nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
weird stuffs aa lagaa maqlaa sxbkiis,the more aad ii xayeesiiso cambodia the more aan u xiiso inaan imaado meeshaas,adigu kaalay moti,maad noqotay danjire somalia u fadhiya cambodia,u have the right to get that position since u speak afkooda shimbirta lol,peace
-
nice funny pictures,wicked
-
^^^che-Guevara as far as i remember back the days,the name for that mulac is Juxdaan,are u actually saying the black mulac that has a shiny skin,there are two kinds of the one you mentioned,one has indha kuus kuusan oo bannaanka yaalaan,kan kale is the caadi one u mentioned,note:noocnoocyaha mulacyaasha waa tira badanyihiin,intaan aqaano lee waaye intaas,kuwii kale waan hilmaamay,laakin waan soo xasuusanaa
-
he is a big wanker,he is good in films but not politics i guess
-
OHH VERY SAD NEWS 2 HEAR samir iyo iimaan ilaah haka siiyo qarabadii laga geeriyooday,ilaah janatul fardowsa hakka waraabsho,aamiin
-
laba gabdhood ayaa wax eega waayay yacni wax shukaansadaba way waayeen,maalintii danbe waxay go'aansadeen inay muruq iyo xoog isticmaalaan,habeen aa soo galay,waxay ku ballameen wadda ay wiilasha ku ciyaari jireen,wadadii bay siriq iyo wax dadka socda dabra wada sureen oo ka buuxiyeen,labadii gabdhood meel ay ku gabanayaan,wiilkii ugu horreeyay aa soo maray markaasuu dabinka ku dhacay,qadaad qadaad buu u dhacay asagoo wada xarka miiran oo dhaq-dhaqaaq laheen,labadii gabdhood wiilkii bay ku soo ordeen,waa lagu heshiin waayay,anaa wiilkan iska leh iyo anaa xarkaha meesha dhigay oo kaartada dhanba lahaa,tii kalaa tiri,"okeeey xarash iyo madax mid qaado",wiilkii waa yaalaa dhulka,tii xarashka aa reessay markaaseey tiri, "nasiibkaa usheeg,bax naga tag aan kaa baashaalee", tii madaxa dooratay aa tiri "reerkayga ayaa sidan u nasiib xun waa iga heshay wallaahi bal maxaan xarash u dooran waayay waaban rabay inaan dhaho xarash afkiibaa iga xaday" labadan saan ay habeen kasta quud ku heli jireen.
-
^^^^flying-still,reconsder your withdrawal,the guy maybe back,he can be good for sure,believe me,he is only lakkad and u can't change that,always take the oppossite of what he said,that is the lakkadian world
-
^^^^flying-still,reconsder your withdrawal,the guy maybe back,he can be good for sure,believe me,he is only lakkad and u can't change that,always take the oppossite of what he said,that is the lakkadian world
-
we need 2 learn a lesson,but how easy dhowrsoonoow,is ilaali,taxaddar,feejignoow,that is it
-
yeah right,he is and he looks like a big yahuud,have u seen his eyes,like a round ball,
-
posted by lefty Meeshey tagaana waligood iyagoo bisinkaba qabsanin wixii meesha ka socda dhinac ka bilaabaan. lefty,sxb that is so true wallaahi,axttaa shayga waa laga fiirsadaa soo ma ahan,fiirsasho ma jirto,hubsasho ma jirto,waa un ku dhardhaar kaliya,that is all.
-
arsenal,are u series,that is adream my friend,better hook up with liverpool aka xarfaan and chelsea,
-
^^^yeah it does actually,here is a few more stories, ninbaa sheekh owliyo ah iska dhigay,duur cidlo waaye,laba baaldi oo caano ah ayuu meel geedo agtooda ku qariyay,meesha waa waddo ay maraan naagaha caanooleeda oo magaalooyinka caanaha kasoo iibsado,mid buu damcay inuu warsado in ay caano bilaasha uu cabbo ay siiso,markaaseey tiri,maandhoow lacag ma heesataa,markaasuu yiri mayya maskiin Alle ayaan ahay,ayadana waxay tiri maskiiin Ilaahay baan anigaba ahay oo dhiishan kaliya maalin kasta soo iibsato,markaaseey diiday,markaasuu duca jacburis ah akhriyay mina samaa'i ilaahoow caana baaldi ah futuq kasoo sii hirig ilaahoow aamiin,islaantii way yaabtay ninkan caanaha baaldiga ilaah ka codsanayo,markaasuu islaantii u yeeray ayuu ku yiri,"kaalay islaanyahay geedkan hoostiisa fiiri,baaldi caano ayaa yaalo,markaaseey yaabtay,alla waa Awliyo Alle,"maxaa kale hee ood rabtaa aan kuu duceeyee" ayuu yiri,ayada caanaha ay aad u jecleed,markaaseey tiri baaldi kale bal iigu ducee,markaasuu wixii akhriyay,then wuu u yeeray kaalay arag baaldigii kalood codsatay waa kanaa,markaasuu yiri,maxaad kalood rabtaa,markaaseey tiri,"adiga ayaan ku rabaa" ,waa ikanaa kulahaa hadaba diyaar aan ahay kaalay aan is bug dhawnee,markii bay dharka iska dhigtay muluq asna intuu rabay waaaye,qadha ayuu ka saaray.
-
aamiin,aamiin,ilaahoow aamiin,the ramadan is indeed coming, A blessed month is casting its shadow upon us A night of this month is better than a thousand months Bear with patience for the sake of Ar-Rahman It’s a continuous training to strengthen our Imaan. Glory be to Allah who sent Ramadan as a mercy to mankind Its a purification of our soul, our heart, and our mind With the most sincere devotion and love we fast To be cleansed and free from sins of the past Glorified is He, who choseth this holy month, To test our sabr and fill our hearts with warmth Of his Divine Light, His blessings shall glow, The Seer of the unseen, all He does know
-
^^^Nur,that is so nice,i like the poem indeed,great stuff,c'mon lateafha lets hear ur voice.
-
tan qoortaan ka jari lahaa hadaan jooga meeshaas,marka horaba madaxeeda kamaa diidiin camal waaye,somali xattaa uma ekko nijjaasta.
-
what about the people who follow this crazy guy,are they not like him,though most of them are against him,but why are they watching when he is doing craap stuffs
-
nice story sxb,i hope things will improve evertime
-
for me,these somali sex stories are totally x-rated,so if ye find it some explosives,don't mind it,just read them,waa tanaa sheekada saan ay u dhacday, bari baa waxay koox dhalinyaro ah go'aan sadeen inay mucjiso sameeyaan,waxaa lagu kulmay barxad ween oo magaalada ka baxsan,dhallinyaradii waxay go'aansadeen inuu mid kasta is xabaalo,way tabaabushteen oo waxa ay ku badbaadi lahaayeen oo dhan waa u diyaar sida oxygenka neefta siiya,way is xabaaleen kuligood si jiif jiif ah oo qadaad qadaad ah,marka ay is wada xabaaleen ayaa god(hog) yar la banneeyay oo ku kasta oo dhallinyarada ka mid ah waxa uu kor usoo taagay oo banneeyay bahalkiisa,meesha waa barxad,wax la arkayo oo qof baa meesha ku xabaalan la oran maayo illaa bahaladan taag-taagan mooyee,meesha waxaa u dhaweed meela ay gabdhaha ku raacaan ariga,gabar baa xoogaa soo yara socotay markaasay aragtay bahalkan ninka ah oo kaligiis meesha kasoo taagan kaaga daranka dhaaranaayo sidii xiin faniin,markaaseey inteey kuwii kale iska fiirissay bay ku fadhiisatay,kor intey u qeelissay bay tiraahday Alla waa SUG(gadaal u akhri) dhuleed Alla waa SUG(read backword) dhuleed,gabdhihii kaloo dhan ayaa soo wada yaacay tu kasta ayadoo raadinayso SUG dhuleed,tu kasta SUG dhuleed bay heshay,dhallinyaradii wiilasha habeen baa usoo galay ayagoo tabcaan ah,dhimanayo sakaraatul mowt ah ayey habeenimadii iska soo qufeen bacaadkii,waa inoo galab danbe aa laisku ballansaday,xarfaaniintaan saas ay ku qaraaban jireen. if ye don't get what SUG means,sorry i can't help,more stories 2 follow with similar patterns
-
^^^^ me 2 i only c wan eye bilinking,paltalk is right,darmaan needs the other eye 2 c,funny walaahi
-
hibo nuro marka hore kusoo dhawoow somaliaonline,qodob wanagsan oo la taaban karo ayaad ka hadashay,waa runtaa dhallinyarada intooda badan waxa aad ku sheegtay weeyaan,waana sax hadalkaas,dhallinyarada waqtigan joogta waa hayyi raac iyo wixii hawadooda kusoo dhaco,laakiinse ma dhallinyarada kulligood baa la oran karaa,waa mayya,kolleey inyar oo wanagsan way jiraan balse inta badan dhallinyarada waxaa madaxa ooga jiro meel laga il la'yahay hadaad tagtaan idinkana istira indhaha,iyo balaaya waa laga wardoonaa,wixii aan kuu cuninba waa la cunaa,waxyaalahaas iyo waxyaalo la mid ah ayaa madaxa nooga wada jiro hadaan nahay dhallinyaro,balse qofkii caqli,maskax iyo maan lagu cibro qaata leh waxa aad sheegtay ma sameenayo oo dhaqanka kama tagayo qofka saas oo kala ah.
-
muluc,bulac,lol the correct one is: Mulac laakiin wuu nooc noocya badanyahay,mid dhul ka galo,mid bod booda mid orod badan iyo mid aayar u socdo,magacyaha mulacyaasha waa kuwanaa: xuurqaniin faqalooti jamacgal mixdaar moolkotiin xuur qaniinka aan oogu necbaa adduuunka,waa la qaban karaa laakiinse markaad qabato wuu kula dagaalaa aasagoo madax kuusan leh,kuwa masaakiin aa ku jira sida mixdaarka iyo moolkotiinka,way ii carbiyeesnaayeen labadan,shurbada ay aad u cabbi jireen ama bulunqo,koo iimaan yuuq aa ku jiray markii danbe waan buriyay,that was when i was about 9 and 10
-
lol moti,zip codes,it took ur life,what a pity
-
at the moment,i mean right now,justadi nobah aha,iam thinking of playinng football,and somebody came to me to go out tonight,but dilema,football,football,football,football
-
dat is sad 2 c,people use diffreent methods for getting cash,but this has been so far the most horrifying stuff,rotten is a rat website,damn it
-
Popular Contributors