Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
London UK Xaflada Dabaaldagga iyo Damaashaadka Sanad Guradii kowaad ee Halganka Hogaanka SSC
-
Finland Holland
-
"Our ultimate goal is to make this area peaceful and prosperous and also seek a united Somalia," Ali Sabarey, the deputy leader of SSC, told Al Jazeera. SSC achieved so much more people of SSC are proud of SSC Freedom Movement & Freedom Fighters In 12 short months: - A new freedom movement born inside Somalia, with millions of supporters - A Leader/President was elected, Deputy Leader was elected, - A parliament/Khusuusi was formed, - A Council of Cabinet Ministers appointed, - A new Strong SSC Army was build, in additions to thousands of SSC volunteers, and those left Puntland/Somaland to the new movement - SSC people have raised millions of dollars to support SSC movement - SSC movement established good relations with TFG Government, Djibouti, Kenya, UN, AU, AL and EU - and most importantly the SSC Freedom Movement gained the support of the vast majority of SSC people both inside Somalia and worldwide, Thousands participated in demonstrations were held inside SSC Somalia in towns like Buhoodle, Laascaanood, Widhwidh, Horufadhi, Yagoori, Xudun, Talaah, Boocame, Buurawadal, Tukaraq, Kalabaydh, Saxdheer, Dharkeyn, Holhol, and Balcad to support SSC Movement - Thousands more participated in conferences held in Minneapolis, Seattle, Los Angles, Columbus, Washington, Virgina, Atlanta, Toronto, Ottawa , Edmonton, London , Manchester, Amsterdam, Stockholm, Copenhagen, Oslo, Helsinki, Riyadh, Damascus, Cairo, Khartoum, Dubai, Doha, Kuwait, New Delhi, Islamabad, Kuala Lumpur, Sydney, Melbourne, Nairobe, Djibouti, Kampala, and Johannesburg So much progress has been achieved, and a lot to be done
-
Buuhoodle SSC Somalia
-
Soo dhawaynta Xuska Hogaanka SSC iyo Ujeedada loo unkay Oct 14, 2010 UK(Riinji.com)Qormada manta waxa ku bilabayaa marka hore magaca Alle ee naxariista guud iyo mida garka ah ba naxariista ,an u soo noqdo su'aasha ah maxaa kenay SSC..... SSC waxa ka dhalatay kacdoon ka yimi shacabka deegaanka Gobolada SSC oo ku jiray dhibato an kala go'o lahayn labatankii sannadood ee ugu danbeyey iyaga oo loo kala qaybiyey hab beelaysan oo ay ku heshiiyen labada maamul ku sheeg ee dhinacyada ka xiga deeganka beeshu degto iyadda oo hayadaha caalamka iyo dawladaha deeqda bixiya ay u gudbiyen in aney deeganadasi nabad ahayn oo an la tegi karin. Akhristow waxad ogata in ay mar walba ay adeegsadaan kuwo u dhashey deeganka laga hor joogo horumarka iyo nolosha ay ku haystan deeganadoda mid la mida ah in ay gadhaan lagana sameyo been abuurka an radka lahayn marmarka qar waxaba dhacda in kuwa u dhashey deeganka la yirahdo dhib ka abura deeganka oo ay isku layaan wiilasha da'a yarta ah hab beelaysan si loo kala dhex dhigo utun beeesha SSC dhexdoda oo aynan talo isugu imaan waxayse meesha ka saren in Allaha awooda leh u isagu konka xukumo iyo dad u dhashay dhulkana aysan ahayn afarta iyaga ag jogta ee ay leyihiin qaybah bulshada oo dhan ayna keentay in la sameyo Hogaan ay u dhantahay beesh SSC inteda cafimaadka qabta. SSC yey dan u tahay SSC waxay dan u tahay qof kasta oo ka mid ah beesha degta deganka ha ahado Siyasiyiin ,SHacab,DHalinyaro , Caruur ' Jilasha inaga denbeya oo ay noqoneyso beer an u aburney iyo Deganka laftigisa oo ad modid in ay faro ba'an ku hayaan beelaha derisyada ah oo manta aysan jirin wanag iyo walaalow idaa lakiin ay jirto in la isku tix geliyo awooda ad ledahay iyo midnimadada . SSC yaa tagera 80% waa dhalinyo da'adodu ka yartahay 1960 oo ku dhalatay xoriyad oo aminsan Dadkoda iyo Dalkood oo ay hogaminayaan Alla ha xafido labo Garaad Jamac oo labadu ay isku darsaden aqoon Maadiya iyo mid Diniya labadaba waxana u dheer wayo Aragnimo iyo DHul marnimo oo iyada laftedu ah aqoon. Waxan u hambalyeynaya una mahad celinaya dhalinyarada SSc ee isu tagey ka dhabeynta soo celinta karamadii ay beeshu ku lahayd Somalida dhexdeda waxan idin sheegaya waxa wax badela ama kacdoon sameeya waa dhaliyarada waxana loo bahanyahay in an tagerno cidkasta oo dhalinyaro ama wayel ah oo wada danta SSC waxan idinka codsanaya in an ka hor tagno cid kasta oo ka soo hor jeeda wax noqoshada dadkena iyo degankena haddu dono ha u dhasho SSC. Waxa jira akhiyaar badan oo leh isimo iyo aqonyahano ah da'ada ka weyn 1960 oo wada dadaal la mid ah midka dhalinyarada oo an marnaba la ilawi kari ,waxa iyana jira dad dhibato ku haya shacabkoda oo aminsan in aysan ku nolan karin caro SSC oo ku qanacsan in ay ka tugsadaan beelaha kale ee la midka ah waxana halqabsi u ah rer Ssc keligood ma istagi karan waxan u shegaya war waxa la baryaa Galada ee majiro labada beelod ee ad hos jogtan mid ay beeri u godo ama batrool haysata ee dhibatada ka daya dadkina iyo mamulkiina lama huran waa cawska jilal. wa bilahi tawfiiq. -------- Ogaysiis:- Xuska sanadGuurada SSC . Columbos,San Jose CA, Phenix Arisona,Sweden,Seatle,Nederland,Sandiago Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus, OHIO waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada damaashaadka sanada guradii koowaad ee hogaanka Midnimada iyo badbaadda SSC ee Somaaliya . halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC , cayaarihii hidaha iyo dhaqankeena ahaa iyo fanaanii aad looga yaqaan magaalada Columbus, Ohio oo heeso loogu talagay xuska iyo damaashaadka sanad gurada SSC halkaa idiinku soo bandhigi doona. waxaa idiin diyaara soo dhawayn wacan iyo damaashaadka oo aad nagala qayb qaadataan . tariikhdu marka tahay 10/16/2010 oo ah malin Sabti ah Location : Comfort INN 161 1213 E. Dublin Granville Rd Columbus, Ohio 43229 TIME: 10/16/2010 Sabti. 6:00 PM ilaa 2:00 AM La xidhiidh : folantiirka SSC ee columbus ,OH. Sanad Guura wacan iyo Guul SSC ———————————————- Ogeysiis waxaa dhammaan jaaliyadda SSC ee ku dhaqan San Jose, CA iyo dhammaan The Bay Area la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad lagu xusayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey asaaskii Hoggaanka Minimada iyo Badbaadada ee SSC. Taasoo lagu qaban doono: 639 Tully Road San Jose, CA USA Waa Sabtida, 16ka October 6da galabnimo Kasoo qayb bal wacan Jaaliyadda SSC ee San Jose, CA ———————————— Xuska Sanadguurada SSC oo lagadhigayo Phenix arisona. saturaday 10/17/10 4:00pm 11:00pm 122 North Second Street Phoenix, Arizona, USA 85004 hyad hotel hosted by dhaliyarada sool sanaag iyo cayn somalia labis quruxoon.. iyo heeso cusub iyo fanaan cusub oo heer ssc waa abdirisak mohamud hassan cawil dhagto way dhimadow dhaawac baa gaadhee ceebta lagu dhaashtay dheygay ugu reebtay…. dhalad miyaa dhalasho ku noqon wayday dharag miyaa dhowrto kuu noqoday dhaama sidan dhaamaaaaa……………….fanaanka heesdan soo wada waa wiil dhaliyara dad diiso waa 20 danjir kana soo jeeda ssc waa fanaan cusub..sawirkiisa waa kuu soodiri…… —————————————————————————- Jaaliyada SSC ee Stockholm/Sweden Dhamaan waxa la ogeysiinayaa jaaliyada SSC ee ku nool wadanka Sweden in maalinta sabtida ee bishu tahay 16 oktober 2010 in la qaban doono sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii shirkii Horseed ee lagu dhisay Hogaanka Midnimada & Badbaadinta SSC. Xafladaas oo si aad ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb gelayaan marti sharaf badan oo ay ka mid tahay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Saado Ali Warsame iyo Abwaano soomaliyeed. DJ: Hassan Waqooyi Ka soo qaybgal wacan dhamaan jaaliyada iyo marti sharafta soomaaliyeed MEESHA: VEDDESTA CENTRUM SAACADA: 17:00- 24:00 ————————————————————————— Jaaliyada SSC ee Seatle Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan jaaliyada SSC ee Seattle in la qabandoono xuskii sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aasaaskii Hogaanka Midnimda & Badbaadada SSC. Munaasabada xuska waxaa lagu qabanayaa hotel Comfort Suites ee Tukwila, waa hotelka caanka a ku dhegan Family Fun Center. Taariikhduna waa October 16keeda 2010 oo ku beegan sabtida soo socota saacadu markay tahay 4:30PM. Addresska hotelka oo dhamaystirani waa kan hoos ku qoran; 7200 Fun Center Way Tukwila, WA 98188 Ka soo qaybgal wanaagsan dhamaantiin. ————————————————————————– Jaaliyada SSC ee Nederland Waxaa lagu war gelinayaa dhammaan jaalliyadda SSC ee ku nool waddankan Nederland Iyo Nawaaxigiisa in ay ka soo qayb galaan shir loo qabanayo xuska sannad-guurada Curashadii SSC, shirkaas oo la qabanayo Maalinka Sabtida ee taariikhdu tahay 16/10/2010 saacaddu markay tahay 12:00 duhurnimo illaa 20:00 fiidnimo, shirkaas oo ka dhici doona magaalo madaxda Nederland ee Amsterdam. Ciwaanka meesha uu shirka dhacayaana waa sidan: Waxaad imaanaysaa Amistel trein station, kadib waxaad u soconaysaa 5 ilaa 6 daqiiqo ciwaankaan hoos ku qoran. Wibautstraat 150, 1091 GR Amsterdam. Haddaba waxaa laga codsanayaa dhammaan dadweynaha reer SSC ee ku nool waddankan Nederland iyo agagaarkiisa in ay kasoo qayb galaan, shirkaas oo ah mid aad u muhiim ah, isla markaasna ay dhawraan wakhtiga. Xafladdaas oo lagu soo bandhigi doono barnaamijyo aad u muhiim ah una xiisa badan, oo weliba ay ka soo qayb gelayaan dad aad u u muhiim ah oo ka mid ah reer SSC, kuwaas oo isugu jira Abwaaniin iyo Prof. caanka ah Maxamuud Cali Jaamac ee dadka reer SSC. Waxaa si gaara loogu baraarujinayaa dhalinyarta udhalatay deegaamada SSC in ay kasoo qayb galaan shirkaan, oo aad arrimo muhiim u ah looga hadli doono. Qiimaha lagu gelayo xafladdu waa 20-Euro 18 jir (siddeed iyo toban) iyo wixii ka weyn. ————————————————————– Jaaliyada SSC ee Sandiago iyo Orange Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyada Sandiago iyo Orange ee dalka Maraykanka in ay ka soo qayb galn Xafladii sanad guurada SSC oo la qaban doono maalinimada Jimcaha habeenkeeda, oo ah habeen sabti soo galayso Jimcene baxayo. Jaaliyada sharafta wxaa laga codsnayaa in ay soo camiraan xafldas, waxayna waxii faah faahin ah kala xidhiidhi karaan. Xaali Dhoodi iyo Yaasmiin Maxamed Xassan oo qaban qaabinaya Xafladan. Ka Soo qayb galkiinu Waa Muhiim.
-
Thank you Aaliya for this amazing thread, October 16, 2010 is a great day, SSC freedom movement is one year old alxamdulilah We celebrate the good work and the sacrifices of the SSC freedom fighters T o all SSC people, Have a blessed and happy SSC DAY OCT 16th SSC WAA SOOMAALINIMO, SINNAAN IYO CADAALAD Halagankii shacabka SSC ugu jiray midnimada iyo xoraynta dhulka la haysto bishan Oktoobar 2010 ayuu sanad jirsday. Waxaa laga soo gudbay ama la soo maray marxalad aad u adag iyo carqalado iyo caqabado iyo jillaafooyin lagu kufo. Waxaa dhibaatooyinkaa lagaga soo gudbay dadaal badan iyo hawl karnimo iyo isku – duubni. Waxaa la dhisay ciidan xorriyad doon ah, waxaa la qoray axdi ama dastuur (constitution) qeexaya ama caddaynaya awoodda, xilka iyo waajibaatka madaxda hoggaanka iyo khusuusiga iyo laama ama qaybaha kale ee hoggaanku ka kooban yahay. Shacabka SSC hadday yihiin kuwa dalkii jooga iyo hadday yihiin kuwa qurba joogta ah way wada ayidsan yihiin oo garab taagan yihiin hogggaanka loo diray midnimada shacabka SSC iyo xoraynta dhulka SSC laga haysto. Sanad guuradii dhalashada ururka SSC waxay ku soo beegantay 16 bishan Oktoobar, sanadka 2010. Maalintaasina waa maalin wayn oo taariikhi ah oo mudan in si wayn loo xuso oo loo dabaaldego oo loo damaashaado si taxadar leh gaar ahaan gudaha.
-
Originally posted by MZanzi: Xuuska maalinta Marqaanka meey iska dhahaan Waa maalintii Qaadka iyo Marqaanka snm Qat (also spelled "kat," catha edulis) is a mild stimulant narcotic; many Somalis chew the qat leaf during leisure time. Qat is grown in the Ethiopian highlands and in Kenya and is transported through Somalia. In the late 1960s, farmers near Hargeysa began growing it. During the drought of the 1970s, the qat plants survived and their cultivators made handsome profits. Investment in qat plants soared in the 1980s. "SNM was fighting for qat" The government wrongly believed that the production of qat was cutting into grain production; the data of political scientist Abdi Ismail Samatar indicates that farmers producing qat grew more grain than those who did not produce qat. The government also believed that qat was harmful because it was making the general population drug-dependent. The Siad Barre regime hence banned qat production, and in 1984 qat fields were destroyed by government teams. Nevertheless, the qat story of the 1980s demonstrated the vibrancy of the Somali economy outside the regulatory regimes of the government and the IMF. mongabay.com
-
Originally posted by Che -Guevara: ^When it comes to stereotypes, hypocrisy matters little.Now, I heard you know somebody. Hook me up Good or bad most stereotypes carry some truth or they would not exist
-
Taleexi, Xaabsade maaha, waa mid u yara eeg
-
Originally posted by Libaahe*: Liibaan. As usual starting personal insults stay on topic this is not about Libaahe going bankrupt. But two relative politicians fighting each other over Libya Doner money. Libaahe, Allah ha ku caafiyo danbi maaha, wax zamaan hore dhacay baa wali daba socotaa, maxaa ku dabadhigay la badan relative ka ah Hadii ee ilaaa iyo maanta madaxda caalamku ee siinayaan lacago labadan waaba Rich, waa maxay bankrupt iyo waxa aad ka hadlaso? soo bisha iyo sanadka soo socdana lacago kale oo badan heli maayaan
-
Maamulaka SSC Oo Xalay U Dabaal Degay Sanad guuradii 1aad+sawiro.16-10-2010 Nairobi:(X.M.Net):-Xaflada si weyn loo soo agaasimay oo ay Maamulka SSC ugu dabaal dagayeen Sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay tan iyo markii la’aas aasay maamul SSC. Xafladaasi oo K dahacday Hoolka weyn ee SIR ali Club ee Magaalada Nairobi e dalaka Kenya . Xafladaa ay waxaa ka soo qeyb galay Dhaamaan xubnaha jaalaiad Nairobi ee SSC oo si heersre ah ugu labistaa Clamaka buluga ah e dhexda ka Xardhantahay xidigta Shanata geesood leh oo ay ka dhex muuqato astaanata Maamulka SSC. Xafladaasi oo ay ka soo qeyb galeen Madaxda Maalmulaka SSC iyo Xubnaha jaalaiaya ee ku sugan magaalada nairo iyo Marti sharaf aad u afarabadan oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiya Ururka Dhalaianyara Saxafiyinta Soomaaliyeed Mudane Faran Cabdulahi Catosh oo Qudbad aad u soo jiidatay Dareenkii Jaaliada SSC Rereyaii Catoosh ee Dhaxal galaka ayaah waxaa kamiada ah” Maamulka SSC waxaad u taqanaan Sool Sanaag Iyo Ceyn laakiin aniaga Waxaan u aqanaa Soomaalinomo Sinaan Cadaalad” hadalkaasi oo soo jiitay Dhamaan Dareenkii Xubnaha Jaalaiayad Nairobi ee SSC. Ugu dameytiii waxaa qadka Teleefoonka ku lahadalay Xubanaha Jaaliada SSC madaxweynaha SSC Mudaned suleebaan ciise ahmed kaar (xaglo toosiye ) iyo afhayeenka SSC ahmed mohamed xasan (gacmayare ) oo dhamaantaoaad si wanaagsan uaga warbixiye Xalaada ay ku suganyihiin Gobolada sool Sanaag iyo Ceyn islamarkaana Halmbalyo Udiray Umada Reer SSC meelkasoo aya dunida kaga Noolyihiin. Si kastaba ha ahaatee Xadladaani ayaa ku soo idlaatay jawi macaan oo aad u degan kaasoo ay ku dheehantahay farxad iyo reen reen. Xafiiska Warqabadka Nairobi. XANANO-NEWS
-
Sidee shacabka Buuhoodle u xuseen Sanadguuradii 1aad ee Hogaanka SSC Waxaa maanta ka dhacay magaalada buuhoodle ee xarunta maamulka SSC munaasabad balaadhan oo lagu mamuusayo sanad guurada 1aad ee SS oo Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qayb gala dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Buuhoodle, waxaadna dadwaynihii goobtaasi isuugu yimid wajigooda ka dheehan karaysay farxad iyo raynrayn iyagoo isuugu hambalyaynayay sanadkan sanadkiisa inay nabadqab ku gaadhaan. kubeegan maanta oo 16 oct ee 2010 sidoo kalana lagu taageerayo raysal wasaaraha cusub ee Dalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed. Intii ay socotay munaasabadaasi ayaa waxaa hadalo halkaasi kasoo jeediyay masuuliyiin kaladuwan kuwaasi oo intooda badan hambalyo udiray Shacab waynaha reer SSC meel kasta ay joogaa sidookalana soo dhaweeyay Raysalwasaaraha cusub ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed. Gabo gabadii munaasabadaasi ayaa dadwayanahan banaanbaxayay waxay socdaal lug ah kusoo wada mareen wadooyinka waawayn ee dhexmara magaalada buuhoodle kuwaasi oo ku dhawaaqayay halku dhigyo kala duwan oo ay kutaageerayaan maamulka SSC somaliya. Sawirada Goor Dhaw ayaan idiin soo gudbinaynaa idanka ilaahay
-
SSC oo Ra'iisul wasaaraha Cusub laga Taageeray Magaalada Buuhoodle ee ay Gacanta ku hayaan Ciidamada SSC Xagla Toosiye ee Isbedel doonka ah ayaa Maanta shacabka ku dhaqan soo qaban qaabiyay Xaflad balaaran iyo Banaanbax Farxadeed oo lagu taageeray Ra'iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Dr.Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Formaajo)
-
Indeed Congratulations to our new Prime Minister of Somalia C/llaahi Maxamed “Farmaajo” Hambalyo Ra'isul Wasaaraha Cusub ee Somalia Allah haa ku garabgalo
-
Soo dhawaynta Xuska Hogaanka SSC iyo Ujeedada loo unkay Oct 14, 2010 UK(Riinji.com)Qormada manta waxa ku bilabayaa marka hore magaca Alle ee naxariista guud iyo mida garka ah ba naxariista ,an u soo noqdo su'aasha ah maxaa kenay SSC..... SSC waxa ka dhalatay kacdoon ka yimi shacabka deegaanka Gobolada SSC oo ku jiray dhibato an kala go'o lahayn labatankii sannadood ee ugu danbeyey iyaga oo loo kala qaybiyey hab beelaysan oo ay ku heshiiyen labada maamul ku sheeg ee dhinacyada ka xiga deeganka beeshu degto iyadda oo hayadaha caalamka iyo dawladaha deeqda bixiya ay u gudbiyen in aney deeganadasi nabad ahayn oo an la tegi karin. Akhristow waxad ogata in ay mar walba ay adeegsadaan kuwo u dhashey deeganka laga hor joogo horumarka iyo nolosha ay ku haystan deeganadoda mid la mida ah in ay gadhaan lagana sameyo been abuurka an radka lahayn marmarka qar waxaba dhacda in kuwa u dhashey deeganka la yirahdo dhib ka abura deeganka oo ay isku layaan wiilasha da'a yarta ah hab beelaysan si loo kala dhex dhigo utun beeesha SSC dhexdoda oo aynan talo isugu imaan waxayse meesha ka saren in Allaha awooda leh u isagu konka xukumo iyo dad u dhashay dhulkana aysan ahayn afarta iyaga ag jogta ee ay leyihiin qaybah bulshada oo dhan ayna keentay in la sameyo Hogaan ay u dhantahay beesh SSC inteda cafimaadka qabta. SSC yey dan u tahay SSC waxay dan u tahay qof kasta oo ka mid ah beesha degta deganka ha ahado Siyasiyiin ,SHacab,DHalinyaro , Caruur ' Jilasha inaga denbeya oo ay noqoneyso beer an u aburney iyo Deganka laftigisa oo ad modid in ay faro ba'an ku hayaan beelaha derisyada ah oo manta aysan jirin wanag iyo walaalow idaa lakiin ay jirto in la isku tix geliyo awooda ad ledahay iyo midnimadada . SSC yaa tagera 80% waa dhalinyo da'adodu ka yartahay 1960 oo ku dhalatay xoriyad oo aminsan Dadkoda iyo Dalkood oo ay hogaminayaan Alla ha xafido labo Garaad Jamac oo labadu ay isku darsaden aqoon Maadiya iyo mid Diniya labadaba waxana u dheer wayo Aragnimo iyo DHul marnimo oo iyada laftedu ah aqoon. Waxan u hambalyeynaya una mahad celinaya dhalinyarada SSc ee isu tagey ka dhabeynta soo celinta karamadii ay beeshu ku lahayd Somalida dhexdeda waxan idin sheegaya waxa wax badela ama kacdoon sameeya waa dhaliyarada waxana loo bahanyahay in an tagerno cidkasta oo dhalinyaro ama wayel ah oo wada danta SSC waxan idinka codsanaya in an ka hor tagno cid kasta oo ka soo hor jeeda wax noqoshada dadkena iyo degankena haddu dono ha u dhasho SSC. Waxa jira akhiyaar badan oo leh isimo iyo aqonyahano ah da'ada ka weyn 1960 oo wada dadaal la mid ah midka dhalinyarada oo an marnaba la ilawi kari ,waxa iyana jira dad dhibato ku haya shacabkoda oo aminsan in aysan ku nolan karin caro SSC oo ku qanacsan in ay ka tugsadaan beelaha kale ee la midka ah waxana halqabsi u ah rer Ssc keligood ma istagi karan waxan u shegaya war waxa la baryaa Galada ee majiro labada beelod ee ad hos jogtan mid ay beeri u godo ama batrool haysata ee dhibatada ka daya dadkina iyo mamulkiina lama huran waa cawska jilal. wa bilahi tawfiiq. Riinji.com
-
Wargalin Bulsho Waynta SSC ee Ku Dhacaqan Wadanka Denmark Waxaa laguwargalinayaa dhamaan shacabka ssc ee denmark in 17.10 .2010 axada, uu jiro shir telconverce oo ee soo qaban qaabiyeen jaaliyada ssc denmark shirkaana Telconverce waxaa ka soo qaybgalikaro shacabka ssc ee dalka denmark oo keliya . waxaana uu dhacayaa axada 17.10.2010 saacada 19:00 - - - -
-
Originally posted by Som@li: Connections alwyas between SSC and that part of the country, MR. Som@li, You are right 100%, there was always close relationship between SSC and Gedo/Caabudwaaq - - - Ciidamii soo dhowaynta hogaanka SSC oo gaadhay Caabudwaaq Gaadiidkii iyo ciidamada aaday magaaladda Caabud waaq ee G/Galguduud isla markaasna doonayey in ay soo gelbiyaan madaxdda ssc oo halkaas ka soo degi lahayd ayaa si heer sarre ah loo soo dhoweeyey. Wararka aanu ka helayno Caabud waaq wax ay noo xaqiijiyeen in Askartan iyo Gadiidkodaba la soo dhaweeyey isla markaasna meel gaar ah magaaladda Laga dajiyey iyada oo dadka Caabud waaqna ay u muujiyeen Ciidamadan walaltinimo. Gaadiidkani markii uu dhaafay Xuduudka Gobalka Mudug ayaa na loo xaqiijiyey in Baabuur ka mid ah oo noociisu yahay Seeraf ay gadoontay iyada ay ku dhaawac meen Saddex ka mid ah Askartan Mujaahidiinta ee SSC kuwaas oo dhaawacoodu yahay mid fudud oo lagu daweynayo Caabudwaaq. Dhanka kalena waxaa saaka Laascaanood laga qaaday ragg la sheegay in ay Markhaati ku furayaan Eedaysanayaashaa loo qaaday Mandheera ee loo haystay dilkii Cismaan Afdhilo, waxana la filayaa in Eedaysanayaasha bari Maxkamad ku taala Berbera la soo taago. Raggan Markhaatiga loo qaaday ayaan tiradooda si rasmi ah loo ahayn iyada oo si qarsoodi ah loo qaaday balse waxa ay dadka shacabka ahi siyaabo kala duwan u arkaan Markhaatigani in uu noqdo mid ku salaysan Cadaaladd. Xigasho Xargaga. - - - Hogaamiye Ku Xigeenka SSC oo Caabudwaaq lagu soo dhaweeyey Laascaanood (SR) Waxaa shalay galabnimadii lagu soo dhaweyey magaalda Caabud waaq ee Xarunta Goblka Gedo Wafti uu hogaaminayo Hogaamiye ku xigeenka SSC Col: Cali Sabarey. Waftigan oo uu ka mid aha Maxamed Xassan Buraale Hanti dhawrka guud ee SSC xubno kale ayaa dhawaan ka ambabaxay Magaalada Nairobi ee xarunat dalka Kenya. Wararku waxay sheegayaan in uu halkaas ku soo dhaweeyey Madax dhaqameedyo iyo Bulsho waynta Magaalada Caabud waaq,Wararku waxay sheegayaan in ay dhawaan sii wadan doonaan socodkoodii ku wahjahnaa deegaanada SSC si ay uga qayb qaataan arimaha Dibu sifeynta ee halkaas ka soconay. Wixii soo kordha kala soco Sarmaanyo.com