Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Originally posted by Libaahe*: But habraha help each other out when they need each other the most and united against a common foe for example against siad bare. do you think a man from hargeysa/burco will watch erigavo being invaded and occupied by puntland? the answer is no. it baffles me though why puntland doesn't care about L.A anymore or even coming to your rescue. Habraha didn't help each other in 1980s, Ethiopia was helping SNM clan militia, yes most of habro were watching Hargeisa and Burco in 1980s, the Habro elite were sipping Mango in Mogadishu. Egal was working for Siyad barre as late as 1990 as head of chamber of commerce, Riyaale as Senior Spy, Abdurahman working as Diplomat for siyaad (now Somalidiid Parliament speaker), Faisal Waraabe was siyaad informer, etc As well, most Somali diid wasiiro remained as part of Siyaad Barre Government even after 1988 First leader of Somalidiid land became the prime minister of Aydeed, after he lost to Egal Cadde and Faroole are bad cousins, But majority of Puntland are good The majority of Puntland people are helping SSC people to liberate SSCland, yes Faroole & his faction betrayed SSC people. so people of SSC have no problem with people of Puntland, the problem is Faroole and his faction
-
Originally posted by Libaahe*: ^^^^ dude you are way behind those videos are almost 19 years ago not present. anyhow Libaan tell us why pirateland isn't helping you to liberate las anod? The issues between SSC and Puntland is NOT your business, Sir Fakatay are your business, those videos are still relevant today There was never a war between SSC and Puntland in the past, and insha Allah there never will be one. Calling Puntland is nothing, compared to what happen in 1990s between Habraha
-
Garaad Baa Wax Ka Sheegay Puntland Maxaa Ka Gala Somalidiidka ???? Labadan VIDEO ayaa waxa ee khuseeyaan Somaalidiidka, inta ee ka sheekeenayaan Bintiland iyo wax aan loo dirsan
-
Xoghayaha Arimaha Dibada SSC iyo Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Ethiopia oo Kulmay Xoghayaha Arimaha Dibada SSC prof Maxamuud Cali Jaamac oo Maanta Lakulmay Madxaweynaha ismaamulka Somalida Ethipia Cabdi Maxamed. Kulankan oo kadhacay Safaarada Ethiopia kuleedahay wadanka UK Magaalada London oo ay ku weheliyeen Xoghayaha, Garaad Jaamac Garaad ismaaciil, Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Uk C/laahi *******, Xoghayaha SSC UK Dr Maxamed Cabdiraxmaan, Nuur Xasan Falaalug, Cabdul Cagalule, Aamina Diiriye Goonle, Cabdi Shube, Siciid Sanbal iyo Huruuse. Dhamaan Dadkii Kaso qaybgalay Kulankaas ayaa Warbixin Siiyey Madaxweynaha una cadeeyay mowqifka SSC, Madaxweynaha ismaamulka Somalida Cabdi Maxamed Ayaa isna aad usoo dhaweeyey SSC sheegayna in Lashaqaynta Ethiopia iyo SSC ay gacanta SSC kujirta iyagana looga baahanyahay in ay Lashaqeeyaan Ethiopia. Ugu Danbayntii Kulankaas ayaa ku dhamaaday Guul iyo is afgarad. boocame.com
-
VIDEO: Daawo Xafladii Sanad Guuradii Kowaad ee SSC ee Minnesota, USA, iyo Khudbadihii Gudoomiyaha Jaaliyada SSC & Gudoomiyaha Jaaliyada Galbeedka Somalia [32.53 minutes]
-
Ismail Mire you welcome, soo dhowoow
-
September 17, 2010 Somalidiid Security Descends to its Lowest Level harowo.com It is reported that more than one thousand (1000) Ethiopia soldiers have entered Awdal region of Somaliland for the last few days in response to the news of ONLF rebels in the region who entered the country due to lax security by the Somaliland forces . The soldiers have come to search the mountains where more than 300 rebels are reported to be hiding. This is the first time that Ethiopian troops entered the western part of Somaliland and is a significant embarrassment for the government lead by Silanyo. The fact that between 300-700 OLF fighters came to Somaliland territory and have crossed to Ethiopia as reported by the local news websites is the first sign of the drastic decline in Somaliland security since Kulmiye took over the leadership of the country. Although ONLF denied these allegations and the Ethiopia claimed the killing of more than 123 ONLF rebels, the matter is a major concern for Somaliland security. While the previous government has put much emphasis in securing Somaliland borders, the current government seems to have spent much time and effort in settling scores with UDUB and removing civil servants that worked under the previous government from their jobs - therefore neglecting the security of the country. This kind of purge has also demoralized the public who have always kept vigilance of any intrusion in their neighbourhoods and has created loop holes in the general security situation of the country. Co-operation with our neighbourly countries soon became less important. There is also an already existing rift between Ethiopia and the new Somaliland government both on security and political issues as the Ethiopians suspect that some of the newly appointed Somaliland cabinet ministers are pan/Somalists and have relations with Al Shabaab of Somalia. This recent incursion of rebels into Ethiopia through Somaliland will put further strain into an already stretched relationship between the two countries. The current Somaliland government has shown ungratefulness for the humanitarian gesture that Ethiopia gave to the fleeing ***** refugees from the bombardment and genocide of Siyad Barre. Dul Ad (DulCad) was the biggest refugee camp and the point of survival in Ethiopia for the people of Somaliland during the last days of the war against the dictatorship of Siyad Barre in 1991. The Somaliland minister of foreign affairs has said few days ago before his departure to Kenya along with a delegation of 5 ministers: Quote “that the recent incursion into Somaliland by the ONLF rebels doesn’t taint the name of Somaliland and that Somaliland is ready to crush any group trying to infiltrate into its territory.” The explosion that targeted a Somaliland minister in Hargeisa today shows how lax the security in the country has gone down to its lowest level since the election of Kulmiye government. This is an alarming situation for the peace loving people of Somaliland. It is a situation that calls for the attention of the people of Somaliland to voice out their alarm about their security concern which requires immediate attention to close the security loop holes that has recently emerged in the country. Otherwise SSC and Al-Shabaab may follow the same footsteps of the ONLF rebels. By M. A. Ali
-
Somalidiid-land Wado Halaq Mareen bee noqotay.... Waad salaamantihiin dhamaan rer somaliland intii dalkii joogta iyo intiina dibadba kunagi ahiba.marka xiga waxaan doonayaa inaan wax ka idhaahdo somalilandtan wado halaq mareenka noqotay ee dabinka sida qool mareegta ah ee loo soohanaayo qoorta kusii duubanaaya luqunta, sidii wadaad cumaamad qoorta ku martay se walee halkaa qabarbaa kasoo higle. Waxa jiray in la yidhi xeebta somaliland ayey ciidamo hubaysani ka soo degeen kuwaas oo sidii la yidhi ahaa ONLF waa iyaga iyo alahoodee kuwaas oo si qunyar ah xeebta gawaadhi rer somaliland leeyihiin lagu daadgureeyey oo weliba si sahlan oo qunyar ah dalka iskaga sii dhex mushaaxay oo intay iskasii taxtaxaasheen iskagasii nas-nastay damalada hadhka wayne dalka ku dhex yaal kuwaas oo sidii la yidhi u sii-gudbay ETHIOPIA halkaas oo ahayd meesha ay ku jihaysnaayeen kuna socdeen, waxa la sheegay inay nimankaasi tababar milatari ama jabhadayn ku soo qaateen dalka ELETARIYA dalkaas oo xurguf siyaasadeed iyo dagaal hoosaad ka dhexeeyo dalka dariskeena ahe itoobiya. Sikastaba ha ahaatee iyada oo aan ciidamada somaliland aanay arag maleeshiyadaa hubaysnayd wax maxaabiis ahna ka qaban ayey hadana sifaha intaas leeg iyo weliba hub iyo lacag iyo waraaqo la yidhi maleeshiyadaa lahayd la soo bandhigay, cajiib hubka garanay oo waxa u badnaa qumacyo BAASUUKE kuwaas oo laynoogu sharaxay inay qaadi keri waayeen. laakiin qoriga Aakaha ah ee la moodo inuu maaraystay miyey qaadi kari waayeen mise qoryo dheeraad ah ayey siteen halkaas su'aal baa ku jirta. Midakale waraaqaha dekumateriga ah ee lahelay ma markay nasanaayeen ee ay shaahaynaayeen ayey ka dhaceen ileen niman jabhad ah oo wadan kale sii dhex marayaa marka horoba waraaqo ma soo qaadanaayaane ileen si hadii uu 'opration'ku u fuli waayo ay dadkooda dacal uga raacaane. Mida kasii darani waa lacag ayaa laga helay goobtii ay ku sii nasteen! waa dhako kale nimanku way qarashaysnaayeen mar hadii lacagi ka qubanayso, Laakiin maxay doolar u soo qaadan waayeen ee lacagta eletariya ee aan somaliland laga qaadan itoobiyana laga qaadan jeebabka ka soo buuxsanaayeen maxayse uga dan lahaayeen dhuumasho ayaanu dal ku sii dhex maraynaa anakoo malayshiyo dal kale ku duulayna ah hadana geedka aan fadhiisano goobta aanu marnaba waraaqo cadaynaaya cidaanu nahay xagaanu kanimi waxaanu u socono ayaanu meel walba ku sii qubaynaa. Waa wax iska sheeko khayaali ah iyo waxaan ruux cagli iyo garaad leh lala hor imankarin. mida kale dalkaa somaliland intii ay ka soo degeyeen iyo intay sii dhex mushaaxaayeen iyo intii ay ku sii nasanaayeen qof arkay muu jirin wax dirays sitoo ah boolis ama milatari somaliland ah oo xitaa tuulooyinkaa agaa ka dhow joogaa ma jiraan waa arin lala yaabo oo weliba sheegistiisana laga yaqyaqsado. Hadaba biyo meel godon bay iskugu tagaane sida wax u jiraan iyo sawirka layna tusaayaa waa laba wax oo kala fog, inkastoo dhici karto inay ka dhabtay labadeena taliye ka xooga dalka iyo ka amaankaba sida ay hadalka u dhigayaan, waana ayaan daro kaloo inagu habsatay . Anigu waxaan aaminsanahay arinku inuu yahay damac itoobiyaan oo dowladeenuna ladoonanayd oo dee hooya leedahay!. Waa mide Damaca itoobiyaan waxa weeye dal aan lahayn bad iyo deked toona una baahan meel ay wax kala soo degaan inaydin la socotaan mooyaane war murtiyeed maalin sii horeysay ka soo baxay itoobiya ayaa lahaa WAXAANU KAFAALAD QAADAYNAA AMAANKA SOMALILAND bal hada day maxaa xigay arinkan maleeshiya hubaysan baa xeebta somaliland ka soo degay oo ku soo socday itoobiya waa si ay u yidhaahdaan xeebtaa badacas iyo magaaladaa taariikhiga ah ee SAYLAC ayaanu saldhig ka samaysanaynaa oo aanu degaynaa si aanu cadowga hadaanu nahay itoobiya nooga imanaaya iskaga hor joogsano hadaad somaliland aad tihiina aanu idin ka ilaalino oo aanu idiin maamulno wadankiinan aydan maamuli karin iyo qooriga xeebtan dheere aydan dhowrankarine laydinkaga soo dhacaayo , ''waar ileen badba miyeynu bahal ka filaynay'' oo weliba magaaladaa saylac dekedeedana anakaa boodhka ka jafandoonoo wax kala soo degi doonee noo-haneeya. Kaasi waa damacii itoobiya!!. Waxa jirta in dowladeena somaliland ay damacaa itoobiya iyana la doonanaayeenboo dee hooya ay leeyihiin waxaana u daliila marka uu wasiirkii arimaha gudaha ee somaliland iyo taliyihii xooga dalka somaliland iyo taliyihii booliskuba ay wada yidhaahdeen qooriga xeebta somaliland waa mid dhererkeedu aad u dheer yahay waana mid aanu sugi kari la nahay ilaalinteeda iyo ka war haynteeda toona mar hadii wasiirkii sidaas yidhi oo taliyihii xooga dalka somaliland yidhi ciidan ilaaliya oo difaaca ma hayo oo kii boolisku yidhi amaankeeda sugu kari mayno sow markaa noqon mayso ITOOBIYAAY kaalay oo dalkayaga somaliland kaalay oo xeebtayadan kaalay oo bad la'aan baa ku dishee kaalay qoorigan dayacan qaadoo dekedahan burburee bulaxaar berbera lughaya ilaa saylac adigu soo degoo askartaada iyo afooyinkay qabeen iyo weliba ubadkooda soo dejiyoo dalka nala qaybsada wuu nagu batee. Itoobiyana damacii ay lahayd mar hadii dubaha loogu dhuftay oo dawladii odhan lahayd laba dal oo dari ah baynu nahee xidheedh ha inoo dhaxeeyo se yaynaan is hunguray se hadii iyagu sii hor boodaan waa sida xaalku hada yahee damacii itoobiyana dareensiiyaan inuu u meel maraayo sow afkala qaad maaha. Iminka askartii itoobiyaanka ahaa waxa ay ku sugan yihiin gudaha dalka somaliland oo ay kula dagaalamaayaan malayshiyo sheeko mooyee shaahid ayna rer somaliland ku arag iyadoo cidi amar siinina dalka way soo galeen wax howgal labada dal waa itoobiya iyo somaliland ay wada fulinayaana majiro aan ahayn itoobiya oo leh ciidan xeebtiina nagaga yimid ayaa buuraha dacalka xuduudkiina xiga kujiroo aanu ka saaraynaa wax maxaabiis iyo wax mayd iyo wax dhaawac ah oo midnaba loo soo gudbiyey dhanka somaaliland haba yaraatee ma jirto. Markaa TIMIR LAFBAA KU JIRTA .Talaabada tan xigtee itoobiya qaadaysaa waxa weeye xeebtaa somaliland ayaanu degaynaa si aanu cadawga iskaga ilaalino ileen dowladii somaliland way noo qireen inaanay ilaalin kareen xeebtoodee iskadaa cadow dhankooda nagaga imanayoo naga horjoogsadaane iyagaan somaliland is ilaalin karayn markaa waxa itoobiya ka go'an inay ku hor fadhiisato afaafka ay leeyihiin cadow ayaa nagaga imanaaya halkaas oo noqonaysa xeebaha dalka somaliland. waxaynu sugnaaba waa ruqaansiga itoobiya. balse maxay idinla tahay dadwaynow ? wabilaahi towfiiq. qalinkii fuad fartaag
-
Xaalada Amaan ee Somaliland oo Burbur Qarka u Saaran Madaxweyne Siiraanyo oo maamulkiisa cusub uusan hanan karin amaanka maamulgabaleedka Waqooyi Galbeed Somaliya [somaliland], lagana yaabo in uu xaalkeedu noqdo sida xaalka Muqdisho. Wakaalada wararka ee Indian Ocean, ayaa waxay todobaadkan qortay qormo ay ugu magacdartay [The new President of Somaliland is confronted with his first serious security crisis barely two months into his presidency, which began on 27 July]. Jariiradu waxay aad ugu dheeraaray sida uu ururka Alshabaab ugu xoogan yahay Somaland. Waxaa kale oo ay Jariiradu soo qaadatay labada gabal ismaamul gabaleed ee la sugayo in ay dhakhso uga go,aan Somaliland [sSC iyo Awdalland]. Maamul gabaleedyadan cusub waxay dhamaystirteen wax alaale wixii uu maamul gabaleed u baahnaa, waxayna haystaan taageerada dadweynaha gabaladaas. Arimahan burburka ah waxaa somaliland u soo jiiday madxweynaha cusub ee somaliland oo la yimid siyaasad aad uga badalan siyaasadii qunyar socodka ahayd ee madaxweynihii tagay Daahir Riyaale. Madaxweyne Siiraanyo kolkii uu xafiiska yimidba waxaa uu furay arimo badan oo aan ka jirin gabalka, taageerida ururka ONLF, dib u midaynta Somaliweyn iyo isaga oo wadahadal hoose la furay ururka Alshabaab. Waxaa kale oo uu laalay xidhiidhkii u dhaxeeyay mudada dheer Itobiya iyo maamulka Somaliland. Waxaa 10 September 2010, ka soo degay xeebaha Somaliland 240 dagaal yahan oo ka tirsan ururka ONLF, oo sida la filayo uu maamulku gacan siinayey, balse kolkii dambe dafiray in ay ka warhayeen. Waxaa la sugayaa in xili dhaw ay xeebaha ka soo daadtaan ciidamada ururka Alshabaab, sidaasina ay kula wareegaan gacan ku haynta somaliland. Dawlada Itobiya waxaa saaran waajibaadka difaaca dalkeeda, waxayna diyaar u tahay in ay moosto inta uusan daadku soo galin. rasaas.com
-
Bayaan Siilaanyo lagu cambaaraynayo oo Beesha Galbeedka Burco ka soo saartay Shirkii Isimada ku-yeesheen Ceerigaabo Friday, 01 October 2010 12:18 Kulan Ballaadhan oo lagu casumay Warbaahinta Shacabkamedia oo ay soo qaban-qaabiyeen Madax-dhaqameedyada Guurtida Waxgaradka iyo Dhallinyarada Beesha Habar-Yoonis-Bari ayaa lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Ceerigaabo ayaa halkaas waxa xukuumadda Somaliland ay uga soo jeediyeen canbaarayn kuu waajahan guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland C/raxmaan Ducaale oo xukuumaddu xayiraad dhaqdhaqaaq kusoo rogtey iyo xubno madaxdii xukuumaddii hore ka tirsanaa oo la sheegay iyagana in xukuumaddu baadi goob noocan oo kale ah la daba joogto, iyadoo sidoo kalena halkaas xukuumadda uga soo jeediyey dhalliilo dhinaca maammulka iyo baaq ku waajahan in 24-ka saacadood ee innaku soo fool leh xukuumaddu xayiraadda kaga qaaddo guddoomiyahan hore (C/raxmaan Ducaale) sidoo kalena ka waantowdo sida ay sheegeen Aargoosiga xukuumaddu xilligan kula kacayso xubnaha madaxda ka ahaa xukuumaddii hore ee lagaga guulaystey doorashadii Somaliland ka dhacday. "Arrintan maanta kicisay beesha H/Yoonis-bari ee ah xayiraadda guddoomiyihii hore ee Baanka (C/raxmaan Ducaale) iyo baadi-goobka loogu jiro xubnaha kaleba waa mid ay qaadan waayeen oo sii xoojisey shakiyo iyo dareenno hore oo arrimahaas ka jirey". Sidaas waxa yidhi guddoomiyaha H/Yoonis-bari Faarax Cali Jaamac oo ugu horrayn halkaas ka hadlay. Chief-Caaqil-Xuseen Xasan Cali oo isaguna fagaarahan ka hadlay ayaa yidhi "Dadkan waxa soo gaadhey guddoomiyihii hore ee baanka oo xilkii laga qaaday haddana xayiraad iyo dabagal lagu sameeyey. Arrintaas waxannu leenahay xukuumadda cusubi waa ku qaldan tahay, waxannuna filayney markii ay dalka qabsadeen isbeddelkii ay ku baaqi jireen in uu noqonayo wax ay dawladdii hore dheer yihiin laakiin toosh laysla daba galo iyo hadba kan qabo meesha lagama filayn". "Madaxweynaha waxannu leenahay wasiirradaada jabhadaynaya haddii aanad la ogayn dadka ka qabo waayo jabhadayn Ina Cigaal baa soo afjaray Rayaalena waddadiisii ayuu marayey Somalilanfd-na waxad kula wareegety dal dhisan dhinac kastaba oo xasiilloon oo ictiraaf keli ahi ka dhiman yahay madaxweynihii horena uu si sharaf ah kuugu wareejiyey imminkana xaaladdii amnigu waa kasii daraysaa waxayna arrintu maraysaa hebelow kursi soo eego oo ila ciidammadii ku siman markaa Somaliland haddii aanad meel kale ku wadin halkii ay maraysey ha laga sii wado". "Madaxweynaha waxannu ugu baaqaynaa in C/rxmaan Ducaale si deg deg ah xorriyaddiisa loo soo celiyo oo afduubka jabhadeed ee lagu haysto laga sii daayo. Haddii ilaa beerito aan xorriyaddiisii loo soo celin wixii dhibaato arrintaas ka dhasha idinkaa mas'uul ka ah". Chief-Caaqil-Saalax Maxamed Xirsi oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa yidhi "Arrintani waa mid argagax leh una muuqata sidii inqilab millateri dalka lagu kala qabsaday waayo nin xilkii laga tirsaday in xadhig loogu daro suurtagal ma aha". "Madaxweynaha waxannu leenahay nin ciil qaba ama Muqdisho ku socd dalka yaan laga tala gelin, dawladdii iyo dalkii dhisnaana farahaaga yaanay ku burburin. Ninkaas inqilabka lagu qabsadayna xorriyaddiisa degdeg ha loogu soo celiyo". Xildhinaab-Dinnad ayaa hadallo dhinacyo badan taabanayey oo uu halkaas ka yidhi waxa ka mid ahaa "Madaxweyne-Siilaanyo xukuumadda iyo nidaamka uu la wareegey waa kii uu wasiirrada (Qorshaynta iyo Maaliyadda) kazoo ahaan jireyixtiraam iyo hab dawladnimona wa jiraan markaa haddii waxyaabaha uu sheegayaa jiraan waa wax ilaa xilligiisii soo jiitamayey oo uu ogyahay". "C/raxmaan Ducaale isagaa dawladda lafdhabar ka ahaa, ninka baanka joogaana haddii aanu la shaqaynayn oo dadka hay'adaha dawladaha iyo hadba meel aanu xukuumadda amah uga soo qaaday madaxweynuhuna koob ma caanayn karayo, waayo xukuumaddu dhaqaale ma haysee waxay wax ku waddaa waa cashuurta yar iyo amaah baankuna taasuun buu wax ku wadaa. Siilaanyona isagoo madaxweyne ah manta $ 7,000,000. Doollar ayuu dad ka amaahday oo mushahaarooyinka iyo deyn ku bixiyey . Markaa haddii Siilaanyo xeer ka dhigo ninka baanka joogaa wixii uu soo qaado iyo wixii uu qabto waa loo xidhayaa isaga ayaa ku xigi doona. Haddii aad kaas karaamada ka qaadoona adiguna karaamo yeelan maysid". Isagoo ka hadlaya baadhista la sheegay hanti-dhawrka guud in uu la daba joogo guddoomiyihii hore ee baanka (C/raxmaan Ducaale) wuxu yidhi "Odhitku baanka ma baadhi karo waayo baanku waa laan madax bannaan oo sida ganacsatada iyo hay'adaha kale akkoonnadu ugaga furan yihiin ayaa xukuumaddana akkoonkeedu uga furan yahay waxayna baananku leeyihiin odhit u gaar ah haddii ay meesha soo gasho odhit-ka in uu baadhayo baankana waxay keeni kartaa kala shaki iyo in dadkii kalena lacagahoodii kala baxaan baankaas, markaa taasi sharci ma aha". Isagoo ka hadlaya xubno madax sare ka ahaa xukuumaddii Rayaale oo la sheegay in iyagana lagu raad joogo wuxu yidhi "Wasiirrada iyo madaxda kale ee la leeyahay waa la daba jooga nidaam sharci ma aha laakiin waa aargoosi waxayna qayb ka tahay hadalladii qolada Kulmiye odhan jireen aakhiraannu idiin diri doonnaa ". "Qolada aannu ilma'adeerka nahay waxan leeyahay ama madaxweyne samaysta ama raysal-wasaare annaga C/raxmaan Ducaale wuxu nooga dhigan yahay Siiilaanyo". Sidaas waxa yidhi Nabaddoon-Cismaan Faarax Xaammud. "Horaa nalooku sheegay maagga laakiin maantuu noo muuqatay umna dul qaadan doonno arrimaha lagu kacayo iyo aargoosi, waxannuna leenahay dalka ke daaya yaanu maammul-goboleedyo u kala go'ine, wad gtihiin imminka afarta jaho afduub in uu ka dhacay iyo xataa ciidammadii oo odayal ka talinayaan oo warbaahinta ka hadlayaan, waana arrimo ugub ku ah Somaliland". Sidaas waxa yidhi Siciid Cilmi Hoorri. "Dalka xilligan khalkhal nabadgelyo ayaa ka jira dadkuna waa dadkii dalkuna waa dalkii markaa xukuumadda cusub waxannu leenahay meelo day-daye in aad noqotaan looma baahna umana dulqaadanayno arrimaha jira ee aannu horraantoodii arkayno". Sidaas waxa yidhi Nabaddoon-Saalax Ducle carraale. "Talo fara ka haaddeye nabadgelyadeenna aan ilaashanno oo dawlad aynu u ahaannaa ma jirtee nafteenna aan heegan u ahaanno. Somaliland-na meel fog bay kasii laad-laaddaa oo wax kasii dhaca mooyee waxba uma kordhine alle haynoo ilaaliyo isbeddelkii dawladdan cusubina waa innoo caddaadaye waxba yaan laysu qarsan, ninka meesha haystaana waxba ma oga ayaa la yidhiye raysalwasaare la sheegayo oo la leetyahay toorreyo ayuu haystaana waa jiraa, wad ogtihiinoo manta budhcad-badeeddii lasii daayey ilaa Seylac ayaa amnigii faraha ka baxday, ninka isku hayeyna C/raxmaan Ducaale ayuu ahaayoo marka la daba galay waa noo caddaatay in raggii Somaliland rabey la raafayo, qabyaaladina waa noo muuqataa. Inta hawshan waddaana waa raggii Somalia rabey markaa annagu taas kuma jirno". Sidaas waxa yidhi Dacar Aadan Cadde Boqor-Maxmed Nuux Aadan oo ugu danbayn fagaarahan ka hadlay ayaa yidhi " "Anigoo ku hadlaya afkayga isim ahaneed iyo afka isimmada maqan intaba arrinta manta halkan laydsugu yimid waa mid H/Uoonis-bari mid jooga iyo mid maqaniba ka midaysan tahay annaguna aannu hormuud ugu nahay". "Arrintii lagu sameeyey guddoomiyihii hore ee baanka Somaliland m aha mid ku habboon qof mas'uul ah gaar ahaanna isaga in lagula koco, wax aannu ka miis qaadan karnona ma ahayn waayo C/raxmaan dalka miisaan weyn ayuu ku leeyahay. Waxannuna madaxweynaha (Siilaanyo) ka codsanaynaa arrintaas baadhis degdeg ah in uu ku sameeyo oo raalligelin degdeg ah naga siiyo". Wuxuna intaas kusii daray "Madaxweynaha waxannu leenahay ragga la daba socdo warkoodu reerka (H/Yoonis) waa ku badan yahay adigana kii ku doortay iyo kii aan ku dooranba madaxweynaad u tahay laakiin ragga waxaas wadaa waa kuwii aad magcawday ee adigu meesha keentay markii aad ololh ku jirteen isbeddelkii aad ku baaqayseen ma aargoosi buu isu beddeley, markaa beeshan oo markii horeba saluugsanayd saamiga xukuumadda cusb laga siiyey haddii maantana rggii xilka laga qaaday la yidhaahdo waa la daba socdaa ama waa loo hanjabayaa ama waa la xidhay taasi waa ka-dar oo dibi-dhal umana dul qaadanayno, wixii in badan shacabku noo sheegayeenna waa timid". "Madaxweyne wad na xukuntaa waannuna ku ayidsan nahay laakiin ragga aad wasiirrada ka dhigatay waxa ay meesha ka doonayaan wx ka qabo, waynuna ognahay bari iyo galbeed afduubyada ka dhacaya iyo kacdoonnada ka jira iyo maanta halka nabadgelydii marayso markaa xaggee loo socdaa maxaase la qodqodayaa. Taasi socon mayso ee ha laga noqdo oo mdaxweyne h fududaysn codkayagan manta arrintaasina waxay leedahay ayaannu u fadhinaa oo jawaab deg-deg raalli gelin ah ayaannu kaaga fadhinaa ninkaasna xorriyaddiisa degdeg ha loogu soo celiyo Shacabkamedia-Ceerigaabo-Somaliland Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono
-
Somaliland oo noqotay sida koofurta Somalia-gurxanka rasaasta iyo dilalka Agaasimaha Idaacadda Hornafrik Cabduqadir Jiirow Sharmaarke oo Seminaar u tegay Hargeysa ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo aysan jirin Maxkamad la horgeeyay iyo cid ka hadashay xarigiisa, Wargeysyadda iyo ururadda Saxaafadda Somaliland kama hadlin xariga Agaasimaha Hornafrik,mana jiraan cambaareeyn loo jeediyay maamulka Siilaanyo. Gabadh la dhalatay Cabduqadir Jiirow ayaa Waagacusub.com u sheegtay in walaalkeed laga doonayo lacag madax furasho dhan sedex kun oo dollar. "Lacagta baadda ah anaga ma bixin karno waxaan ka codsaneynaa shacabka iyo Saxaafadda Somaliland inay gacan ka geystaan sidii xoriyadiisa dib loogu celin lahaa walaalkeey Cabduqadir Jiirow"ayey tiri Haliimo Jiirow Sharmaarke oo la soo xiriirtay Waagacusub.com Ciidamadda Boliiska Somaliland waxay bilaabeen inay dadka reer koofureedka xiraan kadibna ka qaataan lacag madax furasho ah ama baartaan jeebabkooda sida ka dhacda dalka Kenya. Saxaafadda Somaliland malaha awood ay ku hadasho,waxaa xafiiska xeer ilaalinta looga yeeray Tifaftiraha Wargeyska YOOL MOhamed Abdi Curad,waxaana loo sheegay in xabsiga loo taxaabi doono hadii uusan joojin wararka uu ku iftiinsho qaladaadka Maamulka Siilaanyo. Maalmo ka hor Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Abdullahi Cirro oo marayay ilinka hore ee Madaxtooyadda Somaliland ayey dableey hubeeysan gaari ku horjareen,waxayna u sheegeen inay qudha ka jarayaan sida uu Saxaafadda u sheegay. La yaabka Saraakiisha amaanka iyo filan waaga shacabka Somaliland wuxuu noqday kadib markii la ogaaday in Madaxtooyadda horteeda uu Masuuliyiin ugu hanjabaa Cawar oo ahaa ninkii laayay Macalimiintii ******** ee Dilla lagu xasuuqay. Hargeysa oo ahayd Magaalo amaana waxay isu bedeshay sida Muqdisho!! Gurxanka rasaasta ayaa Magaaladda si weyn looga maqlayaa jiho kasta,dadku ma socon karaan marka gabalka dhaco,waxaa la dhacayaa telefoonada iyo lacagta ,waxaana sidoo kale ka biloowday kufsiga iyo fara xumeeynta dumarka. Qoysas ka mida Barakacayaasha Koofurta Somalia ee ku nool Hargeysa ayey burcad hubeeysan ugu dhaceen guryahooda kadibna waxaa laga qaatay Dahab iyo lacag sida ay Waagacusub.com u sheegeen. Barakacayaasha koofurta waxay intooda badan u hayaameen Magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia kadib markii ay garwaaqsadeen in xaalada amaan ee Hargeysa faraha ka baxday. "Maalin walba jidka ayaa naloo taagan yahay,waxay Ciidamadda Boliiska xir xirayaan wiilasheena,waxay leeyihiin waxaad tihiin Al Shabaab kadibna lacag ayaan ku soo furanaa,gabdhaheena habeenkii ayaa guryaha loogu soo dhacaa,oo la kufsadaa,waxaa naloogu yeeraa Wanlaweynta,hada waxaad moodaa inaan lagu sii noolaan karin Hargeysa" ayey tiri Hooyo Fadumo Ahmed oo la hadashay Waagacusub.com
-
Somalidiid source: http://www.somalilandinfo.com/node/5328 [bLiiska Labaatanka Nin ee Raba Burburka Somaliland iyo Saylici oo Dabada Kaga Dhagan Kaalinta Labaatanaad.][/b] Somaliland waa dal curdin ah oo xoriyadiisii kala soo laabtey dalkii la isu odhan jirey jamhuuriyada soomaaliya, hadaba dib ula soo noqoshadaa xoriyada waxaa ku baxdey sidaan wada ogsoonahay dhiig iyo dhaqaale badan, balse midhihii laga dhaxley waa kuwaas maanta la wada manaafacaadsanayo, dalku wuxuu leeyahay madaxweyne iyo maamul dawladeed, wuxuu leeyahay dastuur iyo kala dambeyn, wuxuu leeyahay heerka axsaabta qaranka iyo komishan doorashooyinka waxaas oo dhan waxaa lagu heley waa kala dambeyn iyo shacabka reer somaliland oo u bislaadey nidaamka dawladnimo taas oo hadii ay wanaagaas ku sii socoto aan caalamka aduunka wax kula qeybsan karno, hadaba marka aad eegto muranada dhinaca siyaasadeed ee sanadahan u dambeeyey soo ifbaxey waxey sababeen dib u dhac ku yimaada yoolkii ay somaliland hiigsan jirtey arimahaas waxaa sabab u ah rag dantooda ka hormarinaya danaha qaranka somaliland kuwaas oo uu adeegsanayo cadaw wakhti xaadirkan lagu jiro qarsoon balse muuqan doona wakhti dhow, inkasta oo ay badan yihiin ragaas lagu shaqeysanayaa hadana waxaan jira labaatan nin oo weysada u biyeystey sidii ay somaliland u dumi laheyd, labaatankaa nin waxey kala yihiin: 1- Axmed maxamed maxamuud siiraanyo 2- Faysal cali waraabe 3- Cabdiraxmaan maxamed cabdillaahi cirro 4- Samoora ina interpeace 5- Saleebaan maxamuud aadan Gaal 6- Axmed cabdi godane al-shabaab 7- Maxamuud raage qeyte 8- Cabdicasiis maxamed samaale 9- Muuse biixi cabdi 10- Baashe maxamed faarax 11- Abiib diiriye nuur timo cade 12- Maxamed xaashi cilmi 13- Sheekh aadan maxamuud xiirey siiro 14- Maxamed cabdi gaboose 15- Nuux ismaaciil taani 16- Maxamed maxamuud diiriye 17- Maxamed kaahin axmed 18- Jamaal caydiid ibraahim 19- Fu,aad aadan cade 20- Cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici Cabdinuur Xasan Ismaaciil
-
Jaaliyada SSC ee Australia oo xusay Sanadguurada SSC(Daawo Sawiro) Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay asaaskii maamulka Sool,Sanaag iyo Cayn SSC, oo ku beegnayd 16/10/2010 ayaa si wacan loogu dabbaal dagey dhamaan daafaha iyo dacalada aduuka. Waxaa ka mid ahay meelaha laga muujiyey farxadda iyo xusiida maamuuska maalintaa wadanka Australia gaar ahaan magaalada Brisbne ee gobolka Queenland. (Sawirada eeg) Waxaa halkaa khudbad ka soo jeediyey af hayeenka Jaaliyadda SSC ee Queensland, Abdi Farah Goohe, oo isagu dadkii halkaa isugu yimi u faaqiday SSC waxay ay tahay, taariikhdeeda iyo ahdaafta ay damacsantahay mustaqbalka. Waxaa si wacan u soo camiray xafladdaas madax iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda wadanka, caaqillo iyo odayaal ka kala socda jaaliyadda Somalida, ururada haweenka iyo dhaliyaro fara badan oo halkaa ku soo bandhigay shacaa’ir fara badan. Waxaa ka mid ahaa waxgaradkii ka qayb qaatay xafladdaas: Dr Maxamed Darmaan, Dr maxamuud Cali Darwiish cali Gaagaale iyo Xuseen cali axmed. Xagga fanka waxaa si culus uga qayb qaatay fannaanka wey ee Australia iyo caalamkoodhan laga yaqaan ee abdinur ismaaciil balayax iyo Farxaan C/L (Ilka case). Waxaa halkaa lagu soo bandhigay ciyaaraha jaaliyadda SSC ay caanka ku tahay qaar ka mid ah sida jaandheerta. Xagga qabanqaabada waxaa dhabarka u ritay Abdisalaan m xandulle …. Salanoo Axmed xassan xuseen – uurcadde Mowliid Cabdilaahi Diiriye Cabdi baaruud Cabdi kariim – Suley Aamina saleebaan dhaan-gowrac Layla m Abuukar Xaawo ciise dhalac Saxarla maxadem Darmaan. Jaaliyadda SSC ee Brisbane QLD waxay u mahad celinayaan dhammaan dadkii ka qayb qaatay samaynta xafladdaas gaar ahaan dadkii uga kala yimi gobolada fog fog ee wadanka Australia. Waxayna Salaan u dirayaa dhamaan soomaali weyn hanbalyo gaar ahaanna shacabka SSC meel walba ha joogaane: Sannad guura wacan Samo iyo barwaaqo Rabbi haynagu simo
-
Jaaliyadda SSC ee Mozambique oo Xustay Sanad guuradii SSC, Hogaan Jaaliyadeedna Doortay Jaaliyadda SSC ee wadanka Muusabiik ee ku yaala Koonfurta Afrika ayaa waxay isugu yimaadeen shir weyn, Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Jaaliyada SSC ee dalkaasi ku dhaqan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku dhaqan. Shirkan oo lagu qabtay magaalada Shimoon ee gobolka Munica ayaa waxaa soo Agaasimey iskuna soo dubaridey dhalinyarada SSC ee dalkaas ku dhaqan. Waxaana ay halkaas ku soo bandhigeen xog waraysi iyo weliba sidii ay u muujin laahaayeen Midnimo isku xidhnaan iyo weliba in si dhab ah loogu hawlgalo taageerida Hogaanka SSC ee gudaha ka shaqeenaya. Waxaa dadkii halkaas hadalada qiimaha leh ka soo jeediyey ka mid ahaa Gudoomiyaha guud ee Jaaliyadda Soomaaliyeed mudane Aadan Xirsi Maxamed oo aad u amaanay shacabka SSC iyo qadiyadooda qaranimo u dirirka ah ee lagu yaqaanay weligood, Waxaana ugu danbeyntii halkaas lagu dhisay Urur dhalinyaro oo ka shaqeeya arimaha SSC, kaasoo ka shaqayn doona isku xidhka guud ahaan Bulshada SSC ee dalkaas iyo Hogaanka SSC ee gudaha ku jira. Waxaana Gudoomiyaha loo doortay, Mudane Maxamed Xassan X, Ibraahim iyo Mudane Faarax Iidle Cali, kuwaasoo balan qaaday in ay ka shaqayn doonaan sidii isugu xidhi lahaayeen jaaliyada SSC iyo gudaha Deeganada SSC. Si ay uga qayb qaataan hawlaha dibu xoreynta ee loogu jiro sidii looga kicin lahaa cadawga haysta mandaqada SSC. Waxaa na soo gaadhsiiyey, Faarax Iidle Cali. Mozambique horufadhi.com
-
Originally posted by A_Khadar: By far, ssc community of Emarts presented the best song for this celebration.. Love it.. Video - Song True the best songs were presented by SSC Community of UAE and SSC Community of Sweden SSC Event in Sweden: (SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame) SSC Event in UAE: sanadguuradiii Sool iyo sanaag....cayn sooma billlannnnnnnn. saan saan nabdeed sarmawayn da,diyo sagal baa curtaye buuhodle so sare loma kicin.... sabarada nuugal seraha xalmed lascaniyo so eg taleex I think the SSC Event in UK was the biggest, but all of them were great masha allah
-
Fool Faroole & his sub sub-clan militia turned Puntland into a Pirateland
-
Good article, lakiin Fool Faroole caqli meesha kuma hayo,
-
SSC VIDEOS VIDEO: Daawo Xafladdii Sanad Guuradda SSC Ee Minnesota VIDEO: Daawo Dubai UAE : Sanad Guuradii 1aad ee Halganka Hogaanka SSC VIDEO: DaawoXafladii sanad guuradii ssc ee holland VIDEO: Daawo Xafladii sanad guuradii ssc ee holland 2
-
Thank you Aaliya for posting Great wadani song , wow SSC Party was one of the best masha allah Excellent job SSC community in UAE
-
Originally posted by A_Khadar: Libaan, iga daa event fliers-kii hore ee get more on pics from the events around the globe. I will post more from Boston, Seattle, Ohio and San Jose CA communities when have few minutes to spare later insha'alah.. Khadar where is pictures you promised to post??? Anuu waxaan heli karay waan soo dhajinayaa
-
Khadar, Its good to know that our somali brothers and sisters from unionist region of Awdal are with SSC freedom movement. SSC, Maakhir and Awdal are natural allies, the people of these 3 Somali regions need to unite for common purpose and restore the old USP alliance, to free their territories from Somaliid militia and to protect from Somali Unity.
-
Originally posted by Qandali: ^Don't take everything serious, notice the laugh emeticon at the end of my reply. Marka SSC we share a lot and like the movement. quote: Originally posted by Taleexi: Qandali Maxaad SSC hubka ugu diiday ma kolay adiga kula soo aadayaan... cajaa'ib mise marqaankii kaluunka baad ka dhex aragtay Waar Taleexi the whole thread was kaftan, nin rag miis kula kaftami jirayaa u egtahay waa sidee saaxib. Qandali jokes are good and I didn't take your comments seriously. Maahmaah soomaali ayaa ah” hadal uur ku jira afkaa xada” , Markaa Halkaa ka wad kaftanka waa uu fiicanyahay, lakiin naga ilaali inaad wax noogu dhex qarisid sida "shardi inaydaan SSC wax hub ah kutaageeraynin" Waana runtaa Shacabka SSC iyo shacabka Bariga waa dad walaala ah oo wax badan wadaagaa, lamana tirin karo, SSC Movement waa freedom fighters - xaq u dirir u dagaalamaya dadkooda, dhulkooda iyo midnimada soomaaliyeed. Dhibaata waa Faroole iyo bucad badeediisa oo dagaal xun kula jira shacabka SSC
-
Originally posted by Qandali: ^Waar waa runtaa usheeg xaaji Lool@Zack, OK balse waa shardi inaydaan SSC wax hub ah kutaageeraynin Qandali waa mid xaaasid ah, SSC uun baa la daba dhigay sida adeerkii Fool Faroole, wax maqal haa noola imaan sheekada budcad badeeda Bal maxaa ka galay hadii hub la siiyo SSC? Shacabka SSC waligood ilaawimayaan taageeradii walaalahood Soomali Galbeed, Gedo, Gobalada dhexe, Caabudwaaq, iyo Galmadug ee u hureen Xoreynta SSC Aan mid kuu sheego, Soomaali Galbeed iyo SSC labadan gobol waa laf dhbarkii Halgankii Sayid Mohamed Abdullah Hasan, waxaa la isku dhahaa Daraawiish, cid kasta ayagaa iska xiga, waa dadkii Somalia usoo xoreeyey