dhowr nin oo tuugo ah ayaa isa soo raacay waxay galeen beer si ay khudaar uga soo xadaan , markay beertii galeen ayaa nin walba waxbuu soo goostay
sida canbe,liin dhanaan ,saytuun ,qarre iwm.
NInkii liin dhanaanta soo goostay ayaa is yiri bax markuu iridii beerta marayo ayaa waxaa qabtay nimankii beerta lahaa waxay yiraahdeen ninkasta waxa uu soo goostay ayaa dabbada laga galinayaa loooooool.
NInkii meeshii laga sugayey inuu naxo ayuu qosol la dhacay,waxaa la waydiiyey war maxad ku qoslaysaa wuxuu ku jawaabay "waxaan la yaabanay ninka qarraha/xabxabka soo wata".