Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Shirkii Garaadada SSC ee Buura Wadal 2010 Mid ka mid ah Qodabadii Shirka Puntland:sida la wada ogsoon yahay sadexdii maamul ee ukala dambeeyay Puntland midba midka kale waa uga dacay iyo hagardaamo badnaa waxaana sahleen in laqabsado laguna fido qaybo ka mid ah deegaamada SSC, Waxaana Curyaamiyeen isku day kasta oo lagu soo celin lahaa deemada, sidda darteed dhaqab iyo shacab baa waxaa uu cadaatay in xukuumada hada jirtaa anay diyaar u ahayn waxkaqabadka howshaa, hadaba waxaanu go,aansanahay in xaajadaa loo jawaho hab qabiil hormuudna aanu ka noqono beel ahaan, xukuumadda waxaan ku qiimaynaynaa hadba sida ay ka yeesho howshan maanta lagudoomiyey. Waxaa Marnaba la ilaawi karin Taageeradii naf iyo maalba lahayd ee ay muujiyeen shacabka reer Puntland isku dayadii lacuryaamiyay ee lagu soo celin lahaa gobollada SSC hadana Waxaa looga baahan yahay Taageero hiil iyo hooba ah.
-
Xaji, First, Puntland and SSC State of Somalia are both 2 regions within the great country of United Somalia, so whether the Garaad is Pro-Puntland or Pro-SSC, will NOT make much difference, when compered with Somalidiid/ secessionists The important issue is the fact that Garaad Abshir supports United Somalia (Somalinimo, Midnimo), as well the Garaad Abshir clearly said that he is against Somalidiid & snm clan secessionists, for that reason he will never join Somalidiid, but he hold talks with them only for sake of peace. Second, Garaad Abshir was always Pro-Puntland even during Horseed Conference in Nairobi, nothing new in here Few months ago, Garaad Abshir suggested new idea; Faroole as a lifetime president of Puntland Although, Majority of SSC people don't agree with Garaad Abshir Unconditional Support for Puntland State of Somalia, however people of SSC can tolerate with Garaad Abshir as long as the Garaad is not somalidiid/secessionist
-
Halkan Ka Dhegayso Waraysigii Garaad Abshir Widh Widh,(Lasanod Online)- Garaad Abshir Saalax Maxamed ayaa waraysigan kaga warbixinaya shirka beesha Barkad iyo maamulka Somaliland ugu furmay Magaalada WidhWidh.. iyo Qodobada ilaa iyo hadda laga wada hadlay. Qodobada horudhaca ah ee laga wada hadlayna waxaa ka mid ah: 1. In Ciidamada Maamulka Somaliland ee ku sugan Degmada Widh Widh laga qaado degmadaasi WidhWidh 2. in La bixiyo duunyada dadkii lagu dilay dagaalkii ka dhacay Magaalada Widh Widh ee Ciidamada Maamulka Somaliland halkaasi ka gaysteen. 3. in Lasoo daayo Maxaabiistii lagu qabtay Dagaalkii ka dhacay Degmada WidhWidh
-
Originally posted by NinaNC: ^I bet you didn't know they were waving the blue and white when you posted that video...kkkk... dhiiqo.... loooooool@dhiiqo Nina waa runtaa, Jb dhiiqo ayuu dhex galay, waa kashiftay, he never checked what he posted in here... people of Widhwidh- SSC waving the beautiful blue flag of Somalia Masha Allah Allahayow noo barakee Calankeena Somalia, Amiin Dalgeena Somalia nabad ka dhig Amiin Widhwidh, SSC - Somalia Widhwidh, SSC - Somalia Widhwidh, SSC - Somalia Widhwidh, SSC - Somalia Widhwidh, SSC - Somalia Widhwidh, SSC - Somalia Buhoodle, SSC - Somalia
-
MuqdishoNews.com : MA RUNBAA IN AY XIRIIR LEEYIHIIH DAHABSHIIL IYO KOOXDA GODANE? Burburkii Soomaaliya ee 1991-dii wixii ka danbeeyay Dalka waxaa ka hirgalay howla horumar lagu sheegay laakiin si kale marka loo eego dhibaato inteeda la eg lagala kulmay. Tartan xaasidnimo ku saleysan oo u dhaxeeya shirkadaha u abaabulan qaabka qabiil ee sheega in ay ganacsi horumar leh dalka ka hirgaliyeen ayaa shacabka marasta ah ee dagaalada, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale ay la dageen waxa ay ka kulmeen caqabad balaaran. Shirkadda Dahabshiil sida ku xusan profile-keeda waxaa ay dhaq dhaqaaqa ganacsi bilowaday 1970-kii waxaana mudda badan ay ku shaqeyneysay nidaam qarsoodi ah oo aan sharci aheyn, laakiin wixii ka danbeeyay burburkii ayey la soo shaac baxday dar dar xoog leh. Soomaalida dhexdeeda waa arrin iska caada ah in lagu arko qorshaha ku dhisan qabiilka iyo qabiileysiga, waxaana shirkadan ay mudadii ay jirtay dhex maquuraneysay nidaamka ku saleysan qabiileysiga, wallow ay dhanka kale ay gacaan saar la leedahay sirdoonka caalamka. Walaac kii ugu xooganaa waxa uu la darsay Dahabshiil bartamihii sanadkan kadib markii Shirkada Hormuud oo ku caan aheyd bixinta adeegyada kale duwan ee telfoonka ay Dalka geysay nidaam dunida laga adeegsado kaasoo ah Mobile money transfer, waxaana adeegan culeys uu ku keenay adeegii xawaaladeed ee Dahabshiil. Soomaalidu waxay tiraahdaa Bahal Ceyriin ma daayo nina caadadii ma baajo, taasoo ay uga gol leedahay Soomaalida in aanu Shaqsina dhaqankiisa is doorineyn, Shirkad xawaaladeedkan waxa ay ka baxday nidaamkii ku saleysan tartanka dhaqaale, waxaana ay magansatay awood beeleed. Axmed Cabdi Aw-Max’ud Godane waxa ay heeb wadaag yihiin madax sare oo ka tirsan Shirkadda, waxaana taasi ay fududeysay in Waraqad digniin ah ay ka soo saarto kooxda Godane adeegii Hormuud ee Mobile Money transfer oo shirkadaasi ay uga magac dartay “ZAAD” oo afka Soomaaliga marka loo rogo ah Sahay. Warqadda kooxda Godane ay ku diiday isticmaalka adeega ZAAD ayaa waxa ay soo baxday bartamihii bishan waxaana ku xardhanaa erayo ay ka muuqdaan dagaal qabiil iyo nidaam lagu difaacayo dano beeleed isla markaana beel kale lagu curyaaminayo, waxaa lagu xusay warqadda in adeegaasi loogu shaqeeyo Maraykan ama Yahuud isla markaana la farayo shirkadda iyo macaamiishaba in muddo ku siman 3 bilood ay ku soo afjaraaan adeegsigiisa. Hadaba aynu Eegno xiriirka Sirdoonka Caalamka iyo Dahabshiil Xogo la helay waxa ay sheegayaan in Shirkaddan ay ka talaabtan sharci ahaan nidaamka xawaaladaha caalamka loo jaangooyay, kaasoo ah in xawaalad aanay awoodin kala gudbinta in ka badan 2 Milyan oo Doolar, laakiin shirkan waxa ay xawishaa lacagaha ay adeegsadaan sirdoonka Caalamka kuwaasoo cadad ahaan aan la qiyaasi Karin, waxaana taasi ay muujineysaa in xiriir adag oo ay sirdoonka la leeyihiin inuu jiro. Dhanka kale shirkadani waa tan lagu xawilo lacagaha madax furashada loo siiyo burcad badeeda caalamka, waxaana taasi sahlay shirkadda oo gacan saar la leh mukhaadaraadka aduunka sida kuwa fura wada hadalada u dhaxeeya burcad badeeda iyo milkiilayaasha Maraakiibta la qafaasho. Dad badan oo isticmaalka adeega ZAAD ee Hormuud la jaanqaaday waxay eedeyn aan ka fiirsi laheyn dusha uga tuuraan kooxda GODANE oo ay la tahay iyagu in ay iska maageen shirkadda Hormuud isla markaana adeega ZAAD ay iska joojiyeen, laakiin waxaa hareer marsan shacabka in yabooh lacageed oo balaaran in la siiyay kooxda, isla markaana uu jiro dhalasho iyo qaraabo-nimo hoose. Oo ka dhaxeysa kooxda iyo Shirkadda Soo shaac bixii talaabada lagu soo saaray amarka lagu diiday adeegii ZAAD waxa ay noqotay furaha soo ifbixidda xiriirka ka dhaxeeya Shirkadda Dahabshiil ee magaca ganacsi huwan iyo kooxda Godane oo iminka ka dagaalanta guud ahaan gayiga Soomaaliya. Waa suurta gal in dad badan oo macaamiil lalahaa shirkaddasi isla markaana ku keedsan jiray lacago in ay ka aamin baxaan sabab la xiriirta iyagoo cabsi ka muujnaya in lacagahooda ay ka mid noqdaan kuwa lagu hurinayo dagaalada ka socda Dalka ee marasta lagu dhibaateynayo. Inkastoo shirkada ganacsi oo badan isla markaana maalka shacabka ku taajiray la aaminsanyahay in ay ku lugleeyihiin dhibataada dalka ka socota,hadana tani waxay noqotay tii ugu horeysay ee cadeyn buuxda loo helo isla markaana ka ganbanweysay laablakacnimada ku dhisan awooda qabiil. Dr. Warsame Ali (Fiisiko) Muqdishonews.com@gmail.com
-
Nina Somalidiidku waa xaasidiin qabiil baa lafaha ka galy , waxa ee ka xunyihiin oo ka baqayaan inay Dowlad Soomaaliyeed xoogeysatu, waayo Midnimadii iyo Qarankii Soomaaliyeed baa soo noqonaya
-
Xawaaladda Dhiigshiil oo jidkii fashilka cagta saartay. (Source: harawo.org - Somalidiid website Waagacusub-Xawaaladda uu leeyahay ninka u dhashay qabiilka Isaaqa ee lagu magacaabo Mohamed Saciid Ducaale Dhiigshiil ayaa wadada fashilka cagta saartay ka gadaal markii ay si qaawan ugu lug yeelatay falal isir naceyb,siyaasad qabiil iyo arrimo xasaasiya. Qabiilka Hawiyaha,beesha Garxajis ***** iyo ***** ******* ayaa ka mida beelaha sida weyn ugu kacay Xawaaladda Dhiigshiil. Dhiigshiil oo hore ugu guuleeysatay xiridii Xawaaladii Al-Barakaat.lana xaqiijiyay inay xiriir la laheyd Sirdoonka reer galbeedka ayaa mar kale ku guuleeysatay in Maleeshiyadda Al-Shabaab xiraan adeegga casriga ah ee Mobile Money Transfer ZAAD oo ay saamiga ugu badan leeyihiin ganacsato u dhashay ****** iyo Garxajis. Waxaa la rumeeysan yahay in Maamulaha Xawaaladda Dhiigshiil lacag dhan hal Milyan oo dollar siiyay Horjoogayaasha Maleeshiyadda Al-Shabaab ee ay isku reerka yihiin sida Ahmed Godane iyo Ibrahim Afakhani oo labadaba u dhashay *****. Ganacsatada ****** ayaa wada abaabul ay Xawaaladda Dhiigshiil kaga tirtirayaan Koofurta Somalia gaar ahaan Dhulka beelweynta Hawiyaha degaan. Beelaha ***** ******* ayaa sidoo kale badankood xiriirka ganacsi u jaray Xawaaladda Dhiigshiil waxaana lagu wadaa inay banaanbaxyo ka dhana ka dhacaan goboladda Maamuladda SSC iyo Puntland halka garxajiskuna ay leeyihiin shirar hoosaadyo ay kaga arinsanayaan. Website-ka Allmudugnews ee laga leeyahay Puntland ayaa ka mida sedexda Website ee Shirkadda Dhiigshiil u hanjabtay,sababa la xiriira warbixin ay ka qoreen Fanaanada Saado Cali Warsame,dhaliilo ay huwiyeen Madaxweynaha Habarjeclo ee Ahmed Siilaanyo. Degaanadda Galmudug State ayaa si weyn looga cambaareeyay Xawaaladda Dhiigshiil ka gadaal markii ay xirtay Websiteka Waagacusub.com ee sida weyn loo akhristo. Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sidoo kale ku hanjabay inay albaabada u laabayaan Dhiigshiil guud ahaan deganada ay ka taliyaan xafiisyada ay ku leeyihiin. Shirkadda Dhiigshiil oo gacan weyn ku leh gumaadka iyo xaqduudsiga lagu hayo beelaha ***********,******** iyo Garxajis waxay si guud u waayeen kalsoonida beesha ugu muga weyn dhulka Waqooyi ee ********. Beesha ******** oo intooda badan isku xiran siyaasad ahaan,dhaqaalo ahaan iyo gaashaandhigba waa dad aqoonta iyo ganacsiga heer wanaagsan ka jooga laakiin mudadii uu xilka Madaxweynenimada Hargeysa hayay Dahir Reyaale Kaahin ayey hiigsadeen dib u dhacyo dhinaca horumarinta degaanadooda ah. Fanaanadda Qaranka ee Hoboladda Waaberi Saado Cali Warsame ayaa todobaadkaan soo saartay hees cusub oo loogu magac daray DHIIGSHIIL HA DHIGAN LACAGTA. Federation of Somali Journalists FESOJ oo ah dallad ay ku mideeysan yihiin ururada Saxaafadda Somalia ayaa cambaareeysay hab dhaqanka Shirkadda Dhiigshiil ee tacadiyada Warbaahinta xorta ah. Shirkadda Bluehost ee hosting gareysa website-ka sunatimes.com ayaa Shirkadda Dhiigshiil ama Dahabshiil ku oogtay dacwad kadib markii ay ka caroodeen warqada hanjabaada oo Lawyer ay qabsadeen ugu hanjabay hadii ay xiri waayaan websiteka Sunatimes.com . Mr Tosh oo ka tirsan Sharciyaqaanadda Saxaafadda madaxa banaan ee Shirkadda Bluehost kana tirsan gudigga difaaca xaquuqda Saxaafadda ee dalka Mareykanka ayaa waxaan la qaadan karin ku sifeeyay heerka ay gaarsiisan tahay dagaalka Shirkadda Dahabshiil kula jirto Saxaafadda madaxa banaan. Xawaaladda Dhiigshiil oo ka tujaartay dhaqaalaha Shacabka Soomaaliyeed waxay sanado badan kadib u muuqataa mid sameeysatay cadaawad badan.
-
Unigga Waddaniyadda Somaliland (Somaliland Nationalism Cell)
Liibaan replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Unugga Qabyaalada Soomaalidiid-land -
Dhiigshiil oo lacag lunsatay xafiiska Kenya Xafiiiska Xawilaada Dahabshiil Faraceeda Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya ayaa Waxa Lagu soo eedeeyay in ay Kutagrifaleen Lacag ay lahaayeen qaar katirsan Macaameeshada oo gaadhaysa 200 oo Kun oo doolor Waxayna sheegeen dadkaas ay lacagtu ka maqan tahay in ay Amaano ahaan ugu dhiibteen Dahabshiil. Waxaa Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya Baaq kasoo saaray 14 Qof oo sida ay sheegeen Lacagi kaga maqan tahay Xafiiska Xawilaada Dahabshiil ee Magaaladda Nairobi dadkaas ayaa Waxay Xafiiska Dahabshiil ee Nairobi ku eedeeyeen in ay Ku tagrifaleeen Lacag dhan 200 oo kun oo doolor, Waxayna Lacagtaasi Ku baxday Dahabshiil Nairobi 8/10/2009 Ilaayo hadana ma jirto Cid katirsan Xawilada Dahabshiil oo dadkaas u soo gogol fadhiistay islamarkaana u sheegtay Lacagtoodu Waxa ay kaga Maqan tahay. dadka ay Lacagtu ka maqan tahay ayaa Waxay isugu jiraan Kuwo Waayeela oo taagdaran Kuwo dhintay oo aanan Noolayn haatan iyo Dhalinyaro Dhoof Doona iyo Ganacsato dhamaan dadkaasina waxay u cadilan yihiin Lacagta Xafiiska Dahabshiil Fareecada Nairobi kaga maqan. Dadka ay Lacagtu ka maqan tahay ayaa kala ah 1:Faarax Saxardiid Warsame 2:Caamir Cumar Cali 3:Abdullaahi Qalinle Hussain 4:Abdurazaaq Cusmaan 5:Aniisa Abdullahi Oogle 6:Sacdiya Qawdhan Ducaale 7:Xaawo Xaaji Cilmi 8:Faatuma Askar 9:Maxamed Cali Guuleed 10:Maxamed Hiirad 11:Abdurazaaq Maxamuud Axmed 12:A/ladiif Cumar | 13:Barni Ismaaciil Beyr 14:Khadiijo Maxamed Faarax By A/ladiif Cumar
-
Xawaaladda Dahabshiil Nairobi Oo Lagu Eedeeyey In Ay Lacag Ammaano Ah Lunsatay. Xafiiska Xawaaladda Dahabshiil(Dhiigshiil) ee magaalada Nairobi ayaa lagu eedeeyey in ay lunsadeen lacag ammaano ahayd oo shacabka macmiisha u ahaa ammaano ahaan ugu dhiibteen. Ugu yaraan 12 qof oo ka mid ah dadka lacagtaas laga lunsaday oo gaadhaysa 200kun oo dollar ayaa eedaynta waxay ku sheegeen in ay ammaano ahaan ugu dhiibteen lacagtan xafiiska Xawaaladda ee Nairobi iyada oo aanay lacagtoodaas ilaa iyo hadda xawaaladu meel ku sheegin, waxaanay sheegeen in ay arrintani dhacday 08.10.2009., waxayna sheegeen in ay maamulka xawaaladdu warwareejiyey arrintana waxba ka qaban waayey. Shacabkan lacagtu ka maqan tahay ayaa isugu jira kuwo maato ah oo Nairobi u yimi in ay hawlahooda qabsadaan , iyada oo kuwa kalena geeriyoodeen, shacabkan ay dhaqaalahoodii ka maqan yihiin ayaa in badan isku dayey in arrinta si gaar ah ay wax uga qabtaan madaxda sare ee Xawaaladda oo iyagu had iyo jeer ku andacooda in ay yihiin xalaal quutayaal, hase yeeshee shacab badan oo maata ahi cabasho muujinayaan. Shacabkan dhaqaaluhu ka maqan yahay ayaa iyagu jawaab ka sugaya maamulka xawaaladda Dahabshiil(Dhiihshiil) si ay wax uga qabtaan dhaqaalahan ka maqan. Magacyada Dadka La Lunsaday Lacagtooda Faarax Saxardiid Warsame Caamir Cumar Cali Abdullaahi Qalinle Hussain Abdurazaaq Cusmaan Aniisa Abdullahi Oogle Sacdiya Qawdhan Ducaale Xaawo Xaaji Cilmi Faatuma Askar Maxamed Cali Guuleed Maxamed Hiirad Abdurazaaq Maxamuud Axmed A/ladiif Cumar By A/ladiif Cumar Jidbaale
-
SNM + DAHABSHIIL = SOMALILAND GOVERNMENT (Source: Harowo, Somalidiid webside) The business sector, the Media sector including newspapers, and Kulmiye leaders are all united in one agenda: to suppress and dominate others. These groups have already put us on the road to dictatorship. It is real because the signs are already there. Dahabshiil is the leader of all the troubles in that part of Somalia. It runs the business machine, the news media, and newspapers. Dahabshiil supports the criminals from SNM and finances the fighting and conspiracies of all kinds. Dahabshiil controls the new government, the army, and other security agencies. Dhabshiil runs the show in the Senate and parliament. The political propaganda machine and the news media are financed by Dahabshiil. Siilaanyo and his comrades are hostages to Dahabshiil. Dahabshiil is the undercover cap in Hargeysa and manipulates the occurrence of every event. It is behind every political conspiracy that takes place. People are wondering and asking themselves about who creates the mess. They put the blame on certain individuals including Siilaanyo, Gaboose, Muse Biixi, and others. But they do not ask themselves who created those monsters. In order Dahabshiil to secure its business, it has to maintain some power in the making of events in Hargeysa. Its business wouldn’t have grown and will never grow under the present political turmoil and tribal distrust in that part of Somalia unless it has the power to control its puppets. People are looking somewhere else to find out the causes of hunger, tribal competition, the monopoly of business, the banking system, the suppression of other people’s concerns. The media in Hargeysa is controlled by Dahabshiil and can only publish the opinions favouring the interest of Dahabshiil and its puppets in the government and political houses. When writings of concerns from clans other than ***** are sent to most of the websites and newspapers run by people from ***** Clans, they are dumped into the recycle bin and laughed at. Today there are many disgruntled clans in that part of Somalia, particularly **********, ***********, Warsangali, and some pockets from *****. The intellectuals of those clans are active protesting the power grab of the old dogs which haven’t yet learned any new tricks and the interest these old dogs have in Dahabshiil. However, their opinions and criticisms are not allowed to appear in the private media in Hargeysa. There is no doubt in anyone’s mind that Dahabshiil has the monopoly in everything. Dahabshiil has unleashed these old dogs and they are doing everything which pleases Dahabshiil. The newspapers in Hargeysa are the mouth piece of Dahabshiil and in turn favour the Old dogs’ policy. In order to please USA and to keep money transfers open, Dahabshiil is creating an image of fighting terror in Somaliland and creating a scenario and a fertile ground for terrorism so that its money machine is not closed. Now the old dogs in the government are implementing that scenario as has happened in Awdal and Salal and recently in Berbera. Conspiracy after conspiracy is the common denominator for the actions of Dahabshiil and its guards. They are selling the story that some people from Awdal and Salal are responsible for the terror group which came by the sea through those regions. The people have not understood the conspiracy behind those activities and many others to come. Dhahabshiil’s hard currency has successfully worked this time. But who is the judge? Ethiopia has the answer. Mohamed MOUSA Email: mmousa@rogers.com
-
American Chronicle: Is Dahabshiil Engaged In Press Censorship By: Ahmed Kheyre is an independent journalist from Somalidiid land . Is Dahabshiil Engaging In Press Censorship? This author has recently written to articles which contain some constructive criticism of Somaliland's major companies, regarding their alleged failure to pay a fair share of taxes in Somaliland. Among the companies mentioned in the article were Dahabshiil Financial Services. In my two articles, not only this I take the opportunity to praise and congratulate these companies on their successful endeavours, but, I also pointed out that they should be doing more to help Somaliland. The articles were well received and created a fare amount feedback, but pro and con. Needless to say, that this was whole exercise. However, there was an unforeseen consequence of these articles. Most of the companies mentioned in my articles either took aboard my criticism or ignored them, but one particular company went overboard. The following is an actual e-mail from the editor of Somalilandpress.com, Mr. Mohamed Guleed; "A/c brother Ahmed, I have been out of town last few weeks. I went on vacation after tax season ended, which I was looking forward to doing last few months. Dahabshiil's management guy Hassan also called me and warned me that under our contract for advertisement that I can no longer post any articles from you. He also asked me who you are and if I know you personally. I told him that you are a friend that writes news/articles and that I always publish your work. I also told him that SomalilandPress is for all Somalilanders and that any news that is a concern for Somalilanders we have the right to publish it. It is really sad that Dahabshiil is now trying to censor freedom of speech. I agree with the brother from Qaran news that Dahabshiil is wayyyyy out of line in this matter. Keep up the Good work and I look forward to publishing your work". This is an actual e-mail. After receiving this e-mail, the author contacted several other Somaliland websites and received the same information. This is astounding. Is Dahabshiil attempting to muzzle free speech? Where does this unbelievable ego come from? Does Dahabshiil Financial Services consider itself beyond comment because they are rich? Where does this unfathomable hubris come from? Where is the humility? If the powers that be at Dahabshiil Financial Services took the moment to read my articles (there are some educated people who work there, Dr. Sacad Ali Shire in London is one of them), they would see that my articles were positive, generous and had a valid point. The points my article made was that Somaliland's successful companies should pay their fare share of tax. Is this slander? No. Is this insults and lies? No. If I am wrong, then an article to prove I am wrong will be sufficient response. But, No, Dahabshiil Financial Services went overboard. The moment a person or a company considers itself beyond reproach is the moment they lose all perspective and lose their grip on reality. Dahabshiil Financial Services is a fine company; I just think they should be paying more taxes in Somaliland. If I am wrong, then respond in kind, don´t attempt to silence free speech. No amount of threats can stifle free speech. As for the services provided by Dahabshiil Financial Services, well, there are other Somaliland transfer companies. Therefore, I have a choice, as do all Somalilanders Print Email Bookmark and Share Your Name Recipient's Name Recipient's Email Ahmed Kheyre Ahmed Kheyre is an independent journalist from Somaliland.
-
Suna Times: Dahab-Shiil Threatens Media Editors (Somalia) Mogadishu (Sunatimes) Officials of Somalia’s Dahabshiil money transfer company have given life threats to some of the Somali online media editors to death if they don’t remove anti Dahab-Shiil reports from their websites. The editor of Sunatimes.com who now lives in Mogadishu received unknown telephone calls threatening him to be killed if he does not erase already published report on Dahab-Shiil Company that put two million dollars on the head of Somali-American legend women singer Saado Ali Warsame. "I was threatened by different callers whose voices seemed to be the accent spoken in the northern Somalia (Somaliland). They claimed to be members of Al-Shabaab group and said that I would be killed I don’t remove the article on Saado’s death threats from Sunatimes website." Abdisalan Abdulle Yusuf, the editor of Sunatimes said. The chief editor of Waagacusub.com Dahir Abdulle Alasow who lives in Netherlands said he received sent letters in his post mail in early morning on 11 October 2010. The letters with the reference of AT/PS/169782-000001 were sent from the office of the lawyers in Eversheds LLP on 8 October 2010. In the latters, adminstators of Waagacusub.com, Sunatimes.com and, allmudugnews.com have been daunted. "On behalf of Dahab-Shiil money transfer company, we are ordering you to remove the article from your websites finally at 16:00 on 12 October 2010 if they don’t guide with the orders, your websites will be suspended." said in the papers. Dahab-shiil whose plan to oppress the freedom of press in Somalia and try to bribe the media owners not to talk about its constant scandals and political activities but there are still some media outlets who rejected to be bribed cover the real story on the ground. Allvoices.com article - Dahabshiil CEO is Reportedly Promised $ 2,000,000 for anyone who Kills Singer Saado Ali http://www.allvoices.com/contributed-news/6386070-dahabshiil-ceo-is-reportedly-promised-2000000-for- anyone-kills-singer-saado-ali
-
Dahabshiil CEO is Reportedly Promised $ 2,000,000 for anyone who Kills Singer Saado Ali Hargeysa : Somalia | July 25, 2010 NorthernSomaliaNews Local Somali media outlets has today reported that Dhabshiil Money Transfer Company CEO Abdirashid Mohamed Said Duale has promised $2,000,000.00 USDollars (Two Million Dollars) for anyone kills the great Somali Singer Ms. Saado Ali Warsame. Saado Ali Warsame is a staunch supporter of Sool, Sanaag and Cayn of North Somalia (SSC) and is opposed to the secessionist Issak One-Clan-Somaliland enclave. Saado Ali warsame has been lately singing for the SSC State and the unity of Somalia. Meanwhile, as quljeednet.com has reported Dahabshiil is the financier of the SNM leader and war criminal Ahmed Mohamed Siilaanyo who is slated to takeover the secessionist entity. This fresh report is one more indication that Dahabshiil and the one-ckan-Somaliland break away enclave are involved in terroist activities and are allied to Al Shabaab. Saado Ali a singer of a national stature is being targeted by the secessionists for her political opinion and opposition to the secession fantacy. For more information on this news, please visit allmudugnews.com and waagacusub.com (news in the Somali language)
-
AllGalmudugNews July 2010 - DhiigShiil Declared war on Saado Cali First July 2010 - Saado Cali oo Laba Milyan oo Dollar La Dul Dhigay waxaa la daabacay Sun 25 Jul 2010 17: 21: 59 Fanaanadda weyn ee Saado Cali Warsame ayey Xukumadda Somaliland yaboohday inay siin doonto lacag dhan laba Milyan oo dollarka Mareykanka cidii khaarijisa,sidaasi waxaa lagu gorfeeyay shir laga yeeshay dagaalada ay goboladda SSC ka wadaan xoogag hubeeysan oo si weyn uga soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland. Maamulaha Dahabshiil Abdi Rashiid Mohamed Ducaale ayaa la xaqiijiyay inuu labada Milyan oo dollar bixinaa. Abdi Rashiid dhiigshiil wuxuu Saado Cali Warsame ku sifeeyay fidno ka shidaal qaadata Madaxweynaha Jibouti Ismael Omar Gelleh. " Cidna kama baqno,waar wiilkii tan la leeyahay Saado khaarijiyo labada Milyan ee dollar haka qaato halka xafiiskeena dahabshiil ugu dhaw maxaa yeelay waa kansar,kansarkuna waa la jaraa"ayuu yiri Abdi Rashiid dhiigshiil. Saado Cali Warsame oo la filayo inay todobaadkaan bandhig faneed ka sameeyso dalka Sweden ayaan la ogayn sida amaankeeda noqon doono . Saado Cunaabi maaha qof baqa,waxay heeso aan gambasho lahayn ku qaaday kacaankii 21 sano ee Mohamed Siyad Barre oo xabsi geliyay,kuna xakumay toogasho. Cunaabi waxay u hiilisay bulshada ku nool Somaliland gaar ahaan Isaaqa oo sanadihii 1988 si xun loogu garaacayay madaafiic laakiin sida muuqata Isaaqa uguma abaal gudin kaalintii ay ka mudneed. Isaaqa oo Somalida u taqaan gobta bulshada ku hadasha afka Somaliga waxay ceebtoodu tahay sanafaad iyo seef la boodnimo ay ku milan tahay dulqaad xumo taas oo ku qasabta inay qofkii ay qalad yar ka tirsadaan iskugu tagaan ,iyagoo aan dib u xasuusaneyn wanaagii uu hore ugu sameeyay. Isaaqa waxaa lagu sheegaa inay 45% yihiin dad cunsuriyada madax martay inkastoo ay ka mid yihiin dad wanaagsan oo taariikhda bulshada ku hadasha afka Somaliga kaga jira baal dahaba Saado waxay ka dhalatay beesha *********** waxayna soo saartay heeso caro geliyay dadka u dhashay beesha ***** qaarkood taas oo ay ku laashay gooni isu taaga Somaliland. Heesaha Saado ee Isaaqa gaar ahaan Habar jeclo ay ka qeeyliyeen waxaa ka mida DALQURA,DARWIISH IYO LIBDHIMEYSO LAASCAANO. Qorshaha cusub ee Isaaqa ay ku yabooheen khaarijta Saado waxaa la rumeeysan yahay inay sii kordhin doonto xiisadaha iyo isnaceybka ka dhex qarxay Dhulbahantaha iyo Isaaqa. Dhulbahantaha waxay cadaawad la mida tan Isaaqa u qabaan ******teenka Puntland oo ay iska diideen la jaal noqoshadooda waxayna doonayaan inay noqdaan bulsho leh maamul madaxbanaan oo loogu waqlalay SSC. Isaaqa iyo ******teenka waxay doonayaan inay DHULBAHANTAHA kala qeybsadaan oo ku hardamanaa gacan ku heynta LAASCAANO. Laascaano waxay ku jirtaa hada gacanta Maamulka Somaliland ee Madaxweynaha uu ka yahay Ahmed Siilaanyo. Dagaalyahanada SSC waxay wadaan dagaalada loo yaqaan KU DHIFOO KA DHAQAAQ ama GOODIRLEYNTA waxayna la bartilmaameedsanayaan fariisimaha Ciidamadda Somaliland. Gudoomiyaha SSC oo todobaadkaan u waramay Radio Xargaga wuxuu sheegay in dagaalka ay ku jiraan uu la mid yahay kii ay SSNM la gashay Xukumadii Afweyne. Saleban Isse Ahmed Kaar Xaglo-Toosiye wuxuu ku dhaartay inay DHULBAHANTAHA dagaalamayaan inta ay Somaliland iyo Puntland ka ogolaanayaan deris wanaag iyo is xaqdhowr ay kula noolaadaan Maamulka SSC. SSC waxay heleeysaa taageera xoogan oo dhinaca beesha DHULBAHANTAHA ah,waxaana muuqato in dagaalkoodu tabar yeeshay marka la qiimeeyo sida beesha isugu raacsan tahay. Somalia waxaa la degay dagaalo sokeeye iyo qabyaalad xoog iskugu faan ku dhisan. Isaaqa iyo ******teenka waxay is bidayaan awood ay kaga adkaan karaan DHULBAHANTAHA oo iskugu yeera DARAAWIISH, DARAAWIISHTA micnaheedu waa inay ahaayeen xoogii kiciyay gumeeysigii Ingiriiska , Daraawiishta waxaa hees caan baxday u sameeyay Abwaan Mohamed Warsame Hadraawi,waana heesta ay qaado Shankaroon Ahmed Sagal ee miraheeda ay ka mid yihiin: MA GABLAMIN DARWIISHTII,AXMAD GUREEY MA UU DHIMAN,GEENYADU MA DAALANAA" Xafiiska Wararka Allgalmudugnews
-
Originally posted by Libaahe*: War wagi jabhadaha wa laga baxay wa ku siide haada waxa lagu jiira wadaniimo la soco the jahbad phrase 1981-1991 was completed when barre gabre was ousted from the chair. Mission accompolished thanks to SNM. It's all good Somaliland is not a rush. the one who is getting desperate day by day is the failed state of somalia which is in coma. snm-Somalidiid iyo wadanimo, wax isle maaha, waaba is diidayaan, meel ma wada gali karaan, It`s like mixing oil and water Wali waxaa tahay in aan Dal lahayn, dalkiisii Somalia diidaya, markaa wali jabhadayn iyo qabyaalad ayaa wadaa oo ah aadan ka koreen Somalia waa dal jira oo aduunka oo dhan laqa aqoonsanyahay,Woqqoyi Galbeed Somalia (Hargeisa, Barbara iyo Burco) wali waxey ka mid yihiin dalkaaga Soomaaliya Dal ``Somaliland`` la dhaho aduunka kama jiro hada , taariikhdana laguma hayo, kamana jiridoono Mustaqbalka, dadka marqaansan uun baa ku riyooda habeenkii Somalidiid are the only desperate people who say that this year, is that year of Somalidiid-land recognition since 1991, now it is 20 years .....
-
Originally posted by Libaahe*: Aduunyo. war heede Somaliland = Qaran tas ku seexo. It's here to stay whether you cry your eyes out or not LOL. Somaliland will be here and reclaim it's rightful sovergienty in East africa and it will be here inshallah for the next 100, 200 years and so on as a independent recognized Nation. :cool: viva SNM civilization. Snm-Somalidiid-land waa jabhad qabiil ah, qaran waligeed noqon meyso, taa aduunka oo dhan og, Aqoonsi iyo waxa aad ka hadlaso waa maxay, war calaalamka oo dhan baa diiday, 200 ee dal ee dunida ka jira waa diideen inay ka furaan albaab kasta Aqoonsiga Jabhad Qabiil sida snm-somalidiidland, Riyada takhiis ah ka kor
-
We ask not what our country SOMALIA can do for us (Somali people), But ask what we can do for our country SOMALIA
-
Originally posted by Libaahe*: Somaliland = Qaran. different kind of races live in harmony from ethiopian to chinese. Somalia = Failed state, Warlords, extremists, Pirates. The list is endless. Inconclusion the real Qaran is somaliland. Somalia is just on paper. Libaadhe wax aan isla hayn baad isku qasasaa snméSomalidiid-land ≠ Qaran, dal, ama Ummad wax fahan, snméSomalidiid-land = qabiil, clan-faction, clan-enclave, clan faction, taa aduunka oo dhan baa og Somalia = Qaran, Dal-Country, Ummad-Nation, Aduunka oo dhan baa markhaati ah snm-Soomaalidiid, dawo malaha illaa iyo hada, cudur, cadaawad, ciil iyo cuqdad uun baa ka buuxa oo lafaha ka galay Insha Allah Khayr,
-
Jahanama haa ku waaro gaalku, dhib badan ayuu geestay Somalia, dil, dhac, boob, etc ma kuwaa wali u ooyaya Guumeestihii 50 sano ka hor dhulka soomaaliyeed laga xoreeyey, waa layaab Sabir iyo Iimaan Somalidiidkow
-
Originally posted by Libaahe*: here comes the crocodile tears LOL. war niyohow stop trying to hide under somalinimo those are the oldest tricks under the book and it doesn't work most of the time. You have a better chance hiding under the islamic banner like Al shabab. Qaranka Soomaaliyeed ayaa markasta ka wanaagsan qabyaalada Somalidiid-land Somalia waa Qaran iyo Ummad Somalidiid-land waa qabiilland wax isku dhow maaha, waa kaaf iyo kala dheer
-
Originally posted by Libaahe*: Taleexi. you know what they say about the "Defeated lot" well it seems Oodweyne was right indeed they are the most bitter. Somalidiids are the defeated lot, who lost most, the reason why snm-Somalidiids hate their country Somalia is because they are the most bitter, angry among all somali people When someone hates his Somali people, his country Somalia , his beautiful blue flag, his history, his government, his currency, that's how you know that someone is bitter, angry, confused, and lost Somali people need to find a cure for somalidiids, there should a way to heal those who hate somalinimo, thier country, and thier background.
-
Originally posted by Taleexi: Nin baa laga sheegay ma dabto, oo ma dilo, oo meeshaan maroba way ka boodaysaa ...... Liibaanow keligood qumanayaasha ma baratid miyaa? Taleexi walaal, war si fiican baan u aqaan qumanayaashe, ee mid yar oo taariikh war ka hayn oo dadkiisu ka qariyeen taariikhda xun ee agoonta, ayaan cashar siinayey oo is ceebeeyey markuu bilaabay inuu marmarsiiyo ka dhigtu taariikhdii Guumeestihii Ingriiska, illeen taariikh laàani waa dhib
-
Originally posted by Libaahe*: and who do you think planned the assault on bare gabre in mogadishu? it was Abdirahman Tuur AUN may god bless his soul that told his counterpart Aided - USC in a meeting in baligubadle - to attack the government in Mogadishu so it's roots could be destroyed for once and for all. While the SNM handled the North and took control of hargeysa, burco, berbera, erigavo. etc A pure genius plan indeed. It worked. waa been kale oo sal iyo raad lahayn sida aad u sheeganasid Taariikhdii Guumeestihii Ingriiska Another big lie, the same way you claiming the history of British Empire, In 1988-1991, snm was weak , confused, and suffering from defeat, Somali army completely crushed the Ethiopian sponsored snm rebellion in 1988 so they couldn`t help themselves, let alone helping someone else
-
Originally posted by Libaahe*: you should never mess with the masters of the art of warfare that even made Ina abdille hassan run to Imay - Ethiopia. Ceebey tacaal, war waxaa yaan lagaa maqlin, Now you started to claim the history of British Empire, I feel sorry for you, you have no history Qof aan taariikh lahayn waa qof aan jirin waxba yahay, sida agoonta snm oo kale