nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. nuune

    Somali Bantus

    wallaahay dhiigaa i karo markaan maqlo soomaali baa ka soo jeeda carab, bari dhaxdaas xataa mid baa intuu agteyda saas ku yiri ayaan feer u duubtey, waan dili lahaa ku kalaa iga celiyey inaan ku tuntaan rabey. yes, carabtu dhaqan iyo diin waan wadaagnaa, so as the Irish too
  2. nuune

    Somali Bantus

    ^^ Lets say the Arabs came to Somalia, they found some women there, who were those women, where did they originated from, not from Arabia by the way, lets say they were African origins(lets say they were Bantu to satisfy few) for 2 minutes, ok, the Arabs did their thing, haweenkii uur bey qaadeen, yey dhaleen, anagey na dhaleen soo ma ahan, ma garacyo ayaan wada nahey kolkaa, the 2 minutes finished, now for those who claim we are Arabs, you actually saying Arab ayaa fuuley haweenkeena, kadibna na dhaleen. marka ha la is jiro waxyaalaha qaarkood ee lagu hadlo. Personally, xageen ka soo jeednaa, I know it, and I think I said it before, Soomaalidu waa qowmiyad xadaarad soo jireen ah laheed oo waligeed soo jirtey sida Hindiya, Shiinaha, Abysinia iyo Masar. Marka taariikhdiina ku faantama oo dhaha qowmiyad gooni waligeed u taagneyd ayaan aheyn kana soo jeedin Carab iyo Afrikaanba, yes, we happen to have our country inside African continent.
  3. Eng.Cadde;798830 wrote: Good news.Let somalis come in some sort of agreement and share the money. i am going to buy a house in garowe soon There is no such thing as sharing the money, the money generated will be spent on public infrastructure, houses, hospitals, roads, institutions, social, education, farming, communication and so on. So work on your way to work for the oil companies, and you will earn a descent wages to buy that house in Garowe, subsidized government house is the least you will get, thanks to the oil.
  4. nuune

    Somali Bantus

    ^^ Blessed, wax ay banii aadamka la wadaagaan ma jirto, haba yaraatee, arooskooduna waa sheeka dheer, hada jaaniskaa igu yara yar laakin maalin an arooskooda ka qeeb galey baa waxaa i weheliyey laba Jinni ah oo meesha arooska ayaan u wada soconey, meeshii baan tagney, waa nala fadhiisiyey, qaboow iyo kuleel baan cabney, waxaa la sugayaa arooska iyo aroosada, waxaan sugnaba waxaa soo hormarey naagtii aroosada aheyd oo laakin luga iyo gacmo aan midkood laheyn, meesha sey ku soo gashey ama barxada ay u soo fadhiisatey waan arkayey oo kor bey ka soo dagtey, gabadhu wey indha shareerneyd yacni wajiga dhan ayaa u xirnaa aan ka aheyn lix indhood ay ku leedahay dhafoorka ioy qadaadka mooyaanee kuwaas oo duleel yar lahaa si ay wax uga aragto. calaayata xaal wey fadhiisatey, waxaana isna soo dagey odeygeedi aroosi lahaa, isagu caadi ayuu u soo galey barxada arooska, iyadii buuna ag fadhiistey, inta uusan ag fadhiisan ka hor buu wax bir u eg oo weyn dhowr jeeer madaxa uga qaraacey gabadhii, waa dhaqan waxan, anu lama aan yaabin, bas wuu iska ag fadhiistey, ciyaartoydii ciyaari laheyd arooska iyo the band ayaa yimid oo iyagu u badnaa maansa-lugaleey iyo bahalo, ciyaartii waa dhamaatey meeshii laga kala dareeri lahaa lama kala tegin oo waayo waxaaba dhaqan ah in labadaa is arooseeso ay barxadaas ku aqal galaan oo halkaa isku jafaan ama isku garaacaan, halkii baan fadhinney oon daawaneeney labadii aroos intey howshoodu dhamaaneeso, hadee waxaan arkey wax aan halkan ku soo qori karo ma ahan meeshan yaryar baa ka buuxa, laakin buug aan qorayo ayaan sheekooyinkan iyo dhacdadan khaaska ah ku soo qori doonaa. Waan kala dareerney, labadii asxaabteydi aheyd ayaan isa soo raacey oo si fiican iigu sharraxey murtida ka danbeysa in labada is aroostey ay isla barxada arooska ku aqal galaan, taasna waa sheeka kale iyadna waa inoo mar kale. su'aalahaaga, iska dhalka jinka iyo insiga sidee buu u ekaadaa, wuxuu noqdaa qaarka hore bahal, qaarka danbena Jinn, insi meesha waa ka baxey, hadii aad rabto inaad jinni aragto mirqaan looma baahna, kumanaan mirqaanta ayaa arki laheyd jinka hadey taas run tahey, aragtidiisa waxey ku xirantahey xiriir gooni ah ood la sameeso, aniga saan sheegayna muddo fara badan bey igu qaadatey 18 sano iney kalsoonideyda helaan oon qumaati u rafiiqno, Ibn Taymiyyah warqadihiisa anoo todobo jir ayaan akhristey bari aan naxwaha baranayey oon xerow iska ahaa.
  5. nuune

    Somali Bantus

    sharma-arke451;798316 wrote: gabadha saqiirtay, ma somali bantuu' ba??? lol Shaarka, maya sxb, waa gabadh yaroo Jinni ah. Cambuulo, Ok waaye sxb, waa ii fiicantahey maahinoo
  6. nuune

    Somali Bantus

    Blessed, Ibnu Taymiyyah, ummadeena ma tihid kolkaa, waxoogaa waxbaa kaaga bilaaban Jiniyada, It took me 18 years inaan la xidido Jiniyada, marka it is not easy, laakin from time to time I will report some interesting stories, hada maalin dhaweed tacsi tooda ayaan ka qeeb galayey oy igu casuumeen, illeen bilaash looma oran Jinni iyo insi, wax similarities oo u dhaxeeyaa maba jiro xataa when it comes meyd la aasayo, waxey aheyd gabadh yar oo saqiirtey well waxey ku dhax dhimatey caloosha tii dhashey(mind you calooshooda dhanka dhabarka ayuu xigaa), adi waxey foolataba ilmihii ayey soo tuurtey, waxeyna pregnant aheyd afar maalin oo qura(you probably heard of Soomaalideena hadal qabsiyo ay leeyihiin ayaa waxaa ka mida alla heblaayo ilma dhaloow badnaa oo dagdag badnaa ma Jinni baa, there you have it). Ilmihii waan aasney, laakin inta aan la aasin ka hor baa waxaan sameenay lafihiisa iyo maqaarkii jirka ayaan kala soocney, wixii lafo ah gooni baan dhinac u dhigney, wixii skinka ahaana dhinac, adu skinkii oo sidiisa ah oon lafa laheyn ayaan xabaalney, lafihiina waan soo aruursanney, waana sheeka dheer wixii lagu sameyn lahaa lafahaas, balse intaas ayaan maanta kuu sheegayaa.
  7. nuune

    Somali Bantus

    Blessed, as Jinns we don't have such portals as the internet or computer screens, we go with the follow, at least I multitask whomever I interact with, Jinns, or insi. Technology is something of a past for Jinnis when they were mad about it 7 million years ago, that is 89 million human years.
  8. nuune

    Somali Bantus

    This discussion is now heading to a whole new different level.
  9. nuune

    Somali Bantus

    ^^ Wiki anoo kalaa iska galaayo, waxaan soo qori sida: "Dhaqanka Soomaalida waxey qashaan bakeyle markuu ilmo mataano ah u dhasho, ilmahaasi haduu yahay gabar iyo wiil, bakeyla kalaa lagu daraa, haduuse yahey laba gabdhood bakeylaha dhagtaa loo duraa ka dib ayaa la gowracaa, hadduu mataanahaas yahey laba wiil, bakeylahaasi intii la qalo ayaa haragiisa waxaa loo goglaa labada wiil illaa ay ka gaarayaan 80 sano, halkaas ayey ku wada seexanayaan haragaas bakeylaha" lol alxan la'aan ayaa heysa,, maxaa kaloo loo macneyn karaa hee, mar hadii Ugaali laga dhargey soo qofku uus yeelan maayo, uustuna soo dillaaci meyso, markey dillaacdana sookala fakan meyso,kadibna soo buttaaci meyso, soo dhulku wasaqoobi maayo, soo in la iska gaaro oo la iska alxamo ma ahan xaashida.
  10. Dhankayaga kama ahan Sabti, shaley unbey inoo aheyd Isniin marka maanta waa iney noo ahaataa Khamiis saasaan filayaa, 60 saacadood ha hilmaamin yeah maalintayada, ogoow isku arli kuma wada nooline
  11. horta maanta waa ayaantee, khalad weyn baan ku jiraayee, maalintaan isla qayyili jirney baan ka yaabayaa inaan hilmaamey goor ay aheyd, dhibkaas ayey leedahey joogitaanka meel maalintu ay tahey 60 saacadood, maxaan iska dhax arkey
  12. Rooxaanteyda hadaa ma been bey ii sheegtey, kolleey xalay waxaan la dheelmadey Yuqaandooca, iyadaa igu akhrisey malaha waxan
  13. Just wondering, why wasiirka daakhiliga is at the end of the line, and wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka on the front, as well as wasiirka caafimaadka, soo ma aheyn wasiirka daakhiliga inuu hor kaco madaxweynaha, protocolkii maxaa ku dhacey, soo adiga maadan qaabilsaneyn xagaa
  14. nuune

    Somali Bantus

    I am glad I am Bantu, dalkeyga Soomaaliyana waan jeclahey. Maaddeey, gewertaas naga meelee, mise anaa sidii rati ku durduriyo, I think she lives in Nakuru, baska ku dhac it takes around 2 hours to get there, soo alxan
  15. lol muxuu oran, ruqiyo ayaa markey la aqal gashey seygeeda ayaa isla habeenkiiba wey is fureen, ninkii baa sabab ka dhigey iney meeshu wada tahey lafo. iga daa Abtigiis
  16. Call me a dictator anytime, but taking arms against a government is xaaraam, aw kamaa qaala Kisaa'i
  17. iyo that Guru ood moodo abees geed ku gabanaayo
  18. Assad waa halyey, kuwii xumaana shaley bey kala carareen, awalba reer galbeed iyo qurunkooda sida red cross iyo shayaadiin kale ayey wateen. Assad did not do what Gaddafi did, Gaddafi allowed every journalist and NGO into Libya, and it turned out they were all spies and mercenaries, some journalists even had guns fighting, yeah they were undercover special forces. Assad knowing that fact did not repeat Gaddaf's mistakes, and he cleansed that doomed town of Homs yesterday. Now the whole world is talking red cross red cross red cross, where are the opposition now. Thanks you Russia and China, but you failed Libya, blame Gaddafi for getting closer to European leaders than Moscow.
  19. London wuu ku raagey ma is tiri, he could have toured other European cities, I think his advisers need to be sacked.
  20. ^^ Highly unlikely, but they were abandoned by the Scandinavian countries whom it had special relationships with, but the biggest bullies were the Dutch and the British when Icelandic economy collapsed.
  21. ^^ Ukkuntaa dhaantey soo ma aha
  22. Juxa;797566 wrote: hump of geel is called KURIS
  23. JB, lool horumar China gaadhey, in some cases, every second ilmaa dhasho, in the case of Hindida Mid baa laga hayaa inuu yidhi: Oo hadey hindidu gabdhaha dilaan ama xabaalaan sidee bey hal balyan dadkeeda ku gaadheen, markaas baa lagu yidhi waxaas waa wada rag inta badan, intuu soo boodey buu yiri, "wallee rag badan baa qabuuraha ka qaraaban doona"
  24. waxaa igu jiro kalyo bakeyle iyo qudunquute sambabkiisa