax Subciyay oo ka dukeeyaye Ka siddeetan sebaaney Calankaannu sugaynaye Sahankiisa ahaynow Seermaweydo hillaacdayow Sagal maanta darroorayoo Siigadii naga maydhayow Saq dhexaannu ahayne Kii soo saaray cadceeddow Samada kii u ekaaye xiddigaa mid la siiyayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib Kanna saar Saahidiinta lslaamka e Subcisaa Jimcayaashiyo Sibyaanta iyo haweenku Calankay Saadinayeenow Cidina kaanay na Siine Saatir noogu yaboohayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow Aan siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar Sallaankii istiqaalkow Sedadu kay ku xidhnaydow Sayruukhii Afrikaadow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar San-ku-neefle dhammaantii Khalqiga kii u sinnaayeen Mid saaxiibla ahayne Sangalkii iska diidayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow Aan siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar Soomaloo iscunaysa oo Saqda qaylo dhawaaqdiyo Sulub laysu cabbaystiyo Hadba soof la xabbaadhiyo Saraayaa dami weydey Kii laydhiisu na saaqdayow Kii sadqeeyey qabaa'ile Isu saaray gacmaa ee Saf walaala ka yeelayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamowAn siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar In sidayda tihiin iyo In kalaanan saxaynine Soomaloo calan taagta Saakay noogu horraysa oo Saddex wiig iyo maalmo Haddaan Soor cuni waayo Safrad laygama yaaboo Sarina mayso naftayda e Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar Xarunta Warfaafinta Hay’adda CCD
  22. Don't worry about SSC region of Somalia, thats not your business
  23. i did not knew SNM was a country snm or somalidiid land is clan faction, like other somali clan factions
  24. Originally posted by Libaahe*: Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland. I am from SSC region of Somalia, NOT snm /somalidiid-land
  25. Originally posted by Xaji_Xunjuf: adeer miyaad huruda ,, there is no such thing as north south west there is only 4.5 Ninyahow waalan sababta Jabhada SNM/Somalidiidka iyo kuwa taageera xanuun iyo cuqdad ugu dhacday, waxa weeyaan SOUTH baa wax kasta qaatay