nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Moti, sxb that is a very interesting, I hope many nomads will understand what u r really talking about, I will check my old album if I had any, I think this is not about money making bizz as Moti said, the profits generated by these pictures will go to organisations all over Somalia such as ant-FMGs and others.
-
taksiile ayuu iga dhigey, inagaa wax aragney, al facshir newspaper aa ka dhacdey.
-
wixii dirac iyo guntiina qabo ii soo tilmaama ani, waa ka helay.
-
I don't read books, I wouldn't mind if one is recomended to me.
-
^^^ u hees aan dhuuxnee dhareerka hanaga daatee dhididkii baa nagu qallafee sidaan qorraxda u ordeenay baan ka yaabeena inuu qaamoon qanshiir nagu dhaco qooley hunqaceysana qoor sagaaro aan ku qabto, ha i danbaajinina shiikh aan ahayee.
-
dad badan ayaa easternders iyo coronation street iyo emerdale raaxada ka qaadey, kuwaas dhan sheekadan aa ka dartey.
-
Ilaahey ha u naxariisto, Janatul Fardowsa Ilaahey haka waraabiyo, eheladii samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo, Inaa lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun
-
jalaqsan huuno waa saad sheegtey anigu duq maba ihiba, laakin mararka qaarkood baan dhafoorada qabsadaa anoo meelaha mala-awaarayo, waad fahantey baashi iyo sophist, waxad i xasuusiseen barigaan dhigan jirey sarfiga iyo naxwaha plus faraaidhka iyo qawaacidul xadiithka, hal sheekh ayaan ka wada marsan jirey intaas, sarfiga ayaan hadda aad u xasuustaa isagaana ugu jecla haba adkaadee
-
ina Taree ma la soo saari karaa topikyadii af somaliga ahaa
nuune replied to nuune's topic in News - Wararka
sophist, wey kula heshay kolley qeebtaada aad bey u taqaan ee juqraafiga ah. -
meesha feer iyo faralaati ay maraysaa kuma jiro baxarkaas ani diet aan ku jiraa.
-
^^^ maxaa odayaasha ku dhex dhigey adiga inaad jinniya qabto
-
I love it, it is my stuff
-
^^^^ Jalaqsan, lool, seen geel baad tahay, intaas baan kugu jeclahay huuno.
-
erayada muran iyo dood ma ahan laba eray oo isku micna ah, hase ahaatee dad badan ayaa isku dhax qassa labada eray. erayga dood waxa uu noqon karaa tusaale ahaan wax ama shey cilmi ah oo laga doodo: paarlamaanka dowliga maanta waxaa ka dhacay dood aad loo xiiseenayay oo lagaga hadlayey wax qabadka caafimaad, waxbarashada, soo nooleeynta dhaqanka iyo arrimaha bulshada. ma dhihi kartaa: paarlamaanka dowliga maanta waxa ka dhacay muran aad loo xiiseenayay oo lagaga hadlayey wax qabadka caafimaad, waxbarashada, soo nooleeynta dhaqanka iyo arrimaha bulshada. marka waxan oran laha sectionkan micnihiisa ma ahan muran ee waa dood lagaga hadlayo ama lagag doodayo wax kastoo muhiim ah cilmi kala faaiideeysi iwm
-
kolleey saan arko anigu, waxaa ii muuqato in topikyaal af somali ku saleysnaa assalkoodi in qaarkood halkan loo soo gudbiyey, kuwa badan baa jirey oo aad u xiisa badan, kuwaasna haddii halkan la keeno wey fiicnaan laheyd, kolleey dalabkaas waxaan u gudbinayaa sxbkeey Jamaal ama adminka.
-
saddex kala daran aa shanta farood isla galey, ar ani waa yaabi
-
LEEZIGAAL, waa ku jecelnahay dhammaanteen diid ama ha diidin.
-
xasha' ilax yac. aad baan ugu farxey furitaanka sectionkan cussub
-
lol Tuujiska, maxaa waaye sidaan, darbi saarkaagi ma hal bacaad lagu lissey buu noqdey lol, ani muggoo idin kuma jiro idinka lee waaye is cuna is liqa is shukulaateeya teesta jineestika ciyaara suxul dharaboow ku dara qoorta isla gala xabadka isku qaraaca sinta isku halgaaada xudunta wiif wiif haka yeerto cajalad mallaay laga sameeyay dhageesta, madaxey ka bannaan minjaheey ka hayhaata waaye......
-
These pictures are cool, I hope we will make it real,now they seem to be faked
-
Qac Qaac sxb saad u fassirtey ayaan ka yaabey, anigu sheekada haddey riyo gasho afartan tillaabo aan gadaal u socdaa ama afar boqol oo dhudhun, because bari baan fassiri jirey riyooyinka and one day ayaan riyo fassirey sax bey noqotey balaayaa dhacdey bacaw waaye kan aa la i dhahay, marka waa shiixaa shankalalax shanta farood aan kor u taagaa shololob, ciid wanaagsan all
-
It was a day to remember, a moment that will stay in our memories, I had a great day and a happy Eid, I hope everyone did had the same and much better than my one. I can't wait CIIDUL ADXAA, Ilaah hana gaarsiiyo Inshaa Allaahu. Ciid Wanaagsan again.
-
tuujiska abbaa ciil ay kugu dileen miyaa, haddaad shafka kaga fadhiisan laheed mar hore waxaas dhan ma dhici laheen cunug lee soo boodi lahaa dhoto'
-
lulla welcome back, we love to meet ye too, 3 years passed haah, u r getting older, waaaw, ciid wanaagsan
-
Ilaahay ha u naxariisto, Janatul Fardowsa Ilaahay haka waraabiyo, aaamiin
-
Popular Contributors