nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. They don't make News Headlines, nothing happens there, nothing at all, not even their famous Swiss Banks and Swiss Chokolaatino
  2. The hand-over is BIG news to many Somalis everywhere, whoever is not happy with this great NEWS should cleanse their hearts from the wreckage of qabyaalad. yesterday we were moaning why leave SHABEELE HOOSE,, now we are complaining WHY HANDOVER SHABEELA HOOSE now and not long ago, soomaalidu waa macangagyaal maskaxda iyo miyyirkuba qabyaaladi ku daxaleesatey
  3. War Amiinoo wadaadada habaar haka galabsan ee usoo bandhig shacabka wax qabadka Maxaakimta Well at least they are right about that, it is about time he publish cartoons of what the ICU achieved so far. We will wait his latest cartoon about the hand-over of Shabeelaha Hoose. Amiin Caamir would be happy now since his home towns of Marka and Baraawe are no longer an indha-cade adminstration!!
  4. degreetadan oo saxaafada la soo gaarsiiyay ayaa waxaa ku xusnaa in shirkadda Daalo ay doonaysay in ay magaalada Baydhabo ka soo qaado Xilldhibaan Cismaan Xasan Cali (Caato) ayna keeni lahayd magaalada Gaalkacyo si uu maxkamad islaami ah halkaasi ugaga dhawaaqo
  5. Xiin, lol sxb, waa runtaa, Goobaale iyo seeraar saaxiibkood Barre ayey dabin u dhigeen oo maxkamad Islaami ah hala keeno ayaa dhaami laheyd in ay yiraahdaan meeshay minjihiisa rabaan in la soo gooyo, yaase oran saas
  6. lol Duq Ngonge. Reer Burco waa mintidiin kolkey diin noqoto sheekadu!
  7. Waa abshir, kobtaas ayey aheyd meeshii Maxaakimta lagu daleeceenayey, mar haddey is hufeen geelu waa irmaanyahay!
  8. waryaa Sophist, I am not hiding anything the list is long of those who ruled the city, Morgan, Jees and Gabyoow all three used the name SPM to rule the city, though the three had big differences, Gabyoow saw himslef as the true leader of SPM, while Jees one time was a veteran SPM, the other time SNA-USC, I heard he even aligned with the RRA, the guy is Seen-Geel I heard ok, thaat is enough
  9. ^^ You are right Mr Muraad, and wlcme back to SOL. Not just those two posts you mentioned, but also he was preparing as the president of Jubbaland State, now that is too much for him and too easy to lose the city. This is repetition in it earliest form, Barre came there about 7 yrs ago, Morgan was there before, Cumar Jees the same, now it is ICU, lets respect the guys even if the first few days are a bit hectic, well, nothing much happened according to many people in Kismaayo.
  10. Dhinaca xukuumadda Somaliland wax hadal ama ficil ah oo arrimahaas ku saabsan illaa hadda kama soo bixin. Talaw goormey shacbiga reer Togdheer illaa Awdal u yeeran doonaan Maxaakimta sidey reer Kismaayaba sameeyeen, waa tillaabo ku dayasho mudan. Reer Burco waa mintidiin waan ogahey markey diintu sheekadu noqoto, budh baa ka soo horreeyo xukuumada Soomaaliland iyo waxaas lama marsiin karo haddey qadiyad Diini ah meesha timaado.
  11. Ms. Elmi said she loved the Islamists. And she has her own reasons. “They bring peace,†she said. “And peace brings tourists.†The lady is business-minded Anthony C. Zinni, a retired American general who helped oversee operations in Somalia in 1993, said he thought it was a little weird that residents in a city littered with so much war wreckage would pay anything to see this. “Nothing, however, about Somalia surprises me,†he added. Wuu ka quustey Somaalida, sida ninkan oo kalaa looga samraa ama waa la iska dhaafaa.
  12. They are trying to link that Mohamed Sheikh Osman of Dalsan to ICU, by saying he had led Al-itihaad before and had financial links with Al-Qaeda, cajjiib, to say that, is a failed tactic by some people. The collapse of Dalsan has nothing to do with ICU, in fact, it was mismanagement and lack of regultions by its founders etc you can add. Dalsan, what a name, the speedy service they provided, and all of a sudden, damning, that is another story.
  13. The Ryder Cup The Americans said they lost cuz of bad weather, well that can be true since the Ryder cup was held outside of Dublin in Kildare, and it was raining all the time, typical Irish weather
  14. Inshallah waa loo soo socdaa. but the man will be back and not with a large loss to his people. HornAfrique, with all due respect, lets be honest here, and forget about the "clan card" we know and you know that Col Barre Hiiraale will never come back to Kismaayo even if the TFG or Melez Zanawi provide him with everything he needs to make quick counter-attack, he won't, miyyirkiis waa qabaa Odeyga! Kismaayo is gone, as it was gone from the hands of Morgan, and from the hands of Cumar Jees, and from Gabyoow. So, billa calaykum, naga dhaafa ha nagu saadaalinina dagaal ka dhaca Kismaayo, magaaladu wey xasiloontahay, weyna dagantahay, Good tactic by Barre for sparing people's lives, let him stay that way and not counter-attack the city. Baardheere ha iska joogo Barre, 7 sano ayuu ku raaxeestey Kismaayo as was done by previous warlords as well, so let the ICU enjoy their moments too. We all know back 7 years ago, not all the people of Kimsaayo wanted to be ruled by Barre or Isbahaysiga, and they captured Kismaayo by force at that time from Morgan, the same thing happened now, Barre was forced out by force, it is the ICU turn now, be it Islamic agenda or clan ideology doesn't matter, Kismaayo caado ayey u leedahay in la iska qab qabsado ay qolaba marba qabsadan.
  15. I think Amir removed the cartoon from his database, but the message already went through.
  16. ^^^ lol, ma direct translation baad rabtey His picks on words are marvelous
  17. ^^^ Wuu soo dhiitiyey magacyada yaah, maba la qarsanaayo yaaya, mayee ibnu batuuta aan ka soo jeedaa
  18. Warmoog, That song of Saado is also one of my favorite one's, but I never came across a neweer version of it, though I would prefer the old one. But here is the same song, not from Saado, not from Somali person, but from Norwegian woman who sang the "Nafteydaan kuu jirabanahey waxay heysa jamashadaa adaan kuu jeelanahay" Nafteydaan kuu jirabanahey by Tanja (Norwegian Girl) enjoy
  19. wax dagdag eh ee rabtaan qoftaan yaaqee...shuqul baaba raqiis xitaa haduu yahay, waa la iga aqbalooyaa.....So my sister, ani shaki aa shukub i dhahay sidii caano qaboow oo laabta la marinaayo...dadg daga maxaa keenay? hadii la is rabo, oo uultimada la isku xoq xoqon doono, maxaa keenay katiino isku bursitaankaan yaaqee?.. marka waxlee jiro Maxaa jiro ood ooga gorriseysaa inanta, wax lagu tala xumeesto guur baa jiro, naagta aan kuu meheriyo niyahow
  20. bilicda hore waa banaan tahay baan horey u maqlay lool Jimcaale Here are some more: ^^if you can't see the screen, it says: "Alam tara kayfa facala rabuka bi asxaabil fiil" or you can go HERE
  21. I can easily predict the next round warlords
  22. ^^^ Micnaha hadalka wuxuu ka wadaa meel kasta ayaad mari kartaa bilaa cabsi shaneema kama aheyn. Xamar waa is badashey, around me I see so many people booknig flights to Xamar, I will just wait little bit, ha iiga soo sheekeeyaan, already warka waaba la igu soo qufey laakin more aan rabaa