nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
xaaladu waa jiiq jaaq dhii dhaa,
-
ASRAA AND HIBO, we really do thank you very much, lol Moti, waa ahlul jannu labadan sidaas sheegtay rayaana, waad ila fahantay oola jeedada, anaga gabdhaheena somalida uma ogalin inay daba nakhleeyaan mali iyo niger iyo jinni kaleba, maba maqli karnaba ilaah baa na lahee
-
LIBAAX baa soo gaba gabeeyay arrinta, waxaasi ma guurbaa, waa sidaas arrinku, but i know some couple who chew qaad together in their home, way is ag fadhiisanayaan waala wada qayili xaraarto waxaaasaa la dhahaa, laakiin naagta aa dhuumaneeso waxaas ma soconayaan
-
lol lakkad, walahi that was so funny, i will laugh untill 2004 inshaa Allaah, damn it, that is so funny
-
moti, sxb this is a wonderful stuff you compiled, i remember sheekh cumar faaruuq once said asagoo haweenka ka hadlayo: "yatamanacnacna wahunna raaghibaat, yabkiina wahunna kaathibaat" actually listiga wuu dheeraa intaas baan xasuustaa
-
aakhiritaanka kuwa lugaha baastada iyo mindhicir duluqoowga qaba ayaa idin guursan, waxba yaanan laisku duur xulin oo mali iyo niger baad haddii kale ka qaraabanaysaan anagana waan idiin kaxeenaa oo raali baan ku nahay inaad geelka niger dushiisa fuushaan idinkoo koonbo cusbo dhabarka laalaadinayo!
-
ahaaa, so itoobiya iyo kenya ayaa na sumeenaya haye, culimada ma waxay kaantarooli karaan dhalinyarada,taasaa is waydiin leh, wadaadada mid bay ku saxanyihiin taasoo ah ixtimaalka ama logica ay leeyihiin wuu sii badanayaa isu taga haddii la isticmaalo geedkan condomka, in la is ogeesiiyo khatarta cudurka way wanagsantahay balse waa ikhtiyaar qofkii isticmaalaya bahalkan condomka ah, qofkii caqli iyo garaad leh waa uu ka digtoonaan karaa.
-
waaaw, what can we say, this is what is hapening in Africa, more damning stuff also happen there,
-
thanks lakkad, that killed my day too it was good information indeed, and i badly needed that, somalically speaking today is a craap day
-
^^^^ lol lefty sxb waxaa kaa maqan xididka qosolka!
-
lol this is one of the most beautiful questions i have ever seen, i love to know the answer, i just can't wait
-
lol this is one of the most beautiful questions i have ever seen, i love to know the answer, i just can't wait
-
T_MAC, lol, aabayaasheen baan kasoo gaarnay miyaa sheekadu.
-
saddam is saddam, u can't change him, he is always saddam no matter what happens, shiiit i can't see those pictures, veking hell
-
brother moti welcome back, we really do missed you, where have you been,i thoiught your cambodian lady got birth to a baby boy, hows things sxb, umusha may ka baxday naagtaada, wiilkaaga magaceed u bixissay kolleey waa ku indhayar yaree adi kuma raacayo kolleey. sxb moti, wax allaala wax ku dhaaffay ma malahan, waa kuwanaa wixii aad ka maqneed: 1-gabdha badan oo nomads ayaa guur galay, qaarkood intaad maqneed bay ilma wada dhaldhaleen, 2-wiilashana wali wax guur galay ma jiraan waayo abaar daba dheer baa dhacday,ilaah haka sama ta bixiyee, intaas unbaa ku dhaaftay sida ay ila tahay, bal gabdhaha warayso oo inay xalwadii arooska wax kaa siiyaan lol, waryee hee,weger anagaa wax aragnay bay ku maahmaaheen reer hargeesa,sxboow bal warka keen
-
-N- You need constant stimulation because you bore quickly. You can handle more than one relationship at a time with ease. You believe in total sexual freedom. You are willing to try anything and everything. Your supply of sexual energy is inexhaustible. You are a flirt, yet once committed, you are very loyal. You are sensuous, sexual, and privately passionate. Publicly, you can be showy, extravagant, and gallant. You are born romantic. Dramatic love scenes are your favorite fantasy pastime. You can be a very generous lover. lol,
-
the most fulay and coward and disgusting guy i have ever seen or heard of, he is a shame to many and millions of people around the world. what is he, for God sake, he got a shiiiiit ppistol in his belt, he just could'nt kill himself because he wanted to live and never thought he will be humiliated like this, he was happy to be checked medically, AKHAS
-
^^^^ lol, saas maa u jeceshahay, ilaahoow naga dhamee leen lahaa programkan channel four markaan ka daawanayay
-
Arabic Online Translators
nuune replied to Medley of extemporanea's topic in Developement | Projects
there used to be www.almisbar.com, but now they want some money, it used 2 be free, i don't know any other tools, www.ajeeb.com is good,it can translate websites and documents for free, why did u say they want u 2 pay it, if u wanna translate arabic-english then u must register,but for english-arabic is free translate websites and documents for free -
there used to be www.almisbar.com, but now they want some money, it used 2 be free, i don't know any other tools, www.ajeeb.com is good,it can translate websites and documents for free, why did u say they want u 2 pay it, if u wanna translate arabic-english then u must register,but for english-arabic is free translate websites and documents for free
-
this sounds funny stuffs, at least that is what they had inn their sick minds
-
blair is sick,he can't vote against, but those tiny islands want more recognition, and in order to do that,they must vote against
-
this is my stop, lol some one told me that when the plane stoped in the air, xariifkan madaxweenaha somaliya wuu soo lugeeyay wuxuu daruuraha soo jibaaxaba wuxuu arkay qooleey meel cidla ah ku wardineeso oo quraan akhrineeso illaa afar juz camal, asaga shaqadiis ma ahan tusbax dheer oo kuwa 99ka ah ayuu wattay, faataxada uu dhinac kala galay asuu yiri "qooleeydanba Alla bari ay ku jirtaa anigana somaliya ayaan u Alla baryi in shidaal laga helo,meeshii la rabay inuu nabad u Alla tuuga,bussness iyo dhaqaalo uu ku duceesanaayay" intasba haddii laga helay aan abaal qabnaa. caramel_kisses , iljabiska aa idilay, isha inay ku baqda aan ka yaabaa saad indhaha u maroojinayso sidii kibileey camal,
-
nur sxb mahadsanid murtida iyo xikmada isku daba dhaceeso ood maskaxdaada kasoo tuujissay ilaah ithinkiise waxaan ku dhihi lahaa bal soo wad oo nagu soo waal,anigu aad baan u jeclahay murtida maahmaahooyinka iyo wixii lamida,
-
Popular Contributors