nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Qoraaga maqaalkani arrima badan oo muhiim ah ayuu gaashaanka ku dhuftey, inta badan qoraagu wuxuu ka hadley qalinlayaasha xabsiyada loo taxaabey iyagoon waxba galabsan, in bulshada mehradooda albaabada loo xiro iyadoon laga fiirsan khasaaraha ay keeni karto sida shaqaalayaasha oo dakhli la'aan ku dhaco taasoo sabab u noqoneyso in ay surimada dadka u fariistaan xag dhac iyo xag kaleba , wuxuu kaloo aad u taabtey qoraagu nidaam darrada ka jirta hawl-wadeenada maamulka iyo farsamo xumida hay'adaha dawliga ah Haddii shaqaalaha iyo mulkiilaha laga xiray meheradoodii ay jirri u xuubsiibtaan, habeenkiina surimada dadka u fariistaan ilayn mehned kale ma hayaane, yaa taa ka mas'uul ah? Haddii xukuumaddu aanay awoodin in ay shaqooyin curiso, meheradii la furana ay dabarto, waa yaabe sidee horumar lagu gaarayaa? Dhibaatada weyn ee Soomaaliya heesata waa tan, mana ku koobna DG Puntland, meel kasta ayeyna ka jirtaa Hargeisa illaa Xamar, qalinlayaasha xabsiyada loo taxaabana waa caada soo jireen ah qaarkoodna waaba la dilayba sida aan ku aragney xamar wixii ka dhacey waqti aan fogeyn Damiir xumida hawl-wadeenada maamulka iyo farsamo xumida hay'adaha dawliga ah ayaa horseed u ah dib u dhaca bulsheed. Bidhaamin galdaloolooyinka banyaalka ah ee maaamulku waa moqor mudan in la muudsado, ee ma aha in la gufeeyaa. nimankan kor ku xussan waxey inta badan u badanyihiin dad qurba ku soo dhammeestey waqtigooda xag waxbarasheed ha noqoto ama xag maamulba, kuwaasoo laga dhigey hormuud aan aqoon u laheyn bulshada iyo maamulkeeda. saxaafadoo qallac lagu sameeyey waa bulshadiiyoo la boqna gooyey, marka aragti ahaan aniga, labadaasi wey isla xiriiraan, illeen maamul xumida jirta awgeed ayaa keentey in saxaafada qallac lagu sameeyo oo handadaad iyo cagajugleyn loo geesto.
-
haniif, sxb, look: Amoud University Mogadisho University Benadir Univesity Boosaaso University University Of Hargeisa Burco University As for institutes, I think they are many, especially in mogadisho hargeisa and boosaaso had a large number of institutions for computers, agriculture, business, languages etc
-
Haniif, This site will help I think The List It has the name and location of every school in Somalia, what they teach etc.
-
^^^^ that was the kind of angle I was looking in, well u can keep going on looknig in many angles to find the right answer, but Lake-Da-Agony's algebra is not enough!
-
Jazaakallaah Kheyr Ukhtii Muslimah, waa faa'iidooyin aad iyo aad muhiim u ah oo aad u khuseeya nolol maalmeedkeena, shukran walaal.
-
Bob, MaashaaAllaah, very creative indeed, sxb you should publish this into a single book. ps: sxb, always keep a copy of your stories
-
^^^ Ray, sxb Runtii oo Qarax Waaye, been na ma ahan runna wali ma gaarin oo dhaxdey sii tukubeysaa!
-
TeamMPWDLGFGAPts Togo 852 1146 17 Zambia 851 2119 16 Senegal 843 1178 15 Congo 831 489 10 Mali 812 5911 5 Liberia 811 6319 4 Togo is in good position, more power to them.
-
^^^ afro kir we got 3 there, k+i+r=3, that is when u look in another angle!
-
^^^ sky, u got 3 faces there, that proves the calculation, well, that is when u look in another angle!
-
I already knew that 1+1=3, so what is the BIG deal here, are there people who don't know simple calculations!!!
-
The toxic waste is a sereis issue and needs to be addressed!
-
All rise, all rise, Honourable Judges , residing over case number AX4568, The Media vs Islam. For the Media the case will be presented by the Media, (newspapers, TV and Radio etc) . For the defence the case will be presented by Ms OG Girl.
-
Juma, hala yaabin borinkey iskaga saarayaanee, wax la sheegaba ciyaartan qoolka iyo dhagaxa la tuurayaan ugu necbahay
-
I love fridays and I will keep loving Fridays.
-
the question was: Imisa mar ayey 'Bismilaahi raxmaani raxiim' ku jirtaa Quraanka? the answer is 114, and it can be found in the middle of Suuratul namli on page 3 Musxaf, waa qisadii Nabi Suleymaan iyo Balqiisa, Shinbirkii HudHud ahaa baa warqad loo dhiibey markaas buu Balqiisa u geeyey, markey kala furtey warqaddii ayaa waxey tiri "warqadani Nabi Sueymaan bey ka timid waxaana ku qoran Bismillaahi Raxmaani Raxiim" billoowgeeda. ps: Dugsi looxa barigii aan yaryareyn baan oran jirney suuratu namli bisinka waxey kasoo xaddey suuratu Baraa(Tawba)
-
sxb linekanna aad baan u jeclahay markey oranayso "war idaa horta ha i taaban" markaas buu yiri "naa wax kaa taaban maayee hilbahaagan gaheerka ah" looool this line is classic, daadis aa eber lagaga dhigey hablihii
-
Wonderful pictures, very creative indeed, minds had been corrupted
-
mar horaa iigu danbeesey riwaayadani, Odey Cabdulle waa my nume uno shactiroole. my favirite lines: waxey tiri maryan mursal: "laba beyna xalaal wixii eebbe ka beerey horta soo barkhad ma ahan" and Odey Cabdulle wuxuu ku jawwaabey: "laba beyna xalaal wixii eebe ka beerey barkhad weeyoo wanaagsan teena saas uma buurnee been been baan ku sameeney " kaddib waxey tiri: "been been aan ku sameenayaa bissinka iyo yaasiinka alla beerka" kaddib wuxuu ku jawwaabey: "been beenaan ku sameenayaa burdihii abal caanka alla madaxa" loooool burdihii kulahaa lool "naa ka coo bood waligaa bilistoo dhan u yeer biliis xoog lehna keen beybey xabeebi bad weyntaas isku tuur dhaaf baraa ka caddoow buur qaroore kor fuul baarlamaanka dhex qaad beer casaani walaaq baladkoo dhan wareeg wadadaa isku baaci baabuur ha iska daymoon siyaad baasha ka goo liida baal ka dhereg beexaani isksu maqiiq baalcad dhaaf iyo jowhar baladweyne mood illaa baalxad lugee isku daadi baaziin iyo baaruud isku daar ama bood ama dhac barta aad doonto maree boolida aad wado aniga igala baal mar haddey kaa bixin weysana boolis kuguwacayaa beerka kaa tumayaa islaanyahay qowlada dheer leh" this is my all time favorite riwaayad
-
it would be disaster if Yeey didn't come back from that conference, and it seems he is not going to his Homeland, this time he maybe heading to Addis Ababa or Asmara, who knows!
-
^^^^^ BTW ... She looks "segsi" .. don´t you think ? absolutely true, she is a model! ps: when i read this story in Dayniile, I thought it happened in Mogadisho, cuz there happened many strange things like a woman who gave birth to half human half mallaay baby, and a donkey eating a baby, and many other strange things, I am not here in denial or in support of this story whether it exists or not, Allahu Aclam
-
Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innaga keenu waa, Cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye. Xidigyahay cadi, Waad noo ciidamisee, Carradaa kaligaa adow curadee cadceeda sideedaa u caan noqo ee sidii culagii ciidad marisee Alloow haku celin Alloow haku celin
-
^^^ Capital, the Swedish are the second ni the group with Croats top now by one point, they are doing well, they have GOOD players, I think Larson didn't retire, him and Ibrahimovich scored many goals, the two can make BIG difference.
-
This is more than a joke, a fact indeed!
-
because his plane could not land in the darkness of Jowhar airport. Sayyid, I think it was different excuse, that wasn't the one they gave anyway, it is all good, we wish for the best.
-
Popular Contributors