nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Make sure you behave next time. Stoic wallee caadi ma ahan, Ngonge, you hear that
-
Bob lool Aaliyah, word of advice, never use scales and read from book to use recipe, yesterday waxaan kariyey bariis and hilib, believe me, this is only the second time I cooked in my whole life, yacni bariis and hilib isku karis ah, normaly baastaan ku tuuraa as it is short cut way easy, laakin my bariis and hilib never needed recipe, or anything or book,, and it turned out great, so I was told. Aniga badanaa shaaha ayaa i dhibo karintiisa waxa kale xataa saambuus dhib iguma ahan or even xalwad, shaahaa laakin i dhibo waa mar uu iga daato iyo mar uu igubo iyo mar aan sonkorta ka hilmaamo iyo mar aan dabkaba u daarin and wondering why uu intaas oo dhan u qaadanayaa karintiisa.
-
Aaliyah, yes Somali style, cuz digir and bariis is so Somali, right, if you try to use a recipe or steps and scales, then you are really killing the digir and bariis, that is not the way, and that digir and bariis is doomed to fail, maskaxdu qiyaas socoto weeye
-
^^ Sababta aysan ugu fiicneen digirta dumarku waa maxey, shouldn't the effect be the same for both men and women, that is if we are talking biology hehe Rudy, right, that is digir and bariis, in the BIG saxan, the cooking is very simple, you don't need long steps, only two steps in my case and you are done, here it is: 1- Digsi biya ku shub oo dabka saar, ha kululaadaan biyaha si saa'id ah, ku shub digirta qiyaasta adaa yaqaano but koobka shaaha halfkiisa ka dhig qiyaasta and let it stay there in the digsi until it is half way biseel, biyaha u badi since digirta ay biya badan faquuqsato sidii waraaba dadoow, kistoo cusbo oogu dadaal 2- Digirta markey half bislaatey, waxaad ku dartaa bariis, qiyaasta is less than half of koobka shaaha, in that case you are maintaining a healthy balance of digir and bariis, inuu midkood bato lama rabo, real balance, wait until biyaha ka guraan and that is it, you are done. Now saxan ku guro, you and the wifey wey idin ku filantahey cashada, the dish size is for two people, wixii soo harana eyga sii, sonkor diyaarso, and macsaro, aniga normally waxaan ku darsadaa shan qaado oo sonkor ah full spoon, and macsarana waan ugu qubeeyaa si maxaa kaa galey ah. Sokorta and macsarada is what makes digirta iyo bariiska stand out from the rest of Somali dishes, real superb.
-
Not so confusing hence why you keep coming back to SOL though several times you became nothing, but as a result of Empty Space and Dark Matter you came into existence, and Blue evolved when you became something, thus anything with a beginning has no time otherwise you wouldn't have become something in SOL!!
-
Muqdisho: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Villa-Somalia
nuune replied to Che -Guevara's topic in Politics
PICTURES -
you will get 12,000 air miles with Turikish Airlines, that is one way free ticket to Dubai, in business class waliba. Take Norf offer, he will book it for you, Xamar iska dhaaf, Xamar aad hadaan aniga kula socdo Hotel Saxafi ayaan ku geyn, and we do little touring on maalinta Jamcaha on Liido beach, then you will beat the famous one hour Burco trip
-
Sounds so Samjamaa Ps: Waiting for Atheists iney dalaq soo dhahaan topigaan
-
Ngonge, connecting flight from Mogadishu to Hargeisa is with Jubba Airwayss, it leaves 12:30 noon from Mogadishu and arrives Hargeisa 14:20 so you are OK with this time since Turkish Airlines arrives Mogadishu on 6th April @ 06:40, ticket price from London to Istanbul to Xamar to Hargeisa is 800 Euro, all return ticket waaye camal. Norf, sorry yaakhey, ninkan aan Turkish AIrlines baraayaa
-
Somaliland president Ahmed Siilanyo reshufles his cabinet
nuune replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
gov labor commission, I can imagine them sitting all day and doing nothing, or wondering what they are supposed to do or achieve, horta accountability ma jirtaa, mala isla xisaabtamaa, oo ma la is dhahaa, targetkii goalksa ma sameesey oo ma gaartey, maxaad so far achieve-gareeseen. -
Ngonge, wana transfer from Mogadisho to Berbera, then go with Turkish Airlines, you save both money and time, I sound like a marketing campaigner for THY.
-
Kigali is cool, and peaceful, the city life is wonderful and maciishaduna waa cheap, it is like inaad joogto Soomaaliya waayo dadka Soomaali ayey u egyihiin dhowr gabdhood baan ku khaldamey
-
Wiil Cusub;803620 wrote: Faanka badana isagaa kiciya ama u yeedha xaasidnimada. Waxa la naga badiyay batrool iyo show la matalayo taasaa keentay inaan xaqiiqada ay soo qortay shirkadii wadatay hawshan inaa soo gudbiyo if rangers said 40% than reality is longway to go. I know what you mean, Inshaa Allaah Ilaah kheyr haka dhigo, hadduu kheyr ku jiro ha noqdo mid ummada kheyr u soo wado.
-
MMA, wah, adi sheeg yaa ku yiri lool, am sure Che knows it as well since uu dugsi loox soo dhigtey, laakin digir iyo bariis lee aheyd dugsi looxa Juz lee marka la dhameeyo lee cambuulo wadkeed la ahaa MMA, aniga habro bun marsanaayo ma arkin, xerow leen iska ahaa, bahalka madoow gambada ka ka hooseeyo miyaa mise waa gambada laftirkeeda, I know, two ay madaxa saartaan one black, and gambo, amba magacaa ii gooyey unless it is gambo
-
Che, lool meeshan waaba u jeedaa, Cambuulo, dhib malahan waa baranee, but make sure bunkoo kulul inaa marsato, qawoow haduus kaa noqdo xaraarto maleh yaa sheegi karo the third saxan waxa ku jiro, it is clear saxanka weyn waxa ku jiro though
-
MMA, adduunka lama sheegin islaamo bun marsanaayo ee Waajid waxaa ku aragtey waa exception aan filaaa, bunka waxaa marsado odayaasha iyo culumada, habar bun marsaneyso oo madaxa feydeyso xaa ku tusey adi Cambuulo, two times la jabshaa bunka, one at preparation at initial stage, the other at fiina wiito marka la marsanaayo jabin saas uma baahna qardhash lee laga siinaa geeska as it was already la soo jabshey, qardhashtaas saliida lee kistoo laga daadiinaa, and madaxaa laga bilaabaa marsashada khaasatan if you have bidaar waa priority in aad ku daliigto meesha bislaatey ee madaxa ah loona yaqaano bidaar.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;803604 wrote: Wax waalan. Bahalkaas urkiisa maxaa necbahay, waligeena la iima marin mana u dhawaan islaamaha marsan jiray, waliba asagoo kulul madaxa ku shuban jiray. Laakiin cambuulada kulul with subag iyo sokor on the other hand... Abkoow lee yuusan ku maqlin shib dheh, islaamaha marsado kulahaa, islaamaha cattar cuud iyo jaawi waxaas waaye, bunka waa ragga, carfoonkiisa waaba ku raaxeestaa aniga barafuuna igala udgoon wallaahi iyo naag dirac xiratey. Canbuulo, waxaa ka tagtey lee sida loo jabsho, inta kale waa u dhawaatey, waa keentey camal
-
goormaa kuugu danbeysey, come out those xerow folks, see u marsan laheyd bunka, stepska lagaa rabaa hadaa khattar tahey iska marso ma ahan
-
1992, waa ku daahdeen Xamar, laakin Afgooye jidkii dheeraa maa ku soo dhacdeen oosan leexad laheen, mise Balad Amiin aa ku leexateen as we did anaga in 1991, Bile Rafle beera uu lahaa aa ku taaley Balad Amiin, halkaas aan xoogaa joogney waxeyba aheyd Jannadii meeshan, waxa qudaar kala nooc iyo adduunyo, laakin sadly, habeenimo ka soo cararney markee sheekada sii hallaawdey oo naloogu imaan rabo meesha siteey aan wadaney oo Ilaah iska watey jidkii dheeraa leen soo qaadaney anaka maa istaagney illaa Kismaayo except Qoryooleey iyo Jilib oon dhowr maalmood joogney, Balad Amiin kuwii na diidey iney habeenkaa na soo raacaan subaxdii aa la faquuqsadey xabbadna kama harin wixii dumarna xamar loo kaxeestey.
-
Popular Contributors