nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. JACEELBARO sxbkiis see camal, meeshas sxboow wax yaa laga sheeg sheegin weynu kasoo wada baxnay miyaad hilmaantayna, maba habboono wallahi in la yiraahdo waxaas baa ka da'ayo oo ka qubanayo, ee inaga dhaaf niyahoow gabdha badan baa halkan joogee xattaa nimanki baad ka yaqyaqsiissay sida feebara kolley anigu maba yaqyaqsado waayo meeshaas meel la naco maba ahanba hadii uu cunug kasoo baxayo iyo haddii kaleba.
  2. nuune

    WARQAD JACEEL AH

    heestiina waa tanaa: minjahaaga gaaban malaasanoo la moodo x2 diidiin macruuf ah magaalada laga yaqaanoo meel kastuu maro la daawado socodkiisa hindhisada miiran x2 beerkaaga salaaxanoo baradha ceyriin ka daran baladkaba aan lagu arag x2 been ma sheego boolbara weeye waxa kula bood boodayee x2 kolba bishimahaaga ku dheelayee bilcaantii lagu nastaay bureeqadii ahaydee biya aan kabadiyoo banii aadam idilkiis meel kastuu joogaba waxa uu bidhaansadaa muuqaaga x2 baralaati aan noqdiyoo kolba baabuur aan ka dhacayoo la imoodo baalbayeeri tubaaka taqsiimayoo la haasaawayo quraanjiyo x2 khatumeesatay adduunkeed maxann maxann maxann maxann maxann maxann X2 maxaan masbaleey meereestay meel kasta maray maraan noqdey maxaan masbaleey meereestay x2 muuqaaga maxaan meelaha ka raadshay magaalada maqalkaaga ka eegay maxaan masbaleey meereestay meereestay x2 madfac maxaan in badan u ganbiyay anoo meelaha marayo la i moodo maroodi mallaariya qabo maxan masbaleey meereestay meereestayx2
  3. this is the most interesting yet enjoyable episodes i have ever seen,i really enjoyed reading that, Nur brother walaahi u r doing a very good job indeed, iam really learning and benefitting from your stories and episodes, jazaakalaah kheyran yaa akhii Nur
  4. To: Masbal Muxiyidiin From: Boolbaro Masbaleey marka hore salaan muujisan oo muuqata midabkeeda kasoo go'dey mowjadaha dhiiggeyga iyo maqaalada lafaha niikada iga hoo mar aad mirqantidee, micna aad ku fadhidaa meel kasta aad ka muuqatid miyirkeey aad ku taalaa maankeey adaa qaatay maskaxdeey ma joogto mar kasta magacaa aan meel kasta ku sheegaa la igu maadsadaa inaan maraan ama mariil ahay ma u maleenaayi saas inaan ahay muxibadaa kalkaceelka aan kuu qabo aa i maroojisey mooradeeda minqarka ka dhigay mircood lagu shubey mallaay maraqiis, maqrib iyo mashriq meeshaan tago madaxay magacaa masbal maka baxo, muran aa laigu diley inaan meel iska dhigo magacaaga masbal anna wa ka diidey murankiin marrabo aan dhahay mar haddiin ku arko mushaari kuu walaaqo malawax kuu dubo markaas aad ogaanee muxibadiin kuu qabo micnahay ku fadhido miizaanka ay leedahay , mawqifkeey mar hore aan kuu sheegay micna aas xanbaaranyahay Mowlahey Alle waaye Maalikul Mulki waaye Midigteey aas taaganyahay meel kasta aan maalin walbo maro ma daayo magacaaga muraadkeey ilaah ha sahalo maalintiin ku arko sidin kuu marjinaayo oon kuugu diimaayo ma maleen kartid masbaleey, muuqaalkaaga aa i maan qaaday ku tuurey meel kale maradaada aad meedaarsantahay markiin arko mugdi anoo joogo waa ii muuqataa micna darro ma u marinaayi warqadaan mawlaca ma ka baxo mar kasta waa joogaa muraad aan akhristaa inaan maalin arko muuqaalkaa muranka uu dhamaado mishkilo ay meel kale aado anna meel aan fadhiisto midigtaa agteed ku raaxeesto muslimiin ii maciinto usheegto mishkiladeey ma arkin mana ka maarmi in la ii maciino, munaafaq ma rabo mooradiisa mar hore aas iyiri masbal mixibba hadiid u qabtid anaa kuu maciinaayo anigana marabo aan dhahay maqaaxi horteed aan ku murannay maqaarkeey waa dhamaaday saan maalin walba isku maraayay gabadh kasta een muuqalkeed arko u maleeyo masbal kadib laigu maaweeliyo masbal waa arkee mishkilada iska dhaaf malaariya aa kugu dhaceeso maando aa noqonee mixrabka aa ka niikinee anina waa ka diidaa warkood maka yeeli murankood iniis maskaxdeey marto miinshaar aan wattaa kii agteey soo maro magacaaga masbal soo mariyo ama sheego qoorta aan ka jaraa masaar aan ku faagaa madaxiis maka haraayi illaa aan mowtkiisa ka tillaabsado, masbaleey ma ii jeedid miyaa rafaadka aan kuu marooyo mise maciin aaad heshay oo midigtaa fadhiyo mawqifkaa ii sheeg ma nooli ma joogi minanka maalintii dhan waa ka maqanahay ma garanaayo meel aan maraayo mar hadaan ku arko ma ku sii deenaayo meel kasta aad gasho makaa haraayi mooritaaniya aad ma haraayi muqdisho aad ma samraayo meeshiid gashid madaxeey waa galaa markaas aad arkee muxibadii jaceelka aan kuu micneeyay murtideey xanbaarsantahay mashaqadii isoo martay indhaheeyga misbaaxa noqdeen ma arki waxbo subixii saan u maqanahay maghribkaa iga taga anoo maroodi mooradiisa ku jiro meelaha awaaraayo ku moodo mulac maskiin oo meel iska fadhiyo maqaarkiis eber noqdey, ma maleen kartid muxibadiin kuu qabo masbaleey maantoo dhan ma deenaayo malafkaan aan qoraayo majaroor maskin aa la i moodaa markii la i arko wax ma cuno mushaari ma miirto adi daraadaa aan maciin la'aan meelaha u maraa, hadda maxaa i leedahay mawqifkaa aan sugaa ku adkeesanaa inaan maalin ku arkaayo mugdiga iga dhamaanaayo maankayga soo noqdo maskaxdeyda taam noqoto miyyirkeyga juusto noqdo masbaleey micna weyn aa agteey ku leedahay ma garan kartid adiga anaa kuu muujinaayo micneenaayo mixnadiin soo maray mishkiladii i marjisay mashaqadii i maroojisay masharabkiin cabbo ma u maleeyo sharaab mindi aan moodaa maankey ma joogo masbaley adaa la tagay ma ogid laakin, madiina aad aado magaca iska soo baddasho muuqaalkaa wareejiso mar kasta waa ku soo saaraa haiga dhuuman masbaleey mashrax aa tahay waa micdaartaa maraan haiga dhigin murugo haigu ridin misqool aan cunaa mircood aan ka daba geeyaa tiitiin mirihiis aan quutaa maalin kasto ma u jeedid miyaa saan ahay, mar isoo fiiri, muranka ha dhamaado, mawlaca aan kasoo baxo,maryaha aan iska xoorno, mugdi aan galno, mallaay camaleeti aan is rifno minyara ma keenaayi Maalikul Mulki aan ku dhaartay minweyn aan minyara laheen inaad noqoneyso aan kitaab ku maraa, muxaadara wax la moodo aan akhriyaa meeshiin maro laakin ma ahan muxaadaro madadaalana ma ahan maxay tahay masbaleey adaan ku weydiiyee? maxa sugee jawabta muxibada aan kuu qabo micneenteeda lee waaye. BY BOOLBARO BARALAATI
  5. ar warqada feebara aa i dishay,iyaaaaaaaah baashi wara feebara aa kugu haayo weerar, wareer badanaa lee ka garo loooool
  6. waraa feebaro, geedkaas aad sawirka ka dhigatay avatorka aa idilay, xariifkaas koo qaaxub uu u egyahay, fajiistana waa u egyahay, tirfatoorena waa yahayba, calooshii shaqeesatana waaye, waana caatha qaate.
  7. farxaan, masha Allaah, i like that Musxaf Quraan Kariim in your signature, and so da maah mah too, wara jacaylbaro, marriage wax la dhaho wa isku daba dhamaatay aakhriu zamankaan sheekhuna, marka 5% percent haduu noqdo satisfied aaba abaal la qabaaba niyahow
  8. jacaylbaro, yes of course, that can be done, waa haddii la is kaashado, far kaliya fool ma dhaqdee
  9. nuune

    hmmmmmm

    Sarfi.....Laamiyatul Afcaal Naxwa.....Cimriidhi Naxwa.....Alfiyyah Qawaacidul Xadiith......Musdhalixul Xadiith Xadiith......Sunan ibnu Al Maajah
  10. Stockholm Lady, welcome bak sis, i havent seen u these dayz lol, waraada sheekadan iyo kuwa ka daranba wey dhacaan laakin gabartaas sheekadeeda wey sheegtay kuwa qarsaday shekadooda ayaa ka badan oon la koobi karin
  11. Shoobaro, that somali guy was somali sujuu, koo reer soomaali hadduu ahaan lahaa oo sidaas loogu jawaabay kamaba uusan hareen illaa uu meel cidla ah iska dhigo kagana badiyo doodda, laakin xariifkaan somaliga ah kii caddaanka jawabtiisa uuba ku qancayba, yaab badanaa
  12. wareer badanaa, waraa geedkaan dheer aa noo keentay naxdin waaye walaahi, laakin dhibka iyo khasaaraha internetka uu leeyahay waa gaar faaiidadana waa gaar, hadii la is bar bar dhigana waxaa batta khasaaraha, laakin saasey tahay kolba waa qofku siduu u arko,waan ka baxay wabilaahi towfiiq
  13. dood ba waxay dhex martay nin somali ah iyo koo daba cad, meesha nayroobi ay aheed, kii somaliga aa wuxuu yiri kibir wuxuu ka gaaray "idinka balaaya idinla xuub caddaatee haddii uu waddamadiina balaayo ka dhacdo xaggeed u cararaysaan oo idiin noqon sida aad hada tihiin?" kii xubka caddaa aa wuxuu yiri "meel aan ku xisaabtamayno ayaan heesanaa oon ka dhigi doonno sida ay haddu yihiin wadamadeena casriga ah laakin hadda ma taabanayno" kii somaliga jiiq ay ku noqotey wuuna gartay xariifkaan caddaanka inuu ka hadlaayo Afrika uu leeyahay afrika ayaan usoo cararaynaa haddii wadamadeena dhibaato ka dhacdo oo sidaas beynu afrika ku dhisanaynaa, indha adaga asaga maa leh afrika, maskixiiyan uu u xisaabtamaa warada ha idin ku taagnaato
  14. posted bye Qacbaro for my wife, coz i heard lots of stories with the doctors, i don't want them to leave a fork in there or something.. or i don't want them to throw out the ovary thing, waxaan ka yaabayo soo waxaas ma ahan anba oon u leeyahay naagteyda anaa ka dhalin oo shanta farood la gali, hadduu miinshaar ama mindi kaga dhax tago buufkeeda waa dhibaato oo hadhoowti wax ku mud mudo
  15. listen to this Qaari, jirkeyga jiririco ayaa ka kacdo markaan dhageesto Abdel Baasit codkiisa, anyway listen to this Suuratul Ikhlas, Al-Falaq and Al-naas and there is a video of him in Chicago in 1978 reciting Surat Al-Qamar and Al-Rahman you can watch or download the video Sheikh Abdul-Basit Abdel-Samad
  16. ngonge looooooooooool ciisanta, waryaa muranka waa dhaqan soo jireen ah lagana soo gaaray sxbkeen NGONE
  17. looooool OG_GIRL, qudhac u know u r somali, so what's the matter with u, r u denying dat or r u Pashtun in someway, in dat case be a Pashtun lool waryaa just kiding yaah but u r somali be proud i know u r from Goljanno and beerihii Xaraf enjoy dat looooool ooh i forgot da question, dat wasn't really a question, but in any case the two terms are not the same, the term somalian is not used at all, it is a mistake dat came from the mouths of Landers to mix up and confuse people by saying somalians and somalis, there u have my answer which when i analaysed was equal in weight to ur question
  18. Lets start again, eh? Imagine that you’re talking to a fifteen-year-old boy from Somaliland! All he knows is Somaliland. Somalia to him is a foreign country. Now, try to sell your ideas to him. anigu gabi ahaanba maba ka hadlo siyaasad iyo jinka la xiriira oo dhanba, jinka la xiirira oo dhanba, laakin NGONGE sxboow i have seen a 12 year old boy who was born in hargeisa, not just one little boy but many of them i have seen them in hargeysa, and to me the term SOMALIA seems to them as their country when asked, i never heard them saying iam somalilander or waxaa jira dad ajnabi oo soomaali ah, in fact, it is the big men who don't even like to hear the term SOMALIA in hargeysa and other parts of this Land, so my friend, put little boys aside, it is the old men who droped their nationality as somalis and became the EAST-TIMORE. macsalaamo
  19. dawaco, iam sure i can take care of everything, so thanks walaalo for that shaamboo,it really helps, healthy is everything, iam urologist by some chance, so i know where and where the baby uu soo marayo iyo waddooyinka uu soo qaadayo, i can even sense and tell when my wife is about to break her water.
  20. ^^^^ ma fiyoobid walaahi, bisinka maxaa akhrinee dabangaale daba taag taagaayo taagtaagsanayo tuur leh oo taleefan diraayo abidkeey ma maqlin , waaka baxsatay cawdu minakal fawqal quluubi meeqa bajiiye aa soo cuntey, feebara aan weediiyay su'aashas asagaa warshada bajiyaasha kaaba manager ka ah
  21. am not really sure whether he is somali or not, but to me he looks real oromo, itoobiyaan, we would have heard of him if he is real somali, but anyway, i don't know
  22. ceebeey tacaal, waa wax lala yaabo, amakaag waji qabsi baa iga soo haray walaahi, yesterday we were happy that they lost their qualifying games, and today..... iga dhaaf yaakhey maba ka hadlaayi arrintaan!!
  23. marka horeba maxaan dad kale ugu ogalaan iney naagteyda ka dhaliyaan, anaa ka dhalin oo soo jiidi cunuga, no way am gona allow another person to deliver my child, anaa xaq u leh inaan arko gacanta ugu soo horreeso oo soo baxdo ama minjaha, cunuga xuduntiisa dheer inaan ugu hor arko waa farxad in la igaga hor marana ma doonayo walaa hooyo walaa dhakhtar walaa jinni iyo jaan kale, marka kolleey su'aashiina aniga ima quseeso full stop, anaa ka dhalin naagteyda oo shanta farood la gali, that is all
  24. feebaro, waraa maxaa daldalee bisinkee, saan u akhrinaayay aaba gacmihii i kaduutay aniga kisteey waa tanaa, 1. Nin wax cunay xishood. "A man who has eaten something becomes shy." 2. Waa dhalaankii dhalmada hooyadood baray. "These youth taught their mother to give birth." 3. Talo walaal diide taagoogta ayuu kajabaa. "One refusing a sibling's advice breaks his arm." 4. Mukulaal mininkeeda joogta miciyo libaax bay leedahay. "A cat in her house has the teeth of a lion." 5. Rag tag lama dhago ee wuxuu ku tago ayaa la tusiya. "One doesn't tell a man 'go away' but one shows him something so he will go." 6. Nin cimrigiisa dheerada geel dhalaya ayuu arkaa. "A man prolonging his age sees a camel giving birth." 7. Naag waa guri ama god ha kaga jirto. (or) Naag ha kaga jirto guri ama god. "Your woman should be in the house or in the grave." 8. Kun ka koodi kowna ka guurso. "A thousand assignations, one marriage." 9. Ragna waa shaah, dumarna waa sheeko. "Men for tea, women for talk."
  25. Qacbaro loooooool, maadan fahmin miyaa haha hahaha dawaco abaay af somali oogu soo qor Qacbaro, turjubaan uu u baahanyahay