nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
qac qaac, cudurka baq-baqa ma qabtaa marka, isfiilato aan kugu ogaayee, mise mindhicir duluqoow aa ku silciyay, waraa xaaji oto iga dhaaf geedkaan yahuuda yaa haddii kale feer iyo fara laati aa billaabmaayo sidii dabaqallooc aan qoorsagaaro laba kiiloometer kugu dhagaa yaa hudhud minal khushaaniir
-
acuudu minnak oo minnak oo minnak waraa qac qaac ayaantaan yahuuda aad waddo maxaa waaye kuntugaareey maa lagugu dhalay acuudu minnak oo minnak yaa shakhfir, ilaah Rantissi ha u naxariisto,aamiin
-
wadnahaaba i dillaaci gaaray markaan yara akhriyay inkastoon aanan dhameenin
-
wixii talo ah waa la qaataa waryaa qac qaac,adiga unbay kuugu tala gashay waxa ay soo qortay, tankis walaashiis, that was a breakthrough loool
-
qac qaac hala yaabinaa cudurka waraaboowga uu qabaa, kasoo qaad malahan wixiisa loooooooool
-
^^^^ waraa hanagu cabbin yaah bahasha, istaaqfuruleeso
-
qac qaac, tuujiye wuxuu ka wadaa ammaan isiiya aan iska qaraabtee,marka hallees kama ahan, waa duur xulid makasee, duur xulida waxaa garan karo un ninka ay naagi lagaday bas,bahal qonof ah intey ku taagtay cirkaas intay u qaaday dhulka bo' ku siisay, xoog badanaa xabadkeeda xiita xiita aaban u heestee
-
^^^^ lucky, walaahi i knew u were lucky, it is easy to recognise u, cuz u always use capital letters for no reasons lool, but many nomads don't know dat u were da real LuckY, what happened to your catch-phrase aka InteResTing
-
^^^ CHECKMATE,waraa soo dhawoow, qac qaac oo haadaayo aan ka yaabaa inuu jallaafo kuu xaabiyo, kaas soo dhaweentiisa xataa dhib waaye qaaxa iyo urug aa laga qaadaa,waraa ha is martiyeenin yaah, qarbud qas jajabi waxaad soo gaarto
-
yeah, that is good idea, we never thought that we could thank our admins and moderators, THANK YOU SO MUCH GUYS,
-
HEEY, welcome first to somaliaOnline, those questions are very tough indeed, i would like to know them as well, hope some will answer them!
-
^^^^^ looooooooool qac qaac, war haigu dirin gabarta dhogor hakkaa soo baxdee
-
Moti, sxb happy birhday, i hope u r doing well. dhalasho wacan oo wanaagsan,qeyr aan kuu rajeenaa
-
welcome with gacma furan, we hope u will enjoy being with us here in SomaliaOnline.
-
cajjab iyo amakaag, war maxaad tiraahdeen, bal iigu soo celiya. looool qac qaac, nice observation man, dhagaxyaasha dhaxdooda xattaa inay wax ku jiraan waad ka raadini, which is good!!
-
haye waraa qac qaac, saad u socotay kooxda terrorka aad igu dartay yaah, war cussub, intiinaba wax geel raacay idinkuma jiro, dooro leed raaci jirteen adi iyo tuujiye, maskiin macruufna lax bugle qabta, abaay caramelna waxaraha ama neylaha, geeel, i love geel, ooh baby geel, yeaaah, i used to be geel jire, now i missed that career so much
-
^^^^ caramelka, abbaay iga raali ahoow dee, maanta xoogaa waan isku yara dhax yaacay,
-
Haaruun, sxb dadkaasi wey wada joogaan balse magac badaloow ay ka bixi la'yihiin, iska ilaali garab-tuujiye iyo qac qaac, wey qarraafaan labaduba lool
-
ma waxan baad noo keentayna, wuxu ma gabay baa mise waa hadal, ma jinbaa ma dhagax baa ma aargoosataa mise waa dooro, alaahu yaclam
-
aamiin, ilaahoow positive naga samee Haaruun, sxb welcome back, inteed ka dhacdayna, indhihii baa i xanuunay saan meel kasta kaaga raadinayay, ookiyaalahaaga weyn markaan arko unbaan dhahaa the main man is here,dhuumashada dhaaf waryee.
-
devil hana feerin walaaleey, gym kulahaa, laba far ma dhaqaajin karo oo hada waa inaan billaabaa gymkan baas si aan u yeesho murqo mallaay.
-
^^^^^ looooooooooooooooool, war naga aamus, oo maxaa sabab oodan iiga iibin karin bun, ala intaad wax ogtahay yaraa, wajigeega maba ogid inuu dhabooqay bun saan iskugu waday.
-
^^^ qac qaac maxaa dhahdayna, now is just 3 by 3, acuudko minal qasariini yaa hudhud, sxb geeloow horta indha kuul muxuu ka kasaa, xudunta uu dabtaayee, laakiin runtaa waaye juusto juusto fiintadi mallaayo waaye tirada hadda, waa saddex aka jaratiini yaa khamaar minal qowsaari hadaayay aa waxaa iga hor imaatay too boojaal ah yacni bajaqdoo dhacdhaceeso, anigii naxdin aa caloosha ila xanuuntay, gagab haku dhaco feera armaajo waaxid ay heed,astaqfirulaah qof dhintay aan wax ka sheegaayaa, ka baxaaay looooooool
-
loooooooooooooooooool wax wada waalan loooooooooooooooool rayaana don't worry, wax baan kuu reebi, maskaxdaada ma wada dhuuqayee lool, laakiin maxaa waaye af jinni maku hadashid miyaa, sabab tuujiye, lax dhukkan sanbabkeeda adaa soo cunay ee hibo ka dhaaf bootada bahalyahoow ciddiyaha waaween ood moodo xalay oo dhan inuu kalluun la qayilayay, loool hibo anaaba ka yaabay af soomaaligaaga, aabiteey camal uu u buubaayaa aawey abbaay caramelka, mala daffay, qac qaac lee suspect gareenaayaa,asagaa xagga hostageka ku dheereeyo
-
Popular Contributors