nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^^ Maba noolaan karaan, hal erayna ma odhan karaan without religion, bal wakaasee eeg, kan Raamsade fiiri wuxuu qorey, wuxuu ku leeyahay Islam ma daba socono waan iska dhaafey, xagna wuxuu ku leeyahay wadaadaa na qarribey, dadka iyo dal baan xoreynayaa buu ku leeyahay, yuu ka xoreynayaa, Islam buu ka xoreynayaa soo ma ahan, eeg bal waa wixii aan ka hadleenay. Raamsade, awoowe, markaad waddanka Soomaalida ka xoreyso diiinta Islamka ayaanu wada hadleynaa ood dadka ka wada dhigto sidaada oo kale, illeen kolkaas ayaad farxi si aad Jahannama u wada gashaan, soo intaas un ma ahan waxaad la ordeyso, dadka iyo dalka maxey yihiin, dadkuna waa Muslimiin, dadlkuna dadkuu matalaa waa waddan Muslim ah, kaalayoo adiga ka xoree Islam oo wada gaalee ummada, gumeysiga aad ka hadleyso itoobiyaan iyo kenyaati inuusan aheyn cid kasta wey u jeedaa, gumeysiga waxaad ula jeedaa diinteena suuban ee Islamka ah, iyadii baad weerar ku tahey xagna waxaad leedahay Islam faraha ayaan ka qaadney, waadna ku sii diimeysaa, warkaaga caddee adeer, hadaad diinta Islaamka aadan rabin, dee dadkeedana oo wada Muslim ah ma rabtid, that includes kuwii ku dhaley awowyaashaa iyo qaraabadaa, ma rabtid, ayagana kuma rabaan maadaama aad gaaloowdey, fallaagoowdey, noqotey murtad, diinta iskaga baxey, kaaffir aan isku filneyn ama ku qanacsaneyn wuxuu hada aaminsanyahey. Raamsade, adeer, laba mid soo gal, muranka ha yaraado, koox sameeso oo militia ah oo waddanka ka xoreyso diinta Islamka ah, hadaadan taas awoodin, aayar diin la'aantaada ku qanac, ku farax, iska fadhi, fadhin meysid, ku qanci meysid, waxaad dooni iney dadka sidaada oo kale fusqi iyo thulmi, kaafirnimo iyo indha-cadeys wada noqdaan, taasna heli meysid, nafta unbaa kaaga siiban saad u raadineyso arrinkaa. Ma noolaan kartaa adoon diinta Islaamka soo hadal qaadin, anaa kuu jawaabi, waa maya, iyadaad ku nooshahey, ood daba ordeysaa had iyo jeer, iskaga har, faraha ka qaad, ma dhib baa, hadii kale saan sheegay koox sameyso oo dadka iyo dalkuba ka wada dhig sidaada oo kale caasi gaaloobey. Su'aashii Sharmaake wax ka jawaabeyna waa la la'yahey, xageed u wada cararteen, without religion maxaad tihiin aan kuugu soo celiyo su'aasha in plain Af Soomaali.
  2. ^^ Haye Xaaji Xeyraan you thinking of invading oil rich Puntland, like South Sudan did. Ps: Thew news is political, Sudan said the South invaded and took control the oil fields, waa political waxan, nothing actually took place.
  3. I am asking you, not the parliament, do you agree Faroole staying another 5 years, yes or no
  4. ^^ Malika, we are on the same page now ehehe waad ila yaabeysey my first post, glad I had asked further information, now we got the info, lets say to the sister, reerkaaga aayar dhaqo nin fiican baad heesataaye, her first post and last post farqi weyn baa u dhaxeeya, waxan waa iska caadi, waa suu Xaaji Xeyraan sheegay, waxan dhan waaba raaxo Maanta fasax baan ku jiraa
  5. he wouldnt want to get a full time job so I called the hubby at work I am sorry sister, does he have a job, or not, sorry to bother you
  6. Malika sax waaye hadalkaaga, laakin I always like to hear both sides of the story, then maybe comment accordingly, so far, no mention of him other than in the kitchen, the lady said he is mad, maybe he is mad for nothing, as Xaaji Xeyraan said to make someone mad specially the wife is sexy, then I guess this man is going that way. ila arag this comment: Im so upset. I was crying and so distraught and hes in the kitchen feeding our child singing. doesnt care at all. Ninka carruurtiisa ayuu korsanayaa, cuntana wuu karinayaa maadaama uu jikada ku jiro at the same time ilmahana caana siinayo, ma intaas ayey u diidantahey, angelekaas ka fiiri bal
  7. The question still stands, do you agree another 5 years for Faroole, yes, or no, it is very simple!
  8. Anyway, something happened last month, and my husband is MAD. Like really Mad. He hasnt spoken to me since. Why is he mad, what happened last month, what have you done, provide more information about what you have done to make him mad, really Mad!
  9. nuune

    Mogadishu jobs

    It would suit Alpha Blondy, since he earns $250 in Hargeisa, extra $50 for him in Mogadishu ain't bad lol
  10. ^^ Sharmaake and Malika, waliba waxaa ugu sii daran gaalada Soomaalida ah, at least gaalada ajaanibta kale ammaan bey siinayaan diimaha ay ka baxeen, unlike kan dhafoorka dheer leh ee Soomaaliga ah ee gaaloobey, gaalnimadiisa kuma faraxsana hence the obsession of Islam, you won't see them saying anything bad about Christianity, Judaism, Budhism, Hindusim, only thin we can do is inaan u soo duceeno, but personally gaal Soomaali ah umaba duceyn karo, naarta ha ku waaro ayaan oran lahaa forever, That simple question you have asked, they will never find it an answer, believe me, Sharmaake, you really got them. I have hopes for Granaqsi though, he is understandable fella in debating unlike his otther comrades.
  11. VACANCY ANOUNCEMENT. Title: Site Supervisor (Two). Duty Station: Mogadishu, Somalia Start Date: As Soon As Possible Duration: 3 months, with possible extension Salary: $ 300 BACKGROUND Dan Guud-Benadir Regional Administration is seeking qualified candidates for the above position based in Mogadishu PURPOSE The site supervisor will ensure the quality of the work and also provide daily/weekly site progress report. KEY RESPONSIBILITY Daily supervision of rehabilitated/construction activities of the project. Quality control of all material Follow up all technical works to ensure quality Report all ongoing activities relating to the project on a day to day basis Weekly submission of written progress report Perform any other duties as may be assigned REQUIRED QUALIFICATION Diploma civil engineering or equivalent experience Demonstrated Written skills Minimum two years construction experience Ability to work independently and be a good team player The incumbent must demonstrate Personal Attributes, be honest and trustworthy, be respectful and flexibility REPORTING ARRANGEMENTS The interested candidates who meet the above mentioned requirements should apply by submitting their application consisting of (cover letter, updated CV including contact details of three professional referees) to the following email banadir.dg.bids@gmail.com. Please indicate the position applied for as the subject heading. The closing date for the application is April 11, 2012. Only short listed candidates/applicants will be contacted for the interview. Please note that Dan Guud is an equality opportunity employer. All application will be reviewed through affair process of selection.
  12. Narnia is indeed killing us with that, malawax being by fav of all time food, and that type, I could eat 60 xabo in one go with only one cup of shaah bigeys ah, Narnia, just 10 would do for me camal, qac iga soo sii aan ku duceeyee.
  13. Raula, dookha ha iga dilin, dhoocilahaan hanjafka ibriiqa wada leh aageyga maba soo mareen hadey xataa kalxamaha iska soo wada siibaan sidii goodir gaadmo ku haayo garanuug dibirtey, MMA, naga daa waxaas, hada waxaa i dhihi rabtaa in aa ka heshey that video waxa ku jiro, even tan yara xijaaban waa heyhaata heyhaata limaa tuucaduun, I know you like the color blue in women, si fiican u fiiri mar kale ayada bas, raali ahoow camal hadee ku jiraan dad aa taqaano aniga saan wax u arko aan u fasiraa, ha ila yaabin qalanjooyin jiman ah ayaa agteyda saas u dhooban oon insiga waxbaba u arkin korkooda kaliya hadaa saas u taabato ayaa saddex bilood oo isku xigto oogadaada jiriirico aan ka dhamaaneyn iyo julbeyn, waa xaqiiqo.
  14. ^^ Raula, usheeg MMA, meel uu geela sidii ciida bacaadka ka yahey inaa soo tusno waaye oo la kala garan waayo carra-maanyada tiradeeda iyo geela tiradiisa isku mid noqdaan,
  15. MMA, soomaalida waxee jecelyihiin meel ay iskugu imaadaan, even xataa haduu hoteelka xunyahey doesn't matter as long ay helaan meel yara magac leh oo lagu kulmo, that is hotel saxafi, but it is not bad, magaalada waxaa iska leh dadka cadcadka ah, baajuuni, ayukaana ugu badan magaalada, oo business ayyi nooc ku leh, hindi iska noqotey baajuun xataa waa buuxaan, soomaali iska noqotey cadcad waa buuxaan, badanaa waxee soomaalida leeyihiin waa hoteel ay kireesteen ay cammireen kadibna sii kireeyeen, there are countless lodges as well where people rent it, only to be rented to tourists, they make a lot of money, say for example, you rented 5 bedroom house, waa cammirtey, qataroos ka dhigtey, waxaaba ka ijaarteyba the holiday makers, nightly 100 dollar illaa 150 dollar uga ijaaree hadee family yihiin to use the 5 bedroom house, for one week hadey joogaan, you are making some money, to do this kind of business, you will have to be brutal and aggressive, some maryooleey ayaa intaa saas sameeyeen even in strategic areas, weyba ku khasaareen, marketingkaa ka halaabey, quick cash and profit rabeen, see camal, visitorska you have to seek them, not the other way! hoteelada are average, but neat and professional, laba kun oo shiling illaa 6kun oo shilling will do wonders for a night, some even might include breakfast for you haduu ka badanyahay shan kunoo shilling. waa comfort, si fiican aa u seexanee, all en suite, the reception, the welcome, the people, all classic magaalada sida nayrobi uma wasaq iyo dhooqa badna, meel kasta waa shamiito or sibidh or laami, no bus indhaha kaa galeyso, in fact, not even a litter on streets, wish Nairobi was like this, one of the cleanest cities in east africa but apart from that, the weather can get hot, very hot, kaneeco too is natural, but it doesn't cause you malaria, even hadey 10 sano isk xigtu oo every night ku qaniinto you won't catch malaria, compare that to few nights kaneeco ku qaniinto in nairobi or garissa, you danger to malaria. The food is classic, and depends where you eat, you will find all kinds of food, specially indian food, soomaali one's, ugaali, italian and even Burmese. in terms of Soomaali, their number is OK, but you will hardly see any Somali sometimes in city center even hadaad dhax socoto for hours, everybody greets you asalaam alaikum, a tradional greeting, haku yaqaano ama yuusan ku aqoonin, even hindiga would say that, waa iska caadi, dumarka waxee ku labisanyihiin buibui, or cabaayado wada madmadoow, it is a fashion, cabaayada has to be mid xabadka kaaga dhagan, the isbaalo has to show up, very ciriiri cabaayad on the top, and at the back, this is fashion, waa normaalito, sikta aa saas loo luxaa, waa iska caadi, even tan caruurta wadato ama uurka ah, the beauty of the women is exceptional, waa wada carab, even soomaalida xataa joogto, the mganga, you could do that too, hadaa rabto afar naagood, meel aa tagee, afar kala xiran oo wada xiiran gacanta laguu galinaa, waa iska caadi, afar waa laguu baneeyey, the trip between nairobi and mombasa is by air, by bus, don't try the air, sika iloow, I know it is quick and only an hour, but iska hilmaan, faa'iida malahan, anaa the air marey, maba jeclaan, then tried by bus, waaba khatar, aduunya ilaahey, the buses normally travel at night, safarkaa habeenkii fiican, their is a stop for a break at mid point, maqaaxi soomaali leedahay oo sameesatey ayaa la istaagaa, Taleex aa la dhahaa, you can't imagine the money they are making, all buses to and from mombasa travel a night, and stop at taleex restaurant, there could be 30 buses at one point standing for a break, each bus can carry upto 60 passengers, you could make 20 friends in one night alone, make 9 to be females, all the buses travel at the same time, 9pm at night, arrival at early morning salaad subax around 5:30am or 6am, 5:30am every business in Mombasa is open, dadka waaba la shaaheenayaa, la baashaalayaa, la kifaaxayaa, meeshan aaba habeen ma is dhaheesid, aawey dadkii hurdey, the reason, 5:30 marka la tukadaba, qorraxda yub, alasey ayba iska soo fadhiisanee, coastyga aa ugu wacan, habeenkii fiidkii baashaalka aduunka, discowya waa jiraan, hadaan kuu tilmaamo anee danbi igu tahey or those readin, laakin Maadeey aa ila arkey few classic one's at the beach(the private one @ Nyali), and 3 other discow dhansa in city center, one not far from the main street at bondeni, mid kalena the ferryga meesha laga raaco u dhawyahey, ka gudub, goormee aadee mombasa, utange waa tagey, waa dhisantey, gurya waxaa laga dhisey aadan maleen karin, it is about 35 minutes drive hadaa mtatu qaadatid oo istaageyso meel kasta, hadii kale waa 15 minutes drive from downtown, utange waxaa hada dagan qurba joogto oo kali ah, villooyinka adduunka, guri kasta wuxuu ka koobanyahey 6 ama 7 qol oo sii dheeryihiin the maid's room, and guest's room, ganjeel weyn guryaha leeyihiin, barxad aan caadi aheyn, guri kuguma dhagano, waa yaabee, ma sii wadaa
  16. Tukayefakushikarimashgesharikalishtabahushakilashterabluanishahakabilashtakukawalitayahribanagisafaq
  17. Saw this somwhere, I think JB qofkan waxbaa u gala ehehe
  18. nuune

    Any solution guys

    ^^ Adam, You are still young, and kicking, wait for one or 2 years, and I promise, one section of your hair will start to disappear slowly, you will not notice this until the other section also starts to slowly disappear as well, this is when you will try to visit your GP for comfort, or girlfriends to settle the kettle on fire. In conclusion, you should embrace bidaarta, it is not a shame, it would not change your lifestyle, it will indeed enhance your looks and make you more rebel than before, women will compete you, engage you in endless affairs, try to win you even by using their high heels and their spacecrafts. The way I see it, don't worry, if you have bidaar, she has bidaar too, it is even, she complains about your bidaar, compliment her bidaar, and she is all yours, it is the work of the devils fashioned in endless daacuurnimo.
  19. both sxb, maryooleey from kenya and maryooleey from the west too, hadaa booqaneesid make sure to go the pirates beach, waa the public one you will find everyone here
  20. Che, waa inaad meeshaas aadaa, haa runti, bikini ayey xirnaayeen, top waxba kuma xirneeyn igamana ahan xayeysiis, waa waxaan indhahayga ku arkey, well I didn't looked at them, ayukaa iga soo hor baxey and no choice than looking at their gantaalo that looks like in waa hore caana laga maaley oo sidii geedka hareeriga ah caleemihiisa u dhacsanaa.
  21. nuune

    Any solution guys

    ^^ How about if the future mrs has bidaar herself, did anyone looked at this angle
  22. Istanbul pictures last week ^^^ This spot I had to take the picture in secret mode, it is not far from where gabadhii Jinka aheyd iga kaxeesatey, we passed this spot markey ii wadey banki cidlada ahaa, can't forget it. ^^The Blue Mosque from distance
  23. Gheelle.T;815431 wrote: Nice pics ya Nuune. Lakin adi jeans iyo shaati gacmo dheer ma ku joogtay meesha. War xuma sheega jooji waryaa, sawiradana sii wad!! lool jeans and shaati gacmo dheer, gacmaha dheer waan laabey camal, haye do you fancy Istanbul, waa meeshii sanadkii 2010 la iga qafaashey, waxaan nasiib u helay inaan sawiro ka soo qaado mar aan 10 days joogey recently, xataa waxaan ku sigtey inaan u dhawaado ama ka soo qaado sawir meeshii aan gabadhii Jinka kula kulmayey ee Hotel Conrad u dhaweeyd, balse sawirkiiba waa ii qaadmi waayey, barxad u dhaweyd baan la haleelay laakin. For those who missed gabadhii Jinka aheyd ee Istanbul iga kaxeesatey september 2010, waa kan threadkii(ma dhameystirna waayo iyagaan wali u xannibnahey) Gabahii Istanbul iga qafaalatey Istanbul Pictures is related to Mombasa since both were one trip, no need for another thread. Istanbul pictures The reception area of the hotel I was staying, Ramada Hotel Here is Ramada Hotel from a near distance
  24. Showqi, adigu maxaad heysaa intaa ka baxdo doorada iyo diiqa, ee xoolo quman keen aan kugu nikaaxiye gewerta, Maadeey isagu 400 oo halaad kolkuu maqley ayuu janta fagax dhahey.