nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
posted by caramel_kisses nuune, aboowe maxaa waa canbuulo lada iyo ibiteeyda is daba ordaayo, saxiix kale maa waysay waa is dhax yaacday, jaceyl maa ku helay? When a man loves a woman he behaves silly way= nuune saxiixiisa!!! (lol lol,abaayadiis,horta adiga waad fiira dheertahay,waxaan la yaabanahay sidaad ku garatay inuu jaceel i haayo,anyway, sometimes hala yaabin qofka jaceelka haayo wuu isku dhaxyaacaa,taankiyuu,adi leeba i fahmayba,ciid mubaarak,
-
the currency pictures looks nice,i have seen them all in Somalia,uma xiiso qabo
-
hibo,waa kuwanaa,support garee,way ku sugayaan,Ghana ayaa nagu waashay goolal fara badan inta taabo
-
ma meel aan National team oolin buuba is resign gareeni,what a world,meel eber ah
-
xiitoos xaar malaayoos,what a great team,it is not a funny thing, i welcome the Ghana team goodbye
-
samiyah,are you romantic? please explain to us,we really don't know,everybody got their own meaning for romantic
-
Hibo baaye, anigu awalba dhiillo mooyee dhawaaq farax leh dhankaas kama sugayn, muraad,sxboow dad badan baad ka nixissay markaad eraygaas dhahday,LAALKIINSE si fudud baa loo qaatay, waxaa wanaagsaneed in la fahmo jumlada ka danbeessay eraygaas,waayo eraygaas siduu yahay hadii loo qaato jumlada ka danbeeso suurta gal uma ahan inay raacdo,xattaa if u drop one (i) it is still simple to undertand as murugo iyo fajac,CIID WANAAGSAN TO ALL
-
even for non-swahili speakers,it is still simple to understand,these words are the first things i learnt!!
-
RUDY,beentaa ma ahan wallee,ma cid baa lugaha baastada naga reebi karto waa maya jawaabta
-
lol abdi,Rats ay kaa tuurtay miyaa,Rats qaloow ee sheekada mareesaa,i really don't have anything to contribute but that project sounds good 2 me,it is time to do the surgery on my little Rat,Ciid wanaagsan
-
partying with the girls Qodax or Xaaji khamsiin
-
this is a good question indeed
-
lol queen,u made me laugh
-
Somalia is my number one target anyway i have been to somalia this year filsan u will not die,just have some people or militia guide you when aad soo adeeganeeso,is good, lol,ciid wanaagsan
-
^^^ FILSAN I got the best five celebrities yet to come,iam not sayinng u r one of them,but u will see them anyway,because am a little bit afraid that if i do tell the big 5 stars that everyone will put me into their ignore list lol anyway i will tell the big 5 celebrities soon
-
wixii shar ah ilaahoow ka leexi Somalia,khayrkana ilaahoow nagu soo qulquli,roob wanaagsan baan rajeenayaa inuu di'i doono xagga faalka markaan u kaco, CIID WANAAGSAN
-
ilaah janatul fardowsa haka waraabiyo,intii dhimatayna samir iyo iimaan ilaah haka siiyo,aamiin
-
Thats it, I am moving to Hargaisa - London biiq! aaminah,lol,when u move to hargeisa,u wana stay ambassador hotel,that will cost you about $200 to $800 a night,that means if u came from yurub,but if u r residing in hargesa,then pay as usual about $50 to $100,still expensive haah
-
aamiiin,ilaahayoow aamiiin
-
it may sound a bit controversial topic,but the point is,there must be some kind of celebrities here in SomaliaOnline, it doens't matter whether those celebrities are old nomads or new nomads,yac aan soo gaabiyo hadalka is there such thing as SomaliaOnline celebrities if so,who are they, hey,am not saying who is the most popular nomad,nop, yes,there is,in my mind,i have some celebrities and here they are,don't think u r left out,that is how it works,not all people are acters,waraada ciid wanaagsan, this is not a discrimination topic,and if it is,then it is,or it may not,but it can be,to me,it is not,confused haye! here are the names of the most known celebrities to me: Moti Barwaaqo flying stll libaax sujui sophist northerner aaminah lefty haaruun Og-girl hey i still got another 5 nomad celebrities,i will let you know,wait u could be the next 5 celebrities, time for you to tell us your celebrities,ciid wanagsan to all of you
-
i was there about two months ago,this place got stuffs really, beautifull indeed,airportka ayuu waxyar u jiraa
-
og-moti ( cajuus aan aqoon wax u roon) lol juxa,u naxariiso wiilka,waa ku sidee lol,mise xanaaqaa kaa keenay,anyway,i mentioned your name but maadan arag,maanta waad kulushahay xoogaa
-
posted by lady Barwaaqo She didn't call the police on you? lol,she doesn't know where the police station is,waan iska baacbaacsadaa maskiintan,laakiinse ayadana qosol bay igu dishay,at last,waan kala qabnaa,ciid mubaarak
-
Samurai Warrior,those pictures,man,i can't talk,this is what they are doing to those poor palestinian
-
sad 2 hear the boys losy,we should have a team of all regions,not just xamar i guess
-
Popular Contributors