nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Tuujiye aa ila kasaayo alaabtan, waligaa daqsiga waaween ee bluuga iyo noocyaha badan intaa soo qabatey asoo nool filin la daawanaayo ama camerad video ah maka sameesay. let me tell u hadaadan sameenin: dhoobo aa soo qaadee afar gees aad ka dhigee meel yar oo duleesho aa u sameenee dhoobada kaddib daqsigii weynaa ee noolaa aad ku ridee, duleelka dhoobada qalashey dhala jabkeed aad saaree si uusan daqsiga ooga soo bixin, in this case daqsiga waa or ordaa ma joogsanaayo, dhaladii colorkeeda iyo waxaa is qabsanaayo daqsiga dhaq dhaqaaqaayey colorkiisa oo reflection movie camal sameenaayo, marka sidii camerada aad u qabsanee waa daawanee lee, alaab khattar waaye, easy to make, very cheap wallaahi, no need for shaneemo shuundheer sometimes, the only problem with this game is how 2 hunt for daqsi, not all daqsi, but kan waaweenka waa easy waa laaceesaa lee gacantaada uu ku jiraa.
  2. ayaa waxaa la ii sheegay in la qabo, hubsiinyadu waa dahab, hubso hadalka marka hore, hamigana ha iska halleenin. waxaa dhici karta in warkan aad ka heshay niman iyagu laftirkoodu hunguriyeenayo gabadhaas aad is shukaansateen. haddii aad warkan gabdho ka maqasheyna iyagaa doonayo inaad shukaansato ood gabadhaasi ka harto
  3. why not concentrate on the meanings of the song? That way it will have a more general appeal methinks Dawoco, dat is good idea, but it needs alot of time, can u spare us one song with its FULL PACKAGE(lyrics, meanings, story behind it etc..) will come back later, dont have much time
  4. bishaaro, lyricskii heesta aad raadinaysay waa tan ee GAARIDA GAARIDA HAWEEN, heesta waaba fasseexba hadaad adi xataa isku dayyi laheed qoritaanka heestan waad sameeyn kartey saan filayo, waa hees murti iyo xikmad miiran saad sheegtay, GAARIDA GAARIDA HAWEEN GAARIDA GAARIDA HAWEEN GAARIDA GAARIDA HAWEEN GEED BAA LOO FADHIISAN JIREY INTA LOO GOGOL DHIGTAA BARBAARTII LA QAADAN JIREY GUURKII SIDII GEED MADHAREY GAYAANKII MIYUU GABLAMAY HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA ALA GAYAANKII MIYUU GABLAMAY HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA ALA GAYAANKII MIYUU GABLAMAY GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN ALLA GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN RAGGII GODODLEEY NOQDEEN ALLA RAGGII GODODLEEY NOQDEEN IYAGAA GOOBTA XUN NA DHIGEY IYAGAA GOOBTA XUN NA DHIGEY GALABTII WALBA WAA AROOS GALBISNA UMA BAAHANEE GABLEEY SHIINBIR BEY TUNTAAN GUURKII SIDII GEED MADHAREY GAYAANKII MIYUU GABLAMEY HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA ALA GAYAANKII MIYUU GABLAMAY HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA ALA GAYAANKII MIYUU GABLAMAY GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN ALLA GABDHII WAXEY LEEYIHIIN GINI LACAG BAAN RABNA ALLA GINII LACAG BAAN RABNAA GACMAHA KAAN SURI LAHEYN LUQUNTA KAAN GASHAN LAHEYN ALA GACMAHA KAAN SURI LAHEYN LUQUNTA KAAN GASHAN LAHEYN GUNTIINA XARIIR IYO GARBASAAR AAN LA IIBSAN KARIN ALLA GUNTIINO XARIIRA IYOO GARBASAAR AAN LA IIBSAN KARIN GOGOL AAN WALIGEED LA ARAG DHULKII AY KU GOGOLSADEEN SIDAASAA GURIGII KU DHACEY HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA SIDAASAA GURIGII KU BA'AY HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA SIDAASAA GURIGII KU BA'AY RAGGII GOCASHEY QABAAN ALLA RAGGII GOCASHEY QABAAN GABDHIHII WEY CABANAYAAN ALLA GABDHIHI WEY CABANAYAAN IYAMAA GODOBTAA ISKA LEH GODKAASU XAGGEE BUU KA YIMID DADWEYNOOW GARTOODA NAQA HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA ALA DADWEYNOOW GARTOODA NAQA HEEY YAA HEEY HEEY HEEY YAA ALA DADWEYNOOW GARTOODA NAQA
  5. Nassir, sxb thanks for that correction, I also like Giriig's songs, the famous one's like Boodhari sidiisi and Timaheeda dheeriyo, the latter song is my favorite as well, the music is realy what i like about the song, I don't think they can do that music nowadayz. When it comes who is classic, Mooge or Giriig, I would say Giriig, the two got different tone of music, and I like Giriig's music more, that is how I classify Qaraami songs Timahaaga dheeree Boodhari sidiisi the lyrics for Boodhari Sidiisi jacayl waa balaayoo waa baaxad sooroo waanigan basteeyee markaan bilan helaabuu iga bilaayo ayadaa i bogsiisee bar wadnaha ku taaloo igu baahday weeyee boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee been laguma heeso runta lagama beydhee waa loo badheedhaa cilmi kuu la balan balay ee qaas la baa ba'ay baa ana igu balaadhee bar wadnaha ku taalo igu baahday weeye boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee ayadoo habeen badha intaan soo baraarugay baalaha ka eego marka bixiyo faynuus ileen baabah weeyee barkimada dagaaloo bar wadnaha ku taalo igu baahday weeye boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee basarka iyo jaahiyo bilicda iyo nuurkaa haa waa midaan u bogayoo aan u beer raqaayoo biyo nimay u keentaa bil ku soomanaadee bar wadnaha ku taalo igu baahday weeye boodhari sidiisii barashada jacalykana ayadaa igu beertee
  6. here is the lyrics of shinbirayahoow heesa SHINBIRAYAHOOW HEESA HEESA HEESA HEESA HEES WANAAGSAN HEESA X2 HADHKAN SOO FARIISTA X2 KAALAYA HORTEEYDA X2 SHINBIRAYAHOOW HEESa X2 HOWLAHAAN XULAAYOO HAGARDAAAMADIISA HOWLAHEYNU RAAYAA HIIBADKA INGOODNA HIBAD AAN KU GAARIYO FOGA WAAN MAAYE SHIINBIRAYAHOOW HEESA HEES WANAAGSAN HEESA LOODA AAN KU GAARIYO CAASHAQ WAA HALBOWLEE WAA HARKOO KAACAAYAA RUUX KASTOO HALYEEYA MAALINTUUU HALEELO HURDA SEEXAN MAAYEE X2 BOOWE HAILA YAABIN X2 SHINBIRAYAHOOW HEESA X2 HEES WANAAGSAN HEESA X2 JACEELKII HOREEYAY CILMI BAA HALEELA ANNA II HILLAACOO HAAMADAYDA RAACSHEE WAA INAAN HALAABON HADANA CIYAARE SHINBIRAYAHOOW HEESA HEES WANAAGSAN HEESA SHINBIRAYHOOW HEESA X2 HEESA HEESA HEESA X2 HEES WANAAGSAN HEESA HADHKAN SOO FARIISTA X2 KAALAYA HORTEEYDOO X2 SHINBIRAYAHOOW HEESA
  7. Wiilo, I think Juba means shinbirayahoow heesa This is an all time song, very nice voice of magool indeed. Jubba, I will try to write the lyrics of that song for u, I will try my best
  8. this is for Qaraami addicts and new converts of Qaraami songs, okeey the game is simple, get one Qaraami song, post the link so we can listen to it, and give us its lyrics, that is all I will start my all time favorite Qaraami song Dadka Haiska Weyneyn by Mohamed Mooge, this was the song that many people dont get its full meaning of words, well I tried to write it and here is what I got it, the lyrics, let me know if there is errors I made in writing the lyrics. the song Dadka Hiaska Weyneyn the Lyrics DADKA HAISKA WEYNEYN INAA KALI WAX GARAD TAHAY HA IS KA DHIGIN WALAALEEY RUUX WAA ADIGAN HEYN JIREY MARBAA LAGA WAREEJAA ISHA LABAADADAA MAANTABA WARWARAYEY ANIGAABA SIDA WAQTIGA QAAR SIDII WARIYE SIRAATEHEE WARKA LAIGA LALIN JIREY WIXII WIIQEY TALADII WEYDIINAHAYOO HADBA WAAGA JOOGAA LA TIHIIN WALAALOO WAJI LACAGA BEY DUMAR WACADKABA KU IIBSHAAN SIDII WAADIGII QULQULAYIYOO WAA ADIGAA XAREEDEE SHINBIRUHU KA WAABTAAN WEEDHAADA INANYAHAY WAA LAGA WAREERAYOO ISLA WEYNIDAADANA WAXA TAHAY LA SHEEGYEE WACDARADA ADUUNKANA WAXAA LAGA WAREESTAA RUUXII WAX GARADEE ADIGOON WAAYA ARAG NOQON CIRKA HA ISKU WAABININ NAFTAN WAALANAYSA WAANU KAAMA MAQASHEE HADDII AAD MAANTA WACANTAHAY MAKU KU WAARI DOONTAA? so, si xun uu ugu daadiyey wallaahi lol, your turn now
  9. wiilo, intan yarta ah waxey ka hadleysaa calankeena iyo dhibka loo soo marey, translation in englsih as well Hinjinne u sara kaca Calankaan harraad iyo Haydaar u mudateen. Hir cagaarku qariyayiyo Habkay samadu tahayoo Xiddig dhiigleh hoorshoo Caddaan lagu hadheeyaay. Maxaa haybad kugu yaal. Arise with strength! For we have raised our flag, The flag which has cost us dear With extremes of thirst and pain. Our flag, whose colours are the everlasting green of the earth, The blue of the sky, and white, the colour of peace; And in the centre the red star of blood. Oh flag of ours, what a glorious sight! I hop u may like it
  10. lol@Alle-ubaahne, waryaa caadi ma tihid baan ku iri
  11. cudurkan markii horeba ayagaa sameeyay oo sanceeyay hadana daawaa u helnay beey leeyihiin, iyagii keenay aa dhahaayo daawaan u helnay, yaab
  12. I don't use anything for my sentences, I control every word I say before it comes out of my mouth, example, if I wanna say "heey" I have to do four steps: 1- waa ka fakkiraa marka hore waxaan dhihi lahaa 2- waa go'aansanaa inaan dhihi karo eraygaas, 3- waa miizaamaa haddii dhihi karo eraygaas, 4- kaddib waa dhahaa erayga si taxaddar iyo weyrax la'aan practically, that is what I do
  13. HA, u r absolutey right, this man doesn't care anything at all For his enemies, there is a choice: liberty or oppression. this qoute is from Spain's La Razon, Critics who were hoping that he would get mired in detail about Iraq were mistaken. Instead he went back to basics, reaching out to the belief of most Americans in the fundamental importance of freedom and using that to explain his policies at home and abroad. and this one is from Ireland's Irish Independent newspaper. There is the feeling of a man who treats the whole world as his parish Italy's La Repubblica
  14. the whole world is against this guy, i enjoyed reading those newspaper articles. World press electrified by Bush vision
  15. actually this article gave me headache more than the grave cleansing. Man-made traditions in Somalia have eclipsed the Muslim ritual of sacrificing sheep (udhiyah) to God in `Eid Al-Adha. who gave Sheikh Nuur Baaruud the authority to speak for all Somalis? he goes on saying many Somalis, it is only few who see the udh-hiyah as second, but I was also mad at when he said "The practice is usually held at the graveyard of the deceased in the countryside" I never seen such thiings, what is he talking about, that is another tradition. now, when many people see these kind of articles, they suddenly assume that it is all Somalis who behave like this, bad name for our country :mad: :mad:
  16. "My life is like a train, it only goes forward" - Jilaato_Cambo that is what me and orgilaqe were talking about, ur signature says it all ms jillaato!
  17. ^^^^ loool true, u r absolutely right orgilaqe
  18. CIID WANAAGSAN ALL NOMADS BROTHAZ AND SISTAZ
  19. nuune

    HAPPY B-DAY!

    alles Gute zum Geburtstag dawaco CIID WANAAGSAN DHAMMAAN
  20. diamante, you are right, I used to have spysweeper before, but I only used for limited time, after that i tried many anti-spywares,they didn't gave me the result I was looking for, it was this(antiSpyware), and it removed all the spywares, read this overview of microsoft antiSpyware haddad, how an unstable software can remove viruses and spywares, malwares etc, if the BETA version is not doing its job, microsoft wouldn't let people use it for spyware removal.
  21. Windows AntiSpyware can remove and protect your computer from spyware and other potentially unwanted software, it can detect spyware on you computer and remove it completely. when i installed the antiSpyware, it actually removed many spywares, adware, malware, viruses like the BIG trojan and lots more of horribe stuffs that slows down computers performance, it is free, easy to install, okeey that is too much, here is the link Windows AntiSpyware (Beta)
  22. waryaa miyaad waalatayna, waa maxey disgustingka acuudu billaahi, sxb naag waa naag, ama ha yaraato ama ha weynaato, is baddal yar unbaa jira xagga raximka, intaasna hadda habrihii waxey gashteen jawwaan.