
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Cadowga Kowaad ee Unionist SSC Regions waa Somalidiidka iyo Warlord Siilaanyo Dhiigyacab The unoinnist SSC People and Puntland People are one people, inseparable people. SSC People and Puntland share million things, religion, kinship, language, culture, history, geography, land, one country [sOMALIA], one flag [the Blue somali flag], a common future.... SSC People have a problem only with Warlord Faroole, the unionist SSC don't mind to be part of Puntland, because Puntland is PRO-SOMALIA and Pro-Unity. But presently SSC People want to have their own SSC Autonomous Regional State of Somalia, to make the voice of the Uninoist SSC People heard loud and clear.
-
A_Khadar;751601 wrote: SSC obssession!!! Somalidiidkii, they suffer from SSC obssession!!!
-
A_Khadar;751601 wrote: SSC obssession!!! Somalidiidkii, they suffer from SSC obssession!!!
-
Somalia;750612 wrote: Of course my friend was disrespectful , this is the man who got elected because he promised to return money he stole in the 1980s from a sugar factory project, a man with no principles just like his people who trade their dignity for a few dollars! You shouldn't insult SSC People, show some respect and maturity
-
Somalia;750589 wrote: Laascaanood is such an underdeveloped city. It's on par with Baidoa but at least the WFP, WHO and the UN know about that city... I am glad that Former Prime Minister of Somalia Prof. Ali Khalif ignored you and your friend, because you two were rude and disrespectful. Anyways, It seems you and your friend have issues with SSC People, and Las Anod City.
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Liibaan replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Shacabka SSC waa ka go'antahay inay dhulkooda Las Caanood iyo dhamaan deegaanada SSC ka xoreeyaan Warlord Siilaayo iyo Jabhadiisa Somalidiidka ah. Shacabka SSC waxa ee qabsanayaan Shirka Xoreynta SSC (ama Khaatumo II) oo ka dhici doona Xaaruunta Daraawiishta ee Taleex, si loo xoreeyo Deegaanada SSC. Waxaa hubaal ah, hadii Dhiigyacab Siilaanyo uu Socdaalkiisa Laas Caanood horey usii sheegi lahaa, in maanta uu naftiisa ku waayi lahaa ama dhaawax weyn kasoo gaadhi laa Gardarada iyo faduusha uu la soo doontay Shacabka Laas Caanood iyo SSC. Waa wax aad looga xumaado - nasiibdaro, in maanta Dhiigyacab Warlord Siilaanyo oo ah Cadowga midnimada Somalia iyo cadowga Shacabka SSC, in uu yimaado Magaalada Laas Caanood, oo ah xaruuntii Daraawiishta iyo Xuduntii Midnimada iyo Gobanimada Somalia -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Liibaan replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Odayaasha Laascaanood oo Taageeray Shirka Weynaha Xoreynta SSC / Khaatumo2 ee Magaalada Taleex waxana Saxaafadda Baaqan soo gaadhsiiyey Oday Maxamuud Cabdi Maxamuud Xaabsade ( Dhakalaf) KA: Odayaasha Laascaanood Ku: Dhamaan Bulshadda *********** Gudo iyo Dibadd Ujeedo Taageerid Shirkaa Khaatumo2 iyo Goobta Taleex Anaga oo ah Odayaasha Gobalka Sool gaar ahaan Laascaanood waxanu halkan idin soo marinaynaa Baaq Taageero ah, hadii aanu nahay Odayaasha Laascaanood waxaanu Taageero hiil iyo hooba ah la garab taaganahay shirweynaha loo bahansan yahay 5 November 2011 kaas oo ka dhacaya xaruntii Daraawiisheed ee Taleex, waxanu balan qaadaynaa hadii aanu nahay Odayaasha Laascaanood in aanu shirka Taageersan nahay isla markaasna bar barkayaga aanu hawsha ka wadno waxanu mahad u soo jeedinaynaa Garaadkii Gogosha dhigay, G6 iyo waliba Gudidda Khaatumo2 ee gudaha jooga kuwaas oo qabtay hawl aad u weyn mudadii ay dhulka marayeen isla markaasna wax badan oo la faafin jiray soo afjaray waxanuna Isimadda *********** ka codsanaynaa in Hawlaha Shirka ay u daayaan Odayaasha Is Xil qaamay xiligan adag oo ay Yeeshaan Gudoonkooda oo kaliya. Geesta kale waxaanu baaq u diraynaa dhamaanba Shacabka *********** gudo iyo Dibadda waxaanuna ka codsanaynaa in ay Taageeraan shirka Khaatumo2 si looga baxo mar xaladan adag ee qayrkeen inaga reebtay Magacyadda Baaqan soo saaray Cheif Caaqil Axmed Cabdi Cawke ( Hoolif) Caaqil Maxamuud Maxamed Ciise Good Caaqil Yuusuf Jaamac Halas Caaqil Siciid Aw Xirsi Caaqil Cali Aw Nuur Oday Maxamuud Xaaji Ismaaciil Oday C/laahi ciise Oog Oday C/laahi Sayid Maxamed Caaqil Dalmar X Maxamuud Mire Caaqil Cabdilaahi Saleebaan Axmed Oday Abdi xirsi Faarax Jiir Abdi Cawad Mire Xasan Maxamuud Wadde Caaqil Abdi Maxamuud Goonle Caaqil Maxamed Ibraahim Caaqil Maxamuud Fariid Caaqil Maxamuud Baashe Caaqil Faandhe Xaaji Maxamuud Oday Daa’uud Salaad Qaargooye Caaqil Daahir Maxamed Cumar Oday Maxamuud Cabdi Maxamuud ( Dhakalaf) Oday Cabdilaahi Maxamed X. Faarax ( Makhtal) Oday Caweer Xaaji Xuseen Oday Cabdilaahi Xaaji Xirsi Caaqil Xaaji Mahad Xaaji Yuusuf waxana Saxaafadda Baaqan soo gaadhsiiyey Oday Maxamuud Cabdi Maxamuud Xaabsade ( Dhakalaf) -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Liibaan replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Kulan Ay Yeesheen Haweenka Magaalada Laascaanood oo Ay Ku Taageereen Shir Weynaha Xoreynta SSC / Khaatumo 2 Ee Taleex Kulan si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen haween aad u tira badan oo isaga kala yimid xaafadaha magaalada laascaanood ayaa haweenkii ka soo qayb galay si isku mid ah uga hadleen taageerada ay u hayaan shir weynaha khaatumo 2 ee beel weynta dhulbahate laguna qaban doono Degmada Taleex. haweenkii shirkaasi ka hadlay ayaa si xamaasad ku dheehan tahay ku cabiray in shir weynaha khaatumo 2 ee loo balan sanayhay in uu qabsoomo horaanta bisha soo socota ay ilaahay ka rajaynayaan inuu noqdo kii beel weynta *********** u horseedi lahaa midnimo iyo wada tashi ay danaha ubadkooda gartaan shirkan ayaa waxaa ka dhex muuqday hooyooyin badan oo ku dhaqan magaalada laascaanood oo wakhtigooda qaaliga ah siiyay inay warbaahinta u mariyaan fariinta taageerada shirka khaatumo madasha ay isugu yimaadeen. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Liibaan replied to Wiil Cusub's topic in Politics
War Criminal Siilaanyo made a secret visit to Las Anod - SSC Regions of Somalia. Warlord Siilaanto' trip was shrouded in secrecy because of obvious security reasons. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Liibaan replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Gacan Ku Dhiigle Siilaanyo oo saaka ku sharaabay Gobolka Nugaal Saturday, 08 October 2011 12:02 | Written by Buhodle.net Dhiigyacab Siilaanyo Horjoogayaashii hore ee SNM oo dhiiga badan ku daadiyey gobolka Sanaag iyo Sool ayaa socdaal daandaasi ah iyo hurin colaadeed waxay saaka ku tegeen Gobolka Nugaal.,meel aan ka fogayn caasimada Puntland Gacan ku dhiigle iyo danbiile dagaal Siilaano,Gacan ku dhiigle iyo danbiile dagaal Muuse Biixi, gacan ku dhiigle iyo danbiile dagaal Taani ayaa Socdaal daandaasui ah ku tegay Gobolka Sool iyaga oo uga sii gudbay gobolka Nugaal halkaasna ay ku cabeen sharaabka kulul oo Siilaanyo jecel yahay oo ahaa mid la mid ah kii ku kalifay in uu 2:00 Am subaxnimo uu warsaxaafadeed cay ah uu qabto Booqashada waftiga Isaaqa ay ku tageen degaano ka mid ah degaanada ay degaan Beesha *********** iyo ********** ayaa wax uu jawaab u yahay hadal dhowaan ka sheegay saxaafada RW Soomaaliya Cabdiwali Gaas oo ahaa in Goblada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya ay ka mid yihiin Soomaaliya. Jawaabta Madaxda Beesha Isaaqu doonayaan in ay gaarto bahweynta ******* ayaa ah in Degaanada Beeshaas qaarkood horay loogu haystay xoog waxashnimo ah sidoo kalena inta soo hartay ay noqon doonaan kuwa mara meeshii ay martay Laascaanood waana sababta keentay maanta in Siilaanyo iyo Muusi Biixi oo xiligii ay ahaayeen Madaxda SNM ahaa kuwo xasuuqi jiray,dili jiray dhaci jiray shacabka reer guuraaga ah oo ku nool Sanaag iyo Sool,iyaga oo danbigaas loogu gaysan jiray isirka ay ka soo jeedaan oo ahaa *******.ayaa maanta si nabad ah duleedka Xarunta Puntland ee Garoowe ugu sharaabay iyaga oo sheeganaya guul iyo in ay xoog ku tageen degaano cusub iyo xadkii Ingiriiska. Ugu danbayntii Jabhadii SNM iyo Madaxdoodii sida Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo Itoobiyaanku soo hubayn jireen sanadihii sideetamaadkii ayaa ku guul daraystay xiliyadaa in hal tuulo oo ka mid ah degaanada ***** qabsadaan hase ahaatee waxa nasiib xumo ah in 13 sano ka dib dhalashadii maamulka ***** samaystay ee Puntland ay noqdeen kuwo degaanka qaarkiis gacanta ay ku dhigaan inta soo hartana horay ay uga cabsiiyeen madaxda Puntland in ay soo booqdaan degaanada ay sheegato SNM. xigasho: ALLSANAAG.COM -
oba hiloowlow;748643 wrote: Saalax wallee igama xigtid Sanaag iyo sool waligaa is waal, ayeeydey ii so kurisay ilaa yaraanteydaa walina ii garabtaagan inteey uu dhalatay intaas is weydii bal. Btw im not even from jowhar.. Oba, Reer SSC iyo Reer Jowhar ayaa isxiga, waayo wax badan ayee wadaagaan oo ka dhaxeeya sida Diinta Islaamka, Luqada Afka-somaliga, Dalka Somalia, Calanka Somalia, etc . Kuwan Somalidiidka iyo Reer SSC waxba ma wadaagaan, waxna kama dhaxeeyaan. Faisal Waraabe suu sheegay kan Somalidiidka iyo Xbashiga ayaa is xiga. People of Awdal State want to be part of United Somalia People of Maakhir State want to be part of United Somalia People of Sool Snaag, & Cayn - SSC State want to part of United Somalia If United Somalia is divisible, the former British Somali Colony is divisible as well. If Hargeisa-Burco-Barbara Triangle have the right to create their own "Somaliland Clan-State" and separate from Somalia, also people of Awdal, Maakhir, Sool, Sanaag, and Cayn have the right to be part of United Somalia.
-
Som@li;746854 wrote: Thanks Libaan, for the update, Maakhir will happen, despite many challenges and obstacles. You welcome walaal Som@li, Insha Allah Maakhir people and Maakhir State will prevail against all odds. Vive Maakhir State of Somalia
-
Congratulations to Awdal State of Somalia Awdal people are patriotic people, they support peaceful and United Somalia SOMALIA : United We Stand, Divided We Fall
-
Carafaat;746773 wrote: The biggest crowd and best welcome for the Khaatumo Conference Committee so far. Not organising the conference in Las Anod and calling the city of Las Anod not a free town and occupied, is an insult for the good people of Las Anod. X Xunjuf/Carafaat, worry about your somalidiid-land, not SSC, not Khaatumo, not Las Anod or Buhoodle. The SSC Khaatumo II conference will take place in city or territory controlled by SSC people and SSC State, not occupied city. Las Anod support SSC Khaatumo Delegation and NOT Somalidiid Clan Militia. The huge welcome and support that SSC Khaatumo delegation received from Las Anod people and all SSC People, is an insult to Somalidiid Clan militia in Las Anod.
-
The Zack;746639 wrote: I like this. Bahashu korka wey ka socon weydaye hoos halaga wado. Somalia was trying to rebuild itself from the top to the bottom, that hasn't worked for 20ish years, let's try it from different angle now. Ministates it is! Well said Zack, I agree with you.
-
The Zack;745865 wrote: Waaryeey Liibaan, Shariif Canbe can't be trusted. Tell the good Garad to leave that place ASAP. Previously, Shariif Canbe had three Bosses, Museveni, Mahiga, and Shariif Sakiin. Now with Faroole on board, he has four bosses. He is not a man of his words. He can't make decisions by himself. Ask Farmaajo if you don't believe me. Waryaa Zack, You are correct President Shariif has his flaws and mistakes. But the meeting between Somali President Shiekh Shariif and SSC President Sulieman Xaglatoosiye & Garad Jama was good, TFG and SSC agreed to work together for national somali unity. SSC People supported every Somali President from President Aden Abdulle to President Shariif. Somaliland Clan Secessionists Cry Foul Over The SSC-TFG Meeting Somalina;746591 wrote: Midbaa ca dh ooday markuu aqriyey newskan. Op-Ed:Those who do not comprehend Somaliland, can seek citizenship in Somalia The Self named SSC group are alien and not genuine of the region. The self named SSC group which are suffering identity crises, sought cheap shot diplomacy in the TFG of Sheikh Sharif. They have assured to extend their animosity towards Somaliland in every trench. If we have to consider their claim to represent SSC, first and foremost, the folks are confused and myopic about their goals and are by now rather reckless and lost in the famous Somali politics of back stabbing. They are dwelling in Mogadishu begging their earned Independence in 1960 with the Somaliland block, that is if they were to be genuine. It is laughable to see them back to square one, doing what Somaliland stood firm in dealing with Southern Somalia. They claim to dismiss the accord of Somaliland communities in Burao Declaration in 1991. They despise the call from Hargeisa to end animosity among the communities but rather chose to pursue what Somaliland turned down to accept from Mogadishu. http://somalilandpress.com/op-edthose-do-not-comprehend-somaliland-can-seek-citizenship-in-somalia-23771?utm_source=feedburner&utm_medium=feed&utm_campaign=Feed%3A+somalilandpress%2FlHUW+%28SomalilandPress%29