nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. it is going good, as POOL got the points they needed,superb display by Livepool on the first half, but as the manager changed some formation, it was alright for us to keep the shots, they damn good players(BETIZ) Real madrid, ooh gosh, completelty destroyed by Lyon, I would look forward to United game tonight as tyhey take the spaniards, aah well, it gona be difficult for United to get some points
  2. what can I say, a terrible night for Ireland and England, but heey, am happy that England lost to Northern Ireland
  3. I was very dissapointed indeed, the french beat Ireland by one goal, that Henry will cost us our world cup qualifier, but not yet, and as Switzerland won by 3 goals with Cypros, and Isreal beat Faro Island. England was beaten by Northern Ireland by one goal, here are the games of tongiht: The result and the latest
  4. damn it few hours left for that ireland-france game tonight in Dublin, can't wait to see Zidane being kicked out by Keano, it is gona be a dificult match
  5. fingers crossed for tommorow against the French here in Dublin, our main line ups are Roy Keane and Damien Duff plus Matt holand, without them, the Irish team can't survive, KEANOOOO IS THE MAIN MAN.
  6. Raula, ayaantaan waa lagu raadihaayey intee ka baxdey yarta,mise wanagundha bindhani yata winfaka atakafija na hiyo aa ku jirtey
  7. mabruuk asxaabta, wiil iyo caano gabar iyo caano, ilaah ha idinka dhigo idinka iyo qoyska cussub kuwii isku waara iskuna raaga, aamiin
  8. Norf, and for this season, we will rock till we kick every team OUT, am looking forward to that Chelsicvocich game with Liverpool,
  9. ^^^^ duqa tuujiska, maxaa dhaceyna, dhagaxaan qaruurax ah miyaa lagugu ganey, Qac Qaac, waraa see camal adi, nuune cayaal suuq maa u maleesay toman ii afar ii bokhalka quraanka xawadkeey uu ku jiraa
  10. we made it again, and it just going, waaw, great game tonight it was, am soooooooo happppyyyyyy LIVERPOOL WON THE SUPER CUP Thanks to CISSE and the rest of the Liverpool Crew Liverpool have won their 3rd Super Cup after super sub Djibril Cisse came off the bench to score the goals to beat CSKA Moscow 3-1 after extra time in Monaco tonight. It wasn't quite Istanbul, but the Reds produced another second half fight back, before growing in strength as the game went into extra time and making another prestige addition to the Anfield trophy cabinet. It had looked like it would be a night of frustration for Rafa's men as they trailed to Daniel Carvalho's 28th minute strike. But they were saved by substitute Djibril Cisse, who needed just 3 minutes on the pitch to draw his side level. Liverpool began the game looking very much the sharper side and Hamann tested the Moscow keeper within 2 minutes. They created an even better opportunity soon after when Hamann, again involved, found Garcia clear, but he couldn't control as the goal beckoned. The Reds continued to dominate possession and Morientes and Garcia both went close. But they were rocked in the 28th minute when CSKA scored from a counter attack that Liverpool themselves would have been proud of. There seemed to be little danger and little ambition from Moscow, but Wagner-Love suddenly found a defence splitting pass and Carvalho ran around Reina before finishing coolly as the angle narrowed. The second half started much the same as the first, with Liverpool again in the ascendancy. But as hard as they tried they just couldn't find a way passed CSKA's five man defence. That was until the 79th minute introduction of Cisse, who had barely got his boots dirty before running passed goalkeeper Akinfeev and slotting into the empty net. There may have been a touch of controversy about Cisse's goal as the ball appeared to touch his hand, but he didn't care as he reeled away to celebrate. Liverpool had deserved their equalizer and if Cisse's first goal was a timely reminder of his ability, his second 12 minutes into extra time not only won a 3rd Super Cup, but it also made him the hero of the night. CSKA almost found a way back in the second period of extra time, but Reina saved well from Wagner-Love and the Cup was won. A late Luis Garcia header made it safe, with Cisse this time the provider and Rafa's men will return to Liverpool with not just the Super Cup, but with their confidence somewhat boosted as they once again proved their powers of recovery.
  11. Welcome Lady, feel free to float around the forums and have fun.
  12. ^^^ Raula, maka yaabtey wuxuu daldalayo, kiinboo ma subagbaa uu ku soo korey, karaama aan anagana ka sugeynaa, yaab soo ma ahan
  13. Magaca iyo actionka iney is lahaadaanba looguma tala galin, erayga geerisheyn inta badan barjeyn buu u dhawyahay ama qayyilaad, magac kale oon kan ka aheyn umaba baxsheen, kan baa goor hore loo bixiyey!
  14. hibo, meelaha kaloo soomaaliyaba aad baa looga geerisheeyaa iyo jabbuutiiba, in kastooy labada meelood aad sheegtey caan ku sii yihiin iyo Carta aka jabuuti juxa, huuno waxani waa wax la yaqaano caana ka ah waddankeena, qurbahana kusoo shaac baxey waayahan danbe, Bishaarooy, hadaadan waligaa maqlin geerisheeyn waxa la yiraahdo, dee ka faaiideeso, cilmi hakkuu kororee!
  15. Maadaama halxiraalayaasha qaar aan laga jawaabin, saas a tahay jawaabaha waan soo wada qorayaa: dhulka waxaan usoo dagan cirkana daarad ku laheyn ee duula ii sheeg ? Fiidmeerta waxaa sheegey Farxaan iyo Bakar cudurkii ku doorshee daduu helana aan dilin dawa aan yeelan ii sheeg? Doqonimo waxaa sheegey Salaaxudiin waxa socodka diinka leh dabeeshana ka orad badan een daalin iisheeg? Dayaxa waxaa sheegay Farxaan waxa dugaaga raaco dibadana u hoydo dad la moodo ii sheeg? Daanyeerka waxaa sheegay Salaaxudiin xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee doonaayo ii sheeg aan doonaayo ii sheeg? Calankeena Soomaaliyeed halxiraalahan aad uma sharaxsaneen! qof dibbira la jiifo gaajana la daaco diidaayo ii sheeg? Dumarka tan qof ka jawwaaba waa la waayey halxiraalahan ugu danbeeyo ayuuna ahaa ula jeedada heesta dhanba micnaha qof dibbira la jiifo waa dumarka markey uurka yihiin, saas waaye sharraxaada, waa qof dibbirsan xagna gaajo heyso!
  16. Ceeblaay, waxaa la yiri waxaad ceeb u dhaqan qof bey camalkiisa tahay, waxaan ku keenay waa saad sheegtey adduunkan wax kasta waala maqli, waana la arki, waxan waa wax jira, soo jireena ahaa, jirina doona, kolleey waxaas wax ka daran baa idinka dumarka la idin ka maqley waana Juus Gareen garan maayo inaad ka war heyso!
  17. Geerisheeyn, eraygan markaan maqlaba waxaan soo xasuustaa Juus Gareen erayga la yiraahdo, in kastooyna isku mid aheyn labada eray, balse si kadis ah ayaan u soo xasuustaa, Hadaba aan sharraxaad yar oo kooban ka bixiyo geerisheeyn waxa ay tahay in kastoo uusan Tuujiye sii tafsiirinin oo uu dulmar gaaban ku sameeyey, erayga geerisheeyn waxaad inta badan ka maqli kartaa dadka jaadka cuna, waana kalmad barakeysan oo gooni ah looguna tala galey ragga iyo dumarka qayyila iney ku haasaawaan oo ku baashaalaan. waxaa inta badan dhacdo in ninka iyo naagta ay geerisheeyaan, micnaha ay is abaahiyaan ama is rimiyaan ama is boodaan ama is kudaan ama is dhawaan, hadba saad u taqaano ama iska raaxeestaan, geerisheenta micnaheedu waa saas, labada qof oo isku galmoodey weeyaan geerisheentu, laakin qaab baa jira loo geerisheeyo oo ay isticmaalaan labada qof ee ninka iyo naagta ee qayyilaya markaas ama qaadka cunaya, noocaas hadaba waxaa weeyaan anoo yara dul maraya labada qof wey is hor fadhiyaan waana la iska soo horjeedaa, ayagoo markaas qaarka hore ka qaawan, naagtuna ay qabto gorgorad basa ninkuna macawiis uu qabo kaliya jaadkana la cunaya taqsiintuna ay buuxdo lawska iyo shaahana la is dhaafsanayo, isla markaasna la is dul saaranyahay oo la is fuushanyahay iyagoo fadhiyo saan sheegay, hadaba wixii faahfaahin kuna saabsan erayga geerisheeyn waxaa sii wadi karo akhyaarta maqashey ama taqaano wuxuu yahay, waayo eraygan waa eray baaxad weyn, waa bad, isticmaalkiisuna waa noocya badanyahay, geerisheentu labada qof ee is qaba ayuu ku wanaagsanyahay, halkan ma ahan waxaan ugu sharxey inaan xayeeysiiyo in la isticmaalo geerisheeyn balse kaliya in la ogaado wuxuu yahay.
  18. waa runtaa, wax ilaah ka korreeyo ma jiraan, balse jawaabata saas ma ahan, jawaabta anaa soo wada qori doono oo heesta ku dhammeestiri doono. laakin tan ugu danbeeyso isku dayya, saan horey u sheegayna jawaabta xaraf D bey ka billaabataa,
  19. bakar, waa caadi sxb, labada soo hartey bal isku dayya, waa labada ugu danbeyso, midda horta ah: xidigahan dusheena ah, taas aad bey u adagtahay mana sii faahfaahsano, marka tan waan idinka deynayaa, haddaad isku dayyi kartaana isku tijaabiya
  20. nuune

    B

    iyaah, alaaab khattaraa igu dhaaftey sectionkaan,
  21. Bakar, maashaa allaah, saxiix, waad sheegtey, hadda laba ayaa hartey, waa labada halxiraale ee ugu danbeeyo
  22. nuune

    Photos

    dat is da tard pikjar
  23. Saaaxudiin, waa sax jawaabta ay tahay doqonimo, laakin waxaad khaladey halxidhaalihii ahaa ula jeedada heesta, hadda saddex halxidhaale unbaa la furey, saddex kalaa hadhey iyo su'aashii ula jeedada heesta dhanba, saddexda hartey waa halxiraalaha ugu horreeyo iyo labada ugu danbeyso, isku day wacan.
  24. Salaaxudiin, horta dhulka waxaan usoo dagan cirkana daarad ku laheyn ee duula ii sheeg ? Dukaha khalad sxb, waxa dugaaga raaco dibadana u hoydo dad la moodo ii sheeg? Daanyeerka waa sax, tan ayaaba ugu fududeed su'aalaha, qof dibbira la jiifo gaajana la daaco diidaayo ii sheeg? Doqonka waa khalad sxb, laakin jawaabtan aad dhiibtey su'aasheeda kasoo dhax hel heesta, meesha aad ka tiri Doqonka ka dhig doqonimo, isla su'aashan jawaabteeda, hint kale, su'aashaas aad hadda khaladey jawaabteeda D bey ka billaabataa xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee doonaayo ii sheeg aan doonaayo ii sheeg? Damaashaadka? waa khalad, balse, su'aashan aad bey u adagtahay. ps: salaaxudiinoow, ma xasuusataa mar aan iri, ula jeedada heestan hal su'aal oo halxiraalo ayey aheyd, ee yaa sheegi karo halkaas halxiraale?, adaa sheegey hadaba, balse midey tahay kuu sheegi maayo ee keen adiga!