Abdulladiif Al-Fiqih

Nomads
  • Content Count

    716
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdulladiif Al-Fiqih

  1. .... ^He just called you 'Qaxooti' iyo 'Laaji' adiguna ma fahmin aad ii leedahay. Bishaaroy ninka ilkaha yar yar kasiib ama iigga leexo May Allah Bless his soul and grant him a jannah. .....
  2. Haduu geel dhurwaa qaado Oo adhi kusoo gaadho Oo laysu jiibsadoo dagaal Ooda lagga qaado Oo ido ladhaawaco Riyana geeska lagga tuuro Oo maacdu ay badato Oo laysla wada buuqo Meeshaa ninkii soo maraa Soo fajicimaayo?
  3. That's what the poor maskeenah gets when she spoils rotten Mr. Minjo-baasto ood moodid qaxootigii sablaale (no clue where that is, lol) inuu ka soo hadhay. Wax loo naxo walee ma istaahilaan rag aan ogahay. I think we should sue them for that in-proportionate calool iyo minjo. Iyagaa waxaas dhan katabeeya. Naa ninka bariis iyo baasto ku gur yaan laggaa damcine
  4. ^Xiin, sheekadaa igga dhaafe ku aawey oo miyaad registar-gareys meeshii iyada ahayd? dhankayga, I'll be doing that soon I'A and will be taking at Minneapolis location. Bal warkaaga hala maqlo aan isla qaqabane e.
  5. politics waxba ha aadin. niman isla weynoo in ay ayaga kaligood wax kala garanayaan isu qabaa jooga. Meshaas gardaro garab og baa joogta, calashaan "Gurbaan ama garabkaa hakuugu jiro ama gacalkaa hakuu haayo". General Duke oo Libaax-Sanka-Taabte hoosta iska ogyihiinbaa jooga e iskaga joog awoowe.
  6. ^My sis in Islam, send them to me and I will make sure I send to those poor kids in Dadaab Refugee camp or to one of those Displaced people in Somalia. check your PM for the address to send to. Thank You in advance.
  7. ^Xiinow adeer waxaagu waa xaajo kaakicis dee. War ninku waa tol e ubatada iyo waaweynka aad uggu yeedhayso kadaa . Paragon, adeer sheekadu haday kaftan tahay maxaad ugga maqantahay. War kaaley, adaanba kaashakiyaye malaha kuwa dabinka la-rabey baadba kujirtey? A&T, adeer waan kula taliyey anigu. Haygula soo gal galan mar dhaw.
  8. ^War A&T-ow, waad ogtahay ragii aad ishayseen(magacyadooda masheegi karo e ) maanta markay arkaan adigga iyo hablihii meeshay idin kamareyso, walee way dabaal-dagi doonaan . Adeer dabinkii lugula rabey waad gashay rag baana arintan kasoo shaqeeyey Emporer waa ka mid ragaas waxba yuusan kuusacabayn ama qosol aan lagga dambeyn hiilo gaaga dhigin...walee kulama hayo. War isdabo-qabo oo hablaha xaal iyo xumayn usoo diyaari ilana soo xidhiidh markaad soo diyaar garoowdid
  9. ^ The Zack iyo A&T, adeer labadiinaba anaa inin aqaana, hadii loo baahdana waan inin kala bixin midkiina wayn e, isu keen-keena. Kaftan Maaha yaah
  10. ^You wanted to gain weight and went to the gym? Somebody should've advised you to get married. Any Soomaali dhuubo dhex-yar, give her couple of years and 2-3 kids.
  11. ^Awoow, whatever you do, don't suggest that he puts her on the ticket. That will turned out to be a disastrous ticket. Lets hope that the majority of the 18m and the 48% will come around once the compaign moves to the next level. They have to do that or endure another 4-8 yrs of McBush.
  12. I was happy to see my maryooley caasho iyo caadil, young and old, lab iyo dhadig(labadaan wixii dheer shaqo kuma lihin) engaged in politiks....I'A soon we Minnesota Maryooley will send 1-of-us to the senate/congress. Arintaas halayga qoro fadlan.
  13. ^Was that the early days of his capture mise wax cusubaad ka hadli JB? MMA, you guys in Canada need to work extra hard, dawlada waa inaad pressure saartaan. A&T, salaan sare awoow. Ii waran, waxaan maqlay macawistiibaa shalay laggaa xaday bal suun iyo wax soo gado oo adkee hada kadib.
  14. Part 1: Bashir Maktal, A Canadian Jailed Overseas Documentary: Into the Darkness A Canadian citizen, languishing in a foreign prison without being charged with a crime or appearing in a courtroom -- and never seeing a lawyer, or for that matter, a Canadian consular official. This was the experience of Bashir Maktal, who has been held in Ethiopia for more than 16 months. And no one in Ottawa or the Ethiopian capital of Addis Ababa wants to talk about his case. The Current producer John Chipman investigated Bashir Maktal's story and joined us to talk about it. Music Hamza el Din -- Eclipse Listen to Part One: Part 2: Bashir Maktal, A Canadian Jailed Overseas - Documentary (Cont'd) Documentary: Into the Darkness (continued) Part two of our documentary about the case of Bashir Makhtal, produced by The Current's John Chipman. Listen here
  15. ^Nin waalan buu ahaa ninka A&T uu kasheekeeyey. Naag Dheer oo dabo malaasan maxaa u geeyey markii horaba? Naag dheer odayadii hore ayaa kadambeyn jirey sxb hada xaalku waa "ha gaabnaato ha guduudnaato"
  16. Every Ethiopian you meet is lately asking you about this sick question before you even discuss what is going on in Somalia and why is Ethiopia is so involved in Somalia. The question is what is your clan Why do you want to discuss with Ethiopians what is going on in our homeland?
  17. Great o n l f is a treat to the safety of Somaliland as well as that of Ethiopia Could you explain How ONLF is a threat to Somaliland and Puntland? As far as I know, ONLF is a threat to Meles Regime and I do not understand how they could be to these admins unless you are saying they are themselves part of Meles regime....
  18. ^You two, stop hijacking Cayro's thread. Get your own qol, I mean thread.
  19. ^Tourists reer galbeed ah ma rabno! We dont want infidels in our country Buuxo...Bu'aalena railway-gaas marinmaysid e meel-kale mari eedo
  20. I forgot to add Cade Calool kuus and Gaabgaab's pic. Will do it next time IA
  21. ^Abtigiis, kureygani yaysan ku xiijinin....especially Naxar-kan aanaa kuu aqaan waa cunug yar, haku daalin intii horey kaagga gaadheyna hadal kaa khasaaray uun kasoo qaad. We loose thousands for the 'qadiyada', there are abt 15,000 O.gadenis, men and women in Ethiopia's underground jails for this cause labadan nina dadkaas uuneby kamidyihiin. The struggle will continue regardless.
  22. ^Do you think your proof worth sh!t. You must think of yourself big, bigger than adeer Legese.
  23. Maamulka Puntland ee habowsan oo haya jidkii qodxaha badnaa ee Ka-ganacsigga Soomaalida SG oy kagga dayanayaan Riyaale iyo Taliskiisa u adeegga Tigreygga. Intii lasocotey Falka Riyaale waad xusuusataan cidhibtet reebtey bal tana waaba la ogaandoonaa. April 24, 2008 (ADDIS ABABA) — Ethiopia's ****** rebels on Thursday condemned the arrest of two of their top leaders by the authorities of Somalia's northern breakaway Puntland region. The ****** National Liberation Front (ONLF) - a Somali-ethnic movement which has battled Addis Ababa for two decades - said its leaders were arrested on Tuesday. "The two ONLF political prisoners were removed by force from their hotel in Garowe in central Somalia by security forces of the Puntland administration," the rebel movement said in a statement. The rebel group said the two ONLF leaders were then driven in the personal vehicle of Puntland's finance minister back to the ****** border and handed over to Ethiopian security. ONLF's statement
  24. ^Kaaley, ma inuu dhiigu naggu kacaad rabtaa? Anigu koley kuma jiro cidii fiirsani ha fiirsato. Yesterday, I heard this elderly man who was informed of his 2 nephews shot by wayone while they sitting in a maqaaxi drinking their casariyo. The oldman heart-attach aa kudhacey wax yar kadibna waa la aasay. Allah Yarxam. Really Sad.