nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
I have searched the forum for a similar picture about the Baydhabo children who perished in a similar fashion or worse; the result was negative. Haddaad, here is a video for you to watch about the famine in Somalia during 1992. VIDEO face of Famine There are countless videos of the famine in Somalia, let alone pictures!
-
Maxamed Qanyare Afrax ayaa waxaa lagu yaqaan nin si weyn oo fiican u yaqaan dabaal joogtada siyaasadda Soomaaliya, asagoo ilaalsada hadba meesha ay siyaasadu uguurayso si uusan geedigaas uga gaabin. Inuu seen geel yahay unbey caddeenaysaa quotkan sare, kuwii maqaalkan qoreyna waxba umeysan reebin Ina Afrax, qof la yiri "hadba meesha siyaasada u janjeedho ayuu u tukubaa", kuwa qorey maqaalkan waxey oogala jeedeen ammaan ay siyaasigan ku ammaanayaan in uu mawqifkiisi badaley, balse wey ka dhicistey, oo saas ninka iney sharafta ooga dilaan ma habbooneen!
-
Juxa, the best Solution........ Dawaco, the best Salvation...... I like those two verses very deeply!
-
A wandering spirit caring for a multitude of just concerns, you are an instrumental power in many of the causes around you. very dangerous: more dangerous than anything you will ever meet, unless you are brought alive before the seat of the Dark Lord. to know more about me CLICK ME HERE
-
wiilo, een heesta aan soo raadinaayay,waa tanaa heestii oo dhameestiran Adaa i hortaaganee i horjoogoon ka harsan la'ahay hindhisadii baa iga dhamaatoo dhididkii baa falalaq u butaacayoo babis ma heestoo buunyo iyo biino been ma aqaanee baruur geela weeye bilcaantii barkatey barideeda
-
goofy, norde,sxb am not Maskax Taabte, it is Maskax Dhuuqe it is true that celtic and liverpool go along, that is according to the Irish, am not fun of Celtic though many of my friends are die hard supportes of celtic cuz of Catholikism, that is why I dont support Celtic! I can't wait that game on wednesday in turin, I think we will finish them off, the juvos also, I forgot, manchester city, we will kill them too on sunday
-
Bayern was rocked by Chelsea 4 to 2, but wait, I dont think Chelsea could get away with that, Bayern need only two goals at Munich next week. Tha Bayern defensive was craap, I never seen such horrible defensive like that in a while, and it is champion league, what happened to them!! ooh last night, the memory is still there, Liverpool will never walk alone
-
The game finished liverpool 2 juventus 1 for me it was kinda dissapointing, cuz if we keep it 2 to zero, it wouuld be nice, now they damn juventus need only one goal to win next game :mad: it would be alright, Liverpool played well tonight, and they know when it is away, they would double their peformance Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
Dayniile.com wararkoodu waa degdeg mar kasta, ragga hago shabakadan dayniile waa rag khubara ah oo garanayo damaca gali karo shakhsiga akhristaha ah taasoo ah "warar fara badan in maalinle la soo saaro" laakin waa niman full time ka shaqeeya websiteka, so mararka qaarkood la yaab malahan iney warar aan jirin soo tebiyaan ama wax un niyyadoodu kusoo dhacdey daabacaan.
-
if I had that amount of money, I wouldn't mind using that same amount on wedding, what is the diference spending less than 30,000 sterlin or 30m, to me there is no difference, BOTTOM LINE: the money is spent on the WEDDING tell me the difference and don't talk about millions of people are dying for the money that was spent on wedding. Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
I never been so happy when Bolton lost that game, it took us long to beat them, I guess that won't happen with Juv, We will go all the way through, For those who think Liverpool is not a world class, think of where they are now and talk later! Damn it, am still laughing at United, what happened to them, the richest club, biggest, and kicked out lool, see u guys after the match
-
Bilan-yareey, welcome to SomaliaOnline first, ps: guys, welcome the sister, and stop being so harsh!
-
So we know that everyone is entitled to their own opinion, and as I can see Og-Girl has stated and pointed her own opinion regardinng the LAW, as she is a student of Islamic Sharia Law, and she contributed her input regaring the topic about the killing, and all is coming is everyone quoting her wrongly and calling personality names, all shiiits, insults, what is all this. if some people got an issue with OG-GIRL, please talk about another place and don't hijack this innocent topic!! u got insults and shiits when u state ur own opinion regarding a subject, what the hell is this, is this how SOL became, few bunchs of people are ruining this great SITE by running after each other in every thread and topic. Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
if the new government talks about the "KILLING OF THE SIX MEN", their fund would be cut :eek:
-
Too much insult is going on here, it came to all this, I never thought some nomads would go deeper in that way to defend where they came from or were born!
-
Wiilo, huuno waxaanba is lahaaba wiilo maskaxdeeda kasoo tuuji oo ka soo buttaaci wixii waayo aragnimoo ku saabsan dhanka quruxda waxa la dhaho, imikana waxaad ileedahay qurux maba aqaaniba gabi ahaanba waxa la dhaho, taas ma kaa yeelaayo ani, imana mareyso
-
loooool “Abaayo macaan waxaan ahay odey soo bargo’ay, lacagna hadda ma wado, ee waxaan kaa codsanayaa in aad qeyb I imaahiso waa igu ballan berri subixii lacagta waan kuu keenayaaâ€, looooooooooooool ooh damn it, nice one
-
ibtisaam adaa mudan sister, Wiilo, ee kasoo qeeb gal hee quruxda, soo qeex waxaad qurux u taqaano dhankaaga
-
wiilo,loool, dear waxaad iigu yeertaba qabiltu weeye Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
^^^^ Ilaah Ha u Naxariisto, aamiin
-
looooool@bishaaro, nice reminder, u da only one who understood the sistah. Sistah, way to go, u r Nomad now, feel free to float everywhere
-
ibtisaam, walaalo, erayga dhumuc siyaaba badan baa loo isticmaalaa, hadba waxey ku xirantahay jumladda la galiyo, inta badan erayga dhumuc iyo erayga baaxad ama wax weyn waa la isla isticmaalaa inta badan ama shey lixaad weyn leh, haddaad maqasho erayga dhumuc kama foga erayga weyn, baaxad, lixaad, fiiri jumlooyinkaan: - qof kasta oo adduunka ku nooli waa in uu muujiyo halgan baaxad iyo dhumuc leh oo uu ku kobcinayo arrimaha kala duwan ee nolosha bulshadiisa. - Gurigan dhismihiisa wuxuu ka koobanyahay muraayado aad iyo aad u dhumuc weyn oo qariyey meel kasta. - dadkii hore dhimir iyo garaad wax lagu garto iyo fiiro dhumuc weyn bey lahaayeen. - biya la'aanta ka jirta afrika hadaan ka hadalano inta ay dhumuc la egtahay wax la koobi karo ma ahan. - roobkii maanta da'ey mid dhumuc iyo laxaad weyn ayuu ahaa - awrka qoodha ah wuxuu leeyahay afar miciyood oo dherer iyo dhumuc kuwa libaaxa ka daran. gabagabo erayga dhumuc waad fahantey baan u maleynayaa, ragga af somaliga aad u yaqaano ayaa kusii dari karo, dhumuc waa wax ballaaran ama weyn baaxad leh, cududaha dhumuc waa iney lahaadaan, micnaha waa iney weynaadaan si saaid ma ahan, labada kub sidoo kale dhumuc waa iney lahaadaan, erayga deeb saan u aqaano waxaa waaye wax midab yaroo madoow ah, waana midab inta badan qofka uu ku dhashey, tusaale ahaan, bishimaha madoow inta badan waa wax qofka la xiriiro, gabdhaha bishimaha madoowna ee ku dhashey sidaas aad baa looga danbeeyaa, naasaha caarradooda gabadha deeb bey ku leedahay weyna kusii lahaataa markey reer yeelato, in kastooy deebtaasu sii saaiido. Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
looool@ugaas malaaq, sweetie shiiq maskiin u jilci hee ayaantaan wardi uu ku maqnaa, maskiin sxb see camal, dalaq leeyaa Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe
-
Popular Contributors