Hashim

Nomads
  • Content Count

    22
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hashim

  1. if there is recognition of the so-called somaliland, puntland had already captured SOOL and SANAAG BARI and the Djibouti will capture AWDAL and no one will mind if W.galbeed, Togdheer (which is not enthaustiatic for the seperation) and Berbera could rule themselves or ask outside help.
  2. OG Girl, thanks as you said i will let the admin to do their job otherwise we regard this website one of the somaliland websites..
  3. Jasmine Ishaad ka ridday, why is he investigating ALLPUNTLAD alone while every net belongs to one group or individual, some say naked like mudulood some half naked like hiiraan, dayniile, hobyonet somaliland... puntland.. enz while others took Somali name like somalinet, somaliweyn enz. SO, Could MMA investigate the owner of somalinet for instance or Mudulood or ?
  4. deleted [ February 06, 2004, 06:20 PM: Message edited by: Admin ]
  5. Maxay ku kala duwan yihiin Boqor Buur=madow iyo Siilaanyo Posted to the web 09:01 Feb 05 2004 Feb 05 2004 Hargeysa,(Somaliland Net) - Guddoomiyaha wakhtigan ee xisbiga KULMIYE, ayaa 31/01/04 gurigiisa ku qabtay wax loogu yeedhay shir-jaraa’id oo uu ku gooni yeelay waraabinta sida gaarka ah loo leeyahay, isagoo nuxurka warka uu suuqa madow ku bixiyayna uu ahaa u doodista Boqor Cismaan Buur madow, oo ay marka la eego sida uu u hadlay Siilaanyo ay isku mawqif ka yihiin dhabar-jebinta qaranka ku socda dhammaystirka dimuqraadiyadda. Marka la eego wixii uu warbaahinta ku soo bandhigay Boqorku, waxay ahaayeen tallaabooyin ay si weyn uga biyo diideen bulshda reer somaliland ee ku ad-adag ilaalinta madax-banaanidooda. Rayal caamka dadka reer somaliland intooda badan, ayaa markii laga daawaday waxa shirka jaraa’id loogu yeedhay TV-ga Hargaysa, si la mid ah sidii Boqor Cismaan uga biya diiday, iyadoo hooyooyinkii, dumarkii iyo waayeelkii daawanayayba badidoodu ay afka gacanta ka saareen waxa ka soo yeedhay odayga. Mid ka mid ahayd dumarkii daawanayay, ayaa aroornimadii, iyadoo u waramaysa mid ka mid ah weriyayaasha Maandeeq tidhi “Hooyo xalay ma daawanaysay TV-ga Hargaysa, maxaa odaygii Siilaanyo helay, sowkii sidii Buur Madow u hadlay”. Dhab ahaantii, waxa dareenka haweenaydaasi uu ahaa kan ay dadka caadiga ahi ee aan siyaasadda ku fogayn ka qabeen odayga, iyadoo dadku marka ay arrintaasi ka sheekaynayeen ay is-bar-bar dhigayeen hadalkii Boqorka iyo kan Siilaanyo. Erayada ay dadku sida weyn uga biyo diidanaayeen, waxa ay ahaayeen, kuwa Siilaanyo uu u dhigayay sida mindida labada af leh, taasi oo ay ka mid ahayd erayga uu ku daafacayo Boqorka ee uu ku leeyahay “Haddii Boqor Cismaan maanta yidhi waxan doonayaa inaan nabad gelyo kaga shaqeeyo arrinta oo waxaan doonayaa inaan tago C/laahi Yuusuf iyo dadkiisa, taasna gacan layga siiyo dagaalna aan lagu deg-degin, taasna in lagu taageeraa aniga wax fiican bay ila ahayd, umana arko inay tahay wax laysku xidho iyo wax laysku cebeeyo toona”. Haddaba waxa marka la eego doodo guddoomiyaha wakhtigan ee xisbiga KULMIYE muuqanaysa in tallada uu hayaa ay tahay in kaalinta xukuumaddii ay bulshadani dooratay meesha laga saaro, arrinkuna iska ahaado “Dabadaa rogan”, oo qof waliba jihada uu doono uu u dilaalis tago. Dadkii arrintaasi kaga doodayay goobaha kulanka, gaar ahaan mafrashyada fadhi ku dirirka siyaasadda oo inta badan ay isugu yimaadaan dadka u dhuun daloola siyaasadda, ayaa arrinkaasi si weyn loogu lafa guray. Mid ka mid ah ragga u dhuun daloola siyaasadda oo arrintaasi ka waramayay, ayaa yidhi “Arrinka Siilaanyo maaha inuu u hadlayo xil-dhaqameedka Boqor Cismaan ee waa mawqifka ay iskaga midka yihiin”. Waxa ninkani uu ku sababeeyay in Siilaanyo aanu u hadlay xil-dhaqameedka, in hore loo xidhay madax-dhaqameedyo kale, balse marnaba aan Siilaanyo sida Boqor Cismaan uu ugu hadlay aanu ugu hadal. Sidoo kalena, waxa goobaha arrintaasi lagaga hadlayay intooda badan, laysku weydiiyay waxa odayga helay ee sababay in uu isagu qaato kaalinta xukuumadda ay bulshadani codkooda ku dooratay, iyadoo weliba xisbigiisa lagaga guulaystay cod aan sidaa u sii badnayn. Waxa si weyn looga naxay in Siilaanyo uu qirto in uu isagu Itoobiya u tegay sidii ay C/laahi Yuusuf uga qancin lahayd, isagoo yidhi. “Arrinta ugu weyn ee aan Itoobiya u soo maray berigii dhawayd ee aan dibadda ka imid, waxay ahayd inay arrinta wax ka qabato oo khaasatan ay C/laahi Yuusuf ku qanciso oo ku tidhaahdo ka baxa dhulka aad ku soo duusheen, arrintana nabad lagu dhammeeyo, waayo dadku aad bay nabad gelyo ugu baahan yihiin”. Waxa markii aad erayadan dhuuxdo la xasuusan karaa tallaabadii uu xabsiga ku mutaystay Saleebaan Aadan “Saleebaan gaal”, wakhtigii uu Jabuuti soo maray, isagoo ka yimi Yurub. Shacbi weynaha reer somaliland ee gudahooda dhiiga iskaga daadiyay qadiyadda ilaalinta madax-banaanida somaliland, marnaba yeeli maayaan, taageerina maayaan erayo laba af leh, oo loogu duur-xulo baabiinta qaranimadooda, inta C/laahi Yuusuf uu ku jiro taago dhul somaliland ahna ka seexan maayaan taageerada ay xukuumadda arrintaa ugu hayaan, haddii aanay cudud muujina shacbigu, iyaduu ku dareeri lahaa. Si kastaba arrinku ha ahaadee, waxa odayga looga fadhiyaa inuu mabda’iisa dibadda la wareego sidii saaxiibadii oo uu ugu dambeeyay maamulihii ololihiisii doorashada sifir ee Xamar ka degay ama uu aqoonsado xukuumadda jirta ee kaga adkaatay doorashada. Waxaana marka laysku soo koobo jawaabta arrintan ay u eeg tahay murtidii Faarax Nuur ee ahayd “Booraan afkii laga qafilay, khabarna hooseeyo, manaa midiyo lay qarshaa laygu qali doono”. Posted by M Ghalib, Somaliland Net. Email: news@somalilandnet.com Reporter: Sa'eed Yare
  6. Ciidanka qaranka somaliland oo kubad la ciyaaray walaalohood ciidanka Ethiopia
  7. The best way to invest your money is to give a genuine CHARITY, not any charity.
  8. Mr Libaax, this believe doesn't come from vaccum. it come from many evidences which i mentioned little bit of them. do u want me to tell more. take Siilaanyo and Riyaale for example who were they? Minister and ....
  9. If i create like a TALIBAN militia to fight against all these warlords and to restore LAW & ORDER in the country; is this NOBLE end justifies to kill anyone who are the side of the warlords?
  10. if we look back the somali modern history we see that the inhabitants of this trangle area of somalia (Harg-Berb-Burco) were like other soamlis benefited/suffered the freedom of pour nation. during 1960's they took part of the democratic process which was one of the best democracies in Africa. the prime minister of the last democratic elected government was from that area. when the military government took the power however, they didn't loose too much, on the contrary they got a lion share. for example, one of the 5 supreme revolutionary council and vice presidents was Gen. Ismail Ali Abokor in addition the prominent foreign affairs minister Omar arteh qalib, in addition to that many military and civilian from the triangle were in high ranks of this revolutionary government; here are some of them: Gen. Ismail ahmed Ismail head of Soamli Jail Guards which was known (Ciidanka Asluubta) Gen. Jamac Mohamed qalib head of the police, also two of Soamli three military divisions coimmanders were from that area, plus many ministers and deputy ministers, managers enz. in his latest days siyad barre created prime minister post and we know that Mohamed xawadle madar and Cumar carte qaleb (who both were former ministers) were the last prime ministers of Somalia. There is no disbute that Jirde Xusen (A.h.n) was the richest man in Somali and as we know he had skyscrapers in Mogadisho, he and many other tycoons like Ali jirdeh were also from that area. Many observers believe that the uprising of the people of that area was not merely as the result of oppression of Siyad barre's regime (which was normal in many somali regions) but as a result of the wealth (both from home and abroad) and the power which they acquired during siyad barre's rule. in conclusion, the interest of these and all Somali brothers is the UNITED and JUSTICE based Somali government which everybody get what he deserves and not seperation and hate which could destroy themselves before anybody else.
  11. Originally posted by Nasir: Dawlada somalilandna ma aha kuwa xidhay ee go'aankaas gaadhay ee beeshu ka soo jeedo ayaa dawlada ka codsatay, Haddaba malaha C/lahi Yusuf baa odayga xiray
  12. History repeats itself, this was happening to IKHWAANUL MUSLIMUUN by Gamal Abdulnasir and now is saudis turn. Haniif, how you can proof its propoganda clarify it pls.
  13. Originally posted by SmithNwestern: Heshiis buuxa oo ay hoggamiyaasha Somalid Gaareen ,wajiaga3xaad oo la filaayo in uu furmo maal maha soo socoda . 7-Maadooyinka iyo manaahiijta Dugsiyada waxbarasahada ma noqon doonaan dugsiyo u gaar Muslimiinta. oo waxaa is weydiin leh qolada dugsiyada la dhiganaysa?
  14. As Sooyaal said, Somali the Home Anarchists. we have to establish a yearly Anarcjhist Summit in somwhere in Somalia and we have to invite all anarchsits around the world.
  15. where is the RED SHIRT of shaati guduud?
  16. Ilaahay ha u naxariisto, INSHAAALLAAH waa shahiidiin dhammantood.
  17. Af qalaad aqoontu miyaa? Maya..Maya.. Maya