nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Hilqada waa eray slang oo af yamani ah ama lahjad lagaga hadlo yemen ka mida,
  2. alle-ubaahne, the Amxaaro kuffaar bastaardoos haddaan maqlo madaxaa i xanuuno, kuwaas Ilaahay hanaga qabto soomaaliyana Ilaahoow hanagu keenin Somali-Galbeed beyba waxaad aragtey ku sameeyaanee naclatu malaaik wal naasu jamiican ha wada leefto xabashi iyo wixii taageeraba!
  3. Qofka hadduu xukun ku waasho fiyoobi aan Qabriga aheyn ma leh. very true indeed, xukkun baa maskaxda ka galay korneylka, horta fuleynima badanaa ninku, muu aayar iska tago waddankii wadnaha eber ku noqey war waxa magaca korneylnimada halaga xayyuubiyo, raaxada nayroobi buu u bartayee xaggee buu u dhaqaaqi, not just him but others as well, I am disgusted when I hear foreign troops, war xattaa hadduusan aamineenin maleeshiyooyinka Muqdisho ha soo kaxeesto kuwiisa jooga Bari. Dad badan baa jecel siduu arrinka yahay hadda, oo moodaya in ay fursad helayaan oy ka faaiideesanayaan tafaraaruqa ka dhex dhacaya dowlada cussub hadda.
  4. nuune

    SHUKAANSI

    raula, abbaay fiiri, abuu daliigaa iga ballan qaadey waa kaa sugaa hee aka lessonkii abuu masaigii, me no hilmaan jallaato, waa ku fahmey si fiican, laakin xaasidnima igama ahan, asaga hadduu maskiin yahay waa inaad ka dhigtaa abuu qaxar, labadiina midkiin waa inuu yahay qaaxuub ama quuqle ama qaxar ka sameesan ama kadeed ama dhabal qac, laakin laba masaakiin is hor fadhido hadhoowna bogga iskaga fariisanaayo waxaas ma soconaayaan, midkiin waa inuu yahay qabqable, ma i fahantey hadda, intaas lee waaye waxaan sheegaayo.
  5. do indian gurls have more buuf than our own gurls, I don't think so :eek: gabar kale oon somali aheyn inaa xattaa saa u fiiriyo ma rabo, carab walaa acjami kale, carabtu waa arbacuun dhudhun kuuntadooda, hindidana isbaalahooda garbaha ayuu ku yaalaa ninkii arkey baa arkey marka eesh calaa faaiida, stick 2 your own somali girls.
  6. mabruuk abadir, u bixi wiilkaaga nuune
  7. I just can't comment, since it is very disturbing, I think it is good idea if I write a book about what I have seen on my own eyes! Dawaco, where were you when warshada balcad ee dharka la gubay?
  8. nuune

    SHUKAANSI

    kakac volunteer abuu faaskaa tahay cunee, inaa igu bakhtidaa rabtaa miyaa, kuma jiro baxarkaaga beynii wa baynak ciisaa budiinaa muusaa budiinaa, hadhoowti la ima dhahaayo saqiir silciye :eek: and tankis for the invitation on your wedding, laakin saa u hadleeso aan arkaayee, xariifkaas koo aad isla joogeeysaan waligiin uma maleenaayo,istaqfurullaah, laakin inshaaradeyda saas ay sheegtay, wiilkiiba waxaad ka dhigtey hal bacaad lagu lissey waa saan hadalkaaga ka dhadhansadey ama aan udhuuxey hadalada afkaaga kasoo yeerey ee kala ahaa afka gacanta hadii laga galinaayo maku qaniinaayo iyo markaa dhahdey ma nuux nuuxsanaayo haddii xabadka looga fadhiyo, eber aad ka dhigtey wiilkii dhannaa waxba umaadan reebin, xarakaat malahan kulahaa
  9. MOGADISHU (AFP) - A British journalist working for the British Broadcasting Corporation (BBC) was shot and wounded by unidentified gunmen outside her hotel in the capital of Somalia, a country wracked by 14 years of interclan fighting. Kate Peyton, a producer based in Johannesburg, was rushed to hospital and was undergoing surgery in Mogadishu with two bullets lodged in her back but was in stable condition, police and medical officials said Wednesday. "She is in hospital and undergoing surgery," a hospital source told reporters. Witnesses said the gunmen, who sped off in a white saloon car, targeted her about 20 metres (yards) from the Sahafi (Arabic for journalist) Hotel in southern Mogadishu. The vehicle was found abandoned in the Barmuda neighbourhood of central Mogadishu, Somali acting police chief Mohammed Warsame Doleh told AFP. "Since we got the vehicle used by the attackers, it will be easy for us to locate the gunmen and the owner of the vehicle," Doleh added. Peyton arrived in the Somali capital earlier Wednesday to join foreign reporters who are covering a government team that is assessing conditions in the capital, ahead of the Somali government's relocation to Mogadishu from Nairobi. A BBC statement said Peyton, 39, had just arrived in Somalia with BBC reporter Peter Greste to make a series of reports about the country. "It is believed that the shooting occurred outside the Sahafi Hotel in Mogadishu and as yet no further details of the incident are available," it said. "Peter Greste was unharmed. "Ms Peyton has undergone surgery for a bullet wound. Her injuries are not thought to be life-threatening. "Her relatives have been informed. "Ms Peyton has worked for the BBC as a producer and reporter since 1993. "She was brought up in Africa and has been based in Johannesburg for a number of years. "She has also worked as a producer and trainer for the South African Broadcasting Corporation in Johannesburg. " Transitional Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed, his government led by Mohammed Ali Gedi and the parliament have been based in Nairobi since they came to power few months ago amid continued fears of instability in Somalia. The country of about 10 million people has been a theatre of anarchic bloodletting since Mohammed Siad Barre was toppled in 1991, plunging the nation into a patchwork of fiefdoms governed by unruly warlords. Between 1993 and 1998, 10 journalists were killed in Somalia, either by mob attacks, shootings or knifings. Nine of them were foreign correspondents slain between 1993 and 1995, when the United Nations and United States sent missions that failed to restore stability in the country owing to violent animosity with local warlords. In clashes that ensued, thousands of Somalis died along with 140 UN peacekeepers as well as 18 US special forces.
  10. posted by Sultan Sa'd ad-Din: This is what he said: "...shir ayaan ka qayb galay Cali Samatar lagu taageerayay. Cali Samatarna wuxu ka mid ahaa maamulkii dalka Somaliyeed dadka madaxda ka ah ama janan bu ka ahaa .... janan walba oo aduunka ka midi dee maamulkiisa wuu daafacaa . so basically, that is the only proof and evidence against sangub, we want to hear the "so-called-hatred-speech" . most people supported the governmwent of Siyad Barre(Ilaahay ha u naxariisto), is Sangub an exception, come again and bring something usefull 2 read instead of saying "listen to his audio on another thread".
  11. nuune

    SHUKAANSI

    lol@gacantaa ku haayaa ninka, that is classic, qooleey miyaa ninka, hadduu kaa fakada maxaa sameenee, spare ma haysaa ama boos celis in case oo la waayo xariifkaaga, wax kastaa ku dhici karo you know, adduunkaan ha aaminin, so take my advice, have few guys in order of preference, then if u lose one, u still got some left, that is how I do things anyway. by the way, I love 2 come and dance in your wedding, am good at niiko jees qoob ka ciyaar ama wal-walaqato yacni is walaaq, dhaantana waaba midda laigu anqariyey ama laigu gardaayiyey so am good at it.
  12. nuune

    PICTURES

    sawirada wafdigii uu hogaminayay Shariif Xasan ee Muqdisho MORE INTERACTIVE PICTURES AT shabelle labum
  13. nuune

    SHUKAANSI

    wiilo, lamaba sheegin jallaato oo laba sadar wax ka badan akhriso waraada qossol aa igu disheen, balaaya jaceel iyo cishqi sheega, waxaas goormaa laga soo tagey,dhankeyga kolleey
  14. a very powerfull image to justify Women's power in this world, but these woman are Soldiers only, they are not fighting for woman issues or any domination of any kind relating to femenism
  15. nuune

    Women are flukes !

    alle-ubaahne, sxb ninka ragga ah jabkisa ma qarsado, hadduu qarsadana mar unbey kasoo buttaacmi asoon war u heyn
  16. waxaan arki jirey haddii femenists la yahay waaba la qarsan jiree maxey tahay waxan la xayeeysiinayo oo shaaca laga qaadey oo lagu faantamayaba!!
  17. Wiilo, u still looking for songs of WADANI lyrics, actually I haven't came across a good wadani songs online that I can write down its lyrics, there is a lot of good wadani songs in old Somali Videos dating back as far as 1960s and so on, so watch out and find those kind of videos, I used to have one video of 1964 which has lots of wadani songs I will say about 24 wadani songs dat video has, but I lost the video lol, markaan xasuusto videowgaas suu iiga dhumey waan xanaaqaa :mad:
  18. aamiin, tsunsmidii xattaa computerkey nooga soo dhex baxdey, all thanks to javascript, it made it possible to have tsunami online
  19. these articles or links by die hard VEGETERIANS are not good enough to be read or be seen by ordinarly innocent human beings, yesterday it was videos and pctures of chickens, and today is RATS used us beef burger arrrrrrrrggggg
  20. waaaw, qoraalkan qofkii qumaati u dhuuxa wuu qiiroonayaa wallaahi, mahadsanid wiilo kun iyo koow jeer
  21. sxb here is the lyrics of Timadheer song, I have listened to it about two times, that is why I wrote the lyrics down, you will sure like it like I do, this song is WAAAAAAAW Timadheer been laguma dhaartee x2 dhan loo dayaba gabaryahay x2 jaceel iga dhab weeye x2 timahaaga dheeree x2 dhabarkaaga joogee x2 ilaahay dhameeyay x2 ilkahaaga dhuuxaa x2 dibnahaaga dhuxushaa x2 dhakafaar dhakafaar x2 dhakafaar ka qaadey x2 waxa aad u dhigantaa x2 dhibicdiyo cadceedoo x2 isku soo dhawaadoo x2 dhaqan kaama luminoo x2 dhismahaa ma liicinee x2 waqti kuma dharbaaxinee x2 sidii aad u dhalatay x2 dheehii wali leeyahay x2 wali dhabanadaaduna x2 anna waxa ii dhaawacey x2 dhaayaha u roonee x2 dhoola dhoola dhoola x2 dhoola ka qosolkaagee x2 waxa aad u dhigantaa x2 dhibicdiyo cadceedoo x2 isku soo dhawaadee x2 sidii dhoolkii gu' oo kale x2 ama dhicirta hawdee x2 mid sare u taalaa x2 qurux loo dhameeyee x2 badankaagu waa ubax x2 aan la kala dhantaalinee x2 anna labada dhinacbaan x2 kaa dhuganayaayee x2 kuma dhaafi kuma dhaafi kuma dhaafi karaayee qurux loo dhameeyee badankaagu waa ubax aan la kala dhantaalinee anna labada dhinacbaan x2 kaa dhuganayaayee x2 kuma dhaafi kuma dhaafi kuma dhaafi karaayee waxa aad u dhigantaa x3 dhibicdiyo cadceedoo x3 isku soo dhawaadee x3 here are most of Giriig's songs that I have seen: timadheer hoheey dumarkoo suleekha wacad boodhari sidiisa hido maahee soomar soomar quursada haweenkoo
  22. radio ma qalloocshe qoraaladisa marar badan baan akhriyey, gabi ahaanna lama oran karo waa wax ila qosol ah ama shactiro udhaw, waa ceey socota, af lagaado miiran, af xumo ka buuxdo, radio ma qalloocshe inuu dadweynaha si ciyaartan ah ama kaftan ah wax u gaarsii buu leeyahay balse raadyaha wuu ku guul darreestay
  23. sxb the timadheer's lyrics can be very hard to write, well, I didn't try, but as u go listen to it, u find it to be a very complex song, but the overall meaning can be understood, next time I will see if I could write it down, but keep in mind the song timadheer is not complete one, it is more than 8 minutes! heestan gabadh buu aad u ammaanayaa, meel kastoo jidhkeeda ka mida sida timaheeda wajigeeda dhabarkeeda, dabeecadeeda asluubteeda akhlaaqdeeda, everything, wax uu kaa tagey ma jiraan. here is another one of Giriig's song: Quursada Haweenkoo