Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Xaaji Xunjuf;714104 wrote: liibaan Buurmadow is a clanchief not a politician eventhough his Tribesmen Stripped him from his Boqornimo in the Garadag Conference in 2008 , you can not compare him with Prof Cali khalif galaydh who is your intellectual and politician I never compared Prof Cali Khaliif with Boqor Buurmmadow, the issue is Boqor Buurmadow who has support from his subclan said that Siilaanyo is a terrorist and shabaab supporter, and the other issue is useless website Shacabka Media said that Prof Cali Khaliif support Somalidiidland, obvious lie.
  2. Daawo Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Siilaanyo Caqliga Wax Uga Dhimanyihiin, SNM Ugu Baaqay Inay Inqilaabaan Intuu Carabta Dawirsiga Ugu Maqanyahay.
  3. Few Puntland websites like Shacabka Media, Taleex, Radio Lasanod, and Garowe Online are not different from Somalidiid websites. All Soamlidiid clan websites spread lies, smears, and propaganda about SSC Movement and people, blatant character assassination of SSC politicians like Prof Cali Khaliif and Leader Xaglotoosiye. Some Somalidiid websites like Qaran/qabiilnews and TVsomalidiid-land constantly accuse Silaanyo, they say he supports Shabaab, and sometimes he supports Somaliweyn. Suldaan Buurmadow said that Warlord Siilaanyo is terrorist and crazy man who support Shabaab.
  4. Prof Cali Khaliif Galayr "Dowlada KMG, Somaliland iyo Puntland waa Khasab In Ay La Shaqeeyaan Maamulka SSC Baryo Maaha" Prof,Cali khaliif Galayr oo wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland iyo Puntland eek u wajahan SSC ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn looga gudbi karo iyada oo la aqoonsadao si toos ahna loola hadlo hogaanka SSC isagoo tusaale u soo qaatay Jabhadii SNM oo ka dagaalamaysay Deegaanada waqooyi galbeed ee hada labaxay Somaliland. Waxaa uu yiri SNM iyo SSDF labaduba ma ogolaadeen hadii dawladihii ka soo horjeeday ay inkiri lahaayeen jiritaankooda sidaasi daraadeed SSC waa urur jira islamarkaana ka dagaalamaya deegaanada ay ka soo jeedaan sidaasi daraadee waa in la la hadlaaa o la joojiyaa beelaha iyo jufooyinka ama shakhsiyaadka sida gaarka ah loola hadlayo ee aan wax ka taraynin nabada Deegaanadaasi Siyaasiga Soomaaliyeed ee Cali khaliif Galayr ayaa waxaa uu soo bandhigay qorshihiisa Mustaqbalka iyo halka uu ku wajahan yahay mustaqbalkiisu waxaana uu sheegay Mar uu la hadlayay Idaacada Barkulan iyo SomaliChannelTv in xiligaan uu go aansaday samysashada ganacsi u gaar ah oo uu ku sheegay furitaanka TV iyo Radio laga daawado islamarkaana laga dhagaysto Caalamka oo dhan. Prof Cali khaliif oo ahaa Ra iisalwasaarihii Dawladii TNG da ee lagusoo dhisay Carta ayaa waxaa uu aad u soo dhaweeyay dhismaha xukuumada Cusub ee Soomaaliya ee Ra iisalwasaare Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo. ‘’Xukuumada Cusubi waa mid tayaysan islamarkaana kooban waxaana ka dhex muuqda aqoonyahano iyo dad ka fog arrimaha musuqmaasuqa iyo danaha dawladaha dariska la ah Soomaaliya gaar ahaan Itoobiya ayuu yiri Cali Khaliif oo ka qayb qaadanayay Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee TV ga SomaliChannelsaldhigiisuna Yahay London. Baarlamaanka KM g ah ayuu ugu baaqay in ay ka feejignaadaan caqabad ay ku sameeyaan Xukuumada Cusub waana in ay eegaan danta guud oo aanay ka fiirin Maslaxad iyo dano qarsoon ayuu intaasi ku daray Prof,cali khaliif oo hada Retire ama hawlgab ka noqday jaamacadaha wadanka Mareykanka oo uu macalin ka ahaa waqti dheer. Barnaamijka Tv ga ee uu Prof, ka qaybqaadanayay oo ahaa dood furan oo xagga taleefoonada looga qayb qaadanayay ayuu si weyn u dhaleeceeyay qorshaha caalamka eek u wajahan arrimaha Soomaaliya waxaana uu sheegay in dhaqaalaha ay ugu deeqaan Soomaaliya aanu sidii la rabay u fulin taasi oo mas uuliyadeeda ay leeyihiin buu yiri Dawlada KMg ah ee matalaysa Soomaaliya. Prof,Cali khaliif Galayr oo wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland iyo Puntland eek u wajahan SSC ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn looga gudbi karo iyada oo la aqoonsadao si toos ahna loola hadlo hogaanka SSC isagoo tusaale u soo qaatay Jabhadii SNM oo ka dagaalamaysay Deegaanada waqooyi galbeed ee hada labaxay Somaliland. Waxaa uu yiri SNM iyo SSDF labaduba ma ogolaadeen hadii dawladihii ka soo horjeeday ay inkiri lahaayeen jiritaankooda sidaasi daraadeed SSC waa urur jira islamarkaana ka dagaalamaya deegaanada ay ka soo jeedaan sidaasi daraadee waa in la la hadlaaa o la joojiyaa beelaha iyo jufooyinka ama shakhsiyaadka sida gaarka ah loola hadlayo ee aan wax ka taraynin nabada Deegaanadaasi http://boocame.com/?p=6718
  5. Stuff and nonsense, cheap propaganda by haters, somalidiid they never learn. Prof Cali Khaliif the former prime Minister of Somalia is passionate and eloquent activist of Somali Unity and SSC Movement. Prof Cali Khaliif is big financier of SSC Movement. Now Prof Cali Khaliif and Leader Xaglatoosiye are the 2 key organizers who are behind the SSC Supporters/Donars Conference in London
  6. Taleex People & Youth Show their Support for SSC Movement Magaalada Taleex: Isku Soo Baxay Ka Dhacay Degmada Taleex oo Lagu Taageerayo Midnimda Beesha SSC iyo Maamulka SSC
  7. Buuhoodle, and all SSC regions are big supporters of President Sheikh Shariif and TFG Government of United Somalia Buuhoodle, SSC-Somalia Buuhoodle, SSC-Somalia Buuhoodle, SSC-Somalia Buuhoodle, SSC-Somalia
  8. Xaaji Xunjuf;708718 wrote: Nabadiidku meelna nabad ku joogi mayo;) Somalidiidka, midnimodiidka, nabaddiidka, wanaagdiidka, dhamaan waa SNM/ Somalidiid-land, meelna nabad ku joogi maayo duni iyo aakhiraba.
  9. Xaaji Xunjuf;708713 wrote: Liibaan how is the ssc paltalk movement doing http://taleex.net/2011/04/03/8466 XX, How is Somalidiid-land Paltalk Country, and their clan recognition is doing? SSC Movement defeated SNM/Somalidiid clan militia in Kalshaale, Megaagle, Hogoogane, and Widhwidh. Also because of SSC Army, Somalidiid militia realized that their Marqaan dream of invading Buuhoodle is impossible, Buuhoodle the home of the brave, and Somaliweyn
  10. Som@li;708704 wrote: So it is happening, Awdal State of Somalia is a reality on the ground, no one can deny it. Somalidiid-land/SNM clan militia must respect the will of the Unionist people of Awdal.
  11. Bashiir;708705 wrote: It's time for mr.chewer to wake up from pipe dreams and face the reality on the ground. The tinny revolution is felt even in Daroor and people want better live, true freedom and independent strong central government. Some of them are fighting for it while others like Awdal are creating peaceful tinny revolutionary movement. If you don't face, it will face you and chase to small Marvish room. Better prepare for the bigger revolution. Well said Bashir :) Somalidiid-land /Qatland, don't want to wake up and face the reality, they prefer their marqaan dreams.
  12. SOMALI Allsanaag.com Madaxwaynaha Maamulka SSC oo Dowlada Maraykanka u sheegay SSC waxa ay tahay Hogaamiyaha Maamulka SSC Saleebaan Axmed Xagaletoosiye oo hada ku sugan magaalada Columbus ee gobalka Ohio ee dalkaasi Maraykanka, ayaa sheegay inay jiraan kooxo kasoo jeeda Somaliland oo dacaayad ka fidiyey dhaq dhaqaaqa uu hogaamiyo ee SSC. Maalmihii lasoo dhaafay ayey jireen dad badan oo kasoo jeeda beelaha SSC oo ay saraakiisha Maraykanka su’aalo ka weydiiyeen hawlaha ku aadan SSC, ayadoo horey sidoo kale su’aalo noocaan ah u weydiiyeen Madaxwaynaha Maamulka SSC Xagaletoosiye. dad gaaraya 30 illaa iyo 40 oo kamid ah dadka kasoo jeeda SSC ayey saraakiisha Maraykanka su’aalo ka weydiiyeen arrimaha ururka…” ayuu yiri hogaamiyaha SSC Xagaletoosiye oo sheegay in ururkiisa uusan wax lug ah ku lahayn arrimaha argagaxisada. Dowlada Maraykanka maaha inay dhaqaale iyo wakhti ku dhumiso hawlaha SSC maaha argagaxiso, waa inay wakhtigaasi ku dhumiso soo qabashada argagaxisada runta ah….” ayuu saxaafada u sheegay Suleebaan Xagaletoosiye oo hada ku sugan dalka Maraykanka. Xagaletoosiye ayaa sheegay in ay jiraan xubno kasoo jeeda Soomaaliland oo dacaayado u gudbiyey dowlada Maraykanka ayagoo ku tilmaamay dhaq dhaqaaqa SSC mid xiriir la leh kooxaha argagaxisada, arrintaasi oo uu beeniyey hogaamiyaha.Hogaamiyaha SSC Xagaletoosiye ayaa bishii December dib uga soo noqday dalka Soomaaliya, asagoo kulamo iyo olole dhaqaale aruurin ah ka waday dalka Maraykanka si loo taageero hawlaha SSC. Xagaletoosiye ayaa sanadkii hore 2010 bishii Maarso lagu xanibay hal maalin dalka Kenya, kadib markii looga shakiyey arrimo la xariiray warar laga gudbiyey, wuxuuna sheegay arrintaasi mid lamid ah inay tahay waxa hada ka socda Maraykanka. Qaar kamid ah Saxaafada Soomaaliya ayaa shaaciyey in hogaamiyaha SSC la xiray, balse wararkaasi ayaa beenoobay, kaliya waxa ay xaqiijiyeen saraakiisha Maraykanka in bishii lasoo dhaafay su’aalo la weydiiyey Xagaletoosiye iyo xubno kale oo kamid ah SSC.Xagaletoosiye ayaa sheegay inuu u halgamayo deegaanada uu kasoo jeedo, isla markaana uu ku wacyi gelinayo Soomaalida inay ka qeyb qaataan sidii loo heli lahaa dhul nabad ah oo mideysan. Xagaletoosiye ayaa muddo 10 sano ka badan ku noolaa dalka Maraykanka halkaasi oo ay ku nool yihiin reerkiisa iyo caruurtiisa. Dowlada Maraykanka ayaa in muddo ah waday baaritaano ku aadan taageerayaasha kooxda Al Shabaab iyo dhalinyarada laga kaxeeyo dalkaasi oo ka qeyb qaata dagaalada Soomaaliya, ayadoo baaritaanadaasi horey uga socdeen intooda badan magaalada Minneapolis oo ah halka ugu badan ee Soomaalida degen tahay. Balse magaalada Columbus ee gobalka Ohio ayaa ah magaalada labaad ee degen yihiin jaaliyadda ugu badan ee Soomaalida oo gaaraya in ka badan 13.000 (Sadex iyo toban kun).
  13. http://www.youtube.com/user/DarwiishTv#p/u/6/UCO7vU7Ewys" frameborder="0" allowfullscreen> ENGLISH Feds questioning supporters of Ohio-based leader of Somali group trying to unite territories By Andrew Welsh-Huggins, The Associated Press – 1 day ago COLUMBUS, Ohio — Federal authorities have been questioning several U.S.-based supporters of an American citizen originally from Somalia who leads a group that advocates for the rights of people living in the northern part of the embattled African country, The Associated Press has learned. Suleman Ahmed, president of the group known as SSC Somalia, was briefly detained a year ago in Kenya on suspicions of terrorism, and says he believes authorities in Columbus, Ohio, are looking into the same allegations. "Somebody approached them and told them that I am a terrorist and SSC is a terrorist group," Ahmed told the AP. "I think that's what they're trying to find out, which is something that does not exist." Fred Alverson, spokesman for the U.S. attorney's office in Columbus, declined to comment. As many as 13,000 Somalis live in the Columbus area, according to the most recent Census data, although Somali community leaders maintain the figure is much higher. The city has the second highest concentration of Somali immigrants in the U.S. after Minneapolis. Somalis began arriving in the United States in the early 1990s after their country — which has not had a functioning government in two decades — disintegrated amid a civil war. Ahmed, a resident of Columbus for more than a decade, says his organization has only one goal: to protect residents of the region in northern Somalia where his clan lives, and ultimately to seek a functioning, unified Somalia. "There are extremists here in the U.S. — they should put more time on that instead of wasting the taxpayers' money on people like me," Ahmed said. Ahmed said between 30 and 40 members of his clan who also live in Columbus have talked to federal prosecutors after receiving subpoenas in recent weeks. That account was confirmed by Jibril Hirsi, executive director of SomaliCAN, a Somali outreach group in Columbus that is not associated with Ahmed's group. Hirsi is not among those who were issued subpoenas but has spoken to community members who were. The region that SSC represents sits between two areas of Somalia known as Somaliland and Puntland. The SSC is historically linked with Somaliland, a self-declared republic that has remained relatively peaceful. But while Somaliland wants to secede from the rest of the country, the SSC supports a unified Somalia, leading to violence between the two areas. Ahmed was last in Somalia in December for about two weeks. In March 2010, he was arrested in Nairobi, Kenya, on suspicion of terrorism along with two other men as they tried to board a plane to Somalia. All three were released after a day. Ahmed blamed the arrest on "African politics." Federal investigators have been concerned for years about alleged terrorist recruiting in U.S. Somali communities. Much of the attention has been focused on Minnesota, the centre of a federal investigation into the travels of roughly 20 young Somali men, believed to have returned to their homeland to join al-Shabab, a Somali militant group with links to al-Qaida Across the country, the government has charged more than a dozen people with being participants in schemes to raise money and recruit fighters for al-Shabab. Last year, federal authorities questioned a handful of Somali women in Columbus who raised money door-to-door for health care aid in their native country in a case that tied the money to terrorists. A federal indictment issued in Minnesota said one Columbus resident — who was not charged and not identified — helped a Minnesota woman raise money for al-Shabab. Somali leaders in Columbus and Minnesota have started education programs to deter youth from such terrorist recruiting. Somali leaders in Columbus meet regularly with local, state and federal law enforcement to share information and discuss concerns. The SSC was formed in Nairobi, Kenya, in 2009, when Ahmed was elected president. It is not on any U.S. list of terrorist organizations. Ahmed said the SSC is not an armed group and is not associated with any terrorist group, including al-Shabab. The SSC says it has been the victim of attacks by Somaliland. Somaliland accuses the group of fomenting war in Northern Somalia, including recent bombings of police stations in Somaliland. Ahmed "is a very dangerous and destructive individual who is waging a brutal war against his own people," said Mahdi Abdi, deputy representative of the Herndon, Virginia-based Somaliland Mission. Ahmed, 44, came to the United States in 1995 and lived in Phoenix and Minneapolis before moving to Columbus in 1999. He became a citizen in 2001. He is a married father of nine children who recently sold a home-health care business and now focuses full time on his duties with SSC. He travels throughout the country encouraging people to donate directly to families in the SSC region. Several members of his family still live there. "My people have been suffering for the last 21 years," Ahmed said. "It's an obligation to anybody who has a heart to help when people need help." Copyright © 2011 The Canadian Press. All rights reserved.
  14. NASSIR;708602 wrote: Thanks for the pics - rallies of justice and freedom. SSC follows the same path as ONLF. More scholarly literature, organization , unity of purpose and lobbying are needed to overcome the known obstacles of a liberation struggle. As for British aid to "Somaliland", they know how foreign aid is used other than the purpose for which they are designed. Unaudited aid money has often fueled our internal division. However, civil society aka legitimate NGOs is the real power, and it's through them that aid and development is channeled. You welcome Nassir
  15. HAROWO.COM April 2, 2011 Xaflad Xalay ka Dhacday Dalka Turkey, oo Lagu Taageeraayay Gooni Isutaaga Awdal State Waxan halkan salaan qaali ah hawada u marinaynaa shacbiga sharafte leh ee Awdal State meel walba oo ay dunida ka jogan. Waxa kaloon uga hambalyaynayaa shacbiga Awdal State sida ay uga tashadeen ayahooda, una muujiyeen awoodooda. Waana wax in badan la sugayay. Intaas dabadeed anaga oo ah jaaliyada Awdal state ee dalka turkeya waxaan halkan ka cadaynaynaa inan qabanay xaflad aad u baladhan oo an ku tageeraynay ku dhawaqida goonis isu taaga awdal state taariikhdu markay ahayd 01/04/2011. Waxaanan soo diyaarinayaa sawirada xafladaasi oo dhamaystiran insha allaahu dhawaan ayaan soo galinayaa. Waxaa xafladan wayn ee lagu maamuusaayay gooni isutaaga awdal state diyaariyay gudiga baqan qaabada ee dalka Turkeya gudoomiyaha jaaliyada awdal state ee dalka Turkeya: Md .mahdi Mahamoud Aayeh (Ayeh Duplamacy). Gudoomiye ku xigeenka jaaliyada awdal state ee dalka turkeya Eng. Ramadaan Sh. Xussein Gudoomiyaha garabka haweenka jaaliyada Awdal Stase Marwo Safiya Halgan Sh Ali Mahdi duplamacy
  16. Maamulka Awdal State oo Taageero weyn ka helay Shacabka AWDAL STATE iyo Dad lagu xidhxidhay Boorame Waraaqo ka turjumaya tageerada reer Borama u hayaan gooni Isu taaga Awdal State ayaa lagu daadiyey suuqyada Borama. Waraaqahan oo sida la sheegay ay qoreen Dad ku sugan magaalada Borama oo ka tirsan Tageerayaasha Awdal State ayaa waxa lagu arkay suuqyada Boorama gaar ahaan meelaha lagu kulmo iyo wadooyinka waa weyn ee magaaladaas, Warqadan ayaa la sheegay in ay isku jireen digniin maamulka Siilaanyo ah in uu sida ugu dhakhsiyaha badan uga baxo sidoo kalana in shacabka Gobaladda Awdal,Salal iyo Gabilay ay i istaagaan taageeridda Maamulkooda Cusub kolkii Waraaqahan lagu arkay suuqayadda magaaladda Booramae ayaa dadweynuhu kacdoon weyn sameeyeen iyada oo Malayshiyaadka Calooshood u shaqaystayaasha u adeega Siilaanyona ay hawlgal ay sameeyeen ku soo qabqabteen dhalinyaro iyo aqoonyahan ay uga shakiyeen in ay taageersan yihiin Awal Stat waxa kale oo uu Maamulka Siilaanyo xabsiga u tabaabay wariyayaal u shaqayn jiray Warbaahinta Gobaladaas kuwaas oo dhacdooyinka dhabta ah ee deegaanadda Awdal State ka jira dhaqdhaqaaqyadda iyo horukaca Awdal State ayaa aad uga kacay Gobaladda Salal,Awdal iyo Gabilay iyada oo dhawaan Isimadda ka soo jeeda Gudubiirsay iyo Samaroona ay shir ku yeesheen Jabuuti ay ku taageersan yihiin in maamulkoodu u dhaqaaqo sidoo kale Beesha Ciise ayaa iyaduna taageersan Maamulkaas
  17. Borama oo si aad ah looga taageeray Awdal State April 2 - Borama-(alnuur) Waxaa Saaka Arootii Hore ay dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Borama ku soo baraarugeen Waraaqo iyo Calamo ka Turjumaya Maamul Goboleedka Awdal State ee Laga hadal hayo ku dhawaaqistiisi wadanka Dibadiisa. Waraaqahan ayaa waxaa Ku qornaa Ereyo ay ka mid yihiin Hanbalyo waxaan hanbalyo u diraynaa ku dhawaaqista Maamul Goboleedka Awdal State oo lagaga dhawaaqayo maanta Dalka Maraykanka, waxa kale oo ay dadwaynaha Reer Borama ugu baaqayeen in ay iskugu soo baxaan Banaanbaxa lagu taageerayo Maamul Goboleedkan ay sheegeen Maanta in lagaga dhawaaqayo wadanka Maraykanka. Dhanka kale waxaa isna ku jiray Calanka Awdal/State ay Astaanta uga dhigeen oo lagu daadiyay Meelaha Muhiimka ah , Sida meelaha la iskugu yimaado ee maqaaxiyaha, Dugsiyada iyo Xaafada Hortooda, taas oo in badan oo Reer Borama ah ay ku noqotay mid ku soo boodo ah, oo ay kala garan waayeen waxa xiligan soo dhigay dariiqyada iyo Xaafadaha hortooda. Si kastaba ha ahaatee Arimahan dhacaya ayaa waxa ay daba socdaan maalmihii u danbeeyay oo laga dareemayay Magaalooyinka waawayn ee Gobolada Awdal/Salal hadalhaynta ku dhawaaqista Maamul Goboleed la magacbaxay Awdal State , kaas oo lagu sheegay in uu yeelan doono Gobolkani awdal, Su'aashu se waxa ay tahay Reer Awdal Gude iyo Dibad Raali ma ka wada Yihiin Maamulkan?Waa Su'aal inta badan dadka ka dhex guuxaysa oo Jawaabteedu wali Laalan tahay. Reporter:Khadar Maxamed Ibraahim
  18. Camuudnews.com Breaking news | Magaalada Boorama oo Laga Dhawaaqay Maamul Gobaleedka Awdal State iyo Mudaharaad Balaadhan oo Halka ka Socda Breaking news | Magaalada Boorama oo Laga Dhawaaqay Maamul Gobaleedka Awdal State iyo Mudaharaad Balaadhan oo lagu taageerayo maamul gobaleedka awdal state oo Halka ka Socda warar intan dhaafsan kala soco shabakada camuudnews
  19. Awdal State of Somalia waa Dhaqaday, waana Hanaqaaday Awdal State Hanoolato, Somalia Hanoolato Vive Awdal State, Vive United Somalia / Somaliweyn
  20. Qabiil/Qaran news Apr 02, 2011 at 06:23 AM Boqor Buur Madaw Warlord Siilaanyo and his SNM/Somaliland Clan Faction are Terrorists Boqor Buur Madaw oo ku Baaqay in Talada dalka si deg deg ah looga tuuro Madaxweyne Siilaanyo iyo Kooxaha Argagixisada ah ee Qolka ku xidhay. “shirarka Nairobi iyo Ingiriisku waxa weeyaan kuwo ay Niman Basaasiin ah oo Caalamka laga soo diray dalkii ku iibinayaan, waxaan ogahay in bishan 20 keeda loo dirayo wafti wasiiro ah oo uu balan qaaday Madaxweynuhu si ay uga qayb galaan shirkaasi sida aan ka helayo Xafiiska Nayroobi ee Mahiga, kan Ingiriiskana shirkado…” Abu Dabia (Qaran news)-Boqor Cismaan Maxamuud Buur Madaw ayaa ku Baaqay in si deg deg ah talada dalka looga wareejiyo Madaxweynaha, laguna wareejiyo cid hogaanka dalka hanan karaysa ,waxaanu intaasi ku daray in hadii la furo Ururada Siyaasada iyo hadii la daayaba ay dalka ka dhacayaan Dagaalo iyo iska hormaad oo dalku uu burayo maadaama uu gacanta ugu jirin Kooxo uu ku tilmaamay Maafiyaan ah iyo Argagixiso, kala wareegtay Madaxweynihii iyo Xisbigii Kulmiye ee laga soo doortay. Boqor Cismaan Maxamuud Buur madaw oo xalay Wargeyska Waaheen waraysi la yeedhay waxa kale oo uu shaaca ka qaaday in Dalka laga Iibinayo shirkado shisheeye ah oo ay ka Iibinayaan Kooxahaasi Maafiyaanka ah oo dawlada shisheeye ah Basaasin Mutadawiciin ah u ah, isaga oo si cad u qeexay Qorshe la doonayo in Dawlada Somaliland lagaga qayb geliyo shirka loo qabanyo Kooxaha Somaliya ee 20 Bishan ka dhici doona Magaalada Nayroobi, kaasoo uu tilmaamay in loo diray Wafti Wasiiro ah oo Xukuumadda ka tirsan oo si qarsoodi ah loogu dirayo. Waraysagan aanu yeelanay Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madaw oo aanu arimo oo la xidhiidha Xalaadala dalku marayo, ujeedada uu hada u joogo Magaalada Dubay iyo waxa uga qabsoomay Kacdoonadii dhawaan uu ku baaqay, waxa kale oo uu kaga hadlay kulamo uu la yeeshay Dadweynaha Reer Somaliland ee ku dhaqan isutaga Imaaraadka Carabta, kuwaasoo uu sheegay in uu kala hadlay sidii dalka loo badbaadin lahaa,isla markaana Xukunka looga toori lahaa Kooxahan uu sheegay inay talada dalka kala wareegeen Madaxweynaha iyo Xisbiga Kulamiye. Waraysigaasina waxa uu u shacay sidan:- S: Boqor Cimaan Buur-madaw Hada Xagaad joogtaa? J: Abu dabay ayaan Joogaa. S: Abu Dabia ma arin kuu gaar ah ayaad u joogtaa mise Dano siyaasadeed. J: waxaan u joogaa walaal dalkii meel khatar ah ayuu marayaa walaal,dadka debedaha inaga joogaana waa dad Muhiim ah,dadkii debedaha ee la khalday ee Kulmiye u codeeyey inaan u waramo oo uga waramao Marxalada khatarta ah ee dalkii ku jiro iyo inaan dadka debedaha la kaashano arrimahaasi ayuu Safarkaygu la xidhiidhaa Kolay. S: ilaa hada Maxaa kaaga qabsoomay Safarkaagaasi. J:waxyaabaha iga qabsoomay waxa ugu wayn waxaan ogaaday dadkii inay iiga war roonyihiin dalkii oo taladii Xisbigii la doortay, dadkii la doortay iyo Madaxweynihii la doortay aanay midna talada wadanka Gacanta ku haynin,markaa sidii dalka loo badbaadi lahaa ayaanu kala hadalnay. S:Boqor Cismaan Buur madaw dhawaan waxaad ku dhawaaqday mar aad Warbaahinta la hadashay inaad samaynaysaan Banaan baxyo aad ku tilmaantay Miidaamu taxriiq ama Kocdoon,ma laga yaabaa in arintaada Socdaalku la xidhiidho abaabul aad arintaasi ugu jirto, hadiise ay tahay goorma ayaad samaynaysaan Kacdoonkaasi aad ku baaqday? J:waxa weeyaan dadka debeduhu laf dhabarta umadda Somaliland weeye socdaalkaygu arinkaasi ayuu Xidhiidh la leeyahay, dadka gudahana xidhiidhbaa noo socda Gobolada oo dhan, madax-dhaqameedada, Jaamacadaha, dadka Ganacsatada ah cid kasta Xidhiidhbaa noo socda oo Gudaha Abaabul weynbaa laga wadaa, Axmed Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye cid baa Dooratay, hadii la doortayna madaxweynihii la doortay Maanta Caafimaadkiisu runtii ma hagaagsana, nin hada dalka Xukumana maaha,Xisbigii talada wadanka gacanta ku hayna waa lagu Khasaaray oo niman talada inay ku ilaaliyaan ay ahayd maafiyo ayaa kala wareegtay iyo dad Xag jir ah loo taladii dalka gacanta ku haya, markaa Somaliland waxaan doonayaa inaan kuu sheego Madaxweynihii waxa weeyaann Nin Xanuusaday weeye, nin taladii dalka gacanta ku haya maaha,Koox Xag jir ah ayaanu Guri ugu xidhan yahay qof Caafimaad qabana maaha oo xanuun aad iyo aad u khatar ah ayaa ku dhacay, markaa dadka reer Somaliland waxa weeye inay Maafiyadaas iska ridaan. S: Boqor waxaad ka dhawaajisay in aanu Caafimaadkii Madaxweynuhu taam ahayn, waxaanad ka mid tahay Oday dhaqameedyada Somaliland raga aad looga qadariyo, marka eedda noocaas ah ee aad ku sheegtay inaanu Madaxweynuhu Xilkiisa gudan karayn Caafimaad daro awgeed maxaad ku cadaynaysaa? J: anigu Madax-dhaqameedkiisii ayaan ahay, ninkii dadka ugu dhawaa ayaan ahay, wax badan ayaanu ku talo galay inaan la talino maadaama aanu Caafimaadkiisu wanaagsanayn oo dad asturi kara in laga helo kooxdatan ,laakiin Nasiib daro se waanu kala quusanay, waxaanan ognahay in dhakhaatiirttsu ay ku yidhaahdeen iska naso. S: Boqor Cismaan taasi marka laga yimaado, arinta Uruarada ee Muranka Badani ka taaganyahay iyada Maxaad ka leedahay? J: arrinta Ururada waxaan ka leeyahay hadii la furo Dagaalbaa ka dhacaya oo Somaliland waa tii ay ku burburi lahayd,hadii la diidano waa kay ku bur buri lahayd, waayo kooxdatan Odayga gacanta ku haysaa iyada ayaa gacanta ku wata, ajande gaar ah ayaanay ka wataan, markaa horta intaan Ururo la furo laga hadal waar Hogaan talada dalka hanan kara hala helo,waxaana loo baahanyahay Hogaanka sare ee dalka in la badbaadiyo,waayo guruubkani waxay doonayaan inay dalka gadaan, inay garoomada gadaan, inay Dekeda gadaan,waana raga inta ay Alshabaab ka soo kexeeyeen Xamar Burco la keenay oo hada burco ayay keenay, markaa waxaa leeyahay Somaliland maanta meel la eegan karo ma joogto,anaguna dedaal ayaanu wadnaa si aanu dalka u badbaadino. S: waxaad sheegtay in loo baahanyahay in dalka la badbaadiyo,dalkana waxaa taladiisa lagu ogtahay madaxweyne la soo doortay, markaa yaa loo dhiibayaa ee aad leedahay talada dalka ha lagu wareejiyo? J: walaal Dastuurbaynu leenahay,markaa sharciyada ha loo eego, markhaatina haloo noqdo, Madaxweynahana dhakhaatiir ha loo qabto isaga laftiisa yaan lagu xad gudbin , waxaana leeyahay Xisbiga talada haya waar raga taladii dalka idin kala wargeegay Xisbigana idiinka hadhi maayaan, Guurtida, Ganacsatada iyo cid kasta oo dalka lexe jeclo ka haysana waxaan leeyahay maanta dalkii hadii sidan lagu sii eegto wuu bur burayaa,anaguna qorshaha aanu wadno anaga iyo raga kale ee aanu wax wada wadnaa jimcaha soo socda hadii aan waxba la bedelin oo taladii Xisbigii Kulmiye ku soo noqon, waxaanu doonaynaa in Jimacaha soo socda laga bilaabo ` kacdoonka ugu horeeeya 13 Gobol ee Somaliland. S: marka aad leedahay hala banaan baxo miyaanay Kicin ahayn? J: maya kicin maaha,waxa weeyaan Xisbiyadii ayaa is gabay aanu siyaasada ku halaynay, kuwaanu doonaynay inay kaabaan dawladan ayaa gabay, Xisbiga UCID waxa uu noqday xisbigii ka jiray wadanka Lubnaan ee marna Rafiiqal Xariiri ku biirayay, marna Xisbul Islaam ku biirayay hogaankiisiina waxa uu noqday nin qudha, Xisbigii Kulmiyena Ragii Khuabarada ahaa ee aanu eegaynay waxay noqdeen dad aan Xilkaba lagu aamini karin, markaa intaanaynu cid ku dhicin waxaan leenahay waar dalkii Argagixiso ayaa qabsatay, waxaanu ognahay 20 Bishan shirka Nayroobi Waftiga u baxaya ee dalka lagu gadayo, waxaanu ognahay in shirkado ingiriis ah laga gadayo dalkii oo ay Iibinayaan Wasiiradii Basaasiinta ahaa ee Dawlada ku jiray. S: waa kuwee dadkan aad ku sheegtay Maafiyaanka ee dalka Iibinayaa? J: waxa weeyaan Guruubkaa aan kuu sheegay ee Alshabaabka ahaa. S: shirkan laga abaabulayo Nayroobi ee aad ka dhawaajisay isaga Maxaad kala socotaa Boqor Buur madaw? J:shararkani waxa weeyaan kuwo ay Niman Basaasiin ah oo Caalamka laga soo diray dalkii ku iibinayaan, markaa waxaan leenahay dalkii hala badbaadiyo, waxaan ogahay in bishan 20 keeda loo dirayo wafti wasiiro ah oo uu balan qaaday Madaxweynuhu in uu u dirayo shirkaasi sida aan ka helayo Xafiiska Nayroobi ee ninka la yidhaahdo Mahiga, waxaanau dilaalayaan arinka Somali weyn, dadkana waxa la maqashiinayaa kama qayb gelayno, laakiin Wasiirada tagaya ayaanu xogo gaal u nahay. Xigasho: Waaheen
  21. More SSC Supporters in London UK, Protest against War Criminal Warlord Siilaanyo and Somalidiidland/SNM Clan Faction
  22. More SSC Supporters in London UK, Protest against War Criminal Warlord Siilaanyo and Somalidiidland/SNM Clan Faction
  23. SSC Supporters in Stockholm Sweden Protest against Warlord Siilaanyo and Somalidiidland/SNM Clan Faction