nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Bisharao, mabruuk adigana walaashiis, i meant the lotery, and dont foget to get marry in dreamland Oggiee, dear sister, I am stilll congratualting u, mabruuk, am not getting tired of that untill june
-
more about him, In 1967 he graduated from the Institute of Asian and African Studies of Moscow State University. Qualified as a linguist in the field of Somali and Amharic studies. From 1967 to 1994 worked as a broadcaster in the Somali Section of Radio Moscow's World Service. Since 1994 has been working as a commentator at the Information Department of the State Radio Company "Voice of Russia". Lectured on the Somali language at the Universities of Moscow and Berlin. Twice visited Somalia: Mogadisho in 1989 and Hargeisa in 2001. Visited Jibouti in 2003. In 2000 defended PhD thesis on the Somali syntax. Married, with two daughters. Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
Sxb ma xusuusataa raga marka hilib lasoo hordhigo cadka uu nin walba u jecelyahay in uu afka kudhufto..??... lool@mobb, sxb haddaan su'aashaada xikmad ahaan tix raaco ula jeedada, waa cadka ragga walaaleeya ayaan kuugu jawwaabey cadkaas, waad garaneysaa baan u maleynayaa meeshaan ka hadlayo een sidey tahayna haddaan kuugu sheego su'aasha waa sararta, garabka ama daqayda, qofba meel u cad lool Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
Mobb, lool, takhassus baad ku tahay dhanka Suxul baruuryaasha sxb, dadka actually nimanka waqtigan jooga Suxul baruuryaal unbey daba ordaan, waxa loogu sheegey baan caadi aheyn oon loo fadhin karin. baashi, sxb gabdhihii hore sidaas bey ragga u sifeyn jireeyn, kuwan haata jooga haddaad tiraahdo maxaad nin ku jeclaan laheyd, waxey kugu bilaabayaan "waa inuu yahay sexy" alla muxuu dhaqan dumey, laga dhaqaaqey dhabbihii Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
True fairy tale Indeed. waxaan soo xasuustey sheeka aan bari ka akhriyey buug af soomaali ah, nin gaaban oo fool xun baa wuxuu qabay gabar qurux badan oo aad u dheer, maalin buu usoo galay ayadoo si fiican isu qurxisay, markaas buu isha la raacay awoodina waayay inuu ka jeesto, markay aragtay siduu u eegayo bay tiri: “maxaa kugu dhacay?â€. “Wallaahi aad baad u qurxoonaatay†buu yiri, markaas bay tiri: “Ku bishaareyso inaan aniga iyo adiguba Janno geleynoâ€. markaas buu weydiiyey: “Oo xageed ka ogaatay?â€. waxey ku tiri“Anoo kalaa lagu siiyey markaas baad shukriday, adoo kalena waa la’i siiyey markaas baan sabray, qofka shukriya iyo ka sabraana waa ehlu janno†[/b], Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
^^^^ loool@mobb deep, looool Xerta Sheikh Rabiic’s, waraa the gurl is series yaah :eek: Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
baashi sxb aad baad ugu mahadsantahay kaalinta weyn eed ka qaadatey inaad nagu darsato waayo aragnimadaada, waa runtaa sxb, intaasba aad sheegtey waan kugu raacsanahay, hasa yeeshee quruxda muuqata weeye waxa aan qaadaa dhigeeney , tan dahsoon ama aan muuqanin lamaba koobi karo haddii aan guda galno. een sxb baashi waanu heshiineeynaa hana ka yaabin inaan kaa soo ritto gabadhaada een tan kale marti qaadka ha inoo socdo. dhanka dumarka laba naagood baa bari is weydiiyey waxey nin ku dooran la haayeen, Naa rag kee baad ugu jeceshahay? markaas bay tiri : “Waxaan ugu jeclahay ger caddaale, guunyo badane, gaajo gooye, kuu garaabe, ku garab taagne, gef ka dheere, garoor ma daadshe, gaawe carafle, gaari farasle, gaarka haaye, deris gargaare ee adiguna†markaas bay ugu jawaabtay: “Anna Gar madoobe, geed walwaale, garruun weyne, gujo kulule, gunta ku geeye, kuna gufeeye, gidaarra jeexe, gurxan badane, gebagebeeye, gacan sarreeye, gam’i waaye so dumarkuba iyagu laftirkoodu ma fiiriyaan quruxda bas, dhinac kastey fiiriyaan xattaa actionka sidaad aragtaba Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
Dawoco, aadaa u mahadsantahay, intaas kaliya hadaadba dhahdey, haddaad dhameestiri laheedna billad laga sameeyey Qunbe la cugey aan ku siin lahaa, just for u, Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
kutubeey, thanks dear for joining the Baro Family, we really appreciate your friendship and love for the Baro Family, Wiilo and sweety already gave u Shaah and warm welcome, me and Tuujiye will give you the Kooko and isbarmuunto mariindo khaxwo ii zawiib. Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
He is doing, what he has been doing at Baidoba. loooooool, But cheers to him for participating this opening.
-
baashi sxb waa runtaa naagtu waa iney cududaha u weyntahay, ama naag jeenyo weyn, siktaa aan dhahaa ani, sikta ii lux lux, xaaax sxb baashi een horta dhihi maayo naag intaasi isku darsatey la heli maayo waayo waxaan ka baqi in rasaas laigu soo tuuro hadda, laakin waa dhif dhif, een su'aashaadi aheyd ma aragtey naag intaasi isku darsatey, waan arkey laakin markaas todobo jir aan ahaa haddaan maqlo xataa naag intaas isku dartsatey ayaa jirto oo xattaa la qabo, naagtaas waan soo ridan sxb, ninka qabo naagtaas waan kasoo ridan. naag qurux badan nin baa qaba looma daayo
-
SOOMAALIDA IYO QURUXDA Soomaalidu waxay tiraahdaa: (hadday naagi siddeed iyo labaatan sifo oo dumar lagu raaco leedahay, asay gabar tahay, guurkeeda lama dhaafi karo). Sifooyinka ay tilmaamaanna waa sidatan:- - Afar ay u dheer tahay: labada gacmood, timaha iyo qoorta. - Labay u dhuuban tahay: qoorta iyo dhexda. - Afar ay dhumuc u leedahay: labada kub iyo labada cududdood. - Afar ay u caddahay: labada indhood iyo ilkaha labadooda lakab. - Afar ay u madowdahay: labada indhood wiilkooda iyo labada sunniyood. - Afar ay deeb u leedahay: labada dibnood (bushimood) iyo labada mudane (Naasaha caaraddooda). - Labay u shuban tahay: labada dhaban. - Hal ay u buuxdo: shafka oo ah meesha dumarku quruxda ka sitaan, ishuna ku nasato. - Hal ay u qoran tahay: waa sanka. Lix iyo labaatankaas sifo waxaa soo raaco labada maqalkoodu ay dheguhu ku raaxaystaan, waana qosolkeeda iyo codkeeda macaan
-
How much do things cost back home? Educate your self
nuune replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
thanks for that libaax, I think each town and city in Somalia will have different prices, they will be all similar or near prices when we use the AVERAGE price, greaat to know though, many people still don't know that, the fuel is much cheaper there than where we are, is double that amount tankis again -
RIGHT NOW RIGHT HERE! tell us all how your FEELING this moment!
nuune replied to lander_girl04's topic in General
it depends what day r u on, I have no day -
sidoo kale brother, sorry about that.
-
Waa Maxay Sifooyinka Aad Ku Guursankarto Wiil Somali ah?
nuune replied to Wiilo's topic in News - Wararka
looooooool@you guys, horta aawey Shiiq-Jaceylbaro, sxbkeey maxaa ku dhaceyna, maybe forty days oo vacation uu ku maqanyahay, wuu soo khalweynayaa, qudba siraadna laga yaaba inuu tunta ku wado oo howshiisa weyn tahay, -
mabruuk Oggie, my dear sister, hope 2 cu there if I can make it, I will Inshaa Allaah
-
jalaato, thanks sis, that was great piece of info, Inshaa-Allaahu, I know the technique now, thanks
-
^^^ raula loooool theorigaaga aboout qooqa aad buu xiiso u leeyahay, qindhicil cunoow aa ka dhacdey lool, waana mid u baahan falanqeyn wixii hadda ka danbeeya theorigaaga about qindhicilkoo dhariga la saaro, waala qaadaa dhigi doonaa la kala shaandheyn doonaa qooqan baas asbaabihiisa iyo waxyaalaha uu ku imaado iyo daawadiisaba inkastood adigu wadasheegtey, maxey takhasus ku tahay ninkaan baaba tuujiska ah saddexaa iskugu darsantey: Qooq,Qabiid iyo Qaaxuubnimo, saddex Q qof ay ku habsteyna hadal haka sugin in gargaar degdeg ah mooyee, mid un inuu lugta soo jiido lee waaye xal kale malahan, Qac Qac aa soo harey, asna hal "Qa" hadduu helo dhiinjaroos uu taaganyahay laba awwal uu heestay aniga dhaxanta hog dhurwaa aan ka galaa marka qooq imaba saameenaayo
-
it was long time since I came to the joke section, but this made my day, I never laughed so hard for some time Some Somali airlines are crazy, they even put cargo stuffs in the passenger seats, so when the plane is making a turn the stuff may fall and the passengers may have watch out in case anything falls to them. But one thing for sure, many Somali airlines are 100% safe, so you can fly with them, now most somali companies have modern Aircrafts with no engine noise
-
tuujiska, mar horaan kuu sheegey duqa, doobnimada dhibkeedee leedahay ee kakac meesha wax ka wallici
-
Welcome W_W, karibuni
-
posted by wiil-duco abaayo ii qaleenooh magaca ha iga badali lol caadiyoos waaye waa Iloowday ayaan u maleenaa Wiil_duco "O" iga reeb waa iqarxinoosaa lol loooooooooooool
-
A lot of presure was put on to this man to leave BAYDHABO, now HE did the right thing, for his OWN sake Indha Cade oo ka soo amba baxey magaalada Baydhabo. March 28, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Xasan Cade. Muqdisho, Soomaaliya. Guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cade†oo shaley gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi galabta uu ka soo amba baxey isaga iyo ciidamadii uu watey. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa waxaa ay sheegayaan in xubnihi uu watey shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cade†ay maanta 4:00 ka soo huleeleen halkaasi, iyagoo arrintaasna uu noo xaqiijiyey Aadan Maxamed Nuur “Aadan Saransoor†oo ka mida mas’uuliyiinta sar sare ee jabhadda RRAda. Aadan Saransoor waxaa kaloo uu intaa ku darey in shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cade†mudadii uu joogey magaalada Baydhabo uu qabtey hawlo kala duwan oo uu ku sheegay dhex dhexaadin, isagoo intaa ku darey in arrintaasi ay aheyd mid ay ka dalbadeen garabka kale ee ka soo horjeeda saraakiishii markaa ka joogey magaalada Baydhaba. Xubnaha labada gole ee dowlada federaalka Soomaaliya ee maanta soo gaarey magaalada Xudur ayaa iyaguna waxey galeen shir deg deg ah iyagoo markaa u yeeray qaar ka mid ah deegaanka Xudur, oo ay kala hadlayeen arrimo dhowr ah oo ku saabsan joogitaanka Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cade†magaalada Baydhabo, iyo sidii ay wax uga qaban lahaayeen, hase ahaatee markii ay gaartey in shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cade†uu ka baxey magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu sheegay Shiikh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe†ee dowlada federaalka Soomaaliya in arrintaasi ay tahay mid soo dadajineysa in fikirkii horey u qabeen wax iska badaleen. Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo dhinaca kale ka hadlayey wararka sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah ay soo dhoobteen xadka iyo in qaar kale waliba ka soo talaabeen, ayaa waxuu sheegay in arrintaasi ay tahay midii markii hore laga doonayey wadamada IGAD iney nabad ilaalin ka sameeyaan Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Ibraahim “Xaabsade†iyo Aadan Maxamed Nuur “Aadan Saransoor†ayaa maanta waxey shir la yeesheen malaaq yada sagaal iyo sideed qaar ka mid ah ee jooga magaalda Baydhabo. Shirkani oo ay soo qaba qaabiyeen garabka “Xaabsade†ayaa waxa uu ka dhacey guriga Ibraahim Mayoow oo dhowr meter u jira guriga “Xaabsade†waxaaana looga hadlaayey sababihii Indha Cade iyo ciidamadiisa ay halkaasi u yimaadeen
-
i found this, is good help of understaning what all this MEANS. -------------------------------------------------------------------------------- SOMALITALK.COM Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad FAA'IIDOOYINKA IYO XIGMADA WAQTIGA Waxaa meelo badan oo woqoojiyga aduunka kamida la adeegsada waxa loo yaqaan "Daylight Saving Time" iyadoo xilliga Gu'ga (ama kulaylaha) saacad la hor marinayo waqtiga, iyo in xilliga jiilaalka (ama qabowga) hal-saac waqiga dib loosoo celinayo. Habkaan oo si loo xusuusto la adeegsado oraahda "Spring forward...Fall back...", waa nidaam macne weyn kujiro, kaas oo ujeedada ugu weyn ee loo asaasay ay ahayd in la Tashiilo Tamarta ay adeegsadaan guryaha. Waxaana nidaamkaan adeegsada qiyaastii 70 waddan oo dunida ah. Waxaa la ogyahay in korontada guryaha ay adeegsadaan qiyaastii 25% ay kubaxdo Nalalka iyo qalabka yaryar ee kale oo la adeegsado sida TV-yada, VCR-ka iyo raadiyayaasha, kabuyuutarada, iwm. Tan oo badanaa la adeegsado marka fiidkii qoysaska oo dhami ay guryaha joogaan, haddii markaas saacadda hal-saac la hormariyo waxaa la yaraynayaa xadigii korontada ee qoys walba adeegsanayey, taas oo markaas wadanka oo dhan faa'iido u ah. Marka lagaaro bilaha kulaylaha (March/April) ayaa waqtiga la hormariyaa hal saac, taas oo halsaac did u dhigaaya dhicitaanka qorraxda. Arintani waxay yaraynaysaa waqtiga u dhexeeya qorrax dhaca iyo waqtiga laseexanayo, taas oo markaas sida aan kor ku xusnay yaraynaysa xadigii koronta ee qoyska. Intaas keliya maahee waxaa yaraanaya xilliga qoysku uu guriga joogo maadaama ay qorraxdu waqtibadan maalintii soo jeedo oo markaas guriga dibada looga maqanyahay. Marka lagaaro xilliga qaboobahana waxaa waqtigii dib loo celinayaa hal saac, taas oo faa'iido u ah in subaxnimada la helo iftiin. Qaabkaas saacada marna la hormarinayo, marna la dib dhigayo, wuxuu sannadka oo dhan faa'iido u yahay yaraynta xadiga tamarta ee guryaha ku baxaya, marka laga reebo afarta bilood ee ugu mugdisan woqooyiga dunida, afartaas bilood oo ah Nofeembar, Diseembar, Janaayo iyo Febraayo, waqtigaas oo inta badan ku beegma baraf iyo hoosiis dhulka hareeya oo lagaba yaabo in qoraxda arageedu ciriiri galo. GOORMA AYAA KALA BEDELKA SAACADUHU KUBEEGANYIHIIN Wadamada Woqooyiga Ameerika waqiga saacadaha lakala bedelo: wuxuu bilaabmaa 2 a.m Axada ugu horaysa bisha Abriil [waqtigan oo saacada la hormariyo] wuxuu dhammaada 2.am Axada ugu dambaysa bisha Octoobar. [waqtigan oo saacada dib loodhigo] Wadamada Yurub Wuxuu bilaabmaa 1 a.m. GMT Axada ugu dambaysa bisha Maarso. wuxuuna dhammaadaa 1 a.m. GMT Axada ugu dambaysa bisha Octoobar. Wadamo badan oo dunida ah wuxuu bilaabmaa 30ka Maarso, wuxuuna dhammaada 26ka Octoober. Dhammaan wadamadaas kore waqtiga hal-saac ayaa lahormariyaa xilliga kulaylaha, hal-saacna dib ayaa loo dhigaa waqtiga qaboobaha, waxaa taas kaduwan dalka Ruusha taas oo waqtiga laba-saacadood la hor mariyo xilliga kulaylaha, hal-saacna dib loo dhigo xilliga qaboobaha. Xigmad ahaan marka aad u fiirsatid, waxaad arkeysaa wadamada kuyaal woqooyiga dunida in maalintu ay aad uga dheertahay habeenka, taas oo aad siwacan u fahmeysid xigmada quraanka ee ah in Allah habeenka iyo maalinta uu midba midka kale dhexgeliyo. Waxaad kale oo xusuusnaataa "hadii aad dhaqaalaysid in yar oo tamar (energy), waxaad u faa'iidayneysaa naftaada dhaqaale ahaan oo aad lacag yar bixineysid iyo wadanka oo dhan oo kharashkii uu ku bixin lahaa soo iibsiga waxyaabaha lagu socodsiiyo quwadaas ay yaraaneyso, taas oo weliba u wanaagsan degaanka guud ahaan
-
Popular Contributors