Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Gudida Nabadgelyada Iyo Midaynta Shacabka SSC Oo Go'aamo Kasoo Saaray Laascaanood-(Video)- Lasanod Online. Sunday, June 12, 2011 Laascaanood,(lasanod Online)- Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Laascaanood gudida nabadgalyada iyo midaynta Shacabka SSC ayaa waxa kasoo baxay go'aamo.. shirkan ay maanta yeesheen 21 oday oo ay soo doorteen Dadwaynaha kudhaqan magaalada Laascaanood. Waxayna shirkoodii maanta kaa soo saareen Go’aamo dhawr ah, Go’aamadaas oo uu saxaafada u akhriyey Xoghaynta Gudigaas Bile Faarax Cali.. hoos ka Daawo. Go'aamadu waxay u qornaayeen sidan.. Baaq ku wajahan Somaliland: 1. Waxan dhamaan beesha caalamka u sheegaynaa inaan Shacabka SSC kamid ahayn maamulka iski isu magacaabay ee Somaliland. 2. Waa in Somaliland ciidamadeeda kalabaxda dhulka Shacabka SSC si shuruud la,aan ah. 3. Waa in dhamaan Lasiidaya dadkii laqabqabsaday ee aan dambiga lahayn laguna sooceliyaa degaamadoodi 4. Waa in mamaulka isku magcaabay Somaliland uu joojiyo gulufka colaaldeed ee ay kawadan deganada Shacabka SSC ee argoosiga ah 5. Waxanu maamulka isku magcaabay Somaliland u sheegaynaa inan beeli beel qabsan karin Baaqa ku wajahan Shacabka SSC: 1. In Shacabka SSC ku midoobo magaca SSC si looga baxo kalaqaybsananta Shacabka SSC 2. In laga digtoonado iska horkeenka Shacabka SSC,taasoo ayka faa idaysanayana cidkasoo cadaw uh midnimada Shacabka SSC 3. In beelaha dariska ah ciddi an wadin danta Shacabka SSC lagayeesho talo midaysan 4. In lataageero shirwaynaha Shacabka SSC ee lagu qabanayo dalka gudihiisa meela looga soowada jeesto cidkastoo ka hortimada 5. In layska celiyo cidii degaanada Shacabka SSC dhibka wada 6. Waa in wada shaqayn ay yeeshaan gudiyada kajira dibada iyo kuwa dalka Waxana Baaqan ku sexexnaa Magacyada Guddida 1. C/ laahi Aadan Ducaale” Gudomiye 2 Maxamuud Xaaji Ismaacaliil “G/ kuxigeen 3 Bile Faarax cali Xoghayn 4 Axmed Maxamuud sanbalolshe “Afhayeen 5. Hure caalin X Qaalib “Xubin 6. Ducaale Jaamac Dalmar “Xubin 7. Maxamud Aad Xsuseen “Xubin 8. Maxamed Cartan Cumar “Xubin 9. C/ laahi cali carab “Xubin 10. C/raxmaan Muuse jaamac “Xubin 11. Maxamed C/ Oog “Xubin 12. Maxamud C/xamiid X. maxed “Xubin 13. Cabdi Cige Ducaale “Xubin 14. Maxamud Axmed Abyan “Xubin 15 Maxamud C/ Maxamud Xaabsade {Dhakalaf} “Xubin [Xaabsade' Brother] 16. Cabdi Xirsi faarax {Xamaame} “Xubin 17. Yuusuf Maxamuud Cali “Xubin 18. Yuusuf Jaamac Calas{Dhagawayne} “Xubin 19. Caaqil C/laahi Xasan Yarre “Xubin 20. Maxamuud Warsame Cabdi “Xubin 21.Cali Axmed Faarax “Xubin   Wabilaahi towfiiwq
  2. Like the people of Somali Capital Mogadishu, SSC People support PM Farmaajo, thousands of SSC People in Buhoodle and other major SSC towns organized large Pro-Farmaajo Demonstrations.
  3. Like the people of Somali Capital Mogadishu, SSC People support PM Farmaajo, thousands of SSC People in Buhoodle and other major SSC towns organized large Pro-Farmaajo Demonstrations.
  4. Minister Abdukariim and Prime Minister Farmaajo are close relatives and friends as well, there is no conflict between them. It was Minister who recommended PM Farmaajo. If PM Farmaajo resigns, there is nothing wrong, if Abdukareem want to be Prime Minister or President. Like the people of Somali Capital Mogadishu, SSC People support PM Farmaajo, thousands of SSC People in Buhoodle and other major SSC towns organized large Pro-Farmaajo Demonstrations.
  5. Degel;726172 wrote: Fake claim. We 're part of PL and remain to be part of it, and actually have full participation in both parliament and the executive branches! Cowke with new nickname
  6. N.O.R.F;725893 wrote: SL will never happen but we don't want to be a part of it just in case it does happen = Anti SL SSC SL is the better alternative we have at the moment so let us make the most of what we have = Pro SL SSC We have no idea what we want. It depends on what the TFG does and if we like who is in charge = PL Your SL Propaganda makes no sense all, 99% of SSC People are pro- United Somalia and have nothing to do with snm/ clan secessionists. There is NO pro snm/sl in SSC regions, the former PL Minister xaabsade and few other individuals don't count. There was a time when 95% of SSC people were Puntland supporters, Puntland ruled Las Anod and SSC regions for a decade without any opposition/resistance, and without any problems. In 2009 SSC people decided to have their own SSC Administration after Puntland failed to deliver, liberate SSC regions, and help SSC people. The former supporters of Puntland now support the new SSC State. SSC people created their SSC Freedom Movement and SSC resistance to liberate SSCland from snm militia, and to succeed where Puntland failed. SSC people cannot support Warlord Faroole, because Farole is anti-SSC like Warlord Siilanyo In principle, SSC People still support the unity of Somalia, and the unity of SSC and PL.
  7. The Zack;725878 wrote: Unless you are deaf and blind, you would've known that "_Puntland" has indeed walked away from the TFG and that had 0 effect. Not sure what has changed. Go walk away... Well said Zack
  8. General Duke;725884 wrote: ^^^Good boy. Now go fight a secessionist or something.. You need to mind your business, Warlord Siilaanyo and warlord faroole are both unwelcome in SSC Regions, but all people of Somalia are welcome in SSC Region, including our neighbours people of Puntland [ or Bari, Nugaale, & Mudug].
  9. General Duke;725766 wrote: ^^^Adeer, I never took you or your tabloid sites anything other than classic jesters. However just highlighting the truth, we know who are pulling the strings with regards to your tabloid and the stance that you hold so dear. Ali Khalif’s projects and hate towrads CERTAIN CLANS have never been knew to us and I am highlighting to you the facts. This topic was an attack on Puntland, those who are attacking Puntland notably the men and Garad’s I mentioned will be taken down just like any other enemies of the state and people of Puntland. Warlord Faroole, his hate toward SSC people, his war on SSC people, and his pirate mafia are clear to all. Warlord Faroole, his pirate militia, and Graase will be eliminated just like other enemies of the SSC State, and SSC people.
  10. General Duke;725881 wrote: ^^^You mention my name one more time, and your SSC will get it. You need to stop your obsession with SSC people and SSC leaders
  11. General Duke;725836 wrote: Ali Khalif, Xagla and the two Garad's have won the argument and I agree with your stance, no more time wasting arguing with folks who dont want to be part of the state.. the communities [sSC] should go their seperate ways. Puntland should trully rethink its whole institutions and break with the past. All these ministers, mp's and Garad's in Garowe should go home. SOOL and Cayn should be left to its people and Puntland should no longer be a burden to their cause for liberty and happiness I will apologise and even go further than that, no one from Puntland should ever again view these regions as part of thiers I agree with you my old friend. Well said. I for one will no longer be bothered with this issue. [sSC] What is Duke and Warlord Faroole's obsession with SSC State/Movement & SSC Leaders ????? snm/Somalidiidland and Puntland should mind their business, and leave alone SSC people, very simple
  12. Som@li;725519 wrote: Nice article,Despite all the problems, backstabbing, and betrayals, It is a good news that SSC people are shaping their future. Guulaysta! Well said Som@li, SSC Army achieved a lot in a very short amount of time. SSC People are proud of their movement.
  13. Puntland Oo SSC Iyo Shacabka SSC ku Tilmaamtey Argagixiso kuna Eedeysey Inay SNM ku Dirayaan(Akhriso Wararaqda). London (Allssc.com) 02/06/2011 War saxaafadeed uu soo saarey maamulka Puntland ee Faroole ayaa eedeymo halisa u soo jeediyey SSC kuna sheegey iney argagoxiso yihiin iyada iyo dadka taageeraaba. Waxa kaloo warka lagu sheegey in Puntland iyo Jabhada SNM ay iska horkeenayaan. Warkan oo soo baxey 30/05/2011 (Shaley) ayaa ku qoran luqada Ingiriiska ayaa loogu talo galey dawladaha daneeya arimaha soomaaliya. Faroole ayaa mudo dheer hoos fadhiya madaxda dalka Itoobiya isagoo kacodsanaya iney Siillaanyo la heshiisiiyaan, shirka *********** ee la qabandoona iney dawlada itoobiya ka caawiso sidii loojoojin lahaa iyo in si toosa dawlada itoobiya ugu kaalmayso isaga iyo siilaanyo halganka ay ugu jiraan fashilinta dhaqdhaqaaqa xornimada ay ugu raadineyso SSC dhulkeeda iyo dadkeeda. Hadaba warkii oo sidiisii u qoran wakan hoos ku koobiyeysan: Puntland State - Garowe PRESS RELEASE 30 May 2011 Somalia: Puntland Concerned About TFG Support to Anti-Establishment Elements On 30 May 2011, Puntland government forces based at the defense line in Tukaraq village in Sool region, west of Garowe, detained a man named Mr. Abdikarim Yasin Mire. When apprehended, Mr. Mire was driving a Toyota Surf truck and was accompanied by one armed bodyguard. Mr. Mire admitted to Puntland authorities that he is a member of Somaliland forces and that he was travelling from Las-Anod district. Currently, Mr. Mire who claims to be a colonel is under investigation in Garowe. Puntland is concerned that anti-establishment militia elements led by Col. Ali Sabarey, and supported by the Transitional Federal Government (TFG), has infiltrated the area between the Puntland defense line at Tukaraq and Las-Anod district. The intention of this militia is to stir provocation leading to open conflict between Puntland and Somaliland, aiming to divert Puntland Defense Forces engaged in a war against Al Shabaab terrorists in the Golis Mountains, west of Bossaso. Puntland Government strongly condemns the anti-establishment elements and their supporters, whose true intention is to support Al Shabaab terrorists by opening another front. END
  14. Warlord Abdirahman Farole told journalists in Boosaaso that Sool, Sanaag and Cayn leadership to “ drive a wedge between Puntland and Somaliland.”By Liban Ahmad http://www.radiodaljir.com/xview.php?id=1134
  15. Khayaamada Maamulka Puntland Ku Hayo Shacabka SSC - Lasanod Online. Thursday, June 02, 2011 MAQAAL:- Warmurtiyeedka sida masuuliyad darada ah uga soo baxay maamulka Puntland laguna baahiyey mareegaha Soomaalida (30-05-2011), wuxu si qayaxan daaha uga qaaday khayaamada joogtada ah iyo dhabarjebinta maamulka faroole kula dhaqamayo shacabka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC). Wuxuu meel kaga dhacay Ciidanka SSC ee u guntadey xoryanta dhulkooda, kuwaas oo uu ku tilmaamay dad si dhuumasho ah ku soo galay waxa uu ku tilmamay xadka difaaca Puntland oo cidhifkiisu yahay magaalada Tukraq ee gobolka Sool. Wuxuu kale oo ku sheegay in ujeedada Ciidanka SSC ahayd in ay dab colaadeed ka holciyaan labada maamul ee puntland iyo soomaaliland dhexdooda, isla markaana ka jeediyaan ciidamada Puntland dagaalka ay kula jiraan Al Shabaab, kaas oo ay kaga jiraan buuraleyda Golis ee galbeedka Boosaaso. Laakiin xaqiiqdu waxay tahay, Ciidan SSC waxay xaq u leeyihiin ka xoryanta dhulkooda malayshiyo beeleedka SNM xoogga ku haysato. Waxayna u hawlgaleen sidii ay ugu safayn lahaayeen goboladooda ciidamada SNM oo duulaanka xaqdarada ah ku jooga. Marka si fiican loo dhuuxo, warmurteedka maamulka Puntland waxa laga soo maydhaxdiiri karaa afar arrimood: a) In aan maamulka puntland wax dan ka lahayn shacabka SSC rabitaankiisa, jiritaankiisa iyo xoraynta dhulkiisa midna. b) Waxa maamulka puntland u arkaa dhulka SSC oo la haysto isagana laga qabsaday heeraar ka hor istaagaya dhulbaladhsiga maamulka SNM u taliso. c) Sida uu maamulka puntland u sifeeyey ciidan beeleedka SSC ee u guntadey xoraynta dhulkooda iyo xusidda dagaalka uu kula jira Al Shabaab, waa farriin loogu tala galay in lagu khaldo looguna gacan haadiyo dad laga leeyahay dana guracan. Taas oo ujeedada ka dambaysaa tahay istus dadnimo xumo ka muuqato wadadana loogu xaadhayo hunguriga siyaasadeed ee faroole ka haya in uu u tartamo doorashada soo socota madaxweynaha Soomaalia. d) Mamulka puntland oo ahaa kii laga qabsaday qaybo ka mid ah gobolka Sool iyo magaalo madaxdiisa, in uu ku hamiyo soo celin daaye, waxay sidii ilka abeeso hoos ka xidhiidhsan yihiin maamul beeleedka SNM ka taliso. Waxayna si cad isaga kaashanyaan la dagaalanka ciidan beeleedka SSC ee u taagan xoraynta dhulkooda iyo midnimadii Soomaaliyada uu madaxweynheeda u hanqal taagayo Faroole. Hab-dhaqanka iyo falalka isdabajooga ah ee maamulka Puntland, kuna aadan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo shacabka u dhashay, waxay cad u muujiyeen in aan goboladaasi ka mid ahayn Puntland. Waxana sidaas lagu dumiyey dastuurkii u qornaa maamul beeleedka Puntland. Warmurtiyeedkani ma aha wax ku cusub shacabka SSC iyo kan gobolada kale ee Puntland midna ee waa sir aynu wada ogayn, laakiin si cad loogu dhawaaqay. Khayaamada iyo dhabar jebinta maamulka Puntland ku hayo ciidan beeledka xaq ku dirirka ah ee gobolada SSC, kuma koobna madaxweynaha Puntland oo keliya ee waxaa la qaba maamulkiisa oo dhan. Si gaar ahna waxa dulliga iyo damiir xumadu u dul hadhsanayaan inta ka soo jeedda gobolada SSC ee mamulka ka midka ah. Qamaan bulxan waxaynu ka haynaa: “Daabcadda ninkii kugu dhiftee daabku kuu celiyey iyo kii duleedshay ku yiri wax isma doorshaane”. War murtiyeedka rasmiga ah ee ka soo baxay mamulka Puntland wuxu ka marag kacay in markii horena labada maamul tala-wadaag ka ahaayeen qabsashadii dhulka SSC oo hadhcad midna soo galay midna ka baxay, waxayna weli ka midaysan yihiin in aan wax xoryan la yiraahdaa ka hirgelin. Waxa ayaan darro kale ahayd, khayaamada qaran waxa ku nafwaayey oo carruurtoodii ku agoomowdey halyeyo qaali ahaa dhulkoodana daacad u ahaa oo maamulkii ay aamineen geeridooda saxeexay iyada oo cadowga soomaaliyeed loo adeegayo. Shacabka SSC oo ka mid ah beelihii wadadhashay ee ku bahoobey sanadkii 1998 maamul goboleedka puntland, inkastuu in badan xeeriyey in aan xaalku halkaa gaadhin, maanta waa ka rajodhigay maamulka Puntland, laakiin kama rajodhigin shacaka walalaohood ah ee reer Puntland. Waxaanuna marka u horraysa ugu mahadnaqaynaa taageerada ay nala barbar taagan yihiin, waxanauna ka codsanayna in aanay ka daalin. Inkasta oo qayb ka mid waxgaradka Puntland dhowaan ka digey khatarta iyo cidhib-dambeed xumada ay keeni karto dhaqan xumada siyaasadeed ee maamulka Puntland iyo madaxweynihiisu. Hadana shacabka SSC wuxuu ka war sugayaa Isimada, Culimada iyo Waxgaradka Puntland in ay dhacdadan iyo wixii dhagar horreyey ee maamulka Puntland kula kacay shacaka SSC iyo dhul-beeleedkiisa ay mawqif cad iska taagaan oo xaqa aysan ka aamusin, hagankana ku taageeraan, shacabka SSC. Ugu danbayntii, Isimada, culimada, waxgaradka iyo dhamaan shacabka SSC waxaa waajib ku ah in ay dib u hantaan nabad gelyada, xoriyada dhulkooda, kana sifeeyan maleeshiyaadka soomalidiidka ah. Gudiga Fulinta NSUM Copyright © 2011 Lasanod.com
  16. SL Qabiilnews /qarannews.com Jabhada Siilaanyo OO Si Toos Ah Uga Qayb Gashay Shirkii SOMALIA EE Nairobi May 25, 2011 at 06:31 PM Xukuumada Siilaanyo ayaa u dirtay shirka Nairobi qaar ka mid ah golaha wasiiradiisa kuwaas oo si toos ah uga qayb galay shirkii Somalida lagu heshiisiinayey ee maanta furmay taas oo shaaca ka qaaday in xukuumada Siilaanyo diyaar u tahay inay ku biirto maamulada ka jira Koonfurta Somaliya. Wararka ayaa sheegaya in beesha caalamku u aqoonsantahay Somaliland in ay ka mid tahay Somaliya sidaa darteedna ay ka soo qayb gasho shirarka dib u heshisiinta Somalida maadaaba ay xukuumada Siilaanyo si toos ah ugu sheegtay inay bedeshay siyaasadii hore ee Somaliland diyaarna u tahay inay Somalida wax la qaybsato. Dhanka kalena shacabkii reer Somaliland ayaa ku jaah wareeray xukuumada Siilaanyo oo sidii 18kii May loogu jiray arkay in wasiiradii ugu tirada badnaa loo diray inay tagaan shirka Nairobi. Shirarka Somalida waxa hore uga qayb geli jiray wasiirka arrimaha debeda oo keliya laakiin markii Siilaanyo ogaaday inan dadku waxba ka odhan ama ka gedoon shirkii hore ee London lagu qabtay ayuu maanta ku xoojiyey wasiirro kale oo ka mid ah golaha wasiiradiisa. Arrintaas qaddiyada Somaliland lagu dhaawacay ayaa la eegayaa inta Somaliland jeceli jawaabta ay ka bixiyaan iyo sida xukuumada Siilaanyo ugu guulaysato laba wejiilaynta ay lugna Somaliland kula jirto lugna Somaliya. Laanta Af Soomaliga ee BBCda ayaa ka warrantay maanta in shirkii la furay Somalilandna ay ka mid ahayd ka qayb galayaasha shirka fadhiyey maanta. Warkaas oo faah-faahsanina waa kan. Shirka Golaha Ammaanka oo ka furmay Nairobi Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan uga furmay Nairobi. Waxaa kulankaa lagu marti qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya, oo ay ka yimaadeen laba wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha iyo uddoomiyaha Baarlamaanku. Waxaa kale oo iyagana lagu marti qaaday Somaliland, Puntland iyo maamul goboleedka Galmudug. Arrinta ugu weyn ee laga hadlayo ayaa waxay tahay ammaanka Gobolka iyo xilliga Ku Meel Gaarka ah ee Hey'adaha Federaalka ee Soomaaliya oo ku eg bisha August waxa laga yeelayo. Sida Weriyaha BBC ee shirka Golaha Ammaanka, Daud Aweis, uu ku soo warramay ma ahan Soomaalida oo keliya dhinacyada laga hadlayo xaaladda Soomaaliya, ee waxaa marka hore uu shirku ku billowday warbixin uu Golaha siiyay Ergeyga Gaarka ee Xoghayaha guud ee QM u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Dr. Mahiga. Waxaa kale oo shirka ka hadlay mas'uuliyiin Kenyan ah oo ka warbixiyay xaaladda. Xalay ayaa ergooyin ka socda Midowga Afrika waxay meelaha ay deggan yihiin gooni gooni ugula kulmeen Wafdiga Madaxweynaha oo uu ku jiro Ra'iisal Wasaaruhu iyo Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka. Last Updated ( May 25, 2011 at 06:53 PM )
  17. tvsomalilandeurope.ne Qodobo Lidi Ku Ah Jabhada snm/Somaliland Oo Kasoo Baxay Shirkii KENYA Nairopi (TVSLE)-Shirkii Golaha Amaanka QM ee maanta ka furmay mafgaalada Nairobi, ee dalka Kenya ayaa waxaa kasoo baxay go'aamo sitoosa u hor istaagaya in Somaliland ay ka go'do dalka Jamhuriyada Somaliya,sidoo kale in Somaliland loo qaybiyo Sadex maamul oo Siman kuwaaso kala ah Somaliland-Awdal State Iyo Makhir State oo ay ku jirto qaybo kamida Sool-Sanaag-Cayn halka Somaliyana loo qaybiyey Lix Mamaamul goboleed oo Siman. Shirka maanta ka furmay Nairobi oo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda iyo maamulada Soomaalida ee kala ah Somaliland, Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah . QODOBADA LA SOO SAARAY: 1- Joojinta khilaafaadka u dhaxeeya madaxda dowladda. 2- Ilaalinta axdi qarameedka iyo ku dhaqmidda shuruucda u degsan dalka. 3- In shirka bisha June magaalada Muqdisho lagu qaban doono ee ay dowaddu iclaamisay lagu go’aamiyo qaab siyaasadeedka uu dalku ku socon doono, uuna shirkaasi gacanta ku haayo xafiiska arrimaha siyaasada u qaabilsan Qaramada Midoobay. Kadib shirkan ayaa waxaa shir jaraa`id wada qabtay ergada joogtada ah ee dowladaha Ingiriiska, Koofur Afrika iyo ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augostine Mahiga.
  18. tvsomalilandeurope.net Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya uga furmay Nairobi-Kenya! (Waa niyad jab,bahdilka shacabka,waa keli talisnimo iyo burburin Somaliland howlaha ka socda Nairobi-Kenya) Sida dad badani la socdaan waxaa maanta shir uga bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ,inta badan kooxa isku haysta dalka Soomaaliya,qaar ka mid ah, Dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya iyo xafiiska UN-ka u qaabilsan arimaha Soomaaliya. Kooxaha Shirka ka qayb gelaya waxaa ka mid ah,koox uu hogaaminayo Sheekh Shariif(TFG),koox uu hogaaminayo Shariif Xasan, koox ka socota Puntland,Galmudug,Xibin iyo Xeeb,Ehlu -Sunna –Wa –Jamaaca iwm. Runtii waxaa wax laga xishoodo ah,wax laga naxo,wax aan la qaadan Karin ah in Somaliland ay Shirkaas ka qayb gasho,kagana qayb gasho meeqaam la mid ah kan Galmudug –Puntland –Xibin iyo Xeeb iyo Ehlu-Sunna –Wa Jamaaca. Waxaa la yaab,amakaag iyo Afkalaqaad ku noqotay Shacabka reer Somaliland,gudaha iyo dibada in iyagoo weli ku guda jira dabaaldegii 20 guuradii ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland,iyadoo weli Wejiyada dhalinyarada aanu ka qalalin Sawirkii Calanka Somaliland in Xukuumada Somaliland ay Shirka kala qayb gasho qaar ka mid ah Kooxaha isku haysta Soomaaliya.Ma aha markii ugu horeysay ee Xukuumada Somaliland,ka qayb gasho Shirar gef iyo meel ka dhac ku ah sharafta iyo karaamada Ummadda Somaliland,hore ayaa digniino loogu jeediyey Xukuumada Somaliland in ay joojiso Siyaasada waalan ee ay wado Xukuumada Somaliland.Waxaa naxdin , niyad jab iyo bahdil ku ah shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaanba ,waxaa kaaf iyo kala dheer ah halkii ay gaadhay Somaliland iyo halka ay dib ugu celisay Xukuumada maanta xilka haysaa.Anigoo aad iyo aad uga xun,la yaaban Siyaasada Indho la,aanta ah ee Xukuumada Somaliland ,waxaa u soo jeedinayaa dhamaanba shacabka xalaasha ah ee reer Somaliland, Bulshada caalamka ,Xisbiyada Mucaaridka ah,Golayaasha Sharci dejinta qodobada hoos ku qoran:- Waxaan la socodsiinayaa Bulshada Caalamka in Somaliland aanay ka mid ahayn Soomaaliya ,ka mid ahayn Kooxaha isku haysta Soomaaliya,waxaanu cod dheer ugu sheegaynaa Bulshada Caalamka in Somaliland aanay ka qayb qaadan Karin xaalada murugsan ee mudada dheer ka jirtay Soomaaliya.Waxaa Bulshada Caalamku ka markhaati tahay in anuu 18 May 2011 u dabaal degnay,u baanbaxnay,isugu soo baxnay fagaarayaasha wadamo badan oo ka mid ah kuwa daneeya Dimuqraatiyada iyo Xuquuqul Insaanka. o Waxaan Shacabka reer Somaliland ka codsanayaa in ay ka dhiidhiyaan,jawaab cadna ka bixiyaan Siyaasada indho la,aanta ah ee ay ku dhaqmayso Xukuumada Somaliland xilligan. o Waxaan aaminsanahay in Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland uu fulinayo fariin iyo Siyaasada Soomaaliweyn ee Xukuumada uu ka tirsan yahay,Shirarka uu ka qayb gelayaana ma aha qaar u gaar ah isaga iyo inta la socota,balse waxay wadaa uun howl Xukuumada Somaliland u igmatay. o Waxaa ku waajib ah dhamaanba Hayadaha Sharci dejinta ee Somaliland in ay Sharciga horkeenaan Xukuumada iyo Wasaaradaha caadeystay ku tumashada Shuruucda wadanka u taala.Hayadaha Sharci dejintu iyagaa uga masuul ah Ummadda Shuruucda wadan,waxaa ku haboon in aanay dhayalsan,kana soo baxaan wixii Shacabku u igmaday. o Waxaa ku haboon in labada Xisbi ee Mucaaridka ah ay jawaab deg deg ah ka bixiyaan Siyaasada foosha xun ee ay xilligan wado Xukuumada Somaliland,waxaa la gudboon labada Xisbi(UDUB iyo UCID) in ay gebi ahaanba joojiyaan wixii wada shaqayn ah ee dhinaca Xukuumada ah,inta laga helayo Siyaasad ka duwan tan maanta jirta. o Waxaa ku haboon guud ahaan Saxaafada Somaliland in aanay qarinin qorshayaasha qarsoon ee ay wado Xukuumada Somaliland balse ay kor u qaado codka shacabka Somaliland. Waxaa la gudboon Aqoonyahanada ,Siyaasiyiinta ,Madaxdhaqameedyada iyo dhamaan Urada Bushada reer Somaliland in ay si cad uga hadlaan meel ka dhaca Siyaasadeed ay ku kacday Xukuumada xilligan ka jirta Somaliland. o Ugu dambeyntii haddii aanay Xukuumada Somaliland sida uga dhaqsaha badan uga noqonin Siyaasada qalafsan ee ay xilligan ku dhaqmayso gudaha iyo dibadaba,waxaan u sheegayaa in ay dhegeheedu maqli doodaan warar aanay ku farxin,maalmaha soo socda,haddii ALLAHA AWOODA LAHI YIDHAAHDO. Mahadsanidin Abdi M.Saleiman(Mingiste) Political Analyst abdi_saleiman@Hotmail.com
  19. I already posted my opinion: Zack walaal Yes, SSC people and Somaliland people can have peace, it is very possible if both parties are willing to coexist peacefully and compromise. If our brothers from Northwest [somaliland] want to join United Somalia, they are more than welcome, and if they want to leave the Somalia, we wish them good luck. There is no need for wars and force. Every Somali region want freedom, self-determination, justice, etc We all want same thing, we just need to respect each other, peacefully coexist, and if we cannot unite and share one-entity, we can go our separate ways and each region will have their own mini-state. All Somalis regions should work together for the common good, whether we share one-entity or not, we are still neighbors and brothers. After 20 years of civil/clan wars, Now is the time for bold moves toward peace, and all Somali groups should be ready for peace, talks, compromise, and major concessions. We need to start a new page/chapter. We cannot be like Israelis & Palestinians. We Somali people share one religion, one ethnicity, one language, one culture, etc. We should be able to find peaceful solutions for our problems. In reality Somali problems can be easily solved if Somalis are willing to respect each other, and ready to compromise. I believe all Somali people can coexist peacefully within ONE entity Somalia/Somaliweyn. If one region like Somaliland/Northwest want to separate from Somalia and leave the union, that is fine, their wish should be respected . But also I expect also my neighbours (Somaliland) to respect the wishes of SSC people to have their own SSC State of Somalia and remain part of United Somalia. Unity is always better than division, United we stand, and divided we fall. But If Somali people cannot share one-entity and country SOMALIA/Somaliweyn, and somalis want to have 20 or 30 mini countries, no problem. Therefore, we should respect if Hergaisa, Burca, and Barbara want to have a country called “Somaliland”. Similarly, we should respect if Las Anod, Buhoodle, Taleex, Yaqoori, Boocame, widhwidh, and Xudun want to have a country called “SSC”. We should respect if Borame and Zeylac want to have a country called “Awdal” , and also we respect if Las Qorey, Badhan, and Dhahar want to have a country called Maakhir. I think I am reasonable and fair person. I believe the Golden Rule “One should treat others as one would like others to treat oneself”, and in Islam we have a hadith “None of you [truly] believes until he wishes for his brother what he wishes for himself.”—An-Nawawi's Forty Hadith 13 (p. 56)
  20. Taleexi: "Som@li iyo Liibaanow: Markaan OdaySomali u jawaabayey iftataaxan baan ku furtay ee bal ila yare eega Mudane OdaySomali salaan sare baan hawada kuu soo marinayaa ugu horayn!. I wonder though; why is my sixth sense telling me that you are a clown of SOLer?, why am I thinking you are promoting secession more over unity?, why am I thinking you are an underground ambassador for the secessionists' cause. Halkaa markaan kaftanka ku waabiyo, dhambaalkaagii wuxuu i soo gaadhay anoo bed qaba dabadeed si wacan ban u akhristay balse waa aan saluugay . How dared I do such a crime you may ask my friend?" Som@li: ''OdeySomali is a die hard secessionists, I could spot him miles aways, Taleexi almost believed this a genuine with unbiased views. Liibaan, Don't entertain "these silly questions, from OdaySomali and rest, unless they are dumb, they clearly know and aware what is going on in these regions, it is a simple choice, accept justice, or not. "
  21. Liibaan

    SSC SONG

    Great Song, Masha Allah Thank you Khadar for sharing, More SSC Songs....
  22. I repeat: Odey Qabiilist (O somali), you admitted directly and indirectly many times your support for qabyaalad and SL/snm clan faction, and your qabiilist tendencies are obvious to all, take your own advice and stop the hypocrisy, and why don't you remind yourself "Dugsi ma leh Qabyaalad waxay dumiso mooyaanee" You are fraud as other members of the forum suggested [som@li, and Taleexi] , you are clan-secessionist, who is advocating for qabyaalad [snm/SL clan state]. Remember, there is no better alternative than United Somalia
  23. If you want to know my opinion Quote Originally Posted by 'Liibaan' Zack walaal Yes, SSC people and Somaliland people can have peace, it is very possible if both parties are willing to coexist peacefully and compromise. If our brothers from Northwest [somaliland] want to join United Somalia, they are more than welcome, and if they want to leave the Somalia, we wish them good luck. There is no need for wars and force. Every Somali region want freedom, self-determination, justice, etc We all want same thing, we just need to respect each other, peacefully coexist, and if we cannot unite and share one-entity, we can go our separate ways and each region will have their own mini-state. All Somalis regions should work together for the common good, whether we share one-entity or not, we are still neighbors and brothers. --------------------------------------------- Just to clarify, so you would [only] accept either a united Somalia or clan states? (and nothing else) I want United Somalia/Somaliweyn that includes Djibouti, Western Somalia/onlf, and NFD, but to be realistic if Somali people want to have 30 mini-clan states like SNM/Somaliland, Puntland, Galmudug, SSC, Maakhir, Azania, etc There is nothing one can do, the problem is our Somali people don’t want to be united and don’t trust each other, and force and wars will not work either. If Northwest/Togdheer people don’t want to part of Somalia, those of us from Somalia, we should accept the wish of Northwest/Togdheer people. And if Awdal, Maakhir and SSC people don’t to be part of SNM/Somaliland, those from Northwest/Togdheer should accept the wish of Awdal, Maakhir, and SSC people. Respect is a 2-way road Many Somali unionists argue that Northwest/Togdheer Somalis have legitimate grievances and their needs should be addressed within United Somalia, but still Somali unity is sacred and there is no need for clan secession, and Somaliland is an internal Somalia Issue. Similarly, Secessionists argue that they have right to claim all the territories of Former British Colony, while sometimes they concede that Awdal, Maakhir, and SSC people have legitimate grievances, they insist the unity of the former colony is sacred, and the wishes of Awdal, Maakhir, and SSC people is not important. If Awdal, Maakhir, SSC, and Northwest/Togdheer cannot share one entity, then it time to part ways, and Awdal, Makhir, SSC and Northwest/Togdheer, every region should go their own separate ways. After 20 years of civil/clan wars, Now is the time for bold moves toward peace, and all Somali groups should be ready for peace, talks, compromise, and major concessions. We need to start a new page/chapter. We cannot be like Israelis & Palestinians. We Somali people share one religion, one ethnicity, one language, one culture, etc. We should be able to find peaceful solutions for our problems. ----------------------------------------------------------------- The vast majority of SSC people want to be part United Somalia, it means SSC people want to share a country with their fellow Somalis Puntland, Maakhir, Awdal, Galmudug, Hiraan, Northwest/Togdheer, Gedo, Juba , etc You need to understand that SSC is one region in Somalia , like Bari, Nugaal, Mudug, Hiiraan, Awdal, Jube, etc All Somali people collectively need to answer, where is Somalia? Not just SSC people . SSC people believe Somalia as their country, they recognize Sheikh Shariif as the president of Somalia, they willing to wait Central Government of Somalia, temporarily SSC people want to have their own SSC State like Puntland, Galmudug, Hiraan, Awdal, Azania. Secessionists like Siilaanyo, XX, JB are saying SSC People don’t exist, while at the same time they don’t want to be part of Somalia, they are hypocrites. I don’t want SSC Region to be part of SNM/ Somaliland faction, because Warlord Siilaanyo and his fans JB and XX hate and deny the existence of SSC people, and they believe lies like SNM clan militia defeated of SSC people in 1991. When there was no war or battle that took place in North Somalia in 1991. If Somaliland claim all the territories of the former british somali colony, then there is no such thing as Somaliland, because the former colony is dead and irrelevant today. If Hargeisa,Burco, and Barbara want to separate from Somalia, they can do without bringing back the old colonial maps. Somalilanders/ secessionists should understand If Somalia is divisible , So is the territories of former British Somali colony. Forcing SSC people to be part of Somaliland's Colonial map never worked in the past, and it will never work in the future. In 20th century hundred thousands of SSC people lost their lives fighting for their independence and their freedom, and they rejected the British occupation and the unjust British colonial map. Likewise, people of Western Somalia, NFD, Palestine, Kashmiir, South Sudan, Kurdistan, East Timor, all of them don't want to accept colonial maps No want to be occupied and oppressed including Northwest/Togdheer region . Every Somali region will be a player Awdal, Northwest/ Togdheer [somaliland], Puntland, SSC, Maakhir , Galmudug, Hiiraan, Bay and Bakool. Somaliland is like any other Somali region. You don’t have to assume or put words in my mouth. I have big problem with Warlord Siilaanyo, his Somaliland clan militia, because they are waging aggressive clan wars on SSC people. But that doesn’t mean I hate Northwest/Togdheer [somaliland] people or region. Secessionists have problem with Somalia and Governments of Somalia, does that mean they hate people of Somalia? There is a war and a military conflict between Northwest/Togdheer and SSC Regions, but I don’t think people hate each other. NO, Subhana Allah thats haraam and unjust, because I fear Allah and the day of judgment, I will forgive and I wish for Northwest/Somaliland, what I wish for my home region SSC, and every other Somali region Puntland ,Maakhir Hiiraan ,Awdal, Galmudug. Etc. And I would ensure Northwest/SL region get a fair share, like Puntland, SSC, Galmudug, Awdal, Maakhir, Hiiraan, and Gedo Being marginalized or occupied is terrible like the situation in Iraq, Palestine, Kashmiir, or Western Somali/Onlf and SSC Region to a lesser degree, so I wouldn't wish that on anyone. YES, after all that happened, My neighbours (SL), are still my fellow Somali brothers like my Puntland brothers, my maakhir brothers, my Galmudug brothers, my Gedo brothers, My Awdal brothers, my Western Somalia/Onlf brothers, my hiiraan brothers, my banadir brothers, my Djibouti brothers, my NFD brothers. Even if Hargeisa & Burco separate from Somalia, and SSC Region remain as part of United Somalia, we are all still neighbours, and brothers, both sides need to coexist peacefully within one entity or not. In reality Somali problems can be easily solved if Somalis are willing to respect each other, and ready to compromise. I believe all Somali people can coexist peacefully within ONE entity Somalia/Somaliweyn. If one region like Somaliland/Northwest want to separate from Somalia and leave the union, that is fine, their wish should be respected . But also I expect also my neighbours (Somaliland) to respect the wishes of SSC people to have their own SSC State of Somalia and remain part of United Somalia. Unity is always better than division, United we stand, and divided we fall. But If Somali people cannot share one-entity and country SOMALIA/Somaliweyn, and somalis want to have 20 or 30 mini countries, no problem. Therefore, we should respect if Hergaisa, Burca, and Barbara want to have a country called “Somaliland”. Similarly, we should respect if Las Anod, Buhoodle, Taleex, Yaqoori, Boocame, widhwidh, and Xudun want to have a country called “SSC”. We should respect if Borame and Zeylac want to have a country called “Awdal” , and also we respect if Las Qorey, Badhan, and Dhahar want to have a country called Maakhir. I think I am reasonable and fair person. I believe the Golden Rule “One should treat others as one would like others to treat oneself”, and in Islam we have a hadith “None of you [truly] believes until he wishes for his brother what he wishes for himself.”—An-Nawawi's Forty Hadith 13 (p. 56) Excellent points bro. and can add the quote from the great philosopher Immanuel Kant, my signature!
  24. I respect the wishes of Awdal people, on May 18, Awdal people organized big rallies and protests calling snm clan militia to leave their Awdalland. Most of them were saying “Long Live Awdal State of Somalia, Down to Somaliland. It is you who is unwilling to respect the wishes of other people whether it is Awdal, Maakhir, or SSC. Both Awdal people inside Awdal region of Somalia, and Awdal communities outside Somalia demanded their rights (freedom and self-determination). Majority of Maakhir people support United Somalia and Puntland. It none of your business whether SSC people follow one or 10 roads, you cannot meddle their internal affairs. Majority of SSC people don’t want to be part of snm/Somaliland, meaning you cannot keep them under our clan umbrella. Snm/Somaliland will remain under United Somalia umbrella.
  25. OdaySomali;722551 wrote: In your moment of attempted defence mode, you have inadvertedly confirmed that you're a tribalist, which was clear for everyone to see anyway. You didn't deny being a qabilist but accused me of hypocracy - that I shouldn't call you out on your qabiilist tendencies. If you want to know my opinion, click here . I will remind you: "Dugsi ma leh Qabyaalad waxay dumiso mooyaanee". Cheers. Mr. Odey Qabiilist (O somali), you admitted directly and indirectly many times your support for qabyaalad and cllan faction, and your qabiilist tendencies are obvious to all, take your own advice and stop the hypocrisy, and why don't you remind yourself "Dugsi ma leh Qabyaalad waxay dumiso mooyaanee" Stop being clan secessionist, and stop advocating for snm/Somaliland clan-state and clan secession. There is no better alternative than United Somalia